Daah ka rogida SHIICADA 1aad| Taariikhda Shiicada iyo sidii ay ku bilaabantay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 вер 2024
  • Daah ka rogida SHIICADA 1aad. Taariikhda Shiicada iyo sidii ay ku bilaabantay waxa soo jeedinaya Sh Abdulaziz Mohamed Oogle
    #SHIICADA

КОМЕНТАРІ • 85

  • @addoontiialle5019
    @addoontiialle5019 5 років тому +5

    SHEEQUNAA ALLE RAXMAAN HA KUUGU XAFIDO ADDUUN IYO AAQIRO AAMIIN WAxaan aad ugu faraxsanahay shiicada waan maqli jiray illaa xajkii waan ku arkay laakiin mucnahooda ma fahmsaneeyn mana radraadin WALLAAHI WAA II FARXAD INAN MAQLO MUCNAHOODA ILLAAHOOW DIINTEENA MUQADASKA NAGU SUG ALLAAHU AKBAR OO ACMAASHEENA SAX KA DHIG QAATUMADEENANA ALLOOW HANA XUMEEY OO XUSNA QAATUMO NA SII AAAMIIIIIIIN

  • @asiaaar5002
    @asiaaar5002 5 років тому +19

    Wcs wrx wbr
    Shiikh waayahan duruustaadii waa loo xiisay
    Taariikhda shiicada iyo calmaaniyiintaba waa u baahnayn👍

  • @faysalhayaan615
    @faysalhayaan615 5 років тому +8

    allah SWT wuxuu wanaag la doonay ciddii uu fahansiiyo diintiisa (ISLAM) alle ha ina fahansiiyo raalina ha inagaga noqdo.

    • @mohazat5009
      @mohazat5009 Рік тому

      Ilahay ha na fahansiyo

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 7 місяців тому

      KHAWAARIJTA SOMAALIYA AYAA KUN JEER KA XUN SHIICADA IYO YUHUUDDA WAA XAQIIQ LAAKIIN DHIBKA CULUMADA SOMAALIDA HEYSTA EE XAQQA USHEEGI LA,YIHIIN WAA CABSI WAAYO KAN JOOGA NAIROBI WUXUU UMALEYNAYAA IN MEESHIISA LOOGU IMAANAYO AMA INTOODA BADAN WAA KUWO FIKIRKAAS AAMINSANAA OO DIB UGA NOQDAY MARKII SHEEKADU GAARTEY CARUURTA IN LA BIREEYO. SHIICO ILMO LABO BIL JIRA BIREYNAYA WELI MA MAQLIN LAAKIIN ADDUUNKA AANU MAANTA KU NOOL NAHAY CID KHAWAARIJ KA XUN OO KA DEMBI BADAN MA JIRTO NACALAD ALLAHA KU RIDO. YUHUUDDA GAZA KA DAGAALAMEYSA AYAA KA NAXARIIS BADAN. WAA XAQIIQ

  • @qaadirocali9433
    @qaadirocali9433 5 років тому +3

    Baarakkallaah sheekh Abdulaziiz oogle gaaldiid illaahay janada haynagu kulmiyo aaaamiin

  • @mukhtarmohamedhhhio9536
    @mukhtarmohamedhhhio9536 5 років тому +4

    Asc jasaakalaa qeer wllo ale haku barakeeyo cilmigaaga iyo cimrigaka iyo cibaadadaada Amin ya allaah

  • @ubaxxajiibrahim9259
    @ubaxxajiibrahim9259 3 роки тому +1

    Baarakallaahu fiik sh Abdilcaziiz

  • @bashiirbashka2831
    @bashiirbashka2831 5 років тому +15

    shiicada iyo Yahuuda waa isku aragti waana dad isjecel.
    muslimiinta ayay been usheegaayaan oo siyaasad been ah inagu aqrinaayo.
    marka dadka umadda islaamka ah ogaada Shiicada iyo Yahuuda waa saaxiibo.

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 5 років тому +2

    Masha aallah jaazklum kheyer shekh Abdulziiz

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 5 років тому +4

    ALLAH NAFAHNSAYI WAA BARNMSHII MUHUMEE

  • @munahaaji7456
    @munahaaji7456 5 років тому +2

    Allah haa barakeyo shiikh Amiin amiin🎁🎁 wax badan ayaan kaa faiday... Sii badiy video oo kaa hadlaya Nabiga swc

  • @munaessa3473
    @munaessa3473 2 роки тому

    جزاك الله خير يا شيخ.ربنا يحفظك.

  • @salmahasan2438
    @salmahasan2438 5 років тому +9

    Jazakallah yaa sheikh😍

  • @somalia1142
    @somalia1142 2 роки тому +1

    Thanks my teacher

  • @bashiirbashka2831
    @bashiirbashka2831 5 років тому +11

    Shiicadu waa dad waalan.
    Gaalada iyagaa kadaran.

