Xogta Dahir Alasow Yaa ka dambeeyay khaarijinta Gudoomiye Cabdixakiin Dhegajuun.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • Xogta Dahir Alasow Yaa ka dambeeyay khaarijinta Gudoomiye Cabdixakiin Dhegajuun.

КОМЕНТАРІ • 270

  • @mohawadanioffical8092
    @mohawadanioffical8092 3 роки тому +8

    Intaa nabi MOHAMED(SCW) jaceel SUBSCRIBE iku cawii

  • @cameronboyce3566
    @cameronboyce3566 3 роки тому +7

    Umada somaliyeed yaan laysku dirin
    Habar gidir iyo mareexaan waa dad ehel ah .
    Waa wlaalkinn oo hargeisa idin kala so hadlaya

  • @MadaaleShow
    @MadaaleShow 3 роки тому +10

    Wll alle dartiisa subscribe igu saar iyo nabigeena mohamed SCW🥰😍

  • @abasmohomedfilms6993
    @abasmohomedfilms6993 3 роки тому +10

    Sug istaag ha dhaafin adoon 😭😭adoon akharin asc dadkeyga layga beerow dadka aduunka ugu qalisan somali maxamed waa youtube cusub furatay o ubaahan garab istaag subscribe ii saar ilahay dartisa iku saar rasuulkena maxamed dartisa iku saar😭

    • @garaadofficial8992
      @garaadofficial8992 3 роки тому

      Asc wll qaali SUBSCRIBE Nusaar adiga raali ah sxb sare cudsey waaye 89kn

    • @dahirosoble9903
      @dahirosoble9903 3 роки тому

      @@garaadofficial8992 war adigo ma qabil. Pad u shaqeysa dahicalaso

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf 3 роки тому +4

    NACAM BEEN MA SHEEGIN daahiroow CAAYR MAXAMED maalintaas beey dhinteen

  • @Burco.
    @Burco. 3 роки тому +4

    Hadaan nahay reer koonfuur dadkii masakiinta ahaa ee reer waqoojii aan xasuuqnay cuqubadoodii ba na gubaysa ar dadka cafiis aan waydiisano ama sidaas ban u gubanaynaa ilaa qiyaamaha

    • @UnluckyMonkey._.
      @UnluckyMonkey._. 3 роки тому

      Reer waqoyi rer konfur iska dhigayo thy dadkaas aad sheegayso dowlad marixan dishay not hawiye

  • @daahirhirsi7269
    @daahirhirsi7269 3 роки тому +5

    Caayr waa aarsanayaa raggoodiina focus-kaa saaran ee kuwii Sacad meel kusheeg Suldaan Nuur Khayre Ingiris Kornayl Dahir sh Axmad Genaral Qooje yaa dilay? nin ku sheegtiyo nin ku shuba waa ha biqlayso

    • @faarahbayle9677
      @faarahbayle9677 3 роки тому

      kuwaas meel loo raadiyo malahan waa shabab

  • @khadarabdullahi6471
    @khadarabdullahi6471 3 роки тому +4

    Daahiroow ILAAHAY ka cabso dadkaaga waan kugu taageersanahay inaad la taliso laakiin kicinta aad hayso waa lagu weeydiin wlhi qiyaamadda waxa afkaaga ka baxaayo.

  • @ashaabdulahi7923
    @ashaabdulahi7923 3 роки тому +3

    Wiilkaas ilaaheey ha u naxariisto gacan ka xaq daran ayaa dishay, balse Fidno abuurnimada Iska daa Fitnoole.

