Allah Ku xafido Sheikh abduaziz oogle Si wanagsan ayaa nogu iftiimisay mowduucaan aan in badan raadinayay si aan wax badan oga ogaado shiicada iyo waxa ay halka Aya kasoo faracmeen aad iyo aad u mahadsan tahay abduaziz.
Asc lkn shekh awalan dawlada safawiyiintu xagey kala yimaden shiicada ay Eeraan ku faafiyen ma mid ay jeebka kusiten bu aha mise isla markas ayay Aas Aaseen
Dadka qaar ee suniyiinta ahi maanta waxay aamin san yihiin badan kood in ay iiraan ay yahuuda iyo mareekan ka iyo uk in ay is neceb yihiin oo la isku adeeg san doono gantaalo iyo nukliyeer ka waxaa waa wax mala awaal ah weeye waayo gaalda way gara nayaan cida muslim saxan oo wadada toosan ku toosan oo ayaga dhibaato iyo cadaawad ku ah mana ahan kuwo shiicada isku mashquuliya waayo lama sheegin shiico iyo kirishtaan iyo yahuud meel ay isku dirireen dunidaan maanta iyo taariikhda wllyl hadaanu nahay dad suniyiin ah siyaasdu waa qiyaano mararka qaar gaalda maanta si hoose bay iskala jidhaan ha ahaadaan kuwo kala gad gadisan sida kirishtaanka yahuuda diin la waaysha calmaaniyiinta shiicada budiska hinduska khawaarijta iyo wixii la mid ah waxay cadaawad iyo xiqdi u hayaan muslimiinta jidka alle ku toosan oo ah suniyiinta ilaahow mar un muslimiinta isku keen oo garad sii diintooda aamiin
Waxan kuwaydiinaya magaranaysaa danta shiicada waxay tahay iyo waxay aamin santahay Dantoodu waa in ay dhamaan suniga laayan iraaq maalin walba waxay ku xasuqan muslimiin suni ah tuulo yinkodi ay kabara kiciyeen arimahaas warbaahinta lama galiyo lamana faafiyo si qarsoodi aah ayay ficiladaa usameeyan sidoo kale waxay donayan maka iyo madiinana ay ladhacaan nuclear marka ugu horaysa ee ay sameystan nuclear tijaabada kowad waxay doonayan in ay kutijaabiyan.maka iyo madiina Lkn illahay baa ilaashanaya maka iyo madiina waxna kama qaadi karan
Somaliyey shiico iyo Iran was cadowgeena wllhy iyaga iyo maraykan iyo yuhuuduna way is ogyihiin oo way isla shaqaystan waxa Loo been guuraya waa carabta iyo muslimiinta sunniga ah
Marka hore waxaa suuragal ah 8-da qof ee unlike-ta saartey waxan filayaa iney shiico somaaliya yihiin,tiradii iigu badneyd ee unlike saartey moduucyo ka hadlaya shiicada waxay ahayd 16- waa tiro aad u badan runtii marka qaab xisabeedka celceliska %-ka la raaco, in dadkeena shiico laga dhigo waxa ka fadli badan in nuclear laynagu dhufto oo aynu dhimano inagoo SUNNI ah
Iran shico hada ma noqon wagi asxabtaerasulkena muxamed resalada lo so dhibay aya qar kajesten yirahden sayidina cali rasul ah qomki jestay markas hada shico ah kabahey ku tukanayan maqlay
Maalin walba waab ku arkaa adigoo comment kabixinaya horufadhi media iyo channalo kale waxaana arkaa adigoo iran faaninaya iran guul ma aqaani sabab ta hadana sidan baa ledahay
Walalo somalida shiicada ahi xagay joogaan Ma cadayn karo shakhsiyad qarsada amba aan la aqoon inay jiraan ee waxaad noo cadaysaa somalida shiicada ah ee aad og tahay
Masha allah allaha kubarkeeyo sheikh
Alle haku barakeeyo sheikh
Waxyaabo baddan ayan kaa faaiiday oo caqiidooyin , taariikh iyo dhan walba ah👍
Sheikh Mustafaha dhalinta yar
Masha allah
❤❤❤❤❤❤
Jisaakallaahu khayran shiikh cabdulcasiis muxamed oogle allaah haku xafido aduunka aakhirana janatulfardaws ha inagu kulmiyo 👏🏼👏🏼👏🏼shiikh hadaad awoodo soo badi arinta kusaabsan caqiidada iraan dhab ahaantii somali badan ayaan waxba ka ogayn oo keliya karumaysan in ay tahay jamuurid islaami ah alif xasanaad ah allaah ha kuugu bedelo
nimo farah Mansha allah wll
Maasha ALLAH, su'ashaa marwalba waan is waydiin jiray, hada waan fahmay. Jassa kaLaahu khayran.
