Ilaahay ha garansiiyo caruurtaada inay kusoo raadsadaan waa dad waaweyn oo la iibinayo oo weliba hooyadood laga iibinayo subxaanahu Allah ilaahay qalbiga hakuu qaboojiyo muma
waa yaab walee cadaabta rabi dadka mageeyo ilaa ay shaqaystaan bal eega oodhagaysta dulmiga hooyadaan loogaystay iyo sida ayadii iĺmaheeda ladhacay oo la afduubay lacag looga rabo somalida waxaa ku jira dad diinta afka ka shwegta islaamana ahayn ku ilmaha xaday iyo kuwa ku raacay madax furasha in lasiiyo waa wada qaatiliin shayyaadiin ah waana in lasoo xirxiraa reerka caruurta xaday shareecadana la marshaa si aysan u dhicin in caruuraha loo xadin war soomaaleey itiqilaah war tan oo kale yaan la isugu hiilin ee hooyadaan xaqeeti ha hasho 3o sano dhac loogu hayste ilma heedi aaway xaqii caruurta iyo gabadha dhashay saa lacag laga rabaa walee culumada joogto waa lawaydiin xaqdaradaan cadaanka ah
LACAG HA KU IIBSAN UBADKAGA WABA DAD WAWENE IIYAGA KU IIMAN DONA SUUBHANA AALLAH ASQFUFULLAH YARABII YARABII UUGARGAR UMATU ISLAM YARABII YARABII AAMIIIIIIIIIIIIIIIN AAMIIIIIIIIIIIIIIIN
Subxana alah. Ilahow ugaso qaad maskinta ilmaheda lkinse maxa ka qaldan ilmuhu maso baxsadan wa 30 iyo dhowr jire acudubilahi wiilku ma walashis laso fakado o tashadan se walidkod logu didi kara ayagaba wax daq daqoway ahe ilahy teda kale kuwan leh madax furashan rabna may ilahy ka baqan o siyan dadka ilmihisa yahu xaku dhajiyay somalidu wa washen dad nol bay bay gadanayan war dadkan iska fasaxa walidkod siya xaidinku dhajiyay ilma inan dhalin. Hada so korisan ajar badka helaysan hada walidkod u fasaxdana. Waxad helasan ajar laban laban subxana alah
🤔🤔🤔 Goow, WAAR heedhee shoow Majeerteenku waa wada caruur la xaday? Waxbaa ii baxay? Waar tuugooy ilmaha u soo celiyo hooyadeed iyo dadkeedii, Laaxawla walaa quwata illaa billaah, Arrintaa ina DENI iyo Karaash ha loo geeyo sax maaha in Tv looga yabooho hooyo dhacan oo dhasheedii lacag la siisanayee
Hhhhhh caruur miyaa kuwaas wawa dad waaweyne ayaga hadeey ku ogal yihiin ayagaaba kusooradsan karo ma ciyaalkaga kacag kubixineey hadaan tala kusiiyo hooya soomaliyeed ayaa thy aduunkane waa lahormari ciyalkago lacag kudhiibin wad heli kartaahe ama ayaga lahadal carurta wada hadla ama doowlada u dacwoow ee dhiiga usa mara adi iyo carurta
Kkkkk habartaani waxbaa ka khaldan waxaa I korsaday islaan MJ ah iyo Islaan Ogaadeen ah wayna kala tageen oo Ma laba dumar baa soo korsaday oo markii wada joogay ka dibna kala tageen.?????
Weligey ilmahayga meel kagama tageen mel bey igula dhiman lahayeen waa ta kale sidaad ku yeshay in aad ilmahagii ka tagto maxad dib ugu soo noqon weydey sidaan u aminayaa gabadh tidhi wey dhinteen aad baad u dayacdey waxay ahayd dhulkii kugu danbeysey in aad habeen iyo maalin baafiso dayacad wayn baad samaysey
🤔🤔🤔ACUUDU BILLAAHI MINA SHAYDAANI RAJIIM waar kuwaasi Miyaysan muslim ahayn, waar kuwaas meeshii nidaam jiro ee ugu dhoow ha lagu soo xidho oo arrintaas dhakhso ha loo xalliyo gabadhatan dhibta intaa le'eg gaadhayna dhakhso caruurteeda ha loogu keeno
iLaahey ha u sahlo carruurteeda kurbada Alle ha ka dul qaado Alle dadka cadawsanaa Subxaanallaah
Allaha kuusahlo
Majeerteen gob iyo ilbaxba waad koobsataaniin.gabarta dhulbahante haddee gabarta u keena.
