Falsafada | Philosophy | maxaa laga wadaa falsafo ?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 вер 2024
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho

КОМЕНТАРІ • 892

  • @djabdiaziizashraf6908
    @djabdiaziizashraf6908 6 років тому +218

    Hoyadey waxay igu dhahda dadkada dhax gal dintadana ku adkow ayaka say oogu adak yihin ❤Allaha ii daayo 😍

  • @abdirahmaanmohamed1582
    @abdirahmaanmohamed1582 2 роки тому +21

    4 sano kadib ayaan dib ugu soo laabtey muuqaal kaan si aan Falsafada waax bdan ugu sii fahmo 🤜👊

  • @layaallovely6404
    @layaallovely6404 6 років тому +35

    Erayga falsafad am a philosophy sidaan uma fahamsaneen runtii aad ayaad u mahadsan tahay walakey👍👍

  • @thelionking2300
    @thelionking2300 6 років тому +357

    HaDi Aad #Ogaansho Wax BaDan Ka FaiDaY like Sar

  • @ahamedsharqaawi9041
    @ahamedsharqaawi9041 6 років тому +26

    Thks bro adiga ayaa ka mida Kuwa akhlaaqda u saxiibka ah

  • @thesomali6369
    @thesomali6369 6 років тому +16

    Mahad badan ustaad Omar, very interesting topic. Dadkii hore waxay ugu yeedheen" Love of wisdom" ama " jacaylka xikmadda".... taa macnaheedu wuxuu noqonayaa inaad wax walba isweydiin ka keentid, si qoto dheerna uga fikirtid. Soomaalida hadraawi docna haw dhaafin, mase aha keligii ee inta soo muuqatay ayuu u horreeyaa.

  • @abdiahmed2574
    @abdiahmed2574 6 років тому +54

    nin wax bartay horay usoco guulayso

  • @abdirahmanabdiwaliali5417
    @abdirahmanabdiwaliali5417 6 років тому +23

    Mash allaah illahay iman keena ha sugo wll adigana kheyr alla kasii barnamijyadaada Mr.Omar

  • @saedibrahim7391
    @saedibrahim7391 6 років тому +13

    Shukran walal Omar, Jazakallah Qeyr

  • @shirwac.6277
    @shirwac.6277 6 років тому +6

    يشهد الله اخي عمر اني احبك في الله ..ودائما تبدع بطرحك الجميل الله يبارك فيك

  • @Deegaan208
    @Deegaan208 6 років тому +6

    Thanks walal omar inshar mawduuc muhiim ah waaye oo dadku aysan macluumaad badan aysan ka hayn marka qayb labaad inaad soo diyaariso ayaan jeclaan lahaa si dadku waxbada uga ogaadaan falsafada mahadsanid..

  • @abdulqanimoha187
    @abdulqanimoha187 6 років тому +82

    Xaliimoyinka anaga way noo asturanyihin (alxamdulilah)

    • @hamdakhader5294
      @hamdakhader5294 5 років тому +1

      Moha Hassan farax Inki maxad ka hadleysa

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 6 років тому +37

    Huuno cumar shukran laabtopkii masoo hagaajisay

  • @TATA-zd3dr
    @TATA-zd3dr 6 років тому +8

    mahadsanid boggan waxaaayo badan ka faa'idaystay alle hakaa abaal-mariyo👏👏👏 hore usoco garabkaga alle ha galee👌👌👌💯👈

  • @IskeYare
    @IskeYare 6 років тому +45

    Thank you Masuull Alle hakaa abaal mariyo sharaf iyo ciso kunolow

  • @cumarsaeed8431
    @cumarsaeed8431 6 років тому +4

    Philosophy kaliya wan maqli jiray lkn aqoon uma lahayn lkn xaqiiqda baa ah
    Waxyabaha philosophers ka kahadlayaan waa wax 75% An isku arko lkn anoo aqoon ulahayn philosophy. #Ogaansho.thankz may allah give the admin bless and piece.

