Shbxaana Allah war Ali waa wiil uu Rasuullku korsaday jabriil waxyi maqaldo waa amiin waa malak Allah soo diray war Allah kabaq.لا اله الا الله محمد رسول الله صلي الله عليه والهogow diriroow in Allah la hortagayo maalin.
Diinta islamku wa mid maha midlaso galo lagana baxo msrki ladono diinta islamka sunniga intaso bilyan aya aminsan cida jidka kaldan racdayna waxba umadhimi karto qasare unba usugnaday kamana faydiso
Wallaahi waan ku qanilayaa xishood la,aantaada anigaa shiica ka mid ah waxaad sheegtay oo beenta ah la ii sheegi jiray wallaahi waa been markaan baaray oo beentiina aan soo taabtay ayaan madhabka shiicada qaatay Allah ayaa ku mahadsan. Xuseen hadaaii loo ooyey Rasuulkaa saww u ooyey ka aqriso kutubta sunnada laskiin ismaqarxiyaan sheekha. Adba maxamed salmaan baa kuu tsliya.
@Sam_Saylici wll ilahey aya xuma ka hufan anigu cidna gal ma dhihi garo lkin shicada so bar muslim wey shegtan maha dhab kama aha xita isku adan manihin anigana shicada ayan ka hdlay qofki ayaga ka mid ahna ilahey haso hadeyo anagana allha na samaxo
Suaal maxay dowladaha carabtu uga hor Iman waayeen markii salmaan rushdi nabiga u caayey ee u buuga ceebta u ka qoray blse reer iiraan ama hogaamiyaha jamhuuriyada islaamku dil ugu xukumeen salmaan rushdi?sheekh ka fogow kutubta beenta ee carabta khaaimiintu ka qoreen shiicada
Nabiyadi way isasoo dhaleen sida nabi yuusuf waxuu yiri waxaa idhay nabi nabina waa ii awoow nabina waa ii awoow markaa nabi .axamed waxaa laguyiri waa goblan markaa nabi maxamed waxuu ugu duceeyey ducadii nabi ibrahin caruurtii nabi ibraahin waxay nodeen nabiyo kuwa nabi maxamed ee ay dhash faadumo awliya si ay sheegayso allau masalim calaamuxamed wacaalihii maxamed alluhu masalim maxumed markaa dadka ashaaadanaya iiladagaalamays yuhuuda inaad hady jirto xuma hooda daba gashaa somaha inay uhiilinayso cadswga yuhuuda
Aniga waxaan oran lahaa iska dhaafa dadka aad iskamaageysaan, ayaga nama magaan, qof waliba ee Sha haada qaada waa muslim, qof waliba jidkiisa haku socdo, wakhtilumiska hala dhaafo, ee ka hadla kuwa Soomaalida ee umadda qarxiyaan iyo wixii la jiro oo kaalmiiyaan sheyaduintaas Al sheydaamada, fadlan. Aniga qofna wax igamagelin aniga iyo diinteyda, qof waliba iyo diintiisa, maxaa aniga dabarka isaarey dadka iyo hawlahooda??? WAA gardarro in markasta, Shiicada, iyo Suufi iyo intii kale in la maago, oo haddana dhinac kale ka hadashaan habeen iyo maalin gabdhaha ama dumarka, ogaada dadka waa idinkadaalayaan..... Maad ka hadashaan nimanka gabdhaha XOOGAAN, iyo kuwa dadka habeen iyo maalin qarxinayaan???? Maalinkasta isku sheeko lee ka hadashaan, change the subject OO wax fresh ah keena fadlan.
Walal inta aan arkay culumada Soomaaliyeed wax walbaa waay ka hadlaan laakin waxa weey sii kala weyn yihiin qof rubeeysan in Nabi muxamed uu Nabinimada si qaldan ku helay ee aan rumeysneen in uu nabi yahay sidee buu muslim ku noqon karaa teeda kale waxyiga yaa soo dhiibey soo Illaahey sooma dhiibin sidee loola dhumi karaa ma Illaahey awoodiisa qaldanta
Waxaa jira dad ku qaldamaya oo aan aqoon culumada waxeey culuma u yihiin in aay qaladaadka dadka uga digaaan cidi qaadataa iyo cidaan qaadan amaa sheekada ah falastiin beey taageereen kama dhigna in fikirkooda la qaato taageeradaas awgeed
Maxa shicaada geesitasha ni daaba dhigaay suniga fuleymimada iyo dumar fashion kooda kuso aaruursadaay sida sacuudiga ka haadla. Shicaadaa dumarkooda iyo daalkood wey ka rabteen fara gelin. Sh Dirir na u lama joodo dadka youtube ee haadba wixi socda muhaadarada culumaada daabara ban u la jeeeda.
