JERMALKA WAAN ISKAGA GUURA 😭😭😭

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @fadumoali4700
    @fadumoali4700 Рік тому +117

    Abaayo mowduuca ka badal guurowga maadaama ey dhicikaro iney daawadaan jannelkaada mida kle hala wadaagin qof kle waxaad damacsantahay ama qorsheyneysid mahadsanid ❤

  • @hamzawalieh6806
    @hamzawalieh6806 Рік тому +110

    Asc wll, I don't usually write comments on social media but your situation has touched me. I'm a mother of 4 kids, I've lived, worked and studied in the UK for 18 years, but I've never experienced anything like this. If you're going to the UK, I believe it's a good choice because you'll be close to Germany and we've better appeal/complaint procedures in the UK for anything like this to happen. Stay strong sis and please never give up Insha Allah!💖

    • @leilamusa9175
      @leilamusa9175 Рік тому +3

      I agree 💯 I would never advise anyone to ever reside in such a racist place!

    • @suaadmohamudmohamed5206
      @suaadmohamudmohamed5206 Рік тому

      Absolutely

    • @hodanjama2924
      @hodanjama2924 Рік тому +1

      Agree with you..., You should not give them more chance to practice their recism and ignorance.

    • @umuibrahim7079
      @umuibrahim7079 Рік тому +2

      Uk is nice willayqga 4 have wana active markasta wXan so kaxeeyabisaga oo dharkii laga badalay biyuhu aaad uga cayaraa waligaay ma arkin macalinkaasaa complaining ka qoraya alx

    • @fardowsamohamed9166
      @fardowsamohamed9166 Рік тому

      Abayo cunaga yar Allah ugargaaro iyo adigaba UK Allaha kaaga meel wanaagsan aamiin yaarabi

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 Рік тому +30

    Anigu waxan ku odhan laha gobolka iskagag Guur walalo Germany wuu baladhan yhy waa intaas ada heshay dad fican 😊

  • @nuuraalinoor3630
    @nuuraalinoor3630 Рік тому +77

    Its me nuura again abayo, recite this dua every day when ever your son is going to the school (Allahuma akfinihim bima shita) this dua is a miracle , recite it like for one week, pray two units of prayers salatul hajat and recite this dua,) please share with us after that because walahi Allah will deal with her.

    • @sudiyusuf5269
      @sudiyusuf5269 Рік тому +2

      Abaye weey yaqaaniin inay niyada kajabiyaan ilmha ay arkaan inay san qaban karin waana policy uyaala wiil nool inaanu kasoo bixin ,wiil labahdilo oohoos ufoorara mooyee kabadalo school muslim amaprivet geeyso ,cunugaaga umarabaan horumarka aad adigu larabto waa inaad kala baxda intuuna kaa niyad jabin waa dagaalka nooc kamida dawladuhuna kadambeeyaan somali mawada fahmsana waana sababta wiilasheenu udrop greeyaan iskoolada o suuqa drogada ugalaan ,dadkeenu hoos uma eegaan olmha ,gabdhaha dhibkaasi kumahayaan kii wiil aha oosomali ah waa siyaasad gaalo kagaartey ,haku daalin aniga waa igu soo dhacday ,waana uga haajirey walhi alxmdulilah maanta cunigi iga bahdili rabeen doctor waaye ,iskagaar ,cunug ishiisu biyo leedahy gaalo marabto ookusoo baxa mid goroda laladinayo oomadaxa kor uqaadi karin ooxaniinyo siibeen kaliyaa kasoo bixi kara ilaa in ilaahy kaindhosaabey mooyee!naag uunbaa ladaba dhigaa cunigii nool bahdisha ilaa uu iskoolka kacararo oonaco waa eey gaalo somalina weli magaran taas

    • @sudiyusuf5269
      @sudiyusuf5269 Рік тому

      Ilmha haiska kaxeen weykaaniyad jabi doonaan ismana dhanto gaalo waalondon meesha anigaba iga qabsatey adkeyso school muslim ama privete geeyso adoon guurin schooladaas ajnabiga gaarka ileeyihiin raadso walal!kuwa kalena haka dhaqaajin schooladooda ayan kugula talin laha war lindon dhexdeeda markan kabadalo schoolkoodi jore oomidkale geeyey kyniyadjabaan ilmhan walhi waa wax jira oowaayaan jawigeey barteen iyo saaxiibadi waahada kuwo waaweyn oo Alevel ah!

    • @ayansm7785
      @ayansm7785 Рік тому

      Aad baan ujeclahy ducadaas

    • @Amay101
      @Amay101 Рік тому +1

      Walal Asoo Arabic soo raacsii

    • @nuuraalinoor3630
      @nuuraalinoor3630 Рік тому

      @@Amay101 abayo just Google the way I have written and the Arabic part and English translation will appear mcnto,(, walahi this dua is a miracle abayo)let her teach her son he can learn it because mashaAllah tabarakallah he is very clever let him read it when ever he is going to class, google it my sister.

