CLEAN LIKE A PRO: HOOYO SOMALI MONDAY MOTIVATION

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 245

  • @ahmedwadani4524
    @ahmedwadani4524 4 роки тому +2

    Masha Allaha hooyo wanaagsan raggoo waa dareentan xaaskaaga shaqadda guriga ka heyso. Nadafadda waa shay qaali ah xaaskeyga isku mida tihiin waa nasiib badanahay Aniga Iyo odeyga. Waa ku mahadsantahay inaa uu faa,iidayso

  • @amal7302
    @amal7302 4 роки тому +11

    Soomaali macno la’aanta ay jeceshahay laakiin abaayo waa lagaa faa’iidaa xaas iyo Hooyo waa number one MashAllah keep going

    • @guldenabdullahi5589
      @guldenabdullahi5589 3 роки тому

      hi sistar amal watch my video
      ua-cam.com/video/vkZEcxDrcTg/v-deo.html

  • @amian174
    @amian174 4 роки тому

    masha.allaah masha.allaah masha.allaah masha.allaah masha.allaah masha.allaah masha.allaah abaayo gacantaada allah kuu barakeeyo

  • @nimojama581
    @nimojama581 4 роки тому

    Abaayo walahi waa Iga qoslisay falaawarka guduudan iyo waxa caleemaha Aniga aad aan u necbahay horay u soco walaashay masha Allah

  • @laylakeysegas948
    @laylakeysegas948 4 роки тому +2

    Mashaa allaah hooyo ku daysho mudan illaahey awlaada hanoo wada xifdiyo amiin🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤👌

  • @Healthandbeautyconsultant
    @Healthandbeautyconsultant 4 роки тому +1

    Maa Sha Allah very very nice

  • @munamuhiyadinsahid9523
    @munamuhiyadinsahid9523 4 роки тому

    Mansha Allah

  • @daahirjv
    @daahirjv 3 роки тому

    MASHA ALLAH

  • @redroses4071
    @redroses4071 4 роки тому +1

    Very good roll model mansh Allah Walaal I like the way you are organised 😘😘❤️❤️

  • @saiidadaryel2982
    @saiidadaryel2982 3 роки тому

    Mashallh ❤️❤️🏆🏆🏆🧕

  • @kadra825
    @kadra825 4 роки тому +5

    ماشاءالله ❤ ❤ ❤ 💚 ماشاءالله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم صل الله عليه وسلم اميييين يا رب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @aayaanmohmedmohmed5103
    @aayaanmohmedmohmed5103 4 роки тому

    Mansha allaah

  • @7kimhagu
    @7kimhagu 4 роки тому

    Mash allh xbbti

  • @fadumazahraraage9896
    @fadumazahraraage9896 4 роки тому +4

    Waa tahay walahay hooyo fican ilahay haku xafido adi iyo familkaaga❤❤❤❤❤

  • @naciimoabtifataah6876
    @naciimoabtifataah6876 4 роки тому

    Msha allh

  • @hanaanbintmohammed7018
    @hanaanbintmohammed7018 3 роки тому

    Mashaa allaah Hoyo faridah very smart 🥰

  • @hibosaid3066
    @hibosaid3066 4 роки тому +1

    Mashallaah is lovely

  • @soumaya9594
    @soumaya9594 4 роки тому +2

    I did not understand what you say but i loved the video masha allah 3alayki

    • @xaasiyohooyoali5130
      @xaasiyohooyoali5130  4 роки тому +2

      please here is a Link, i will have this video in English
      ua-cam.com/channels/2EQJg6uhrfLetfECEWSOiQ.html?view_as=subscriber

