You get that right well said shiiq Mustafa, Itopian oo gaajo ah dadkii rabo waa dad jiran iyaga waxay cunaan la,a Itopian waa gaajo amay somalia 🇸🇴 orontahay iney jogaan
This guy he’s dreaming by the way he’s not only Ethiopian who thing that when they sleeping but when they wake up they see it was a dream. So we are a somali ppl who’s not even dreaming of being other countries alhamdulilah allah make us as somali and we will die as a somali people. Somaliya hanolato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊🏾
Asc asaxaabta sharafta leh dhamaantiin waa in aad loo badiya wacyi galinta shacabka soomaliyeed waxkasta oo dhexdeena aan kala tabanayno waa inaan dib u dhiga naa marka ay noqoto shisheeyaha doonaya inay ina kala fogeeyaan iyaga oo dhex deena cadow tinmo inagu dhexbeeraya qofkasta oo soomaaliya waxaa waajib ku ah rag iyo dumarba in laga hor mariyo qadiyada guud ee soomaalinimo mida gaarka ahtaasaa inaga wada dhacaysa danteenuna ku jirtaa Allah xaqa haina waafajiyo shar dhamaan tiina hainaga xijaabo aamiin
Allaha guuleeyo walaleheen reer Falastiin. Culayska iyo dhibka Allaha ka dulqaado. Allaha u gargaaro muslimiinta oo dhan. Soomaaliyey hankiina kor u qaada oo yaan Ithopian jaahil ah idinka dhex faaiidaysan oo isku kiin dirin. Dhulka ay hadda Ithopia ku faanayso intiisa badan waa asal ahaan dhul Soomaaliyeed. War sida aan isu dhaano
Taasi waa aragtida wasaqeysan oo ay Ethiopian-ku isku sheegaan laakiin CAQLIYADDA QABALIGA ee Soomaaliyeed ee ma gudbaha ah ayaa sidaa ogol, marka wax walba QABIIL lagu eego oo hadana JUFO lagu sii eego, maxaa diidaya in qowmiyaddo Ethiopian ah oo aan is Rabin in ay sidaa u riyoodaan. CAQLIGA QABIILKKA dhan walba ayuu naga dhaawacay dadnimadii iyo diintiiba.
Asc shaydaankan muu Ka hadlo ithiopia god Ku socoto xataa ma dhihin dowlado ayay u qaybsami doonaan soomaalida waxa uu aaminsanyahay baabi inta soomaalida kaas oo kale warkiisa waa la aasaa lama faafiyo
Shiikhow ninkaan waa nin xanaaqsan oo ka masayrsan imaasha masar waxaan ku micnaynlahaa riyaddii abii ee zaylac Ethiopian ku somalida inay qabsadaan way raadinaayeen waligeed lakiin somalida ayey u taalaa sidii ay u difaacan lahaayeen wadankooda
IAM SOMALI MY COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHAT IS THE LAND, ??? MA. DAL KA. SOMALIA 🇸🇴 BAA. KU BIIRAYA. DAL KA. ETHIOPIA 🇪🇹 WAA. RIYO. IYO. WAALI. ADEER. NIN. KII. KANIISADA. GALAYA. WAY. U FURANTAHAY NIN KII. MASAAJID GALAYANA. WAY. U FURAN TAHAY. DAL KA. SOMALIA 🇸🇴 UMA. BAANA. DAL KA. ETHIOPIA 🇪🇹
Azania is a land and people it was placed Eastern part of Africa it has a boarder with Mozambique Zambia Malawi Burundi Rwanda Uganda and Sudan Red Sea and India Ocean
Shiico waa la edbaayaa waana duli hagradau dereskooda reer Falastiin ma dhihi karo walaalahood cuqubadi ayaa ku dhacday Xisbulaah kadibna Iraan ayaa la edvaayaa sidoo kale Masar iyo Urdyn qayb walba mar ayaa la xaniinyo siibayaa
Cadowga hadalada beenta ah uu ku dhawaaqo waxuu ku tala gale inay sii faafiyaan war baahinta Soomaalida. Weriyaha Soomaaliga waxu u egyahay qof la safan cadowga.
t.me/+HZMgxXrvqAlkMzZk
Shiekh anaga ha noo soo tabin parfazor isku sheeg shaydaan ah oo Xaasidkeena ah warkiisa Ethiopia iyada ayaa kala burburayso insha Allaah guul Somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤
manshaallah guul Allahu akbar kheir sheg kheir shege sheikh mustafe
Asc Itoobiyaankan Somalida ayey rabaan iney isku diraan iyo barabugaanto ayey mediayada ka wadaan waxaas Somaliyey yeyna idin saameyn dhulkiina kheyraadka ku jiro ayaa naloo quurin Ilaahey quluubta Somalida hasku soo dumo aameen, Salaadkasta oo tukataan wadanka u duceeya insha Allah sc
Aamiin jazakallahu khair wl
Ku.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤
Allah akbar guul falastlin Xmas
Wcs. Jasakumulah. Qeer. Sh. Mustafa
Somalida woqooyigu weligood kuma biiri doonaan Ethiopia.