Ilaahay ha garansiiyo caruurtaada inay kusoo raadsadaan waa dad waaweyn oo la iibinayo oo weliba hooyadood laga iibinayo subxaanahu Allah ilaahay qalbiga hakuu qaboojiyo muma
Dadkii koriyey inla wanaajiyo oo wax lasiiyo xaq ayey uleeyihiin waayo sano qofku hayey noloshaada xaq ayuu ku leeyahay balse 10kun oo doolar hadiii ladiiyey iney tobankale ku xujeeyaan maahan waa dad waaweyn oo ayagaaba iska tegi kara hadey ogaadaan dadkii dhalaye
L0
@@sahraa7750 qgqvv
Dalka dowlad ba kajirta Alla waxankaga rajena adinkoo xolo kabixin allaha carurtada kuso furdamiyo
Kunsanaaan iyo kabadan miyaaa.yartan nicmaturabidaan.faraxsaney
waa yaab walee cadaabta rabi dadka mageeyo ilaa ay shaqaystaan bal eega oodhagaysta dulmiga hooyadaan loogaystay iyo sida ayadii iĺmaheeda ladhacay oo la afduubay lacag looga rabo somalida waxaa ku jira dad diinta afka ka shwegta islaamana ahayn ku ilmaha xaday iyo kuwa ku raacay madax furasha in lasiiyo waa wada qaatiliin shayyaadiin ah waana in lasoo xirxiraa reerka caruurta xaday shareecadana la marshaa si aysan u dhicin in caruuraha loo xadin war soomaaleey itiqilaah war tan oo kale yaan la isugu hiilin ee hooyadaan xaqeeti ha hasho 3o sano dhac loogu hayste ilma heedi aaway xaqii caruurta iyo gabadha dhashay saa lacag laga rabaa walee culumada joogto waa lawaydiin xaqdaradaan cadaanka ah
Subxanallah allah ha u soo dhaweeyo
Ayagaa shali qariyay mantane lacag sheeganaa tankale ciyalka miyeysan caqli qabin hooyadeey oo aduunka kunool oon arki miyaa lacag liigu badalanaaa ayagaay wax kaqaldan yihiin ciyaalka maama wan kuduceey Allah hakuu sahlo hooyo mar walbo way calol jilicsan thy wlh
alahu akbar waa dad wawey. Reerkoda ha soo radiyan
Illaahey ha kuu soo fududeeyo oo awlaadaad gacanta ha kaa soo galiyo iyagoo nabad qaba illaahey waxba kuma aha inaad hesho iyadoo lacag lagaa qaadin
Aaaaaaaah xanuun badanaa
3 malmood keliya sideed uga tagtay meshii ay caruurtaadii kuluntay..maxaad police mise umada mesha kunool ulakaashan weyday....waa sheeka xariir karash lagu raadinaayo....Caruurtu hada waa dad waaweyn...hadii ay kurabaan iyagaa kusooraadsan.insha Allaah
30 jire Weyeee manta" Wa lailmaxayy" mey" Iyaga Is bafiyan: Ooy" Wixii Dhalay Rad sadsadan" Ilahay hoyo ha Ku Sahlo Amurahada
Hooyo illahey kuusahlo ilmahaaga insha allh
waah Arin naxdin leh subxanalah waah masibadah haysatah somaliduh muslinah way shektah kuwah yah yirih waa muslin xalashah iyo xarantubah waah isku mid
1991-2021
30 sana udhaxaysa ninaad dhashay kuma dhaline kuwaasi dee inay kuso raadiyan bayba aheed
حسبيا الله ونعم الوكيل حسبيا الله ونعم الوكيل حسبيا الله ونعم الوكيل حسبيا الله ونعم الوكيل حسبيا الله ونعم الوكيل 😭😭😭😭😭😭
Siisir7ùkkkkiihgykkkkkkoķjkkikukliyyyu66
Yy6wwqqq8ii
Alle ha si dhaweyo amiiin
Ax ax ax ax ax ilahy hausoo dhaweeyo
Qoraalkaa kaakhaldamay
Siii. sooo
Amiga Arintaasi macquul llama aha dadkaygii Raw iyo ruux aanan arag maxaad Buuhoodle kadoonayaa
Buuhoodle news iisoo booqo chanelkeyga
Waa dadwaweyn
LACAG HA KU IIBSAN UBADKAGA WABA DAD WAWENE IIYAGA KU IIMAN DONA SUUBHANA AALLAH ASQFUFULLAH YARABII YARABII UUGARGAR UMATU ISLAM YARABII YARABII AAMIIIIIIIIIIIIIIIN AAMIIIIIIIIIIIIIIIN
Majeerateen iyo ugaadeen siya dadkaas Waba 30j iro Halkasootagaan caruuri mahanee
Waa beenteed puntland magafe maahan gabar hartiya xita daday tahay jareer lacag baalasiiy sadaqa ah.
