gabaygii:darbadaaley aw-muuse ismacil samatar

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 83

  • @sumayoahmed9268
    @sumayoahmed9268 2 роки тому +5

    Awmuuse ismaacil yusuf cali waaye magacisa alle ha u naxaristo

  • @zalmanzalman3555
    @zalmanzalman3555 Рік тому +3

    AWMuuse “Darbadaaleey”👑🦅
    Ismaaciil
    Yuusuf
    Cali “Canbarre”
    Maxamed “Bahdir Rooble”
    (Maxamuud)🎠
    Yuusuf
    Maxamed
    Cali
    Cumar
    Maxamed
    Yuusuf
    (Cismaan)👑
    Maxamuud
    Saleebaan
    Maxamed🦅🪡🏹🎠
    Ibraahiim
    Jibraahiil
    Maxamed “Umadnebi”
    Abdullahi “Toljecle”
    Xasan “Hemidoor Nebidoor”
    Taloreer
    Xijiijle
    Maxamed
    Noleys
    Cumar “Sorore”
    AAWE
    Maxamed “Majeerteen”
    Saalax “Harti”🦅🪡🏹🎠
    Koombe
    Maxamed “Kablalax”
    Abdirahman “Daarood”
    Ismaaciil
    Ibraahiim
    Jabarti❤

  • @mohammedfarah3039
    @mohammedfarah3039 4 роки тому +7

    Waa national anthem of the Majeerteen Nation. Wuxu middayaa Majeerteen. Waa gubaabo. Xasuus: Khalif Sheikh Maxamuud 1980's SSDF.

    • @muxammadjaamac1168
      @muxammadjaamac1168 3 роки тому +3

      Gabaygan 1800s baa Aw muuse tiriyey waxaana hadda ku luuqaynaya cali cilmi afyare,waxaa uu ka koobnaa 200 oo darbadood balse dhawr iyo sodon baa laga hayaa waana gabaygii ugu khatar sanaa ee taariikhda la tiriyo waana tii raage ugaas ka lahaa(Aw muuse mooyee af gabay agab beelye haddii kiisa eray laga oran haatan laga o'oye

    • @salaalomer3422
      @salaalomer3422 3 роки тому

      Aw Muse gbygaa bitiyalo iyo buurta duska Layirahdo inta Udhexysa isagoo Maraya Ayuu tiriyey Inku Siman nusac 18841 Ayaa Lagu shegy

  • @eng.mohamedhassan2496
    @eng.mohamedhassan2496 4 роки тому +6

    Allaw kuu naxariso Aw Musse Isamil legend iyo Khaliif Sh.Maxamud legend

  • @muxammadjaamac1168
    @muxammadjaamac1168 3 роки тому +2

    Ilaahay ha unaxariisto Aw muuse ismaaciil yuusuf halkaas samatar waa yuusuf

  • @saidosman5803
    @saidosman5803 Рік тому +1

    Aw muuse Ismaaciil yuusuf weeye meesha Smanterka ah

  • @mohammedfarah3039
    @mohammedfarah3039 4 роки тому +3

    Aw Musse qabagiisu waxu middayaa Majeerteen. Waa national

  • @maxamedsakariye2168
    @maxamedsakariye2168 6 років тому +6

    alla hawnaxariistee aw-muuse ismaacil waa gabayaagi inta la ogyahay iba furay gabay dheer oo soomaaliyeed , darbadalayna waa inta la hayo gabaygii ugu horeeyay ee lahayo oo sidaan loo tiriyo ,

  • @mohamedsalah4682
    @mohamedsalah4682 Рік тому +2

    Aw Muuse Gabyga Waxa La Dhahay Waxa Uu Ka Tirin Geel Laga Dhacay Mj Markeey Ergo Direen Ergadi La Layay Nuur Maxmad Waa Nuur Dhagay Ninka kaliya Ee Ergadi Ka Badbaday Waa Gabay Aad U Qima Badan Marka Laga Tago Dhanka Gubabada Oo Harti Dhexsisa ah

  • @ahmedmursal4309
    @ahmedmursal4309 Рік тому

    Alle ha u naxaristo aw muuse ismaciil

  • @kynaanful
    @kynaanful 7 років тому +5

    allah ha u raxmo qabrigana ha u waasiciyo aamin waxa u aha macalin dugsi nabar taabtay

  • @abdinazirhajjisuleiman7974
    @abdinazirhajjisuleiman7974 5 років тому +7

    aw muuse ismaaciil samatar aftahan kasoo jeeda boqortoooyadii majeerteeniya

  • @SiciidMaxamuud-t1o
    @SiciidMaxamuud-t1o 6 місяців тому +1

    Ogaada gabaygan abwaanka waalaga been abuurtay arinkaaana waxaa kadanbeeyay dano siyaasadeed

  • @khadarhogad5835
    @khadarhogad5835 10 місяців тому

    Aw muuse ismaaciil waxaan filayaa inuu cismaan maxamuud ahaa alle ha u naxariisto e. Gabay kale mallaga hayaa horta?

