SIDA LOOGU NOOLYAHAY MAGAALADA UGU QABOW CAALAMKA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024
  • WELCOME AND SUBSCRIBE OUR CHANNEL
    My FACEBOOK : / macaad2
    FACEBOOK PAGE : / inahosow
    INSTAGRAM : / ossmanny
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD UA-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

КОМЕНТАРІ • 384

  • @kabtanraamofficial
    @kabtanraamofficial 2 роки тому +172

    Wan ku riyanaa inaa halkaas tago ee allha ii rumeeyo

    • @hosowpro
      @hosowpro  2 роки тому +96

      bal Haye walaalkaan ducadiisa aamiin ma u dhahnaa?

    • @nurtoadam1972
      @nurtoadam1972 2 роки тому +7

      Walalo riyada waa cajiib intaan laga shekeyey qawoow ah maad kusiiriyonee in tagty malinta aad aado please isowac aan ku arkee adigo kashekeynayo qawoowka waliba xili winter ah isku aadi 😊👍

    • @raxmaruuxii8431
      @raxmaruuxii8431 2 роки тому +14

      Alle mel Ka fiican haku geyo qabow nin arkay soma jeclaanaayo 😎

    • @sucaadsalam
      @sucaadsalam 2 роки тому +1

      Hadii eey qeera kuu tahay allah nabada iyo baraare allah kugu geeyo nabad iyo baraare ugu nolowa insha’allah 👍

    • @siradm
      @siradm 2 роки тому +2

      Maya! Ma inuu dhinto ban ugu ducaynaa?

  • @ubeyd_osman4974
    @ubeyd_osman4974 2 роки тому +38

    Alxamdulilaah wlh Ilaahay Cimilo tan ugu wanagsan ayuu inagu maneystay alx alx alx🤲💙💙

  • @shukri1395
    @shukri1395 2 роки тому +8

    Minnesota feels very cold tonight 🤒🥶🧊. I can't imagine living any place colder than here 🥶

  • @naimagulled2829
    @naimagulled2829 2 роки тому +8

    Cajiib alhamdulilah meel aan baraf laheen ayaa alle nasiiyey somalia ❤️

  • @fatimaalikhayre1571
    @fatimaalikhayre1571 2 роки тому +2

    -12 ka qeeynlin jirne allhu akbar nimcada rabi na siiye wdnkena somaliya cimladiisa macaan kuma shukrino waaku kufrine nimcada rabi allhoow no na fahnsii nimcada nagu deeqde ya raxmaan🤲🏽🤲🏽

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 2 роки тому +43

    😭Vidiyowgan wuxu iso xasusiyay nimcada ilaah na siiyay hadan Somali nahay hadana qaar naga mida noo diidey inaan nabad ugu noolano.

    • @cilowali4662
      @cilowali4662 Рік тому

      Somalidu waa gaalo gaalo dhashey Ana somali ma ahi I’m America 🇺🇸💋💋💋💪💪🧑‍🦱🧑‍🦱

    • @mssfatimah
      @mssfatimah Рік тому

      @@cilowali4662 cidna Kuuma bahna pro😅

    • @Zeyn891
      @Zeyn891 Рік тому

      @@cilowali4662 hoyada Gaal ah Zagaal walidkaa wzee🤌

  • @Yahhyea4
    @Yahhyea4 2 роки тому +37

    subhanallah walahi -7° ban la Layaabana ma -50° iyo -60°ban ku noolan laha?
    allhamdulillah walahi ilahey wadankeena meel aad u fiican ayuu ka yeelay oo qabowga iyo kulaylku isku dheeli tiran yihin📿🤲

  • @brokenheart-nh3js
    @brokenheart-nh3js 2 роки тому +9

    Akhlaaqdii iyo Edebtii oo qof ah my big bro 🥰

  • @Abdullahi01
    @Abdullahi01 2 роки тому +16

    Pro waxaan rabnaa meesha ugu kulul caalamka adigooo mahadsan pro...thnx

  • @cumardjofficial5647
    @cumardjofficial5647 2 роки тому +3

    Nabiga s.c.w ayaa mudan qof lagu daydo.
    Inta khayrka jecel illahay dartii an khayrka iskugu dhiri galino❤❤❤isoboqo wll mcn

  • @sharafeya3604
    @sharafeya3604 2 роки тому +10

    Waa yaab aduun yadaan ,meelaha qaarna ku leel dartiis ayoow geedaha ayoow u gubtaa meeshaana fiiri ,anaga wadan waaleey nahay lkn nabad maleh waa ku salaamay Walaal Hosow iyo asxaabta dhamaan.

