02: Dalka Kenya 🇰🇪 inta aadan u guurin muuqaalkan daawo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024
  • 02: Dalka Kenya 🇰🇪 inta aadan u guurin muuqaalkan daawo #kenya #Somali #Hassansunni.
    Waa muuqaalo taxane ah oo aan soomaali meel kasta oo ay joogto kula wadaagayo wadamada iyo noloshooda dhinac walba sida, maciishadda, guryaha, amniga, transportation-ka iyo waxbarashada iyo caafimaadka.
    Fadlan la wadaag asxaabta muuqaaladan runtii waqti badan ayaan gelinay si aan dadkeenna ugu faa’iidayno adigana dadaalkaas ka qayb qaado sidoo kale subscribe dheh channnelkan iyo sidoo kale channelkayga kale ee ​⁠ ​⁠​⁠​⁠​⁠​⁠‪@Sunni.mediaTV‬
    Kanya.
    • 02: Dalka Kenya 🇰🇪 int...
    Fadlan ha hilmaamin Subscribe ​⁠‪@HassanSunni‬
    Please check out the channel , and if you see any value in my videos, please consider supporting by subscribing: / hassansunni
    ~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~
    Let's stay connected:
    ✅ Facebook: / hassansunni.page
    ✅ Instagram: / hassansunni
    ✅ TikTok: / hassan_sunni
    ✅ Snapchat: / hassan.sunni
    Support My Work: by Subscribing my UA-cam channel

КОМЕНТАРІ • 477

  • @HassanSunni
    @HassanSunni  6 місяців тому +25

    WAAD MAHADSANTIHIIN

    • @user-yc3dr2ef8q
      @user-yc3dr2ef8q 6 місяців тому +1

      I wish inan Nairobi kugu arki lash walalkey

    • @user-jp9mu1of2r
      @user-jp9mu1of2r 6 місяців тому

      Saxiib hada visaha kenya xoogaa suaalo adag ayeey ku rideen sideen visaha kenya ku helaa

    • @HassanSunni
      @HassanSunni  6 місяців тому +1

      WAA ONLINE eVisa ayaa dalban kartaa waddanka ayay ku xiran tahay aad kanbaxaysid

    • @HassanSunni
      @HassanSunni  6 місяців тому

      WAA FIICNAAN LAHAYD

    • @thinkabout.2504
      @thinkabout.2504 6 місяців тому +1

      Thank you please Somali ganacsigooda iyo dhismaha quruxda badan wadankeena ubaahan waana nabad

  • @libangalad8041
    @libangalad8041 6 місяців тому +41

    Our people should focus on rebuilding our country, somalia, not other countries ❤❤❤

    • @AZus6pd
      @AZus6pd 6 місяців тому +2

      Political stability it’s important!

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 5 місяців тому +15

    Intaas ad sheegtay oo dhan waa run, Waayo anigaa ku dhashay Kenya.

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 6 місяців тому +24

    Dal aadan lahayn dareen kujoog, Somaaliyeey Dalkeeni hooyo, Waxnodhaamo majiro, ee aynu ulaabano🤔🇸🇴💞

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI Місяць тому

      2milyan oo somali ah oo udhalatey kenya ayaa jira gobolka nfd soo somali malaha 6gobol

  • @marzuqadan5840
    @marzuqadan5840 6 місяців тому +8

    Aniga ayaa ku dhashey kuna so barbarey walalkey intaa aad ka hadashey wa mansha allah

  • @kindaud204
    @kindaud204 6 місяців тому +5

    I live in kenya and all he says is true,nice info for those who want to migrate here

  • @ahmedmuktar9377
    @ahmedmuktar9377 6 місяців тому +97

    Kenya, Egypt, Malaysia etc are all ajnabi countries. Somalis should actually focus on rebuilding their country somalia. There's no place like home.