War shicada waad ku waalateen amman iska siiya . Chawaadiin yahay cheick ad tihidiin na ma jirtee , chawaadiin iskudir iyo inad islamka kala daadisiin baan tagaanin. Cadawga islamku shiicada maahine waa israel. Shiicada ha ku masgulina😢😢
Sheekada falastine iyo ilaalinta diinta islaamka ee saxda ah caruureeey waa kala duwan tahay. Alle ha barakeeyo culumada soomaalida ee ehelsunaha ah ee u taagan ilaalinta diinta ummada. Sheekada Falastinecaruureey waa arin siyaasi ah gaalo iyo islaamna waa iskaga mid in la taageero dadka dulman ee reer falastine. Laakiin, yaan laydunku soo hoos gaban.
Wahaabiyo waa kaas naf malaha waqtiga ay ka hadlayaan shiico ay dadka ku mushquilinayaan bal fiiriya Waxaad moodaa in reer galbeed adeegsanayo waligoodna reer galbeed iyo mareekan baa sameeyey Car waa kaas ha kahadlaan carabta dulllowdey sida masar jordan imaarraat iyo sucuudiga oo u hiilin waayey walaalahood reer falastiin Maanta shiicada waa kuwa u hiilinaya reer falastiin Waxaad moodaa wahaabiyo iney ka xun yihiin ama ka maseerayaan Soomaaliyeey war siyaasada wax ka barta ama caqliga fura Aniga waxaan qaba wahaabiyo hadey shiico saxaabada u gafeen Wahaabiyana aalubeytka ma jeclo car soo hela masaajid ay ku magacaabeen cali bin abii dhaalib Xitaa rasuulka csw kheyr beele sh umal waa tuu ku sheegey injir csw
Waxaa yuhuud ushaqeeya oo aye keentay reer Abu sucuud Adiga ayaana kasoo jeeda waxaad kabiqin in ay ku qabsadaan wayna ku qabsan waxaas ad sheegtay waa been
Isqarxintana maxaad ku ilaaliseen diriroow? Xuseen as Rasuulkaa saw u ooyey saxaabdiina wey la ooyeen 18 wiil oo Rasuulka saww uu awoow ahaa ayaa maalin madaxa laga wada jaray maad ka sheekeysid wixii dhacay? Madooneysid waayo raggii dilay ayaad jeceshahay ya nahaabi.imam Ali maalinbaad is arkeysaan qiyaamaha inta aad ku been abuuratid.
Alxandulilaahi alle ayaa mahada iskaleh naga dhigay ahlu suna
Ameeeen
Masha Allah Sheekh Allah ku barakeeyo
Shbxaana Allah war Ali waa wiil uu Rasuullku korsaday jabriil waxyi maqaldo waa amiin waa malak Allah soo diray war Allah kabaq.لا اله الا الله محمد رسول الله صلي الله عليه والهogow diriroow in Allah la hortagayo maalin.
Oo shiicadu wexey aaminsanthy uu kahadlay shiiquye adigu mashicadad afayen utahy
Subaxanalah ilahow sharakoda iyo dhagaratodaba nagabadabadi 😢😢😢😢😢
استغفرالله العظيم. ؟؟؟ من كل ذنوب والخطايه والجهل؟؟؟
Sh Dirir masha Allah culumada ehlusunaha ah.bukamidyahay.
