Waar jaajuumoow waan kusalamayaa horta waxan kuu ahay tagerahaga ilaa xamar ilaa hargeisa waar dee waa anigii oo kuleh markad dee youtub ka soo fadhisati Abdirahmaan ku magac dheeer SP dee na soo salaam camal noooh soo maha dee
Cimran iyo soojadiisa baarliin na waan nisalamayaa salaanta nagu soo xusa dee shaqo qaran baanu nii wadnaye dee Abdi sp waanu salameynaa waxba niguma ahee dee
Asc abuukar jajumow salan sare kbtn waxan ku ahay tagero weyn ila iyo marka marko iyo janale ka shaqeyn jirtay wana ku.mhd santahay youtubka no subisay waxad noga bahan tahayna wan kula garab taganahay abuukar ade nolow
ASC ASXABTA SHARAFTABADAN
HADAA DABKA LAGASOQADAY
QOSOL OO QANAC
FADLAN IDINKOO MAHAD SAN
SUBSCRIBE COMMENT LiKE SHARE
NOODHAHA MAHAD SANIDIIN
WAAN IDIIN JECELAHAY RUNTI SOMALIWEYNEY
Jajumow ilaah hakudaayo
Hhhhhhhhhhhh
Waar jaajuumoow waan kusalamayaa horta waxan kuu ahay tagerahaga ilaa xamar ilaa hargeisa waar dee waa anigii oo kuleh markad dee youtub ka soo fadhisati Abdirahmaan ku magac dheeer SP dee na soo salaam camal noooh soo maha dee
Cimran iyo soojadiisa baarliin na waan nisalamayaa salaanta nagu soo xusa dee shaqo qaran baanu nii wadnaye dee Abdi sp waanu salameynaa waxba niguma ahee dee
Wlhi jaajuumow naGa qoslisaa 😁😁mgc abuukr mrkaa sheekesey😁sidaan naGa qosli😁 mrkst
Maashaa Allah jaajuumoow markaad kulantaan cimraan iyo boqorada barakeeysan aad ayaan uga helaa xaraabadiina ee noo soo badiya kulankiina ...adigana hadaad jaajuumow tahay waxaad tahay jilaa weeyn, iyo heesaa cod macaan cimri dheer iyo caafimaad ayaan kuu rajeeynayaa iyo 4xaas oo aad hareeraha iska dhigto waa kuu maseeyray markaan arkay cimraan oo la ag fadhiyo iyo adiga oo dhinacaaga banaan yahay waxaan kuugu duceeynaayaa,idam alla afarta qible ay naago kaa soo galaan waa kalmadii cimraan thanks intaasna waa kaftan waan idin jeclahay dhaamtiin
Abti jaajuumow af somali sidaa noga qosli neysey hadana af Sweden miyad noga qosli sey masha allh keep going
Legend iyo laakah mediyah beryahan waa nii weyne waa nii xiisney welcome back isku soo noqod wanaagsan
Jaajuumow shalay 1 july arkay waa isku Sawiray. Ilahey ha dhowro masha allah. Shalay oslo 1 july woo noo kala kiciyay wlhi
Jaajumow legend nin cajiib sxb waqti bdn noolow ninkan meel walbo tago caadi ayu ula qabsana jini ❤❤
MashaAllah
Asc legend jjmow you are so actor keep going:! Codsi ayaan wataa oo ah inaad noosoo bandhigto jacelkaaga kii ugu horeyey oo aad gawar jeclato si aad iyo aad ah ujeclaatay iyo wixii idiin kala geeyey qasadaas ayaa iga codsi ah blease and blease THAT''S ALL thank .U. Sow much👍✌
Sedaxdina inay ila jishan aa ku mac dihin 👍👍👍👍
Wlhi jaaja wn jeclahay markaa sadexdiina aad is heshaan m.a wll soo badiya video inaad wada sameesaan aad baana kuu salaamayaa jaaja...
