QALINKA WAA HADLAA!! | True Story - Short Film

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 1,8 тис.

  • @safazum4078
    @safazum4078 2 місяці тому +232

    Samia in ay tahay best actress ma cid baa diidan

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 2 місяці тому +219

    Asaxbey manta Yutubarada ugu fiican in Team 27 yihiin maigu raacsan tihiin inta igu raacsan like 👍

  • @YusraAbdilahi
    @YusraAbdilahi 2 місяці тому +594

    Filim kan wa wacyi galin hdi si lo fiiriyo
    1 zxbka xun
    2 abaha mashaqeystaha ah
    3 ilmha xanunsan in hoydood ma hine cidkla daremin
    4 Hooyo kaligeed guri mareyso
    Wan wax saxa u bulshadena ka jira so badiya kuwa okle

    • @MunishInaabdala
      @MunishInaabdala 2 місяці тому +12

      Sax waruntada

    • @msskayfinahassan
      @msskayfinahassan 2 місяці тому +6

      That's true 😮

    • @QueenofArab
      @QueenofArab 2 місяці тому +11

      Asigo filimka ah Ayan calosha i hurtey wayo cunuga sey ukala turtey ladan😢

    • @caishasheikh-qs6xm
      @caishasheikh-qs6xm 2 місяці тому +14

      Gabar wiilkaan cml ah ayaa iijogta alow noo xifdi

    • @saabirin1444
      @saabirin1444 2 місяці тому +1

      😢😢😢😢😢

  • @AamiinkaH
    @AamiinkaH 2 місяці тому +92

    Wallhi waa Best film inta igu raacsan in qisooyin badan sidan laynogu soo gudbiyo like ta isku muujiya👍🙌❤

  • @tilly7322
    @tilly7322 2 місяці тому +342

    Samiya jilaayada somaalida dhan ka yabsatay.m.a😊

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE 2 місяці тому +35

    Filimkan Waa iga gadanyahay..Arrimaheenna iyo Bilcaantiisa buuq Uma baahna👌

  • @ÇiAi-c7d
    @ÇiAi-c7d 2 місяці тому +960

    Qaladaadka Film Kuso Dar inta igu raacsan Like

  • @HodoA.rashid
    @HodoA.rashid 2 місяці тому +20

    Waaa qiso dhaba intabadana ka dhacda guryahena ogow qofku haduu xanuusanyhy qalbi buu leyahy waxan u ducaynayaaa hoyo kastoo ilmo haysata xanuusan iyo hoyo kasta oo ilmo lagu dayacay korinysa alle haw gargaro

  • @Akwadani
    @Akwadani 2 місяці тому +228

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️

  • @abaabala
    @abaabala 2 місяці тому +50

    aramaan waa actor aan inaba caadi eheen 🎬🎥gold award ayuu uqalma

  • @Saphiamohammed3641
    @Saphiamohammed3641 2 місяці тому +330

    Qimaha ay hoyada ledahay Allow awalkeda jano kadhig 😢❤ 😢❤

  • @nuuremohamud4311
    @nuuremohamud4311 2 місяці тому +10

    Actually Samia is a full potential actress
    Thumbs up.
    Perfect crew 😲.

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 2 місяці тому +250

    Ayyyy ❤ TNX yaqay Arimaheena Saa u sugaaye lee kabax Team 27 Mar Noo hoos yaqay teamkeena waligiina jira oo jooga 😂

  • @dahapohassan8149
    @dahapohassan8149 2 місяці тому +11

    Samia bilada actornimo hala siyo walahi jilinkedu so amazing allahuma barikkk❤❤

  • @CABDI__MAALIK.MAXAMED
    @CABDI__MAALIK.MAXAMED 2 місяці тому +491

    Ku SaLi XabiibKeeNa MUHHAMED scw

  • @hamdabilan838
    @hamdabilan838 2 місяці тому +22

    Hooyo inta heesato naxaris heysata❤😢😢 cimri dher Cafimad hooyo😢

  • @CabRadio-e9t
    @CabRadio-e9t 2 місяці тому +1213

    Inta iga dambeyso like iisaara waa marki igu horeysay aan comment sooqoro 😢 ha iceybenina 😅😊❤😊❤