  • @qalanjoquruxsan8725
    @qalanjoquruxsan8725 3 роки тому +1

    Eelay ha ku cunto shubaa ku dhashey daahir dulli ku bah Raxaweyn dhusamareb uma bahna dhul qani bay leeyihiin Raxaweyn waa dad sharaf leh sxp iska dhacsha ragga duulan ka idin ku ah caac lama rabee qoor qoor meel saar HG kulahaa maxay dadka dheer yihiin nacalaa buun buunis kaagee ish dheh cabtoy waxba ma dhaantid yaahu dheh duf ku bax🇦🇿💪🇦🇿💪🇦🇿💪

  • @omarsafariofficial5219
    @omarsafariofficial5219 3 роки тому +8

    Walalaheyga qaliga ah subscribe igu cawiye hada nabigana jaceshahina 1kg gaari rabaha 30 biis iga dhimana I

  • @abdillahimuuse1709
    @abdillahimuuse1709 3 роки тому +1

    WALLEE DAHIR CALASOW IYO AXMED KABOLE OO DHEGA JUUN WALALKIIS AH KALA RAGANIMO BADAN, NINA YAAN LA SIYAASADEYN OO YAAN QABIILEYN AYUU LEEYAHAY , NINNA KACAAY DIRIRAAY AYUU LEEYAHAY..WALLEE DAAHIR CALASOWBAAN WANAAG KA TALIN...........

  • @ilhanomar9862
    @ilhanomar9862 3 роки тому +4

    Abwaanad Leyla juube ayaa la dhaha waa naag cayr cabsiiya ana ab iyo isir u aqaan

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 роки тому +1

    Waa ka xumahey wiilkaas la diley wuxu aha gudomiye fiican wuxu cawin jirey dhalinyarada familada bahan mesha dowlad ma taal waxa yaal mafia waxa lo direy arsi nacalad idinku dhacdey

  • @mohamedomat4028
    @mohamedomat4028 3 роки тому +1

    Ninkaan waa in meesha uu joogo dowlada ka talisa lugu dacweeyo sababta wuxuu abuurayaa dagaal qabiil.

  • @nurhawa646
    @nurhawa646 3 роки тому +3

    Ilaahey ka baq iskaddaa fidnada iyo umada aad kicineyso ka daa waa aduunee.xasuuso qabriga ciriiri ah een qofna kula hadleynin joog daahirow.

  • @hawoadan5448
    @hawoadan5448 3 роки тому +1

    Hawiye. Hawiye. Diley inafarmaajo. Umadir rallina kama aha habartoooy. Jooji. Qeylada idiyo. Daahir. Denbin

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 3 роки тому +2

    Illaah ka cabso waa shimanaysaa suaal baa kuu taala qabiiil iyo dad isku dir waa ka shalaayi doontaa

  • @salmaabdullahi4420
    @salmaabdullahi4420 3 роки тому +2

    Hawiye matihid Habaar kugu dhacyee umada ha iskudirin

  • @Samiirkey
    @Samiirkey 3 роки тому +3

    Saraakiisha beenta kadaay ayaga madilin dhagajuun dadka dilana wala yaqaan
    Mida kale shuceeb Abdi waa sargaal daacad u ah wadanka iyo shacabka soomaliyeed
    Daahiro jooji borobagaan daha xoolo

  • @ashaahmed2172
    @ashaahmed2172 3 роки тому +1

    Waryaa wiilow,
    Joogi fitnada, qabri baad galin.
    Qabiilka aadbuun buninaysid jooji IYO colaada.
    Dhamaan soomaliyay qabiil IYO jaahili gii ka gudba.

  • @MOHANHAYBE
    @MOHANHAYBE 3 роки тому +1

    markee eelaay live kasoogashy gurigi sheikh shaakir kulahaaa hhhhhhhhhh

  • @ifiyahadiintaofficial7686
    @ifiyahadiintaofficial7686 3 роки тому +3

    Fadlan subscribe saar chenel-ka hadii aad nugu cusub tahay like &share dheh si asxaabtada kale ula wadaagto idinkoo mahadsan

  • @umamaxamedofficial8670
    @umamaxamedofficial8670 3 роки тому +4

    Wll plz subscribe isara waxan ahay hoyo somaliyed oo kugu dhig ah UA-cam cusub ayan ahay plz 🙏

