Naacimo waa Gaabar Somalia ah oo ku dayasho mudan Bandhiga farax waxan ka Codsanayaa in Wareysiyadeeda si Weekly ah nagu soo daayo waa Daawede jooga Dalka Gaar ah Gedo Region
❤naima nini i love you dear sis goorma uk imaane ma sugi karo inta somalia tagi doono naima ogoow taageereyaasha yurub way badan yihiin bal mar yurub imoow yk ka soo bilow waliba magaalada birmingham ❤❤❤❤
Patriotic = Waddani 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎉🎉🎉🎉
Maansha Allah Naacimo waxay iga keentey Xaqiiqdii waa Qof ku Daysho mudan
Subxanlah ma qoftan qaawan ee cawradeeda inta ugu daran ee rabieed u sheegy asturi waydy miyaa ku dayso mudan huno alhu mana jinaa
@@queenifrah3253waxey ku ficanthy in lagaga daydo wa caadi wxey ku xuntahey ina lagaga dayda xun
I like to hear really shape around the world ❤
Wooow MashAllah. Looking so good walashen
Wow! She’s a true artist 🎉
HEESKA
DALKEYGOOW DUSHAADU WAA BARWAAQEE DALKEYGOOW AUN FAADUMA QAASIN BAA LEH
Ma sha alla naeema kush kush iyo farah ba na salamaya❤❤❤💋👍
Subxaanallaah walcayaadu billaah
MASHALLAH beautiful and super talented ❤️ hore oo soco walaashay.
I was part Of rush hour walahi
Wat happened to it ?
Mashalah wa gabadha jirta
I love Naima so beautiful ❤❤
Waraysigu hakuu😂dambaysee gabadhaan ilaahay kabaq ku dheh
Way qaawantay oy waliba Isla saxantay rabi KU soo hadee doqontu WAA ta khaawan
Maxa u caytami maad aragtid ama talo bixisid laakin shakhsi ataak ma ficna jelras xasidnimo ,
NACIMA WA HOOYO QALBI WANAAGSAN
Haday qaawantahay maadigaa xisaabinaya mxad ucaytamee waxbaa kaaqadan
Dad asturan hadana xun baajira waxalagayaba iney timahann oo furan kaliya kuqaldantahay
@@MOHAMED-zc6bg Somalida Ruuntaa ayaa dhibto ba na tus meesha ay Gabadhani isku Qaawisey
Shuubooyinka qawnaa oo dhan baa kommenti kusoo Galay wasaq wa un wasaq
Cood macan .congratulation❤❤
Naa beenta daa wax qasab kaaga saaray ma jirto allah ka csbso
Duq qawan
Rush hour mar ayaan ku jiri jiray😂wali ma jiraa horta
Maansha Allah Abwaanad Naciima
😂❤
😢😢😢😢😢😢Heesta
I liked beenlaw song 😂😂
Naviima kush kush hijaab plz
Naima beautiful girl
❤❤❤❤❤❤Mashlh 🎉
☝🏽
Mashalahaa❤❤❤
Ani waa iga qoslisay tanaa waa joker 😂😂😂😂
Naacimo waa Gaabar Somalia ah oo ku dayasho mudan Bandhiga farax waxan ka Codsanayaa in Wareysiyadeeda si Weekly ah nagu soo daayo waa Daawede jooga Dalka Gaar ah Gedo Region
Qof is qawiyeye oo Rabigii wuxuu ka reebay ku dhaqmay oo ku cashiyeye miyaa ku daysho mudan
@@queenifrah3253 wasaqda iyo xisbu sheydaanka marwalbo wa isku dhinac
❤naima nini i love you dear sis goorma uk imaane ma sugi karo inta somalia tagi doono naima ogoow taageereyaasha yurub way badan yihiin bal mar yurub imoow yk ka soo bilow waliba magaalada birmingham ❤❤❤❤
Fadumiina walaasheed miyaa
Maya
😂😂😂😂😂 maya wa atiga walaashaa
Hi
I was remember rush hour group in facebook it was amazing program ❤
❤❤❤❤❤❤
Naagtu waa ba qof duqobay qoorteda laga garanaya weyna qawantahay oo waliba isla qumantahay ilaahay ha ku so hadeyo
Koley adiga kaa quruxoon kaana dadnimo wacan
God answer
nayaa oredo shaqo yelo dadka ha ku mashqulin wasaqyahay
@@nasra8195 wasaq wasaqu dhashay adiga ah yaa ku dirsaday dameeryahay afka cad
Waa is caataysay
horta maxay hinndiga isa ga dhigaan?