  • @sagalmohamed6915
    @sagalmohamed6915 6 років тому +59

    socretes wuxuu ahaa abaha Philosophy 3year ayan falsafada boogeda baranaye faidada markas ma ogeyn 2sano kahor ayan ogady

    • @jibriilismail4559
      @jibriilismail4559 6 років тому +1

      Sagal Mohamed ASC, adiga oo mahadsan ma iisheegi kartaa maxaa sabab u ahaa inaad ogaatid muhiimada ay leedahay falsafada 2 sano kahor ayaad ogaatey soomaha Sabab wall mahadsanid jwb

    • @duje2255
      @duje2255 6 років тому

      Sagal Mohamed Socrates hadaad aqridey wax badan waa faaidey rageedtaad thy bro

    • @Cc-cs9zz
      @Cc-cs9zz 6 років тому

      Sagal Mohamed wll buugag ma ku saabsan phalsaphata wax ma iiga sheegi karta?
      Aduu mahdsad

    • @cabdiraxmaanbiiwaaye8855
      @cabdiraxmaanbiiwaaye8855 2 роки тому

      @@jibriilismail4559 ani usa ba ka bartay master wda history philosophy

  • @Somaliprotv
    @Somaliprotv 6 років тому +161

    DAAWADAHII KOWAAD OGAANSHO WAAN IDIN SALAMAYA IYO XOGTA AAD NALA WADAAGTAAN INTA IGA DANBAYSA LIKE NAGU SHARAF

    • @hasanali3167
      @hasanali3167 6 років тому

      Aadbaa umahadsantahay waxaan kaa cudsaneynaa saleymaan alqaanuuni taariiqdiisa dhameystiran walaal

    • @abashassansaciid7573
      @abashassansaciid7573 6 років тому

      OGOWNEWS shiikh cukkaashe

    • @cumarmaxamed5680
      @cumarmaxamed5680 6 років тому

      aadbaan ula dhacsanahy chenelka ogaalka wana ka ugu fiican een dhagaysto marka laga reebo dhagaysiga diinta ale

    • @ibtisammohamed4452
      @ibtisammohamed4452 5 років тому

      Waaku sharfay wana uqalantaaaa walalo

    • @abshirabdullahi2545
      @abshirabdullahi2545 4 роки тому

      Masha Allah wll sare hore usoco

  • @sayidka.6122
    @sayidka.6122 6 років тому +10

    Sxb xikmad socoto ayaad tahay masha’allah

  • @axmadcumar708
    @axmadcumar708 6 років тому +5

    Masha Allah wax badan waan ka faa'iiday
    MAHADSANID
    Hadaad awoodo qeeb kale soo diyaari si aan wax badan uga ogaano.

  • @ismailzanwayne3290
    @ismailzanwayne3290 4 роки тому +2

    أولا السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    ثانيا : أهنئ للشعب الصومالي بوجود هذا الرجل الذي يسعى دائما لإفادة شعبه عبر قناة يوتيوب، بينما كثير من أصحاب القنوات يُخفضون درجة التفكير لشعبنا المسكين بتقديم تسليات ربما تؤدي إلى موت الضمير وعدم التفكير كالبهائم،
    _والله شاهد على كل شيئ، ونحن شهود على حسنات هذا الشاب ، وسعيه لتقديم برامج تفيد المجتمع خٌلقاً وعلماً ، وما يكسبه من قناته نحسبه بإذن الله جبين عرقه ، ونرجو له الأجر والخير بكل ما يفعله ، وأن يستحضر النية الحسنة في برنامجه لكي يكسب أجر الدنيا والآخرة....