  • @rahmaosman7374
    @rahmaosman7374 3 роки тому +4

    Leyla juube codkaraa tahay allaha ku daysto xbtii

  • @reyansacdiyo1121
    @reyansacdiyo1121 3 роки тому +2

    dahir intaa sheegtay waa runtaa intaas waa jiraan

    • @garaadofficial8992
      @garaadofficial8992 3 роки тому +2

      Asc wll qaali SUBSCRIBE Nusaar adiga raali ah sxb sare cudsey waaye 89kn

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 роки тому +5

    Walalayal igu sacidA o ii saar SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @naciimoofficial
      @naciimoofficial 3 роки тому

      Wankusaraye isaar adna

    • @fiidowmrk
      @fiidowmrk 3 роки тому +1

      @@naciimoofficial abayo mcnt guuleso waligaa wAn ku saray adga ee ii saar SUBSCRIBED wll qali wadna mahdsanthy wll qali rabi ha ku xifdiyo waliga

  • @mohammedabdi7061
    @mohammedabdi7061 3 роки тому

    أعوذ بالله من الشيطان الرجيم.
    Wiilow warkaagu waa نبأ فاسق
    Asaas, dhugmo iyo dheg toona ma laha.
    Qaybta 2aad.
    Muxuu islamku ka qabaa xanta iyo warka beenta ah oo la fidiyo. نبأ فاسق
    قال الله تعالى: «يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آَمَنُوا إِنْ جَاءَكُمْ فَاسِقٌ بِنَبَأٍ فَتَبَيَّنُوا أَنْ تُصِيبُوا قَوْمًا بِجَهَالَةٍ فَتُصْبِحُوا عَلَى مَا فَعَلْتُمْ نَادِمِينَ» (الحجرات: 6)،
    Quranka kariimka ah ee Allah sida xaqa ugu soo dejiyey Rasuulkeni Suubana csw ee run lowga iyo aaminka ahaa ee aan abidka wax qalad ah ku dhawaaqin/kana dhicin maalina keliyana ha noqoto. Wuxuu ahaa rasuul aan wax baatil ahi ka dhicin hortisa iyo gadaashisaba. Subane Nebi Muhammad csw wuxuu uga digay qof kasta oo mu'min ah xanta ama hadalada beenta ah oo bulshada lagu dhex fidiyo.
    اشاعة or rumor
    Isaga oo cadayey inay xanta iyo arimaha oo laga been sheego ay furto albaabada FITNADA.
    Waxay shareecadda diintu ka degtay digniin wayn in la rumeysto wax kasto la sheego oo XUN, xitaa hadday yar tahay.
    Waxana laga wereyey Rasuulkii csw inuu yiri:
    كفى بالمرء إثماً أن يحدث بكل ما سمع، كما قال عليه السلام.
    Qof dembi waxa ugu filan inuu ku hadlo ama sheego wax kasta oo u maqlo.
    Faruuq Cumar Allah haka raali noqdee wuxuu yiri:
    إياكم والفتن، فإن وقع اللسان فيها مثل وقع السيف،
    Iska jira fitnada, waxa carabka ka dhaca sida waxa seefta ka dhaca ama goyso oo kale.
