Asc abayo queen Wan ku salamy waxaraba in aan ku weydiyo belgiumka horta shaqu maledahy Haa hadeledahy anigaa iskenayo forsad ayaa idhafoso ee biliz ii so jawab
War peljum meel maha somalia ha ISU tegina wa fakhri ah tan duryamaysa ha dhegeysanina anaa degenaa jiray shaqo male waxaba ma le waxa kale ee ta kasii daran beljumku wuxu joojinayaa caydha waayo wuxu qadanayaa nidaamka marayka mida kale beljumku wuxu kacay bankcrub
masha-allah walaashiis sharaax tii ugu fiiceneyd aa u sharaxday guuleyso weligaa
Msha alh gabar wngsn ba tahay hore u soco wll mcn
ماشاء الله تبارك الله
Abaayo guuleyso wax badan waan ka ogaaday,.hore usoco
ilahow iiigey❤
Thanks abti lakiin ceerta inta la siiyo iloowdey
Asc wlashey waxaa ku wey diinaa familkii caruur leh biljimka ceer intee la eg ayeysiiyaan wlshey taas iga soo jwb
Abaayo qofka dacwo ku yimaado sidee aharci loogu raadinaa? Maanu sharci lahayn
Abyo m.a wad mahadsan tahy sida wnagsan aad inoo faah faahisay nolosha wadanka Belgium io maciishada❤🥰🇧🇪
🙏🙏🙏🙏
Mashaqeen kartaa adoo arday eh
Haa waa shaqeen kartaa maalmaha fasaxa, weekend ga iyo schoolka marka ka imaado
@@queenluulaa🎉😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 2:33 2:34 2:36 2:37 2:37 2:37 2:37 2:38 2:38 2:38 2:38 2:38 2:39 😊
Xbbti waxaan ku weydiiin dadka kamka la geeya wax lacag ah lama seeya miyaaa???
Ma shaqeysan karaan inta ay sharci ka hilayaan???????
Wll belguim ayan uso socdaa isha allah waynu kulmi dona
Ani xita wllhi
Asc abayo queen Wan ku salamy waxaraba in aan ku weydiyo belgiumka horta shaqu maledahy Haa hadeledahy anigaa iskenayo forsad ayaa idhafoso ee biliz ii so jawab
Haa weyledahy
Wll. Saad ku tagayso please iga caawi
❤
Leefloon
M.a👸❤️
Nolosha magaalada leige waa side?
I'm from Tanzanian can I applied for asylum in Belgium and I'll get camp to stay
Cayidh dalka beljem imisa laqata wll
Asc queeen
Queen wakusalamay Abayo waxa qorshenaya ina Belgium dalxis gaban kuimado ee inte kala soxarira Azxapta calgary oodhana way kutageran
Abayo aniiga iyo niinkeyga maimankarna yurub isheg balis abayo😅
Qofka vise Shanghai Ku yimaad kawarn sister
Hhhhh
Abayo viza aa kuso bixiraba adu ma iqabilee inte ka helaa.. quruxeyy
Sister ani hooyaday ikeeni rabto lkn 1 sano noola dhahay 4 bil joogna d.n.a dhecanka sugeena noo soduce I.n Sister thanks
😂ma martay anaga one year sugoyna viso sugoyna
@@ashoahmed hada ma heshay😅
Kwrn sxb ma heshay
Abaayo sheeko caruureed ayaa noo gashay
Soo bar baar yariiseey
Aniya xidaa belguim baa kaa imaday
Abyo wxaan raba iska dhiibo greec joga eh ka xaga cashariga wrn
Abayo qofka paasboorka Djibouti haysto bal kaso wrn
Jabuuti ma joogtana❤
Dacwada qofka imisa ayay qaadata wll ,lacagta ku baxaysana waa immisa.
One year is xaadiri
@@ashoahmedAby mahubta adiga ma jogta
Abaayo i guurso please
Volog ama routine mid noso dub
Hi
War peljum meel maha somalia ha ISU tegina wa fakhri ah tan duryamaysa ha dhegeysanina anaa degenaa jiray shaqo male waxaba ma le waxa kale ee ta kasii daran beljumku wuxu joojinayaa caydha waayo wuxu qadanayaa nidaamka marayka mida kale beljumku wuxu kacay bankcrub
Hada xagee jogtaa wll
Waa runtiisa dadkan bada liibiya kasoo galey yeey idin waalin.
Wan ku baahanhy xLge kala so xiriira plz apyo
Abaayo ii dacwo 😂
Uma so socdo belgium gaajo😂😂😂
Marka 5ta boqol iyaga ku siinayo Mise adiga is dabarusid????
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂
War qof wax kusiinayo ma leh..
Abayo waxan waqtiga ha isaga dhumin. Gaaalo waa stupid. Umada muslimka wadankooda joogo ha waalin.