    • @ismahandayib7561
      @ismahandayib7561 2 роки тому

      Bismillah subxanalaah cadaabti saciira ee laga waramay miyaa subxanaka

    • @sharafeya3604
      @sharafeya3604 2 роки тому

      @@ismahandayib7561 Australia meela kamida waaye

    • @saidhussein1064
      @saidhussein1064 2 роки тому

      @@sharafeya3604 bariga russia

  • @fartunibrahim9855
    @fartunibrahim9855 2 роки тому +2

    Markaan meel fariisto ama aan usexdo si aan unasto waxaan so fiiriya chanelka hosow wll alla haku barakeeyo noloshaada riyadadana alla haku rumeeyo dar allan kujeclahay.

  • @ZamzamIsse
    @ZamzamIsse 2 роки тому +11

    subxanallah naarta aya ilahey wexey ka codsatay inu u ogolado iney neefsato madama kuleyljeda iyo barafkedu daran yahy. ilahey wu u ogoladay marka sanadki 2 jeer ayey neefsata marna kuleyl marna qabow.
    subxanallah ilahey jana weydiistay barafka adunka midka akhira ka daran

  • @calasyare1497
    @calasyare1497 2 роки тому +8

    Wan filanayey inuu Monday internet inuu dadbadhan in ey nagu so birayaaan welcome 😊 😄 😀

  • @maxamedfarxaan9782
    @maxamedfarxaan9782 2 роки тому +12

    Magaaladan Wa Magaalo aad U Qahow badanka wa -40 ilaa -45
    Nolosheedu waa iska Cadi dadka ku nool way la qabsaden qabowga lkn anigu wan Ku nolan kari wayey marki aan Tagay 1 bil kama so bixin Guriga
    Wa magalo dad wanagsn wa magalo xaga dhaqalaha ay iska ficn thy
    Wa magalo ajanibta aad uso dhawaysa oo jecel in ay u yimadan bulshooyin badan oo adunka nuloon
    Yakutia caan waxay ku tahay Cunitaanka hilibka lo'da
    Waxay kalo caan ku tahay Iskaabulo ma leh dadka kunool 85% waa lamanayaal

    • @farxiyacarab5197
      @farxiyacarab5197 2 роки тому +1

      Hada wali ma joogta wll

    • @maxamedfarxaan9782
      @maxamedfarxaan9782 2 роки тому

      @@farxiyacarab5197 haa walal wan ku suganhy wali yakutia

    • @farxiyacarab5197
      @farxiyacarab5197 2 роки тому +2

      @@maxamedfarxaan9782 qabowga daran allaha ka nbdgaliyo deegan mathy mise wa dhaafaysa hadi alle idmo

    • @maxamedfarxaan9782
      @maxamedfarxaan9782 2 роки тому

      @@farxiyacarab5197 waan Daganahy wl
      Adiga halke jogta ma wadanki walall

    • @farxiyacarab5197
      @farxiyacarab5197 2 роки тому

      @@maxamedfarxaan9782 ha wll wadankeni jooga magalada hargeysa somali kale dagan halka joogto ma jiran

  • @aishaalibahal4644
    @aishaalibahal4644 2 роки тому +3

    My favorite UA-camr Hosow thanks 😊 bro

  • @MuseBihi762
    @MuseBihi762 2 роки тому +7

    Iyaga Summer-koodu waa 19C°
    Halka Anaga uu winter-kayagu yahay 19C° 😂😂

  • @qaalimaxamedfaarax1934
    @qaalimaxamedfaarax1934 2 роки тому +2

    Yaab badan qurux waan iska jecelahay muqaalaldad wllkay husow🙀🤙👏🙌

  • @Wacann
    @Wacann 2 роки тому +52

    Wlhi Waa Magalo Iga Yabisay Qobowgeda So Aniga Wxn Ku Nolahay Filand🇫🇮 Wxn Ka Baqa Malinkey -25 thy intaan Tarenka U Si Socdo Oon Schoolka Adayo😱🥺Ayaguna-72 Ku noloyihiin Wxn U Maleyna Dadkaas Hadi Afrika Ama Somaliya Meel Laga Siyo In Ay Jano Duniya U Arki Lahayeen Cimiladeda💯✋🏾