  • @saedissejamac3840
    @saedissejamac3840 6 років тому +1

    dadka ayaa labo u qaybsamay maanta qayb xumaanta faafisa iyo qayn cilmiga faafisa alle haku sharfo wll chanelkaan wa course kmida koorsooyinka nloshyda mhdsnid every time

  • @sheekhabeerta5335
    @sheekhabeerta5335 5 років тому +1

    halkani waa quudka ruuxda iyo dawaynta caqliga sidaa, owgeed, naftu waxay quudataa, cunto biyo nadiifa, iyo intii aas, aasi ah sidaa, owgeed ruuxduna waxay quudataa cilmiga wax, sheega wanaagsan,,,, thx wall cumar in, shaar, waxbadan, baan, kaa faa, iidey, inta ila joogta qurbahana, waan jeclaan, lahaa iney ku xirnaadaan, kanalkani, my name is dallab love ogaansho💞💞💞💞💞💞❤️❤️❤️🙏

  • @aishodaimond5905
    @aishodaimond5905 6 років тому +15

    Thnks Ogaansho wax Badan kafaa ide wallhi

    • @MohamedMahmoud-ol2ic
      @MohamedMahmoud-ol2ic 6 років тому +2

      Ogaansho waxaan marlabaad kaa codsanayaa barnaamijo ka hadlaya meerayaasha inta dhiman ee aanad ka hadal fadlan

    • @MohamedMahmoud-ol2ic
      @MohamedMahmoud-ol2ic 6 років тому +3

      Ogaansho waxaan marlabaad kaa codsanaya barnaamijo ka hadlaya meerayaasha intii aad ka hadashay mooyee inta dhiman fadlan waa iga codsi

  • @abdikamalhajiali6623
    @abdikamalhajiali6623 6 років тому +6

    Mahadsanid ustaad Cumar Maxamed Maxamuud (Inshaar)

    • @ogaansho
      @ogaansho  6 років тому +1

      Abdi Kamal Haji Ali
      Oinshar@gmail.com
      Waan ku waayay walaalkiis xageed ka baxday.

    • @abdikamalhajiali6623
      @abdikamalhajiali6623 6 років тому +2

      Meeshii aad igu ogeyd ee South Africa ayaan kuu joogaa walaal. Barnaamijyadaada aadka u qiimaha badanna waan ku tixanahay ماشاء الله .

  • @mdabdirahman
    @mdabdirahman 6 років тому +5

    xaliimooyinkeena waxa mayaqaanaan kulahaa
    masha allah haku barakeeyo omar inshar

  • @habiibahussein415
    @habiibahussein415 6 років тому +14

    Wll inoso gudbi kuwa kale insha Allah ilahay qeyr haku siiye

  • @Nuurabdi
    @Nuurabdi 6 років тому +4

    يقول أفلاطون قمة الأدب أن يستحي الإنسان من نفسه.
    Mahadsanid walaalkeey

  • @idileabshir2977
    @idileabshir2977 5 років тому +13

    Masha’Allah Masha’Allah May ALLAH SWT increases you brother beneficial Knowledge that benefits you and your family this life and hereafter and jazakha’Allah brother and keep up the good work May Allah be with you all the time your sister from Canada Asalamu aleykum wa rahamatulahi wa barakatu

  • @superzaki9583
    @superzaki9583 6 років тому

    Omar inshar Philosopherka Somalida Noolow lipx saad ujeceshahy Wxa aad aragtey ama aad fahantey inlagula wadaago 👍👍👍👊👊👊👊 Ogaansho in bdn calamka

  • @maxamedcali9886
    @maxamedcali9886 26 днів тому

    Mahadsanid ustaad cumar ishaar cimrigada illahey haku barakeeyo

  • @wiilsomaliyeed9716
    @wiilsomaliyeed9716 6 років тому +26

    mahadsanid wllkayo
    ILLAAAHAY baanu kuu baryay naa inuu kugu abaal mariyo wax mahadnaqayaga ka qiimo badan...
    Alle hakaa dhigo Adoomihiisa uu ka raalida noqday

    • @ahmedabukar1415
      @ahmedabukar1415 6 років тому

      asw Ahmed Abukar marks hore jasaka Allah soda aad ugu dadleyso wllaha somalida lakin

