SHORT FILIM: GUUR IYO GAYAAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лют 2025
  • WAA FILIM LAGA MATALAYO SIDA WAALIDIINTA SOOMAALIDU CARUURTOODA UGA NAXAAN HADAY AJANABI GUURSADAAN

КОМЕНТАРІ • 1,4 тис.

  • @talisoyarey8801
    @talisoyarey8801 6 років тому +271

    Aniga wiil somaliyed Wiil aan aheyn walee maguursado goobgob dhashay wilasheena ilahow hanoo waayin😘😘👌👌

  • @fardowsaabdi8390
    @fardowsaabdi8390 6 років тому +185

    Kkkkkkkkkkk kkkkkk Ninka ma naag doonbaa mise waaa daldoon kkkklk tusmo waan Ku haystaaan inta ila mida like

    • @khadrasharaf7007
      @khadrasharaf7007 6 років тому +1

      Khadaroow afka u dhac Bismilaahi Raxmaani Raxiim eeh eeh raadhi ahaadha

    • @ayaanali5338
      @ayaanali5338 6 років тому

      Hhhhhhhhhh ala beer

    • @thegalabs
      @thegalabs 4 роки тому

      Intaasan ku qoslay walhi. Safiya tusmo la,aanteed abaar weeyi. Kkkkkkkkkk

  • @aragsan9941
    @aragsan9941 6 років тому +141

    wiil soomaaliyeed intu jiro oromo iyo ajanabi uraayo doonimeyno allow boqoradeena noo daa😍😍😍😍

    • @phaezaismael1479
      @phaezaismael1479 6 років тому +2

      Shame on you waraa. Meshaa kasobaxdhee miya waax kasheygi.

    • @osakaosman8185
      @osakaosman8185 6 років тому +1

      Mnshaallh gabdehena wlhi cawa caloshad igasoriden sdad inogu dimatan ayan inagana idinkugu fana

    • @aragsan9941
      @aragsan9941 6 років тому +3

      @@Habil2017 doqon baad tahay adigo kale gabar soomaliyeed kuuma bahna uf warya

    • @aragsan9941
      @aragsan9941 6 років тому +3

      @@osakaosman8185 wllo allaha idin xifdiyo wil somaliyed intu jogo oromo iyo qurun doni meyne

    • @khadrasharaf7007
      @khadrasharaf7007 6 років тому +1

      Kkkkkkkkkk Jaba waa kan hooyo miyaaaaa la dhahaaaaa eeeeh soomaali iyo oroomo walaalo ku yeh jeceyl waa jiraaaa caawey ka horba amuur iima imaaaaaan

  • @zandayacaydaruz1350
    @zandayacaydaruz1350 6 років тому +323

    Hhhhhhh adoo daawanaya hada commentiga aqrinyso 😂😂😂😂😂like iisara ilma adeerayaal😃

  • @Cambaraluul21
    @Cambaraluul21 6 років тому +54

    Kooxdan wlhi tagero buxda u ahay guuleysta👏👏👏👏👏

  • @zumayozundus2297
    @zumayozundus2297 6 років тому +27

    Kkkkkkkkkk alla peerka hooyo jaba waa kow maala dhahaa kulaaa beerkuu icadeeeyay wlhi khadr inta ila argty like igu caawiya bl😂😂

  • @nimcomohamud2237
    @nimcomohamud2237 6 років тому +83

    Ragga soomaliyeed Allah xifdiyo nin aan Somali ahayn gabadh nagama gayo

    • @adelali4210
      @adelali4210 5 років тому

      Nimco Farah Wll Allah ha ku sharfo Qof Qiimo leh Baad tahay

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 3 роки тому +8

    Tusmo Naag Nool, Noloow Sifiicanbaad yeeshay😅🇸🇴💕🇸🇴👍

  • @tobankaugusareeya5696
    @tobankaugusareeya5696 6 років тому +141

    6:00 Oromo miyaa tahay?? Haa OOn udhimo 😅😅😂😂 saan u qoslaye dariska igu soo baxay

  • @Faiselmoha
    @Faiselmoha 6 років тому +4

    These short film deserve Prize. they made it look like real. too funny.