    Haddii aynu soo qaadano Qaswaddii Uxud iyo markii u dhintay Mascab bin Cumeir, waxa la fidiyey inuu geeryooday rasuulkii csw. Waxa kala daatay ciidankii Muslimiinta oo iyada oo ay sabab u noqotay warkas beenta ah. Qaarkood waxay u carareen magaladii Medina iyaga ka baxay dagaalkiba. Qaarna dagaalkiba way iskaga baxeen. Belaayada iyo dhibta musliminta ku dhacay ama waxaas oo dhib ah waxa u sabab ah
    نبأ فاسق
    War qof faasiq sheegay.
    Hadaba haddaynu u soo noqono Ayat qurankabkarimka ku jirta ee Surada Al Xujurat ee lixaad oo micnehedu yahay:
    Kuwa Xaqa Rumeeyow Hadduu mid faasiq ah war idiin keeno, warkas iska hubiya si qoom anay uga falcelin warka beenta ah oo aanay ka gadaalna uga qoomamayn falcelintii warka beenta aha ay ka falceliyeen.
    Sababta ayaddu u soo degtay ama sabab nazulku wuxu ahaa:
    Markii rasulkii csw ninkii Waliid bin Caqaba bin Abu Muceid qabiilka la oran jiray Bin Al Mustalaq u diray si uu uga soo qaado Sadaqaatkii. Hadaba markii rer Bin Mustalaq warka heleen ama fariintii Rasuulka csw way farxeen oo isu soo baxeen si ay ula kulman Rasuulka Csw.
    Hase yeeshee ninkii Walid Bin Caqaba Bin Abu Muceid waxay la noqotay inay u soo baxeen inay isaga dilaan, wuxuna ku noqday Rasuulkii Csw.Wuxuna ku yiri Rasuulkii csw" Rasuulkii Ebbow way diideen Bin Mustalaq inay sadaqddii bixiyaan".
    Arrinkas Rasuulkii csw waa uu ka cadhooday, cadho wayn. Rasulkii Ebbe isaga oo ka fekeraya in duulan lagu
    Saaro Bin Mustalaq aya waxa u yimid wefti ay soo direen oo waxay ku yiraahdeen"Rasuulkii Ebbow ninkii aad noo soo dirtay jidka meel dhexe marku marayey ayuu ka soo noqday, waxayna nala noqotay in soo noqoshadisu ahayd mid xagaaga ka timid oo salka ku haysa inaad naga cadhootay, diyaarna uma aanu ahayn cadhada Ebbe iyo midda Rasuulka midna. Markas ayaa ayadani soo degtay.
    لآية: «يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آَمَنُوا إِنْ جَاءَكُمْ فَاسِقٌ بِنَبَأٍ فَتَبَيَّنُوا أَنْ تُصِيبُوا قَوْمًا بِجَهَالَةٍ فَتُصْبِحُوا عَلَى مَا فَعَلْتُمْ نَادِمِينَ» (الحجرات: 6)
    Hadda ninkan wayn aniga oo aan rabin inankuba xad gudbo nin shaqadisuba tahay qabyaaladdii layno sheegay in qofkii in yar oo iyada ahi laabtisa ku jirto JANADA EEBBE URIN, ayeynu waxaynu u jeedna inta gef, meel ka dhac,fitno, iyo fidin War aan xaqiiqo meela ka soo gelin uu akhrinayo.