  • @umulkhairmohamed2895
    @umulkhairmohamed2895 5 років тому +3

    جزاك ألله خيرا يا شيخنا الفاضل

  • @halimoabdiahmed3809
    @halimoabdiahmed3809 5 років тому +4

    Jasakallahu kheyraa yaa sheikh

  • @fatimainamahamed2422
    @fatimainamahamed2422 5 років тому

    Jzka Allahu khr sheikh wax badan baan kaa barany shicada iiyo sharkoda wadciyadu billah

  • @cabdiraxmaanxamaadi6554
    @cabdiraxmaanxamaadi6554 5 років тому +8

    Third mansha allah wll allah haku barakeeyo 《zhb shre iidheh qaran channel》ama azxbtada igu so xir mahad sanid

  • @صفيةالسلفيةفيالمدينةبرعو

    .maa shaallah

  • @ashaabdi8962
    @ashaabdi8962 3 роки тому +1

    Mashallah

  • @hoyomcn9769
    @hoyomcn9769 3 роки тому +1

    ASC walalayal inta commentika qoreysa iyo sheikha baa waan ini wada salamay horta sheikha ad ayan ku mahad celinaya sida fican uu nogu sharaxay shicada wayo maqal leeh ku maqlay MANSHA ALLAH TABARAKALLAH JAZAKALAH KHEIR lakin shicada dad madow xita dad wadama kale kaso jeeda kuma argin carab leeh ku argay shicada

  • @hooyomcnewankujclhay1019
    @hooyomcnewankujclhay1019 5 років тому +5

    Sheeekh abdi aziiz wll xageeed jogtaaa waba kugu warereee mrne somalind ayaa lagaa shekagayee

  • @muhanadtopics6067
    @muhanadtopics6067 5 років тому +2

    Jazzaka Allah

  • @redwaanacadey8933
    @redwaanacadey8933 5 років тому +5

    Waaba lagu warera shiicada side u kala baxan

  • @maryancalimaxamed848
    @maryancalimaxamed848 4 роки тому

    Sheikh جزاك الله خيرا
    Allaha kubarakeeyo

  • @nasrabashir9426
    @nasrabashir9426 5 років тому +1

    Maansha allaah jazaakallaahu khayr shekh

  • @shaakirabdi9422
    @shaakirabdi9422 4 роки тому +2

    Mahadsanid Sheekh jasaka allah

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 5 років тому

    Manshaa allaah shiikh jisaakallaahu khayr allaah haku barakeeyo aamiin aamiin aamiin 🌹🎁🌹🎁💝💝

  • @amalitofunnykittensvlogs647
    @amalitofunnykittensvlogs647 5 років тому

    Jazakulahkheyr shiekh.
    Shiicadu fikir khaldan ayay Aamin sanyahiin ..cadow nimadoodana way qarsadaan

  • @Amalkeyf
    @Amalkeyf 9 місяців тому

    Maasha Allah

  • @cqaadircade6185
    @cqaadircade6185 5 років тому +1

    جزاك الله خيراً

  • @aliabdi7558
    @aliabdi7558 4 роки тому

    Mashllah اهل سنه والجماع balanteeno waa inoo iyo janada inshallah

  • @fardowsahussainadontialle8036
    @fardowsahussainadontialle8036 5 років тому +1

    Mash allha sheekh xafidulahii

  • @najkid7147
    @najkid7147 5 років тому

    Bismilah they are crazy people I never knew all this jazakalahukheir 🙏

  • @amaaracabdullahi2652
    @amaaracabdullahi2652 5 років тому +2

    مشالله جزاك الله خيران

  • @fardowsoxusen9138
    @fardowsoxusen9138 5 років тому

    Wcs jasakallu qer ajar allaha ka siiyo cilmgada cimrigada allaha ku barakeyo wax badan ayaan ka faaidney allaha ka abaal mariyo

  • @sakimuxiyadiin7935
    @sakimuxiyadiin7935 5 років тому +2

    Third shukran wll

  • @liiandre
    @liiandre 5 років тому +1

    Allaha haku xafido

  • @youngash6411
    @youngash6411 4 роки тому

    Maash Allah Barack Allah feek sheikh

  • @QadiijomaclinAyuub
    @QadiijomaclinAyuub 6 місяців тому

    Subxaanalah

  • @redwaanacadey8933
    @redwaanacadey8933 5 років тому

    😊masha allah sheikhena jasakalah kheyraa.

  • @museahmed7542
    @museahmed7542 5 років тому +1

    Shukran ustaad

  • @jaamacruush2125
    @jaamacruush2125 5 років тому +1

    jasaakalala

  • @kulmi1
    @kulmi1 4 роки тому

    Masha Allah jazaka ALLAH khayr

  • @nureanjailani2473
    @nureanjailani2473 5 років тому

    جزاك لله خيرا يا أخي في الله 😘😘

  • @mariayusha2226
    @mariayusha2226 5 років тому

    Jasa kallahu khyran jasaa

  • @ruqiyaruun3178
    @ruqiyaruun3178 5 років тому

    جزاك الله خيرا

  • @abdiwahabhassan7561
    @abdiwahabhassan7561 5 років тому

    Thanks jazakallah sheikh

  • @AbdallaArush
    @AbdallaArush 5 років тому +1

    Subxanallah

  • @asmaaamaturaxmaan8200
    @asmaaamaturaxmaan8200 5 років тому

    Alla shiicoy hoog ha ini sugnaso akhii suufiyo nooso daba dhig

  • @caashoaxmed7378
    @caashoaxmed7378 5 років тому

    masha allah sheikh

  • @KhadraBilan
    @KhadraBilan 4 роки тому +1

    Shiicada ciyaarta haka daayeen dadka
    Imisa Mahdi yey sugayaan inay Dib usoo laabtaan waxaas caruurtaba lagama dhaadhicin Karo dadku miyeyna fikireyn