  • @ffszett
    @ffszett Рік тому +8

    Asc, this how they act with foreign children when they see they are smart, intelligent for them to hold so don’t take this they want to kill his morals, motivation and his future. Be strong for the sake of your kid and his wellbeing and change the school as soon as possible.

  • @رحمه-ذ1ح
    @رحمه-ذ1ح Рік тому +66

    تعال إلى مصر ، إنها بلد جميل للغاية وإسلامي ستشعر براحة البال ❤❤❤❤❤🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬

    • @KS-wk6uk
      @KS-wk6uk Рік тому +1

      Masar yaa caawinaayo? Raaxatal baal maxay tareysaa ilmahaada hadey gaajo udhintaan?

    • @Cadar49
      @Cadar49 Рік тому +1

      @@KS-wk6ukilmaha soo aabo malaha maxaa gaajada keenay dad yurub ku nool soo maaha

    • @khadraofficial4074
      @khadraofficial4074 Рік тому +2

      Masar xitaa cunsurinimo ayaa ka jirto gabar Somali marekan ka guurtay oo masar u guurtay oo ka cabaadeyso ayaan arkay

    • @KS-wk6uk
      @KS-wk6uk Рік тому +2

      @@Cadar49 Ilmaha somalida aabohood mabiili karo. Yurub ceyrtey kunool yihiin iyo dowlada lacagtey siiso. Hadey yurub kasoo guuraan qaraabo iney wax usoo tuuraan waaye Masar cayr ma bixiso. Cunsurinimadana carabta wey ka daran yihiin cadaanka.

    • @luulaabdi9853
      @luulaabdi9853 Рік тому

      ​@@KS-wk6ukabayo ma ogi qofki kugu yiri yurub ceyrl le laqada alhamdulilah aniga 13 sano joga weligey ceyr maqadanin ilmaheygana abahoda u shaqeysto hoyada hadey rabta hada we shaqeysankarta hadey luqabarato ama wax lagu shaqeysto marka ilmaha abahod wa u shaqenkara

  • @abshiroabukar9526
    @abshiroabukar9526 Рік тому +13

    Abayo wlhi wad ka reysanee Insha alla wiilkada wadan muslim ah geyso diin Iyo madiba wuu baranaa Insha Allah waa cunug yar oo smart ah allahuma barik waxey rabaan in ay qalbiga idinka dilaan adiga Iyo cunugaba

  • @and-hx5gr
    @and-hx5gr Рік тому +76

    Asc as early childhood educator you are focusing too much on academics , you need to focus on social skills and emotional intelligence . Building conversational skills and improving cognitive skills is through "play". Unfortunately play is not deemed important in our community . I go to people's house you will see a beautiful living room but no designated play space. Create inviting learning environment that stimulates the child's mind . Make sure it's child's lead ie interest. You can start with unit blocks then expand on this area.

    • @QGprincess
      @QGprincess Рік тому +11

      How do you know she doesnt focus on social skills and emotional intelligence? Just because shes talking about academics or talks about academics doesnt mean she doesnt talk about other aspects of education. Dont judge.

    • @Rosie-z9y
      @Rosie-z9y Рік тому +8

      ​@@QGprincess she is not judging sis she is just sharing her experiences and knowledge.
      Many of us and I am guilty of it don't make play space for children.
      Thanks to this sister that you acusing her of being judgmental I ordered more toys for my youngest before I even finished reading her comments.

    • @Rosie-z9y
      @Rosie-z9y Рік тому +1

      @and-hx5gr jazk allahu khyran macaanto I just ordered some toys for my youngest nearly 2. I have 7 and 6 years old their stuff are I. The Their room because they are older now but I feel like I ignored the youngest.

    • @nasreeny2984
      @nasreeny2984 Рік тому +1

      @@QGprincess I am also shocked about the assumptions being made. The teacher is abusing her position to claim a child has a disability he does not have. Rather than support the mother people are criticising her in the comment section. There are others commenting out of place and making it about themselves "due to this comment I bought more toys for my kids".

    • @averyj5446
      @averyj5446 Рік тому

      Can you put that in Somali? I thought not!