You get that right well said shiiq Mustafa, Itopian oo gaajo ah dadkii rabo waa dad jiran iyaga waxay cunaan la,a Itopian waa gaajo amay somalia 🇸🇴 orontahay iney jogaan
34 sano ayaan U garba duubanahay dad aan doonayn Dowlad waxayna ka doorteen Qamyaalad iyo Kala qaybin iyo colaad abuur.
❤xamaas guleyta
Allahu akkubar
Masha Allah ha barakeeyo ehlu qaza iyo falastiin
Waa nin riyonaya oo itopiA uxaglinaya puntland weligeed itopiA Kuma bireuso weyba rafaan orpmada ureyso Somali baan ahy weligeyna ahaan donaa inshalh
😂😂😂
Waxa laga Yaba inu Wax Uu ogyahay ushegay wayo itopia iyo Dani Wax Dhex Maray Ma ogiin balae Waxan Ku Kalsonahay ineysan Shacabka Butland Hadalkas Yeeleyn
Asc Bro Somalida Ethiopia la jirto Allah soo hanuuniyo 🤲
Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah
Ma sha allah tabaraka laah
Asc Sxb Mustaf Allaha ku Xafido InshaAllah
Ilaahow Jebi Yuhuuda InshaAllah
Ku ❤saliya nabigeena muxamad scw❤
ManshaaAllah guul
Maanshaa Alaah Maanshaa Alaah
Masha’Allaah Allahu Akbar❤🇸🇴❤️🩹🇸🇴
Gaalgaldhay waxa bur buray ethopiya oo qeybsantY
Inshaa alaa
❤xamas alow ugargar oo xifti aaamin yaarabi ❤
Adiga are you ok shiekh mustafa ma waxaas baad mooday Run,that is the dream of Ethiopia laakin Ethiopia ayadaa kala go goayso insha AllaaH
Xamaas,xuuti,hasbullaah iyo inta lajirta guul degdeg ah illaahow sii Isreal iyo inta lajirta illaahow qasaaro waarta degdeg ugu keen Aamiin Aamiin
☝️ Lacnadi ☝️ KORKOODA ☝️ Ha ☝️ AHAATO ☝️ natanyahu ☝️ IYO ☝️ WAXII ☝️ TAGEERSANBA ☝️ AMIN ☝️ AMIN ☝️ AMIN ☝️
Walaal aad iyo aad bad u mahadsintahay soomaali nimadaada
Tankr
Waqtigii waa taagan yahey Ilaahayoow noo hiili
Mansha alaah
Msha allah shikh mustafa kkkkk
This guy he’s dreaming by the way he’s not only Ethiopian who thing that when they sleeping but when they wake up they see it was a dream. So we are a somali ppl who’s not even dreaming of being other countries alhamdulilah allah make us as somali and we will die as a somali people. Somaliya hanolato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊🏾
Asc asaxaabta sharafta leh dhamaantiin waa in aad loo badiya wacyi galinta shacabka soomaliyeed waxkasta oo dhexdeena aan kala tabanayno waa inaan dib u dhiga naa marka ay noqoto shisheeyaha doonaya inay ina kala fogeeyaan iyaga oo dhex deena cadow tinmo inagu dhexbeeraya qofkasta oo soomaaliya waxaa waajib ku ah rag iyo dumarba in laga hor mariyo qadiyada guud ee soomaalinimo mida gaarka ahtaasaa inaga wada dhacaysa danteenuna ku jirtaa Allah xaqa haina waafajiyo shar dhamaan tiina hainaga xijaabo aamiin
Haaay Somaalia kala qaybsano Soomaliland we wii Never let it go
😂❤❤❤❤❤❤
Puntland waa Somalia waligeed weey ahaaneysaa . Ee been hanaga sheegan . Guul Somalia 🇸🇴
Masha allah
Fadlan mustafe wallal sheekada ethiopia 🇪🇹 ka ❤ka daa wararka maxaa yeeley waa halkaan ku dhashay wax dhib China kama jirto.