  • @cwahabjeekey2805
    @cwahabjeekey2805 5 років тому

    Jazaaka allah qayr shiekh
    Waxaan kaa codsanaya inaad noo soo bandhigto taarikhda shiekh albaani mar kasto waxaan maqlaa albaani baa tasxiixiyey xadiithkaaas aqaane uma lehi please 🙏 and please 🙏 thank you

  • @khaulahsiraj4247
    @khaulahsiraj4247 5 років тому +2

    Jzakallaah

  • @falisdahir462
    @falisdahir462 4 роки тому

    Masha alaah

  • @noahjoes7772
    @noahjoes7772 5 років тому

    Jasaakallaah khayr

  • @samirka2552
    @samirka2552 5 років тому

    Jizakala qeyr

  • @liiandre
    @liiandre 5 років тому

    Masha allah

  • @nali7504
    @nali7504 5 років тому

    Manshaa allah

  • @abdirahmanhashi2774
    @abdirahmanhashi2774 4 роки тому

    Wcs warxmtu Laahi wbrkatu

  • @fardowsaIsmail
    @fardowsaIsmail 5 років тому

    First

  • @abdimaxamed2797
    @abdimaxamed2797 5 років тому

    Walahi shiicadu waa cadawga islaamka

  • @mohamudshafici6855
    @mohamudshafici6855 5 років тому +1

    Sheekhow Waxan Kuwaydiinaya Maadama Aad Dhahday Mucaawiye Dhiiga Cuthmaan ayuu Raadinayay Oo Khilaafo Ma Uusan Rabin Maxay Tahay Sbbta Uu Imam Xasan Ibnu Cali Cs Ula Dagaalamay Oo uu Boqor u Noqday?

  • @mohamedosman4677
    @mohamedosman4677 5 років тому

    Masha allaah wllky abdi asiis suaalo ayan rabay ina iibayaaniso
    1 sida saxda ah e nebiga loogu saliyo?
    2 sifada maalik fura haaya naarta janahamo walal labada suaal mida kowaad waa fududahay hoos iguso qor
    Mida labaad muqaal kooban ad kaga hadlayso inoo so geli jazakalah wll jawaab ayan ka sugayaa

    • @mohazat5009
      @mohazat5009 Рік тому

      Waxaad akhriisa saliga tashahoudka

  • @rashiidibrahim8076
    @rashiidibrahim8076 4 роки тому

    Yuhuudda maanta yaa lasocda
    Ma iiraan iyo xizbullaahi oo matalaaya shiicada mise aalu sucuud iyo aalu nahyaan iyo cidda ay caga ku qaataan oo matalaaya sunniga?

  • @salmaankibaar1609
    @salmaankibaar1609 5 років тому

    Shiicadu waa yuhuud ogaw ama ha ogaan

  • @abdiqaadirsaleiban5904
    @abdiqaadirsaleiban5904 4 роки тому

    she ogle shiicado ma sidaasbay oo been badan yihiin

  • @محمد-ج2ش8ظ
    @محمد-ج2ش8ظ 5 років тому

    2

  • @mohamudshafici6855
    @mohamudshafici6855 5 років тому

    Hhhhhh Subxanallah bal Waxa Dadka Loogu Sheekaynayo Fiiriya

    • @sooyaalmedia7731
      @sooyaalmedia7731 4 роки тому

      Wax ka daran wuxu sheeekhu sheegayo ayay sameeyaan waxan kala yaaabay
      1.waxay baryaaan cali RC
      2.waxay aaminsanyihiin guurka ku meel gaarka ah
      3.waxay aaminsanyihiin in ay Karbala ka kheyr badanthy kabbada
      4.waxay aaminsanyihiin caaisha Rc abuu Bakar Rc Omar Rc ay gaalo yihiin
      5.waxay aaminsanyihiin in quraanku la dhalan rogay

  • @iloveallah9853
    @iloveallah9853 4 роки тому

    Sheeqow sidey kaa noqotay ma Afka ayaa kaa boobay XASAN IYO XUSEYN waa MATAANO

  • @nasteexomaxamed1060
    @nasteexomaxamed1060 4 роки тому +1

    Mash alah

  • @ashaabdi8962
    @ashaabdi8962 3 роки тому +1

    Mashallah

  • @abdirahmanisse5939
    @abdirahmanisse5939 5 років тому +2

    Mashaalah