QABIILEYNTA UBADKA AMA SOOMAALIYEYNTA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Booqo hooygeena internetka oo ah www.hanoolaato....
    .Subscriber ka noqo barteena youtube-ka si aad u hesho muuqaalada cusub. / hanoolaatotv
    .Nagala saxiib barataha xiriirka bulshada oo si joogto ah ugu xirnoow HANOOLAATO.
    / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv

КОМЕНТАРІ • 168

  • @dodger7803
    @dodger7803 2 роки тому +10

    One of the most respected educated historian and the best human we Somalis can ever have as a fellow countryman this gentleman speaks the truth nothing but the truth nolow professor engriiss

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 8 місяців тому +4

    Prof Mohamed H Ingiriis waa nin wax badan og runtii waxbadan buu iftiimiyey thanks HA NOOLAATO.

  • @Dr_Abdi
    @Dr_Abdi Рік тому +3

    Marka lagu leeyahay tacliintu wa iftiinka nolosha wa sidano kale. Nolow professor Mahadsanid ayaanle iyo hanolato ❤your programs

  • @habsiilacag7427
    @habsiilacag7427 7 років тому +72

    Waxaan ogaaday in aan somali ahay maalin ayaan waxaan dabaalaneeynay wubiga dhermara magaalada baladweyne 12:00 duhurnimo waxaa wubigii ku dhacay wiil aan somali uun isku nahay runtii isku qabiilne eheeyn waan kasoo qabtay banaanka ayaan geeyne aniga intii igusoo gaartay wiilkii wuu matagay biyo aad u badan xaafadiisii ayuu aaday wiilkii marku guriga tagay ayuu u sheegay waalidkii in uu wubiga ku dhacay wiilna kasoo qabtay aabihii ayaa yiri maalinta jimcaha ii keen wiilka wuu isoo raadiye wiilkii waana raacay runtii sifiican ayaa maalintii leey marti qaaday aabihiine wuxuu iisheegay in uu hanti isiin doono waxaana dhahay ader hanti kaama rabo waad mahadsan tahay runtii maalinkaas ayaan ogaaday in aan somali ahay

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra 7 років тому +23

    Thank you Hanoolaato . sidaa ku wad baraarujinta

    • @ChantaUno
      @ChantaUno 7 років тому +1

      osman 2012 ku xasuusta hda ka hor commentis aad bixiysay kaka jawaabay😂😂😂maanta ku argay waan yaabay

    • @Leone-Di-Guerra
      @Leone-Di-Guerra 7 років тому

      Liban kkkkkkkkkkk Thanks , waam ku salaamay

  • @mohamederag7743
    @mohamederag7743 7 років тому +25

    Ingriis wuxuu u yahay role model carruurta Soomaaliyeed, guuleyso waligaa cadowgaagu ha jabo

  • @nuurre1023
    @nuurre1023 4 роки тому +9

    Hanoolaato team aad baad umahadsantihiin. Shaqo fcn ayaad wadaan ee hore usocda.

  • @charmarkemohamed8039
    @charmarkemohamed8039 4 роки тому +13

    Odayga taariikh iyo aqoon baa ku duugane waraysiyadiisa soo badi ayaanle

    • @abdifatahali428
      @abdifatahali428 2 роки тому

      Ninkaan waxa ay la tahay ayuu ka hadlayaa adigaba waad dhiiban kartaa fikirkaaga .

  • @AHH25
    @AHH25 4 роки тому +3

    Thank you hanoolaato ayaanle iyo aqoon yahan soomaliyeed caan baxay wadaniyiinta soomaaliyeed cc shakuuur ninka ku xiga waaye

  • @shirwazahiir4580
    @shirwazahiir4580 4 роки тому +3

    Max'ed Xaaji Ingiriis Aqoon yahan Ku dayasho mudan Mudane Horay u soco

  • @ibracastro9311
    @ibracastro9311 2 роки тому

    Suxufi Wariye. Ayaanle 🙏 iyo prof ingiriis. 🙏 Xildhibaan Oda Waa. 🙏 Wuxu Yiri. Qaranka 🇸🇴 iyo Qabiilka. aniga aYaa isku Ah. Nin SALEEBAANA. Matihid Maa idhihi kartaa aYuu Yiri. Weliba Qaranka 🇸🇴 iyo Qabiilka. Waa isku dhafan-Yihiin. aYuu oyuu OranaYaa. Sideed u Aragtaan. 👁👁 idinku. Jawaabtu Waa dhankiina. Asxaabta. 🙏 baraha bulshada. Na kama Madhna.