    • @fahmadhagane6340
      @fahmadhagane6340 2 роки тому +3

      Haa walahi Minnesota kunolahay qawoow iyo baaraf alayabana melba mesha kale kadaran kk

    • @anasmohamoud8621
      @anasmohamoud8621 2 роки тому

      Anine Aalborg Denmark 🇩🇰 -7🤪😎

    • @rolando6836
      @rolando6836 2 роки тому

      Finland aniba waa daganahy waana qabow bdnthy

    • @bestieb6144
      @bestieb6144 2 роки тому

      @@fahmadhagane6340 Haa wlhi aad iyo aad anigga eroup qaboob ugu yabnaa iyo dhaxan alxm dhahy meshan waxa kjiro iyo kuwann arkoode qaboob kunolyihiin -72 😂

    • @farxiyomowliid5886
      @farxiyomowliid5886 2 роки тому +5

      Adinka dhan qurbo aa joogtin 😂😂😂ana muqdisho akaso hdloyaa 😂

  • @Khaleif7
    @Khaleif7 2 роки тому +6

    Subxaanka Yaa Cadiim Anaga _4° Ayuu Caaawa Maraya Wax inaan Qoro Ayaa igu adag Alx Meshas Sida Loogu nool yahay Ayaaba yaab leh
    MahadsaniT Wlal Hosow Insha Allah 1Millon dhawaan

  • @leyloabdullahiali9551
    @leyloabdullahiali9551 2 роки тому +1

    Waa umad allah ku ciqaabay qabow alx wadan wanagsan rabi na siiyay

  • @mohamudabshirmohamud3799
    @mohamudabshirmohamud3799 2 роки тому +4

    Keepgoing sxb 1M iyo kabdan baad uqalantaa

  • @Mohamednuur-r
    @Mohamednuur-r 2 роки тому

    Ustaad waad mahadsantahay thanks for lakiin waxan baha nosobadi magalat kale oo ugu barafkabadan

  • @dalmarmohamed8849
    @dalmarmohamed8849 2 роки тому +19

    I did watch this video in English and luckily now I'm watching in somali keep going hosow

    • @amengurey
      @amengurey 2 роки тому +9

      Somali uunbaad ka arkaysaa qof luqdiisa hooyo wax loguso kudbinayo ee af qalaad Ku Ficil celinaayo CajiiB

    • @addname4952
      @addname4952 2 роки тому +1

      War wax isku fal oo luuqadada ku hadal waxba hormarsanaantada qeexi mayse

    • @akhyaar11
      @akhyaar11 2 роки тому +1

      @@addname4952
      Magacaga Somali yaa ku diiday adi luqada wala bartaa dadka amaan sii

    • @aamina864
      @aamina864 2 роки тому

      Tell me the channel

    • @addname4952
      @addname4952 2 роки тому

      @@akhyaar11 nacas bad tahay wala hadlaa loma hadlee waxad ka hadlayso garo

  • @umusuunaa
    @umusuunaa 2 роки тому +6

    Keep going legand hosow Asxaabey i soo booqda si aan u ilaalsano familadeena hadaad i aragto muhiim ayaa ii tahy adiga waxaan soo gudbiyaa qisooyinka familka iyo maseyrka ubadan hadaad qiso ii heyso ila soo xiriir

    • @yuusufaxmed5425
      @yuusufaxmed5425 2 роки тому

      xge kalaso xirira wll ana ku haye maxse isinaysa

  • @dunxx2140
    @dunxx2140 2 роки тому

    Nimcadeena u illahey na siiyey baan nabad ku la nahay alxamdulilah calaanicmatillah

  • @nasrihassan9327
    @nasrihassan9327 2 роки тому

    Ruux kasto caqli lah wilkan marku sas u firiyo wuxu isla markaba fahmi kara wilkan akhlaqda iyo sharafta ka muqata dagnanshaha Masha Allah ilahay ha ku xifdiyo hubal aniga dadka adigo kale markaste wa u ducaya sababto aha waxa so batay kuwa sharaftani iyo akhlaqdi aan lahan malin kaste ku ciyara o dhaqan xumo dadka uso gudbiya Sxb nolow inta nolol hierop❤️🙏🙏