  • @AliAhmed-sv9bu
    @AliAhmed-sv9bu 3 роки тому

    Habargithr wahabadan haaran waayuntey markaan waalagalbinayaa gurigeedaalagadhahawasayaa ishacalaahh

  • @abdirashiidali8692
    @abdirashiidali8692 3 роки тому

    Waa dhab weeye habeenkii gurigii cabdi shakuur..la weeraray..ee layska laayey..ayaa la ogolaaday inuu dhiigu socdo oo wax fudud laga dhigto...

  • @kowsar39
    @kowsar39 3 роки тому +2

    😭😭😭😭😭😭

  • @nimconimco2594
    @nimconimco2594 3 роки тому +2

    Dadkaan hory noodulysteen walle shalana wxy eheed dhcdadii xirsilugeey oon wllkey mcne kuwaaya maantana waa wiilkeenii cbdxkiin dhagajuun 😭

    • @KalelaChannel
      @KalelaChannel 3 роки тому

      Xawaadle ku laaye maxaa cid aan far kulaheen dusha ugu saari. Xirsi Lugeey waxaa sababay saraakiishii reer diini oo Ceyr laayay.

  • @ahmedaamin4445
    @ahmedaamin4445 3 роки тому

    Daahir beenlow
    Habagidir ha qaldin masakinta xawadle iskama celin karane
    Shuba ku dhashee garac yahow

  • @cabdicismaan5126
    @cabdicismaan5126 3 роки тому

    Alla muxuu dab shiday daahir calasow war kani in LA dilo weeyaan

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 3 роки тому

    Cabdiraxmaan dhagajuun Ragga dilka fuliyay waa hawiye balse dhagarta farmaajo ayaa soo maleegay

  • @liixkaroonliixkaroon8041
    @liixkaroonliixkaroon8041 3 роки тому

    Adinka marka baydhabo tageeyseen hooyadiina miya lagu qabay

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 роки тому

    Hadey aqli leyihiin galmudug ayaa ka weyn hadey furan lahayeen dekeda hobyo dhistaan eroporto dhistaan marakiibta waxa lagu so dejin laha hobyo wana shaqeysan lahayeen wexey furi lahayeen dalxiiska

  • @sahranur1991
    @sahranur1991 3 роки тому

    Wayaa iska amus nabsigi Cabas siraji aya idinhaysta manaladilaya maxadqadikartan

  • @اميحيا-ز1ط
    @اميحيا-ز1ط 3 роки тому

    Dahir sxb turkiga Ka hadal somalida wadanka dhibato ugu so orden bey mlin wlba tarxil Ku Hya dib wadnka ugu celiyan midka safarda somaliya u fadhiya sxb yac Naga dheh

  • @cabdallayare4554
    @cabdallayare4554 3 роки тому

    Kuwaan waa kuwii dalka burburiyay waa kuwii Daarood Muqdisho ka qixiyay oo Guryahooda haysta waligood nabad mahelaayaan haka yaabin ineey nabad helaan

  • @hassannur7443
    @hassannur7443 3 роки тому

    Daahir Calasoow, wax garad ayaan u maleeyn jiray. Illeen ninka waa moorayaan caadi ah. Caqligiisa waa kii 1990 gii. Sidee qarannimo iyo dowlad nimo lagu helaa haddii qofkii la dilaba qabiiladu dagaalamaan? Laga soo bilaabo 1990, Cayr inta qof oo ay dishay oo xaq darro lagu dilay ha la soo xisaabo.

  • @ugaasduceysane4442
    @ugaasduceysane4442 3 роки тому

    Xadiiska waxaa jebiyey oo Lacnadu ku dheceysaa kuwa dowlada ku ganbanaya oo dadka qarax Yada u dhigaya oo koxdooda ugu jirta mujahidiinta dhahaya anagaa dilnay markii kistoda meel loogu calameyo

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 роки тому

    Ugaska iyo qorqor waa in laga tarxiilo galmudug o ey racaan saxibadod ugaaska caloshiisa ayuu u adega sida qorqor carurtii laga watey galmudug o laga gatey eriterea itopia qadar muxu uga hadli wayey muxubu dhihi wayey qorqor carurtii keen ama nolol ama lafahodii

  • @abdikadirnur1388
    @abdikadirnur1388 3 роки тому

    BAL xisaabiya inta dad soomaaliyeed ee habargidir dishay.

  • @somdhabah6059
    @somdhabah6059 3 роки тому

    Caaac caaac...Sac, dibi, lax, wan..bal arka waxaan duliga ah..Ciyaal iyo naago warkooda noo keen anaka..Caqli aan ahayn qabiil iyo dad isku dir waxaan ahayn garanmayo duligaan bidaha u eg..

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 роки тому

    Somalia hadey xukumi lahayeen gaalo runa ama yahud saan kuma jiri leheyn carur lama gadan leheyn miinoyinka muqdisho shacabka lo dhigo kuma jiri leheyn sbarro iyo moryaano ma jiri leheyn dhalinyaro la kireysto iney naf ka qadan biniadam ma jiri leheyn somalia wexey adunka ka danbeysa kunsano ilahey xata waa ka cararey

  • @KalelaChannel
    @KalelaChannel 3 роки тому +1

    Ninkaan been badnaa. Mareexaan ma aha dad cuqdad yaqaano. Dhagajuun kursigiisa ayaa lagu diley si looga qaato.

