Jamhuriyadda Somaliyeed ayaa loo bixiyey, oo ahaa Somali Republic. Tikidha posta iyo waraaqaha dawladda oo dhan waxa lagu qorijiray Somali Republic. Somalia marna may noqon Somaliland. Imikana waxii ku Soo baxa Somalia ma khuseeyo J. SOMALILAND. BUTRUS GHAALI o ahaa masri madax ka ahaa UN ka ayaa 1992, ama meelahaa ku dhawaa, ayaa forjari gareeyey magaca Somalia dhigayna UNka.
@@AhmedIsmail-x7g waa dhab taariiqda la baadho laakiin wixii documeti ah in meel la iskugu geeyo weeye inta ay qadaadweyn nagu maran tahay sidii maro boobtii waa inaanu cashar u dhignaa oo haween iyo ragba loo kala hadhin
Halgamaa Abdishkuur Haybe is again iyo saxiibadiisa arabsyanews oo ah warbaahinta Somaliland ugu qiimahabadan kamikaze ku ugu afka dheer ugu run sheeg san oo da daal badanay samaynayaan,,,,,,
IAM SOMALI. MY COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHAT IS THE LAND ?? TAWXIIDKA. ALLE. IYO DIINTA. ALLE. CID BEEN NOOGA SHEEGI KARTAA. MA JIRTO. ISAAQOOW. AMA. BUUQA. AMA. IS KA. HADLA
Spmaliland Isaaq ma laha.beela badan ayaa daga. Somalia ma af Somali ataad u haysata. Waa Latin Somal+ia ia mocna heedu waa Territory. Calankaagu waa calanka shaydaanka lagu caabudo. Waxa iska leh Florida
Cid magaca Somali ku dhaadata Isaaqba jira. Somali national society. Somali National League. Somali national congress. Somali National Movement. Sidiina Majerteniya.Ogadeniya.Marehan Union lama baxno
Ina cabdile Xasan . inankiisu wuxuu Xayle salaase ka dhigay wasiir. Daarood way diideen inay ka xooroobaan Itoobiya. Waxay ku yidhaahdeen Ingriis ushaada nimaad ka qaadan karto ayaa loo dhiibta. Xabishi noogu dhiib😊
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد Taariikh sugan oo lahayaa ma jirto oo dhex martay koonfur iyo Waqooyi waxa jirta in aanay dadka degaa koonfurto ay ku hali jireen Luqado kala duwan 150 sano ka hor laakiin Boqortooyadii Majeerteen ka iyo Mareexaanka ayaa door weyn ku lahaa faafinta Afka Somaliga koonfurta waxaa jira Qoomiyado badan oo Oroma ah oo ku milmay Koonfuta .Laakiin Waqooyigu waxa ay isku milmeen Qabaailka Darood sida Ogaadeenka,Abasguulka iyo Qabaail kale oo ka soo jeeda Oromada sida Agashe… Waa Khayran katiiran
Mansha Allah Gudoomiye Maxamed Axmed Alaa yaxfadak adeer
Hambalyo med wa farxan imaan
Somaliland guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤
Arabsiyo news many thanks anigu waxaan la soo shaqeeyey (Ahn) ex madaxweyne cigaal marar badan wuxuu noo sheegey inaaney jirin wax act union ah oo somaliland iyo somaliya dhexmarey qadaadweyn wey been badan yihiin laakiin maanta caalamku wuu bartey somaliland guul forever cadowgeenana guuldaro rabaani ah insha Allah Allaahumaa Aamiin❤🎉❤🎉
Thank you Bro
Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️
SOMALILAND HA NOLATO INCHALLAH KHEIR ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Thanks to allah who gives us this opportunity.
Secondly am thankfully to arabsiyo news and his guest .