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 2 роки тому +1

    Hosow pro Alxamdullillah dalkeeyga somaliya.
    Illahayow Tooba 🤲🏼

  • @ilwaadabdyy6023
    @ilwaadabdyy6023 2 роки тому

    Adunka winterka ugu necbahay my home 🏡🇸🇴miss you

  • @kabdi2408
    @kabdi2408 2 роки тому +1

    Acuudu billah waa naartii qabobeyd subxaanallah

  • @shukriosman2864
    @shukriosman2864 2 роки тому +1

    Waaa cadaabtii ooo baraf ah subxan Allah

  • @lacagleofficial
    @lacagleofficial 2 роки тому +4

    Heesihii hore, kuwii dambe iyo kuwa aroos intaba oo BILAA MUSIC ah kanaalkayga kasoo daawo adigoo mahadsan 🙏🙏🙏🙏

  • @munachiffon4055
    @munachiffon4055 2 роки тому +1

    Sometimes its-50 in Canada 🇨🇦 and its crazy SubxanaAllah

  • @seytuunchannel640
    @seytuunchannel640 2 роки тому +1

    Subxaanallaah, ALXAMDULILLAAH 🤲Meegaaladaas soomaali hadey lahaan laheen dadkoodhan baraf aynoqonlahaayeen

  • @nastehaabdullhi9844
    @nastehaabdullhi9844 2 роки тому +1

    Kolay Ani meeshaas uma socdi Alxamdullilaah

  • @inageeljir
    @inageeljir 2 роки тому

    Waa muuqaal xog badan xambaarsan Mahadsanid Wll hosow pro

  • @darulakhirah6094
    @darulakhirah6094 2 роки тому +1

    MASHA ALLAH jizakalah asxaab wanagsan ❤️
    INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍🔑.

  • @zeinabali4384
    @zeinabali4384 2 роки тому +2

    Bismilah alle aya amahadleh somali iga dhigay

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 роки тому

    Meesha ugu kulul kaso hadal waxan malanaya carabaha noqonaysa ama africa

  • @abduqalid1320
    @abduqalid1320 2 роки тому +1

    Baraf Danmark Ayaan la ooyay gacmaha iyo lugaha xanuun darterd

  • @caaishaabdullahi8951
    @caaishaabdullahi8951 2 роки тому

    Ilaahey qof muslim ah ma geeyo aniga o arkin ayanba ka cabsaday allahuma najeynaa

  • @UmuyaxyeChannel
    @UmuyaxyeChannel 2 роки тому

    Maashallaah waad mahadsantahay sida noo tustay duni naga qarsaney chanalkeygana soo booqo

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 2 роки тому

    Alllaxamadulilah maxa ilahay dhuul wanagasan na siyay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️

  • @abdikariimmohamed9519
    @abdikariimmohamed9519 2 роки тому +1

    Waxaan joogaa magaalada muqdisho xiliga aan commentiga soo qoraayo saacadu waxay marwysaa 11:22 PM nimcada illaahay uu nasiiyay alx xiligaan ayaan garan la fadhiyaa barxada gurigeyga dabeysha dhaceysana way igu socotaa alx baraf iyo kuleel midna illaahay nama tusin kaliya waxa naga maqan waa mabad ee allaha nasiiyo

  • @mumtazmuhumedahmedtazy4552
    @mumtazmuhumedahmedtazy4552 2 роки тому

    I want to visit this town..one day In Shaa Allah

  • @masbalmohomed6638
    @masbalmohomed6638 2 роки тому +2

    War nio qabow hadan maqlo qabw mina Allhi ah iqabta🤔🥰🥰

  • @wllak166
    @wllak166 2 роки тому

    Alxm wllhi allow noodaaa wadankeeena iyo hawadeenA

  • @shamsabarre5369
    @shamsabarre5369 2 роки тому

    Bismillahi Norway baa qaboow ah laygama maqidoono caawan yaabayba

  • @farxiya90
    @farxiya90 2 роки тому

    Minnesota 2018 wxy noqoty _50 maalintaas gaadhigi baba iga damay illahayow wadankeeni nimcada badnaa nabad nooga dhig

