SHORT FILIM: GAANJIBO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 лют 2025

КОМЕНТАРІ •

  • @ismailmohamedismail4374
    @ismailmohamedismail4374 6 років тому +167

    Nabiga kusaliya wlleyaal

  • @foosmahamed1363
    @foosmahamed1363 6 років тому +13

    waaw caadimahan prochatamol iyo safiyo tusmo waankahelay ruwayadahooda masha,Allah

  • @noloshacusubsodhawee1338
    @noloshacusubsodhawee1338 6 років тому +105

    Nebi muhhamed (NNKH)wuxu dhahay ilahy sokodii hadii cid lo sujuudayo gabadha aya u sujuudi lahayd sawjkeeda
    Idinku fasax yar baad ka hadlaysaane👊

    • @Fatima-hy4ge
      @Fatima-hy4ge 6 років тому +1

      Waxas waa waa waar lasameye nabiga scw walaga been aburtay somalidana diinbey noga dhiigen

    • @noloshacusubsodhawee1338
      @noloshacusubsodhawee1338 6 років тому

      @@Fatima-hy4ge diinta aqoonba kugu laabane isku day inad barato😢😢

    • @naftauroon3824
      @naftauroon3824 6 років тому +2

      Scw

    • @abdirsaq7299
      @abdirsaq7299 6 років тому +2

      scw

    • @Fatima-hy4ge
      @Fatima-hy4ge 6 років тому +4

      Dinta dhanba niin lee laga dhiigay lol hooyadi idiin dhashay medaay markad kuligin laso ordeysan niinba adecisa jana lagu gala ma hooyadi 9 bilod kusiday oo adiga qangaar ah katimid oo ila malintad urkeda gashay habena raxo kusexan janada aad kuweyse niin eey habari dhashay kugale caqligina hashaqeyo kkkkkk

  • @نورةعبدالرحمن-ف8ت
    @نورةعبدالرحمن-ف8ت 6 років тому +139

    Gabadha sharfta badan waata ninkeeda ixtiraaamta ka fasax qaadata raali galintiisana ku dadaasha allow idaaa xaajidayga waaba noloshyda dhane😍😍😍

    • @muxsinmaxed758
      @muxsinmaxed758 6 років тому +6

      😍😍😢amiin allow kuwi isku waaro ka yeel jaantu fardowsa na kukulmo amiin nuuro 😍😍

    • @sahromaxamed2618
      @sahromaxamed2618 6 років тому +6

      @@muxsinmaxed758 masha allah.alle haisku kiin barakeeyo aniga xajigeyga alle ha ii xifdiyo qalbigiisa alle ha ii jilciyo jaceylka aan uqabo mid ixtiraamo oo fahma alle haka dhigo

    • @muxsinmaxed758
      @muxsinmaxed758 6 років тому +2

      @@sahromaxamed2618 amiin abyo amiin

    • @naeimasaleban4384
      @naeimasaleban4384 6 років тому +1

      😂😂😂wllo 2019 baynu marayna ninkad saa uladhaqNtaa cirkuu isgaynaya ee xumaanta markad kabadisad qaalinoqoni🤣

    • @نورةعبدالرحمن-ف8ت
      @نورةعبدالرحمن-ف8ت 6 років тому +2

      @@muxsinmaxed758 aamiin wllo shukrn

  • @abdirisakmohamedhassan4989
    @abdirisakmohamedhassan4989 6 років тому +9

    Tusmo waxkale waye qoftaaa waatagera really💯

  • @buhaisahabdi
    @buhaisahabdi 6 років тому +131

    Naagtu ninkeeda waxay uga fasax qaadanayso waa in ninkeeddo uusan walwalin waayo qof dhan oon ageen meel uu jiro oo iska baxay ninku waa walwalayaa ee ceeb iyo adoonsi maaha ninku asagaa masuul ka ah wixii ku dhaca xaaskiisi marka inuu ilaaliyaa oo ogaada meelkasta oo aadayso gabadhii aan ninkeeda fasax qaadanen waa isla wareegto

    • @saabirboy5519
      @saabirboy5519 6 років тому +4

      Sax

    • @axlaammohamed9411
      @axlaammohamed9411 6 років тому +4

      Ahey

    • @mustafagk1270
      @mustafagk1270 6 років тому +6

      Caqliga Rabi hakuusiyaadsho wlshy qaliya 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @sabirinhassan8435
      @sabirinhassan8435 6 років тому +5

      Fathia Dirie wan kugu Racsanahy runtii sidaa .

