RAMADAN DAY 2 IYO MARTIQAADKA AMIIRO NA MARTIQAADE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 197

  • @NajmaCuisine
    @NajmaCuisine 7 місяців тому +70

    Xabiibkeena MAXAMED Scw aan Ku salino Axbaabii Fil-Caqiida.
    اللهم صلي وسلم على عبدك ورسولك محمد ابن عبد الله⁦❤️

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah 7 місяців тому +23

    M.a amira iyo familykeda so dhaweynta shaxshaxda quruxda social media ayago kala logu talagalay waa reer xadaari ah❤alahuma barik

  • @KhadroCnasir-x4m
    @KhadroCnasir-x4m 7 місяців тому +50

    Kusaliya nabiga scw dhamaan asxaabta koko one like ❤

  • @sacdiyocali4825
    @sacdiyocali4825 7 місяців тому +90

    Team koko ismuujiya please like me ❤

  • @Cadnaan_official
    @Cadnaan_official 7 місяців тому +59

    Koko haday qandho kuhayso marawaxada iska Dami xanuun waaye wllhi❤dardaaran waaye❤😊

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 7 місяців тому +25

    Ramadaan mubaarak Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏

  • @najmamohamed9721
    @najmamohamed9721 7 місяців тому +27

    koko is the best youtuber

  • @sudesyeke3815
    @sudesyeke3815 7 місяців тому +51

    Wll ku sali rasuul ❤❤ scw

  • @AmiinDhgcde
    @AmiinDhgcde 7 місяців тому +6

    Ku Sali nabiga scw scw marlaw ba oo aad salada aatukato salaad walba 100 scw scw scw scw scw scw

  • @Msszalwa
    @Msszalwa 7 місяців тому +26

    Kusali nabiga scw❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 7 місяців тому +7

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤😘😘😘🌹

  • @cabdinaasirxuseen6620
    @cabdinaasirxuseen6620 7 місяців тому +11

    Kowthar lejemed waakuwataa quruxeey the best UA-cam aatahay walaahi

  • @Dirsan-e1g
    @Dirsan-e1g 7 місяців тому +33

    Koko wan ku wata walalshay macan wan ku wata wan ku tagera ❤❤❤

  • @HafsaAbdirahman-ol6qm
    @HafsaAbdirahman-ol6qm 7 місяців тому +28

    Abayo kowsar ilhay cafimad ayu ku soo kiciyey alxmdulilah dhe abayo ❤😊

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 7 місяців тому +16

    Amiiro gabar qalbi wangsan keep going sister ❤

  • @hafsamohamudhassan2602
    @hafsamohamudhassan2602 7 місяців тому +14

    Koko iyo asxabta team 27 wa nisalamey🙌 xbbti aad ayaa ugu faraxsanahay inad cafimadka qabto alxmdllh🤲 waanu kuso duceyneyney aamirana wey kumahadsantahay afurkaga xogaga ilahay haku barakeeyo amiin🤲
    Ramadan mubarag mel walba aad jogtaan iyo cafimad qab🌙❤️❤️👏👏

  • @Amirafan1
    @Amirafan1 7 місяців тому +16

    Ayy Amiira qalbi wanaag m.a❤❤❤

  • @Mariahilwa
    @Mariahilwa 7 місяців тому +20

    Ceeb wye abyo kuligood casuum halmar wilasha mcal gabdhaha ajarka helaysaaye siiba wilasha kuducaynayaan

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl 6 місяців тому +1

    Thanks hbbti salida magaceda nosheg love you abyo Allah hkucfiyo 😊❤

  • @nicimaaxmed-r2x
    @nicimaaxmed-r2x 7 місяців тому +16

    Inta nabad ku,afurtey alxamdulilaah hadhahaan😊😊

  • @NajmaMuxumed
    @NajmaMuxumed 7 місяців тому +3

    Koko jir oo joog abaayo mcnyy ani waa ku wataa wallaahi funny aa tahay amiira Qalbi wanaagsan gacmaha allaha ubarakeeyo. Ramadan mubarak❤