  • @Torobaawi
    @Torobaawi Рік тому +3

    Runta hadaa kuusheego sina oogama raynaysid hadaad daba istaagto safety wiilka wuxuu kujiraa adoo goaan CAD kagaaro yurub ilaahay dartiisna uguur please

  • @fahima6186
    @fahima6186 Рік тому +2

    ASC HABO anigu British citizen ayaan ahay for 30yrs hooyo ilma kudhashsy kuna korsatay TA/teacher assistant kashaeeysay iyo weliba nurseries. Waxaan aad kashekeyneyso waa cunsirinimo aan caadi aheeyn xaq ayaad uledahay inaad dacwad kufurto lawyer qabso habo Insha Allah.
    Don’t let her treat you like that 👍

  • @abdirahmanmohamud4040
    @abdirahmanmohamud4040 Рік тому +24

    Ilaahay hakuu sakhiro inshalah
    Dhul kii iyo wadan keenana Ilaahay ha noo hagaajiyo. Aamiin

  • @Iffy2009
    @Iffy2009 Рік тому +7

    Sis if you’re stressed this much imagine how your son feels. Please do whatever it takes to get him away from her. The damage she will do to him will have lasting consequences. Please please take this very seriously and get your son away from that monster.

  • @ugbadfarah7928
    @ugbadfarah7928 Рік тому +35

    Sis take your child out of that school as soon as possible. Imagine how he’s being treated by them on a daily basis. It must be so stressful for him.

    • @bisharoxaayow1036
      @bisharoxaayow1036 Рік тому +1

      Maxa kugu qasbay inglish ku hadal

    • @ugbadfarah7928
      @ugbadfarah7928 Рік тому +1

      @@bisharoxaayow1036 why are you so pressed sis. If you can’t read the comment keep it moving 😂😂

    • @haki617
      @haki617 Рік тому

      @@ugbadfarah7928😂😂💔💔

    • @samsamadam9641
      @samsamadam9641 Рік тому

      Yeah you right waa wax aad u xun sidey ardeyda ula dhaqman waa inay kala cararaan wiilka yar subxaanalaah

  • @NololiyoNature
    @NololiyoNature Рік тому +1

    Asc, sorry to hear that, hooyo dadaaleysa tahey may Allah SWT make it easy for you, postcode ma bedeli kartid miya? yacni area kale uma guuri kartid?

  • @maidav1481
    @maidav1481 Рік тому +28

    Build your case sis, use her notes as part of your evidence for 1; the fact that your son is too advanced and quiet frankly BORED in her class and it is her responsibility as the teacher to challenge him intellectually which she is failing miserably and 2; the fact that she is nit picking and making reckless remarks towards you and in writing which could be a cause for concern particularly in regards to Safeguarding as we don’t know what she says or how she treats him when you are not there. I don’t know the Safeguarding procedures in Germany, please look into it if you haven’t already. ❤ stay strong sis Allah is with you

    • @munohaji3841
      @munohaji3841 Рік тому

      Asc abaayo shartoda ilahey hakaqabto 🤲 salad is taqaro ka duko wax kasto ku dhaqaqeysid🌹🌹🌹🌹🌹

    • @hogsade
      @hogsade Рік тому

      She should file lawsuits against her school district immediately.

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 Рік тому

      Wan kaxumahay abayo illahey haka bixiyo dhibka kuhaysto aamiin yarabi

  • @kaarsheempire8827
    @kaarsheempire8827 Рік тому +1

    Ascwr Abaayo Germany waan deganahay caruurna iskool Waa no dhigteen way jirta in laysu sheego mar walba ilmaha dhaqankooda dhaqtardana Waa laysu dira waayo caruurteena somalida Ma degana guriga laguma soo baro waxyaalo badan dhaqanka guriga ayay la tagaan iskoolka mana Barno inuu Kaligi wax qabsan Karo Ama habeenki xili dambe la seexiyo adigu ha dareemin xumaan Adiga lagula jeedo u feker waxyaalaha qaldan ina saxdo qalad hayga fahmin
    Danke

  • @faay8912
    @faay8912 Рік тому +5

    Im so sorry this happened to you sis this sounds like discrimination and a very disturbed individual. Let us know how we can help you inshallah and please stay strong ❤

  • @ahlamomar7149
    @ahlamomar7149 Рік тому

    Wsn habbti ka guur meel ka khyr badan illaahy haku siiyo adiga iy caruur ta

  • @maria-ij1qg
    @maria-ij1qg Рік тому +12

    Gaaladan waa xaasidiin walahi ilmaha niyaday ka dilaysa abayo ka guur meesha hadad awoodo

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 Рік тому

    Maasha Allaah maskaxdiisa allaha u daayo. Gaalada cadawga ku ah allaha ka qabto. Aamiin.

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 Рік тому +14

    Qumayooshinkaas shartooda alaha kaa qabto abaayo wlh hadaa awoodid ka guur meel ka kheyr badan alaha kuu saqiro 🤲😢

  • @soso12364
    @soso12364 Рік тому +1

    Wlh ka guur xbbbti saasa kuufcn ka guur intaa lagaa qadanin ilmaha

  • @ashaabdu
    @ashaabdu Рік тому +11

    abayo laa xoola waala quwata illa bilaah badi inshallah everything will be fine.

