MUXAADARO CUSUB 2022| Sida Larabo inu Muslimka Mustaqbalkisa U Qorsheeyo Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024
  • SUBSCRIBE CHANNELKA :: KALANA SOCO MUXAADRAADKII UGU DANBEEYEY EE SHEEKH MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL
    www.youtube.co...

КОМЕНТАРІ • 85

  • @mustafejahaad7182
    @mustafejahaad7182 Рік тому +18

    mufakir, khabiir faylasuuf, indheer-garad, aqoonyahan ruug cadaa ah argti iyo fiiro dheeri rabbi ku manaystay oo cimrigisi, cilmigisii, maalkiisii, muruqiisii iyo maskaxdiisiiba uhuray ummadiisa dalkiisa iyo dadkiisaba bal si ay ugu wax-qaadato waanadaas iyo wax-sheegmadaas
    IILAAHAY maamuus milgo martabad sharaf cizo iyo karaamo korkiisa hayeelo sh mustafe xaaji ismaciil haaruun

    • @walaalahadaarudacwa8120
      @walaalahadaarudacwa8120 Рік тому

      Aamiin allah habarakeeyo sheikhii xabiibii Mustafe we love ❤️ him love 💕 love ❤️ love 💗
      ما شاء الله تبارك الله يا ربي الله
      اللهم احفظ

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Рік тому +51

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed Scw

  • @amiinadageyr4157
    @amiinadageyr4157 Рік тому +29

    Yaa sheikh mustafaaaa
    Ilahy janada ha inagu kulmiyo🤲

  • @hassanosmaniman7289
    @hassanosmaniman7289 Рік тому +14

    الله يحفظك يا شيخنا الفضلية وبزيك علمك انشاء الله

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed976 Рік тому +2

    Asc yaa shiq mustafa ilahey hakuu danbi dhafo jisakalah qer ilahey hanaha Nunthorpe wa in an ilahey iskuxirnaa odinta barano carurtana dinta barno anagoo dhan dinta iskuxirnaa adunyo kaliged wax matarto ilahey hanaguleyo wana malin jico ah cid mabarg madax dinner maheysano eilahey an isku xirno somaliyey culumadena jisaklhu qer alow nodhaf amin asc

  • @mohamddamein8196
    @mohamddamein8196 Рік тому +9

    Culumada soomaliyeed dhamaan tood allah ha sharfo Hadalkodana alle hanagu anfaco ayagana miisanka xasanadka alle ha usaaro LKN AYAGUNA WACDI UUN UMADAN LAGUMA WADI KAREE INTAY AYAGU DIB UTASHADAN BAL QORSHE HA INO SAMEYAN DHALINTENA MUSTAQBALKA AAN WAX ISKAGA BADELI KARO❤️ Inta igu racasan Like

    • @nimoahmett9299
      @nimoahmett9299 Рік тому

      Hadalkii alle sw iyo xadithkii rasuulka scw ayay inoo sheegayane, qofkan wax ku qaadanayn, siday culimadu odhan karaa,
      وذكر فإن الذكرى تنفع المؤمنين😥

  • @cabdifataaxmacalimnuur4669
    @cabdifataaxmacalimnuur4669 Рік тому +2

    Sh mustafa Allah kuxifdiyo

  • @hananmohamoud8126
    @hananmohamoud8126 Рік тому +1

    Jazakallahu khayr sheekhunaa mustafa xaji ismaciil

  • @hamdaaaqila
    @hamdaaaqila Рік тому +10

    Masha Allah mufakir iyo aqoonyaganba ,sh mustafe Alle cimriga iyo caafimadkaba haku siyaadiyo

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 Рік тому +1

    Mustaqbalka Ummada Somalida Maanta 2023 Sheekh Muxaadarooyinka Nooo Soo Badi Sheekh.

  • @marwanaasir2845
    @marwanaasir2845 Рік тому +12

    Daaci dhiiligaliye xooga saara dhalinyarada ya yashaykhana ilaahay janatul fardawsa hakugu casuumo aamin 🤲

  • @raxmonuur4574
    @raxmonuur4574 Рік тому +3

    M.a sha Allah sh mustafe ale hakusharfo🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @amalabdurahman863
    @amalabdurahman863 Рік тому +1

    M.a sheikhuna rabbi abaalaga janno haka dhigo

  • @salmankkk1024
    @salmankkk1024 Рік тому +3

    sheekh mustafe walhi waa caalim dhan walba ka dhisan, alle ha barakeeyo sheekha jannadana ha geeyo insha allah

  • @sharmaake9370
    @sharmaake9370 Рік тому +4

    M.allh shiikh mustafa alle haku barakeeyo

  • @nasemdahry4928
    @nasemdahry4928 Рік тому +3

    Mashallaah mashaalah, Baarakallaahu fiika, wa Jazaakallah khayraa🤲🏻 #Sh_MUSTAFFA
    الله يحفظك ويعزك❤️