    • @ahmedabukar1415
      @ahmedabukar1415 6 років тому

      asw Ahmed Abukar jaska Allah all waxaan waxaa jira hadith dhahha ma jiro nabi udhaxeyo nabi Cise iyo nabi Mahamad saw

  • @muscabmahamedmuscabmahamed6071
    @muscabmahamedmuscabmahamed6071 6 років тому +3

    mahadsanid walal ilahay cilmigaga habarakeyo inshallah qeybta kale ayan kasugeyna

  • @osaameshariif595
    @osaameshariif595 6 років тому +8

    Masha Allah the best channel OGAANSHO EVERY time

  • @snkhand4861
    @snkhand4861 6 років тому +3

    Thanks Omar

  • @sharmaarkekaarshe4077
    @sharmaarkekaarshe4077 6 років тому +1

    Wxa aa shegtay waa sax 100% wxa ahay wiil somaliyeed oo jarmalka ku nool madadan waa madada kaliya ee an natijda ugu fican ka keenay aqoon umalaheen micnaha falsafa wana rabay inaa wx ka ogaado madama aa ku ficanahay mahadsanid alaha nokaa daayo

  • @muxammad2777
    @muxammad2777 4 роки тому

    jzk khayran sheikh Cumar

  • @HAKIKfacts
    @HAKIKfacts 6 років тому +13

    Shukran akhi inshaar waxa badan ayan mowduucan internet ka ka raadiyay shukran ada ifududaysay

  • @badhiirhussein5795
    @badhiirhussein5795 6 років тому +7

    Waliba kitaabkale ayaa jira oo layiraahdo al munqid mina dalaal oo uu leyahay xujatul islaam al imaam qazaali caalimkii weynaa clh raxmatuallah

  • @wadanisomaliyed9796
    @wadanisomaliyed9796 6 років тому +2

    Maazha Allaah Waxaa Lagu Sooqaatay Suhayba Badqas Allaah Habarakeeyo
    waa Wariye Caan Ah

  • @HAKKARSALKA
    @HAKKARSALKA 22 дні тому

    جزاك الله خيرا
    Qeybta 2 aad samee l.a

  • @Husnidahir7
    @Husnidahir7 6 років тому +15

    Thans Ogaansho🔴❤✌👏👈

  • @AishaMohamed-mo9yd
    @AishaMohamed-mo9yd 3 роки тому +1

    Ereyga Philosphy Waxa u maqley xigmad jacel Ani ahn Kalmadan Wax Bdn ba radinayey micnaheda lkn maba ogen iney tahey sida horey u maqley Xigmad Jaceyl Waa sida shegtey Wa erey gareeek ah☝️❤👍

  • @cumarbootaan2691
    @cumarbootaan2691 6 років тому +3

    Mahadsanid walaal, Omar Inshar

  • @carebahmed2321
    @carebahmed2321 6 років тому +6

    💙❤💙💙❤Jazaakalaah wll cilmgaad noo faaidayso

  • @SalmanAli-nl3ov
    @SalmanAli-nl3ov 6 років тому

    Siwanagsan bad nogu faidaysay ale haku xifdiye si akhlaaqleh o qabawna wad noogu turjumtay phalsafada

  • @asmasuleiman9740
    @asmasuleiman9740 Рік тому

    Alle caqliga, cilmiga iyo cimriga ha kuu barakeeyo 4sano ka dib ban ka faaidaystay

  • @cabdicasiissoofe1391
    @cabdicasiissoofe1391 5 років тому +1

    Mahadsanid mr ogaansho

  • @Muwaxid10
    @Muwaxid10 6 років тому

    Aniga ah feylasufi wll mcn wan jeclahay barnamijkan qaybtisa labaad inoo soo gudbi wll mcn alle dartiisa wlh wan jeclahay alle haku sharfo wll sare qaybtiisa waan ka sugeynaa hadii alle ku idmo cimriqada alle ha dherayo

  • @aaminamohamed7410
    @aaminamohamed7410 5 років тому

    Mahad sanid walal # OGAANSHO wax badan ban ka faideysana alla ha ka ajar siiyo wll cilmiga aad nala wadagto runti dadka aan wax akhrin ayaad u fududaysey in ay si fudud wax badan ku ogadaan thanks in badan.