  • @salmaomar6074
    @salmaomar6074 6 років тому +287

    Adunka haday ragas kaso haraan dhimasha laga xigaa ilahow wiilashena somaliyeed no dhowr 🌎adunka ayaga ugu qalisan intaa halaysana so hanuuni

    • @mumincabdiqadirmahamed9923
      @mumincabdiqadirmahamed9923 6 років тому +3

      Amiin abyo

    • @infinitywar2205
      @infinitywar2205 6 років тому +8

      Princess Selma qaaali dumar baa tahey qiimaba walalkaa og huno aad baan ugu farxaa marka an arko hablo sidada oo kale markay sida u hadlaan masha Allah.

    • @awalexaaji9948
      @awalexaaji9948 6 років тому +2

      mumin cabdiqadir mahamed yii

    • @hooyomacaan8128
      @hooyomacaan8128 6 років тому +4

      Masha Allah allaha ku dhowro in ta halesan ne allaha soo ha nun sho abayo been taa mahan

    • @saadaqwarsame6477
      @saadaqwarsame6477 6 років тому +4

      Princess Selma mahadsanid macanto saas okale si kadaranbo qali igu tihiin anagaba

  • @fatxieapdihakim4099
    @fatxieapdihakim4099 6 років тому +58

    Hhhhh wllhi safiyo tusmo qosolkii bay iga dhamesay abahay qadkuu gadaa kulahaa arwaa kii somalidii sumeyay oroman ahay oon udhimo hhhhh asxabta like igu qabta 👍 👍 👍 👍 👍

  • @bigcatshukri3773
    @bigcatshukri3773 6 років тому +26

    This is seriously hilarious 😂 🤣 😂 🤣 great actors 😍

    • @Supr93
      @Supr93 Рік тому

      You get smaller

  • @valentinolfc1494
    @valentinolfc1494 6 років тому

    Safiya tusmo walahi caadi maaha waxan kanhelay sida ay baracimol u qabatay markuu abuurta ilaahay ka hadli rabey manshallah

  • @y2jthediscoboy872
    @y2jthediscoboy872 6 років тому +55

    Walhi qiso noocan oo live ah anaaa arkeey gabar qurux badan ayaan isbaranay gabadhii mashlah wa gabar ahlu diin ah mashlah xijaaban xitaa ineey gacanta igu salaamto weey iga diiday gabadhii waan ubogay good personality good behaviour good charactor waxaan damcay inaan guur sado gabadhii waaan u imid waxan u sheegay inaan doonayo oo aan ka helay , gabadha anga somali un baan u hestay 🤔waxan wa restay reerka halkuu joogo ? Waxey igutiri ethiopia ayuu aabahey jiraa hooyo ne kenyo.... waxaan weydiyay aabo ma jigjigo ayuu dagan yahay mise ? Waxeey igutiri maya magaalo kale markaaas ayeey ii raacisay aabahey waa oromo 😣😣waa yaabay waxan weydiyay hooyo ne ? Waxeey igutiri wa somali hoyadeey .......... gabdha qurux diiin asluuub badan mashlah walhi amaani mayo lakin waa the reality intabo weey tahay balse waa oromo ...anga already gear reverse ayaan gishaday gabadhii waan ka soo tagay angon darensiin in oromo ahaan aan u dhaafay waxaana ku dhahay abty ayaan kuu ahay i xurmee hhhh haye ayeey itiri ilaa hada she calls me abty Amiin . So qisadan ruwaayada ayan ku keenay hableheeni ayaa wareeray inta wiil somali uu badan yahay plz qowmiyad kale kugu faani meeyso barito ne naa bax ayaa lagu dhihi ee plz gabdhoow dhiigeni ayaad tihiin plz wiil somali guurso hadad guur raptid coz asagaa kula dhashay ha ku xumeeyo lakin hadeey arin culus timaado asagaa dhiigisa kuu shubaayo kuu dhimanaayo ee nagadhaafa guurka mushakal ka ah .

    • @Shacbaandauus9
      @Shacbaandauus9 6 років тому

      Y 2 J the Disco boy wa sax wlhi aniga nin an somali eheynba nin uma garanayo wlhi so biri ilmahaga mel ad u donto garan meysid adigana thankz wlhi sidad wax garad utahay abowe allah xifdakallah

    • @KhaliilkKhaliilk
      @KhaliilkKhaliilk 5 років тому

      Nin wayn bathy wlhy ragu farsanada wu is dheer yhy

    • @socdaal
      @socdaal 5 років тому +1

      Bro raga wuu guursan karaa oo ilmahaada adigey kugu abtirsanayaan ee qoftaaas ha iska fakinin hadey ahlu diin tahay wlh wax kaste ayadaa ka qaalisan, hadaad somali rabtanw ku labeyao mid somali eh arintaane kala tasho qofaad jeceshahay oo wax garad eh qiiro kaliya go’aan laguma gaaro.