  • @Duuuu583
    @Duuuu583 4 роки тому +15

    Very good historian guy I love the people who are qualified, but this guy is more qualify hen he bears!!! We need more video about his lecture

  • @Yaz2687
    @Yaz2687 2 роки тому +2

    masha alllah wllkey Ayaanle waxaan ka codsan lahaa mar inaad barnaamij kaso sameeso taarikhda dadka Banaadiriga loo yaqaano🙏🙏🙏🙏

  • @lovemyselfbeerlipaah2865
    @lovemyselfbeerlipaah2865 3 роки тому +1

    Ninkan profka wax badan ayuu ogyahay hanolato mahadsanid

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 3 роки тому +2

    Qabiil waxaa inoo keenay geeleyda, laakiin kaluumeysatada iyo beeraleeyda.
    Qabiilka waa in la baraa caruurta waa xaq, gaar ahaan kuwa aan hore u aqoonin.

  • @zundusahmed6818
    @zundusahmed6818 4 роки тому +6

    Qabiil hadu wax itarayo Brussels ano joga ban safarad tagay waxan kadontay vise ma somali batahay ha kusiin mayno bay idheheen wiiy wa cishoday qaran ba ideqa somali wa imid allaah habad badiyo ano God kudhacay waxa iga sosaray wiil aanan isku Qabiil ahayn balse somali nimo igu damqaday

    • @patiencepapa5683
      @patiencepapa5683 4 роки тому

      Zundus Ahmed
      Naaskiii hooyo walaalo wada dhamay Uur Hoooyana ku hoyday ayaaa dhacda in mid u damqan walaaalkiii , aadanuhu kala damiir duwan
      WAXAAN WEEDHEEYDA KU SOO XIRI OO SAACADDA LA JOOGO WASHINGTON DC XILIGEEDA 6:30 AM AAN KU ALIFAY MIRAHAN
      Naxariistu ma laha midabbo laakiin garasho nadiif ah
      kindness does not have colors but clean consciousness

  • @kiinqueenboqoradamaqal9139
    @kiinqueenboqoradamaqal9139 3 роки тому +1

    Wlhi run hadalkiisa

  • @dalibahmedyahya3760
    @dalibahmedyahya3760 2 роки тому

    Hanoolaato hana sii Noolaato

  • @keedkafanka4337
    @keedkafanka4337 7 років тому +6

    qafka labaad oo fiirsaday ayaan ahay ayaan barnaamij yadad toos ayaa ula socdaa ugaas

  • @abdirizaknurali6311
    @abdirizaknurali6311 4 роки тому +3

    ❤Somali nimadaa iga badan❤

  • @amareto5772
    @amareto5772 6 місяців тому

    Somalia waxaan moogahay 3 asbuuc (Feb, 2024). Gobol kastaa, ha kala reebin, waxa Muqdisho ka socda iyo ka daran aa ka jira. Waxa aan la soo yaabay, wax kastaa oo Anbiyadii (Calayhuma Sallam) loo soo diray in ay dadka ka waaniyaan- ayaa ka socda Somalia maanta. Weliba gobollada qaarkood, qabaa'ilka ay yasaan xaafado gooni ah ayay degan yihiin.

  • @habibaabdi7259
    @habibaabdi7259 7 років тому +2

    hanolato.somailay

  • @aweesdanbiil8623
    @aweesdanbiil8623 2 роки тому

    MR INGRIS BEENTA JOOJI NIN SOMALI AAN AQOON QABIILKIISA MA JIIRO
    EE WADANKA DHAN IYO DOWLADA KU QEEBSATAY 4.5
    EE NAGA DAY
    BEENTA HADA TAHAY YAXAAR AMA MIDGAAN AMA DHANAAN WA SOMALI OGOW

  • @ahmedabdi6200
    @ahmedabdi6200 7 років тому +4

    Kan maanu aheyn kii Belguim laga joogi waayey ee Qabyaalada iyo Generaal Caydiid taageeradiisa ku waashey ma maanta ayuu noqdey aqoon yahan YAAB

    • @mohamederag7743
      @mohamederag7743 7 років тому +7

      Maxamed Ingiriis wuxuu maanta ka mid yahay dadka fara-ku-tiriska ah ee cilmi iyo caqliba kulansaday ee ka soo dhax baxay Soomaalida si aqoon leh ayuu noogu sharaxay in qofka Soomaaligu uu yahay qabiili marka koowaad, marka labaadna Soomaali haddii adiga oo Majeerteen ah aad la dhacsan tahay C/laahi Yuusuf Yeey oo Xabashida ku xasuuqay Xamar sideed isaga u dhihi kartaa General Caydiid oo mujaahid ahaa wax fiican ha ka sheegin

    • @ahmedabdi6200
      @ahmedabdi6200 7 років тому +1

      kkkkkk Cabdulahi Yusuf Iyo Caydiid Labaduba Ma Taageersani, laakiin wiilkan si fiican baan u aqaan beenta uu sheegayana ha rumeysan waayo Belguim markii loo diidey inuu jaamacada bilaabo ayuu soo foojari gareerey shahaado dugsi sare, taasoo oo keentey in Belguim gabi ahaan shahaadada somaliga mamnuucdo, markaa sxb qabiil ha ku difaacin tie giisuna yuu ku qaldin philosophy ayaan dhigtaa buu oran jirey 2006 kii..