Thank you all off you
Thanks buddy ❤❤❤❤
Masha Allah Guul iyo Gobonimo Somaliland Republic Aamin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allow dhowr Somaliland Republic Aamin Aamiin ❤❤❤❤❤❤
@@aidgab1196 Allaahumaa Aamiin
❤❤❤guul iyo gobanimo dhamaan somaliland ❤isha alaahu, allahu akbar ❤❤❤
Arbsiya tv aad ayaan ugu mahdnaqaya sida fican ee umadan dareen keeeda u soo celinayo guuuuul
Walaalwaxwalbahasoodayn ta niwaaoohin iyo nacasnimo
Guul iyo goganimo somaliland Arabsiyo tv you are the best UA-camr I hope the enemie go down inchallah felisitation 💚💚💚❤️❤️❤️🤍🤍🤍🎉🎉🎉🎉👍
Mansha allaah
Mhdsnd gudomiye
Guul somaliland in shaa Allah 💚🤍❤️
Thanks Arabsiyo news👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Dalka❤ somaaliland ❤ waa❤xor❤ guul ❤ guul ❤
Long live Somaliland 💥💥💥
MashaAllah hadal iyo tarih si ficaan uu sharaax on uu bogay MashaAllah. reer Somaliland ban ahay moyee wa inan wax kalee lagu abtirsan
Guul guul guul Somaliland Insha Allah
Somaliland guuuuuuuuuuuuuul🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Soomaalind guul insha Allah guuul
Arabsiyo digaacayaasha somaliland❤❤❤❤❤❤
Arabsiyo tv Difaaca somaliland guul
Dowlada somaliya ha odhan dhaha baandada xamar
Insha allah marwalba guushu wadankeena somaliland bayraaci cadawga kaxun horumarka iyo jiritanka somaliland ilaahay ha jabiyo gude iyo dabadba guul wadankeena somaliland
Guul guul somaliland
guul guul dalkayga somaliland💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪
Somalia weligeedna Aqonsi may helin mana haysato, waxay ku fadhidaa aqoonsigii ( Somaliland )
Jamhuriyadda Somaliyeed ayaa loo bixiyey, oo ahaa Somali Republic. Tikidha posta iyo waraaqaha dawladda oo dhan waxa lagu qorijiray Somali Republic. Somalia marna may noqon Somaliland. Imikana waxii ku Soo baxa Somalia ma khuseeyo J. SOMALILAND. BUTRUS GHAALI o ahaa masri madax ka ahaa UN ka ayaa 1992, ama meelahaa ku dhawaa, ayaa forjari gareeyey magaca Somalia dhigayna UNka.
❤ you from Kenya 🎉
@@husseinomar5942 mahadsanid from somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤
INSHALLAH KHAIR SOON. 55
10 sano Arabsiyo nayuus kabadan Walina maan arag adoo madax wayne waraysanaya maxaa dhacay
🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Soomaaliland Alloow Dhoowr❤💚❤🎉❤🎉❤🎉🤍🎉❤🎉
❤❤❤❤❤
Iyagaa makhraatiga kuu furaya waxay ku odhanayaan xataa nadaxdoodu raas casayr ilaa raakamboooni dalka waa mid dee waarun raascasayr oo puthland ah iyo raaskambooni oo ah xadka kiiyaraa waana italian somaliland
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤
Asc waa Tariq wanagsan ku soodaa oo sodhawadaa
Ardul Somal means Somaliland.
Waxan ka fahmey in wadankii xoriyada ka qaatay ingiriiska ee Somaliland lumey!!. oo aan cid ba is weydiin halkan uu ku lunsan yahay!!!.