    • @zeynomer8236
      @zeynomer8236 5 років тому +1

      ABDULGHANI AHMED i agree with you

    • @hannamoxamed6096
      @hannamoxamed6096 5 років тому

      Walhi waa ruun wiilasheena ilaahay ha nobarakeeyo ameen

  • @baryarevic6160
    @baryarevic6160 6 років тому +11

    Wlahay typical somali culture ayey tusmo matashay hooyo somaliyeed sharftooda siday hablaha mustaqbolkoda u ilaaliyaan this film deserve somali oscar award👍🤙🙏 aaad ba umahadsantihiin dhamaantiin keep going forward

  • @zainabibrahim6180
    @zainabibrahim6180 6 років тому +107

    wiilasheena soomaaliyeed ayaa dahab ah anigo wiil soomaali ah u jeeda maxan meel kale ka dooni ilaahay ha deysto all soomaali boys

    • @liiboy0
      @liiboy0 6 років тому +1

      Guuuleyso walashey

    • @jiii2841
      @jiii2841 6 років тому +3

      zainab Ibrahim
      Masha ALLAH waa sidas Abaayo
      Anigaba gabar an somali ba igu ogthay

    • @yasminfarah9140
      @yasminfarah9140 6 років тому +1

      zainab Ibrahim eese qurbaha wiilasha jooga badi dooda waa ciyaal maamo not responsible so gabar walboo somaliya helimayso wiil somaliya oo fiican.

    • @xidigaqarniga9284
      @xidigaqarniga9284 6 років тому

      @@yasminfarah9140 😂😂😂😂

    • @kingibrahimadanfilmsvlogs5943
      @kingibrahimadanfilmsvlogs5943 6 років тому +2

      AAAmeeen gabdhaha somaaliyeed sharaf badan iyo cisi bay mudan yihiin ajaanib magayo

  • @maryamharuunmamazakaria5747
    @maryamharuunmamazakaria5747 6 років тому +4

    Jacayl wajiraaa kulahaa oromo on udhimo adigo jifo hadaa dawanayso like isara plz

  • @halimahussein6622
    @halimahussein6622 6 років тому +92

    Warunteed tusmo nina somaali aheeyn ilahow wax hanogu darin figradaasa qaba

    • @nadifoabdi1206
      @nadifoabdi1206 6 років тому +1

      Halima Hussein 000

    • @archaeologicalscientist8683
      @archaeologicalscientist8683 6 років тому +3

      Habil Turk orodoo walaasha was illeen dumarku idiinma kala soocnee sow ma tihidin kuwa wiilku hooyadiis guursado marka aabihii ka dhinto 😂😂😂😂😂😂😂 inta aabahaa ka dhimanayo sug kedibna hooyadaa dhaxal ahaan u guurso 😂😂😂😂

  • @mariyaobsiye1892
    @mariyaobsiye1892 6 років тому +10

    Itoobiyaan aa acuudu bilaah wiilasheenii miyaa dhamadayna somali for ever

  • @fartunhirsi5344
    @fartunhirsi5344 6 років тому +28

    Maantay ugu darneed wlhi manooli qosol waa iga dhamaaday 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @blackpearl1726
    @blackpearl1726 6 років тому +11

    I literally thought that Khadar dude was oromo😳his somali?!? Walahi he can act😂. Tusmo and Paracetamol are hilarious as well😂 “anigu hanqabo hanqabo isoo leeyahay” kulaha tusmo😭😂😂😂😂i watched this video like 10 times already😂Best Riwayad so far🙌🏾🙌🏾🙌🏾🙌🏾😂😂😂.

