Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Masha Allah. Danta guud dubihii kudhacay iyo daqaradii gaaray warkadaaya manmaqal dumiya moyaane🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🖐🤝
Mashalaah alaha ku sharfo wax garad adoo kale ahna laha somaali ku badiyo
Inad madhaxweyno nonoqoto aya ficneyd mudane muxuyidinow ilhay haku sharfo wlhi wad naxoreyn laheyd hadan nahay rer jigjiga
😊
😊😊😊😊m😊😊😊m
M
Mashalllah waa podcast aad muhiim u ah waxbadana aan kafaa iiday
Msha Allah waa Aqoonyahan❤❤❤❤
Masha Allaah
Abwaanka gabayga leh sii xaqiisa oo sheek maciisa waa iga talo wasiir
mashaa allaahprf
Aqonyahan hadad maqashay wlhi wa ninkan wa nin ad wax bartay hadana ay uraacday caqli caafimaad qaba o nadiif ah m.n alaha kuxafido parfasor muxiyidin
Weedho qiimo badan ayay weedhani xanbaarsanayd runtii,Kuwii qaata inuu ilaahay naga dhigana waan waydiisanaynaa
Yes you right bro🎉🎉🎉
Nin kalaha iyo nin kor dheer fula iyo nin kabaha ladladshaNinwaliba wixi loo katibay waa la kulansiine🎉🎉🎉
Waa ninka somali ugu caqli badan
Intelligence man❤🎉
Waa runta qoriga asaaga ayaa leh cheneterkana dawlada ayuu ku keeyahay
Dhagihii alle waaniyey ayaa waansan
haben qimabdnaa❤❤
Kuwan xilalka nohayo maba jeclo inan sharaf yelano oon asageyna la tartano oon gumeysiga kabaxno hadan nahay rer jigjiga lkn ilahay ban weydisaneyna
😂😂😂. Very true .Nin iphone boqol Kun ahaysto aya ku dhahaya shaqalan bahay
Waa iga sixitaan
Ogaadeena aad lajoogto qabyaalada daaye kudheh umada. Soomaaliyed cunsriga haka daayaan umada
Qaybaaladdii laga hadlayey ayaad hadal haysaa.
Subxan Allaha Allah ku caafiyo 😢😢❤
mashallah
Qof waliba Wuxuu noo Qabtay Iyo Qaladkuu noo geystay Diwaano Qaran baa jiroo loogu Qorayaa
كرمنا بنی آدم
Aqoon yahay hiboleh
Anigaa tariig iyo ahaa shay la taabaco.Ee waxa la iiga taajiray tolkay kala tagiisii.
Quffac lagamakaro qof hadu qaaxo lee yahay gabayga yaa tariyay😮😮
Abwaan Abshir bacadle baa tiriyay
Mux❤
God
Afarirka Shinahaa dhigee yurub ka ugantay waa aluf malyuun hadana waa ushaa qudha inigoo ardaa buxibad Kala irdhawdeen ee isma dayato iban qalalan ebe kama yabto Intan mad ahataan hadad ubadkii daysaan ergo nabada dhaxa larogay ogta wabari adhaxday iswada goysaybay aa kaledahay umadaha xorobaa wasir uma ilmeyaan cabdilaahi suldaan tima cade
وليست الاية كرمنا ابن آدم
Nin isaga afkiisa cadayan waayay isnadaafina u diiday naftiisa bal muxuu ifari
Mar hadan sibraar koodu qoyin saaqid baa tahaye😢😊
🫅
Haday nabada lagu qoqaya qali noqon waydo qurux mala aduuyadu hadii qabkan lowado ee maxan gaga qoslaa waa wuxu qamudked galaye
M.a lkn hadaad ceel qodeen dawladii hore dadka iskuma dilayn wax bay dilaysee
😂😂😂
Shacbiga ogadenia waxa halka dhigay oo gumeysiga iyo reryada saaray wa naftoda war naftina la xisbtama oo isdhaha dunida maxa nolo kenay oo reryada gumeysiga iska dhoga
Dantada guud dubaha lagu dhuftay iyo dakharadii gadhayWar ka daaya weli manan maqal dumiya mooyaneWaa run
Ceelashaasi laguma oon bixin ee oon baaa laga siiqaaday weligeedna soomaali waa u duli cadaalad la aanta qabyaada soomaali waa duli kama bixi karto 😮😮😮labada ay hooyo dhasho ayaa isu qabtaaladayn sinnaba ugama bixi karto dhulka inta laandheeraha ah uun baa dhulka iska leh 😅😅😅
Dadkayga waa ninkii uu u hiiliyay nabi muuse ee markii uu garabsiiyay oogu jawaabay ma.waxaad rabtaa in aad sida ninkaas oo kale Ii disho
Ninkan ciidagale Somaliland baa u bahane noo soo celiya
Ninkani sidii dhibka umadda haysata loo daawayn lahaa ayuu 24/7 ka hadla. Waligay isagoo gumaysi ka hadlaya ma’arag. CajabHaddii waxaas oo ceel ah la qoday dadku muxuu oonka uga qaylyayaa?Kani isagoo indhaha la’ oon waligii habeen xoriyad arag ayuu hadana caaqil dadka cashar u akhriyaa
Inaader xoriyadu waxa hela umad wacyi leh umadena wacyigi beyba kadhimatay xita ma aminsano inla gumeysto
Teda kale ninkan kama hadhli karo xoriyad isagaba dowlada xil uhaya lkn wu sarbeba hadhalada