  • @rukiyamohamed3728
    @rukiyamohamed3728 Рік тому

    Asc abaayo idhageyso wax walbo oo ey kusoqoraan meel fiican dhigo walibo sawiro kaqaado oo meel save ah dhigo kadib waxaad dhamacsantahay meshaan hakasheegin si ey xogtada olasoconin guritaankaga xitaa hashegin waxaaga private hakuahadaan

  • @team.myousefandm.tarek.8156
    @team.myousefandm.tarek.8156 Рік тому +4

    welcome to Nairobi Kenya sister you won't regret in sha Allah ❤

  • @KhaalidAbdi-cu3gk
    @KhaalidAbdi-cu3gk Рік тому +1

    Dadkan commentiga Englishta kusoo qoraya anagoo somaalia iyo channelka oo soomali ah af keena an kuqorno meesha ileen marecan iyo engiriis daawan maayaane ❤

  • @faizaahmed4268
    @faizaahmed4268 Рік тому +6

    Kawsar abaayo ilaahay shartooda hakaa qabto yaarabi saliga nebiga maalinkasta kin jeer akhri isbedel ayaa imaan in sha alaah abaayo don’t worry ❤❤❤❤

  • @Hibo6875
    @Hibo6875 Рік тому +1

    Yufuf hadu meesheda ku hamaansado iyada meel lagu caajiso ah 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 dofaarta

  • @kubra8
    @kubra8 Рік тому +3

    Wallo Allaha kaa sii jeediyo shrtooda, waxan way dhibadan yihiin madh hady kudaba dhigtan, waliba naagaha macalimiin kusheega e schoolada jooga. Qaadhkood xanuun nafsiyan ah ayaa haya hdana wax kaa celinaya majiraan o ayagaa isku hiiliya.
    Kaducayso o Ilaahay bari, lkn hakala guurina as family ahaan, madhkastana intaad meel kuwada nooshihiin waad isku duubantihiin o garab ayaa isu tihiin🙏

  • @xilwafitbeautychannel3667
    @xilwafitbeautychannel3667 Рік тому

    Hal school miya jarmalka oo dhan ku yaala? Maxad u bedelan wayday schoolka

  • @JoyaKMA
    @JoyaKMA Рік тому +36

    Please don’t separate your family, stick together. This may cause problems within your main safety net which is your family. Children need both parents to reach their full potential.

    • @fadsj8946
      @fadsj8946 Рік тому +3

      You can clearly see her child is being singled out. It's a very unhealthy situation for both mother and child. How can you keep a child in a situation that's detrimental for his growth both mentally and emotionally for the sake of keep her family together? Come on let's do better! Sometimes you need to make harsh sacrifices for your child. Her others kids are grown mashallah this baby needs her the most. You do whatever it takes to create a happy healthy environment for your child even if that's separating your existing family for a short period.

    • @faizamohammed7706
      @faizamohammed7706 Рік тому

      😅i agree 💯

    • @faizamohammed7706
      @faizamohammed7706 Рік тому

      Sorry for the laughing emoji

    • @JoyaKMA
      @JoyaKMA Рік тому

      @@fadsj8946 they can move to another town within the country as a family and move school

  • @vonovio3726
    @vonovio3726 Рік тому +2

    Sister please don't put you family, future plans and secrets here, I used to be there and lived long time in deutschland and I know how the situation is, please make your decisions privately and I wish you all the best in shaa a ALLAAH. may ALLAAH protect you and your family.

  • @asiamohamed2251
    @asiamohamed2251 Рік тому +35

    Subhannallah walalo Thats very hurtful and tough situation. May Allah swt ease the hardship that you going through and bring peace and happiness into your life❤

    • @Unknown-ul9li
      @Unknown-ul9li Рік тому

      Asc abayo homeschool ma u sameysi

    • @fuaadabdalle7331
      @fuaadabdalle7331 Рік тому

      Wll cukayska alle haka dukqaado isna adkee inshalkah iney cadaados kusaran ayey raban si ad iskugu buuqdid marka xafad kale uwareeg ama wadan kale !😍

    • @UgbaadFaaraxtttgaoooddd
      @UgbaadFaaraxtttgaoooddd Рік тому

      Wallashy way adagtay inad guurto lkn school kale uradi Illahay hakusakhiro

    • @khadijomohamudabdullahi2452
      @khadijomohamudabdullahi2452 Рік тому

      Wadangaaga waa lama huraan

  • @dheerey7582
    @dheerey7582 Рік тому

    Asc walaal. Waxaad ka hadalayso waan fahmayaa waa cunsuriyiin markaa home school ma u samaynkartaa . Inankayar maskaxda bay kadilayaan ka jooji schoolka.