    • @jerryrodriguez3554
      @jerryrodriguez3554 6 місяців тому +4

      Laandheere nimo aa somalia ku nacney

    • @Michealfot
      @Michealfot 6 місяців тому

      ​@@jerryrodriguez3554luuq ka gal nooh

    • @abassabass2020
      @abassabass2020 6 місяців тому +15

      Somali are not foreigners in kenya NFD is part of kenya and it belongs to somalis infact somalis are among the 47 tribes in kenya

    • @sarayusuf4876
      @sarayusuf4876 6 місяців тому

      ur right

    • @libangalad8041
      @libangalad8041 6 місяців тому

      Exactly walal ❤

  • @salahabass7605
    @salahabass7605 6 місяців тому +40

    Kenya anaa kudhashay meel Ma aha anagaba kasocona ee somalia 🇸🇴 dhisa aan ini imane

    • @fearallahunseen9195
      @fearallahunseen9195 6 місяців тому +3

      Same here i was born in Kenya but i live in hargeisa now alhamdhulilah

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 6 місяців тому +1

      Yaa kaa dhagaysanayo beenta
      Kumaadan dhalan

    • @fearallahunseen9195
      @fearallahunseen9195 6 місяців тому +1

      @@batulasmail8261 why should i lie i was born in Kenya and i was raised there I finished school there I even worked in Nairobi and I did business but i left that country because all the negative things the brother said is💯 true, so i left and now i am living in hargeisa my motherland and i am really enjoying it here alhamdhulilah.

    • @abdikadirali2759
      @abdikadirali2759 6 місяців тому

      If Hargeisa is your motherland then Kenya qaxooti baad ku joogtay, by going back home that's something good you have done, I was born in Coastal Kenya. I worked in Most parts of Somalia.
      I stayed in Mogadishu and Nairobi is by far cheaper.. I was paying $350 for a studio/bedsitter in Mogadishu, what's cheap there, nothing.
      Nairobi is the best place to live today.
      Schools/universities/weather/food/business opportunities
      #NojobOpportunity

    • @fearallahunseen9195
      @fearallahunseen9195 6 місяців тому

      @@abdikadirali2759 kkk i was not a refugee in Kenya my parents settled in Kenya in the 70's and they were business people. When it comes to rent hargeisa is far cheaper than Nairobi, hargeisa has the best weather. In Kenya somalis are treated like second class citizens, you cannot get identity card or passport like other tribes in Kenya, one has to go through vetting. It's among the most corrupt countries in the world. There is no good security, you cannot talk on phone, the phone is stolen, the taxis are not safe you can be hijacked. In somalia you feel at home, you can walk safely wearing your gold and talking on phone but no one steals from you. All women are covered you don't see naked women, you are among people you share the same religion and people are friendly and you feel the neema of being among your people alhamdhulilah. So good luck and enjoy your stay in Kenya.

  • @wm9669
    @wm9669 6 місяців тому +9

    True.
    Kenya is expensive . Dangerous in some areas.

  • @ZeylacIbrahim-cc8nm
    @ZeylacIbrahim-cc8nm 6 місяців тому +2

    Thanks wall wadankeenii waa burburay waxow ku fiican yahayna waa la la'yahay Allah noo hagaajiyo

  • @mahadmahamud7180
    @mahadmahamud7180 6 місяців тому +12

    Walale yal dalkiina jooga somaliyay anigu England jooga hada wana ka guurayah dhawan insha allah waxa kunoqonayah dalkaga somalia mardanbe dal ajanabi ah ku noolanmayo

  • @FarmerLadyz
    @FarmerLadyz 6 місяців тому +8

    Aniga waxaan dagnahay kenya Nairobi 26 sano xaqiiqo ayaa ka hadashay 10 kii sano oo ugu danbeeyey soomalidaa aad ugu soo badatay kadib na wax walba waay is badaleen islii na waxaay npqotay meel samxad badan bishii hal mar ayaan tagaa labo cisho waan qandhadaa buuqa samxada ciriiriga wareer ka todobada qodob iyo in kabadan waay ka jirtaa inta fiican na waay jirtaa lkn Kenya dhadhankii wuu ka dhamaaday isku dhex yaac waxaas oo dhan waxaa ka masuul ah soomaalida

  • @mohamedhassan5617
    @mohamedhassan5617 5 місяців тому +1

    Maa shaaalaah walaahi wiilkaan runta ayuu ka sheegay kenya inta uu sheegayba aniga ayaa ku arkay.. well said walaal.

