HUBAAL TV: DAAWO "Ninka Fooraroow Toos" Maanso Uu Curiyey Ee Abwaan Cali Mooge Geeddi
Вставка
- Опубліковано 10 лют 2025
- "Wax Fiicani Markuu Fool Xun yahay Faasuq baa jira Foolxumona Markay Fiicni tahay Faa'id baan jirin".
Abwaan Cali Mooge Waxa uu ka mid ahaa hal-abuurrada da'da yar ee lagu xasuusto sida farshaxanimada leh ee gabayadiisa uu ku ladhi jiray sheeko murtiyeed aqoonaysan.
Cali Mooge isagoon waxna qori jirin waxna aqri jirin ayaa uu hadba Gabayga uu tirinayo ku muujin jiray hummaaga nuxurkiisu yahay iyo hadba halka abbaartiisu ku dhereran tahay. Faataxada aynu u marno inuu alle jannooyinkiisa ku gallado Marxuum Cali Mooge, waxa uu ku geeriyooday magaalada hargeysa naxariistii janada haka waraabiyo.
"Wax Fiicani Markuu Fool Xun yahay Faasuq baa jira Foolxumona Markay Fiicni tahay Faa'id baan jirin".