اللهم إنا نسألك بإسمك العظيم الأعظم الذي إذا دعيت به أجبت وإذا سئلت به أعطيت، وبأسمائك الحسني كلها ما علمنا منها وما لم نعلم، أن تستجيب لنا دعواتنا، وتحقق رغباتنا، وتقضي حوائجنا، وتفرج كروبنا، وتغفر ذنوبنا، وتستر عيوبنا، وتتوب علينا، وتعافينا وتعفو عنا، وتصلح أهلينا وذرياتنا، وتحفظنا بعين رعايتك، وتحسن عاقبتنا في الأمور كلها، وترحمنا برحمتك الواسعة رحمة تغنينا بها عن رحمة من سواك وصل اللهم وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم، وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم، إنك حميد مجيد🤲🏽اللهم آمين يا رب العالمين و يا مجيب الدعوات ❤.
How will ALLAH fill both hell and paradise if we don’t do good or bad. ALLAH tests us (son of Adam) with fear, death and hunger to choose who are the best in faith. May ALLAH make us die Muslims. May ALLAH give us patience and accept our duas.
ASC SHEIKH MOHAMED EMAILKAAGA II SOO TUUR VIDEOWGA OO COMPLETE AH ANIGAA KUU SOO TUURAAYO. WAAD YAABI DOONTAA WAXEEY AWOOD U LEEYIHIIN MARKAAD ARAGTO...JZKH
Waxaan layaabanay sidda waddaadada somalidu ee youtubersku u buun buuniyaan dagaallada carabta iyo yahuuda u dhexeeya. Bal somalia ayay Ethiopia farax baas ku haysaa iyaguna carab unabay ka hadlaan iyaga oo waliba u qiiraysan😂
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
Qurankaaga ku laabo shekhow dadka watkaga ma fahmayan
burbur iyo masiibo allah kurido mareykan yahuud yurub aamiin illaahow uhiili islaamka siba falastiin xuuti xisbullaah aamiin
Xisbullah goormuu muslim noqday wll soo kan hada sheekha uu kuu sheegaayay sida uu muslimka suniga ee suuriya ugaleen😢 Allow isku jabi dheh labadoodaba waa cadowga islaamka yahuud iyo shiicaba caleyhim lacaainullaah
Allaha u naxriisto intii muslim oo dhimatay .
XASBUNU ALAAH WANICMAL WAKIIL ❤❤❤❤❤yaa Rabi cadawga gumeystaha awoodiisa Wiiq😢😢😢😢😢😢😢
Muslimiinta waa liis nacsiiyey mid mid salaamaayo ma lahan mid mid uhiilinaayo ma lahan ilaahoow ilaali
Shiico waa lagu meel gaaray waagi islaamka sunniga la baabi inaayay hada waa xilligoodii qashkoodana waagaas la helay wax ha iska dhiciyaan hee Allow isku jabi oo isku dhamee waa codowga islaamkee Aamiin🤲
Aaladaha waa wax laga cabsado wlhi waxa lubnaan ku dhacay somali yaa waxaan ka koontaroolaayo hee allaa u maqan
wcs wlc Brother
Insha allaah waxba uma qarsana isreal halaag wayn hausugnaato malmahaan soo socee dadkay kubajinayaan madaama wax hore loo arag ay suubiyeen illaahow raxmaanoow raxiimoow halaji hooji baabi i kuli dhib iyo gumaad kurid isreal iyo inta lajirta Aamiin Aamiin
Ilaahay waa uaaray shacabka suuriya Wali waxaa dhiman xasan nasraah iyo kuwa eraan xukumo IL loo xiro gacatu hakusocoto inta daalimitu ka dhamaanayaam
Scw scw scw scw scw ♥️❣️❣️❣️❣️ sheikh gull gobonimo xiisbuulaah yamane Palestine Free Palestine Free Palestine Free Palestine Free Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸
Lacnadi KORKOODA Ha AHAATO natanyahu IYO WAXII TAGEERSANBA AMIN AMIN AMIN ☝️
Ilaahay hajabiyo mareykan iyo yahud amin amin amin
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
Subxaanallaah umud dhan oo aan habayaraatee waxba samaysankarin nimcad iyo shidaal illahay siiyay waa carabta wuuna og yahay inaysan waxtareenin
Guul Team Muslim bower from Soomalilnd 💚🤍❤️
Suriyiinta waa runtood Allah how naxariisto inta dhimatay Iyo inta noolba
اللهم احفظ أهل فلسطين والمسجد الأقصى من كيد الظالمين، وأيدهم بنصرك وقوتك.- اللهم انصر إخواننا المجاهدين في فلسطين 🇵🇸🇵🇸 - آمين يارب العالمين -
Somalia usoo hees. Ilaahayoow xalnoo keen
Doqon caqli xun oo nin kale isku halaynaayo wayee odayga xun natyaahuu Allah aduunka ugu ciqaba
Yahuuda Allaha Dhulka Lajar iyo marecan
الله الكريم
Asc 🎉
Ilaali qayimka iyo midnimada islamka.