    • @zakariemohamud8317
      @zakariemohamud8317 6 років тому +4

      wlh been madan sheegin fathia Dirie masha alh wll qali gabadh caqli leh oo diinta taqano ayaa tahay allaha ku sharfo inbadan wll somaliyed ad ban kaga helay wlh

  • @mustafagk1270
    @mustafagk1270 6 років тому +9

    Mashalah Gabadha way Qurux badantahay ilaahay hadhawro gabdhaheena sharafta leh

  • @MohamedOmar-rl2ww
    @MohamedOmar-rl2ww 4 роки тому +3

    Maashaallah Safiya Tusmo iyo Mohamed Paratacamol aad ban idin salaamayaa one of your fans keep going guys Hard work brings victory

  • @bureeqoabtidoon1514
    @bureeqoabtidoon1514 5 років тому +1

    goaan ka ee tusmo qaadatay waa goaan fiican hadii la arki lahaa dad sas iskugu tanaasulo guryo dumay lama arkeen

  • @sameerahajia4600
    @sameerahajia4600 6 років тому +4

    I luv Tusmo /Parastimol
    Tusmo Ur Legend Dawlo
    😁😁😁😂😂😂Others are Great 👍 ‭..

  • @fAbz-bn3ls
    @fAbz-bn3ls 6 років тому +8

    Safiya tusmo iyo pracetemol booto nafta nooga qaaden💖😂😂😂😂

  • @faaraxtaajir454
    @faaraxtaajir454 6 років тому +4

    Naagtii googorad waalan bay iga soo iibisay ar qoftaan jilideeda waan ku haystaa ❤❤❤❤

  • @11stars26
    @11stars26 6 років тому +235

    Hdaa jahwareer ku xirantahay liketa hala bakhylin👍👍👍

  • @qalbilulamohamed7056
    @qalbilulamohamed7056 6 років тому +32

    Tusmo caqilad weyee😍 Aniga iyo SONNA PRODUCTION. Yaa inakala qabto
    Sidhaan indaha utagayay baan go'aaye "JAHAWARER" ILA SOO GADH. Anku duceye😗😗😗

    • @aminaidris5342
      @aminaidris5342 6 років тому

      Abaayo inaad u sheegto wey fiicanthy laakiin marka ragga la qadariyo wax kale Bey iska dhigaan si inuu yahay hooyadaa kuulama dhaqmaayan si qof weyn mid ilaahey u naxariistay maahee waa prison camal

  • @munasarcishqi2905
    @munasarcishqi2905 6 років тому +5

    Safiyo tusmo gabar hadey dhashay wlh wan gursan laha ❤️❤️❤️

  • @boqoradabeshasadezamzamruu9457
    @boqoradabeshasadezamzamruu9457 6 років тому +20

    Ragaa macangaagnimadaa halaa dhafoo,gabdhoow waxbartaa sii aad qof binii adaam ah ugu bahaan

  • @saadaqwarsame6477
    @saadaqwarsame6477 6 років тому +87

    Looking gabar raaloyo ah like haila dhaafin

  • @Unknown12759
    @Unknown12759 2 роки тому +1

    That’s women for u she wil breaks ur house while she wil do anything for hers to be fixed

  • @fatxieapdihakim4099
    @fatxieapdihakim4099 6 років тому +71

    Safiyo tusmo gabar sare like igu qabta asxabta 👍 👍 👍 👍

    • @HafifMude
      @HafifMude 3 місяці тому

      Midan kale wareersan magaceed??

  • @salmacadey5128
    @salmacadey5128 6 років тому +7

    We need more film mashallaha. I love it

  • @farhiyasalad83
    @farhiyasalad83 6 років тому +11

    Its good n respect to ask our husband permission # respect is apart of life goals

  • @deeqaabdi.j3136
    @deeqaabdi.j3136 6 років тому +6

    Sadexle wlhy riwaayadii hore kaalin weyn buu kaqaatay dhanka hdlka iyo dhan walba 😊👌
    Tana sdkle .
    Dhmn jilayashena aad bn idiin tagerna 😍💛

  • @Yasmin-moha
    @Yasmin-moha 6 років тому +2

    CeeLi.Diraaca kullaha maxaamed funny wlh 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohaabdulaahi5409
    @mohaabdulaahi5409 6 років тому +2