Masha Allah sheikhana jazakallaahu khayran ilahay haku barakeyo
Man sha llh shiiq abdiaziz oogle
Thnks wllky mcne
Hore u soco wll cabdicasiis wax badan ayaan runtii kaa faaiidnay ilahay caqli iyo cilmiga ha ku barakeeyo❤️❤️
Thanks brother qiso aad u mihin ah weeyeh wallhi aad u naxay shiicada inta cadow u qabaan suniyiinta ax wallhi waah wax laga naxo inta gab inooh maleegen subxanallah Allah idinka jasaai siyo waxa dhib nooh maleegteen aamin
Allah Ku xafido Sheikh abduaziz oogle
Si wanagsan ayaa nogu iftiimisay mowduucaan aan in badan raadinayay si aan wax badan oga ogaado shiicada iyo waxa ay halka Aya kasoo faracmeen aad iyo aad u mahadsan tahay abduaziz.
Wa Caleykuma Salaam Wa Raxmatullahi Wa Barakatuh walaal AbdulAziz Oogle walaal igu qaaliya❤Allah Yaxfadak❤
Masha Allah shekha kherbadan Allah kusiyo
Shukran Jaziilan Akhi Gaaldiid.
Alle haku barakeyo abti Allah swt waxn kaga baryaya inuu kugu abaal mariyo janatu fardowsa Alle haka dhigo kii jaar la noqda rasuulka scw io asxabtii rasuulka radiyallahu canhuma🤲🤲🤲🤲
Ilahey haku xafido inta Aad no faidesay qeer alah haka siiyo
Jasallhu qer ajar allah ka siyo wax badn ayaan ka faidney shekh
Mansha allah jizaakumu llah shiikh illahayna haku xafido
mansha allah sheikh ilah haku xifdiyo
Mash allha sheekh ilahey ha ku barkeyo
Jazakallaah sheekh😍😍❤❤❤❤💗💕
ilhey xa kubarkeyo sheekh ilhey dartis ayaa ku jecelhy
Masha alah walaalken Alah kubarakeyo
Iso duceya umada muslimka ah muraad baan leyahy wlahyga muslimka ah
Mahadsanid Ustaad Hore usoco inshaallah
wcs
Wlhi illahay dartii ayaan kuu jecelahay waxaa tahay qof lagu daydo
Masha Allah iso boqda ilahay darti subscribe iku sara
Waan ku saari laaha lkn sory somaliland cid wax ka sheegi karta ma arki karo
@@hamsealiabdullahi7903 hhhhhh
iso saae wan kuso saara
@@reactionstudio4232 ok
Mansha allha ilahay haku xafido
Ustaadiii hadii aan kula kaftamo af soomalikaga woo soo jilcay hada lakuma maleeyo reer waqooyi af somalikaga meel dhaxo wayey hada qaldaan ma tihid😁
Jasakalah khyr sheekh waxad nala wadaagtaa sheekha Aadanka magaciisa
Masha allah
Jazakallah sheikh
Ascl shiikh taariikh iyo xigasho midna kuma soo darin mahadsanid
Masha alah
Scw
adc. fadhiilatul sheeekh abulaziz oogle
Sheekhow waxaan maqalney iney xitaa carabta burburiyeen Turkiya.
Asc lkn shekh awalan dawlada safawiyiintu xagey kala yimaden shiicada ay Eeraan ku faafiyen ma mid ay jeebka kusiten bu aha mise isla markas ayay Aas Aaseen
Maansha alllh tabaraka alllh
Dadka qaar ee suniyiinta ahi maanta waxay aamin san yihiin badan kood in ay iiraan ay yahuuda iyo mareekan ka iyo uk in ay is neceb yihiin oo la isku adeeg san doono gantaalo iyo nukliyeer ka waxaa waa wax mala awaal ah weeye waayo gaalda way gara nayaan cida muslim saxan oo wadada toosan ku toosan oo ayaga dhibaato iyo cadaawad ku ah mana ahan kuwo shiicada isku mashquuliya waayo lama sheegin shiico iyo kirishtaan iyo yahuud meel ay isku dirireen dunidaan maanta iyo taariikhda wllyl hadaanu nahay dad suniyiin ah siyaasdu waa qiyaano mararka qaar gaalda maanta si hoose bay iskala jidhaan ha ahaadaan kuwo kala gad gadisan sida kirishtaanka yahuuda diin la waaysha calmaaniyiinta shiicada budiska hinduska khawaarijta iyo wixii la mid ah waxay cadaawad iyo xiqdi u hayaan muslimiinta jidka alle ku toosan oo ah suniyiinta ilaahow mar un muslimiinta isku keen oo garad sii diintooda aamiin
