Cemeer waa caqli badan yahay masha allah lkn Amiiro walhi asad maaha kulahaa waa la sasabtay amiiro kuma fiicna gemka tilmaam xataa ma dhiibi karto meel dher ah sido kale arimahena ma fahn sanen lkn ceyda waa la qiyamay cawa wuu ku fiicnaa ok Asad waa ka horeeyaa dadkaan caadi maaha gacan aa u taagay asad lkn cumer ayaa alasey fahmay cumeer macalimuu ku so dar koko waa qaraaxo
Asad Cawa Kuwan Goal Ka Dharisay Waxa Iigu Siidaran Su aaL Cad La Fahmi Kara Waxa Weydiye Cayda Wuxu Dhahy Nin Mise Nag ? wuxu Kujawabay Nag Waye Meshas Wax Maka Fahmi Wayen Hehehehe Wee Hurdaayen Hambalyo Warjiremoog Weyn Asad
Team koko Arimaheena inta daawneyso muuqaalkaan ayakoo faraxsan sida anoo kle waan idin salaamay 😊❤
Palestine 🇵🇸 dhibaatada الله haka kor qaado aamiinta raaciya 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Cumer nin marwalba iskuu kalson iyo Aragtii dheer weye 😊
Ku saliya rasuulkeena scw scw scw scw l ❤️
Game kan macalimo hadi laga soo daro qosol loo dhamaa lahaa muran aabihiis macalimuu waaye 🤣🤣🤣🤣🤣
Mana lafahmayo hadi warjiro mog noqon laha barnaminka tuuga asad ku oga shactiro wye
Arimaheeena waa legend
Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my sis
The best person ever the most knowledge able and most shine created prophet Mohamed scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
عليه افضل الصلاه والسلام 😢❤
Scw
Scw scw scw scw scw scw
Cemeer waa caqli badan yahay masha allah lkn Amiiro walhi asad maaha kulahaa waa la sasabtay amiiro kuma fiicna gemka tilmaam xataa ma dhiibi karto meel dher ah sido kale arimahena ma fahn sanen lkn ceyda waa la qiyamay cawa wuu ku fiicnaa ok Asad waa ka horeeyaa dadkaan caadi maaha gacan aa u taagay asad lkn cumer ayaa alasey fahmay cumeer macalimuu ku so dar koko waa qaraaxo
Amiira qof walbe iska raace wah lkn cumeer wa legend wu fahmay😂😂😂😂
Koko xazaazi iyo macalimo iyo cadnaan keyna ❤ keep going 😊
Allah is one ❤❤️☝️🙏
Koko ❤❤❤❤ from hargeisa somaliland
Asad legend wye wlhi ❤
Inta gamekan kuhesata like dhac kusii😂❤
Cumeer the best ceyda fulay dib buu u gurtay Amiira 50/50 Arimaheena waa khalkhalay Asad last minute buu badbaaday intii hore wuu dhex fadhiyey
Allah is one ❤❤❤
Caaqilka barnaamijkaan o lafahmi waaye cumeer big fan
Allah is one
Arimaheena 🎉❤wn jeclahay barnamujka uu ku jiro wlhi 😂
Ani xata wlhi arimaheena fanny waaye❤😂
Barnamijkaan waa ku heystaa wllhi ❤❤❤❤
Allah es grand kusali nabiga salalaahu salalaahu wasalima maschallah my sis koko
Soo badi ❤
Intaan iyo macalimo kuso dar next😂😂😂😂
Baranamishkan qataar weyee😊 Cumeer aqlii loow m.a qofku kudago wuu kudagee😂😂😂😂
First comment☝️from hargeisa somaliland ❤🤘😇
Geamkan arimaheena iyo amiira yakaweynin❤koko plz
Free palastine ❤🇦🇪🇦🇪
Messi aa kusaran aa waxaa dhahee free palastine
Free palatine kulaha war Calanka Iska soo sax 🤦🏾♂️
Mala dhihikaro miyaa wll
🇦🇪Calankan wa imarat, falastiin 🇵🇸
Palestine 🇵🇸 flag ❤
Asad wlhi waa waxakale wuu kale wareejiyaye lkn cumeer ayaa fahmsan kukale weykadhacsanyeen omg so funny tahiin dhamtiin😂😂😂😂😂😂😂😂
asad i.a sxp mardhow waad kusoco dontaa lugahaaga bi.idnil laahi kariim haduu Allaah idmo i.a🙏
Cumeer ayaa markasto famous shaxda inta kale wey ka dhacsanyihiin
Allah is one ❤🤲🤲🙏🙏👆👆
Koko Thanks ❤❤❤Abaayo wlhi Best waaye warjir moog waakuheysnaa ❤❤❤❤Een Teedkle cashirdii oo nutrition inoogu soodar 🙏🙏🙏🙏
Amiiro ish meeshii loo jeediyo iska aadee cumeer legend waye😂😂
Wlhi cumeer qadar waye masha Allah
Masha Allah Abaayo mcn
ɪɴᴛᴀ ᴊɪɪғ ᴋᴜᴅᴀᴡᴀɴᴇʏsᴀ 👍
Asad caadiyo u maran habaabiyay kuwan😂lkn cumeer legend waaye
Amiiro qurux is not easy 😂😂
Arimahena lugo basto hayey🦵🦵
Amiira naga tag geamkii waa ku dheshee🤣🤣
Cumeer aad ayuu u fahmsan ciyaar iyo Asad omg😂😂😂😂😂😂😂😂
Qurxuleydyde Miss you wlhi Koko buulle 😢❤
Masha allah walashey mcn horey Usoco ❤❤❤
Congratulations asad 👏🏽👏🏽👏🏽
300k hampalyo🤘