  • @yasminmaow4747
    @yasminmaow4747 Рік тому +18

    Ama xaafada ka guur ama magaalo kala ila jarmalka inshaa Allaah Waan ka xumahay Waan kula socdaa sanado badan xitaa mar waad isoo wacday Waan sheekeeysanay maashaa Allaah ❤

  • @safiyamohamed8148
    @safiyamohamed8148 Рік тому +1

    Alle hakuu sahlo abayo ka guur

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn Рік тому +7

    Ilahay haka qabto dulmigooda 😢😢😢🤲🤲🤲🤲sorry ilahay Mamoyinki somaliyed dhibka ka dulqaat 🤲🤲🤲🤲

  • @Hibo6875
    @Hibo6875 Рік тому +1

    Ka guur wllo
    Nabi muxamad scw aya ka guuray meeshu meeshi lagu dhibay ka haajir sister 😢😢😢😢😢😢

  • @Driftjamzagainiturboy
    @Driftjamzagainiturboy Рік тому +11

    Is a big sacrifice to move just you and your son, the rest of the family needs you. How about taking him to private school? Is easier than moving. Khayr in sha Allah ❤

  • @luulibrahim5039
    @luulibrahim5039 Рік тому

    Illaahay ha idinka badbaadiyo shartooda adiga iyo cunuga iyo
    Intiina kaleba

  • @goroddaful5324
    @goroddaful5324 Рік тому +6

    Hire an attorney if you can and keep a record of everything interactions. That is insane and you must take steps to protect your child's rights.

  • @GARGARKADEGDEGACAFIMADKA
    @GARGARKADEGDEGACAFIMADKA Рік тому

    Alaha ku xafido walal macan , hoyoyinka somalia carurta wax walba ayaga aya u wabta wadamadana sidas ma anfaceso ilmaha yaan wax walba logi wabanin wa in la baraa in ay wax walbo ayaga qabsadan waliba si qurux badan u samestan wax walba . Hada nahay somalia daba joga badan ee caruurta o wax walba lo wabanayo ha laiska dhaafo canuga in dharkisa dhulka iskaga xorin ki nadiif ahna si fiican u suri karo ki wasaq ahna mesha lo tala galay galinkaro si edeb leh u farisankaro cuntada qab wacan u cuni karo in la baro waye hoyo somalia 5 sano jir ayey cuntada sisinayan wax walba uqabanayan (carurta ayago yar yar masuliuadoda hala saaro ) of course maclimadas waxeeda wa zaid
    Lkn anagana ilmahena an ka dhigano sida ilmo askari ah wawaninta nadaamka dhoweaya sida ilmaha china okala 🎉🎉🎉🎉 wa ilmo yar wa ilmo yar yan laga badin carurta maskaxda halaga koriyo

  • @habibaali2844
    @habibaali2844 Рік тому +7

    Why don’t do homeschooling..is it not allowed in your area?sometimes kids struggle with sleep ,sleep in their room for a week and monitor closely then speak with their Paediatrician.

  • @deqoahmed5258
    @deqoahmed5258 Рік тому +1

    Sister ha guurin family gaaga tafaraaruq ha ku furin family separation is huge problem for family relationships ilahay bari dhibka allaha kaa qaado

  • @nuuraabdi6161
    @nuuraabdi6161 Рік тому +3

    ilahay haku fududeeyo sister stay strong and trust Allah everything will be fine insha Allah

  • @adonti-alle4634
    @adonti-alle4634 Рік тому

    Abayo macan sharteda alle haka qabto adkarta ka aqriso kana dacwoo. Iskula kle radi o usheeg dhibka jiro . Ale haku cawiyo . Wa kuxisnay ❤️

  • @blueblue5427
    @blueblue5427 Рік тому +3

    Abayo don’t show weakness and don’t cry . Fight back

  • @ugbaadqurux42
    @ugbaadqurux42 Рік тому

    Ilaahey ku dacwee xiliga habeen badhka
    SALIGA NABIGA BADI WLL

  • @ubahmalin4736
    @ubahmalin4736 Рік тому +4

    Abaayo holiday uwad wilkaada Africa soo booqo galadaan kasoo tag ama Islamic School uraadi please ❤❤❤❤❤❤

  • @falisahmed2091
    @falisahmed2091 Рік тому

    Asc abaayo iiwaran setahay maficantahy adiga iyo ilmaha abaayo ma soo wicikarta aadiga mahadsan?