JAZAAKALAAH khayr
Jasaakal laah
Jzakallaah kheyr
Somaalidu Kuma Baraarugsana Shiicada Iyo Taariikhdeeda.Qaladka Waayna Cidii Leh Baa leh .Cidu Doowlada Maaha Ee Garta Idinku
Asc walaalayaal intii qeerka jecel waxaan usheegaa qofkii rabo in uu cunug agoon ah kafaalaqaado waa wax wanaagsan aniga waxaan kunoolaa norwey lkn hada waxaan joogaa soomaaliyo waxaan arkey agoonbadan oo ubaahan caawin qofkii rabo in uu kafalo qaado cunug agoon ah waxaan siinaa labar waalidkiis runtii qarash badan maahan inta kubaxeyso dugsigiisa dharkiisa dawadiisa ciidiisa inyar waaye pls aan caawino walaalaheyna
Mnsha Allah wll waa arin fiican ilahay hayna fahansiiyo
Masha Allah shaqo fiican baa heesa alaha kudhowro
arwaax cade makashaqeeyo walaalo baraarujin iyo iskuxerid kaliya waaye qofkii doonayo waan iskuxeraa walaalo
Mashllh tarikh wngsan
Masha allah mahad sanid
Meykasoo noqdaan haday garteen inaysan kudhalan shiico hanuunkana alabixiyee lkn sababta wa inay laimadan
Wll qli daqiiqadahaagu wy badanyihiin ee so gaabi inshlh 10 dqiiqo melhs
Asc sual adag ban qaba ee xageen kaa weydiyaa wll
Maya anagu qomiyaad somaliyeed ayaan nahnay gaar ahaan sunni allé ayaan kamagalnay
Waxan kuwaydiinaya magaranaysaa danta shiicada waxay tahay iyo waxay aamin santahay
Dantoodu waa in ay dhamaan suniga laayan iraaq maalin walba waxay ku xasuqan muslimiin suni ah tuulo yinkodi ay kabara kiciyeen arimahaas warbaahinta lama galiyo lamana faafiyo si qarsoodi aah ayay ficiladaa usameeyan sidoo kale waxay donayan maka iyo madiinana ay ladhacaan nuclear marka ugu horaysa ee ay sameystan nuclear tijaabada kowad waxay doonayan in ay kutijaabiyan.maka iyo madiina
Lkn illahay baa ilaashanaya maka iyo madiina waxna kama qaadi karan
THAABIT WIIL QARAN waxaad ogtahay malahan bro.🤗🤗
@@muhandizby1886 hhhhhhh waa runtaa waxba ma ogi lkn adigu maxad ogtahay bal iisheeg si aan wax kaga faa ido sxb
@@thabitabdallaali7917 geezi
Aad iyo aad baad u mahadsan tahay. Su aashaasi lafdhuun gashay ayay igu noqotay,
Shiikh anigu waxaan rabaa buuga ay ku qoranyay taariikhda dagaalkii burtiqiiska uu soomaalida ku soo qaaday ama goortay ahayd ii sheeg
Wacalaykumu Salaam.
War subscribe iisara Somaliweyneeey naag Canadian baaan tartan kula jiraaaye somalida ineeey is taaageran iiitusa
sheekh c.casiis arinka shiicada ilaa labaatan sheekh ayaan dhagaystay waxayna sheegeen fikirka shiicada inuu lahaa nin yahuudiya oo la odhan jiray c.laahi ibnu saba markaa sheekh adna ninkaa marna maad sheegin culimada ninkaa sheegtayna waxa ka mid ah ( sh.umal iyo sh.dirir _sh.shibili_sh.c.raxman bashiir_sh.almis ) markaa bal arinka isa soo waafaji sheekh adigoo raaliya
Wcs wr wb sheikh
Yaa soo allifey shiico?