  • @xawom3016
    @xawom3016 6 місяців тому +4

    Isku day inaaad dalka hooyo inooga war bixiso si aan u jeclaano, adigoo mahadsan kaas ayaan ciidiisa hubnaa inaan ku badbaadeyno kana fiican dalkasta oo dhibaato leh.

  • @user-zr1kg8sq8s
    @user-zr1kg8sq8s 5 місяців тому +2

    Mahadsanid 💫🇸🇴✍️👏

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 6 місяців тому +1

    Waa runtaa kenya ayaan ku noolahey hada waxaa kale ku xuntey xaga baabuurta iyo mootiiyinka oo dadka jiida ama hoosta kasoo gale kuwaas ayaan ugu neb cahey laakiinse waad kuwada saxatehey inta kale Jizzaakalaahu khayran

  • @ibrahimosman8976
    @ibrahimosman8976 5 місяців тому +1

    Waa waddan Somalida lagu baado. Runtaa ka sheegtay 100% aniga waxaan joojiyay aadista Kenya 10 sano ka hor. Mahadsanid

  • @user-np9gl8ej8v
    @user-np9gl8ej8v 6 місяців тому +10

    Kenya wa mooryaan diirato ah.
    Dadku Somaaliyeed ha uguraan dalka hoyo.
    Mahadsanid video gaan maclumaad mihim ah ayaad keentay.

    • @halalmuslim1
      @halalmuslim1 6 місяців тому +1

      Kenya Cideni waye dulkeni be nagahaystan Garrisa iyo....

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 6 місяців тому +1

      Soomaaliya la iskuma halayn Karo
      Qabyaalada ayaan Ku nacay

  • @MH__1__MH
    @MH__1__MH 6 місяців тому +6

    Dadka somaliyeed waddaniyiin maaha. Xita hadey qurbo tageen weli waddankooda ma rabaan. 2019 kii Turkiga la igu yiri guri ka gado wa diidey. Wana soo arkey. Kenya la yiri ka gado wa diidey. Somaliya ka gatey wax walwal ah ma qabo kuwo klena wa ka dhisan.

  • @walicabdi
    @walicabdi 6 місяців тому +3

    Waxa kale oo sheegtay maasha alah Waa advice sax ah

  • @saraxlaboodosman5362
    @saraxlaboodosman5362 6 місяців тому +2

    maa shaa allaah walaal mahadsanid wan u baahanahay barnaa mijyaa oo kale hadii aan nahay soomaali marba meela ayan u cararnaa anakon ogaan waxa ka jira meeshaa

  • @ademzh
    @ademzh 6 місяців тому +8

    As a diaspora parent thinking of taking my kids overseas this was helpful.
    I pray Somalia becomes a peaceful place we can consider taking our children or grandchildren one day🇸🇴

    • @HassanSunni
      @HassanSunni  6 місяців тому

      Aamiin Somalia will be very peaceful soon I’A

    • @teemwashamsi1704
      @teemwashamsi1704 6 місяців тому

      Dalkada hooyo ku celi. Hadii kale dalkaa jiigtit Iimansada

  • @verygoodboy5724
    @verygoodboy5724 6 місяців тому +5

    100% true anaa 18 sano kunoolaa i don't recommend due to corruption

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 6 місяців тому +3

    Kenya sadex sanaa kunoolaa waana kahelay waayo aad baa isugu soo dhisay

    • @CadeQarawe
      @CadeQarawe 5 місяців тому

      Waxbarasho u joogtaa miyaa sxb

  • @jacobxj387
    @jacobxj387 5 місяців тому +1

    Hassan Sunni inta a sheegte waa sax inta aan kaaheyn Amniga iyo guryaha. Anaga(somalitha) aya qaal kadigte