    Hablaha Dhowrsan e sowjada ah calamadaha lagu garto ayaa ah in Sowjkeeda ey kaga aMar qadato wax walpa hadi Sowjkaaguna raali ka noqdo aaqiro iyo aduun waa libaantaY Alow xifdi hablaheena Somaliyeed 👏👏👏👏

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 3 роки тому +1

    WAA TUSAALE AAD U QURUX BADAN OO LAGU CIMRA QAADAN KARO. GABADHA FICAN EE ODAY GEDA OGOL EE DIIN TEEDA IYO DHAQAN KEEDA ILAALISA WAXA LOO SOO DIRAA TAN OO KALE

  • @asmaabuukar1705
    @asmaabuukar1705 6 років тому +32

    Ma naas ba siin laheyd ku teh safiyo quruxbdn❤️❤️❤️❤️❤️

    • @abanur3163
      @abanur3163 6 років тому +1

      wax ka weyn bey sinaysaa huno

    • @asmaabuukar1705
      @asmaabuukar1705 6 років тому

      NABAD IYO NOLOL TV anaa macalin eh 😂😂😂wan ogahay wall qurux

    • @sadiiqabdulqadir6026
      @sadiiqabdulqadir6026 6 років тому

      Asma curada cida macalimada maad cashar isiisid hhh

    • @asmaabuukar1705
      @asmaabuukar1705 6 років тому

      sadiiq abdulqadir 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
      Waaa inaaad ahaata arday dhago dhugay leh ku.oolin .waaa inaaad ahata arday fiican cashirkana sifiican uqaato 😅😅😅😅😅😅

  • @malikamedia7580
    @malikamedia7580 6 років тому +9

    tusmo waa fariid waa actor dayada I love you tusmo

  • @hoodofaisal6709
    @hoodofaisal6709 6 років тому +7

    Waa waxa kala haysta islaamaha xusul baruurka ah iyo hablaha yaryar

  • @hodanxasaj6202
    @hodanxasaj6202 5 років тому +4

    Kk wlhi fanni waaye tusmo
    Like ii dhaha

  • @ilyasyare3479
    @ilyasyare3479 6 років тому +22

    Soomaalaay caqli xumada iska daaya, dadbaa waqti galiyay feed back fcn ayay la idinka sugaaya, markaasaa like tuugsanaaysaan ceeb calaykum.

  • @kaamilakordahab3349
    @kaamilakordahab3349 5 років тому +3

    Afar jimcoo kala duwan yaan lagugu tukanin😂♥️👍

  • @farhiaabdirizak3557
    @farhiaabdirizak3557 6 років тому +3

    safiya tusmo iyo baristimool 💜💜💜💜💜💜💜♥♥♥♥

  • @minnicute9072
    @minnicute9072 6 років тому +2

    America single mother wexey ugu badatay waasano kale tu kasta this is America ayee afka balaq kusiine dumarka maangabka ayaa batay wayadan ragina adeeca oo warkoda maqla

  • @cadaraden6033
    @cadaraden6033 6 років тому +3

    Very funny keep it up the good work 😍😍😍😂

  • @Ayaanqurux-13
    @Ayaanqurux-13 3 роки тому

    Nice film 👏🏼👏🏼👏🏼 i enjoy it alot we need more move like this

  • @omalkhairismaelabdirahman5925
    @omalkhairismaelabdirahman5925 6 років тому +2

    Tusmo😍😍

  • @jaabircariif9695
    @jaabircariif9695 6 років тому +10

    Safiyo Tusmo MAAMO qaaliya kulaha ajar baa la idinka helaa

  • @zaxarlazz6777
    @zaxarlazz6777 6 років тому +37

    Arooskaa islaanta jabtay ka kheyr badan kulahaa hhhhhhhhhh.paracetmol grapes iyo jalaato noo soo qaad anagaaba aroosee kulahaa wixiisu waa wax kale 🤣😂🤣😂🤣😂

  • @ILASOCOTV
    @ILASOCOTV 6 років тому +2

    Kkkkk nin aroos dida waa xillo gubo arooska waa lagu so nasta 😂😂

  • @fatimabintuali6569
    @fatimabintuali6569 6 років тому +34

    Gabdhaw Alh ka cabsada o raggina raaaliyooyin unoqda 😍

    • @maxamedxusen4039
      @maxamedxusen4039 6 років тому

      Afka maaa ka le dahay mise daacad kaa thy

    • @fatimabintuali6569
      @fatimabintuali6569 6 років тому

      Ani iyo Alh wn is ognahy cid kle ogaaanshaheedana wx igama galin wll👏

    • @altianoelchapo6456
      @altianoelchapo6456 6 років тому

      Fatima Bintu Ali
      Adigu raaliyo ma tahay ?