Doqonow wax suna. Uu ku mideynaaya meesha mayaal. Qaarbuu sunada kuwa u ah gaala uyaqaan. Shiicana uu ku dhagan yahay. Meeshii diinta lagu baray ee laga soo diray sh. Dirir. Mujrimiinta boqortooyada ka ah oo 1000.000 goorka gaalsan. Muu ka hadla. Ma aha iska sheeg daruurta wey ka cadahay waxaa isaga loo soo diray inuu shiica iyo islaamka. Qoorta leysu galiya. Gaalada unastaan wey dhacday tan. Carab horeey salaam xuseen ugu direen shiica markii dambana. Loogu duulay salaam. Carabna garab ugu siiyeen. Mareykan. Hadana. Yahuud. Ayey dhaqaala siiyaan. Sidii falastiin loo leyn lahaa. Ilaa maannta eynu joogna. Markey waxyaribin hesha. Meelkasta ayey kasoo qeylinaayaan ardaydii sacuudiga uu ka mid yahay shiiqaan. Dirir. Iyo kuwa badan oo hal meel laga soo gamay. Oo isku af ah. Waxaa jira waliba culuma badan oo caalamul islaam ah oo u hadlaaya sida shiiqaanoo kale. Shiicada dacaayadeynaaya. Ee aan ka hadleynin sheydaan nimada sacuudiga dhamaan waa shaqaale sacuudi. Sheeq dirirna. Afsomaaliga ayuu kufooftaan habaabiyaan somaali
Car sheekh shiici ah oo cabaaday keen
Wallaahi Allah ayaan ugu mahadiyaa in aan idinka tegay.
Alle haku soo hanuuniyo Aamiin
Abyo runti qolyahan maba oga iney aakhiro jirto beenta eey faafinayaan wad yabesa
Diinta islamku wa mid maha midlaso galo lagana baxo msrki ladono diinta islamka sunniga intaso bilyan aya aminsan cida jidka kaldan racdayna waxba umadhimi karto qasare unba usugnaday kamana faydiso
@@usern134-h4gma nihin suniga aad sheegtay is qarxiya idinku buhtaanka iyo beenta ay dhurayaan wahaabiyo iska aaminsanow ileen caqliya ayaa laga gumaystee been iyo riyo ku noolada wahaabiyooy
ilm sunna alhamdulilaah
الحمدالله على نعمة الإسلام ❤❤❤❤
Walaahi iyaga aaidinkaga dhow rabi
Subxanallah
anaaahlusuna waljamaaca alxmadulillaah
اعوذ بالله من الشيطان الرجيم حسبي الله ونعم الوكيل
جزاك الله خيرا شيخ بدر
War soow Sh,aal ku sugi meysid subxaana Allah
Sheekh allah ahku xiftiyo❤
Aduunka maanta aan joogno shiicada ayaa xaq ku taagan waana dowladda kaliya ee jamhuriya islamiya magaceedu yahay. .
Somali shica ah aya ilen jirto subxana Allah
Shiikh dirir ilaahey cimrigaaga ha noo barakeeyo
Hadaan awoodo waan soo booqan lahaa waayo waa asxaabi asxaabi dhalay rasulku awoow uyahay scw nabiyulaahi maxamad maxaa dhib aha jira nabiga ayaa jeclaa anaguna waan jecelyahay sayidina xasan anad sayidina xuseen alla ha ka raali noqdo
Halkuu joogaa aad soo booQatidee war ilaahay ka cabso😂
Horta kuwan wahaabiyiinta ah mxaa umadda ku diray shiico shiico waxay isleeyihiin yaan laydin fahmin lkn wan fahanay inay sucuudi iyo imaaraad lacag ka qaataan gaaalna kama sheekeeyaan mrkaa cidbaa ka. danbaysa sax maaha
Subxaan Allah, Subxaan Allah, Subxaan Allah.
Mar aan joogey Iran, waxaan maqli jirey in ay gubaan Masaajidada Muslinka Suniga ah.
Kaniisadaha Gaalada Waxba uma sheegan jirin.
Wallaahi waan ku qanilayaa xishood la,aantaada anigaa shiica ka mid ah waxaad sheegtay oo beenta ah la ii sheegi jiray wallaahi waa been markaan baaray oo beentiina aan soo taabtay ayaan madhabka shiicada qaatay Allah ayaa ku mahadsan. Xuseen hadaaii loo ooyey Rasuulkaa saww u ooyey ka aqriso kutubta sunnada laskiin ismaqarxiyaan sheekha.
Adba maxamed salmaan baa kuu tsliya.