  • @hibomohamed2711
    @hibomohamed2711 Рік тому +3

    Allah sweet haa ku xafido caruurtaa iyo xajiga dhamaantiin 🥰🥰

    • @fadumaahmedali3248
      @fadumaahmedali3248 Рік тому

      Kasoo guur faraj baa illaah kuu balan qaaday imow dalkaaga hooyo

  • @Kheirjecel
    @Kheirjecel Рік тому

    Asc Abaayo wiilka waa loofirsaday kasooguur. Meesha. Kaalay Kenya

  • @umams2905
    @umams2905 Рік тому +3

    Subxanallaah waa xanuun qof maalintiyoo dhan ilmihii lajoogo oo dhibsanayo ilahay haydinku asturo lkn sanad kaliya weyaan waad ka guuraysaan don’t worry

  • @haniyarey7632
    @haniyarey7632 Рік тому

    Asc wll school kala aad abaayo waxey rabtaa iney isbishaal school iney kudira ayey rabata wala

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 Рік тому +3

    Wiilkaan wuu ka horeeyaa class ay geeyaan wuu ka aqli badan yahay Maasha Alaah Qumayadaan wiilkan maxaa daba dhigay

  • @Fatxulkhayr
    @Fatxulkhayr Рік тому

    Asc abayo aniga bay igu dhacday hada ka hor wiil yar aan dhalay sidaas macalimadiisa ba daba dhigatay nafta bay na gu dhibtay markii dambe magaalidiiba wan uga guuray , marka abayo magalada uga guur ama xaafada ❤

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 Рік тому +4

    Abaayo Allah kaa qabto shartooda gaalo waa xaywaan hadey mar kugu kacaan maka haraan waa isku aqli ismana qabtaan dadaal xoog leh sameey garabkaaga Allah galo ❤❤❤ ❤❤

    • @AhmedAbdi-lc2dj
      @AhmedAbdi-lc2dj Рік тому +1

      Walaashay waan ka xumahaay is dajii hadii iskuulka hadii uu dhib kugu hayoo wadanka ha guriin ee magalaada ka badaloo oo magaloo kale oo germarka dagaa
      Sii shekadaan aad uu soo afjertiin

  • @munomacaneychannel
    @munomacaneychannel Рік тому

    Asc Abaayo wax Yalaha cml ama qorshahaada ha soo galinin meelahaan am dad halaa wadagin dad waan dareemaa waa xanoon galadan haday ku daba dhigtan ilahay ha naga qabto

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Рік тому +19

    Ilahay ha ka badbadiyo adiga iyo familykaga 😊

  • @habiba9267
    @habiba9267 Рік тому

    Asc abaayo kabadal school wiilka
    Waxaad helikartaa macalin fiican baad heli kartaa

  • @ifrahyusuf4052
    @ifrahyusuf4052 Рік тому +3

    Abaayo waan ku dareenayaa waa naag xaasid ah meel school ka fog dag school fiicana uraadi xalkala maleh markeey SaaS noqdaan macalimiinta waa hadaad abooda insha Allah ilaah hakaa badalo

  • @israesse7347
    @israesse7347 Рік тому

    Wad dacweykartaa Weli maxkamad lafuulikartaa sheeko Somali nagadaa sis dadba run modeee yurub sharci ba yaala

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 Рік тому +4

    My opinion is she may have problem with you not your child try to build good relationship with her for the sake of your child talk to her and change your attitude for positive way, buy something for her they're are gaalo and they're stick them together, sis you know how to play your card for the sake of yousuf keep prying to Allah to protract you for the evilness and their wickedness inshallah.

    • @blueblue5427
      @blueblue5427 Рік тому +2

      You are kidding me right? How does a parent befriend or build a good relationship with a mean person who has Ill intentions?

  • @hamdiabdulle3071
    @hamdiabdulle3071 Рік тому

    Abaayo Allaha kaaqabto shrtoda wiilkane Allaha ku xafido ❤❤

  • @Hornscope
    @Hornscope Рік тому +7

    Sc sister waan ku soo salaamayaa. Magaalada Bristol (UK) kaalaya adiga iyo xaajigaaguba si easy ah ayaad shaqo u helaysaane insha'allah

    • @abdiasis2428
      @abdiasis2428 Рік тому

      Asc walal UK qaxoonti may qaabishaa?

    • @Hornscope
      @Hornscope Рік тому

      @@abdiasis2428 European Union way ka baxeen, laakiin hadaad shaqo ka heshid adigoo European passport haysta waad degi kartaa.
      Qaxooti ahaana waad isku dhiibi kartaa weli, inkastoo sidii hore aanu wadanku ahayn, oo ay yara adkaatay ama ay wakhti qaadanayso in sharciga lagu siiyo.