  • @SaabiriinMacalin
    @SaabiriinMacalin 2 місяці тому +23

    Adunka hadaa soo waregtid mahelesid jecylka hooyo kusiineysa midlamida wlhi mana jiro qof ku fahmaayo sida hooyo kuu fhmeysa wlhi hooyooo miss you ilhy ila kulmi hooyo mar uun😢😢🎉🎉❤❤

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 2 місяці тому

      Hooyo noole Ka wngsan ma jiro waa janadii aduunka

    • @XamdiXamdi-o5i
      @XamdiXamdi-o5i Місяць тому

      hooyomcN😭😭😭😭😭😭😭🥱🥱🥱😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @salmomaxamed-l7j
    @salmomaxamed-l7j 2 місяці тому +98

    Wallahi inuu run yhy cml wan la qirodey cunuga😢😂❤

  • @MascuthElmi
    @MascuthElmi 2 місяці тому +41

    Halmar akteerada ha u sacabino samia 👏

  • @afnandagandagan4536
    @afnandagandagan4536 2 місяці тому +71

    Waxan la ilmeeyey wiilka yar iyo samiya qaybtooda wlhi hooyo la aanta waa xuntahay ❤❤❤❤teem 27 keep going ❤❤❤❤

  • @apdulwahabismael3019
    @apdulwahabismael3019 2 місяці тому +7

    Samia , she's hollywood in casting❤

  • @CanabMohamed-q1j
    @CanabMohamed-q1j 2 місяці тому +93

    Lawadaada waalid janata fadowas Allah ugu deeqo iso booqo channel kayga😔🤝🤲

  • @hamdanoor3535
    @hamdanoor3535 2 місяці тому +8

    Maasha allaah wiilka yar talanti jiliin ah ayuu leeyahay saamiya iyo armaan luuq gala sxpyaalow

  • @Faatmaa.1m
    @Faatmaa.1m 2 місяці тому +79

    Film waan la ilmeyey runtii really life 😢😭Hooyo jandii aduunka ❤filmka wà full dhan walipa, Wiilka yarka waan ka hely top waaye jilinkiisa 😍 ❤

    • @XamdiXamdi-o5i
      @XamdiXamdi-o5i Місяць тому

      💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋❤️💋💋

  • @istaahilbashiir7144
    @istaahilbashiir7144 2 місяці тому +10

    Alla run ayaan mooday filimka waan la ilmeeyay walhay qaybta samia iyo wiilka yar is the best😢

  • @King_ceyda-x6l
    @King_ceyda-x6l 2 місяці тому +629

    Inta sugaysay filmkan like ha ila dhafin❤😊

    • @Mo-Azaam
      @Mo-Azaam 2 місяці тому +5

      waliba ani reply aa ku soo galay like iskaba dhaaf❤😊

    • @yacoubabdirahman
      @yacoubabdirahman 2 місяці тому +1

      Bigfan ❤

    • @abdikheir3738
      @abdikheir3738 2 місяці тому

      Sithe lo furta UA-cam 😊

    • @drshafzasaad2384
      @drshafzasaad2384 2 місяці тому +1

      Waa Run taa wallh❤

    • @ikranhassan2348
      @ikranhassan2348 2 місяці тому

      Yahuda intanh hunguri makaa sogaly intaa kugu filan oo dad ah wad hasata yaris yahow hunguriga xun

  • @sharmoboy6823
    @sharmoboy6823 21 день тому +2

    Filimka qisada uu ku saabsan yahay si wacan baa looga matalay.
    Wanaaga filinka.
    Arimaheena waa Director 100/100, Editor 100/100, producer 100/100.
    Angles-ka cameradu ka qabanayso hadaa eegto waa 100/100, dhanka codka siiba marka callka ay kuwada hadlayan ladan iyo samia waa cod cadiya i mid call au 100/100, colour correctionka 100/100.
    Dhaliisha filinka ma oran karo balse inta yar ee dhimani waa.
    ■Inuusan 4k ahayn.
    ■gariirka ama dhaqdhaqaa camerada.
    Waa sugi la'nahay Qaybta 2aad.