O sunada nabiga ayad binineysa saxaba anbigana wad galeysineysa subxana Allah
@@ZahraAhmmadqofka hadalkisa haka been abuuran walal qofkan qoraalkisa kuma xusna inuu nabiga beenaysiyay asabtina gaalaysiyay ee kaliya wuxu yidhi shiica ayaan noqday marka waxa haboonayd adigo wax ku shaanbadaynayn inad waydiso waxa uu ka aaminsan yahay nabiga iyo asaxaabta dhibta somalida ina haysta waxa kaw ka ah wadaada somaliyeed oo ina wada baray shaanbadaynta xukunka tuhunka
@@Sam_Saylici wll aniga sheqsigan kumanan edenin waxusan ahey shicada aya sida ah hdi ad aminsantahy figirka shicada maxa didayo ina ka mid noqoto ayaga
@@ZahraAhmmad ilaa anigi ayad igu xuntay ina shiica ahay kkk waxan ka hadlayay waa ibtaas ku shaanbadayntas waana calaamadaha jahliga iyo munafiqa aniga shiica ma ihi waana ahay kuma odhan ee adiga hadad iska xukumaysid waa yeelka
Hadi aan muslin nahay Illahay wuxu inagu tilmaamay Qurankisa inan nahay "Umathul wasadan" bulsho dhex dhexaad ah bulsho aan wax iska xukumin bulsho aragti hufan wax ku qiimaysa
@Sam_Saylici wll ilahey aya xuma ka hufan anigu cidna gal ma dhihi garo lkin shicada so bar muslim wey shegtan maha dhab kama aha xita isku adan manihin anigana shicada ayan ka hdlay qofki ayaga ka mid ahna ilahey haso hadeyo anagana allha na samaxo
Subxaanallaah camaa yasifuun
حسبي الله لا اله إلا هو عليه توكلة وهو رب العرش العظيم
🤲🏼🤲🏼🤲🏼❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Adigaa ka daran shiicada waayo sacuudi areebiyaad la socotaa bin salmaana waa yuhuudi
JAZZAKALLAH kheyr ❤
Alaha Unaxriisto madaxwene Ibrahim Raisi
Sheekhaw qaarkood ayaad moodaa suniyiin waana sida uu suniguba isku khilaafsanyihiin laakiin iyaga ayaa uhiiliya falastiiniyiinta
RUNTA ISHA MACALIN AH , RAGIINA WAA SHBAAB , OO QOF MUSLIM AH QOORTA KA JARAAYO,
SHIICADA QOFKII MUSLIM AH WAA KA NABAD GALAYAA,
Maxeey ku dhacday ?
Halista khaliijka ka waran.
Innallillah waa inna ileyhi rajioun
Haa sucuudiga ayaa dadkan
Waa sheekh beenaale ah
Suaal maxay dowladaha carabtu uga hor Iman waayeen markii salmaan rushdi nabiga u caayey ee u buuga ceebta u ka qoray blse reer iiraan ama hogaamiyaha jamhuuriyada islaamku dil ugu xukumeen salmaan rushdi?sheekh ka fogow kutubta beenta ee carabta khaaimiintu ka qoreen shiicada
Waa runta walal
Dowlada carabta waa mulhidin dowlada iran waa kuffar
@@mohamudhassan5196 Myslim is nacaya cadow yahuud eh daris la eh waye
SHEEKHOW SHIICADA QAAR INAY AAD U FOGAADEEN WAA OGNAHAY SIDA SUNIGABA QAARKAASI INAY KU JIRAAN LAAKIIN MIDNIMADA ISLAAMKA AYAA LA ILAALINAYA OO INTA ISLA SAANQAADI KARTA AYAA LAYSKU SOO JIIDAYAA HADDII LAGA BADBADIYO WAXAA MUUQANA MASHRUUC IN UU JIRO *LAFA GERI IYAGAA LAYSKU JIBIYAA*
Saxiix walahi.
Umada la kala geeyo waa qalad
Nabiyadi way isasoo dhaleen sida nabi yuusuf waxuu yiri waxaa idhay nabi nabina waa ii awoow nabina waa ii awoow markaa nabi .axamed waxaa laguyiri waa goblan markaa nabi maxamed waxuu ugu duceeyey ducadii nabi ibrahin caruurtii nabi ibraahin waxay nodeen nabiyo kuwa nabi maxamed ee ay dhash faadumo awliya si ay sheegayso allau masalim calaamuxamed wacaalihii maxamed alluhu masalim maxumed markaa dadka ashaaadanaya iiladagaalamays yuhuuda inaad hady jirto xuma hooda daba gashaa somaha inay uhiilinayso cadswga yuhuuda
Alhamdullilah
Jazaakallaahu khayr
Aniga waxaan oran lahaa iska dhaafa dadka aad iskamaageysaan, ayaga nama magaan, qof waliba ee Sha haada qaada waa muslim, qof waliba jidkiisa haku socdo, wakhtilumiska hala dhaafo, ee ka hadla kuwa Soomaalida ee umadda qarxiyaan iyo wixii la jiro oo kaalmiiyaan sheyaduintaas Al sheydaamada, fadlan.