  • @mohamedhashi1693
    @mohamedhashi1693 6 років тому +3

    safiyo tusmo waa itaxaan wlhy ganadhn misgiinta ahaydan 1 dalqad baa lafuray ayan way fadhiisatay

    • @mamudmaashaaallaah6516
      @mamudmaashaaallaah6516 6 років тому

      qurbajogtaamarka
      lagahaadloqurbahaa
      dumaarkaauusariya
      ragudhaalankaubu
      sihaayasheekoqosol

  • @beerlula1047
    @beerlula1047 6 років тому +33

    First veiw plz like me inta ani cml coments usoo carara ayagoona fiirsan 😂😂😂😋😍❤️

  • @suusuuibraahiim7466
    @suusuuibraahiim7466 6 років тому +4

    Raaliyo ninkii helaa ragnamo ku faanaa masha allah

  • @nuurkayuudaa393
    @nuurkayuudaa393 6 років тому +2

    Wow, the best clip show that I ever watched!*

  • @mohazzyally8150
    @mohazzyally8150 6 років тому +94

    Hadad gabar raaliya ah tahey halkan like saar.

  • @suheylaahmed9008
    @suheylaahmed9008 6 років тому +17

    Raliyo ninki hela raganimo ku fanee hhhhhh tusmo salan gobad noso dadajiya filmki jahwarer

  • @mimi-bs8ku
    @mimi-bs8ku 6 років тому +1

    Tusmo verry beautiful

  • @iguxamowaxaanahaymohammed9075
    @iguxamowaxaanahaymohammed9075 5 років тому +1

    Hhhhhhh wlhi mom safiya waan ku taageeraa in badan

  • @Gaashaan-Tv
    @Gaashaan-Tv 6 років тому +2

    Good acting and good point of view

  • @amiirsacad3079
    @amiirsacad3079 6 років тому +12

    Aroos ha adan hadii anu xaajigu raali ka ahaan ceeb mahaa ee wax dhaqan xumo ah in aad la muranto qofka nolosha xalasha ah la wadaagto 👍

  • @aminadhagacde1979
    @aminadhagacde1979 6 років тому +8

    Ciil bab iga hay su ugu didi kara ikhtiyar bay ledahay

  • @bukhariahmed723
    @bukhariahmed723 6 років тому +3

    Gabdha walaahi maqasha ninkeeda 100 100 Waynu u duceynaa
    Qalbigana waan ka jecelyahay
    Like saar walaale hadaa tahay raaliyo
    Ama rabtid inaad ninka ilaahey calamka kuugu daray inaad u adeecdid sida ugu qurxoon

  • @fartuuncali104
    @fartuuncali104 6 років тому +59

    Ninkeyga aroos ma ogolo sidas darted aros ma adi kartid hadu i dhahana waligey ma bixin alx

    • @duniyaabdullah7357
      @duniyaabdullah7357 6 років тому

      Sheikn

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 6 років тому +1

      Masha Allah walal Allah ku xifdiyo walal aamiin aamiin aamiin ❤️❤️❤️❤️ sharafeey mcnto

    • @fartuuncali104
      @fartuuncali104 6 років тому

      Naima Hussein thanks mcnto

    • @rodamohamed814
      @rodamohamed814 6 років тому +1

      Strongly agreed

    • @halganwadani9484
      @halganwadani9484 6 років тому

      Fartuun Cali janadaada wa banaanka wlshy qaali wajibadka un ilaali

  • @yahyamuhamed9686
    @yahyamuhamed9686 6 років тому

    Dumarka qurbaha jooga kitaabka Alle dastuurka dalkay ay joogaanbay kasaraysiiyeen Allah xaqa hayna wada tuso rag iyo dumarba