Waxasodhan waxakeenay inga o ansiitoos ah marnaba uraadsan waxeeni aynu xaqa ulahayn aduunkuna wuxu sugaya intaynu inagu aynu siidasaxda ah ugudoodno sharciyadeena
Reer somaliland waxay u baahan tahay inay taariikhda si dhab ah udoontaan
Somalia ilaa lixdankii wareer ayay inagu noqotay markaa waa muhiin in aynu taariikhda dib u raacro
@@AhmedIsmail-x7g waa dhab taariiqda la baadho laakiin wixii documeti ah in meel la iskugu geeyo weeye inta ay qadaadweyn nagu maran tahay sidii maro boobtii waa inaanu cashar u dhignaa oo haween iyo ragba loo kala hadhin
Illahay Haa tosiyo dadkan dhulkooda lagu godiyo in tosayn waliba kuwa afka qadhmuun ee warbahinta sheeganay ee xamar aad moodo inay ushaaqeeyan
Gacan Bira, ha lagu Qabto #CBB.
Wa Jileeca Dawlada Somaliland ❤❤
Maxaad uga hadleeysaan hadii la qarineyo. Sirta lagama hadlo.
Dadka reer somaalilaan now u kaca dood iyo dagaalba oo dalkiina difaacda iskadhaafa arimaha dhexdiina waxaa idin haysata dagaalkii labaad ee citiraafka umidooba markale dagaalka maanta taagan
Please, u gudbi wasiirka warfaafinta
Sawir Hore Looma Baahna 😂 Reer SOMALILAND Waa Kaftan Guul Waara Dalkeena JSL
Halgamaa Abdishkuur Haybe is again iyo saxiibadiisa arabsyanews oo ah warbaahinta Somaliland ugu qiimahabadan kamikaze ku ugu afka dheer ugu run sheeg san oo da daal badanay samaynayaan,,,,,,
GUMASIGII. CIDII. AAD. LA SOCO TEEN. WAY. CADAHAY.
IAM SOMALI. MY COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHAT IS THE LAND ?? TAWXIIDKA. ALLE. IYO DIINTA. ALLE. CID BEEN NOOGA SHEEGI KARTAA. MA JIRTO. ISAAQOOW. AMA. BUUQA. AMA. IS KA. HADLA
Spmaliland Isaaq ma laha.beela badan ayaa daga. Somalia ma af Somali ataad u haysata.
Waa Latin Somal+ia
ia mocna heedu waa Territory.
Calankaagu waa calanka shaydaanka lagu caabudo. Waxa iska leh Florida
dos.fl.gov/florida-facts/florida-state-symbols/state-flag/floridas-historic-flags/other-flags/republic-of-west-florida/
ua-cam.com/video/8C0atJjWnXs/v-deo.htmlsi=g5P4JnXPi2Rjtjje
Aan ku aaxo haybow qofkaad wareysanayso ka sug hadalka
NAC NAC. BEEN WAY DHAMAATAY.
NAC NAC. ISAAQA. KKKKKK. SHEEKO. RAQIISA. CIDI. IDIN. KA DHAGAYSAN. LA HAD. BAA LA. KA IS KA RABAA
Ninku magaca uu khalday ardu somal ayay carabtu oran jireen imikana ardusomal ayaa u badalmay somaliland
Bari Somal na way odhan jireen . Waxba ma khaldin
Waxan uarka daacad kama aha madaxdenu waa ilmada yaxaska waa munaafiqiin dhaantod
Ruqa nin leh dabada hayaa makaco
Rtyu
Jabhada Argagixisada isaaq SNM iyo daba dhilifkooda been iyo faan badnaa
Cid magaca Somali ku dhaadata Isaaqba jira.
Somali national society.
Somali National League.
Somali national congress.
Somali National Movement.
Sidiina Majerteniya.Ogadeniya.Marehan Union lama baxno
NAC NAC. AQOONSI. KU. SAABSAN. BAY. BARATAY.
Waxaso dhibaato ah ina cigaal ba inoo geystay oo xamar ula cararay wa lawada ogyay
Kkk maad garan
WALLALA YAAL MA WAALATEEN. WAX KASTA OO AAD GAYSATAAN IDIINMA QORA. WIXII LA IDIIN GAYSTO WAA BANAANKA .