  • @ookle8087
    @ookle8087 2 роки тому +2

    Wlhi ilaahay baan ku dhaartee, hadalka ilaahay wuu cadyahay wuuna is caddeynayaa.
    أعوذبالله من الشيطان الرجيم
    بسم الله الرحمن الرحيم
    الحمدلله رب العالمين
    Mahad Eebaa iska leh ee barbaariyaha caalamka ah (koonka.)
    ◄(الرَّحْمَنُ * عَلَّمَ الْقُرْآنَ * خَلَقَ الإنْسَانَ * عَلَّمَهُ الْبَيَانَ * الشَّمْسُ وَالْقَمَرُ بِحُسْبَانٍ * وَالنَّجْمُ وَالشَّجَرُ يَسْجُدَانِ * وَالسَّمَاءَ رَفَعَهَا وَوَضَعَ الْمِيزَانَ *

  • @abdiabdi8615
    @abdiabdi8615 6 років тому

    aaad iyo aaad wll Omar inshar mahadsanid

  • @Mohamed-Jama
    @Mohamed-Jama 6 років тому +2

    Mhdsnd wllky Omar Inshar si aan wax bdn ugu ogaaano Falsafada iyo waxa laxiriiira wxn kaa codsaneynaa inaad qeyb 2aad noo sameyso hdy suuragal thy.

  • @caamiraalucaamir3490
    @caamiraalucaamir3490 6 років тому +7

    Shp runtii aad baa isugu dhex walaaqday erayada iyo mawaadiicda qaarkood bal hadaba aan kuu tilmaamo dhowr khalad oo cilmiya aad kudhacaday .
    1: marka koobaad waxaad is ku dayday inaad macnayso kalmada falsafada iyo macnaha ay xambaarsan tahay kabcdiina waxaad uga baxday inay tahay xikmad jacayl lkn taasi waa sumada kalmada ee maaha macnaha kujira gudaha cilmigani
    2: waxaad durba guda gashay waxa loo yaqaan bulshadu ma tahay ka qaybqaataha waxa ka muuqda qofka taasina waxaa si hoose uga hadla cilmi nafsiga bulshada taasina waxay ka dhigan tahay jahwareerka fallaaraha maadada aad kahadlayso
    3:waxaad durba gashay waxa ladhoho ma jiraan culumo islaam ah oo falsafada bartay taasna waxaa kahoraysa inaad tilmaam bixiso falsafada galbeedka iyo falsafadu maxay fariin wadatay iyo guud ahaanba tixraac quman oo kusaabsan falsafada intaadan kahadlin yaa falsafada ku qancay islaam ahaan.
    Wixii intaa ka dambeeyay waxaad ka dhigtay digo geel saas darteed ma sahlana inaan mid mid ushaandheeyo lkn waxan ku dhihi lahaa bal dib qof uga qaado waxay tahay falsafada iyo erayada isdabayaalla ee ku dhex maquursaday baalasha buugaagta falsafada
    Runtii waxaan dareemi inaad ka soo akhrisatay falsafada meelaha lagu qaro haba is dhaamaan iyaguye lkn walaal runtii waxba kama taqaanid maadadan mana fiicna inaad meeriso malaf aan cidiba kuu meerin
    Waxan u adeegsan waayay erey bixinta qalaad waa in dadku fahmaan waxaan kahadlayo ugu yaraan
    Mahadsanid walaal