somali oo hal dal ah oo kuligood ah sunna shaafici ah ayaa is dilayo oo qabiil iyo diin isku dilayo.
Xibulah isagaa. Gubay. Oo dhameeyey suniyiinta suuriyanka ah
Ururada sida xamaaz iyo xisbulaah dib u ,eegis haku sameeyaan daacad nimada Iran 🇮🇷 iyo wajiyadaan cusun
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
Waa run mujrim Asad ayee Garrard ku difaaceen
Sallhu calyhi waslm ❤
When the Arabs weakened or belittled the deen of ALLAH. ALLAH sent external enemies to rule over them, just like the Romans ruled over Israelites.
Dagaal wa biloowmey baridhiga dhexe Guul xamaas and xisballah
Xisbu llaah. Maanta. Waxay ku dagalamayan. Waa xaq. Ay ugu hiilinayaa shacabka falastiin. ..
Waxa. Ladagalama oo xasuuqa wada. Falastiin iyo lubnaanba. Waa maraykan. Iuo ingirris. Ciidankodi sirdoonkodi. Diyaaradahodi. .. ayaa. Beeg sanaya. Saraakidha. Xisbu llaah yuhuudu. Awooda malaha. Nacdasha. Xamaas iska celin kari wayday
Cajiib
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
Sheikh sidee kuula xiriiri karaa toos, waxaan jeclahay in aan kula hadlo toos. Waa Dr. Elmi.
اللهم إنا نسألك بإسمك العظيم الأعظم الذي إذا دعيت به أجبت وإذا سئلت به أعطيت، وبأسمائك الحسني كلها ما علمنا منها وما لم نعلم، أن تستجيب لنا دعواتنا، وتحقق رغباتنا، وتقضي حوائجنا، وتفرج كروبنا، وتغفر ذنوبنا، وتستر عيوبنا، وتتوب علينا، وتعافينا وتعفو عنا، وتصلح أهلينا وذرياتنا، وتحفظنا بعين رعايتك، وتحسن عاقبتنا في الأمور كلها، وترحمنا برحمتك الواسعة رحمة تغنينا بها عن رحمة من سواك وصل اللهم وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم، وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم، إنك حميد مجيد🤲🏽اللهم آمين يا رب العالمين و يا مجيب الدعوات ❤.
