"Dawooyinku sida Raashinka ayey Berbera looga soo dejiyaa" Dr. Maxamed Cali

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

КОМЕНТАРІ • 9

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 3 місяці тому

    He is totally Right Wallahi

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 3 місяці тому

    💯 👍🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾

  • @HafsaAdam-t9r
    @HafsaAdam-t9r 3 місяці тому

    😊❤

  • @mataancabdi102
    @mataancabdi102 3 місяці тому

    Mmtv wuu mahadsanyahay lkn maaha in caqabadaha jira uun waraysi nooga raadisaan ee cidii wax ka qabashadeeda ka masuulka ahayd inoo raadiya fadlan.
    Hada dr ku cilmi fiican ayaan ka faa idnay lkn wax qorshe ah inalama wadaagin.

  • @ahmedhassan-kt4ir
    @ahmedhassan-kt4ir 3 місяці тому

    Masha Allah dadka aqoonta leh dalku wuu u baahan yahay

  • @MahmedAhmed-oi4md
    @MahmedAhmed-oi4md 3 місяці тому

    Haa abti way jiraan

  • @Mustafa-ty8tq
    @Mustafa-ty8tq 2 місяці тому

    Dadku wuxuu aad u daawadaa barnaamijyo liita siyaasad cay iwm laakiin waxaan layaabay sida aanay u danaynayn waxa noloshooda taabanaya intaa kaga taamilo qaado heerka dadku taaganyahay

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 3 місяці тому

    Waxaad isku daydaa inaad afsomali wax ku sharaxdo si laguu fahmo.
    ummaddani Illaahay bay leedahay
    cuntada waddanka la keenaa tayo ma leh waxaana ku badan khataro
    waxaan kutali lahaa on wax la beero oo taa la dhiirigeliyaa oo la abuuro iskaashatooyin beeraley ah oo la maalgeliyaa.

  • @Duncarbeed
    @Duncarbeed 3 місяці тому

    Markasta oo aynu helo aqoonyahano soo barta aqoon Bulshadeenu ubaahan tahay waxaa yaraan doonta khatarta caafimaad iyo dhaqaale ee inasoo gaadhi lahayd