Aniga qofna wax igamagelin aniga iyo diinteyda, qof waliba iyo diintiisa, maxaa aniga dabarka isaarey dadka iyo hawlahooda???
WAA gardarro in markasta, Shiicada, iyo Suufi iyo intii kale in la maago, oo haddana dhinac kale ka hadashaan habeen iyo maalin gabdhaha ama dumarka, ogaada dadka waa idinkadaalayaan..... Maad ka hadashaan nimanka gabdhaha XOOGAAN, iyo kuwa dadka habeen iyo maalin qarxinayaan????
Maalinkasta isku sheeko lee ka hadashaan, change the subject OO wax fresh ah keena fadlan.
Walal inta aan arkay culumada Soomaaliyeed wax walbaa waay ka hadlaan laakin waxa weey sii kala weyn yihiin qof rubeeysan in Nabi muxamed uu Nabinimada si qaldan ku helay ee aan rumeysneen in uu nabi yahay sidee buu muslim ku noqon karaa teeda kale waxyiga yaa soo dhiibey soo Illaahey sooma dhiibin sidee loola dhumi karaa ma Illaahey awoodiisa qaldanta
Waxaa jira dad ku qaldamaya oo aan aqoon culumada waxeey culuma u yihiin in aay qaladaadka dadka uga digaaan cidi qaadataa iyo cidaan qaadan amaa sheekada ah falastiin beey taageereen kama dhigna in fikirkooda la qaato taageeradaas awgeed
Ma isku wada midbaa sheekhow
Xas nasrulaah afkaartiisu teebay ahayd
Waa wixii naloo sheegi jiray Ee beenta aad noo akhrin jirteen waar shiicaa idinka muslimsan beenina raad maleh maanta waanu ognahay ee ha is daalin .
Halaga xishodo dad ka xorta ah caqligoda waxan maqadan karo
shiico waa gaalo lacnad haku dhacdee
Shiikh iska hubi arintaas anaa
...shiikhow culimada ku xiran Sacuudiga ee miisaanka leh u hadal.
Ama Jaadka ummadeena halaagey.
Falastiin ka hadal shiica iska daa waa geesiyaal la hubo
Imiseey kusiyeen Sucuudigu
Kkkkkkk shiikh waa dacaayad laga sameeyey iska hubso
daahiroow 23 sano ayaan sheeco iyo sune doodaya dhageesanayay sheekhu midh beena kunadarin waarun saasay aaminsan yihiin 100/ 80
Diriroow shiicaan noqonay idinkana reysannay waayo inta been aad hadda sheegtay igu filan.xasbuna Allah.
Iyaka ayaa kun jeer idinka saxan. Culimada soo maalidu dadka si khaldan ayay ugu sheegaan shiicada.
SHIICADA SIYAASADEEDA LADHACSANAHAY KADAA DACAAYADKA KAHADAL MADAX ISKUSHEEGA CARBEED
Illaah iyo rasuulkiisa kaliya ayaa rumeysanahay wixii kasoo haro intaas waa gaalo carab iyo cajab waxba igama galin
shiica Rasuulka saww ma caayaan ee idinkaa injir ku sheega
Mida kale falastiiniyiinta la dilaayo ee carabtu daawaniso ee reer iiraan u hiilinayaan yuhuudana u necebyihiin ka waran?