Ninkaan wallahi waa lagu shaqaysataa
Waa in la noqda one umah
Mareykaka walikiba maraakib iyo wuxu dooniyo haqu soo xuro huubka layablee oo wala baabiyiniyo ciidamada réer galbeedka bariqa dexe wala qubiyo baa yaala
Mehatir Mohamed gesi
Yuhuudku wuufanayaa lkn waxa dhow jabkiisii
Xusbullah waxa laga raacey suriyaan ka suniga ah sidey ugu raaceen bashaaral asad
Yahuu
Turkey ha is ilaaliyeen neeto bey ku jiraan waana la neceb yahey carab yarada baa cadow isku ah
Gabadha shirkada madaxda u aheyd waxaa soo hadashay hooyadeed oo tiri gabadheydu waxay ku sugan tahay nolol adag, waxayna u dhalatay wadanka hungary, laakiin waa la cadeeyey iney u shaqeyneysay sirdonka muusaad,,
❤wcs ❤alahu akbar ❤
war farxad leh soo sheeg sadex beri qac baa naga yeedhey naxdin baa na dishey
Siciid nairooi
Somalida shirkado wawen oo la isticmalo iney jiran ayaa macqul ah
Dulmi.diiid.dadka.hacabsiin.hoobiye.aktaada.makudjacay.asoon.qarxin..Hadley.doonaashaqeymaaya
Scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤
Xiliganwaa xilaga slamka ma ah shica or suna
Mardhow cunadda ayaa ku xigta iyo waxyaabaha jirka loo isticmaalo sida daawadda cadaygga Colgate ka oo kale la iskugu soo dhexdhuunto;
Fully nimada iskadaa anakaa kudanbayn dagaalkee guusha islaamkuna. Way imanaysaa instantly allaah
Scw scw scw scw scw scw
Waxay ka gaydteen xalab kaliya Wali jawabyedii Kuma dhicin iyaga xaxun gaalada
How will ALLAH fill both hell and paradise if we don’t do good or bad.
ALLAH tests us (son of Adam) with fear, death and hunger to choose who are the best in faith.
May ALLAH make us die Muslims.
May ALLAH give us patience and accept our duas.
xisbullah wa laga adkaadey aargoosi macmal ah lee waaye
Waxaa dhacay baraarug caalamka oo idil
Asc walaalow xayaysiiska ayaa kubadan ee yarayaree
Waxad keentaa borigaraamo wanaagsan laakiin waa wada xayaysiib
Kadhig sida kow Somali oo kale
Réer galbeedku wey qabane waayen machine wexey qa heelane iceywaxba naqasiine
Nafar aan is dhisin ma dhismo! Period burus iyo toreey ayaan isla dhaceeynaa adunkii ne mahaan ayuu maraa yaab!
Cadiwga Allaha jebsho
Xisbulah waxba ma hayso shakh xanas aya ka daran
Wcs
suniyiinta waaye kuwa ku diganayo xisbulaha wexey caawimeen asad waa saas
Shiiqoowdhankeedtahay
Adiga dhanke rabtay inu noqdo
Xayaysiin dugsiga ee meeshan ku jirta ila fiiriya ma saxan tahay
Wuxuu yiri asaska shareecada islaamka?
Haa waan helay...from your profile...please fiirso...you will be amazef...Abdullah
Gabdaxaa .waxbakama.arko
ASC SHEIKH MOHAMED EMAILKAAGA II SOO TUUR VIDEOWGA OO COMPLETE AH ANIGAA KUU SOO TUURAAYO. WAAD YAABI DOONTAA WAXEEY AWOOD U LEEYIHIIN MARKAAD ARAGTO...JZKH
illahay ayaa loorakuca way fashilmen maydhicin daydonayen inkar illahaykurid
Waxaan dhihi lahaa xisbulaah shab halaysku qaado dhinac ha udhacdo arinta😅
Annaga carab iyo yuhuud midna manihin ee yeynaan isku mashquulin bariga dhexe iyo waxa ka dhacaya.
Sheekhow.yaad.lajirtaa??????????
Hadi u mareykanka caawineynin waa iska celin karan israil
Naagaha soomaalida qaaqaawan ee social media kujira
Yaa xasuusto Israel waxay ku celceliyeen lubnan waxaan ku celinaynaa xiligi stone age. Hada lubnan wax walba casri ah way kabaqayaan.
suuriya waylaayeen miyaa
Xisbulaahi waxay arkeeysay munafaqinnimadooda
Waa kuwii laayey suniyiintii reer siiriya
Tacadiyadii shiicada iiraan iyo xisbulaah ka gaysteen suuriya maanta iyagii ayaa lagu ciqaabaya ilaa sulaymaankoodii geeriyooday! Maxkamadii Rabbina waa danbaysa!! Alla maxaa nin sarkaal sheeganaya jahanamo u yeeranaysaa!!
