WAREEYSIGA HERERI IYO HANA BIIXI DHAEXMARAY, MAANDOORIYAHA QAMRIGA IYO XASHIISHKA INEEY CABTO SABAB?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 тра 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

КОМЕНТАРІ • 62

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +5

    ua-cam.com/video/sL8rZF5RZ5o/v-deo.html
    WHY AAD UDAALAN TAHAY? SUBSCRIBE SHARE LIKE-TA HA IGA HILMAAMIN MAHADSANID!

  • @haweyacaymad3264
    @haweyacaymad3264 Місяць тому +1

    Walaahi waa qiso xanuun badan ilaahey hanuunka ha u siyaadiyo gadaalna alle uma celiyo naciimo adigana kheyr aan dhamaanin abid Allaha ku siiyo sida wanaagsan ee aad wax noogu soo gudbisid❤❤

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому +5

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 Місяць тому +3

    Wcs masha Allah jimco mubaarak shukran Allah ha na badbaadiyo Aamiin ya rabi, jizakallaah qeer waqatiga Allah ha kuu barakeeyo umadeena Allah ha badbaadiyo Aamiin mahadsanid !

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +1

      Amina aamiin dhamaanteen waqtiga Allaha noo barakeeyo, waan kusalaamayaa walaal!

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 Місяць тому +2

    Gabadha qisadeeda wasoo daawaday waxay dhahday hala isoo duceeya aan uwada ducayno in ilaahay uusan noloshaa xun uusan dib ugu celin

  • @gamer5Real
    @gamer5Real Місяць тому

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @HalimaAli-sf2ww
    @HalimaAli-sf2ww Місяць тому

    Masha Allah❤❤❤

  • @habonsudi3399
    @habonsudi3399 Місяць тому +1

    Maansha Allah Abaayo Naciima, Allah ku sharfo kuna adiga iyo familygaaga, Aamiin 🤲🏽. Hani Biixi gadaal sama fiican Allah siiyo,, Aamiin 🤲🏽

  • @luulabdi6273
    @luulabdi6273 Місяць тому +1

    Mashaa allaah tabarakallaah ❤

  • @fatimamohamudjama2123
    @fatimamohamudjama2123 Місяць тому +2

    Asc my sister naciima jumca Mubarak. Ilahaayo gabaa dhaan qalbiga uqaboojii oo iimaan ku irsaaq amiin

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +1

      Jimca wanaagsan walaasheey Fatima, aamiin qalbiga Allaha u qaboojiyo waxaasoo dhan Allaha ka madoobeeyo!

  • @RahmoAdam-pf9ye
    @RahmoAdam-pf9ye Місяць тому +1

    MashaAllah ❤️

  • @user-by3jr3ed9q
    @user-by3jr3ed9q Місяць тому +2

    Abaayo man waalidi Kay Kuma amiinay

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj Місяць тому +2

    Ax Hana waa gabar miskiina an ducada ugu dadaalno wallahi Nimcoy wareysigan oohinta iga dhamaatay Ilhow naxifdi oo ilmahana noxifdi yaaqee Somaliyey an ilmaha dhegeysano

  • @user-cn8yw9dd8e
    @user-cn8yw9dd8e Місяць тому +1

    asc jimco mubaarak walaashey naciimo iyo maxamed iyo caruurtiina allaha idiin xafido aamiin

  • @hawofarah2365
    @hawofarah2365 Місяць тому +1

    Yes allaha naxafid Niciimo

  • @user-bk2pn4jo6g
    @user-bk2pn4jo6g Місяць тому +1

    Abayo dad aya jecel xumanta عيون نحل وعيون دبابه

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 Місяць тому +2

    Thank ❤

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 Місяць тому +2

    So sad 😢😢😢

  • @qaasimmahdi1079
    @qaasimmahdi1079 Місяць тому +2

    Ilahey haso hanoniyo

  • @RahmoAdam-pf9ye
    @RahmoAdam-pf9ye Місяць тому +1

    I'm sorry sister 😢

  • @amirahabdi
    @amirahabdi Місяць тому +3

    Cudkada iska jeclahay wallahi

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed Місяць тому +1

    Wcs abayo allha han asturo

  • @amirahabdi
    @amirahabdi Місяць тому +1

    Salam.

  • @IbrahimAbdi-ov1uo
    @IbrahimAbdi-ov1uo Місяць тому +1

    Asc wll nicima su'aal phycology ahan ah ban raba madamood kasoo shaqaysay arimahaa. Qof dhib ama arin haysta uu cawimo kuwaydisto ama aad cawinaysaba side energyga ama vibrational energyga kugu jira aad u illashan kartaa adoo qofkii cawimadaa ufidinaya yacni inanay tamartu katagin cawintaa darted ood qoka usacidi kartaa adna negative kugu hadhayn.
    Insha allah inad ifahantay ban rajaynayaa jazaka allah khyr

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +1

      Ibrahim walaal halkaan miyaan kugu soo jawaabaa mise waxaad rabi leheed inaan muuqaal kasoo sameeyo! Si qaas xitaa waad iila soo xariiri kartaa!