    • @MMHaji1
      @MMHaji1 5 років тому

      Imaamu shaafici wuxuu yiri iima naseexeeynin qofki bulshada hortooda wax iigu sheego. Walaalkeen cumar ceeb malaha waxyaaba saxan ayuu ka hadlay haba yaraatee wax dhaliila kuma arag markaan si positive ah u dhageestay.. mideeda kale wax sheegistaada kadib bal dib ma u aqrisay qoraladada ma ahan kuwa amaan ku jirto ee waa kuwa aad qodob walba ku caytameeso taasina ma ahan wax qof weyni ka dhigto cuskin maa qiil. Walaal adigoon qofka bulshada u faaideynayo kubmashquulin bal adiga marka hore baro habka loo gudbiyo waxa loo yaqaan "claim writing" oo baro habka qoralada wax tipmaama loo qoro.
      Ugu dambeyn aniga labadinaba aqoon idinma lihi lkn waxaan ku dhihi lahaa gabi ahaanba qoraaladan foosha xun ee aan anshaxa hayan iska tir hada kadib fikradaha dhaliisha aad wadatana ugubqor gmil yauu leyahay. Mahadsanidiin labadiinaba. Cafis iyo masaabax🙂

    • @ismailzanwayne3290
      @ismailzanwayne3290 5 років тому

      @@alleuroone2896
      Wll falsafada waa is waydiin muuhaaleed uu qofku isku su'aalayo waxyaabo farabadan oo dadku u arkaan lama taabtaan , amaba, caqligu bini aadamka uu ka fogaado inuu is waydiiyo , sida yaa tahay, sabab noocee ah baad aduunka u joogtaa , geerida nolol maka dambeesaa , waa kuma insaanku , muxuu u noolyahay , waxaas oo dhan quraankaa inaga shaafiyay .mahadsanid

  • @mohamettdahirmohamett8942
    @mohamettdahirmohamett8942 5 років тому

    Mahadsanid Cumar inshaar

  • @abdikadirmuhamed2508
    @abdikadirmuhamed2508 6 років тому +2

    Jasaakallahu khayr wll aad iyo aad baad umahadsanthy

  • @aragsanwarsame8883
    @aragsanwarsame8883 5 років тому +4

    جزاك الرحمن خيرا.
    نرجوا المزيد من فضلك، أحي

  • @maxamedcqaadir7824
    @maxamedcqaadir7824 6 років тому

    Wallahi zxb wax badan baad noo faaidaysay alle hanugu anfaco wanad ku mahadsan tahay nin qaaliya xagaa ka sii wad

  • @yusufabdirahman507
    @yusufabdirahman507 6 років тому +6

    Mahadsanid

  • @duxaymhassan9000
    @duxaymhassan9000 5 років тому +3

    تهافت الفلاسفة
    The Incoherence of the Philosophers
    Kitaab aad u macaan isla markaana anfacaaya qofkii u baahan inuu falsafadaha wax ka barto 💯💯👌

  • @MrKalou
    @MrKalou 3 роки тому +1

    Weli ma arag qof UA-camr ah oo somali ah. Waxaan ku madinaa in aan haysano philosopher omar inshar alh 🤲✊🤟

  • @love_you925
    @love_you925 6 років тому +5

    jazka allh
    uztaad 😘

  • @samadoonkasoomaaliyeed1637
    @samadoonkasoomaaliyeed1637 6 років тому

    Cumar cismaan raabi ayaa ugu wanaagsanaa illaahay ha unaxariistee waxaan hubaa inaadku qancidoontaan hadaad daawataan qudbadihii laga duubay ama buugtuu qoray cumar cismaan raabi

  • @mohamedjordan3232
    @mohamedjordan3232 6 років тому

    Cilmi Fara badan Ayaan kaa Faa iday Waxanan jamacada ku Arag ayaan halkan ka barta waxyaabo Fara badan oo iga Dhinaa halkanaan Ka helay waad Mahadsan santahay sxb Alle Haku Barakeeyo