  • @NoorBehrozz
    @NoorBehrozz 5 місяців тому +3

    Somalia Raja kuma arkin Qofkasto halkow ku noolan karo ha aado runti.
    Cadaalad darada ugu weyn aya ka jirta wadankeena sidee
    Raxmada Allah ku heli karna😢

  • @abdullahiibrahim2674
    @abdullahiibrahim2674 6 місяців тому +1

    Aac.yes brother.waxaas oo dhan waa run dhankasta..week ka hor Ayaan kasoo noqonay nairobi. Waxaan ku soo arkay waa intaa aad sheegtay iyo waxyaalo kaloo kasii xunba siiba xaga nolasha..caafimaadka iyo guryaha.waa wadan lawless aan sharci kajirin dhankasta siiba meesha somaalidu degantahay ee easleigh really

  • @AhmedmohamedNur-cr7su
    @AhmedmohamedNur-cr7su 6 місяців тому +6

    Ok wa runtaa waxad shegtey dhinaca amanka Mombasa wa amaan

    • @sacdiyafarah5746
      @sacdiyafarah5746 5 місяців тому

      Walaal kaaga kadhigo amaan cidna Haka sugina in ay amaan kaaga dhigaan kadhacso qowleysatada.

  • @rumaanaahmed5574
    @rumaanaahmed5574 5 місяців тому +1

    Maansha allaah Tabarakalah Si fiican ayaad noogu Sharaxdey Walaakey, Arinta Airiborka anigaa Marqaati kaaga ah oo mudo ayay igu dhaganaayeen ,mar aan ka baxasyey ,Balse waxbo ma signing,

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi2277 5 місяців тому

    Kenya meel maaha aniga ayaa in badan joogay
    hadii laguu arko Somali waa lagaa adeeganayaa askar tuug iyo shiciba itoobiyana way kasii daran tahay hadda ayaan joogaa thanks

  • @sacdiyafarah5746
    @sacdiyafarah5746 5 місяців тому +1

    Ilaahey Uma geeyo anigoo heysta soomaaliya allow ha ii kasin Kenya

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 6 місяців тому +1

    NAAR MEEL ROON MA JIRTO. Hadii wadankaaga aad aadi waysay, waa inaad ugu dulqaadataa wadamada aad joogto wixii kaa soo gaaro. waxa laga faaidaayo ayaa ka badan dhibka yaalo. Jazaakallahu khayran
    ❤🇨🇦

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 5 місяців тому +1

    Waa sax qaarada madow hadaan tagayo soomaliya aan aadaa yaahuu dheh 😂😂❤🇸🇴

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 5 місяців тому +2

    Subxana laaah aniga hada waxaan daganahy thurkay 6 sano ayaan daganhy mar walbo waxaan ku fikira inaan ka guuro oo an kenya dago lkn cuuleeys ayaa iga saran

    • @zaalimaziiz
      @zaalimaziiz 5 місяців тому +1

      Kenya waxeeda cirka waye abayo hadaanad hanti ku laheyn guri ha isku iman meeshan xitaa qarabada kuma ficna 😂

    • @guledali9061
      @guledali9061 5 місяців тому

      meeshaada jooog hhh

  • @whoareyou-0
    @whoareyou-0 5 місяців тому +1

    sax dhamman balse waxad hilmantay in aad u sheegtid in guryaha, shaqaalaha , sicir bararka , wasaqda, nidaam xumada iyo waxtmyaabo kale badan in somalida kenya ku so guurtay in kenen o kuwi joogay nolasha ku adkeyen.