Sheekh magaalada tabliisi waa goorgia
Abdihaye Hansshi Amay ahayn tan Georgia 🇬🇪 mid kale baa ku Taal Iran 🇮🇷 Ustaad
@@amiirabdalla1035 waa laga yaabaa inay run tahay laakiin magaalada tabliisi joorjiyey magaalo madax u tahay hadaan qaldanahay isoo cafiya
Wax shiico ladhaho majiraan maad ka hadashid dhibaatada sucuudigu muslimka kuhayaan kasoo hadal
Adigu ma iyagad ka mid tahay halkan siyaasad laguma hayo huuno alle ha ha sahle bal wax noo sheeg
Somaliyey shiico iyo Iran was cadowgeena wllhy iyaga iyo maraykan iyo yuhuuduna way is ogyihiin oo way isla shaqaystan waxa Loo been guuraya waa carabta iyo muslimiinta sunniga ah
Horta shiicadu ma Muslim baa mise waa, qaalo
Gaalo
Marka hore waxaa suuragal ah 8-da qof ee unlike-ta saartey waxan filayaa iney shiico somaaliya yihiin,tiradii iigu badneyd ee unlike saartey moduucyo ka hadlaya shiicada waxay ahayd 16- waa tiro aad u badan runtii marka qaab xisabeedka celceliska %-ka la raaco, in dadkeena shiico laga dhigo waxa ka fadli badan in nuclear laynagu dhufto oo aynu dhimano inagoo SUNNI ah
Ma jecli runtii siyaasada ay sucuudiga iyo imaaraadku kula dhaqmaan caalamka islaamka iyagoo ilaashanaya xukunka qoysnimo ,hadana markey doonayayaan in mareykanku dagaal la galo iiraan wan jecleysta waayo ma ogi halis ka weyn shiicada oo islaamka kusoo fool leh (hadii aan qaldamey waa leysixi karaa aqoon ahaan)
Iran shico hada ma noqon wagi asxabtaerasulkena muxamed resalada lo so dhibay aya qar kajesten yirahden sayidina cali rasul ah qomki jestay markas hada shico ah kabahey ku tukanayan maqlay
Shiicada waa gaalo hagoogan diinteena allow afooyiinka nagaqabo
Maalin walba waab ku arkaa adigoo comment kabixinaya horufadhi media iyo channalo kale waxaana arkaa adigoo iran faaninaya iran guul ma aqaani sabab ta hadana sidan baa ledahay
Marka an maqlo aadaan kaan caloosha aya igadoon to ma aqano sabab ta
Jini baa kuhaya quraan isasaar
cade walciyadu bilah jini qurana waaba gaashaan keyga loma bahno inad ifartit magaratay
Walalo somalida shiicada ahi xagay joogaan
Ma cadayn karo shakhsiyad qarsada amba aan la aqoon inay jiraan ee waxaad noo cadaysaa somalida shiicada ah ee aad og tahay
Wall abigaa garanaya waxad kageli kartaa commentiyada ay bixiyaan marka laga hadlayo iiraan iyo wararkoda waxad arkaysaa kuwo doodaya oo comment qoraya wallhi
@@thabitabdallaali7917
Dee walalo aniga laftaydu waxaa ku jiraa dadka u dooda dawlada iran siyaasad ahaan laakinse caqiido ahaan ma waafaqsani
@@maxamedxasan7484 sxb mar waliba waxaa kuhudhan cida aad adigu tahay
Dalkaaga udood oo taageer dadkaaga sidoo kale diintada iyo nasabadaada
Lkn in aad udoodo dad aan wax ba aankagalin sidaasi sihaboon mahan wall
Shiiq shiicada islaam maladhikaraa
Aamus cawaanayahaw muslim baan ahay baad leedhay is qarxisna waad aaminsantahay wax suni layiraahdo majiraan hadaey jiraana waa wahaabi isqarxinaya iyo suufi meelahaas durbaan wata oo mawlacyada iska jooga aawey suniga aad sheegeysid
Sunigu hadey islaan yihiin maxuu mareykan shidaalka iyo lacakta baada ah uga qaadaa misna u yiraahda waa sac caano badan waxaas islaamka ma matalaan shiico waa dawlada kaliya islaamka ah ee mareykan iska cesha looxaw dadka haqaldin masaakiintaan caamada ah
Mohamed Hussein Mohamed Hussein su’al walal... miyaad aminsaneyn ilahay Iyo rasulkiisaa??? Iyo sunada nabigeeni subana scw??? Mida labaad walal dadka muslim ka ah oo xumaanta sameynaya kuma dhaqmaan sunada sida dadka qaar waxay sameeyan falal dambi ah sidaa wax yalaha diinta ka reebtay laakin ma dhihi karno waa dad gaala ah Mohamed marka walal shicada Iyo khawareejta labadaba towxidka bay ka soo horjeedan
Sheikh taariikhda ku daar baacda hijra ama milaadiga
Magca kuqab darana
Iran shico waye oo danbigay galan ayaga iyo ilahay u dhexaysa Lkn mxaa adoo suni isku qarxina wadamada suniga gabigoda rer galbedkay kabaha u qaadan Iran se Israel iyo marekan bay dagal kula jirta any ways guul islamka
Wllo diinta iyo siyasada yeesan iskaga kaa darsamin
@@yunishussein1763 iskama Kay qaldana Lkn sadar muuqda sual ka dhan dadka indhahoda u macalima
Viva iraan sucuudu hadhaco
Sacuudigu dhibaatadu waxa wado waa madaxda kuwa sheeganayo walaal yeysaan kubeer laxaawsan iraan waa mushrikiin neceb muslimka somaadan Arkin sida ey ugalayaan musliminta suriya wey isugu tageen ayaga iyo dhamaan hizbu sheytaan
Masha allah