    • @mohamederag7743
      @mohamederag7743 7 років тому +5

      tan kale Ingriis wuxuu u yahay role model carruurta Soomaaliyeed, Oxford iyo Kings college london jaamacadda website-keeda ayuu ku jiraa asagoo cashar bixinaaya iyo wuxuu qoray, belgium waxaa jooga walaalkay iga yar, shahaado uu Hargeysa kala yimid buu jaamacad kaga galay kol dhaw, marka adigu isaga ku dayo oo waxbaro, waa taladeyda.

    • @Talloo10
      @Talloo10 4 роки тому

      Qofku miyaanu wax baran karin takale caydiid iyo Ali mahdi kee xukunka ku horeeeyay

    • @sevenscounty409
      @sevenscounty409 4 роки тому +1

      @Cadde mapki gumeystuhu galgaduug kuma qorneyn, mida kale beeshas aad afka ku heysiid Cabdullahi ciise oo beshas uu dhasheey wuxu ku dhaashey magalada Afgooye sanaadki 1940medi. Goorman somalinimada isku ogaalan dona waa yabe? Wadanku waa lawada leyahay ee Somalinimada haina wada deqo Somaliyeey.

  • @somalisoma874
    @somalisoma874 4 роки тому

    Merciiiiiii eeee Hanoolaatooooo

  • @hayatdubai5199
    @hayatdubai5199 7 років тому +1

    Guulaysta walaalayaal

  • @nasrahaji313
    @nasrahaji313 4 роки тому +2

    Ayaanle guuleeyso

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 роки тому

      Adigu qabiilaynta ka daa ubadka soomaaliyeed

  • @bidhaamiyetv9094
    @bidhaamiyetv9094 2 роки тому

    Cajiib

  • @nuurxaajicismaanmaxamed3256
    @nuurxaajicismaanmaxamed3256 4 роки тому

    Hanoolaato waan idinkaga mahad celinayaa barnajmijka noocaan ah aniga muqdishan ku dhashay waxna ku bartay ilaa dugsi sare aan ka qalin jabiyay ilaa iyo hadda sxday qabiila ay yihiin ma aqaan iyaguna qabiilkayga ma garnayaan sida aan filayo

  • @yasinyusuf4759
    @yasinyusuf4759 4 роки тому

    Waa runtii qabiilka miyiga ayaa ka dhibaato yar ta magaalada

  • @Ameen_hussein.
    @Ameen_hussein. 17 днів тому

    Ninkakan waa hage iyo idheer garad hanti noqon karro

  • @fardusafardusa6817
    @fardusafardusa6817 6 років тому +1

    @somali filmkarton
    Ilaahoow soomaali oo dhan àdigoo kale ka dhig

  • @abdulahiabuker5183
    @abdulahiabuker5183 4 роки тому +1

    Waa atoore baadiye

    • @abdulahiabuker5183
      @abdulahiabuker5183 4 роки тому

      Kanoo kale ee somalida dhahdaa waa siyaasi kani waa atoore badiye oo suud losoo galiyay

    • @sevenscounty409
      @sevenscounty409 4 роки тому

      @@abdulahiabuker5183 somalida 98% asaalkoda reer miyi ku sal ku haya. Armaa accentkisa iyo afsomaligisa oo fasiix ah aad ku mucaradeysiid?

  • @aliahmed867
    @aliahmed867 4 роки тому +2

    He is lie and fake news and moryan

    • @abdirisakisse6237
      @abdirisakisse6237 4 роки тому +1

      Cuqdada ku dhimo wecelow aqoone alle waa siiyey waana laandheere marka ciil uunbaa u dhiman kartaa

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 3 роки тому

    Maxamed ingriisow haddii ninkii korneylka ku soo buriyey aan u aamini karaa???

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 4 роки тому

    Xilligii qabiilka la mamnuucay ayaa oday samadoon laga dhigay wuu yiri siyaad barre waxaan ku nacay markii uu dadkii oo dhan shug isku siiyey , somalidu ma aha dad yaqaan % in wax lagu qeybsado tira koobkuna muhiim yahay cid walbana sheerkooda sidaa ku helayaan

  • @abdiwahabok1921
    @abdiwahabok1921 4 роки тому +1

    Ninka loo doonan doona mustaqbalka dhaw tariikhda somaalia Role model ayaa u tahay dhalin badan allaha ku xafido pro ingiriis

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 4 роки тому +1

    Hanoolato waxa ku qarineysaa taalooyinkii wadanka kuwii fiiqdey Aan laga hadlin hala siibto lagu qarinaya

  • @mustafexuseen2105
    @mustafexuseen2105 4 роки тому

    Waxaan ogaaday in an somali ahay ula jeedadiisa man fahmin wuxuu ka wado? waxan ka gartay in u muraaqooday ama u jibooday

  • @somalisoma874
    @somalisoma874 4 роки тому

    Si aan qhabiil horta aan anu kabaxo caruurtay dana somalinimo u barro waxaan la vaxaY: MIDGAAN.