  • @Mohamed-qt7ql
    @Mohamed-qt7ql 6 місяців тому +1

    Masha Allah. Waad ku mahadsan tahay positive iyo negative ka aad nasiisay

    • @HassanSunni
      @HassanSunni  6 місяців тому

      walaal #Like ha hilmaamin si ay dad badan uga faa’iidan muuqaalka.

    • @HassanSunni
      @HassanSunni  6 місяців тому

      Waana mahadsantahay in badan

  • @mursal164
    @mursal164 5 місяців тому

    Ok shukran waad mahsantahay
    Waxaad ii waranta wadanka Qadar

  • @melmi3299
    @melmi3299 6 місяців тому +2

    Mash Allahu mahadsanid

  • @yusufahmed5759
    @yusufahmed5759 6 місяців тому +5

    Sicir bararka guryaha iyo immigrationka waxa fasahaadiya waa soomaalida,

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 6 місяців тому +2

    Hassan Waaku Mahadsan Tahay Walaalkiis Wax Badan Aan Kaa Faa'iday

  • @hassanosman4236
    @hassanosman4236 6 місяців тому +2

    Aniga rer Gaarissa Ayaan ahay. Intaad sheegtay waa run oo dhab. Anago kenyaan ah oo weliba shaqaale dowlaad ah ayaa inalagudhibaa aorportka dhac nalogeysta

    • @khalafgeesi-lo6mf
      @khalafgeesi-lo6mf 6 місяців тому +1

      Kenyan ban ahy inad dhahdo waa ceeb walal waliga somalinimadada ku faan

    • @june6206
      @june6206 6 місяців тому +1

      @@khalafgeesi-lo6mfyacni paspoort ku yahay keneya micnaha wadani

    • @honestyfirst2165
      @honestyfirst2165 6 місяців тому +3

      ​@@khalafgeesi-lo6mfkenyan qabail ma aha, wa nationality.

  • @abdifitah-wu3xj
    @abdifitah-wu3xj 5 місяців тому +1

    Pro oga waran nolasha wadanka kuriyada waqoyi 🤙🏿🤙🏿

  • @ahmeddini9519
    @ahmeddini9519 6 місяців тому +7

    Ninkan runbuu kasheegay kenya anigaa kunool oo waliba ku ilmo dhalay

  • @user-zr1kg8sq8s
    @user-zr1kg8sq8s 5 місяців тому +1

    United Soomaali People are the only way to African Unity 🇸🇴🌍🐟🧑‍🎓💫✍️🧑‍🎓🐪🌾🌾🐟🐟🐟🐟🐟🌍🇸🇴✍️

  • @user-zr1kg8sq8s
    @user-zr1kg8sq8s 5 місяців тому +1

    United Soomaali Lands is the Key to African Unity 🇸🇴🌍✍️

  • @SheikhAbdiyusuf338
    @SheikhAbdiyusuf338 6 місяців тому +3

    Broo kheyr wanaagsan hope you well dadka soomali wax badan yaa lagu qaadaa may somali hadan nahay wax badan anageey naga qaldan yihiin qof wada sedex boosro buuxdo oo qabiil iyo saaxibo shopping loogu sameeyey and marka anagaa qaldan la soco

  • @liiyoos6710
    @liiyoos6710 6 місяців тому +2

    Mashalah

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 6 місяців тому +14

    Soomaaliyeey wadankiina u guura oo...
    ■Ku dhaqo
    ■Ku dhiso
    ■Ku dhimo
    Dhulkaadu waa lama huraanee...
    5ta Soomaaliyeey Rabbi baa idinku dhaarshay haddii dadkeenii mid kasta uu guri ka dhisto kenya,Tanzania, Imarat,Turkey,Jamaika, iwm
    Yaa looga tagay dhulkii aan laheyn ee 5ta soomaali ee kala ah:-
    ■ Soomaaliya
    ■ Jabuuti
    ■ Soomaliland
    ■ NFD
    ■ DDS.