  • @Safiyo295
    @Safiyo295 7 місяців тому +10

    500k dhaqso garsino guys 🙏
    Babiya😁💛🤞

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 7 місяців тому +113

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️👍❤

  • @FarxiyoMohamed-d8w
    @FarxiyoMohamed-d8w 7 місяців тому +13

    Koko😊😊❤ abaayo wan kutaa geeraaa🎉🎉🎉 maadaama gabar isla nahnay sida kapeba😊😊

  • @XabiiboC.raxmaan
    @XabiiboC.raxmaan 7 місяців тому +7

    Koko qurux badan cafimatka alha kutaama yeelo adkaarta bdaso farxada badan waleysku ileesta waiga talo

  • @cabiiracabiira6870
    @cabiiracabiira6870 7 місяців тому +4

    Qumaanka allaha ka caafiyo xanuunkisa ana arkay ila layga jaro 😢

  • @Turkiismood2345
    @Turkiismood2345 7 місяців тому +3

    Weligey 1love layma sarin😢😢😢

  • @aslicumarabuukar5698
    @aslicumarabuukar5698 7 місяців тому +6

    Ramadan Mubarak 🌟 koko

  • @Rrrrrrr-vq4xn
    @Rrrrrrr-vq4xn 7 місяців тому +8

    Koko yeyyy ciYow noo soo dhiG haay waxa hppti 😭🫶🏾

  • @Sadiiq2027
    @Sadiiq2027 7 місяців тому +15

    Inta ceyda iyo amira jcl one like❤

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 7 місяців тому +1

    Ramadan mubarak❤🎉

  • @WIILABGALCNL
    @WIILABGALCNL 7 місяців тому +4

    Asxpta koko haleyso duceyo 😢😢 wana nii salmey 😢❤

  • @Yacquubmaxamad-p9e
    @Yacquubmaxamad-p9e 7 місяців тому +7

    Koko is the best youtuber❤

  • @samiira08
    @samiira08 7 місяців тому +5

    Ramadan Mubarak Dhamaan Fans Koko 💋❤

  • @sundusqurux-n2i
    @sundusqurux-n2i 2 місяці тому +1

    M.a allowcaafi dhamaan ❤ yaarabi

  • @Diinta.27
    @Diinta.27 7 місяців тому +4

    صلى الله عليه وسلم

  • @Maxamedabdirixman-1234
    @Maxamedabdirixman-1234 7 місяців тому +3

    RAMADAN MUBARK❤

  • @Nafisoaley-jo3um
    @Nafisoaley-jo3um 7 місяців тому +3

    Koko routine ngadaa nh azxpta Lasoo samee video

  • @Yaasirhusseen
    @Yaasirhusseen 7 місяців тому +8

    kokoo.buulle.fulimka.hadadd.kuu.jirin.maba.rabo.filinkauujirin.nah.malaha.abaayo

  • @fahmomohammed2262
    @fahmomohammed2262 7 місяців тому +8

    Alle haku caafiyo my sister koko bulle😢

  • @AmiinDhgcde
    @AmiinDhgcde 7 місяців тому +1

    Ku Sali nabiga scw scw scw

  • @AsmaNorEybakar
    @AsmaNorEybakar 7 місяців тому +1

    Abaaydaa maa imaade koko ii soo jawaab marayam

  • @mohamedsiciidnor4096
    @mohamedsiciidnor4096 7 місяців тому +2

    Ilhey hana aqblo Ramadan kariim Muslim ☪️ people

  • @SaidHilalMohamed
    @SaidHilalMohamed 7 місяців тому +2

    Koko adi bidaar ayaa ledahy lkn wn kula kaftamyaa ee ha u bixn 🎉❤❤❤❤

  • @beerlula
    @beerlula 7 місяців тому +1

    Soonka iyo salada allaha naga aqbalo🤲

  • @AYAANXuseen-og5hv
    @AYAANXuseen-og5hv 7 місяців тому +5

    Koko illahey haku cafiya❤❤

  • @Riyaana34
    @Riyaana34 7 місяців тому +2

    Illahay hakucaafiyo sister 🤲 keep going koko❤ ramadan mubarak

  • @CaashoAxmed-v8j
    @CaashoAxmed-v8j 7 місяців тому +4

    Team koko one like❤

  • @HamseCabdi-s5e
    @HamseCabdi-s5e 7 місяців тому

    Ramadan karim hn qali