  • @nasrahaji313
    @nasrahaji313 4 роки тому +1

    English waa qabiileeysta

  • @farhiaismail5084
    @farhiaismail5084 4 роки тому

    Somaaliga waxu ogada somaali nimada marku dhul shisheyo tago
    Indho faidadoda waxa og qof indho belay

  • @abancadevlogsandvideos5002
    @abancadevlogsandvideos5002 3 роки тому

    ayanle hafiirinin siyaad bare iyo farmaajo ee maad ka hadashid dhibaatooyinka ay geesteen habar gidir iyo abgaal dadkii gabdhohooda magaalada lagu kufsaday dadkii umada hantidooda qaatay maadka hadashaan qabiiladii umada shabeelooyinka lahayd ka iibiyey biyaha wabiga shabeele maad ka hadashaan dadka miyiga ka yimid ee ilaa maanta uma soomaaliyeed tuulooyinkooda ku dhex dilay maad ka hadashaan masaakiinta iyo agoonta ilaa maanta guryohooda xooga lagu haysto umadan iyo dalkan mahagaagayo ilaaa ninkii dhul dhagax ka yimid iyo ninkii asagoo dameer wata soo galay umada xoolohooda dhacay gabdhohoodiina xoog ku kufsaday lagu celinin meelihii ay ka yimaadeen lagana qaadin magta dadkii ay laayeen iyo guryaha hada ay degan yihiin anaga hanoo aqrinina waxaad doonaysaaan siyaad bare waxbuu qabtaye adinka sodonsano umada dhacdeeen maxaa qabateeen war runta halaysku sheego......

  • @abdifatahali428
    @abdifatahali428 2 роки тому

    Amar Illahay somalida badankeed xaqiiqda iyo runta kama hadlaan.
    Qabiil waa waxa dumiyey qaranimadeenii welina lagama bogsoon
    Dagaalkiina ma dhamaan ee tabar ayaa la isu waayey .. talk is cheap .

  • @mauliidyusufadan6433
    @mauliidyusufadan6433 4 роки тому +1

    Siyaad bare maa laga waraystay ninkan
    Dadka soomaliyeed aqoonyahanka sheegta
    1 mawduuc kama hadlikaraan qaar kood. Qofku meeshuu neceb yahay aad arkaysaa.

    • @xaliimo5422
      @xaliimo5422 4 роки тому

      May madaxweyne taarikhda lagu xuso so ma mudna

    • @abdiabdi9318
      @abdiabdi9318 4 роки тому +1

      Meel baa ku bukta ee dhakhtar ka aad

    • @abdiabdi9318
      @abdiabdi9318 4 роки тому

      @@xaliimo5422 soomaali halkay taalo isagaa dhigay markaasi baad leedahay Madaxwayne, qabyaaladayste cuqdadaysan buu ahaa

  • @karinacwjacobs
    @karinacwjacobs 3 роки тому

    Soomaalida waxay ukala baxdaa, 3 qeybood.1,,, geeley .2., beeraleey. Kaluunley... marka soomaaliya waxaa qabiilka u keeney qeybta koowaad ee geeleyda. Ah.

  • @alimussa5560
    @alimussa5560 4 роки тому

    The problem is the word itself, Does the Word Somali means Somalis of Somaliya. We have Somalis of Ethiope, We have aslo Somalis of kenyan origins, Somalis are not only represented by Somalis if Somalis.

    • @sevenscounty409
      @sevenscounty409 4 роки тому

      You are clearly illiterate given your adverse use of the English grammar. That said, an illiterate git like you can no be in a position to lecture us Somalis on the boundaries of our ancestral lands. We will never accept the artificial colonial boundaries that attempts to demarcate by dividing our ancestral land into different national states.

  • @engcabdullahiyusuf1892
    @engcabdullahiyusuf1892 7 років тому

    Hanoolaato waxay noolaynaysaa jiritaanka soomaalinimada halkaa ka Wada asxaabta

  • @Degaliah
    @Degaliah Рік тому

    😂😂 kolaay anagu kuwii MAXAMDIYA scw ku abtirsadaan nahay, lakiin kuwii labaxay majertenia iyo ogdenia iyo balo iyo baas oo dhan ilaa hadaay qabyaaladi kuwadaan Somalia

  • @abancadevlogsandvideos5002
    @abancadevlogsandvideos5002 3 роки тому

    waxaaan aaamin sanahay hadaan ahay wiil ku dhashay dagaal iyo xabad wax walba oo wadankeyga ka dhacay ayka dambeeyeeen 3 qabaa il somaliyeed