    • @kheirqabto3446
      @kheirqabto3446 3 роки тому

      Kkk haa anba Oromo u qabay lkn waa wiil Somali markaa asagoo Somali ku hadlaayo arkay wa yaabay

  • @aayatullaahxasan3372
    @aayatullaahxasan3372 6 років тому +134

    Parictamole qofki tagero like👍🏻

  • @abdikadirmoalin6265
    @abdikadirmoalin6265 6 років тому +1

    Runtii jiliinkiinu waa mid heersare ah ee horey u socda Allah haydin
    Garab galee

  • @runeyshariif5841
    @runeyshariif5841 6 років тому +24

    Hhhhh wlhi cadi ayan u qoslay sida noga qoslisan anig sarirtana jifno ilahay ha idinka qosliyo insh allh

  • @mohamedali2132
    @mohamedali2132 3 роки тому +7

    “Nin ku ma naag doonbaa mise waa dal doon”. 😂😂😂

  • @leylawadani4761
    @leylawadani4761 6 років тому +78

    Tusmo waa iga badsaty wlhi
    Ninka ma dal doona mise waa naag doon kulahaa

  • @xidig3833
    @xidig3833 Рік тому +1

    Tusmo walhi waa ku wataa

  • @qalbilulamohamed7056
    @qalbilulamohamed7056 6 років тому +40

    Just waiting jahwarer sheka kale igumasocoto😗😗😗 dudes

  • @filsanabdi218
    @filsanabdi218 6 років тому +4

    Kkk kkkkkk kkk wlhi wad iga qosliseen mansha Allah halkaaas kasi wada my favourite tusmo iyo practomol

  • @namcoxassan8651
    @namcoxassan8651 6 років тому +53

    Xaawo kuyeh😂😂😂abahey Tajiri wayay somaliada dhan asaa marqan galiyo kulahaa. Ethiopia 🇪🇹 😂😂😂😂

    • @khadrasharaf7007
      @khadrasharaf7007 6 років тому +3

      Oroomo rabiyoow kaa magan waa runteed Tusmo haduu sheikh Sudeeysi kusoo doono lagu siin maayo bey tiri waa Runteedd

  • @momojojo619
    @momojojo619 6 років тому +6

    Oon u dhimo oroma aa.nice i liked.

  • @ahmedmohamedahmed2786
    @ahmedmohamedahmed2786 6 років тому +40

    Sh.sudeysi haduu cawa halkan so fadhiisto malagu sinayo hhh dhulka wlhi

  • @saboolkoriye6542
    @saboolkoriye6542 6 років тому +34

    Gabadhuhu maxay Ajanib u guursan waayeen, wiilashii somaliyed maba donayaan guur Mid walba 10 hablood ilaa uu haleeyo oo 30 gaaro guursan maayoh habluhuna waa miskiino

  • @abdifatahalasoow9362
    @abdifatahalasoow9362 6 років тому +41

    First baan noqday today eee like ha ila dhaafina hddaaa tol nahay asxapta 😍

  • @xamdacismaan2635
    @xamdacismaan2635 3 роки тому +1

    Wlhi wa iga qosliyeen run waye wax jira

  • @curudacidadugsiga852
    @curudacidadugsiga852 6 років тому +51

    Gabdhaheena quruxda badan amxaaro iyo ajnabi kale ilaah uma geeyo wiilasheena somaliyeed quruxda badan nagu filan wlhi aan is qabano gabdhooy waxaa naqaan asalkiisa aan guursano intaa ajnabi guursan laheen

    • @updallamohamuud7263
      @updallamohamuud7263 6 років тому +6

      Aaliyah Moalim muuse
      Wax garad ba tahy wllo allaha hablaha somaliyeeed sidaada okle allaha haka dhigo

    • @zakariemohamud8317
      @zakariemohamud8317 6 років тому +2

      thanks wll qali Aaliyah Moalim muuse allaha ku sharfo

    • @zakariemohamud8317
      @zakariemohamud8317 6 років тому +5

      nin an wadankaga aheyn kuma geeyo sababto ah anigo naag somali u jeedo maxan ka doonaya naag an isku wadan aheyn

    • @zakariemohamud8317
      @zakariemohamud8317 6 років тому +4

      allow gabdhahena somaliyed sharaftooda soo celi qaar an caqli badan laheyn ayaa naagaha somalida ceebenaya wlh