  • @halimaahmed1844
    @halimaahmed1844 Рік тому

    Asc abaayo waa kaxumahay change the area if you can allah haguu fududeyo

  • @SalA-es1dt
    @SalA-es1dt Рік тому +3

    May Allah make it easy for you, having unsupportive hostile teachers is very horrible subhanalllah

  • @Ummacooking2023
    @Ummacooking2023 Рік тому

    Abaayo ka sooo guur iney idin cunaan beyrabaane waaa tuuugo abaayo ka sooo guuur qubo allaha Ku rideeee taase

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 Рік тому +3

    Allaah haku xiftiyo walaalo Aamiin wa ku ducaynayna insha Allaah Alle idnka badabdinaya

  • @nasrahussain4398
    @nasrahussain4398 Рік тому

    Sister ilheey GaraaB Kagaa Hsgaalo allaahuma ameen ameen ameen yaa RaBbi

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Рік тому +4

    ABASYO. WAALAGA. HAAJIRAA MEESHA. KUDHIBTA. INSHALAAH QEYR. MEEL. KAWANSSGSAN. ILASH. HAKUGEEYO❤❤😊

  • @Shukricooking
    @Shukricooking Рік тому

    Allha kufudeyo abyo taladas maxumo adiga iyo wiilka 🇬🇧 fiiri inshallh qeer walashey allah kufududeyo

  • @Umofficial3191
    @Umofficial3191 Рік тому +3

    Balaayo haku dhacdo 😠 qumayada 🥺 ilaahey shartooda ha idinka qabto Abyo Ameen yarabi 🤲

  • @flighthub4305
    @flighthub4305 Рік тому +1

    My advice abaayo move to somalia is about time learning the culture is the best 👌

  • @nijaj9157
    @nijaj9157 Рік тому +4

    Abayo I don’t know how things are in Germany but I would not definitely send my child to a teacher who said(ilmahaan oo kle Hadaa dhali lahaa Waa is dili lahaa)about my child. If she can say that to my face, I don’t to wonder what my child goes through everyday in front of her.
    I am sorry that you being treated this
    way by an educator.
    Instead of moving, Are not there private schools in your city?? If not, think about homeschooling or online I’d applicable but most importantly focus on your child’s skills. You said they were talking about his motor development and if he can properly write. So work with them and look into their evaluation and help your child. If they are making up that he needs help, then I don’t understand what’s the benefit for them.
    Ugu danbeyn Alle uga dacwoo oo ilmahaaga Alle ii xafid dheh ileen ilma maanta dhan macalinkii kuma dacwoonaya hooyadii a stress ama buuq lagu furayo maskaxiyan sameynesaa.
    Waano walaltimo ilmahaaga Ari tiisa ka daa social media oo magaciisa ba inoo sheegtay. Si generaal ah waad uga hadli kartaa arin hadii aad u maleneso in dadka ka faidesanayan

  • @nimcocali8414
    @nimcocali8414 Рік тому

    wll ani waxa kugula talin lahaa ilmahaagaka kexee meesha dhibaatay ugaysan karaan

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 Рік тому +17

    If you’re told that your child is yawning in class it only means that he’s not getting enough sleep or if he’s not paying attention in class it probably means that he suffers from attention deficiency. No need to get personal here , deal with your issues as being a parent ain’t walk to the park. You have signed up for this mother role yourself .

    • @blueblue5427
      @blueblue5427 Рік тому

      So the fact that this so called teacher said “ if I was the mother of your child, I would kill myself” is ok. You are delusional and condescending. You are either not a mother or you are a detached mother.

    • @nasreeny2984
      @nasreeny2984 Рік тому +6

      Your comment is insensitive she clearly stated her son is being harrassed by the class teacher watch previous videos. The teacher also tried to humiliate her this has been going on for some time and is taking a toll on her.

    • @chailatecookies7341
      @chailatecookies7341 Рік тому

      @@nasreeny2984 Somalis don’t wanna hear the truth lol keep lying to her and let’s see how far that goes. You think by her moving it will fix everything ? She’s going to carry round this burden with her forever

    • @chailatecookies7341
      @chailatecookies7341 Рік тому

      @@nasreeny2984 I have watched her previous videos and that’s why I’m saying what I’m saying , I think you lot are slow . The teacher spoke to her about her child and this girl took it to personal as Somalis hate nothing more than not wanting to be told that something is wrong with their child

    • @Rosie-z9y
      @Rosie-z9y Рік тому

      ​@@chailatecookies7341 that's what I thought too. We are very sensitive when it comes to childrens. I have 7 years old she is autistic/adhd alhamdulilaah if you see her she is amazing and very smart. She was developing normal till the age 2.5 then she became so hyperactive and delay speech was the first sign everyone told me that she didn't have anything and these were normal and to give her more time. Obviously I didn't listen and I requested she gets extra support in nursery and speech therapy and I put her on the waiting list for ASD. Alhamdulilaah now she is in mainstream school and she has come along way alhamdulilaah. Early help makes huge difference and I encourage all parents to focus on it instead of living in denial and wasting your childrens time.