Iraan waa Boombalo walahi Xisbullah baa dhaanta waar meesha rag aan hubo waa Xuuti looga carar Badii Casayd 😂😂😂😂😂
Armaa alaab lagusoo farsameeyay oo la raba markay godadkooda la soo galaan in lagu bartilmaameedsado
Telegaramka kow somali media ma shaqeeynaayo sheqeyga noo sheeg midka saxda ah
Xamas guuul guuul lshalalaah
Guri toleedwaaye aa 😅 lkn waan fahamnay thanks
Allaha u gargaaro falastiin .
Allaahuma nsjanaa hadalka ninka Ethiopianks ah oo shaydaanka ah waxuu sadinaayo nacuudubillaah
Xasan Shiikh u sheeg
Allaha guuleeyo walaleheen reer Falastiin. Culayska iyo dhibka Allaha ka dulqaado. Allaha u gargaaro muslimiinta oo dhan.
Soomaaliyey hankiina kor u qaada oo yaan Ithopian jaahil ah idinka dhex faaiidaysan oo isku kiin dirin.
Dhulka ay hadda Ithopia ku faanayso intiisa badan waa asal ahaan dhul Soomaaliyeed. War sida aan isu dhaano
Kuwan waa yuhuda Africa
Asc kow Somali media habeen Wanaagsan
Taasi waa aragtida wasaqeysan oo ay Ethiopian-ku isku sheegaan laakiin CAQLIYADDA QABALIGA ee Soomaaliyeed ee ma gudbaha ah ayaa sidaa ogol, marka wax walba QABIIL lagu eego oo hadana JUFO lagu sii eego, maxaa diidaya in qowmiyaddo Ethiopian ah oo aan is Rabin in ay sidaa u riyoodaan.
CAQLIGA QABIILKKA dhan walba ayuu naga dhaawacay dadnimadii iyo diintiiba.
Waa nin rabitaankiisa ka Hadley laakiin wax uu si fiican u ceebeeyay maamulgoboladaas
Asc shaydaankan muu Ka hadlo ithiopia god Ku socoto xataa ma dhihin dowlado ayay u qaybsami doonaan soomaalida waxa uu aaminsanyahay baabi inta soomaalida kaas oo kale warkiisa waa la aasaa lama faafiyo
Subxaanalaah Somalidu iyaga halkaa is dhigag illaahay baynu Ka magan galnay inaynu gaalo Ku biirno
SAXAAFADA SOOMAALIYEED,
HAFIDININA,
HADUU NIN XABASHI, AHI
YIRAAHDO SOOMAALIYA,
WAA SIDAAN IYO WAA SIDAAN!!
MAXAAD U SOOGUDBINEEYSAAN??
....ANAGAA HADEER LEH,
XABASHI,
WEEY BURBURTAY MANA SOOKABANDOONTO.
INSHAA ALLAAH.
Waa bentees amxarka
Googloo
WCWRWB sheik mustafe cali KSMEDIA
Sheekh adiga somalinimo ma sheegan laheyd adigoo og xalada ay ku suganyihiin
Nin abeeso koriyoow adigaa u aayiye axdi ma lahan xabashidu lagu aaminaaye..
SSDF, SNM,USC , waxaa lagu abuurey Ethiopiën,iyagaana cadow isku ah , waa qalad qalad ku sax,hadaad dhaxal awoowgaa aad rabto inaad siiso ajnabi Ethiopiën ah guriga aabahaa ka bilow..hadey dhab kaatahey.
Dagaalada itobiya dhexdeeda xagey maraayaan
Nacuudu billaah hadalka uu noo saadinaayo Ethiopia ayaa kala jabayzo oo kala gogoayso insha Allaah soomalia oo mid ahna dagaal ayeey la gali doontaa Ethiopia insha Allaah
Muse iyo danay uubaakuu imaan dhulka soomaaliya weeyi urayaw
2024 somali uu niikinesa Ethiopia wa cajib 😂😂😂
100 calalo ayey sameysteen somalida wey sax sanyihiin itobiyaanka
Shiikhow ninkaan waa nin xanaaqsan oo ka masayrsan imaasha masar waxaan ku micnaynlahaa riyaddii abii ee zaylac Ethiopian ku somalida inay qabsadaan way raadinaayeen waligeed lakiin somalida ayey u taalaa sidii ay u difaacan lahaayeen wadankooda
Iyadaa kadaran somalia kani waxba maoga
Mahatsaniid.waxadkahadashy.ruunta❤
Amxaarka waxow ka hadlay dantiisa. Maanta Etiopianka waxba naga ma roono. Tigray, amara iyo oromo kala tegeen waa hore. Wariyayaashana wacdiga ha naga daayaan ilmo ma ahine.
