qisadan waan maqlay waliba mar aan sii fogayn baan maqlay waxan aad ula dhacay saaxiibtinimada daacada ee ka dhaxaysay labada hablood gabadha lala guursan rabay na aad bay u daganayd yacni waxaa iga yaabisay labadan qof sheekadooda sida ay talaabo talaabo ula socotay iyo sida aanay ninka waxba u dareensiinin ilaa intay ka sal gaadhayso warkiisa Alle dadka caqliga uma simin masha Allah Alle ha usiyaadiyo gabadhaasi way iga yaabisay marwo sowda Adigana waan ku salaamay Xbbti hore usoco
اللهم صلى على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل ابراهيم في العالمين أنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى آل ابراهيم في العالمين أنك حميد
gabadhan caqli uu ka dheeryahay wayna is baylihisay gabadha saaxiibadeed ah ayuu ilaahay ku asturay ee siday ugu sii ogolaatay in saaxiibadeed ula sii sheekaysato odaygeega xoog bay u khaldantay
صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم
صل
الله
عليه
وسلم
Masha Allaah ❤❤❤❤
Mashaa Allahu, runtii waxay aheed gabar aad iyo aad u caqli badan , saaxiibteedna aad u fiivan. Gabadhey Sawda waad mahadsan tahay kheer Allah ku siiyo
Woow Maash aalh allahu akbar allahu akbar ❤
Mashaa Allah walashey Allah xa ku xifdhiyo
Mashaa Allah Gawar Aqli madan Waaye
qudba sirada waa xaaran
nabiga scw wxu dhahy nikaax ma jiro wali la,aan ah
Sowda qaalid walahay qaliya wlhi qisoyikaaga wan kahela❤❤❤
Masha'Allah 😊
ale khayr badan haku siiyo haku ilaliyo sida wanaag san hee aad qoyska somalida ulataliso gaar ahaan gabdhaha ajar iyo xasanaad alle hakaa siiyo insha allaa
M.a wlhi wa gabar aqli ❤❤❤ badhan
Mnsha allah aadbay uxikmad badned
Masha Allah tabarakallah
Wsc sister masha Allah sawda mohamud alle caqliga saliimka hakubarakeyo qisadasi waxoga wan maqley ninka ragow nacas nimadani naga daya oo dumarkiina usheega inaad lagursaneysan ama haku diido ama haku yaashe qurba sirahani ama meher xad kani naga dhafa dunidii nagu ceebeysene cunugasi meher xadka lagu dhalaya ama qurba sirahana diinta Islam ma ogola runtii gabadhu markey dhasho ayna cudud baxdo meher kale inaa lagu celiyo noqoneysaa ilmahasina xalal marna ma aha ileyn qurbe sire kugursate ama meher xad abaheedna ma oga hoyadedna sidokale ragow hablihii somali nagu dirteene doqon nimodani nadaya raga qurba jogta ah sifadani sameya inta badan hooy ❣🥰🌹
Walaahi saaxibadeedbaa caawisay caqligeeda keliya maaha
qisadan waan maqlay waliba mar aan sii fogayn baan maqlay waxan aad ula dhacay saaxiibtinimada daacada ee ka dhaxaysay labada hablood gabadha lala guursan rabay na aad bay u daganayd yacni waxaa iga yaabisay labadan qof sheekadooda sida ay talaabo talaabo ula socotay iyo sida aanay ninka waxba u dareensiinin ilaa intay ka sal gaadhayso warkiisa Alle dadka caqliga uma simin masha Allah Alle ha usiyaadiyo gabadhaasi way iga yaabisay marwo sowda Adigana waan ku salaamay Xbbti hore usoco
Woow masha Allah allahu akbar allahu akbar
Gaari guul insha Allah will ✅️ ❤❤❤
Masha alah alaha kuxafido abayo sowdo horay usoco
Mansha allaah aad ayaan uga helay qisadan Alle caqliga hawbarakeyo gabadha
sawda waan ku salamaya markaa hore sister waaxan odhaan laHa gabadhani manshaa allaah waa Fariiid walEE
M.a aqli ley ayey tahy saxbted dacad wye
Masha allah
Mnshlh wllo sawda
Drs sidan kuu jclhy hda ogaan lheed wa yaabi laheed absouletly love for deap
Alma maxay naag hayad masha allha caqligas alha isiyo 💞💞💞💗💗
Wcs abayo masha allha tabarikllha walahi waa qiso cajib ah wey jizakallha qeern abayo hor usoco ❤❤❤❤
Masha Allah
Xbbti sowda cdy waan kusalamay hbn wngsan
wan kaqaday wllo qaali
اللهم صلى على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل ابراهيم في العالمين أنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى آل ابراهيم في العالمين أنك حميد
عليه افضل الصلاة والسلام ❤❤🤍🤍🤍🤍🤍♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Hhhhhhhh war dumarka hadee kutashathan waa iskasithan nag libaxad ah igadeh caqli aye qabte
ASC QAALI AMA MARWO
Masha allh❤❤
Naaga nool bay ahaayeen
Shukran
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Mash Allh 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Wallo qali shekadaada waan ka hellaa markaa malaguqbaa
Keep going xbbti
gabadhan caqli uu ka dheeryahay wayna is baylihisay gabadha saaxiibadeed ah ayuu ilaahay ku asturay ee siday ugu sii ogolaatay in saaxiibadeed ula sii sheekaysato odaygeega xoog bay u khaldantay
M.s
M,a allah ❤❤❤❤
alla naxdin wynaa
Maasha alaah
asc
Mashallah
M a💖
Farax waxba helay😂😂😂😂😂😂😂😂
Waxaa wanagsaneyd inaay ufasaxdo
Saxibteed
Masha allha❤😂😂
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mansha alah
❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤
WCS
SCW❤
M.a
farax sas lo fashila😂 gawadha m.a wllhi wexe samesi iyo kasi badan samey dona i.n jada ka shakiyo😂
0
Ayaantaan laakiinse intee ka bacday Sawday?
😂😂😂
Wnka helaa
Qisoyinkaga
Qisa ku sheegi laha xageen kala so xiriray
halkaan igalasoxidhiidh wllo 00252616889436
@@sawdamqaalib hye wll
Asc
Amay ishiissa ka soo baxdaaa
adeer canadan joogaa oo xaasna iijoogtaa
jigjigana gabadhbaan lahaa aad udoonatide
laakiin sheekadii ninkii Canada xaaska kulahaa ee gabadha kaga soo cararay adds ababa yaaba ikhashifaye maxaan sameeyaa kkkkk
adeer sheekadaa waan kanaxay
kkkkkk adna hakasocararin hadaad gabadh guursato africa joogta
Mansha alah
Ma sha Allah
M.a
Maasha Allah
Masha Alla
shukran
😂😂😂
Mashaallh