Fatima Nour waxaan LA ahay gabar kasow jeedo beesha career Weyne waxaa leygu sheegay garowe gaar ahaan xfda waabari magaceedu waa aniso OK baadi goob
30 Jir Lima lagu sheegayo waxbaa khaldan
Caruurtii meeday? allah beerka illahay hakusoo celiyo sheekadan run haday tahay Soomalia walahi masiiba ka jirta
Saan fahmay caruurtu waa ogadeen
Wiilka walaashiis say u egtahay isagaa yaqaano hakeeno ma qof wayn baa xoog lagu heesankaraaa
Hhhhhh ala berka wad iga qoslisay waba caruure weyninka ad shega muxu aha mamada malinti ay weysay iyo manta wa isugu mid
Subxaan allah
Subxanallah
Subxana alah. Ilahow ugaso qaad maskinta ilmaheda lkinse maxa ka qaldan ilmuhu maso baxsadan wa 30 iyo dhowr jire acudubilahi wiilku ma walashis laso fakado o tashadan se walidkod logu didi kara ayagaba wax daq daqoway ahe ilahy teda kale kuwan leh madax furashan rabna may ilahy ka baqan o siyan dadka ilmihisa yahu xaku dhajiyay somalidu wa washen dad nol bay bay gadanayan war dadkan iska fasaxa walidkod siya xaidinku dhajiyay ilma inan dhalin. Hada so korisan ajar badka helaysan hada walidkod u fasaxdana. Waxad helasan ajar laban laban subxana alah
Ma ilma 30 jir mida kale dadkan aad iyago Caruuta dayacday sideed lacagti uga hadli waba hadii sheekadii run tahay
Iyoiyo.xamarwadajireeeeeeeeeeee.
Maxay ahayd magta dad nool laga rabaa
30 jir lacag ha ka bixinin isagaa kuu imanaya haduu fiyow yahay gabadhana sidoo kale dad waa weyn cidina ma heysan karto
B
Waa fududahaƴ wll DNA Ɓaa lagu kala ɓixi kara.
Maxkamada inta latago.
M
Bisinka illaahow kuu sahal caruurtaada hooyo
cariirta waaba dad waaweyne
Caruur waxaan ugaranayaa 1ilaa 9 jir ee rali ahaw sheek hadad rabtid wexey dhalen ayeyo
Ilahayow u gargaar
Waa sheeko waalan ciyaal mahan waa dad waawan may hooyadood aadan gabadha 30 jira miyaa ciyaala sheeko baraley
Ku waas ciyaal maahane Baab Qeer Qawa Allaaha kaaga furo
Horta hooyaad tahaay oo waa gartaa balse marka horre waad dayaacddaay caruurtaadda siddee nasg aadan aqoon ugagaaga taagtaay wakhti collaaddeed csruurtaada yar ysrka ah maad kaxeeysatid maad ku fekerto srmaad kalla xayirantiin adi iyo caruurtasddu
Midda labaad maantay waa dad waaweeyn ee wiilku gabadha hasoo kaxeeyo hakusoo raadsaddeen caruur meesha majoogto eedo
Saasaa , hee yartaanaa tanaa waa laguu yaqaan cadayyareydaanaa tii kujirtaydumaar kunsano jirtooyeey kunjeer ku xamdinaayaa qadarinaayaa qiimobadan dumaroo khayrbadan sedexaad cadayyareey lagufarxo bahbahbah bahyareey bahyareey tii lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo waleeee iyoiyo
Waa caruur hada jirta 27sano haba soo korrshan maha subhanallah may wixii lohelay qatan oy hooyada caruurteeda siyan ilen ayada dhashay 😥😥
lLa1pabjszkx*-^}>~○•°🐣🦃🐣🐧🐍🐲🐧🐧🐊🐸
Carruurta waxay ka dhasheen tol magtooda qaadan lahaa haddii la dilo ee ha ka bixiyaan. Soomaali kal tagtay. Islaanna kala tag.
🤔🤔🤔 Goow, WAAR heedhee shoow Majeerteenku waa wada caruur la xaday? Waxbaa ii baxay? Waar tuugooy ilmaha u soo celiyo hooyadeed iyo dadkeedii, Laaxawla walaa quwata illaa billaah, Arrintaa ina DENI iyo Karaash ha loo geeyo sax maaha in Tv looga yabooho hooyo dhacan oo dhasheedii lacag la siisanayee
Koley waagaa way yarad laakiin inay maydkooda aragto bay ahayd
Waa lacag doon iska garo
Caruur 30 jira ?