Xasan dhiqo oo fashilmay
Odagan ibta iyaga xiguu ka hadlayaa hiiraan buu iloobay
IAM SOMALI MY COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHAT IS THE LAND, ??? MA. DAL KA. SOMALIA 🇸🇴 BAA. KU BIIRAYA. DAL KA. ETHIOPIA 🇪🇹 WAA. RIYO. IYO. WAALI. ADEER. NIN. KII. KANIISADA. GALAYA. WAY. U FURANTAHAY NIN KII. MASAAJID GALAYANA. WAY. U FURAN TAHAY. DAL KA. SOMALIA 🇸🇴 UMA. BAANA. DAL KA. ETHIOPIA 🇪🇹
Wcs
Walaahi inaanan beeninayn axmaarkaas warkiisa maxaa yeelay soomaalinimo waa la dilay waxaana lagu bedeshay in qabil kasta uu maanta axmaarada ka amar qaato marka waxaan maqli jirnay ayaa maanta tartiibtartiib usoo ifbaxaaya kuwa kalana wuu xukumaaye ujeedo uu leeyahay buu uga reebay
Azania is a land and people it was placed Eastern part of Africa it has a boarder with Mozambique Zambia Malawi Burundi Rwanda Uganda and Sudan Red Sea and India Ocean
Caraab oo dan waxa haisto waa sirdoonka Israel. Koda sheikhoda iyo masuliitoda kuli waa mosaad
Sababta keenta in ay itopia waxaa kuhadash waamaxay?
Hadaadan tashan waa laguu talin.
kow somali média
Habarka xabashigaa waa beenale
Even Ethiopia is divided into 4 function
Akhrud.wu habartamaya amxarku
Markay koonfuri tidhaa anaa wax walba ah hala eego ILEYN diide wanaagiiye qofku meeshuu doono ayu gelayaa Somaliada wax Ka riyo xuni majirto
Xamaas maxay utusaysaa ways oo weerarayaane may qarsadaan alaw kaqabo cadawga falastiin yaarabi
Car hala helo aqoon yahayn soomaaliyeed oo u jawaaba ninkaas itoobiyana maanta goolkii ay lahayd wey gaartay
Hirshabele ben ayuw kashegay taas waa riyada etobiya ayaga ayaba yaban
Mahaa.somalii.hadu.caye.
Hyee
Shiico waa la edbaayaa waana duli hagradau dereskooda reer Falastiin ma dhihi karo walaalahood cuqubadi ayaa ku dhacday Xisbulaah kadibna Iraan ayaa la edvaayaa sidoo kale Masar iyo Urdyn qayb walba mar ayaa la xaniinyo siibayaa
Telegiram
Ilaahay amrkii maxay Xabadhiyi riyoonaysaa, ni ka ku leh Soomaali baa nagu soo biiraysaa hada iyagii ayaa sii kala gogo’aya.
Wuxuu sheegayo daalimkaas InshaAllah madhacayso. Soomali waa Soomali Allah SWT nama kala goynaayo .
Ethiopia waa qaldantahay. Hilibkiina qaydiin iska cuma 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Qabiilki ku biira etoopiya waa in la baabiyaa oo lawada qixiyaa
Hadaa ka guurto soomaaliya
Adiababa goof makugu yaal
Somalinimada wax ka weyn malahan
Sxb.alxamdulilah xm laga.carar.waxana keenay.way ujeedaa xh oo xogo.sirdoon oo badan.ayaa ujooga oo madaxda kamida xh iyo siriya taas ayana keentay inay xh ay yiraahdaan ayan weerarayna waa sir xh oo banaanka taal
Asc
Cadowga hadalada beenta ah uu ku dhawaaqo waxuu ku tala gale inay sii faafiyaan war baahinta Soomaalida.
Weriyaha Soomaaliga waxu u egyahay qof la safan cadowga.
Hub, diyaarado iyo taangiyo ayaa Israel laga qabsaday, Hadana Gabar iyo Cunug yar xataa lama dilin ....maxay la mid tahay
Sxb guusha Islaamka, gaar ahaa Xamaas waan jecelnahay, laakiin Xisbullaah iyo Iran weligaa ha buunbuunin ee ka gudub, waayo Shiica gaalada waxbadan uguma duwana
Malin cad ayuu riyonaya Ethiopia urayo uuf
Soomali wadaniyiin hadaa maqasho waa daarood intui daarood xukun hayo cid hawaysanaysa majirto
Waxani.wa.moraka.ethobiyaa.kunoshahaye.
Qhaata 2wadaba Uma baahnin