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 7 місяців тому +2

    Allah ha cafiyo my sister koko bulle 😢

  • @SacdiyoSacdiyo-h1p
    @SacdiyoSacdiyo-h1p 7 місяців тому +3

    Koko buulle iidmubaarak❤😊

  • @XamdiQasiin
    @XamdiQasiin 7 місяців тому +2

    Tim 27 dhamaantina waxn idin leyahy Ramadan Mubarak wan idin jeclhy love you 😍 ♥️ ❤️ 💖 😘 💋 😍 ♥️

  • @kadra9957
    @kadra9957 7 місяців тому

    Illaahay ha ku caafiyo, danbi dhaafna ha kaga dhigo xbt.
    Keep going Koko ❤❤❤❤❤❤

  • @amiinyamaal12
    @amiinyamaal12 7 місяців тому +3

    Salalaahu calyhi wasalam❤❤❤

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 7 місяців тому +4

    Koko quruxeey yow noosoo gali vidioga❤❤❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 7 місяців тому

    Beautiful 😘💪 Our Sister Koko Macha" Allah❤🇸🇴😘

  • @Sophiaalih
    @Sophiaalih 7 місяців тому +5

    First one ❤

  • @cabdirisaaqyacaquub8085
    @cabdirisaaqyacaquub8085 7 місяців тому +4

    Next anaa ahaa inta ilamid ah like iisaar😂😂

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 7 місяців тому

    MAANTA. AMIIRA. ASXAABTA. KASHIDANTAHEY.
    XAALDA. WAA. SAXANYAHEY
    CASUMAAD. WANAAGSA. KONO BULLE❤❤❤

  • @RahmaMoumin-vu7eb
    @RahmaMoumin-vu7eb 7 місяців тому +4

    Kokoo bule ❤😊

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 7 місяців тому +2

    Wcs toto bulle amiro mrked wka so bxdey ada dhimn 😂

  • @AyaanAdam-mw6dz
    @AyaanAdam-mw6dz 7 місяців тому +6

    Koko maxa kugu dhacay wajiga ku bararaye😮

  • @Diinta.27
    @Diinta.27 7 місяців тому +4

    koko cayda daaaso❤❤❤

  • @sadamdrqofal8781
    @sadamdrqofal8781 7 місяців тому +5

    ❤ Koko buule

  • @FihiimaAxmedAbdirahman
    @FihiimaAxmedAbdirahman 7 місяців тому +1

    Koko waa qlbi wanag❤❤❤❤

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 7 місяців тому

    Masha allha

  • @esraaa2238
    @esraaa2238 7 місяців тому +2

    Kokoye ciyow noso dhig video ❤😘

  • @NasteexoMaxamed-sb4ry
    @NasteexoMaxamed-sb4ry 7 місяців тому +1

    Alha kucafiyo abayo mcn❤❤❤❤❤❤

  • @Abdi-q3d
    @Abdi-q3d 7 місяців тому +3

    Allaha Haku cafiyo

  • @osmansokorey-yv7mu
    @osmansokorey-yv7mu 7 місяців тому

    Casumaad wanaagsan dhamantiin😊😊

  • @XudeyfaApdullahi-hd8ig
    @XudeyfaApdullahi-hd8ig 7 місяців тому

    Team koko one love❤

  • @KaafiyoAxmed-k6b
    @KaafiyoAxmed-k6b 7 місяців тому +2

    Koko wlhi wan iska kaa jeclahy guuleso abayo

  • @mukhtarsheikh3025
    @mukhtarsheikh3025 7 місяців тому

    Koko aniweystaada waa fani❤❤❤❤😊

  • @nashwamohamed-x2k
    @nashwamohamed-x2k 7 місяців тому +1

    koko miss you wlh abayo ale haiikaa caafiyo

  • @FatimaDimple-d7m
    @FatimaDimple-d7m 7 місяців тому +2

    Jeeb baarasha wada koko cid mubarak aa😂😂

  • @asc5398
    @asc5398 7 місяців тому +1

    Viva marka cadeey

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 7 місяців тому +2

    wlhi waan isk jeclhy mrky saas iskyl joogaaan❤❤❤❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 7 місяців тому +4