  • @deqowmaalim8361
    @deqowmaalim8361 2 місяці тому +135

    Jilinka marki aad jileysan please magaca ebe weynee oo aad kudaraneysan marka kastaba kadaaya plz...like hadi aad igu racsantahy

    • @Umu.Abdullahi20
      @Umu.Abdullahi20 2 місяці тому +3

      Ha wan kula qaba dharta ka daya

    • @nastexomuxyadin3578
      @nastexomuxyadin3578 2 місяці тому +1

      Haa wlh wn yaaba qasab maha in la dhaarto hala iska dhafa

    • @DrsmalyunYousuph
      @DrsmalyunYousuph Місяць тому

      Haa qli 7jeer malaa ku celiyeen wllhi wllhi waan naxayba😢

  • @GibilGacal77
    @GibilGacal77 2 місяці тому +7

    Waa fadhiyaa wlhi wxn rajayn inuu sii socdo short filmkaan❤

  • @IbtiHosh
    @IbtiHosh 2 місяці тому +161

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledgeable and The most shine all created prophet Muhammad scw ❤😊

    • @ayanayaninasaida9222
      @ayanayaninasaida9222 2 місяці тому +3

      صلى الله عليه وسلم❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤😊❤😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊❤😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @soodocabdulaahi
      @soodocabdulaahi 2 місяці тому +1

      Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤

    • @essiahassan5157
      @essiahassan5157 2 місяці тому +1

      Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕

    • @khadijaibrahim6019
      @khadijaibrahim6019 2 місяці тому

      Fnbjnvkbinhvjbinhj😮yuh

    • @essiahassan5157
      @essiahassan5157 2 місяці тому

      Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕

  • @Amiiraquruxy
    @Amiiraquruxy 2 місяці тому +41

    Anoo og inuu filim yahay baan ooyay inta udanbaysa qiiro weeye😢😢

    • @UmulkhayrCali-t4q
      @UmulkhayrCali-t4q 2 місяці тому

      Runtaa miyaa

    • @UbaxAli-gl8ln
      @UbaxAli-gl8ln 2 місяці тому

      Another og inuu flIim yahay baan ooyay inta udandaysa qiiro weeye

    • @maxamedcabdicasiis-b3q
      @maxamedcabdicasiis-b3q Місяць тому

      Waa shucuurta aflaanta shucuurta lagu jilona waa way kaa ilmaysiinayaan sida jacaylka rafaadka xaasidnimada ama cabsi cabsida badanaana idaa hada u badan filamada maraykanka ok marka laga sameeyo filimka qisadiisa dareen shucuurtaada kicinaya waad waxad la dareemeysaa shucuurta filinkaasi wato

  • @FatxiCalisalaad
    @FatxiCalisalaad 2 місяці тому +117

    Rayaan iyo saamia jiliinkooda waa top wllhi waala qiirooday hooyo mcn allh cimriga hakuu barakeeyo abaalkaga jano hakayeelo hooyo mcn allh ha ii kaa daayo 😢😢😢

    • @HoodoHanadi
      @HoodoHanadi 2 місяці тому +2

      Rayaan yaa dhalay wlll

    • @Safa-xc9xs
      @Safa-xc9xs 2 місяці тому

      Gabadh mar mar so muuqata lkm an ubadnen media ha​@@HoodoHanadi

    • @sundusali8340
      @sundusali8340 2 місяці тому

      @@HoodoHanadigabar mar asad kuso daray barnamijkisa dhashy abayo oo wilkan hoyadis soo saar ah.

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 2 місяці тому +1

      @@HoodoHanadigbdh baa dhashy

    • @Queen__fatma29
      @Queen__fatma29 2 місяці тому

      ​@@Fatuush11rayaan ma cuniga yar baa wll

  • @mssxilwa412
    @mssxilwa412 2 місяці тому +12

    Alla wn la ilmeyey markuu hooyadii xasuustey😭🥺

  • @hafsamohamed4339
    @hafsamohamed4339 2 місяці тому +51

    Samia can act perfectly in all aspects of life, kudas samia you’re the best actress 🔥❤️