    • @soumaya9594
      @soumaya9594 4 роки тому

      Aah nice i will take a look in sha Allah

  • @qadraabdi6305
    @qadraabdi6305 4 роки тому +2

    Masha allah allaha kuu barakeeyo

  • @laylaahmed6971
    @laylaahmed6971 4 роки тому +3

    Masha Allah jasakalaho khery

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 4 роки тому +2

    Kowsar thanks yes hooyo fiican waa tahay

  • @qureshaalio7048
    @qureshaalio7048 4 роки тому

    Mashallah tabarka allah❤❤❤❤

  • @filsanmahamed7918
    @filsanmahamed7918 4 роки тому +1

    Masha allh gaari dumar alleh cafimadka iyo gacmaha haku barkeyo run ahanti guri hawshii waan nacay daal iyo taabcaan iyo niyad xumo 😑 guri aad ledahay ama ka hoyo iyo aabo waxan ahayn culas kisa ayuu leyahy

  • @ubahkahie
    @ubahkahie 3 роки тому

    Thanks wllky waxaan kaaa bartay sida dhiinsoolaha loo galiyo duvetka,,,,

  • @aayaanmohmedmohmed5103
    @aayaanmohmedmohmed5103 4 роки тому

    Walle qaali allaah kuxifdiyo

  • @rifalalsharif2884
    @rifalalsharif2884 4 роки тому +1

    Masha Allah

  • @cabdillahixabiib678
    @cabdillahixabiib678 4 роки тому +11

    Inaadeer meeshan ma libaax baa seexda walee anigu yaabay. hhhhhhh. Inaatsi waa iga kaftan. wlhi gaari baad tahay ilaahay haku xafido wllo

  • @Salwaas716
    @Salwaas716 4 роки тому +2

    Maasha allah sister

  • @muquteste8443
    @muquteste8443 4 роки тому

    Masha allh sariirtaan kahelay walahi shey cajiib qof kaa sariir hagaajis qurux aa jirto madhaheen lakiin waaaaaaw .shukran wanna kugusoobiiray dhaaqaanba kaahelay masha allh nalawadaag sidaa usoodooqatid go,yada

  • @sadiaibrahim9389
    @sadiaibrahim9389 4 роки тому

    Masha allah tabaraka lah ilaahey ha ku xafido.

  • @fadxiyacumar6878
    @fadxiyacumar6878 4 роки тому +1

    Mashallah abaayo ilaahay haku barakeeyo gacantaada

  • @hanaalkumaim7358
    @hanaalkumaim7358 2 роки тому

    ولافهمت ولا كلمه ما اعرف الا عربي وانجليزي هههههههه تحيه لأهل الصومال من اليمن

  • @ayaanjama9294
    @ayaanjama9294 4 роки тому

    Masha Allah tabarkalah

  • @umusaciidcaraaye3980
    @umusaciidcaraaye3980 4 роки тому

    Masha allah barakallah

  • @aaad1139
    @aaad1139 4 роки тому +2

    Mashaa allaah Mashaa allah hory usoco Abyo qurux

  • @xafsaali3651
    @xafsaali3651 4 роки тому

    Masha alah qurux waye alaha ku barakeyo abayo xoogaaga gurigaga iyo famil kaga masha alah nuur calaa nuur 👍👍👍👍👍👍😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @artix4366
    @artix4366 4 роки тому

    good

  • @heyfaiyohelan9865
    @heyfaiyohelan9865 4 роки тому

    Mashalh ilheey xoogag ha ku barakeyo mama mashalh kartii

  • @hibaqsalaban6784
    @hibaqsalaban6784 4 роки тому +2

    Mashaallah hore usoco wllo

  • @amaalmaxamuud313
    @amaalmaxamuud313 4 роки тому

    Masha Allah alle hakuu barakeeyo Walashy qurux wll

  • @sadiaali7422
    @sadiaali7422 4 роки тому +2

    Xaas iyo hooyo o kale gabdhaha youtubarada ah sidaas o kale ha u soo bandhaan gogoshoda sida ay uga shaqeyaan aad ayey ii dhiiri galisay waad mahadsan tahay