  • @LAQAAYE
    @LAQAAYE 6 років тому +14

    Hhhh
    Gbdhii Yareyd
    Xeredii wa ka saarty...
    Tusmo.....
    hhhhh

  • @abdullahdiirey4039
    @abdullahdiirey4039 6 років тому +2

    😁ara Somalia tawala jecalaa kulaahaa m up ana karaawaa kulahaa

  • @rahmaraiza1576
    @rahmaraiza1576 6 років тому +1

    Kkk shekadan way iga gadmatay cml

  • @olowtower4946
    @olowtower4946 6 років тому +9

    wlh Maamadaan wax kale waaye kaalay bal aan ka roonaade😂😂

  • @mohamedziyad9795
    @mohamedziyad9795 6 років тому +99

    Like ba kuwalatene like ta nasiya anagana 😂😂😂😂

  • @khadranouh1699
    @khadranouh1699 5 років тому +1

    Nibiga Ku saliya

  • @fartaxaaji1822
    @fartaxaaji1822 6 років тому +1

    Safiyo tusma ayaan ku heestaa wlhi weey iga Qoslisay salaam.

  • @mustapheahmedhirad113
    @mustapheahmedhirad113 6 років тому +38

    Waad Na Waasheeen Marba Mid Hanoo Soo Galinineee Waxa Taxane Ka Dhiga Kii Oromada Baanu Sugaynayne😂😂

    • @qadrqalanj3647
      @qadrqalanj3647 6 років тому

      Hhh aniga xitaaa waan sugoyaa kwrm

    • @xaliimogeenyo1982
      @xaliimogeenyo1982 6 років тому

      somali maa taxana taqaano hee waxey maskaxdooda ku soo dhacdo eey noo sodaayan

    • @zuhuuradem3392
      @zuhuuradem3392 6 років тому +2

      Dhega meesha riwaayad uun baaa lagu dhigayaa wixii waaqica ee markaa jiree ma maadooyin la qaadanayaad mooday.
      Dhib bay umaraan masaakiinta yaryariye adigu lkn si nasiimo ah baad isaga daawataa unax markaa mudane

    • @jennyfromtheblock5564
      @jennyfromtheblock5564 6 років тому

      😂😭😭😭😭😭😭😂😂😂😂😂😂😂

  • @safianooradam1721
    @safianooradam1721 6 років тому +18

    Love you wlhi safiyo tusmo keep going

  • @xaliimoofficial4024
    @xaliimoofficial4024 6 років тому +19

    Like waligeey leyma siinin bal hada. Like ii saara

  • @ekranmohamud9264
    @ekranmohamud9264 6 років тому

    5yrs aan jogaaa America waligay matagena arooosa muxuusa igala maqanyahay Alxmdulilaha inaanta waaa runteeeda waan ku racsanahay iga walle 🙏🙏🙏😍😍😍😘😘😘

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 6 років тому +9

    Tusto wacde waa iga qoslisiisay igu baxdaa cml 😅😅😅😅😅

  • @abusharma9221
    @abusharma9221 6 років тому

    Wow wow! What a great film your were acting.go ahead

  • @nairobieyelinkcargo3207
    @nairobieyelinkcargo3207 6 років тому

    masha allh wa gabdho asturan allh idin desto

  • @nourismail7495
    @nourismail7495 6 років тому +3

    Gabadhii oromada jeclaatay waan ka helay qoftaas igu soo qabta cinwaankeeda

  • @drgaboseahmed9242
    @drgaboseahmed9242 6 років тому +3

    keep it up ...i really love it

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 6 років тому

    Ka soco tusmoy anaa kula daawanayee

  • @intisammohamed4816
    @intisammohamed4816 5 років тому

    Armuuuu iiga Dhabeyaa gabadhiii kalana wayka waaashay

  • @valentinolfc1494
    @valentinolfc1494 6 років тому

    Dadka commentka meesha ka bixinaya. Waxay ahayd inay ka hadlaan filmka lakin kuli waa wada like doon belaayo like idiin doontay

  • @m0hamedali900
    @m0hamedali900 6 років тому +1

    Good stuff waye tusmo & co.

  • @bagamudo4502
    @bagamudo4502 6 років тому +3

    Thanks I really appreciated the no commercial....