    Macha"Allah Koko❤ Koko Hadaanba Arko Anooo Dhan Waa Dhallallaa😂🤩😍🤲🇸🇴😘💪🫢🫢🫢 Asxaabta Koko Magaceeda Runta Miyaaa 😉🫢🫢🫢 Mise Nenaaas Lee Waaye🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴?????..??....?

  • @Saden06
    @Saden06 7 місяців тому

    Nimbus 5 face cream is the best for all types of face. It contains multivitamins. It is very effective and the best for all faces. I have been using it for more than two years and lived it. ❤️❤️❤️

  • @Farxaan20.
    @Farxaan20. 7 місяців тому

    Koko abaayo natus please ado raali ah❤😊

  • @ahmeds6878
    @ahmeds6878 7 місяців тому

    Team koko Team asad amiira cumeyr cayda arimaheena are you single 😂😂😂❤

  • @SuumiXasannuur
    @SuumiXasannuur 7 місяців тому +2

    One like team koko❤

  • @IqroIqriina-sq4sx
    @IqroIqriina-sq4sx 7 місяців тому

    Happy birthday Kowthar mahamoud bulle❤🎉

  • @MaxamedIbrahim-t4e
    @MaxamedIbrahim-t4e 7 місяців тому +1

    Ramadaan Mubarak keep going walashey marka uu idinka bari 3 idiinyahay naka 4 buu noo yahay

  • @Asmahh-r2l
    @Asmahh-r2l 7 місяців тому

    Koko adigana markaa team 27 soo marti qaad❤❤❤❤❤❤

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali27 7 місяців тому +2

    Team 27 is not easy 😢😢❤

  • @Ayaaneyyyy
    @Ayaaneyyyy 7 місяців тому +4

    Aqwan video laso Dhaqso nh🥺😍

  • @shukriofficial3961
    @shukriofficial3961 7 місяців тому +2

    First one yeah 🎉

  • @missnajma5505
    @missnajma5505 7 місяців тому

    Asc abayo dadka umasojawabtit isojawab inte kalasoxarira from kenya interesting to go Malaysia

  • @MariaNasra-l5t
    @MariaNasra-l5t 7 місяців тому +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw Allahu Akbar 🎉😢😢

  • @Zabrin23
    @Zabrin23 7 місяців тому

    Koko adineh halmar is xureyy casuuum abayo ceeb wye 😮

  • @KaabeDaahir
    @KaabeDaahir 8 днів тому

    M.a ❤❤❤

  • @jowharcalixuseen2571
    @jowharcalixuseen2571 7 місяців тому +2

    Kokoyey abaayo maa nabartit se camal

  • @HamdiMohamed-t7g
    @HamdiMohamed-t7g 7 місяців тому +1

    Scw scw scw

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef 7 місяців тому +2

    Amira qalbi xab xab❤

  • @Ĺaylamaxamed-g8q
    @Ĺaylamaxamed-g8q 7 місяців тому

    Koko abaayo cabaayada biin dhexda uga xir jirkaada muuqanaaye😢

  • @Jaaaama36
    @Jaaaama36 7 місяців тому +1

    Anyways
    Although
    Because
    But
    So
    Intaa aa beerka nooga garacdey Koko 😂

  • @ShammasOmar
    @ShammasOmar 7 місяців тому +1

    Kokoo abaayo bidaar ayaa ku gu taalo😂😂😂

  • @RiseJr-p1p
    @RiseJr-p1p 7 місяців тому

    RAMADAAN muparik

  • @AbdiNeon
    @AbdiNeon 7 місяців тому

    Koko abay ujig hadadh daqda seramka hormari hadi kala faclinta wey kahaleyni markas kadamba faslinta faruraha marso abay