  • @iimaanabdullaahi849
    @iimaanabdullaahi849 3 роки тому

    The charity begins at home, kan proff isku sheegaya asaga ha iska bilaabo, asagaan waxaan qabiilkiisa aan ku abtirsan u haysta Amxaaro, Kenyastti, mar walban he is out of topic, waxa laga hadlayo mar walba waa ka baxaa sababtoo ah maskaxdiisu ma fadhido.Allah waxaan kaaga baryayaa in uu Soomaali ku jeclaysiiyo .Sheekada uu naga dhaadhacsiinayo waa xanuunsan yahay.waa feeg information

  • @zakiyare7683
    @zakiyare7683 4 роки тому +1

    😂😂😂 #15:30.
    Did he said Ogadenka, Majertenka iyo Dagoodigu waxay gumaystaha ushegten qabiiladoda magaciisa so, dagenadooduu ugu magacdaray🤔🤔. Lkn soomalida inteda kale waxay shegteen "Muxamadiyah SCW"
    😂😂 Ninkan cidaha halaga qabto🤦‍♀️🤦‍♀️ si caqliyaysan buu meel ugatuuraya really😂😂

    • @siciidaxmed2963
      @siciidaxmed2963 4 роки тому +2

      Kkkk wlhi ninkan waan ka yaabay hadal walbo u sheegayo qofku wuu rumaysanaya

    • @luulmohamed7472
      @luulmohamed7472 2 роки тому

      Jahilku.wax.habarto.yusan.qoral.lasobodin

  • @batulaisse2844
    @batulaisse2844 4 роки тому +1

    Kan waxaa ka muuqdo in lagu anqariyey qabyaalad

  • @ahmedabdiaziiz4682
    @ahmedabdiaziiz4682 4 роки тому

    Qabiil ma jireee Aqoon xumaa jirta waayo bariiskaa galay waayo nin miskiin ah ayaa qabiil ku noool bariiskiisana ku dhacsado lkn aqoon waa xal

  • @abdulahiabuker5183
    @abdulahiabuker5183 4 роки тому

    Walaahi kani nikaan aan layabaa markaan maqlo kani aa siyaasi eh siyaasada oo dhan aan nacay

    • @faaiido10
      @faaiido10 4 роки тому +1

      Najmo Cadey sabab abayo wa qof dhalinyaro kula ah hadana wax bartay so dhaweey ayako bdn Ayaan ubahanahay

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli 3 роки тому

    Walahi Galkacyo oo dagaal ka dhoco baan ku korey.
    Qabiil iyo qurun western countries baan ugu imid qof aad uturjumeyso oo ku leh yaa tahay.

  • @abdiwaliabdulleodawa7535
    @abdiwaliabdulleodawa7535 4 роки тому

    Reerkeyga guud waan aqiinay oo deeganka aan degana ayaga u badna lkn lafteyda hoose ma aqoon dadka ayaa i baray ee waligeey hooyadeey iima sheegin cid aan ahay. Xatta anigoo reer abtigey la koray hadda oo aan 25 jit ahay factiriska hooyadeey ma aqaan.

  • @wiilodahirahmed554
    @wiilodahirahmed554 4 роки тому +1

    Qabiil waa qaran dumis

  • @siciidaxmed2963
    @siciidaxmed2963 4 роки тому +1

    Habar awaliya 😂😂

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 4 роки тому +1

    Anu kan garan wayaye isagu wa imisa jir ma 15 or 17 maxaa qaldan

    • @runsheege9680
      @runsheege9680 4 роки тому

      Da'disu wax micna ah masamaynayso, cilmigasa baa kugu filan. Somalidu mashqulku waa udhashen!!!!!

    • @Easy_way1
      @Easy_way1 4 роки тому +2

      @@runsheege9680 hhhh Cilmi maxad u taqaana ma ninka Background kaaga bilowayo professor mise 4 eray English ahi qofki ku hadlaba Mida kale Aqoontu wa in ay kaa muuqata Aqlaaqiyan iyo hadal wanaaga midnaba kama muuqato maskax ebar ah baan Arkaa

    • @jamisa3668
      @jamisa3668 4 роки тому +1

      @@Easy_way1 Sxb shib iska dheh, waligay ma arag ninkaan laakiin wax kheyr leh sooma wado. Qabiiliiste baan ka arkayaa hadalkiisa , ciduu yahayna wlhi ma ogi.

    • @Easy_way1
      @Easy_way1 4 роки тому

      @@jamisa3668 ha sxp wa suufi hadal badan wax alaala iyo wuxu shegayo ea qiyaali

    • @craxmanmaxed9189
      @craxmanmaxed9189 4 роки тому

      @@Easy_way1
      Maskax eber ah 😂😂😂
      Gafùurkaad ciidda ugalisay
      Lkn wuxu edeb daranaa saqajaanku!!