    • @curudacidadugsiga852
      @curudacidadugsiga852 6 років тому +2

      @@zakariemohamud8317 aamin yaa rabbi wll macaan

  • @gaduudocarwo4631
    @gaduudocarwo4631 6 років тому +1

    Filimkan caadimaha maamada waa hooyo soomaali sax beey jishay

  • @khadijahersi7201
    @khadijahersi7201 6 років тому +5

    Jacyl waa jiraa badan 😫🤣🤣 manooli talahi so freaking funny

  • @absolutelylegend2694
    @absolutelylegend2694 6 років тому +22

    Soomalidu Markay Mirqaamaan Du'o Badan
    Legend 😂😂😂😂

  • @moniishabeyzaani6094
    @moniishabeyzaani6094 6 років тому +40

    Wan so ordaye wana liga so hor Mare like igu sadaqeesta 😫

  • @xidigtaawdal6463
    @xidigtaawdal6463 6 років тому +23

    Dadkii hargysio Barbra dadka kucunay mamaqashay haa mlaha waa dadkoodii😂😂😂😂😂

  • @juliemalik1940
    @juliemalik1940 6 років тому +125

    Number 32 love isara ina radiya mid nolosha la qeybsado

    • @omarmohamedali2212
      @omarmohamedali2212 6 років тому +1

      Ubax Lula anaa diyaar ah

    • @gureyfanax5005
      @gureyfanax5005 6 років тому +2

      Haday daacad kaatahay allahna kula ogyahay,anigaa wiilasha iyo gabdhaha daacada ah isbara si aan ajir ugu helo igalasoohadal WhatsApp imo iyo viber 004915216737487

    • @juliemalik1940
      @juliemalik1940 6 років тому +1

      @@gureyfanax5005 why wllo

    • @Rays70713
      @Rays70713 6 років тому

      Ubax Lula igaa daaa

    • @juliemalik1940
      @juliemalik1940 6 років тому

      @@omarmohamedali2212 Acha

  • @rumanshankaron9949
    @rumanshankaron9949 6 років тому +17

    Kolba Filim shidan intaad soo galisaan ayaad nagu badh jirtaan
    Jaahwareer noo soo gali kaa sida faleembada noogu socdee

    • @SONNAPRODUCTION
      @SONNAPRODUCTION  6 років тому +4

      Jahwareer waa soo socdaa waa la diyaarinaa kuwan kusii baashaal

  • @zak9176
    @zak9176 6 років тому +7

    5:36 naa ninkani boorama kama imaanin ee wax kale ii sheega lee iga dheh🤣😂😂

  • @ishwaakahmed653
    @ishwaakahmed653 5 років тому +1

    Ilaahow wilashena noo dhawr..,wlhi wilasha somalida wiilal kaqaalisan in aysan aduunka joogin..,waana looqiray wanaag ❤❤ wilasheena dhamaan I love you!!

  • @mohamedhousseinali7421
    @mohamedhousseinali7421 6 років тому +11

    looooolll Safio Tusmo be blessed Habo wallahı I'm yur biggest fan

  • @Rooraa01
    @Rooraa01 6 років тому

    orom waa gaalo gaalo dhashay
    aduunka 4 wadan ayaan u necbahay (ETHIOPIA,KENYA,USA,SRAEL) Ilaahay maalinta uu somali isu keeno oromo iyo waxay dabada kuwadatoba naarbaan u shidayaa wlhi intii igu raacsan waa inoo iyo 2025 isbadal baan rabnaa in sha allah

  • @lailahussein721
    @lailahussein721 6 років тому +32

    I love mama Tusmo 😂😂😂😂

  • @HayatInspiration
    @HayatInspiration 6 років тому +50

    kkkk walee waad iga qosliseen War ninku Oroma Asal ah ayuuba u'egyahayee jaceyl waa jiraa kulahaa yahuu dheh kkk

    • @jirfe
      @jirfe 6 років тому +1

      Kkkkkkkkkkkkk walaalo somali oromo walaalo

    • @ahmedabdinoor5245
      @ahmedabdinoor5245 6 років тому +1

      Jaceyl waa Jira kulaxa🙌🙌🙌😂...ingabu ingabu kulaxa

  • @duceysanemohamed7559
    @duceysanemohamed7559 6 років тому +20

    Hahahaha qosol kaa iga dhanaday ruwayad ceynkan ah way soconesaa😂😁😂 Hooyo rabi ka abso😂😂👌🏽

    • @zumayozundus2297
      @zumayozundus2297 6 років тому

      asalnuur kitchen kkkkkk wlhi waaa ila argty anbo wey iga qoskisy kakmataas😂😂

  • @moushtakaden3710
    @moushtakaden3710 6 років тому +2

    Hhhhhhhhhh ala qosol Bn baqtiyay onn udhimo bay tiri habo tusmo love yuu ❤❤❤❤❤💖💖💖💖hhhhhhhhhhhh jacayl baa jira kulaha 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂✌

  • @nastehohassan2490
    @nastehohassan2490 6 років тому +35

    Cidna kuma dileysee inan unbaanan ku siineyn kulahaa😂😂😂dhulka wlhi

  • @mohamedadem4731
    @mohamedadem4731 5 років тому +2

    Wlh waligeey caawa kahor filimkaan kamahelin, safiya tusmo i love you

  • @Hoygaaflaanta219
    @Hoygaaflaanta219 6 років тому +25

    Waa jilayaal fiican runtii specialy presitimol

    • @Hoygaaflaanta219
      @Hoygaaflaanta219 6 років тому

      Luuqada afsomaaliga ku hadla plz markaad wax jilaysaan englishka joojiya

  • @diinsoorsafarnoolaay1987
    @diinsoorsafarnoolaay1987 5 років тому

    sidaan u Qoslay caawa waa wax ii dhiman Safiyo Tusmo iyo itoobiyaanka wixii kala Qabsadey wax yar ma aheen
    Safiyo Tusmo waan ku salaamay aad baan kuu jeclahay sida Runtii

  • @shaadiyoomar5830
    @shaadiyoomar5830 6 років тому +29

    Kkkkkkkk istaqfurulah ilaahow nacafi caawa saan uqoslay balo kula garam gamtiri tii oroma ahey wayadan soow ta nagu soo yacday mel kasta waxaan arkaa ayagoo Afsomali kuhadlayo allow raga somaliyed kadhig kuwa cadow gooda arka

  • @galad561
    @galad561 5 років тому +6

    December 2019 who's watching jeceyl jiraa jaceyl badan jiraa aroos jiraa

  • @abdirahmanyusuf3343
    @abdirahmanyusuf3343 6 років тому +16

    Gabdhu mirqaan naga baraayaaa

  • @MK-bz2nn
    @MK-bz2nn 6 років тому +4

    ninka ma dal doon baa mise waa naag doon hhhhhh realy i love u guys

  • @amiinodahir9243
    @amiinodahir9243 6 років тому +4

    Uuuuuuf Oromo isma guursano
    Iyo Ethiopian hooyo udiid gabadha Ethiopia waa Cadowgeena koowaad gabdhoow iska ilaalsha Oromada
    ALLOW NO DAA WIILASHEENA SOMALIYEED
    Intaa somaliya Jecel like isaara plz

  • @mariaqueen22
    @mariaqueen22 6 років тому +10

    Oon u dhimo hhh ma nooli wlhi so funny riwaayadan

  • @abdiomarop4473
    @abdiomarop4473 6 років тому +7

    Khadar sadexle oromo ayuu jilayaa walahi waan qosli tusmo iyo maxamed walahi nolada waligin

  • @siyadali5824
    @siyadali5824 6 років тому +1

    Hadii hooyo walbo sidaan eey noqoni lahyd caaku maa hablahaga maa niin jareer ah iyo fuuto caad ah maa seedi no noqoni laha tusmo❤️🙏 dhiira galin wanagsan ayaa siisaay Wlhi hoyoyiinka Allaha haku dhowro tusmo gabdh somalinimada kuweyntahy ayaa Tahy

  • @ismahanwarsame27
    @ismahanwarsame27 6 років тому +3

    Oh Lord the mama killed me 😭😂😂

  • @wiilkamudug9197
    @wiilkamudug9197 6 років тому +1

    Islaanimadaa wax walbe ka muhiimsan allaha islaamka walaaleeyo riwaayad wax weyn ka turjimaysa

  • @khadijaali9045
    @khadijaali9045 3 роки тому +4

    Absolutely love it, great acting 🥰

  • @abdullahshak1319
    @abdullahshak1319 6 років тому +2

    I like the idea and the acting too
    Well done sona production
    This is the best of ur work
    “Na qofku mxu aha”
    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @omarsalad1560
    @omarsalad1560 6 років тому +4

    Masha Allah guul iyo gobanimo run ahaanti riwaayadaha aad sameeysen waa riwaayadi ugu wanaagsaneyd masha Allah mar 2aad asalkeena inaan ilaashano waan ku qasbanahay.
    Mida kale ma dadkii dilay 4000 kun oo dad somaliyed ah 6dii biloow ee ugu dambeeyay aya maanta (inaan) inaga soo doontay mida waxa iiga daran oromo waxay sheegatay dhukeeni oo dhan inay iyagu leeyahiin sida
    1 Hargeysa
    2 Jigjiga
    3 Bosaso
    4 Garawe
    5 Burco
    Iyo qaar kale oo badan
    Waxa iigu qosol badaneyd marku yidhi dhulka somalida inaga leh
    😁😁😁