  • @MaxamedNuur-s5k
    @MaxamedNuur-s5k 2 місяці тому +7

    27 August coming soon 😭😭😭🏃‍♀️🏃‍♀️

  • @qadrayuusuf1803
    @qadrayuusuf1803 2 місяці тому +63

    Behind Seanka filmkan noso daay arimahena inta igu raacsan like bdan sara❤

  • @riyaqabdi5721
    @riyaqabdi5721 2 місяці тому +6

    😭ilmaha yar iyo samiya markay oyen wan la ooye😭

  • @NasroIprahim
    @NasroIprahim 2 місяці тому +51

    Masha allah filimkan waa qiso macquul ah bulshada dhexdeede wllh waan qiiroday aniga o og in uu jilin yahay asxaabta ii duceya wXan ahay hooyo 3 caruur ah haysato wana xanuunsanahay in ay caruurteyda qof kale muteysanin anigana allah cafimad i siiyo

    • @asmatahir1848
      @asmatahir1848 2 місяці тому +3

      Amiiin wllo ilahy cafimad wara iyo cimri dher haysku kiin siiyo adiga iyo ciyalkaga ilhy udinma Kala qaado

    • @AbshirSeaman
      @AbshirSeaman 2 місяці тому

      Wll illahay haku caafiyo insha allah wad caafimadi waxa aduunka ugu qiimo badan waa bini adamka waayo illahay ayaa karameeyay adigana illahaybaa kugu beray sadex caruura nasiib ayaad leeday dadbaa iibsada oo lacag kubixiya carur anay dhalin kamana helan naxaris lkn qofka aad dhashay wadkahelaysa naxaris iyo mustaqbal wcnba illahay habarakeeyo hooyoyinka soomaliyed waayo marxalado badan oo kala nooca ayay lasoo maran samata baxa noloshooda ❤❤❤❤❤❤ nasib wacan wllo

    • @MuunaAli-n7l
      @MuunaAli-n7l 2 місяці тому

      Alle cafimad Tama Haku siiyo wll

    • @Ikraanomar57-cm1ho
      @Ikraanomar57-cm1ho 2 місяці тому

      Allaha kucafiyo 😩🤲

    • @ilhaanyariisey6168
      @ilhaanyariisey6168 2 місяці тому

      Allha cafimaad taam haku siyo wll😢

  • @Oomaarbarbar152
    @Oomaarbarbar152 2 місяці тому +7

    Walahi samia daryelka carurta ayey ku fiican thy m.a ♥️ 🙏 ❤️ 😍

  • @IkraanmaxamedCabdi-z8l
    @IkraanmaxamedCabdi-z8l 2 місяці тому +91

    Walaahi waan ilmeeyay hooyo mcn waa lama huraan allow hooyo mcn janada geeey😢

  • @NoofNoradeen
    @NoofNoradeen 2 місяці тому +5

    Masha Allah wilak yar iso uu matalayo wan ka helay inata igo racsan so qora rayan ❤❤❤❤❤

  • @AsmaAsmameiraneh
    @AsmaAsmameiraneh 2 місяці тому +203

    Team arimahenaa and arman and samia Ahmed and ladan on like ❤😊😊❤❤

  • @asmahussein5083
    @asmahussein5083 2 місяці тому +6

    Saamiya iyo cunuga yar jiliinkooda caadi ma aha wa top wlh❤

  • @InaAyeeyo-r3g
    @InaAyeeyo-r3g 2 місяці тому +59

    Si qurux badan in loo diyaariyeye like isku muujiya

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 2 місяці тому +6

    Wiilka Yarri Waa Good Actor, Mnsha AllaaaH,Team, 27, MhdsaNidiN.

  • @idilmohamed8658
    @idilmohamed8658 2 місяці тому +180

    Team 27 macidgadha jirto Reer comentiyoow😂🎉❤cimamadood waka fuqe ani kuwaan😭🫶🏻

  • @queenaamina744
    @queenaamina744 2 місяці тому +5

    qof hooyo kle kunoqokara malahan 😢😢😢filimkan waaflm cajiib ah top waye jiliinka

  • @Somali338
    @Somali338 2 місяці тому +34

    Waaw sida Film 🎥 loo sameenayo caadi maba aha Abubakar Mahadi waa laga daba jime ee laa dhaafay. Dhalinyarada waa khatar. Keep going Team 27

    • @FardowsaSaciid-b9s
      @FardowsaSaciid-b9s 2 місяці тому +3

      Raggaan waa Holywood waliba Armaan, Arimaheenna xaga Photography laguma heysto ninkaas

  • @Maxammed-Goosh1
    @Maxammed-Goosh1 2 місяці тому +2

    Maansha allaah, aad baan idinku bogaadinataa hibadiina jilliin iyo wax soo saar, halkaas ka sii wada, billado qaali ah ayaad ku habboon tihiin, haddaan taageerayaashiina nahayna aad baan idiin wadanaa, guuleysta walaaleyaal.