  • @canabumummmmm3608
    @canabumummmmm3608 6 років тому +2

    Walahi meel ma aado anoon u sheegin odageyga suuqa inaan adeeg u adaayo mahane ❤️❤️

  • @abdifatahaly8480
    @abdifatahaly8480 6 років тому +1

    Wallahi bro runta waay ilaaheyoow gebdhaha noo hegaajji

  • @ahmedabdirahman4172
    @ahmedabdirahman4172 3 роки тому +1

    😀😁

  • @khadijaibrahim6788
    @khadijaibrahim6788 6 років тому +5

    bismilahi na walal gabadga hakuu dirin nin keeda

  • @maryanadan1099
    @maryanadan1099 6 років тому +5

    Mama tusma jahwareer ayaan sugaynay aaway sidaan indhaha u taagayey waan daaley

  • @AhmedMohamed-zh2yb
    @AhmedMohamed-zh2yb 4 роки тому

    Tusmo Walle waa jiila qaran

  • @aduunaayomaleh4316
    @aduunaayomaleh4316 6 років тому +2

    Axyaa film 😍😍😍❤

  • @rahmamuallim9548
    @rahmamuallim9548 6 років тому +1

    Kkkkk waa naxamaneyan kula ah

  • @somalilbcshow7656
    @somalilbcshow7656 6 років тому +3

    Hhhhhh 😂😂😂😂❤️ Amirika joognaaa 😂😂😂

  • @saboolkoriye6542
    @saboolkoriye6542 6 років тому +1

    Dumarkayagu waa wada raaliyooyin hadaan la is xasdiya hayn lkn waa ninkii ka dhigto ninkii Aan ka dhigana isagaa ku raaliyo la'a

  • @xubiali7991
    @xubiali7991 6 років тому

    Wilkan iyo gabadhan aroska ka baqtay waxan ku leclahay isma tabanayana wa wiil din leh gabdha ashanabiga ka ah afku kula jilaya filinkaaa gd by asaxebey mala aragten

  • @habonmed-fn9qt
    @habonmed-fn9qt Місяць тому

    2024 ❤❤❤

  • @mkhadar1146
    @mkhadar1146 6 років тому

    Waxar maa ahay oo soo iibsatay hhh😂 waa cajiib runtii exactly waa waxa qurbaha kadhacaaya ayee ka turjumeeysaaa ruwaayadda thanks guys for you sharing.✅👌🏽

  • @lulmohamed4076
    @lulmohamed4076 Рік тому

    It's very hard to get 2 people that act really well together.
    Unique Tusmo and Paracetamol.

  • @tiinalucky8732
    @tiinalucky8732 6 років тому +1

    💯👌 wilka oromada cadi ma ah and prstml

  • @elmimohamud2364
    @elmimohamud2364 6 років тому +17

    Nacasta la wanjalay pal eega
    #Tusmo wa fariid intay wanjashay oga fadhiisatay reerki cusbaa 😂😂😂😂

  • @malikatulxubi8290
    @malikatulxubi8290 6 років тому +14

    Mama tusmo slmn so dhawada

    • @lalamo6370
      @lalamo6370 6 років тому

      malikatul xubi Naayaa inata sidaa uma wayne heshood

  • @Faayqurux
    @Faayqurux 6 років тому

    Tusmo labiskan ku jeclahay mar walbo new look waaye ayadaa ugu labis qurxan groupkan also funny waaye, ruwayadaheda wee igu socdaan💕😍

  • @luulalaki6957
    @luulalaki6957 5 років тому +1

    Tusmo jecliyaa😂😂😘

  • @intafayowintafayow809
    @intafayowintafayow809 6 років тому +6

    Xeradaa la iska saari hhhh safiyo tusmo

  • @hassanabukarabdirahman286
    @hassanabukarabdirahman286 6 років тому

    wa aniga jahwarer ku Csp e like i saada

  • @hodoali8363
    @hodoali8363 6 років тому +2

    Kkkkk axyaa ruwaayad lkn anigu meelkastoon aadayo xajigayga mustaqbalka wan ushegi doona lkn wa inuusan igadiidin hadii kale uba shegi maayo albaabka wax kafuruuwaayin 😂😂😂 safiyo tusmo iyo paractimool sigaaraan idiin jeclahay 🙏❤love all guys

  • @fatumayussuf8380
    @fatumayussuf8380 6 років тому +1

    Kkkkkkkkkk alla tusmo way ka wali.malaha dad dhamaday ayey kaso hartay. ..

  • @delcash
    @delcash 6 років тому +34

    Inta qabilka nacab iyo qabyaalada like igu qabta

  • @deeqaxasan5924
    @deeqaxasan5924 6 років тому +1

    Kkkkkk tusmo wa funny