  • @DJNAZLII
    @DJNAZLII 2 роки тому +2

    Hosow pro sxb waan ku salaamay 🥰

  • @siidii33
    @siidii33 2 роки тому +2

    Wcs wllkeen We move it 250K lest Go

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 2 роки тому

    Thanks

  • @abdullahisaciid9083
    @abdullahisaciid9083 2 роки тому +1

    Hosow pro max wanku salamay legenow😍😍😍🙏🏻

  • @Chen12347
    @Chen12347 2 роки тому +1

    🥺mglda lma yabani lkn ddka homelesska ama faqiirka ba ka naxsnha sy ugu nolyhn

    • @arts9004
      @arts9004 2 роки тому

      Makuu sheegaa abaayo

  • @bahjaabdiwali207
    @bahjaabdiwali207 2 роки тому +1

    Subxanallaah -5 aan u adkenyan lanahay wlhi wa cadaab aduun
    Thanks bro👍

  • @anasmohamoud8621
    @anasmohamoud8621 2 роки тому +3

    Denmark 🇩🇰 yaa ila jogo gar ahan Odense 👆🏾🙌😊

  • @hmse8946
    @hmse8946 2 роки тому

    Nimco ayaynu ku jirnaa Alhamdulillah

  • @axbaabta4027
    @axbaabta4027 2 роки тому +1

    heheehh waxaan ku qoslay wallaahi surwaalka iska taagan heheheh

  • @nurreproductions4340
    @nurreproductions4340 2 роки тому

    Hanfi iyo kulayl iyo baraf maleh dhulkeenuye,
    Inagaa halaynay 😭

  • @naajicade4700
    @naajicade4700 2 роки тому +3

    fav---hossow--🥰

  • @fowsiyabashir5833
    @fowsiyabashir5833 2 роки тому +2

    Wadankena maxaa nimco haysanaa alx yaa rabi 🤲

  • @aaminoaxmed1132
    @aaminoaxmed1132 2 роки тому

    Waa narta qabowga hayd mesha

  • @abdimajiidofficial9070
    @abdimajiidofficial9070 2 роки тому

    Habeen Uma hoydeen qabowga waanba is necebnahay😃

  • @mohameddjama7604
    @mohameddjama7604 2 роки тому

    From djibouti, ayaan kaa salaamaya Hosow

  • @marwaancartan4297
    @marwaancartan4297 2 роки тому +1

    Best 👌 UA-cam keep going and never give up pro

  • @dream__girl-ih1gt
    @dream__girl-ih1gt 2 роки тому

    Aniga waxaan dawanyaa asagoo maryo 258k😌 ilmha ayeeyda unoqon doona 2050 waan idin salamy❣️

  • @abdiabdullahi2594
    @abdiabdullahi2594 2 роки тому

    Meeshaan siyaasiyinnta Soomaalida in laguxabiso ayaa wanaagsan.

  • @timshow2240
    @timshow2240 2 роки тому +1

    Hada oo aan muqalkan daawanayo waxay nootahay -9. Magaalo turkey kamida

  • @naimaboor5646
    @naimaboor5646 2 роки тому

    Yaa rabii nimcdada shugaran aamin 😍😍

  • @fadimokitchen5682
    @fadimokitchen5682 2 роки тому

    Subxana allah kas cadab aduun waye ilahow ha I geynin qofkii rabana ilahay ha u fududeyo

  • @sabnaaqaali5337
    @sabnaaqaali5337 2 роки тому

    Belgium nooga shekee zxb fans kaga number one ahay

  • @araweelonuur7407
    @araweelonuur7407 2 роки тому

    SubhanaAllah Allah ayaan halka nagu noolaysiin 😳

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 2 роки тому

    Keep goin wallkeen qaaliya allaah haku xifdiyo waana rajeynaynaa muqaaladii xagga talada ito edtingkaba inaad dib noogu soo celin doonto

    • @baarliinaxmed6424
      @baarliinaxmed6424 2 роки тому

      Ilaahow hana geynin

    • @abdilaahiabdirashiid8401
      @abdilaahiabdirashiid8401 2 роки тому

      @@baarliinaxmed6424 aamiin wall qaali halkaasoo kale nolosha kajirtaa aadbey u adagtahay runtiibibkastoo iyagu ayla qabsadeen

  • @raaqiyocabduqadir2184
    @raaqiyocabduqadir2184 2 роки тому

    Favorite UA-cam hosow Pro keep going 🥰

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 2 роки тому

    Salaamaaat minkuli aafaat tolow qof soomaali ah halkaas malaga helaayaa

  • @saidnimamiel
    @saidnimamiel 2 роки тому

    Anaguu reer djibouti waxtii jiilal aahna 19 magadhin guulelkuu waa 45 ila 50 kkk waa adunyo