  • @cabdiqaadirjaamac1839
    @cabdiqaadirjaamac1839 3 роки тому +1

    Waa gabayada lagu cadaabuto kani

  • @2011BARO
    @2011BARO 7 років тому +3

    GABAYGAN WAA TAARIIKHI . WAXAA AW MUUSE KA TIRIYEY DAGAAL DHEXMARAY SALDANADDII WARSANGELI IYO BOQORTOOYADDII MAJEERTEEN.

    • @cabdihurun4806
      @cabdihurun4806 5 років тому

      Awmuuse

    • @mukhtarfarah6904
      @mukhtarfarah6904 2 роки тому

      Taariikhda hadaadan aqoon haka been sheegin gabaygu wuxu ku yimi warsangali ayaa dhacay geel daaqsin ku tagay deegaan kooda oo Cismaan maxamud lahaa kadib Cismaan maxamud Ergo ayuu u diray warsangali ergadi wey laayeen waana reerka taariikhda somali u horeeyay ee ergo dila kadib gabaygan ayuu tiriyay Aw-Musse kadibna waxa dhacay dagaalkii bushima diir loo bixiyay ee majeerteen oo Dhani galay

  • @mohamudcarshe6953
    @mohamudcarshe6953 7 років тому +1

    Wa gabay tariikh ah afsomaliga adag bu Ku hadlayaa

  • @siciidfarax6022
    @siciidfarax6022 7 років тому +4

    Gabaygan munaaasabadiiisii ninka garanayaa garanaya

  • @abdullahiahmed3763
    @abdullahiahmed3763 5 років тому +3

    Alahayoow unaxariiiso awooooowgey

  • @buuniqaran1302
    @buuniqaran1302 4 роки тому +1

    5:03 "Nuur Maxamed geeluu dalbaday, tuludna loo diidye"
    Abwaan Nuur Maxamed (Nuur Dhagey) wuxuu ahaa ninkii hogaaminayay ergadii loo diray beesha warsangeli, ergadaas oo ka koobnayd 10 nin. Waxaa la sheega in la laayay ergadaas, halna nin mooyaane Nuur Maxamed (Nuur Dhagey) AHN awoowahay, ninkaas oo aan isagaba la sii daayeen e uu nin saaxiibkiis ahaa, subaxii in la laayo lagu ballamay habeenkeedii uu meesha ka anbabixiyay sidaasna colkii kaga baxsaday, markii uu tolkiisii u tagayna waydiiyay:
    - "War ciddi ma iga soo horaysay?"
    - Deedna "maya la yiri"
    - Isaguna uu yiri; "haddaba cid iga danbaysa ha sugina."

    • @khaalidsaid843
      @khaalidsaid843 4 роки тому +1

      Ergadaa majeerteen lama layn
      Gabayga waxa sababay fardo ay lahayeen warsangeli oo la odhan jiray sunaari manaa baa majerten dhacay ergo warsangeli ah baa fardahaa ka daba tegey lkn lama soo siin waxana loola dhaqmay si aan wanaagsanayn ergadaa xitaa biyo waa loo diiday ergadasi waxay majerten la joogeen 2 bilood waxana la odhan jiray ergadii waji adag markii ergadii lala hadli wayey bay go'aansadeen inay degaankodii ku noqdaan madama sahaydiina ka go'ayso wayna noqdeen warsangeli waxay tallo ku qateen in majeerteen la weeraro oo waxay duunyo haystaan laga soo qaado wana dhacday geel uu lahaa majeerteen oo daaqayey dooxada dongorayo baa la dhacay isagoon cidina dufaacan geelaa oo ahaa taariikhda geel soomali kala dhacdo kii ugu badnaa waxana la odhan jiray QARBUTEEYE waxa geelaa sidoo kale socday fardihii sunari manaa
      Weli ilaa hada majeerteen geelaa ma soo doonan radkii geelasuna ilaa hada waa jiraa

    • @laakaale8399
      @laakaale8399 3 роки тому

      @@khaalidsaid843 😁😁 abtiyaashay maakhiriyiintu waxba ma oga baan u malaynsyaa warsangali abgaal sababta halkaas geeyey abtiyaal