  • @itsmeamiiro
    @itsmeamiiro 2 місяці тому +334

    Thanks qofka liketa iisary😅😅

  • @hamzemustphe7392
    @hamzemustphe7392 2 місяці тому +3

    Wilka yar waa Best acter wlhy🎉🎉🎉❤

  • @HaNiAhmett-v9m
    @HaNiAhmett-v9m 2 місяці тому +29

    Walaahi Qiimaha Hooyonimo Waa Cajiib Allah Hooyooyinkeen Hanoo Daayo 😢😢

  • @AadanCiise-vs5oj
    @AadanCiise-vs5oj 2 місяці тому +3

    Qisadan wa mid xanuun badan wallhi🥺

  • @Nuurmacalinibraahim-u5p
    @Nuurmacalinibraahim-u5p 2 місяці тому +65

    Qalinkaba wuu hadlaa filim aad isameyey waye samia is not easy aktarad caadi aheen waye ❤❤❤❤

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 2 місяці тому +2

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱🤍

  • @maan_Hage100
    @maan_Hage100 2 місяці тому +27

    Arimaheena gacantiisa waa fadhisaa best drama😮

  • @jesusadem7027
    @jesusadem7027 2 місяці тому +3

    What a emotional film
    Farriin aad u muhiim ah bu xanbarsanyahay filimkan waxa uuna meel dheer wax ka tusi dona ama baraarujin doona nolosha dad bdan o wada nool lkn aan iska War henin

  • @nicimanuura-lw6do
    @nicimanuura-lw6do 2 місяці тому +74

    Jiliinka rayaan yare waa top ❤

  • @zashachannel
    @zashachannel 2 місяці тому +3

    Samia iyo wiilka yar jiliinkooda top waaye🔛🔝🥹👌

  • @fatuushomar-ht3ib
    @fatuushomar-ht3ib 2 місяці тому +144

    Hadaba sodhig qeybta kale anaga marabno hal qeyb oo kaliya 😢😢

    • @HoneyAbdi-b4m
      @HoneyAbdi-b4m 2 місяці тому +2

      Qeyb kle majirto aa umaleynaa

    • @HakimoAli-u9c
      @HakimoAli-u9c 2 місяці тому

      Ma jirto😢😂

    • @UmuMuscab-zr9md
      @UmuMuscab-zr9md 2 місяці тому

      Way jirtaa saan filayo wayo last waxay kuso qoreen to be continued ​@@HoneyAbdi-b4m

    • @farhiaali8967
      @farhiaali8967 2 місяці тому +1

      @@HoneyAbdi-b4mcontinue waaye

    • @sabaaxfarma
      @sabaaxfarma 2 місяці тому

      Continuo wye😂🎉​@@HoneyAbdi-b4m

  • @Rahmomohamed-qe8wp
    @Rahmomohamed-qe8wp 2 місяці тому +3

    Alla filmka intaudanbeeso😢 xanuun ❤😭

  • @XabsoAbdirisakMoha
    @XabsoAbdirisakMoha 2 місяці тому +113

    Hooyo abaalkeeda illahay jano haka dhigo 😭😊❤️

  • @XamdiXiis-y3o
    @XamdiXiis-y3o 2 місяці тому +3

    Asxapta arima henna waa cusbahy plz youtubekeyga ii boqda plz 😢😢😢😢😢

  • @FaadumoYusuf-ir8zo
    @FaadumoYusuf-ir8zo 2 місяці тому +48

    Qisadani wey xanun badn thy😭😭

  • @fahiimaahmez8391
    @fahiimaahmez8391 2 місяці тому +5

    Aan uwada sacbino team 27 ❤ wllhi wan sugaye wax badn ugu dambeen xaley dawade hadne wan dawanoya 100% waaye filim weeeey oo dheeer ino sameya please may team ❤27