SCW❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰☝️😍😍🙏🙏🙏
Sxb midkan siiriyaanka suniga sheeganaaya.waa.wax gaaladu.siiba.yuhuudu.iyo.maraykanku.soo maal galiyeen oo.yiraahdeen.dawladiina baabi iya bal maxa ka.maqnaa markaas.ladiraayo horumarka jiray.markii.yuhuudu maal.galinaysay.kuwa.suniga.sheegaanaayay.waa.kuwa.gaalo.raacyada.xalooshood ushaqayste.yaasha noqday baqtiyay
❤csw❤csw❤csw❤csw❤
Xisbulaah cuqubo ayaa haysata sababtoo ah waxay haysataa hun ka tiro iyo taro fican wayna hagradeen Falstiin shacabkeeda oo xasuuq yaab leh saacad walba loo gaysanayo kaliya Xisbulaah wax aan macna la hayn ayay xadka yahuuda ku tuurtuuraan ogowna deriskaaga marka la dulminayo ee aadan ka dhhdhin way kugu imaanee markaaga hada waxaa la edbayaa Xisbulaah kadib Iraan kadib urdun iyo Masar
Waxaad kudartaahtarikhiidasxb
Scw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scw
Allaha u gargaaro falastiin .
Wllow ayaamahan danmbe cabsi baa kaa muuqata iyo khal khal gelin sidaasna sax ma ahan marka bal aadaabta jihaadka soo muraajecee waayo muslimiinta oo dhan jihaadbay kujiraan qof niyad jabinaya ayaad umuuqataa
Taas waa dad ishaya oo dagal kadhexeeya siriyaanku waa basaasin u adeega reer galbeedka
Scwscw
Xisbulah iyo iiran suuriya dagalsokeeye ayay ukalahiiliyen suriyiinta waliba qab mad.hab kudhisan iyagoshicada uhilinaya ayay suniyintii xasuqeen lubnan sidokale lafdhungashay kunoqden suniga xariiri dilen mantokalay uaayayan suriya suniyintu wamuwadinin iran iyo xisbigaba xarash uhayaan
Munafiqiin waaye kuwa dagaalka socda ku farxaya haddii xataa lagugu gafay ma taageerteen yuhuud iyo nasaara xataa islaamku waa kalabaxayaa dagaladan waa mucjiso
Waxaan layaabanay sidda waddaadada somalidu ee youtubersku u buun buuniyaan dagaallada carabta iyo yahuuda u dhexeeya. Bal somalia ayay Ethiopia farax baas ku haysaa iyaguna carab unabay ka hadlaan iyaga oo waliba u qiiraysan😂
Waxaan aad ula yaabay somalidan wada qiireysan ee dalkoodii soo gubay ee meelkastaba ku dayacan ee wali qabyaalada isu dilaaya sida xoolaha camal hadana isla wacan, adeer hadaad cid u qiiroonaysaan dalkeena badbaadsada oo nabadgalyada isku waaniya si jiilka dambe ay khayrkood ula tartamaan,
Lebanon iyo dalkale oo kuu qiirooday majiro xoolo madmadow ayaad u tahay 😂😂
Natenyahu waa xariif markii uu arkey mareykanka oo markab yashii diyaaradaha qaadayey in uu labaxaayo ayuu weerar kaan sameeyey si mareykanka uu utagin..siyaasadaan waxaa ladhaa " koolo isku dhajis" waayo yuhuuda manoolaan karaan without America soo qasab ayeey kunoqotey in koolo "super glue" ey noqdaan
Mareykan iyo Israel waa argagaxiso
YES
Waa kuwii laayey suniyiintii reer siiriya