    • @xaasiyohooyoali5130
      @xaasiyohooyoali5130  4 роки тому

      aaw shukran macanto waan ku faraxsanahay in ey dhiiiri galin kuuu noqotey

  • @iishaamo3280
    @iishaamo3280 4 роки тому +2

    mashaa allaah qurux qolkaka

  • @aishamohamed1522
    @aishamohamed1522 4 роки тому

    Thank you Habo mcn ILAAHAY haku barakeeyo

  • @hooyochannel2964
    @hooyochannel2964 4 роки тому

    Maanshaa Allaah tabarakallaah Gabar nool iga dheh saas marwo laga dhahaa walaaley halkaas ka hay hore u socoo waad igu banantahay fariid jir oo joog

  • @umubilalthepro367
    @umubilalthepro367 4 роки тому

    Masha alllah walashey

  • @kamg3450
    @kamg3450 4 роки тому +8

    HOOYO GAARI AH MASHAA ALLAH
    XAQIQDU QOLKA JIIFKA WA INUU AHADAA MEESHA UUGU RAAXADA BADAN CONFORMABLE AND RELEX 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @zakiyohassan2025
    @zakiyohassan2025 4 роки тому

    Masha alaah xaas iyo hooyo wax badan ayaa kaa faiday mahadsanid abaayo ilaah jazadaada qeer haka dhigo ku nolaada ❤❤❤❤aduunka adiga caruurtada nolol qurux badan inta nolol jirto

  • @umusuleekha6224
    @umusuleekha6224 4 роки тому

    Msha allh waa malintii igu horaysay channelkan wan ka helay nolosha inantan msha allh gurigu marku bila xafash yahay waa nadiiif❣👍

    • @xaasiyohooyoali5130
      @xaasiyohooyoali5130  4 роки тому +1

      welcome qali si fiican aan ku so dhaweeyey adiga iyo walalha cusun hab iyo mac idiin siiyey

    • @umusuleekha6224
      @umusuleekha6224 4 роки тому

      @@xaasiyohooyoali5130 mahadsanid qaali waxad tahay qof dacada barakooba xbbt

  • @fardowsashaficinur7910
    @fardowsashaficinur7910 4 роки тому

    MashaAllah

  • @yasminmaow8191
    @yasminmaow8191 4 роки тому

    Maashaa Allaah tabaarikallaah abaayo qaali horey USOCO illaaheey ha kuu barakeeyo

  • @anisaadam4383
    @anisaadam4383 4 роки тому

    Xaas iyo kujecliyaa ilaahey hakuxafido👍👍❤❤💃💃

  • @xamdaaadan2365
    @xamdaaadan2365 4 роки тому

    Mansha allah wllhi wad na dhiiri galisaa ilaahay ha ku barakeeyo

  • @safahassan3609
    @safahassan3609 4 роки тому

    Masha hoyo qali ah okudasho mudan dar illah kujeclahay illahay haku barakeyo gurigaga ciyalkaga

  • @bintkismayokitchen34
    @bintkismayokitchen34 4 роки тому

    Wow Sooo...Beautiful 💖💖💖 😘

  • @safiyosacad7852
    @safiyosacad7852 4 роки тому

    Wcs Maashaa Allah waaaaw ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @xaawomacalin3113
    @xaawomacalin3113 4 роки тому

    yes anaa hubo hooyo fcn inaa thy allah ku xifdiyo

  • @anwarfareyfarey8888
    @anwarfareyfarey8888 4 роки тому

    Ma shaallah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Aminaaa222
    @Aminaaa222 4 роки тому

    Maasha Allah shukran

  • @dahabarooble2844
    @dahabarooble2844 4 роки тому

    Maasha Allah

  • @aburahima
    @aburahima 4 роки тому +2

    MaShaAllah loving it🥰🥰🥰 mahadsanid abayo

  • @ikrammohammed554
    @ikrammohammed554 4 роки тому

    M.a hooyo wanagsan hooyo wacaney aada u mahad santahay 👑😘😘❤💋

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 4 роки тому

    Maasha Allah ilaah hakuu dhaafo Aamiin

  • @AceHardy
    @AceHardy 4 роки тому +1

    🙌💯

  • @nimcomaxamed3282
    @nimcomaxamed3282 4 роки тому

    Masha Allah hurmuudka yutubarada waxbadan kaafaaiiday wlhi Allah haku xafido adiyo Family gaba💝