  • @HiboXasan-w2r
    @HiboXasan-w2r 2 місяці тому +35

    Wallahi saan usugayey asad ayaa soodhigii ayaan islahaa ilahay hanoo kiindaayo team 27❤❤🎉😊

  • @NabihaAbdilahi
    @NabihaAbdilahi 2 місяці тому +3

    wlhei wiilka yar iyo samiyo jilitaankoodu waa well trained 😊

  • @SeynabhireAden
    @SeynabhireAden 2 місяці тому +151

    Intasoo dhan baa team 27 waligeyna like mahelin😢😢😢❤

  • @nadraali0448
    @nadraali0448 2 місяці тому +4

    Samia acting a best mother 👩

  • @shirehirse-sc8lh
    @shirehirse-sc8lh 2 місяці тому +25

    Saamiyo jiliinkeeda wx lasiisto lahayn wlhi m.a😊❤

  • @AmiinMuse
    @AmiinMuse 2 місяці тому +3

    Filimkaan 10/10🎉❤woo uqalamaa waa kehelay arimaheyna 🎉❤ waxaa rabnaa in aa noo soo badisid shoor ti filimkaan nookale🎉❤❤ 🎉

  • @FatxiCalisalaad
    @FatxiCalisalaad 2 місяці тому +45

    Saamia 400k aanku tuurno waa uqalantaa samia m.a besti atariisho part2 soo samee arimaheena guulaysta team 27 guul insha allh❤❤

  • @ShahidNasri
    @ShahidNasri 2 місяці тому +3

    Samia Jilinkeeda Prefect waaye Guleeso Quen ❤

  • @Abdishakur_Hassan
    @Abdishakur_Hassan 2 місяці тому +29

    Angle camera tropo waye micnha 2much muqalka bilawgiisa lkn qeebta dhxexe samia iyo ladan shekesanayan wa 10/10 arimahena macalimu Next 1 Angle cabaar focus sar cabaar hala dawado lakn cut ku badisay Macalimu Arimahena tankale ladan isla maalinka 1aad ine cunuga saan yeesho ma ahen malinka 2aad mcnha inee dhibsato lkn malinki 1ad filmka ku dhelay qeebta samia cunuga sarirta la fadhiso iyo marke imaanesay ine heesta hooyo la,anta ina usarto ahed sida ila qurxoned 😢
    lkn filmka inaba cadi ma aha wa true story gulesta macalimu❤

  • @tonykorss4055
    @tonykorss4055 2 місяці тому +6

    Kusaliya nabiga scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Tashamohamedc
    @Tashamohamedc 2 місяці тому +29

    Waligaa ilmahaga ha amaaneyn🥺

  • @aashinaqaliif2152
    @aashinaqaliif2152 2 місяці тому +5

    Filmka wa top 👍team 27 wa aaminsanhy so guuleysta ✔️🙏lkn magca filmka QALINKA WAA HADLAA // Qalinka wuu hadlaa...

    • @aminaidris426
      @aminaidris426 2 місяці тому

      Maxay ku kala duwantahy kolba anigu wuu hadlaa ayaan isticmaalaa

  • @haliimomuhumed5493
    @haliimomuhumed5493 2 місяці тому +25

    Hadad modo saxibada in ay tahay dacad ma ahha ee hala iska ilaliyo nagna yaysan aminin saxibadeed

  • @NajmaCali-n6e
    @NajmaCali-n6e 2 місяці тому +2

    Samiya waa actarad dhameystiran runtii❤

  • @Talo_same_podcast
    @Talo_same_podcast 2 місяці тому +47

    Actor : armaan
    Actress: saamiyo
    Director arimaheena
    Boy: rayaan
    Ladan Cidi.
    🔥🔥🔥🔥best film

  • @subargril4586
    @subargril4586 2 місяці тому +3

    Filmkaan caadi baan ba ula ilmeeyey wllhi 😢 cunuga yarka macha allh top weeye jilinkiisa korkayga jiriricaaba igu jajabtay jiliinkiisa owgii😢❤ hore u soco momy yariisow❤🎉