    • @mahadsaid9762
      @mahadsaid9762 3 роки тому

      @@khaalidsaid843 hhhh buuga koora dadab ee ina adeerkaa baa soo akhrisatay raadi bal taariikhdaa

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 3 роки тому

      Buuni Qaran
      Nuur Dhegey Garaad Mohamoud Garaad Ali Garaad gabadhisa Bullo Garaad ayaa u doonanayd, waana guursaday. Rer Garaad iyo Rer Nuur Dhegey in badan ayey xidideen. Garaadkuna waa kii sii raacay oo marki uu Nuur Dhegey Geeli Dhulbahante Osman Mohamoud ka dhacay si u geela ula so celiyo. Nuur cid dileysay ma jirin, berigaana beeluhu muddo ayey kala guursanayeen oo wada ilma abti iyo xidid ayey ahaayeen. Ergo la diley ma jirto ee dagaalka Geela lagu so dhacay ayaa MJ ku jabay. 40 sano Warsangeli.org ayaa adkaa oo Garaad Mohamoud Ali Xilligisi waa marka Warsangali ugu xoog waynaa.
      Xiligu waa 1850 wax yar ka dib waayo Spake marku Garaad Mohamoud la kulmay waa 1848kii.

    • @moalimkataara8235
      @moalimkataara8235 3 роки тому

      @@Onceuponatime-f7h h

  • @gaagaalayaasha
    @gaagaalayaasha 6 років тому +3

    Aw muse Ismail wuxu aha nin cusman maxamud o landhere ah

    • @kafiosaid746
      @kafiosaid746 3 роки тому

      Qabiil idin waal somaali

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 2 роки тому

      @@kafiosaid746 somali dhan aya qabiil cabudo waliba kuwa xun xun e 5ta xabo ahba udaran boqol mgc o anla aqonban malinwalba maqla

  • @maakhiri3886
    @maakhiri3886 7 років тому +6

    aw muuse ismaaciil 1840-kii
    Boqortooyadii Bari iyo saldanadii Waqooyi dagaaladii ay wada galeen mid kamid ah ayuu gabaygan ka tiriyey sida ku qoran Buuga Koora dadab

    • @isakmohamed5132
      @isakmohamed5132 6 років тому

      Mudane Maakhiri
      Owmuse yuu ahaa

    • @cabdullaahishire2474
      @cabdullaahishire2474 6 років тому

      @Mohamed Ali Aw muuse Raage ugaas ayuu la xilli ahaa,waa ka horreeyaa wakhtigaad sheegtay.

    • @maakhiri3886
      @maakhiri3886 6 років тому

      @@isakmohamed5132 aw muuse ismaaciil wuxu ahaa Majerten

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 5 років тому

      @Mohamed Ali awmuuse 1900 mabasoo gaarin gabaygani waa hilaadii qarnigii 1800 bartankiisii xiligii Raage ugaas noolaa Raage waatuu la yaabay oo yiri Awmuuse mooye afgabay haatan agab beel

  • @ahmedaliwaqooyi8602
    @ahmedaliwaqooyi8602 6 років тому +4

    Intii badnayd ee darbadaalay waa ay dhuntay wax yar baa laga helay
    1883s qiyaasahaas buu ahaa gabaygaan
    Marka aan u egno jawaabtii khaliif sheikh maxmuud

    • @isakmohamed5132
      @isakmohamed5132 6 років тому +1

      Ma Khaliif Shekh maxamuud Baa U jawaabay sxb ?

    • @xir-qodchannel4091
      @xir-qodchannel4091 5 років тому

      @@isakmohamed5132 haa zhp

    • @abdallejama7086
      @abdallejama7086 4 роки тому

      Haa khaliif baa furay gabeyga

    • @abwaansharmaarkecalichanne2814
      @abwaansharmaarkecalichanne2814 3 роки тому

      Gabaygani waa 200 oo Sano ka hor Saaxiib
      Gabay aan hore loo furin buu ahaa oo xujo ahaan u xidhan marka isagaa sii sheegay oo yidhi nin boqol iyo dheeraad Sano kadib soo bixi doona un baa furi doona gabaygayga o majeerteena

    • @nuursaid3444
      @nuursaid3444 3 роки тому +1

      Wa sax qiyaasti 1885 melahs weeye dawlada iswaafaq habeen dacwigoodi dheh sida tuducda ku cad waqtigaas waxa dhacay shirki rer yurub ay africa ku qaybsadeen ee barlin confrence and partion of africa