Somalida odhan aya wala negative , adiga maxa qabatay o la so macshir tagi
Ninkan muxu ku odhan lahaa. Ma dagaalan? Waxa uu ku shegay in midnimadu tahay waxa ummaddu waxa ay rabto ku gaadho. Waxa uu ka hadlayba waa wacyigiina kor u qaada . Negative aad u akhriday waa dhibta somali haysta
Masha Allah. Danta guud dubihii kudhacay iyo daqaradii gaaray warkadaaya manmaqal dumiya moyaane🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🖐🤝
Mashalaah alaha ku sharfo wax garad adoo kale ahna laha somaali ku badiyo
Inad madhaxweyno nonoqoto aya ficneyd mudane muxuyidinow ilhay haku sharfo wlhi wad naxoreyn laheyd hadan nahay rer jigjiga
😊
😊😊😊😊m😊😊😊m
M
Mashalllah waa podcast aad muhiim u ah waxbadana aan kafaa iiday
Msha Allah waa Aqoonyahan❤❤❤❤
Masha Allaah
Abwaanka gabayga leh sii xaqiisa oo sheek maciisa waa iga talo wasiir
mashaa allaah
prf
Aqonyahan hadad maqashay wlhi wa ninkan wa nin ad wax bartay hadana ay uraacday caqli caafimaad qaba o nadiif ah m.n alaha kuxafido parfasor muxiyidin
Weedho qiimo badan ayay weedhani xanbaarsanayd runtii,
Kuwii qaata inuu ilaahay naga dhigana waan waydiisanaynaa
Yes you right bro🎉🎉🎉
Nin kalaha iyo nin kor dheer fula iyo nin kabaha ladladsha
Ninwaliba wixi loo katibay waa la kulansiine🎉🎉🎉
Waa ninka somali ugu caqli badan
Intelligence man❤🎉
Waa runta qoriga asaaga ayaa leh cheneterkana dawlada ayuu ku keeyahay
Dhagihii alle waaniyey ayaa waansan
haben qimabdnaa❤❤
Kuwan xilalka nohayo maba jeclo inan sharaf yelano oon asageyna la tartano oon gumeysiga kabaxno hadan nahay rer jigjiga lkn ilahay ban weydisaneyna
😂😂😂. Very true .
Nin iphone boqol Kun ahaysto aya ku dhahaya shaqalan bahay
Waa iga sixitaan
Ogaadeena aad lajoogto qabyaalada daaye kudheh umada. Soomaaliyed cunsriga haka daayaan umada
Qaybaaladdii laga hadlayey ayaad hadal haysaa.
Subxan Allaha Allah ku caafiyo 😢😢❤
mashallah
Qof waliba Wuxuu noo Qabtay
Iyo Qaladkuu noo geystay
Diwaano Qaran baa jiroo loogu Qorayaa
كرمنا بنی آدم
Aqoon yahay hiboleh
Anigaa tariig iyo ahaa shay la taabaco.
Ee waxa la iiga taajiray tolkay kala tagiisii.
Quffac lagamakaro qof hadu qaaxo lee yahay gabayga yaa tariyay😮😮
Abwaan Abshir bacadle baa tiriyay
Mux❤
God
Afarirka Shinahaa dhigee yurub ka ugantay waa aluf malyuun hadana waa ushaa qudha inigoo ardaa buxibad Kala irdhawdeen ee isma dayato iban qalalan ebe kama yabto Intan mad ahataan hadad ubadkii daysaan ergo nabada dhaxa larogay ogta wabari adhaxday iswada goysaybay aa kaledahay umadaha xorobaa wasir uma ilmeyaan cabdilaahi suldaan tima cade
وليست الاية كرمنا ابن آدم
Nin isaga afkiisa cadayan waayay isnadaafina u diiday naftiisa bal muxuu ifari
Mar hadan sibraar koodu qoyin saaqid baa tahaye😢😊
🫅
Haday nabada lagu qoqaya qali noqon waydo qurux mala aduuyadu hadii qabkan lowado ee maxan gaga qoslaa waa wuxu qamudked galaye
M.a lkn hadaad ceel qodeen dawladii hore dadka iskuma dilayn wax bay dilaysee
😂😂😂
Shacbiga ogadenia waxa halka dhigay oo gumeysiga iyo reryada saaray wa naftoda war naftina la xisbtama oo isdhaha dunida maxa nolo kenay oo reryada gumeysiga iska dhoga
Dantada guud dubaha lagu dhuftay iyo dakharadii gadhay
War ka daaya weli manan maqal dumiya mooyane
Waa run
Ceelashaasi laguma oon bixin ee oon baaa laga siiqaaday weligeedna soomaali waa u duli cadaalad la aanta qabyaada soomaali waa duli kama bixi karto 😮😮😮labada ay hooyo dhasho ayaa isu qabtaaladayn sinnaba ugama bixi karto dhulka inta laandheeraha ah uun baa dhulka iska leh 😅😅😅
Dadkayga waa ninkii uu u hiiliyay nabi muuse ee markii uu garabsiiyay oogu jawaabay ma.waxaad rabtaa in aad sida ninkaas oo kale Ii disho
Ninkan ciidagale Somaliland baa u bahane noo soo celiya
Ninkani sidii dhibka umadda haysata loo daawayn lahaa ayuu 24/7 ka hadla. Waligay isagoo gumaysi ka hadlaya ma’arag. Cajab
Haddii waxaas oo ceel ah la qoday dadku muxuu oonka uga qaylyayaa?
Kani isagoo indhaha la’ oon waligii habeen xoriyad arag ayuu hadana caaqil dadka cashar u akhriyaa