  • @mohamedabdullahimohamed1470
    @mohamedabdullahimohamed1470 Рік тому +14

    الله يحفظك يا شيخنا الفاضل وجزاك الله خيرا

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 Рік тому +1

    allah ya barik sheikh mustafe h.ismail harun

  • @user-nw8qy5hx5f
    @user-nw8qy5hx5f Рік тому +1

    Jazakallah khair macalin❤

  • @ReplayGAMES24
    @ReplayGAMES24 Рік тому +1

    Alle miisanka xasandka hakuu saaro alle danbigaga iyo ka walidkaba hadhaafo iyo danbiga musliminta oo dhan alle hadhafo danbigoda
    Waxan rapaa inaan noqda sidado kale alle ii barya inaan hamiga ka dhabeeyo walalyaal ❤😊

  • @sharmaarkemohammed1810
    @sharmaarkemohammed1810 Рік тому +5

    Allah haku Naxristo sheekh mustaf jazakallaah🥺🤲❤️

  • @cabdiwahaabnadaara7945
    @cabdiwahaabnadaara7945 Рік тому +17

    مؤرخ،مفكر،الداعي ،علامة،محفز، هذه الأمة الصومال ❤🥰🇸🇴

  • @munasarmohamedsalaad6996
    @munasarmohamedsalaad6996 Рік тому +3

    M.a shekh mustaf allaha ku barakeeyo

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 Рік тому +5

    ALLAAHA Ku Barakeeeyo Sh Mustafe Waaa Sheekh ilaahay Cilmi Diiin iyo Maadiba Alle Ku Kaalmeeyay Kor Allaha kaayeelo Sheekh .

  • @abdallasuheyb9282
    @abdallasuheyb9282 Рік тому +1

    Jazaka allahu kheyran sh musdhafa

  • @hubaalmedia296
    @hubaalmedia296 Рік тому +3

    Maasha allah ilaahay haynaga yeelo kuwii ka faaiidaysta sheekhana ilaahay haka abaalmariyo miisaanka xasanaadkana hawgu daro

  • @essiahassan5157
    @essiahassan5157 Рік тому +1

    Salalahu calayhi wasalaam ❤️ ♥️ 😍 💖 ✨️ 💕 ❤️ ♥️

  • @Awraali
    @Awraali Рік тому +2

    Waa sheekha aan ugu jecelahay culimada soomaaliyeed ilaahay ha barakeeyo

  • @marwadi1247
    @marwadi1247 Рік тому +4

    Qofkasta oo arka qoralkaygas iso duce plz 5 saladood ayan isku kari lahay😭💔hadan is dhaho tuko wan ka cajisaya khyr o dhan wan cajisaya 😭😭😭

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 Рік тому +1

    Aamiin allah habarakeeyo sheikhii xabiibii Mustafe we love ❤️ him love 💕 love ❤️ love 💗
    ما شاء الله تبارك الله يا ربي الله
    اللهم احفظ

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 Рік тому +3

    Muxaadaro wakhtigeedii ku soo hagaagtay

  • @zaedismacil5684
    @zaedismacil5684 Рік тому +3

    Mâcha allh Sheekh alle abaalkaga jano hakaaga dhigo

  • @xamdiqueen6866
    @xamdiqueen6866 Рік тому +2

    Scw

  • @daru-salam3711
    @daru-salam3711 Рік тому +4

    M.a saxibul xikma

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 Рік тому +2

    Scw scw scw nnkh maansha allaah alle haku xafido

  • @saynabshiikhyuusuf
    @saynabshiikhyuusuf Рік тому +1

    Mashalah

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 Рік тому +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @daadir2020
    @daadir2020 Рік тому +2

    M.a

  • @raaliyocadeey5605
    @raaliyocadeey5605 Рік тому +2

    Khayr allah ku siiyo sheekh mustafe xaji ismacil sheikh harun

  • @deeqodaauud6464
    @deeqodaauud6464 Рік тому +1

    Shiikh mustafa xaaji ismancil 🥰

  • @faizaali3041
    @faizaali3041 Рік тому +1

    Mnshllah 😢

  • @medicozone9784
    @medicozone9784 Рік тому

    Mnsh allah alle ha kaa jazai siyo sh.mustafe x.ismail harun

  • @suheybhidiga63
    @suheybhidiga63 Рік тому +2

    Maansha Allah

  • @liibaanmohamed9149
    @liibaanmohamed9149 Рік тому +2

    Msha Allah shiiq musdhfe Allha ki dhawro Ajjarna Allha saa siiyo wacdigaaga wangsan

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 Рік тому +1

    Allow jidkiii Wanaagsannaa Eee Rasuulkiii (SCW) Toosnaantii Jidkiiisa Nagu Dhowr

  • @nuurcaaqil722
    @nuurcaaqil722 Рік тому +2

    Masha allah sheikh mustafa allaha haku barakeeyo

  • @zahraahmed4124
    @zahraahmed4124 Рік тому +3

    😔 😟😥 الله اكبر

  • @iamboobka
    @iamboobka Рік тому +5

    Allaha ku barakeeyo shek❤️

  • @sophy20233
    @sophy20233 Рік тому +1

    Allaha naga dhigo kuwii ku waano qaata hadalka Eebe caza wajala.