Jaajumo iyo laakaha media we love you guys very funny ♥️💯❤️💯❤️♥️💯💯💯
Waan idiin xisnay 3diina love waad iga qolslisiin mar walbo ad baan idiin xiseyaa ad weyn 🤣🤣🤣
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😮😮😮😮😮😢😢😢😢😢😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂
San u qoslaayey waafuurni ani iyo cabaasoow😂😂😂😂😂🙏🙏😘
Wallahi abukar dar alle ban kajeclahy
Jaajumow hioray u soco walashaa hees u Samee barlin dhamatiin aad ayaan idin jeclahay horay u socda
Meeshii Yuotubka oogu fiicned xx maan taan imaada Abukar jaajumo Resbect🙏❤️
Ganfurka ayn gashte kkkk jajumow fani wlhi keep going
Alla wn idiin xiiisay nagu zo bata wxn jidhay meel bila ateena aad and aad idiin salaamayaaa
Abuukar iyo lakaha wad farxisan alle haydin kafarxiyo
jaajimo taak yeero nambar 1 aaan kuu ahay zxp Allah ha ku dhow ro
Macalimu Chanel waxaad kabarani kartaa luuqada Swedish
Booqo Macalimu Chanel
jaajumow wan ku salaamay bro
Hhhhhhhhh😂😂🤣🤣🤣🤣🤣 jaajuumow caadi matihid
🤣😂😂 Maasha'Allah you are the one and ONLY TRUE Somali Legend 💖💝💖.....{and if ur lookin for marriage then im here😊}🥰
Mm
Iju
8 .
Ik
Wxn idin leyahay dhmn cimraan iyo barliin iyo jajumoow hadaa rabto qosol daawo
Waaaaaaw jaajuumow adigaaa qosol aad leedahay gabarta amaan aad ka badisey ee ka dhahe yaaqee kkkk
Cod Halalaasi waaku Sallaamay bro.Jaajuumoow Masha allah👍👍👍
Jajumo iyo lamanaha runtii wa iga qosliseen allaah haa idin deesto
Asc abuukar jajumow salan sare kbtn waxan ku ahay tagero weyn ila iyo marka marko iyo janale ka shaqeyn jirtay wana ku.mhd santahay youtubka no subisay waxad noga bahan tahayna wan kula garab taganahay abuukar ade nolow
Asc abuukara jaajuumow waxaan kuleey yaxay
Baaba wan ku wataa 🤣🤣🤣✌️ Allah yacizak yqy ii nooloow waligaa
www masha allah abtiyo allaha ku sharfo ❤❤❤❤❤❤
Abubakar jaajuumoow legend keep going sxb.
Walal tartankii bisha ramadan madaysay
Wooow jaajumow nin culus🇸🇴🇸🇴❤❤❤
Wallhi dhuura dhiira dhaara waan u xiisay inta ka hor aan ka dawaday lakaha media pro 😂😂😂😂
Saxibka jeekey hal malin uu so fadhiso usosheekey jeekey wuku xiisey abukar jajumow
Masha allah jaajumow ilaah haku xafido
Kkkkk jajumow iyo barliin waa isku dhagan yihiin
qosolkii ayaa iga dhamaaday ar jaajuumow adigaaa magacii ayaa soo dhamaan rabo kulahaa bisinka maanta oo kale wey ii dhineyd dee hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh wn idiin salamay boqorada iyo boqorkeeda iyo aabaha qosolka jaajuumoow hhhhhhh walahi bilaahi wn qoslay maanta like iyo sher wax walbo wn ku saarayaa hhhhhhhhhhhhhhh
Jaajuumow nin aan codkiisa taageero
Mansha Allah lamaane quruxon
Sidaan dadka haloo madadaaliyo ama ha iska dhafaan UA-cam leyda somalidada isku dhagan
Hori u soco Mr jaajumow
Eebow horay u soco legend
jajumow bilaa music wa kugu haysta nio shactarada labada asxbta heesta yaa qaday boqorti dumarkaay
Jaajumoow kkkkkkkkkkkkkkkk anigaa kamid ahaa jaajumow dacaska qaado dheh kkkkkkkkkkk
Masha allah wanixiis nay
maasha allah marti qiimaleh
Ramadaan wxa ka dhiman 2bil hadaad ku faraxsan tahay wll mcn subscribe 1k igu caawi Allah haku dhowro ramadaan Allah nabad haanagu gaarsiiyo 💌🙊🤲🤲
Kkkk Bishi barakeysan ee ramadan iiyo subscribe Maxaa isku keenay.