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 2 місяці тому +21

    Samia is so beautiful for sad acting😊🎉❤

  • @Najmayar-jz4qw
    @Najmayar-jz4qw 2 місяці тому +11

    Inta igu raacsan in la dhimanayo like pls

    • @AmanYare-xb5zc
      @AmanYare-xb5zc 2 місяці тому

      Wala ogyahy maraxeey 😂❤

    • @Najmayar-jz4qw
      @Najmayar-jz4qw 2 місяці тому

      Adi aa marexey ah maxaa kuhayana naa hus bastarad yahe araga xun ani afaareheega ha is.ku soo galin waa iga talo hadii kale hubub

  • @hodancaday7267
    @hodancaday7267 2 місяці тому +21

    Caawo dhan is weydiinayeey filimkii halkee ka baxay ugu danpeyn wakanaa😂❤❤

  • @Mostafjoy
    @Mostafjoy 2 місяці тому +2

    Samia Cimaamadeeda lama heysan karro dhanka jiliinka waa ay ka soo baxday (Best Acting).

  • @YoKl-rv2pl
    @YoKl-rv2pl 2 місяці тому +26

    Qaladaadka filimka nosoo dey please 🙏 aramaheena😊😊😊

  • @HodanMahamed-yc4pt
    @HodanMahamed-yc4pt 2 місяці тому +5

    Continued the films wlhi is so top mashallh keep going my team 27

  • @aliyah-rl7pv
    @aliyah-rl7pv 2 місяці тому +21

    Anoo og iny jiliin thy hdana ilma iga timi qaybt waraqda😢😢😢😢

  • @mulkihaji5679
    @mulkihaji5679 2 місяці тому +3

    qaladadka filimka noso daay samiyo wn kula ooye ma igu dhax noshahay walaley❤ cunuga yarka booskisa dhigay jilinka masha allah

  • @mohamedmoha3815
    @mohamedmoha3815 2 місяці тому +18

    Edit iyo jiliinba waaka dhisan yahay. Arimaheena gacan dahab.

  • @sharmarkeAbdirashid
    @sharmarkeAbdirashid 2 місяці тому +3

    masha alla walahi waa actered buuxda , team 27 way dadalayan

  • @Cristiano-gf
    @Cristiano-gf 2 місяці тому +25

    Samia 400k hala gaadhsiiyo 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Attqui
    @Attqui 2 місяці тому +3

    MshaAllah hablahaygu waa mumataliin dhaba horey u jaanqaad qaada vive team 27 ❤ from Djibouti 🎉🎉

  • @Amran-jp1nl
    @Amran-jp1nl 2 місяці тому +629

    Team 27 100 like ❤🎉

    • @Mo-Azaam
      @Mo-Azaam 2 місяці тому +28

      Wow walashey samided ka badan aa u qalantaa ❤❤😊

    • @HafzaIbrahim
      @HafzaIbrahim 2 місяці тому +6

      Wow Waadfiicantahay😊😊😊😊😊😊🎉🎉

    • @KeyseMaxamud
      @KeyseMaxamud 2 місяці тому +1

      ​@@Mo-Azaam😊

    • @SaleymanCqadir
      @SaleymanCqadir 2 місяці тому +1

      😊

    • @UbaxCabdi-mb7ye
      @UbaxCabdi-mb7ye 2 місяці тому

      Eree

  • @DeeqaSalah
    @DeeqaSalah 2 місяці тому +2

    Waa run qalinku wuu hadlaa arimaheena markasta shorts filim ka aad sameesa waa wax bulshada kajira oo run ah sidii kuwii hada kahor ee aad darba jiifka ahad iyo tii adi iyo xuseen pepe waxkasta aad isla wadaa gaysan🎉🎉🎉hambalyo arimaheena ❤❤❤

  • @ikhlasosman9769
    @ikhlasosman9769 2 місяці тому +16

    Omg kan film wuu dhaafay 🎉🎉🎉🎉❤hit ayuu maraya special top actors samia ladan and one an only arman hajio

  • @nafisoaxmed9991
    @nafisoaxmed9991 2 місяці тому +2

    Masha allah mahadsanidin wa filim wacyigalin runtii❤❤❤❤

  • @OwliyoOmar
    @OwliyoOmar 2 місяці тому +40

    Team samia one like❤😊

  • @ubahfarah3135
    @ubahfarah3135 2 місяці тому +1

    Allowa hooyooyin keen unaxaxariiso dhamaan❤❤❤