  • @issack-vu3mz
    @issack-vu3mz 7 років тому +1

    First comment
    Like

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 3 роки тому

    Soomaslinimo ma jirto qabiil kasta ha joogo dhulkiisa, calanka buluuga hala gubo,

    • @iska103
      @iska103 2 роки тому

      Walaal soomalinimo way jirtaa qabiilnimo ne way jirta ee si xun baa loo isticmaaley
      Hadii laga soo tagaana waxaas dhan :
      1 Af baa wadaagnaa
      2 dhul baa wadaagnaa
      3 diin ba wadaagnaa
      Ugaawne : quraanshi aruurto bulac way jiidaa
      Diintaadana waxay ku fartay inaa isku tagtaan oo is hiilisaan : واعتصمو بحبل الله جميعا ولا تفرقوا

  • @nuurre1023
    @nuurre1023 4 роки тому

    Wadanka gudihiisa waxaa loo kala daganyahay reero , amnigu wuu xunyahay, isku socodkuna mafududa lkn markii wadanka dibadiisa Soomaali badan iskugu tagtay oo waliba inbadan aqoon leedahay, isku socodka iyo in lakulmaa eey fududahay maxaay udhici la'dahay inaad movement - wadani ah bilawwdaan oon qabiil laheeyn ee Soomaali uun ah.

  • @cadceeddaahir585
    @cadceeddaahir585 4 роки тому

    Bal Daanyeer kaan dhagaysta Laba sano ka hor waxuu leeyahay qabiilka waxaan ka bartay saaxiibkey wiilkiisa hada asbuucii lasoo dhaafayna waxuu leeyahay qabiilka waxaa i baray Macalinkii dugsiga ii dhigi jiray . war waxu been badanaa Oo jaahilnimo badanaa 🤔 waaba nooc Daanyeer ah .

    • @siciidaxmed2963
      @siciidaxmed2963 4 роки тому +1

      Ninkani joker yaroo siyaasada soomaalida usoo kacay weeye maskax bu ku waalaqaya odayashi hadu u tago walee afkiisu madaxweyne ku noqon doona

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 4 роки тому

    Kani wareysanya waxa ka uraya qabiil midka uu wareysanyo Waa kii uu gumaadey 1991USC shaar Qabiil xoog ugu qabsatey xoolihii Xamar yaaley taas baana keentey Qabiil xasuuq Qabiil

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 4 роки тому

    But to till u that somali dignity will be back to 1960 to 1969 constitution that was a somali constitutions
    We must eradicate 4.5 constitution and follow our original 1960 constitution
    With out following our old constitution profiles
    Than never be trusted world wide

    • @sevenscounty409
      @sevenscounty409 4 роки тому +1

      We need to know who plotted the murder of our democratically elected president the late Abdirashid Sharmake and chief of staff Gen Daud. This is the start of disintegration of the fragile somali national state.

    • @ahmedabyn3346
      @ahmedabyn3346 4 роки тому

      @@sevenscounty409 tks ur always free to change ur mind and choose a different past or different future's
      Who was behand the killing of ex late president (Abdirashed Ali Sharmark) no body can answer ur quesion ?

    • @ahmedabyn3346
      @ahmedabyn3346 4 роки тому

      @@sevenscounty409 this question u can ask young Professor mohamed Ingris???

  • @mosmo4441
    @mosmo4441 4 роки тому

    Even Somali reporters are tribalist even ayanle himself is one of those who disguise themselves as a wadani but a tribalist and trust me I used to think he was a clean reporter and a genuine Patriot. Do you need proof how back on most of his reporting and topics he used to pick on

    • @himurakenshin6053
      @himurakenshin6053 4 роки тому

      If u follow the twitter handle of the guy talking about qabiil, u will see that he is the biggest qabiiliste ever. And u are right, qabiil journalists and qabiil scholars are all qabiiliste.

    • @isseahmed3492
      @isseahmed3492 4 роки тому

      Somalidu maxay u caynayaan oo u aflagaadeynayaa ma aqoontiisey ka xasdayaan qaraarka joojiya oo waxbarta aqoonyahanka. Waa Madaxweynaha ama prime ministerka mustaqbalka soomaaliya

    • @hodanc6526
      @hodanc6526 4 роки тому

      Mos labadan mar kasta siyad bay wax ka shegan ma aha wax Somali u dhexeya kanalkan

  • @farhiaismail5084
    @farhiaismail5084 4 роки тому

    Qofka inuu yiraahdo somaali ayaa ahay ayaa wanagsan

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 4 роки тому +1

    What the professor about tribal or clan is 72% corect
    But from 1960 to 1969 the tribalism was not countable
    While the must tribal creator was the military govt of 1969 till now during 20 yrs of military govt and 30 yrs of civil war
    So we eradicate this tribalism injections fom the new generation
    Every sickness have a medications to eradicat the sickness?? Is there any opposition that we can eradicate triblism?

    • @hodanc6526
      @hodanc6526 4 роки тому

      Ahmed I took two medication and they are my religion and where I grew up

    • @ahmedabyn3346
      @ahmedabyn3346 4 роки тому

      @@hodanc6526 Hi to late to reply ur short comments
      I ask u how u eradicate Tribe ?