Heshiis muu ahayn ee khiyaamo Abiy ku qaadanayo Baddeena ahaa.
Heshiisba ma dhicin weli
ISAAQA. SNM. BAY. NOQO DEEN. .MENGISTU. HAILE MARIAM. BAY. RAACEEN. WAX. KALE. IDIIN .MAHANO.
Afweyne ayuu ahaa kii Somali galbeed u saxeexay Mingiste.
Farmajo ayui ahaa kii ubaxa ku beeray taalada askartii xabashida dhimatay 1977.Farmajo 4 dekadood ayuu Xabashi siiye.Xasan sheekh wuxuu yidhi aniga dakado bilaash kuu siinaya.
Cabdilahi Yusuf .Cumar Xaaji Masale askar Itoobiya ah aye Somalia soo geliyeen
Ina cabdile Xasan . inankiisu wuxuu Xayle salaase ka dhigay wasiir.
Daarood way diideen inay ka xooroobaan Itoobiya.
Waxay ku yidhaahdeen Ingriis ushaada nimaad ka qaadan karto ayaa loo dhiibta. Xabishi noogu dhiib😊
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
Taariikh sugan oo lahayaa ma jirto oo dhex martay koonfur iyo Waqooyi waxa jirta in aanay dadka degaa koonfurto ay ku hali jireen Luqado kala duwan 150 sano ka hor laakiin Boqortooyadii Majeerteen ka iyo Mareexaanka ayaa door weyn ku lahaa faafinta Afka Somaliga koonfurta waxaa jira Qoomiyado badan oo Oroma ah oo ku milmay Koonfuta .Laakiin Waqooyigu waxa ay isku milmeen Qabaailka Darood sida Ogaadeenka,Abasguulka iyo Qabaail kale oo ka soo jeeda Oromada sida Agashe…
Waa Khayran katiiran
oo halkay majeer teen galgale iyo boon mareexaan u soo martay boqor tooyo kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Is weydiiya idinku arintaasi idinka ayey idiin taalaa….Af Somaliga uu ku hadlo Xasan sheikh bal dhagayso wuxuu ugu hadlaa ida dadka ajaanibka Af somaligiisu waa faqiir…broken Somali language
Waa Khayran katiiran
Idoor caglimalaha xaqiidii( 34 sano been iyo cuqdad bay ku noolyihiin) qabiil Qaran manoqdo xataaa umada kama xishooonayaaana beentoooda
Midweyn iyo midyar waa isku cagli
Ame ooy Ame waxaan jirin sheeego
Somalia waa hal wadan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
XAMAR miyaanay Hawiye ku kaajin oo XAMAR gudaheeda Hawiye ka dhex maag in aad Naftaada waayin doonto
Qabiil na magaranaysid dawlad na ma garanaysid , miiyaad xishootid markad gabdho somaliyeed baytariyo hoosta kaga guraysid anagu dadkii naga soo horjeeday maanu tabaan ee😂😂😂😂
isaaqu 400 oo sano ka hor ayay ilbaxeen adigan awaa dhankayku jeediyaan shalayna iyaga wax ka dhigay maantana iyaga ku kala raraya😂😂😂😂
@@Sharmarke-h1z idooor cagli malaha ( ingiriiskana dabo dhilif baaa u ahyna) qabiilka kaliya beenta kunoool iyo taariikh aaana jirin baatihiin ( waligiin beeenta iyo waxaaana jirin baaa ku noolaanaysaa Somalia waa hal wadan 🇸🇴 qabiil Qaran manoqdo dad cuqdad qaba baaatihiina
Muqdisho baaa lagaaa maaamulayaaaa waligaaaa ooy idooor majnuun ah
Inay caqli leeyihiin iyo in kale sheeg magaca Idoor wuxuu kusoo baxay
@@ahmedabdi684
Dee malaha Ciyaalkii Amisomtu dhashay ayaad ka mid tahay