Ma fahmin
miskiin mindhaa waa dad waaweynoo caruur leh ilahow amuuraha sahal
Yt? J l
Aduunyo gadoon dheh ilaahay maamada muraadkeeda ha usahlo qolo maafiyaa baaheshay mayse utagto maaamadu oo soo aragto
Ilmo miyaa may soo baxsadaan waa 30 jiro e
Bulugley hadalkaas afkayga ayuu kasoo bixi rabay caruur maaha waa adult oo choice leh ha is keenaan banaanka haday hooyadood rabaan qof qabsan kara malaha
WA shekadii sheeq sacidrage shegayay Waa 33 jir ciyaal ah 😁🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Hhhhhh caruur miyaa kuwaas wawa dad waaweyne ayaga hadeey ku ogal yihiin ayagaaba kusooradsan karo ma ciyaalkaga kacag kubixineey hadaan tala kusiiyo hooya soomaliyeed ayaa thy aduunkane waa lahormari ciyalkago lacag kudhiibin wad heli kartaahe ama ayaga lahadal carurta wada hadla ama doowlada u dacwoow ee dhiiga usa mara adi iyo carurta
Mama caruuurtedu 30 jir iyo 1 sano jir waa isugu mid eee hoy wax garo oo wax fahn☹☹alla kariim.
Hooyo haday ku dhashay mar walbo ilmo heedi thay hooyo is hooyo.😭😭
Wareysigan waaa marhore
Agaga maad police ka ogu yaadhad adogaa ku leh xaqqoodii waayo waa tuuggooyin
Oo hadii wiilka loo ogolaaday gabadha sidee looqarin karaa asaga ayaaba sheegi karayee meesha waa dad waaween waxa jooga ilmo ma ahan tankale waaba tuugo reerka yiray ilmaha waa eey dhinteen maxaa mak lagasiinayaa aniga iguma socdo warkaan xataa deeganka cidna ma oga yaab
Sheekadaan malahubaa ,? Meeshu waa deegan gobeed haddalka qurxi Mamo,DNA free ah baa meelkasta yaal
saldhiga boliska ku dacweey xoog xal ma aha sharcigaa ka sareeyo
0and 9
Dee lacgta bixi dadka ilin xola ka maqne
Maama adigaa lacag iyo magba kule
bismllayow
Kkkkk habartaani waxbaa ka khaldan waxaa I korsaday islaan MJ ah iyo Islaan Ogaadeen ah wayna kala tageen oo Ma laba dumar baa soo korsaday oo markii wada joogay ka dibna kala tageen.?????
Waxas waxa socnyo a ahn hakento cidii ilmha heysto oo lcgtane shegtey haka keento vidio
Waali see lacag lloogu xiray 91 waa sadon jir see loo haysankaraa
War waxaan run uma eka
ma ruba
Wiilka u dhudhumo oo u sheeg inaad tahay hoyadii waydiina gabadhii hadu yaqano waaba hooyo saacadan haday halkaa kaa aragto iyadaba ku soo radsanayse qof lama yeelan Karo waa la dhalaaye kuwaan gabadha qarsanayo gabadhaa hoyaded tusa hooyo caloosha xir 3bilood ma jirtee
Sheekadan halasoo baaro illama saxna hadalkaan waayo caruur 30 iyo kasiiwen inlaheesto xaqiiq maahan 10 jiradaanba hada laheesan karin inta caytameesana carabkiina ku cadaab muteesta waa bil barakeesane iskadaaya danbiga
Sry habo lkn hadey clipkan ar kan way ku iman karan
maamo qalaafe magaalo xabashi itoobiya leedahay maahane waa dhul soomaaliyeed oo gummeysi kujira
Qalaafe. Magaalo. Somaliay. Aniga. Ku. Dharay
Weligey ilmahayga meel kagama tageen mel bey igula dhiman lahayeen waa ta kale sidaad ku yeshay in aad ilmahagii ka tagto maxad dib ugu soo noqon weydey sidaan u aminayaa gabadh tidhi wey dhinteen aad baad u dayacdey waxay ahayd dhulkii kugu danbeysey in aad habeen iyo maalin baafiso dayacad wayn baad samaysey
🤔🤔🤔ACUUDU BILLAAHI MINA SHAYDAANI RAJIIM waar kuwaasi Miyaysan muslim ahayn, waar kuwaas meeshii nidaam jiro ee ugu dhoow ha lagu soo xidho oo arrintaas dhakhso ha loo xalliyo gabadhatan dhibta intaa le'eg gaadhayna dhakhso caruurteeda ha loogu keeno
Dalmar Maakhiri.
Maxaa lahaystaa waa dad waawayan oo 28. Sano
Ma taas ayaa belaabatay.
Walee 2ax wslba somali lagu arh.
Waa tariqda itobiyo warwysiganaa waawahore
Been.com
Subxanalah