    • @sahimabdirahman8685
      @sahimabdirahman8685 6 місяців тому

      somalida ayada bartay lalushka aduunka dhan somalida waa dad jahaliin ah adunka dhan waan ku dhibanahay dhulkeena nabad kuma heystid wadankaga waad sogubtay bal firisida u dhaqan xunahay hadan somli nahay dad dhulkooda ku ciilan adunkane ku cilaan banahay

    • @halalmuslim1
      @halalmuslim1 6 місяців тому

      Kenya Cideni waye dulkeni be nagahaystan

    • @honestyfirst2165
      @honestyfirst2165 6 місяців тому

      Somalia wai burburte. Qabail iyo musiqmaasiq

    • @IRIR-SAMAALE_114
      @IRIR-SAMAALE_114 5 місяців тому

      @@honestyfirst2165 soomaalida waxay ahaanbaada waa dadkaadii...

    • @abdirahmanmoge4999
      @abdirahmanmoge4999 5 місяців тому

      😅

  • @user-up5ze8ex2b
    @user-up5ze8ex2b 6 місяців тому +3

    Asc waa run wiilkaan inta uu sheegay

  • @abdirahmansayidahmedadan1252
    @abdirahmansayidahmedadan1252 5 місяців тому +1

    Nayroobi hadii aan sifo sharci ah kutago Gaarisa matagi karaa oo dalxiis ma u tagi karaa walaalayaal jazaakal allah

  • @user-zr1kg8sq8s
    @user-zr1kg8sq8s 5 місяців тому +1

    Somalis must unite.🌍🇸🇴✍️

  • @anisoaliiza4645
    @anisoaliiza4645 5 місяців тому

    Masha allah illahay haku amansado umada Mel walbo ay jogan dal iyo dibadba🤲

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 6 місяців тому +2

    WAA RUNTAA KENYA MA SAHLANA ANAGAA JOOGNEY

  • @abdisalamdirir5904
    @abdisalamdirir5904 6 місяців тому +5

    Waan ku taageerayaa Kenya iyo wadan kasta oo kale inay soomaalida takooraan oo bah dilaan maxaa yeelay anagaa isu naxariisan waynay oo is neceb amasiyaasiyiinta nakala qaybisa qabyaalad ku taageerna.

  • @osmanmohamed4760
    @osmanmohamed4760 6 місяців тому +2

    “Asalaamu Calaykum “
    Waa Sax inta uu walaalkay ka sheegay kENYA!
    Waayo anigaa kunool.

  • @mohamedyusuf3003
    @mohamedyusuf3003 6 місяців тому +2

    Khayr Alle haku siiyo

  • @husseinelmi3614
    @husseinelmi3614 5 місяців тому

    Well done! detailed information. I have to find Cairo one now. One reason I will never go there, that you mention is one of the negatives is health care.

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 5 місяців тому

    Mansha Allah wa talo wanagsan jazakallahu qeer walal

  • @sahalade4245
    @sahalade4245 6 місяців тому +1

    Masha Allah

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 5 місяців тому

    Kenya saas hadii ay tahay laa iskuma halenkaro mahadsanid wll hoorey usoco

  • @abdala707
    @abdala707 6 місяців тому +5

    Waxaan maqlay in permit aadan helayn oo markasta ood doonayso inaad soo baxdo inaad laaluush bixinayso

  • @Secularism25
    @Secularism25 5 місяців тому +2

    44k views and 13k subscribers why ? If he would make this video in English he would get more subscribers why don't Somalis encourage this brother and watch his videos without subscribing?
    Thanks brother this video was very informative and useful God bless you

  • @HassanHassan-sf5xd
    @HassanHassan-sf5xd 5 місяців тому

    Absolutely correct bro Kenyans must stop discriminate their Somali brothers we are all tired of their extortions Kenya is no go for me