  • @mastardacaadismaacil
    @mastardacaadismaacil Рік тому +1

    Asc wll kitaab xayaatu saxaba sh mustafe X ismacil haaruun soo daaya aan Ka FAA iidaysanee, nabadee

  • @Fikirdoon1
    @Fikirdoon1 Рік тому +2

    Waa xagee wll

  • @Awraali
    @Awraali Рік тому +2

    مؤرخ،عالم،مفكر،داعية،واعظ،مخلص اللهم بارك فيه واجزه الفردوس الأعلى

  • @faadumomaxamed6904
    @faadumomaxamed6904 Рік тому +2

    Mansha Allah Alle hakaa abaal mariyo

  • @NIGRAAWAJAMACNigraawa
    @NIGRAAWAJAMACNigraawa Рік тому +3

    Yaa rabi noodambi dhaaf oo xaqa nagu sin yaa rabi

  • @Abdullahabsim
    @Abdullahabsim 11 місяців тому

    Scw scw

  • @asmaibrahim4455
    @asmaibrahim4455 Рік тому +6

    May Allah bless you ❤️😍

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed976 Рік тому +2

    Asc shiyashenoo dhan ilahow noo xafid jisakalah qer somali waxa dib udhigay in eysan ilahey dacadisa kusocon marka ilahey hanohiliyo Dowland islamana alaha nasiyo maheysano waxey dhahan kuwan somliya calamkow nasogar ayey dhahan ilahow madhahayn iman malehilahey halbaryoasc

  • @libanahned7306
    @libanahned7306 Рік тому +1

    Baarakalaah fiik shiiq mustafa

  • @najmamohamed
    @najmamohamed Рік тому +1

    Masha Allah shekh mustafa illhey hakujecldo wankujeclhy jnda Allah nagu kulmiyo

  • @sadheeresale8850
    @sadheeresale8850 Рік тому +1

    26:00

  • @maxamuudahmedcabdikadir4520

    Masha Allah☝️☝️ sheikh mustafa jazakallh kheyr 🙏🙏🙏

  • @abdilaahicumar2838
    @abdilaahicumar2838 Рік тому +1

    Bismilaah masha allah

  • @ismacilmustafe7728
    @ismacilmustafe7728 Рік тому +1

    Maskaxdaa laga duqoobaa
    Allah hakuxafido sheekh

  • @keyzibrownlive1896
    @keyzibrownlive1896 Рік тому +1

    Mash alh

  • @maryamaahmedali8958
    @maryamaahmedali8958 Рік тому +1

    Mashaa allh

  • @jimcaaledirir2141
    @jimcaaledirir2141 Рік тому +1

    Mancha alah

  • @nuuraabdirizak2083
    @nuuraabdirizak2083 Рік тому

    Alle haka abaal mariyo sheikh mustfe anagana hanagu anfaco

  • @Abdullahabsim
    @Abdullahabsim 11 місяців тому

    What is Sheikh Mustafa Ka listen to it recent life?

  • @abdulrahamnmohamed9204
    @abdulrahamnmohamed9204 Рік тому +3

    Asc waxan ahay macalin quranka dadka baaro waxan
    doonaya inan baroo dadka donayan iin ey quranka
    raban in ey barta ama ey raban in ey xifdiyan hada
    doneysiid iin aad quranka baratiid waad ila so xirir
    karta

  • @abdirahmanmohamed1764
    @abdirahmanmohamed1764 Рік тому +1

    00:22:00 7 Asian Tigers kaasi kuwebay ahaayeen?

  • @mohamedyaremustafaabdi948
    @mohamedyaremustafaabdi948 Рік тому

    ❤️❤️

  • @ramloadaawe9351
    @ramloadaawe9351 7 місяців тому

    ❤❤❤❤🎉😢😊🥹🤲😍

  • @mohamedabdalla6731
    @mohamedabdalla6731 Рік тому

    Wllhy dalkaan anigu ka quustay

  • @abdulrahamnmohamed9204
    @abdulrahamnmohamed9204 Рік тому +1

    Asc I am a teacher of Quran I want to teach, those people who want to read the Quran if you wanted you can contact with me

  • @ifrahibrahimhassan3120
    @ifrahibrahimhassan3120 Рік тому +2

    Mansha allah

  • @cabdulaahicabdulaahi3868
    @cabdulaahicabdulaahi3868 Рік тому

    Scw

  • @cabdulaahicabdulaahi3868
    @cabdulaahicabdulaahi3868 Рік тому

    M.a