Ilaahay ayaa maamula aduunka haduu doono gaalada ayuu ilaaahay iskujabinayaa
Islaamkan hada joogaana waa imtixaamanyahay iskumana duubna qolowalba sidoodaa loomashquuliyay waxaana maamula xaqiiq ahaan reergalbee waxaaban odhankaraa waa lagumaystaa islaaamka hada jooga marka laga reebo shiicada sababtoo ah waxay iyaga udaayeen diintoodu maaha sax
Gaaladuna waxay necebyihiin islaamka saxda ah sababtoo ah waxay ogyihiin diinta saxda ah hadii islaamku kudhaqmo in gaalada woxoodu baaba ayo markaas sidaas ogow
Goormeey cawiyeen
@@nasroabdi9289 maxad ka wadaa Kuma fahmine
Sh.diriro Muslim gaal iska dhiciyo aan sheeco aheen majiro eedheh qaarkood weeye aniga waxey igula dukadeen xaramkii side aan utukaday ayay utikadeen oo sidaan udawaafay xaramka ayay utawaafeen kulugood ma ahan sidaas aad sheegaysid
Beershiyiitii nebigu sheegay aawey
Car shiici shabaab ah oo wax qarxiya keen waar
Argagaxisadu wa koxo kaldamay mabda kaldana aminsan gaaladuba way leyihin argagaxiso lkin kuwoda kuma tilmaman adu sidi gaaladi ayd uhadleysa ado u gafaya intaso bilyan o sunni muslima dunida kunol adiga imika wxa kula saxsan kooxo yar o 10%ah dunida bad ka doratay diintadi subaned
@@usern134-h4gwaxa is qarxiya waa kuwa suniga ah ee fikirka wahaabisamka aaminsan markaa dooni mayno aragaxiso warkeeda jaahilow
Hadii tabliiq uu yahay mid sune ah
Muxuu uugu hiilin waayay kuwaas
Sheeganaaya sunaha ee falastiinta ah shiicadu sune siday uugu hilisaa hadaanay sax ahayn oo wakiil aanay ka ahayn muslimiinta kala luntay beentiini labaray dirir iyo mustafe iyo imaaratul maraykanoow
Shikhow diiqa dax fadidaa xiligii beenta wey damatay😂😂😂
LIKED
Wal icaado bilaah
Waa dad diina aanan laheyn dadkan shiicadu Oo gaaladaba ka daran.😂😂😂😂
Subxaanallah
Subxana allah
Sheekhow car wakaasi kaa hadal carabtan iyago kuu dhul dawaaniya falastiin oo laa xasuuqiyo waar galaada iyo shiicada dhaama carabta
Wax muslimiin ah o u hiiliyey reer
Falastiin waxan ka arkay Iran iyo
Xisbullaahi iyo xuutiyiinta.
Aaway arabtii suniyinta aha
@@falisa576gormey u hiiliyen palestine waxodu waxu aha qawda maqashi waxna haw qaban werar jadwaleysan bu aha wabey usishegen
@@falisa576 benta iskada iran meley u hiilisay majirto
Adigu xagaad kasoo jeedaa dirir
Maxa shicaada geesitasha ni daaba dhigaay suniga fuleymimada iyo dumar fashion kooda kuso aaruursadaay sida sacuudiga ka haadla. Shicaadaa dumarkooda iyo daalkood wey ka rabteen fara gelin. Sh Dirir na u lama joodo dadka youtube ee haadba wixi socda muhaadarada culumaada daabara ban u la jeeeda.
Umad miya ma hargeisa yimi
SHARE
Ka xishoo caqliga Dadka somaliyeed?
War shicada waad ku waalateen amman iska siiya .
Chawaadiin yahay cheick ad tihidiin na ma jirtee , chawaadiin iskudir iyo inad islamka kala daadisiin baan tagaanin.
Cadawga islamku shiicada maahine waa israel.
Shiicada ha ku masgulina😢😢
LIKE
Shiikh afgaarta waxaa waxaa kaweyn waxaan ishaynaa gaalo markaa ceebaa islaamka lama daba galo
Maa xajka loo diido haddey gaalo yihiin
LIKES
Sh dirir shiica inta iska dhaafto muse biixi u sheeg in alkitaab wa sunnah uu mamulkiisa ku xukumo waajibadlaas gudo hadduu diidana ku jihaad waayo waa gaale iiraan iska daa ee cilmiga aad baratatay dalkaaga wax ugu qabo
U tacsiyey ninka dhintay waa musline intaad xumaan kasheegaysid
Sheekhow jacfar sowdigii ku dhigan jirey alazar maxad markaa uga doodi weyday.
LIVE
SHORTS
Ma waxaad ka hadashaad weyday?
Dhiigga falastiin maad aragtid
Non😭😭😭😭😭😭😭😭
Lacagsiiya
Suni falastiin ka dagalama keena
Somalida waa ineey kadiktonadaan shicada iyo dhagaradoda galada ayagaa noga daran wayo galada wey cada hay galnimadoda lkn kuwan wey osku ken ekeysiyan lkn galadey kadaran yihin wlh
Kkkkkkk ma nihin suniga aad sheegayso is qarxiya argagaxisooy
Sheekada falastine iyo ilaalinta diinta islaamka ee saxda ah caruureeey waa kala duwan tahay. Alle ha barakeeyo culumada soomaalida ee ehelsunaha ah ee u taagan ilaalinta diinta ummada. Sheekada Falastinecaruureey waa arin siyaasi ah gaalo iyo islaamna waa iskaga mid in la taageero dadka dulman ee reer falastine. Laakiin, yaan laydunku soo hoos gaban.