  • @G-dirir_bulgaz
    @G-dirir_bulgaz 2 роки тому +1

    Afar halaad oo warsengeli idinka dhacay baadka tiriseen Baan maqlay gabaygaan dhabayacooy

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 2 роки тому

      Berigas warsangali rag ahbad ahayden wxd dontan dhaca manta isaaqba u bod bodan sida gabdho Disco kabodaya

    • @Kamayste2324
      @Kamayste2324 2 роки тому

      😂 may dabacayuuun amisa qurjinle ergey laa dilo weligeen ma maqlin dhaqan xuma lala yaabay baa lo tiriyey

  • @abdurahmanwaays6365
    @abdurahmanwaays6365 3 роки тому +1

    Gabaygan asago lyrics miyaanan laba Helayn🙋‍♂️

    • @yusufaden5401
      @yusufaden5401 3 роки тому

      Isagoo qoraal ah baad helaysaa. Ciwaanka un Google.

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 2 роки тому

      Ma fududa inla wada turjumo luqad adag o pure ah ayu ku gabyaya o manta dadka joga aysan fahmi karin

  • @Maanka_007
    @Maanka_007 8 років тому +4

    Aw Muuse Ismaaciil Samatar Wuxuu Ahaa Ninkii Ugu Horreyay Oo Tix Gabay Hoyaalay Tiriya. Gabaygaan Wuxuu Abwaanku Tiriyay isagoo Gubaabinaya beeshiisa.

    • @xudddunsoomaaliya1238
      @xudddunsoomaaliya1238 8 років тому +3

      Halkaas inaga hubi sxb Hooyallay Gabay waxaa ugu horeyeey Raage ugaas Warfaa AUN

    • @abdiibrahim7506
      @abdiibrahim7506 8 років тому +2

      isaaq Ibrahim waa ninki ugu horeeyey ee soomali kugabyey

    • @maakhiri3886
      @maakhiri3886 8 років тому

      Gabaygaan waa markii saldanadii sanaag ay Geel ka dhacday boqortooyadii bari ergadii ay dirsadeena ay soo bajiyeen, Maalin ciid ah salaadii kadib ayuu gabaygan tiriyey, markaasaa la dhahay shekh ku celi wuu ku celiyey waqtigiina wuxu gaaray Duhur

    • @mahamuudjibriil5226
      @mahamuudjibriil5226 7 років тому +4

      aw muuse ceelkuu qodiyo cimilki wabnaa dheh hoyalay gby laguma gaaro nin wlba oo gbyaa ah isaguu ku hal qabsan jirey illhy haw naxaristo

    • @mahamuudjibriil5226
      @mahamuudjibriil5226 7 років тому

      Abdirahman Mohammed sxb illhy haw naxarito

  • @caqilcabdilahimataancidaga7991
    @caqilcabdilahimataancidaga7991 7 років тому

    h

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 6 років тому

    Mohamed Ali Wakala laba Aw Muse in kasta ay isku beel yihin.

    • @maxamedsakariye2168
      @maxamedsakariye2168 6 років тому

      bal noo sheeg aw- muusaha kale ee aad sheegatay iyo gabayadiisa wax ka mid ah

    • @sharmarkeali9291
      @sharmarkeali9291 6 років тому

      sxb labada aw muuse kee horreeyey keebaase darbadaaley leh

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 5 років тому +1

      @@sharmarkeali9291
      Aderr Aw Muse wuxu ka gabyey dagaalkii fardihii Garaad Abdalle ee Sunaari manaa oo tiradoodu dhamayd 1,200 faras carbeedka aha ergadii Weji adag oo sida xun loo galay jawaabtisii weeye. 2 gabay Warsangeli tiriyey aya ka horayey. Waxan sheegay in laba Aw Muse Osman Mohamoud lahaa oo midka so dhowaday Warsangeli dhalay awowahay aabe dood caan ahi dhex martay. Halka awowahay 2aadna ergada weji adag ka tirsana, dagaalkana raggii hogaaminayey u ka mid ahaa ama ragga ugu muhiimsan aha.
      Aw Museha dambe gabay kuma maqal lakin nin geed taga ayu ahaa oo waxan jeclahay inu 1940 so gaadhay, halka Awmuse Ismail Samater iyo dagaalkani noqonayo 1870 ila 1880 inta ubdhexaysa.

  • @cllahikhalifxirsibulxan
    @cllahikhalifxirsibulxan 7 років тому

    taa waa been

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 5 років тому

      Maxa ku beenisay. . Mise MA fahmin.... u need waxing or lubbrecatte iu in intiooto are chi