  • @zahrar.834
    @zahrar.834 4 роки тому

    Masha allh my sister you are like me l love 💕 a lot of pillows 👍

  • @najmoqaasim5014
    @najmoqaasim5014 4 роки тому

    Mashlha waa kuma hada sandahy

  • @hooyofiican9796
    @hooyofiican9796 4 роки тому

    Good motivation sis 💜💜💜🙏🙏🙏

  • @saliii.
    @saliii. 4 роки тому

    Masha allah hooyo karti badan bad tahay kawsar wax badan ka faidaa

  • @fartunabdullahi5172
    @fartunabdullahi5172 4 роки тому

    Maasha Allah ❤❤

  • @meymunbashir9020
    @meymunbashir9020 4 роки тому

    Allow masha allah wlh mcn ba uhagajisay

  • @saynabsharaf6785
    @saynabsharaf6785 3 роки тому

    Asc abaayo mcn waxa tahay hooyo gariya aya tahay allah idin xafido adiga iyo family gaga abaayo waxan rabay dagaha bahalka lagalinayo halke kaso gadatay adoraliya

  • @zarinboutique198
    @zarinboutique198 4 роки тому

    Mashaallah

  • @hawamaxamed2899
    @hawamaxamed2899 4 роки тому

    Manshaa Allaah fariid ilahay ha kusiyaadiyo wanaaga

  • @salmaabdulle9150
    @salmaabdulle9150 4 роки тому

    Naag nool keep going sis👍🏽💪🏽💪🏽mashallah 😘😘

  • @shamsacadey5163
    @shamsacadey5163 4 роки тому

    Gabadhan walasheen ah waa qof fiican 100 k subscribe gaarsiya wa qof dadaal badan ❤❤

  • @naemasaid5490
    @naemasaid5490 4 роки тому

    maasha Allah sister tabaraĺllaah

  • @naimaali3343
    @naimaali3343 4 роки тому

    Waw waw waw waw
    Well done sis

  • @maryamaadem7179
    @maryamaadem7179 4 роки тому

    Maasha allaaha 😍👍

  • @hnasriinahmed8586
    @hnasriinahmed8586 4 роки тому

    Masha Allaah tabarakallah I like it sister👍❤😍

  • @msyesno09
    @msyesno09 4 роки тому

    Mashallah tabaraka rahman sis 👌🏻👏👏👏👏

  • @iishaamo3280
    @iishaamo3280 4 роки тому +3

    your baby girl’s room is very beautiful woooooow

  • @Ladanabdullahi3845
    @Ladanabdullahi3845 4 роки тому

    Masha Allah I like it runtii thanks kuli inaan Hal mar isku qabtaan kuwareeraaba

  • @salmasheylila3927
    @salmasheylila3927 4 роки тому

    masha allah

  • @anisoyusuf1109
    @anisoyusuf1109 4 роки тому

    Mashallah Mashallah 😍

  • @sacdiyamohamed1414
    @sacdiyamohamed1414 4 роки тому

    Abayo video yada wa fiirsana mar kasto waana kuwo wax tar leh. Waxa aad iyo aad kugu mahad celinaa hal shey aan video gan ka faaiday oo ah in sariirta la leeriyo inta la firaashin ka hor. Taas runtii aad aga helay. Sidas aya qoraalka kugu qoray. Tack

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 4 роки тому

    Masha Allah❤️❤️❤️❤️

  • @namilaxirsinamilaxirsi2565
    @namilaxirsinamilaxirsi2565 4 роки тому

    Masha allah hooray usoco qali

  • @ndeyefatoundiaye7498
    @ndeyefatoundiaye7498 4 роки тому

    Bonjour!!! On adore la vidéo mashallah ❤️ mais permettez nous de mieux comprendre mettez des sous titres en français svp😰