  • @nyg1162
    @nyg1162 Рік тому

    Illahay daran haku fudud iyo shartooda haka xijaabo, Amin. Abaayo jarmalka goobolkee aa ka joogta ? Mid Cunsuriyaad baa ku heshay, Magalada ama goo
    bolka iskaagur.

  • @Nobody1579
    @Nobody1579 Рік тому +6

    Kacarar balayada
    🎉❤❤❤❤❤

  • @aliyahmohammed9042
    @aliyahmohammed9042 Рік тому +1

    Xafada kaa guur abayo wlhi diib waye I wonder how they treating that baby when you aren’t there. Xafada kaa guur

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul Рік тому

    Allah ha idinka qaado dhibka. Iskala guur maadaama uu dhibanyahay.

  • @farhiyayasin924
    @farhiyayasin924 Рік тому

    alle ha kaa qabto sharkod munfaqiinta inyad khayr usheeeg wllo

  • @mama114ms8
    @mama114ms8 Рік тому

    Asc Abaayo ilhey haku fududeyo school maka badili kartid miyaa

  • @ahlamhalma1410
    @ahlamhalma1410 Рік тому +1

    Ka guur abayo Allah ku fududeyo❤❤

  • @safiyocabdidahir6882
    @safiyocabdidahir6882 Рік тому

    Bisinka allh naxifdi
    Guulayso qli ❤❤❤❤❤

  • @sadiyahussien6924
    @sadiyahussien6924 Рік тому

    Asc Schwester Allah kusaqiiro hoolah deuschland waa dabecadeda in ee dhiiban dadka anika sitaas ayey ikalen aqiir waan gakuuray africa ayaa dagay

  • @queeenmohamed3318
    @queeenmohamed3318 Рік тому +1

    Abaayo , go and seat with him in his class and watch, if they see you watching your child at class for at list a week, you will know everything, maybe you can build relationships between your son and the teacher and she will respect you more and she will be afraid towards you.

  • @soso12364
    @soso12364 Рік тому +1

    Ilaahey sharkooda ha idiinka qabto abayo😢😢

  • @Suheylacrafts
    @Suheylacrafts Рік тому

    Inshaa Allah Kheer Abaayo

  • @hodanjama493
    @hodanjama493 Рік тому

    asc wllo ada sidaa dareemayaa ka waraan wiilkaga maxu dareemayaa waa xalad aad ugu adag wiil 6yrs old ka saar school ka si dagdag ah waxaay ku samynayaan ma ogid ducaayso waa dalimiine ducee Illahay baa ka wayn wax kasta

  • @xanaannuur1534
    @xanaannuur1534 Рік тому

    Sorry 😞 abaayo ilaaheey sharkooda ha idiinka qabto baby ga habo ilaahey indhohooda hakaa leexiyo

  • @leilamusa9175
    @leilamusa9175 Рік тому

    Walaalo just pick up the courage and move to the UK this can be gradually with you and younger children then once you have somewhat settled; the rest can move over.

  • @Warsame8421
    @Warsame8421 Рік тому +1

    Asc walaal. Sida ugu dhaqsiyaha badan willka schollka uga badal. That is the only solution walaal. You need strategy.

  • @xasnaxasan3024
    @xasnaxasan3024 Рік тому

    Schoolka malaga dacwaynkaro miyaa?
    Ugu dambayn ka guur meesha

  • @umufatuma7472
    @umufatuma7472 Рік тому

    Abayo khayr allaha ku waafajiyo dhibka allaha inka dulqaado gobol kale uma guuri kartid baaa ?

  • @hindamoha8357
    @hindamoha8357 Рік тому +1

    Yaab mxey anigaa nag xun oo galaad ah i gumeysan kartaa ileyn waxani waa gumeysiyee dhulkuu waa wasic maa ado meel an cidna ilamamuleniin caruteyda waar aniguu horta yabay reer dibaad sidee waxas ugu dulqadataan

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli Рік тому

    Kowsar salaam .
    Sis horta waxaan rajaneynaa in aad qoraalkeyga aqriso.
    Nidiska nadisku dhalay ka guur depression yeysan kugu ridin.
    Sheekada journalist la wadaag ha qarin.
    Adiga oo afka yaqaano saas kula dhaqmayaan. Ka waran hadii aadan afka aqooon.

  • @aminanur3754
    @aminanur3754 Рік тому

    Hawo waxaa aqrisataaa
    حسبنا الله ونعم الوكيل
    لاحول ولاقوة إلا بالله
    Aad u Baddow insha allah adaa guulee sanaayo

  • @fatmahassan9102
    @fatmahassan9102 Рік тому

    Asalamu Aleikum walashey. Abaayo Talo fiican ku haya ee ila so xiriir .

  • @fadumohirsi3206
    @fadumohirsi3206 Рік тому

    Ilahey ha ka qaabto sharteeta waa cunsuriyd abayo