    • @hodanc6526
      @hodanc6526 4 роки тому

      @@ahmedabyn3346 sory my English is not good as it should be waxan ka wada Allah quranka qabyalada wu noga digay tan labad waxan ka wada qofki xamar ama qurbaha ku koray Lama mid noqonayo qof mel qabil kaliya dagan yihin ku koray sida gobalada an casimada ahayn

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 3 роки тому

    Maxamed xaaji ingiriis aqoonyahan ayaad tahay laakiin adiga qudhaado ka daa umada soomaaliyeed cunsuriyada iyo kala qaybinta

  • @aminaabukar8488
    @aminaabukar8488 4 роки тому

    60kii hadaat. Ogeydeen Iyo Hadith kalewaxbarashada qabiil ayaa lesugu diri jiray waxaa la Oran jiray booto Istuudiyo

    • @aliabdiiid2
      @aliabdiiid2 4 роки тому

      walaal sida aad uleedahay ma ahan ee waa boorso istudiyo

  • @abdulahiabuker5183
    @abdulahiabuker5183 4 роки тому +1

    Wariye qof aad waresato waad waasay waxaa kuu wanaagsan inaad dameer wareesi kaqaadid

    • @mohamedhassan5636
      @mohamedhassan5636 4 роки тому +1

      Xaasid aya tahay wa siyaasi cilmi leh PhD holder marka afka ha u qaban

    • @571kaka
      @571kaka 4 роки тому +1

      Najmo Cadey maxaa ku qaaday huuno waa aqoonyahan Soomaaliyeed waxaana laga waraysanayaa takhasuskiisa

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 4 роки тому

      Abaayo xisho

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 4 роки тому

    adiga ayuu qabiil ku googooyey,oo ku uriyey iska yaree bahasha is yeelyeelka jooji

  • @hamdimacalin8656
    @hamdimacalin8656 4 роки тому

    Waagaas 2017 ninkaan waa uu yaraa

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 4 роки тому

      Ninkaan burbur ka hor buu arday ahaa lkn muuqiisa waxaa la moodaa inuu Ayasnle ka yar yahay.

  • @faisalabshir2999
    @faisalabshir2999 4 роки тому

    Aqonyanka ayaale nolaaw

  • @abdulahiabuker5183
    @abdulahiabuker5183 4 роки тому

    Kani markuu suud xirtay anig waan iska dhigay

    • @mohamudmusse250
      @mohamudmusse250 4 роки тому

      qabiil ayukahadla asagaba qabileste qurmay ah

    • @sevenscounty409
      @sevenscounty409 4 роки тому

      Baati caajiin ku qalaley marka iska dhiigtiid, fol xumada so dadku ka caraari mayaan??? kkkkk

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 4 роки тому

    SU, AAL?? MAXAMED XAAJI INGIRIIS HORTA WAA QABIILKEE??
    ((fadlan yaan laygu soo celin Su,aal
    Qofkii garanaya ayaan ka codsanaya bes))
    Sababtoo ah dhawr qabiil ayaa laygu sheegay sidaa daraadeed ayaan idiinka codsadey,, #AKHYAAREY,,, litacaarifuu waatii layidhi

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 роки тому

      KAARE BURBURIYE waa habarjeclo gidir

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 роки тому

      Ninkan wuxuu kusoo takhasusay jaamacada qabyaalada

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 роки тому

      Wixii xunba xaawaa leh ninkani wixii xumaadayba kacaankiibaa leh hadii farmaajo shaqo Ku diiday ma kacaankiibaad Ku masayri

  • @kaligiiduulofficialmedia583
    @kaligiiduulofficialmedia583 4 роки тому

    Mr. Pin-ka Soomaaliyeed

  • @godblessallofus4233
    @godblessallofus4233 4 роки тому +1

    Kkkk kan maa qabyaalad dadka ka wacdinaaya asagaaba qabyaladeyste ahe

  • @hadew1418
    @hadew1418 4 роки тому

    Qabiiliste xun.

  • @abdiyusuf1413
    @abdiyusuf1413 4 роки тому

    Waa beenaale weyn hadu hadlo waa kii siyad bare ka hadla

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 4 роки тому

      Waa runtis walaalkis Aniga xitaa 1988.ayaan ogadey qabiil. Siyaad bare waan katariqeynakara. Adiga xamar ma ku dhalatey. Aniga xamar Ayaan ku dhashey wax badan Ayaan ogahey xaq daro badan ayaa dhecdey, iyo cunsiri Nima badan. Abahey ayaa siyaad bare u shaqeyna jitey Aniga wax badan Ayaan ka ogahey.