  • @AhmedIbrahim-me7vy
    @AhmedIbrahim-me7vy 5 місяців тому

    Kenya markaan safar u ahay oo aan ka imaanaayo wadamada Yurub oo waan wato boorso yar oo dhar yar igu jira oo aan kaligey ahay ma I dhibaayaan ustaad

  • @queenqadra4659
    @queenqadra4659 5 місяців тому

    Asc cidi macalimad Quran raabto ha ilaso xarirto Shukran magalada Nairobi

  • @user-zr1kg8sq8s
    @user-zr1kg8sq8s 5 місяців тому

    Mahadsanid 👍🇸🇴🌍

  • @HasoDhexgelin-nw2eq
    @HasoDhexgelin-nw2eq 6 місяців тому +1

    Mahadsanid.. wll.

    • @HassanSunni
      @HassanSunni  6 місяців тому

      In badan adaa mudan walaal #Like ha hilmaamin si ay dad badan uga faa’iidan muuqaalka.

  • @zainabmahamed1042
    @zainabmahamed1042 5 місяців тому +1

    sax wlahi

  • @Hornscope
    @Hornscope 5 місяців тому +1

    Somalidu Airportka way la wada cabanayaan, laakiin iyagaa laga arkay waayo kama dacwoodaan. Kenyan media lama xidhiidhaan si dawladu u ogaato waxa Airportka ka socda

  • @Keyfmm
    @Keyfmm 6 місяців тому +2

    Alxmdulilah Keny 2 years daganhy Allah dhiba iguma tusin wan Ku nasta ilmaha waxa badana iga faidana Allah nagu xifdiyo malwalbo tagno yarbi diinta iyo imanka kora hangu qado

    • @HassanSunni
      @HassanSunni  6 місяців тому +2

      Alllah kugu xafido

    • @abdallamalin9371
      @abdallamalin9371 6 місяців тому +2

      Tuulooyinka maa degan tahay

    • @Keyfmm
      @Keyfmm 6 місяців тому

      @@abdallamalin9371 maya magalda south C

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 6 місяців тому +3

    Dadka soomaaliyeed ma ah dad wadani ah waxay ku meeraysanay dhulshisheye waxay ka faanayaan dalkoodi marka waxay ku fiican yahiin in dalkood lagu celiyo oo la raafo

  • @hassanmohamedibrahim-rv6jp
    @hassanmohamedibrahim-rv6jp 6 місяців тому +3

    Dhaqtar somali ah miyusan jirin

  • @umuosama2956
    @umuosama2956 6 місяців тому +5

    Borsoyinka anigey igu dhacday dhowr mar markii dambe waaba ku ilbaxay markey x iisaraan ana wan katiraa kkk waana kagudbaa leen maba galo

  • @R1Y0999
    @R1Y0999 5 місяців тому +1

    kenya 20 sano ku noolahay inta aad sheegtayna wa run

  • @abdifatahabdullahi3692
    @abdifatahabdullahi3692 5 місяців тому +1

    Even high cost of education classes

  • @nasrinehassan5479
    @nasrinehassan5479 3 місяці тому

    Mahadsanid walal

  • @aliyare944
    @aliyare944 6 місяців тому

    waa runtiis waliba dhanka cafimadka iyo isbitalada waa leysku dhacaa hal daawo aa marba beec laga sinaa

  • @samiirasamiira2110
    @samiirasamiira2110 5 місяців тому

    Mahadsanid walal

  • @saalaxqaasimqaasim5826
    @saalaxqaasimqaasim5826 6 місяців тому +1

    MAHADSANID WALAAL .