Jaajumow aan daawaday mana fuuurin been wku wataaaa epw
Masha allah 🥰✌🏽✌🏽🥰🥰
Aniga kula midaa cimraan marwalbo ayaan dawadaaa I like that video
Wakaas wakaas warkaan rabay dhiiri dhaara dhuuru dhuuru😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀
Cawa qosol ma igu harin.
Jajumow hees usoqad barliin isla heestaan please
😀😀😀😀
Wlhi maxan idin xisnay marka wada jogtan ❤
❤😋❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
War dadka awi subscribe usara daqso 100 halagarsiya
Ma deexdan ku lisaa iyo wanagaygan ku deeqin
More than 10× kuso celceshaday inta uuqaadayo abukar jajumow🙏❤🔥
Alla waa suxay ani ma nooli 😀😀😀😀😀😀😁😁😁😁😁😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waa kahily hista barliin wll
Jajuumo waa qosolkaa igadhamaatay
Walalayal igu sacidA o ii saar SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin
Wll isar wan kusare pls
Waan kuu sarayi wallo ii sare adiguna adoo raali ah subscribe Ples K Like
Axla sod jajuumow ,❤️❤️
Hore usocod wanagsan
mashaalaah.
Horey usoco abti jajumow iyo lammanaha qarniga
Hala hala Abukar jaajuumow salan sare zxb
Mash alaah ilaah hadiin dhaafo
Jajuumow iyo cimraan axsan cod
War noo soobadiya wan uxiisanay wada joogiina iyo jaajumaw
Love love love🥰🥰🥰
Dad aan isla jacelahay ayaa isku arkaya
Akhayaarey subscribe dhac dhac igu sii
Baarliin kaniini dajiye ayaaba siineeysiin markeey xanaaqdabo🥰🥰🥰😂😂😂😂
Asc abawe Isoo baqo youtube Morwo Family
Baarliin manshaa Allah waa nasab
lagend jaajuumow keep going
Wali dhura dhara firadii waagii maad wadaa jaajumow
Ex keygii ayaan isku dagaali jirnay naag ha dhihin iyo maxaa ku jaban inaan dhoho naag waxaan dhihi waad yaseysaa maxey naag dheh gabar ama mammo, dumar marka baarliin barwaaqo waa anigoo kale sidaa ayaa la rabaa iney dumarka isugu nuglaadaan wcs
Car igu qabsada aabiin cune 😂 comment 11111
Kkkkkkk
From grwe zxb abuukar you are fanny wlhy
Abti siibadiya shejadan wlhi wanka helee
Very good
Ma jeceshay barashada Qur'aanka kariimka ah. Ma kuu suurtoobi weyday inaad si toosa qur'aanka uga barato goobaha lagu barto, Hadaba walaal Al-Qimah Qur'aan Academy ayaa kaa haqabtiraysa dhamaan daraasaadka islaamka oo uu ugu horeeyo Qur'aanka Kariimka ah.
Hadaba iska diiwaan geli Al-Qimah Qur'aan Academy.
Casharada ku baro sitoos ah adigoo isticmaalaya Imo, Skype ama whatsapp. Fadlan guji Linkigan hoose si aad isu diiwaan geliso.
chat.whatsapp.com/EVTr28c0ZGsDED0HrJ7sDO
Mahadsanid.
Viv Karaan
Mansha allah
Asc jajumow
Amesing🥰
Soomaaliya waan idin jaclahay waxan ahay UA-cam cusub balis layka i sara mahadsanid walalayal ilaha ha idin xafido walalayal dhamantina Amin
hest laxankeda wadata iyo jaajumow
Shekadaan horaan ulo socday faladhuura dhuudhaa🤣🤣🤣
😂😂😂😂😂😂alla beerka
Sax sax waalashey Berlin
Masha ah
cimran faraha marhore aya dhaqdhaqajiyay
Jajumow iyo cimaran
Anigaaa raba abubakar iso qabo barliiney