  • @amalismael7746
    @amalismael7746 Місяць тому +2

    ❤mansha.alhaa.naima.anaa.warka.saxda.ah.ku.siin.ee.luuqa.isoo.gal

  • @user-cp1do4zq3f
    @user-cp1do4zq3f Місяць тому +1

    wll wan ku salaamay, wll Video-yadada arimo muhiim ah ayey ka hadlaan hadana aad ayey u dheer yihiin pls soo koob maadama aan kugu xiranahay.

  • @Yerrpop
    @Yerrpop Місяць тому +1

    Haddii meesha oo ciyaalka dhiban lagu xiro (juvenile detention center) meeshaas ayaa u noqoto school iyo rehabilitation. Micnaha mar ba hadii cunuga meeshaas lageeyo, schoolka caadiga waa laga saaray. Macalimiintiina waa loo sheegay inu cunuga juvenile detention loo wareejiyay. Dowladda masuul ka noqoto markaas.

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому +1

    Wcs walshey naima Masha allhhh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤ Amin amiin amiin amiin yaa raabi ❤

  • @rahmaabdi1458
    @rahmaabdi1458 Місяць тому

    This is very sad

  • @marshalmahama
    @marshalmahama Місяць тому

    showga ay mataalayso wa qosol walaahi markay qoran aqrinayso suraada ay samaynayso wan ku qosla waa big jaahilaad wa loojeeda

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 Місяць тому +1

    Waaku salaamay wlashay naciimo ayaantaan waa mashquulay shaqadii oo igu fogaatay igu badatay.

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +2

      Walaal waan kusalaamayaa anigana waan kaa qaaday, Shaqada Allaha kuu fududeeyo!

    • @abdimalikyare7940
      @abdimalikyare7940 Місяць тому +1

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee aamiin wlashay thanks

  • @foosmahamud4785
    @foosmahamud4785 Місяць тому +1

    Miskiinah waa hadal qiiro leh wallee lkn wejigeeda muu qariyo hereri

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 Місяць тому +2

    Amerika 13 jir haduu yahay jeel ayaa lageeyaa hadii daraag lagu arkana dan kama laha teena haduuba madaw yahay mihiim uma tihid laakiin markaa la kufsaday hadii ay macalinka usheegi lahad ama dhaqtarka way caawin lahayeen caruurtii dhana waa laga qaadilahaa balse may usheegin

  • @shahad2629
    @shahad2629 Місяць тому

    niciimo saas aaba lacag lagu shakheysanooyaa abay

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 Місяць тому +1

    Asc walaal manasoto 20 meelood aya ka furan oo ayku qaataan lacag inay daryeelayaan iyagaana daraaga uqaybiya si aan lacagta looga dimin shaqo ayaa laga dhigaa

  • @rahmaabdi1458
    @rahmaabdi1458 Місяць тому

    Sax soomaalida way aamusiyaan xaal daas

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 Місяць тому +1

    Asc wr wb Walal Naima waalidiinta qaar qaraabo ayey waji ka raadsadaan markaasey guriga keensadan wiil qaraabada ah ayaga oo ay gabdho u joogaan markaasaa ilmahii lagu xadgudbaa kadibna waalidku ilmaha ma dhageystaan , diiniyan ba in dad ajnabi kala ah guri laiskugu keeno waa qalad qaraabada banaanka halagu caawiyo yaan lasoo xareysanin.

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +2

      Allaha na xifdiyo walaal Hamdi, waa dhaqan lagu soo koray guri 40 qofood oo shaqo isku leheen halguri kunoolaadaan!

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 Місяць тому +1

    Hoyo walba waxa no fican inan gur yahena aan kenin nin aan ladhalan ilmahena anago u da neen neyna ilmaha

  • @user-kc6ce5rh8s
    @user-kc6ce5rh8s Місяць тому

    Abalone garabkaka ale hagalo

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Місяць тому

    Gabadhaan waxey sheegeyso waa been hooyo gabadheeda u naxariisan weyday oo gurigeeda caruur lagu amini karin sidey dowladda u ogolaatay in gabadhaan caruurta ey dhashay hooyo edeysan loogu dhiibo ???🤔 Think about it .

    • @safiyanuura2954
      @safiyanuura2954 Місяць тому

      Ana aqaan wallahi hooyadeed ba caruurta haysa lakin yaranti wixi ku so dhacay ma aqaan. Mamada iyo ilmaha hana dhashay wan aqaan.illahay swt haw gargaaro.

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 Місяць тому

      @@safiyanuura2954 Sister hooyadeeda in ey caruurta heyso leyskuma heysto. Gaalada waa naga caqli badanyihiin hooyo waxey dhashay dayacday miyeey caruur u dhiibi lahayeen???. Mental health illness is real. 😢