Barnamijkan waxu ku fcnyahay marka oo war jiro moog Asad ku soo aadin wllhi😭😂😂😂😂😂😂
Asaga lee ilaa hadda dad qaldeybee
Cumeer legend wye wlha
Laakiin assad mar walbo fursad tartamayaasha kale isku wareeystaan masiiyo isagaa 90 tiga 🎤 microphone ka heeysto fursad haa siiyo kuwa kale
Cristiano Ronaldo greatest of all time ❤
Aremaheena waa legend ❤️ 💖 ♥️
Amira adiga qof yuu kuu tilmaamin qofka dooranayso oo rabto inaa soosaarto dooro
Amiiraa waashay meesha cid walba way raacaysaa😂😂😂
You don't have to be a Muslim to support Palestine, you have to be a human being ✨🇵🇸✨
Waxaa hilmamay manta Arimaheena iyo Koko iney isku dharyihiin inaa nii sheego reer Commentiyow😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂
Gabar iyo abtigeed waye
@@sumayosumayobashiir9087 waa ogahay kaftan lee iga tahay wax meesha joogo dhan waa walaaladed iyo kuwa abti u ah
Game marka ay codeyta gaarto bas sual kle may war jiro moog inu lagaran ficn
Hal qof inuu maanta dhan makarafoonka heysto ka fiicna wareegaya ka dhig oo qof walba markiisa wax sualayo
Asad hagio hagio parnamikii arka kooko iyo amiiro ookale ❤ soosamee pleas
Koko plze plze plze Armaaan keen😊❤
Koko barnamijka waxkabadal sawirks kadhaaf warqad ugu qor magacyada warjire moogana qoral uraci sasa laqataa siuu isu ogaado warjire moog
Koko macalimoow kusoodar bless
Cayda amiiroy kaga dhagtay😂😂😂😂
Prank kusamey ceeda ❤
Masha a laah❤❤❤❤❤❤❤
Asad su’aalaha ma jaamacad buu uga soo baxay😂
Koko sawirada waxaakafiican waraaqaha waayo waraqada ceedmalahan waraaqda nimba nasiibkiis
Free Palästina 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸♥️
Asad waa intelligence
Cumeer Yare Wllhi wa Rijaal Amiradu Waaba Neefad 😂😂Iyadoo Garanayso la badalaya
Asad hagio indha adeeg
Amiira ciyarta haleesay goaan malaha
Asad xajio wlhi talented wyeee
Asad gacan utaagay 🙋♂️
Cumeer maskiin 😟🤕
👳♂️👳♀️👳♂️👳♂️👳♂️👳♂️👳♂️🙋♂️
Ufff wuuu idinga caqli badiyay asad maanta balayo war badan ciil oo iku dilay wlhi😅😂
Arimhena kulhaa xidigaha geska umlenye qamr mka tirsna marka teamkz wka xumahy cwa inu asad fakto 😭😂
Keep going sister ❤❤
Gamekaan waxa wareerka keenaayo
Qofka warjira mooga ma is oga
Dadka caadiga ah xataa warjira moog isku malenoyan
Marax waye
Ee waxaa sameesaa usheg qofwalba goonidiisa
Ama waraqaha noo soo celi😢
Hadi loo sheego fashil waaye😂wee fahmayan kadib qofki waa lagu goobana personal Attack
Game marky codyenta bilabyto pls mar danbe ynan wax lawaydin game way ku ciyaryaa
Arimeheena wajeclahy ❤❤❤😊
We need maclimow too in this game. It would be a lit
Asad Cawa Kuwan Goal Ka Dharisay Waxa Iigu Siidaran Su aaL Cad La Fahmi Kara Waxa Weydiye Cayda Wuxu Dhahy Nin Mise Nag ? wuxu Kujawabay Nag Waye Meshas Wax Maka Fahmi Wayen Hehehehe Wee Hurdaayen Hambalyo Warjiremoog Weyn Asad
Cumary legend nin go aan leh
Amiira cayda arimaheena wayba khal khaldsan yhiin
Exactly especially arimahena
Dadkan Sirdoon Ma.Noqn Karaan
Qofka Astuumihu Sheegayo Laga Gartaa Inuu Wx Kula Haysto
300k come son insha alha🎉❤
Asad isn't easy 😂🎉🎉🎉❤❤❤
Asad always legend
Cumer is always legend
Horumar wacan allow sahal amuuraha (Arkaa milkiile)
Koko❤from nairobi vedio yadan no so badi please
barnamijkan wui fican yahay lkn sadex wareg ka dhig wareg kastana hala so gabiyo lkn sidan waa lagu cajisi sida jawabta loo sugayo
Amiira io ceyda mel ay kujiran waan dawada❤
Asad qosolkuu iga dhameeyay wlhi😂😂😂😂
Abayo soo badhi its very interesting ❤
Koko videoga hanugu dheereynin 15 minut noga dhig abyo ok
Please muniir sooqabo Please ❤😊
noo soo badi game kan kokooo waan jecelnahaye
Macalimo kusoodar koko bulle piliiiiiiiiiiiiisssssss abaayo maanta uun codsigayga ii fuli
Amiira is clueless 😂😂😂
Yac
AMIRAA 😂😂😂WLHI qofkasto iska rceee😂😂
Wr asad waa bilaa brake 😂caadiya
Maba aha qofku isku noqnaya
Wakhtiga ha dheraynina wa lais fahmayaa wana laga cajisayaa