    • @xaasiyohooyoali5130
      @xaasiyohooyoali5130  4 роки тому

      please here is a Link, i will have this video in English
      ua-cam.com/channels/2EQJg6uhrfLetfECEWSOiQ.html?view_as=subscriber

  • @asiyaadam5869
    @asiyaadam5869 4 роки тому

    Maashlh maami

  • @Zuban002
    @Zuban002 4 роки тому

    Mashallh aad ayaaan gabdhan u tageeraaa

  • @ijaabasaid1335
    @ijaabasaid1335 4 роки тому +1

    Lol pls noogu sooceli sidad u geleysit Duvet plss

  • @Najhenna
    @Najhenna 4 роки тому

    Mashallah

  • @ahmedomarmohamed1847
    @ahmedomarmohamed1847 4 роки тому

    Maansha alaah jazaakalaah waad inoo faaiidaysay

  • @iishaamo3280
    @iishaamo3280 4 роки тому

    mashaa allaah

  • @yasminadam2044
    @yasminadam2044 4 роки тому +1

    Walee intaad sariirku mashuulsantahay aduunyo iyo aakhiro toona ma gaadhaan rasuulkii ale scw dhinacyadiisa waxa ku sawirmi jortay darinta ama cawda uu ku seexdo adna labaatan go iyo labatan furaasha ayaad ku mashquulsantahay war gabdho yana idin waalin naagahan batiiskoodii halkan galay rabi halaga baqo meeshan jano noqon maysee jano rabi halaga raadsado yaan lagu mashquulin aduuno iyo dhaldhalaalkeeda

    • @xaasiyohooyoali5130
      @xaasiyohooyoali5130  4 роки тому

      adunyadeyda iyo akhiradeeda maxa ka ogtahay. haduu ilahey i siiyey waan ku seexan ee adiga dhulka seexo

    • @yasminadam2044
      @yasminadam2044 4 роки тому

      @@xaasiyohooyoali5130 walaal haduu ale ku siiyay macnaheedu maaha inaadku faanto wlaalo aan helaynaa jira ale hakuu barakeeyo lkn waxad xasuusataa in agoon iyo danyar walaaldaaya jiraan oon xataa buste ay dhaxanta ka huwadaan haysan adna hadba qolkaagii khaaska ahaa ayaa soo muujinaysaa hadaadan xishoonayn samee waxaa doonto

    • @7kimhagu
      @7kimhagu 4 роки тому

      @@yasminadam2044naa wax laguuguma fanaye hadii aad adiga jano shaqeysaneyso orodo masajidada ade cibadeeyso maxa halkan ku dhigay uff dadku wuxu alle siiyay mash llh u dheh haka cunine qof jahil ah majiro o moog in aqiro lawada adaayo marka jahilnimada meshan kla dul tag naya shaqo la.an ba ku haysa ilahey iyo dadkisa ka dhex bax yahuu😡😡😡

  • @hibosaid3066
    @hibosaid3066 4 роки тому +2

    ♥️⚘

  • @anabh9257
    @anabh9257 4 роки тому

    Masha allah xooga ilahey ha ku barakeeyo abaayo maanta aaba i kow ah carurta 3 lee u maleyn jiray 2wiil iyo gabar Masha allah aisha meqa jirtaa

  • @anisaadanlove796
    @anisaadanlove796 4 роки тому

    Mash alah

  • @ubahchannel1730
    @ubahchannel1730 4 роки тому

    Hahah I was the same sis but now very good mash allah ❤️❤️👍👍

  • @bishaaro21
    @bishaaro21 4 роки тому

    Xaas Iyo Hooyo Ali abaayo mcn ma kula soo degaa masha Allah xogaaga maalkada Iyo family👪 kada Allah ku barakeyo ❤️😍♥️💐💜🌹😘