Shiikh maxaa xumahooda amba dadka dacaayada kaqoraya maxaad usoo akhiriyeysaa adeer diinta ayey isku xuku.aan waxaanay kalasoobaxeen diinta sharciga waxan layiraa maah waxy karbala lagu laayey caruurtii nabigu ugu jeclaa ee xuseen ee rasuulku u ooyey markii malagu ukeenay inlagu dilaayo meesha layiraa karbsls
Wahaabiyo waa kaas naf malaha waqtiga ay ka hadlayaan shiico ay dadka ku mushquilinayaan bal fiiriya
Waxaad moodaa in reer galbeed adeegsanayo waligoodna reer galbeed iyo mareekan baa sameeyey
Car waa kaas ha kahadlaan carabta dulllowdey sida masar jordan imaarraat iyo sucuudiga oo u hiilin waayey walaalahood reer falastiin
Maanta shiicada waa kuwa u hiilinaya reer falastiin
Waxaad moodaa wahaabiyo iney ka xun yihiin ama ka maseerayaan
Soomaaliyeey war siyaasada wax ka barta ama caqliga fura
Aniga waxaan qaba wahaabiyo hadey shiico saxaabada u gafeen
Wahaabiyana aalubeytka ma jeclo car soo hela masaajid ay ku magacaabeen cali bin abii dhaalib
Xitaa rasuulka csw kheyr beele sh umal waa tuu ku sheegey injir csw
Yaa kuu dirsaday shiica. Adiga waxaad. Aaminsantahay. Iyo meesha. Diinta kusoo baratay. Waxey yihii. Iyo xiriirkey yahuud la leeyihiin. Inta leydinkaga soo dhiibay. Ee somaali aad dhaxgaliseen. Hada waxaa la idiin soo dhiibay shiica iyo suni. Inaad qoorta isu galisaan. Koley laba suna ayaan kala nahay. Sunadiina. Sacuudiga mushaarka siiya
Waa beenta Sucuudiga
LEGETA
Daliiil
Sucuudiga lacag ku siiya intaad shiico ka hadlayso markasta yuhuud baad ka hadli lahayd adiga iyo kuwakale sucudiga iyo shiico haddii heshiyaan adna waadbadli fikirkaaga
Sunni iyovShiica labaduba waa qudhmuun.
15 sanadood ka hor ayaan beentiina ka guuray Allah ayaana mahad u celinayaa
I tusay beentiina.mahadda labaad waxaan siinayaa waaliddiinteydii I. Baray luqada carabiga iyo qur,aanka .
Luqada carabiga waa midda ii fududeysay in aan ogaado beentiina.
Banu ummaya oo cadowga Rasuulka saww ayaad buugtooda aqrisataa ehelka Rasuulka saww waxay kuugu jiraan salliga nabiga laakiin mafahmi kartid maadaama aad wahaabiya tahay.mowlidka Rasuulka saww waad necebtay maxamed ibnu cabdiwahaabna toddobo maalmood ayaa sucuudiga loogu dabaal degaa xitaa shaqo majirto kkkkkkkk .
Inta wax aqrisa wey kaa badbaadayaan insha Allah.
😂😂😂😂😂😢
Why ee salaada noogu xirtaan oo isku meel ugu dukanaaaaa
Waxaa yuhuud ushaqeeya oo aye keentay reer Abu sucuud Adiga ayaana kasoo jeeda waxaad kabiqin in ay ku qabsadaan wayna ku qabsan waxaas ad sheegtay waa been
Isqarxintana maxaad ku ilaaliseen diriroow?
Xuseen as Rasuulkaa saw u ooyey saxaabdiina wey la ooyeen 18 wiil oo Rasuulka saww uu awoow ahaa ayaa maalin madaxa laga wada jaray maad ka sheekeysid wixii dhacay?
Madooneysid waayo raggii dilay ayaad jeceshahay ya nahaabi.imam Ali maalinbaad is arkeysaan qiyaamaha inta aad ku been abuuratid.
Been baas
Wrong
Waa been waxaas shiikhu sheegayo waa wahaabi