  • @kaysarsiyaad9182
    @kaysarsiyaad9182 2 роки тому

    Alaah hanookiin daayo wiilasha soomaaliyeed dhimashaan kaxignaa cid aan idinka ahayn ilaahow meel aydaan joogina hanadhigin ❤❤❤❤❤waa keligiin

  • @MohamedAbukar-cp2ym
    @MohamedAbukar-cp2ym 6 років тому +14

    Filimku Waa Top Marka Hore hadan Kafaaloodo Qaab Jiliinka Gabadha Kujilaysa Inay Ardayad tahay Oramiga Jaclatay Qaab jiliinkeda Maxuma Balse Dhab Umajilayso Ruwayadan Okale waa Lobahan Yahay wayo Waa wacyi galin Buuxda marka waxa lobahana Qosolka iney Yareyso Afkaba iskumaba Qabaneyse Qoslka ayey isku celineysaa Sida kale waa Dhag Hore Usocda Wacyi Galinta Sii wada Inta Igu Raacsanna Farta hataagto 20:44 Parastamool Kuluhaa Iga Tag waad iga Nixisaye Inuu Kugu dhuusayaan Uqabaye Macbuudka😂😂😂😂 Wuxu Qasanaa
    Guul & Gobanimo Somaali weyn💪

  • @tusmoaadil6258
    @tusmoaadil6258 6 років тому

    Salute safiya tusmo iyo paracetamol si fiican baa uga turjinteen duruufaha ay soomaalidu maanta marayso iyo hujuumka oromo nagu hayso 👍👍👍👏👏👏👏

  • @malikatulxubi8290
    @malikatulxubi8290 6 років тому +13

    Alla kkkkk xusuus bey igilisay oromay suu idhahaa waanku jeclahay maba ijeclan karo xbd baa naga dhexeysa nacalaa dhaleee

  • @mahiigaanproducts3370
    @mahiigaanproducts3370 6 років тому +1

    Kkkkkk gabadhuu mirqaan naga barayaa

  • @sagaljamal4999
    @sagaljamal4999 6 років тому +14

    😂😂😂 Mamo Tusmo wn ku haysta wlhi
    So funny😚
    Wiilka oromka matalaayo
    Halkeedu dhigay😂

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 6 місяців тому +1

    🎉🎉

  • @mustaqbalchannel7589
    @mustaqbalchannel7589 6 років тому +10

    Number 42 inta iga danbeyso like igu caawiya

  • @abdia4527
    @abdia4527 6 років тому +1

    Safiyo tusmo waa wadaniyad

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 6 років тому +12

    Caawo anaaaaa ugu horeeyo like hayla dhaafina huuuuuuniye yaaal

    • @nimcomuuse8401
      @nimcomuuse8401 6 років тому

      horay usocda wlh qosalkaa iga dhamaaday

  • @KhaliilkKhaliilk
    @KhaliilkKhaliilk 5 років тому +1

    Wlhy isma lihi gabdh aan simali ahyd gabdh ooma aqaano in aan danbaabo ma doonayo lkn gabadha dunida oogu quruxoon waxan kaga kalsonhy ta oogu fool xun lkn wa haday Somali oo kali ah ay thy I love you gabdhahayga 😍💪

  • @juliemalik1940
    @juliemalik1940 6 років тому +44

    Manoli jecel wa jira kkkkkk

  • @sharafahmedchannel7557
    @sharafahmedchannel7557 6 років тому

    Walahi suu u jilaa qosol ah run run oromo u moodayba.

  • @abdinasirdiiriye1631
    @abdinasirdiiriye1631 5 років тому +3

    Safiya tusmo real legend

  • @somalitiktoklives1711
    @somalitiktoklives1711 6 років тому +1

    Masha allah gabadha aad bay uqurxoontahay wayna edeb fiican tahay 👌👌👌

  • @dhoolali7869
    @dhoolali7869 6 років тому +23

    Horta masexatiin miyaa 1:24 waaye subxanalah ani hada caflad ka imaday saas uso jedaa adi maxa kuso jediyey isheeg