  • @thelionking2300
    @thelionking2300 6 років тому +64

    XaaLi MoYin Keena WeeY ShiDan Yihiin 😅😅😅😅

  • @mohavip9590
    @mohavip9590 6 років тому +1

    masha allaah wll cumar waxad isku daydaa in aad maalin walbo barnaamij aad inoo soo diyaariso si aan kaaga faa,iideysano ama
    WARARKA dunida oo muhiim ah
    MAHAD SANID
    JWB

  • @Sadam_0
    @Sadam_0 6 років тому +1

    Mashalah
    Jazakallah khayr bro
    Aad bn U jecelahay barnaamijyadaada hore u soco zhp

  • @ilyastheo2190
    @ilyastheo2190 5 років тому

    Mahadsanid wll inbadan jassakallh khayr

  • @CabdixafiidCabdixafiid-po9wg
    @CabdixafiidCabdixafiid-po9wg 26 днів тому

    M.a hoyadey waxey igu wanisaa had iyo jeer in aan waxbarto m.a hada jamacad , ayan bilaabi raba ❤😢 ilaa her barafisor wan wada wax barashada

  • @suleman6303
    @suleman6303 6 років тому +1

    mashallah jaZakallhu khayr.

  • @everythingfryou2506
    @everythingfryou2506 6 років тому +6

    C'est Vraiment Incroyable Akhi j'aime tes Idées que tu nous propose j'aime l'islam si tu nous permet fais un peu plus sur la Philosophie

    • @AwedJR
      @AwedJR 2 роки тому

      Which language do you speak

    • @mokayta8332
      @mokayta8332 2 роки тому +1

      @@AwedJR french

  • @hamzscehanad6878
    @hamzscehanad6878 6 років тому +3

    Continoue with your work all hakulagarabgabto

  • @jimalemahdi1137
    @jimalemahdi1137 6 років тому +2

    Thnkzx wll alle khayr ha kaa siiyo 😍👍

  • @engineerkhalil8765
    @engineerkhalil8765 2 роки тому

    Jazakalhu khyr

  • @Hismail88
    @Hismail88 6 років тому

    Msha allh walal waad mhdsnthy
    Allh haka abaal mariyo sida hufan oo aad nogu hagar baxdo war wlbo hadi uu jiro taagero qof Ku haayo ma jiro qof IGA horeeyo San aaminsnthy
    Hore u soco walal
    Janatul fardowsa allh haku geeyo dembigaga allh ha dhaafo

  • @mohamedroble8627
    @mohamedroble8627 6 років тому +2

    Masha allah thx ogansho Horay usoci

  • @hahabsaamin4236
    @hahabsaamin4236 6 років тому +1

    Mahadsanid Ogansho aad ban kaga mahadcelinaya sida quruxda badan ee aad nogu hagar baxday.
    Waxaan ka codsanaya markale Cilmiga Physcology-ga barnamijka kan okale ah

  • @saalimpees1744
    @saalimpees1744 6 років тому +25

    aado wayn qeepta lapaad kuso tuur aadpan uga helay

  • @abdallahhassan927
    @abdallahhassan927 6 років тому

    Jazakallah Akhii Runti Ad Baan U La Dhacaey Falsafada Marar Badan Maa Naftey Weydi Yey Soula Cajiib Ah Lkn Waan Waye Qof iga Jahil Bixisa Lkn Manta si Buxda Ayaan u Heley

  • @saami-boosgooye9334
    @saami-boosgooye9334 6 років тому +1

    mansha allah. waad mahdsantay wll' Ogaansho fadlan qayb-labaad noogu dar.