    • @sevenscounty409
      @sevenscounty409 4 роки тому

      Afweeyne taarikh modow ayu wadanka ugaga taagey, adiigu na qaabil caaradi ayaad rabta inad waax kasto ku dhegeysaatiid

  • @jamalabdulahi5102
    @jamalabdulahi5102 4 роки тому

    Asalaamu caleykum.
    Waxaan jeclaan lahaa
    In aad erayada English ka ah eed hadalka dhex galisay aad af somaali ku sheegto " environment"
    Waad mahadsantahay
    .
    Waxaan jeclaan lahaa
    In aad badiso dadka howshan Kula garab istaaga, dad keenana wacyi galiya .
    Oo iyagu cudur ka Qabyaalada ka caafimaad qaba.
    Af soomaali geeygana ha la yaabin.
    Most people of my generation watched the previous somali government's history on the yutub!!

  • @waqtilumis4094
    @waqtilumis4094 4 роки тому +1

    This man is a joke i don't believe his ideas i don't like him he is not Somali.

  • @qasimawale4034
    @qasimawale4034 4 роки тому +1

    Waa nin aqoondoona balse wali aanan gaadhin heerkan uu sheegayo, Astaamahan ka muqdaa waxa la yirah Mania waana qayb kamida xanuunada maskaxda

    • @typingandtechnology2052
      @typingandtechnology2052 4 роки тому +1

      Adiga xanun madaxa ka qabee Allaha ku caafiyo.
      Aqoonyahan adiga okle ah wye wana ka masayrsan tahay.

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 4 роки тому

    asaga ayaa qabileysta ah wlhi kani aqunyahen kadheer

    • @sevenscounty409
      @sevenscounty409 4 роки тому

      Xaarmajo muxu dhigyaacaabki tuuke iskugu masawirey hadu wadani yahay? Somalida waa adiga iyo xaarmajo oo miran.

  • @Glydh
    @Glydh 4 роки тому

    Dood kama taagna waxa dhacay siba si bay dhaantaa. USC sida ay dalka ka dhigeen filyadi grand butano ha. Nlto inta nabada iyo nolosha jecel

  • @hassanmc6476
    @hassanmc6476 4 роки тому

    KAN MAXAMED XAAJI ISAGUU CUDURKA QABIILKA UU HAYAAYE.
    QOF WAALAN,OO LA LEEYAHAY WAALIDA KA WARAN.

  • @kaligiiduulofficialmedia583
    @kaligiiduulofficialmedia583 4 роки тому +1

    Been badanaa been hawaas! Waa nin cudur xukunkii Siyaad bare uu ku dhacey.

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 4 роки тому +2

      Waa runtis. Dowladi Siyaad bare xaq daro badan ayaa dhacdey.

  • @AbdulAhmed-gx2rh
    @AbdulAhmed-gx2rh 4 роки тому +1

    Ina xaajo Ingriis, wuxuu kusoo koray giri aad looga necebyahay "MAREEXAANKA". Wuxuu qirayaa in asagoo aad u yar laga cayriyay giri qabiilkiisa awgeed. Wuu la koray, Wuu la barbaaray, Wuu laqaxay Nacaybka Siyaad bare iyo qolyuhuu Ka dhashay.....Waxbarasho Qasaartay .

    • @sevenscounty409
      @sevenscounty409 4 роки тому

      Giri xaa la yirahda? Ma oromo afsomali baratey aad tahay?

    • @hodanc6526
      @hodanc6526 4 роки тому

      Abdul marexan iyo siyad shaqo iskuma laha siyad qabil ma aqon

    • @AbdulAhmed-gx2rh
      @AbdulAhmed-gx2rh 4 роки тому

      @@hodanc6526 Waxaan Layaabay, Farmaajo oo QABIIL an shaqo Ku lahayn ayaa DAWLADII Kacaanka wixii Ka halaabay dusha loo saarayaa.....Allah Ka cabsigii baa yaraaday.

    • @hodanc6526
      @hodanc6526 4 роки тому

      Ma ogi in farmaajo qabil shaqo ku lahayn lakin maxa siyad iyo farmajo la dhexeya on qabil ahany hadana muxu macno subina hadi nagtisa iyo hoyadi qabil kale yihin hadana somalidan waxan kula yabay qabilka iyo qaraaabada ya sokeya

  • @cadceeddaahir585
    @cadceeddaahir585 4 роки тому

    Qof ad u xun weeye qofkaan .

  • @cadceeddaahir585
    @cadceeddaahir585 4 роки тому

    Bal Daanyeer kaan dhagaysta Laba sano ka hor waxuu leeyahay qabiilka waxaan ka bartay saaxiibkey wiilkiisa hada asbuucii lasoo dhaafayna waxuu leeyahay qabiilka waxaa i baray Macalinkii dugsiga ii dhigi jiray . war waxu been badanaa Oo jaahilnimo badanaa 🤔 waaba nooc Daanyeer ah .

    • @shaafiabdi221
      @shaafiabdi221 4 роки тому

      Taas wax macnaa masameyneyso muhiimadu waa inaad waxtaqaan

    • @sevenscounty409
      @sevenscounty409 4 роки тому

      Qabyaalada societyga oo dhaan ey ku jiirta, macaalinki xiirta kama dhowrsaana