  • @maxamedfarxaan9782
    @maxamedfarxaan9782 2 роки тому +1

    Alxamdulilaah Waxan Ahy qofki Ugu horeyey Oo Somali ah Oo ku Nool Yakutia

    • @ruweydaahmed3384
      @ruweydaahmed3384 2 роки тому

      Bismillah how do you live there

    • @maxamedfarxaan9782
      @maxamedfarxaan9782 2 роки тому

      @@ruweydaahmed3384 hh its ok I got used to it there

    • @maxamedfarxaan9782
      @maxamedfarxaan9782 2 роки тому

      @@ruweydaahmed3384 qobowgaas iska dhex joga adigu halked ku sugan tahy ma wadanki

    • @ruweydaahmed3384
      @ruweydaahmed3384 2 роки тому

      @@maxamedfarxaan9782 nooo Belgium 🇧🇪

    • @maxamedfarxaan9782
      @maxamedfarxaan9782 2 роки тому

      @@ruweydaahmed3384 haa Aniga halkasa joga wan ku cidlooday somali la aan aya igu dhacday 😃 mar marka qaar wan isla yaba

  • @atikagullet9813
    @atikagullet9813 2 роки тому

    Keep going

  • @zaadmaarichannel1822
    @zaadmaarichannel1822 2 роки тому +1

    ilahey ha iirumey waariyadeyda

  • @aishaibrahim9753
    @aishaibrahim9753 2 роки тому

    Masha,allah walalkey allaha ku xafido

  • @harshad1607
    @harshad1607 2 роки тому

    Ilaaheey ima geeyo magaaladan habaaran

  • @halimoismail2765
    @halimoismail2765 2 роки тому

    Anaba ka mida inta wadaba qabowga ku nool. Allah sahlo

  • @xikmadkororso3201
    @xikmadkororso3201 2 роки тому

    Meeshaan anaa soo maray

  • @Jammaad
    @Jammaad 2 роки тому

    Ninyoow meeshaas siyaasiyiinta iyo kuwa qabyaaladiista yaashaa soomida ubaahan inlageeyo 😃😃😃😃

  • @byramabdi2053
    @byramabdi2053 2 роки тому +1

    Legend @hosow pro

  • @manalmoha7375
    @manalmoha7375 2 роки тому +1

    War dadkan first kuhaaya malacag baa first laguhelaa

  • @yasirlucky4855
    @yasirlucky4855 2 роки тому

    Illahey anaga wu ino nicmeeye wlh
    Alx thuma Alx

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 роки тому +1

    wcs wlc Brother 👍👍

  • @abdullahisheekhbashiir6323
    @abdullahisheekhbashiir6323 2 роки тому +1

    Hosow pro keep going

  • @azdafx
    @azdafx 2 роки тому

    Alhamdulilah

  • @umuayub557
    @umuayub557 2 роки тому

    سبحان الله العظيم،😱

  • @maxameddaahaa1525
    @maxameddaahaa1525 2 роки тому

    Keep going hosow pro you 💪 the do it let 💪 gooo we are with you 💪 👍 👏 😀 😉 🙌 💪 👍 👏 😀 😉 🙌 💪 👍 👏 😀 😉 🙌 💪

  • @NaashAhmed
    @NaashAhmed 2 роки тому +2

    Yeeees I’m no. 1

  • @sureylaa
    @sureylaa 2 роки тому +1

    Subax na allah

  • @maryanabdullhi9432
    @maryanabdullhi9432 2 роки тому

    Msha alla illahay baa cimilo fican na siiyay axl 💥

  • @faraxabiib5342
    @faraxabiib5342 2 роки тому

    Sida calamka logu nolyey san odhanaynaa Africa ayaa qabow ka jira ilahayow nacafi

  • @maryanl804
    @maryanl804 2 роки тому

    Alxmdulilah soomali hadanahy illahay meel wanagsanbuu na dajiyay dadkas waa dhiban yihiin lkn alle ayaa baray si day ugu nooladan halkas

  • @MJamaal
    @MJamaal 2 роки тому

    Nimco Rabi ayaanu heysanaa alxamdulillaah dalkeena Allow ino hagaaji

  • @rbashka2146
    @rbashka2146 2 роки тому

    Sxpow Guryaha Heater maxey ugu xeran waayeen silicaan kuma jiri laheynee

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 2 роки тому

    Magaalada aan ku noolahay markii ay ugu qaboobayd intii aan deganahay waxay gaadhay -38 digree. Meel ka qabow illahow ha igeyn.