  • @xamsedheere9829
    @xamsedheere9829 6 років тому +1

    Shukran

  • @s0ph13ii7
    @s0ph13ii7 5 років тому

    maashallaah waa daris muhiima anoo dhigtay buugaag ay kujiraan casharo falsafad ah sidaan kaaga fahmay markaan dhiganaayay uma fahmin
    jzk
    noosiiwad akhii

  • @c.raxmanmaxamedhersi3462
    @c.raxmanmaxamedhersi3462 5 років тому

    Muqal an wax badn ka faaidnay shukran sxb omar inshar alle garabkga ha galo ❤❤waxana jeclan lahayn qeyb labd inad ka sameyso

  • @ahiraa1438
    @ahiraa1438 5 років тому

    Wllkey ilahey waxn kaga baryaya cimri dheer iyo cibaado suuban horay u soco masha allah

  • @mohamedsahal6581
    @mohamedsahal6581 4 роки тому +1

    Waad mahad san tahay walll waxyaaba qalbigayga ka guuxaya ayaad iga fur furtay mahdznid🍁

  • @mahadchannel7291
    @mahadchannel7291 4 роки тому

    Mowduuc aad U Muhiima Walaal Qeyb kale ka Diyaari ado mahadsan

  • @macluumaadcusub9276
    @macluumaadcusub9276 6 років тому +1

    Msha alah waad mhdsntahy cumar sxp sre wax bdn ban ka faaidy anga barnaamijyadaada sxp horay u sii soco sxp

  • @ahmedmohamoudabdi6971
    @ahmedmohamoudabdi6971 6 років тому +4

    Ogow markasta iney kubadaleyso bii'ad hada tagtid meel bii 'adeeda wngsnthy aydba kubadalee iyo hdey xunthana way kuxumeynee ...
    Mashsand bro cumar alaha ku dhowro go forward

  • @cabdiraxmaanfaaraxcali3141
    @cabdiraxmaanfaaraxcali3141 3 роки тому +1

    mahadsanid ustad omar inshar,run ahaanti waa muqaal muhiim ah,waxaan doonayaa inaan noqdo faylasuuf somaali ah waddadeedina waanhaayaaa mahadsanid.

  • @mohammedabdirahman8757
    @mohammedabdirahman8757 5 років тому +1

    Masha allah aqoon yahay no sii wad barnamijkan qaybtiisa kle runtii xiiso ayu leyahay

  • @afyarepro5865
    @afyarepro5865 6 років тому

    mahadsanid ogaansho

  • @abdullahiumal5489
    @abdullahiumal5489 4 роки тому

    Wlhy Falsafada Wax kale ayaan U haystay Vediogan la Hor Mahadsanid Ustaad Omer Inshar Alle Misanka Xasanaadka alle Hkuugu Daro

  • @ahmedabdirashid2521
    @ahmedabdirashid2521 6 років тому

    Shukran wll waa barnamij aad ufican waxan ogahey in somalidu marka ay jogan qurbaha ay kabadalan yihiin Marka ay tagan wadanki hooyo! Ilahay hanatoosiyo.

  • @hibocali3002
    @hibocali3002 6 років тому

    Kheyr alle ku siiyo alle ku bareekayo mid kale noo sameyn kartaa hadii suurtugal tahay mahadsanid

  • @Shimba-uh2lx
    @Shimba-uh2lx 6 років тому

    Masha-Allah. Soo badi sxb. Meel muhiim ah ayaad uga jirtaa Bulshaweynta soomaaliyee. Allaha ku dhowro.

  • @wiilnugaaleed3188
    @wiilnugaaleed3188 6 років тому

    Mnshaa allah sxb qli ilaahay fahanka haku siyadsho shukran sidaad mr wlba noguso ban dhigto wax yaabaha muhiimka ah

  • @cabdulahicabdiqafaar2686
    @cabdulahicabdiqafaar2686 6 років тому

    shukran wll

  • @hajjizeykol98
    @hajjizeykol98 6 років тому +10

    Omg am 50 viewr best and best xayakallah Omar inshar💙💙✋😎

  • @mohamedshooqi9572
    @mohamedshooqi9572 6 років тому +1

    Falsafada hadalka waa cajiib
    Mahadsanidiin #ogaansho

  • @aldacwailaallah9285
    @aldacwailaallah9285 6 років тому

    Ilaahey haku abaal mariyo abaal Marin tan u kheyr badan waan ka helney Masha Allah waxaa kaa sugnaaa qeybteeda kle