  • @qadrqalanj3647
    @qadrqalanj3647 6 років тому +5

    Ala waan fuuray wlhi Nin soomali anigoo ujeeedo nin nooc kle wale maradiyeeen

  • @11stars26
    @11stars26 6 років тому +4

    Tusmo garob hday tahay like isaara aan ku qabsade 25 jir is hubo ahay😂😂😂😂

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 6 років тому +2

    Loool Xijaabka madoow ee qurxoon saan ugu faraxsanaa..Sowta Heeska Dalbatay Yaa Allah😅😅😅

  • @deeqesman2368
    @deeqesman2368 6 років тому +3

    Naah doon mise dal doon kulahaa

  • @ilkacazgabadhahargaysaiska2359
    @ilkacazgabadhahargaysaiska2359 6 років тому +4

    Qosolka safia tusmo ayan ku haysta wlhi caadi maaha olahow inamada somaliyed nodaa

    • @abdullahimasuulside411
      @abdullahimasuulside411 6 років тому +1

      Mansha Allah waxa tahay dhalboqortooyo Allah haku sharfo mahadsanid

  • @islamicdeen4129
    @islamicdeen4129 6 років тому +10

    kkkkk walaahi wad iga qosliseen aniga jacel waajiraa kulahaa

  • @faysalsugaal7104
    @faysalsugaal7104 6 років тому +2

    Hhhhhhhhh walahi caadi maaha I loved it 😍

  • @bintunaada365
    @bintunaada365 6 років тому +6

    Jacel wa jira badan kkkkkkk luqada suu ugu hadlayo

  • @libanali2038
    @libanali2038 6 років тому

    Si fiican bay u mataleen wali gabdhaha Somali mooyee naag ajnabi xataa kulama sheekaysto

  • @abwaanmjokar176
    @abwaanmjokar176 6 років тому +6

    Muhiimadu waa diinta soomaaliyeeey

    • @daariqahmed8297
      @daariqahmed8297 6 років тому +1

      Abwaan M jokar : 😂😂 saxiib diinta yaa kula yaqaan , hadiise ay diinta yaqanan #ethiopia gaalo MA ahateen , lamana adoonsaden

  • @qojeliban8975
    @qojeliban8975 6 років тому +2

    Hablaheenna raggeennaa deeqa ,haddii hal iyo labo xumaadaan maaha in raggeennu liito waana hambalyeynayaa qoladan.

  • @حمدي-ب5ث
    @حمدي-ب5ث 6 років тому +47

    Fariin fcnby gudbineysa ruwayadani somaliyey
    Fahma cadawgiina kowad eeadunka idinku neceb inu idindhameyo raba
    Oromo wacadawgena somliyey waxbh hainakla sarsarina oohainakala qayqaybina ee cadawgena fahma somliyey mar un dhiig isuyeela 😢🇸🇴

    • @wiilqaranofficial6620
      @wiilqaranofficial6620 6 років тому

      Waaa runtaa wll walaahi

    • @wiilqaranofficial6620
      @wiilqaranofficial6620 6 років тому

      Oromo waaacadowga S oomaalida W alahi waanadad xun xun nacalaa oromo kuyaal xaarta dawarsiga badan

    • @gsomali97
      @gsomali97 6 років тому

      Guduudo carwo been isku maa weeli. Soomaali cadow aan soomaali kale ahayn malaha. Dad raba inay ka faa’iidaystaan nicmadaan anaga ku xaqirnay waxba ha la dul tagin ciilkaaga ee adiga kaad is bidday iska saar. Car waa kaas ee Soomaali ha midowdo 😏

    • @حمدي-ب5ث
      @حمدي-ب5ث 6 років тому +2

      @@gsomali97 waryaa neef bathy somlida isucadawga wakuwe anigu rersomlilnd ayan ahay wlhy wligay meelcalnka buluga kababanayo ma arag hdana aduunkn wlhy ujeclhy koonfur iyo muqdisho iyo clnka buluga hdy xunyihiin iyo hday sanyihinba anay iladhashen laymana badalayo wawalaladayo allenabad hasiiyo cadawga kowad eean aduunka kuleenahayna waa oromo😡🇸🇴💪

    • @samirohaji5848
      @samirohaji5848 6 років тому

      Guduudo carwo nolow intey Nolol jirto My Qali badan ❤ 😍

  • @ODDakhare
    @ODDakhare 6 років тому +1

    Iga badan Qeeb taaan keep doing it

  • @mustafe7147
    @mustafe7147 6 років тому +3

    Alla beerka😅😅 Kan Oromada ahi Salaantii👋 Buu xiijiyay.!!!