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 6 місяців тому +4

    Kenya we kibirtey somali heerkas is gaarsiyen lacagta bilaash laalush ayaga baren hadane quursi umujiyan dadka somali beri hore we na jeclaayen mel weliba rabo maleh dalalka shisheeyaha dalkena Allah no hagaajiyo to ahaan udumney darbi dumey wa la dhisi karaa

  • @doone9873
    @doone9873 6 місяців тому +3

    Somali dad aqli badan kuma jiran waxan la yabay SIDA ay kenya u dhisen mida kale dhulka ayaga malaha somali aqli ma jiro mida kale xata kuwa qurbaha joga kuli ciyaalka waxa laga dhigay qoomo luud qarna dinta laga saray

  • @bubakarboore
    @bubakarboore 6 місяців тому +1

    Maashaa allah wa clip loo baahnaa

  • @Imraan12
    @Imraan12 6 місяців тому +1

    Waa runtaa intaas oo dhan reerkayga dagan

  • @abdikanimohamed3768
    @abdikanimohamed3768 6 місяців тому +3

    Inta ledahay kenya iyo masar dadka kula tali somaliya iyo wadankooda qurbe wa qurbe

  • @Osob_5
    @Osob_5 6 місяців тому +5

    Asc wallaahay wiilkaani intuu sheegay oodhan waa run that;s thrue 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-th7zj8yk1q
    @user-th7zj8yk1q 5 місяців тому

    Mahadsanid

  • @edilm6059
    @edilm6059 6 місяців тому +1

    I just can’t understand the Somali people buying properties in Kenya while they are treated the worst. Somalis are community of followers and buys properties just because others are doing.

  • @shanyfahiye919
    @shanyfahiye919 6 місяців тому +1

    Kenya is not the way you explain before everything
    Safety is number one. If don’t speak Swahili it’s very hard to live in Kenya so it is better to live in Somalia.

  • @user-ks8we3td4d
    @user-ks8we3td4d 5 місяців тому

    Mahadsanid wll

  • @user-pi5zh5cs4r
    @user-pi5zh5cs4r 5 місяців тому

    Thank you.

  • @masheksulub8530
    @masheksulub8530 6 місяців тому +2

    Meel walbay tagaan sida hilib bisilaa loogu boobaa inta yar ee hoygooda kusoo gaaraysan ma u dulqaadaayiin

  • @nafisocabdi8798
    @nafisocabdi8798 5 місяців тому

    Walal wadan uganda kasoo warama inkastoo ay waxyabaha qaar isku mid ka yihiin kenya

  • @user-kd6yj6xj2c
    @user-kd6yj6xj2c 6 місяців тому +1

    Thnks bro

  • @user-oh7tk4zf8t
    @user-oh7tk4zf8t 5 місяців тому

    Mahadsanid 🎉

  • @maxamedjoofoow4610
    @maxamedjoofoow4610 5 місяців тому

    Waxaasoo dhan waa sax laakin somalida ayaa ku badan ayaa alagu joogaa wàana laga shaqeystaa

    • @ZeynapCali
      @ZeynapCali 5 місяців тому

      Wll inaa uguuro ayaan rabaa somali ayaan daga nahay inaa kasha qeesto ayaan jeclahay sidee waaye shaqa deeda

  • @user-qf5gm3yu4l
    @user-qf5gm3yu4l 4 місяці тому

    Sax waye wll

  • @user-bi6hn9fc9f
    @user-bi6hn9fc9f 6 місяців тому +1

    Asc wll mahadsanid

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 5 місяців тому +1

    European curriculum ka Yaa aad u Tayo wanaagsan Waayo ilamaa waqtigii xornimada ay heshay iyo dhawaan waxay ku socotay European curriculum, lakiin American curriculum ku ma fiicna waana ka Tayo yaryahay European curriculum.

  • @ubahmahamud9046
    @ubahmahamud9046 5 місяців тому

    Waa run way nagu dhageen markan ka dagnay iyo markaan soo baxaynay wadan maaha waa tuugo waana qaali guryaha iyo hotel ka maal maahan hadan meel aadayo Somalia ban dagayaa

  • @user-fx4ec9bi1j
    @user-fx4ec9bi1j 6 місяців тому

    Good to know that