  • @jeykacade3253
    @jeykacade3253 3 роки тому

    Habartan caacda leh iyo adiga afka biijada leh waxba isma dhantaan qabiil wa dhamaday sxb qufkaasna waqtigiisa dhamaday meeqa is dileysay wiilkaasna Allah ha u naxariisto

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 роки тому

    Ebogey ugaaska waa cawaan la gatey caloshiisa ayu u adega aqli gaab miya shacabka la ugarsanayo la kala gatey meydka xata lo diidey dhalinyaradii somalia la gatey miinoyin lo dhiigo

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 роки тому

    Bandoyin mafia a mahaan ka kacdey 7nacalad idinku dhacdey gudomiye wanagsan ayey dileen naarta ku wara kuwa diley kuwa ka danbeyey

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 роки тому

    Miiney somalia saan isku bedeshey ilahow ha igeyn aniga iyo intaan dhaley waa ka xumahey shacabka masakiinta dhalinyarada carurta qof la deynayo maleh nimanka diidan somalia iney degto carurtoda wexey ku damashadaan dibada kuwii somaliana jahiliin la kala gatey leysku layey waa wadan ilahey xata ka gurey

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 роки тому

    Dahirow hawiyaha ad shegeysey od fanineysey waa cawaan isbadaya kuwa afdubey nimanka iyo baburta sow ma aha moryaanta hawiye

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 роки тому

    Kuwa kireystey wiilashaan o rabey jegeda gudomiyaha waa in ayaga kawanka la saro kuwa arsadey o diley gudomiye wanagsan o shacabku isu mid aha saan hadey noqotey somalia halaga guro naftiisa ayaa ka qalisaneyd kursi gudomiye iney dilaan ma aheyn

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 роки тому

    Mel kabo leysku asayo carurtii la gadanayo dhalinyaradii laga dhigey darogati al shabaab o lo geliyey dhar askar si ey u dilaan kii karti leh shacabka banadir galmudug waxa leydinku haya miinada eriterea kufsi al shabaab leydin kireystey

  • @gacalo6709
    @gacalo6709 3 роки тому

    Daahir Waa kugu raacsanahay habeebkaas cabdi Rahman abdu shakur marka ka wareeray intuu rag ahay ka dilay hadaba la duugay ayaa hg hadii saas ka yeelayo hawiye dhan Waa ka baraweeye meel ceyr laandheere Saas la yeelay kuwo kale Maxa u taalo farmaajo iyo sixirkiisa ha ka iska qabto

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 роки тому

    Dhalinyaradii nin walba o moryana o dhiig caba ayey wexey u sameysteen dharka askarta bilado bena lacag siiyaan iyo darogo ayey wexey u diraan iney dilaan shacabka ama badaan ama arsi ama kursi ka dhaxal ha leyska xoreyo mafiyada

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 роки тому

    Dahirow aniga waxan aminsanahey somalia wexey heystaan diinta qabiilka waa xasidka kowaad dhaxdoda dhalinyaradaan la kireystey o labiska boliska lo xirey o la sirey waxa ka danbeya dad ka waweyn

  • @muqtarkhalifhassan1344
    @muqtarkhalifhassan1344 3 роки тому

    Daahir ilaahay kabaq qabri iyo qiyaame ayaa kaadanbeeya iskudirka mumada iskadaa ilaahay ayaaaku israaqayee iskudirka hakuraasaniin lacag ilaahay kacabso angu ma ihi mareexaan hargidir waxaanahay adoo ilaahay oo adiga kuunaxaya qabri iyo qiyaame kabaq

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 роки тому

    Dahirow waxa ronaleheyd hawiyaha ad shegtid iney isku dhiibaan somaliland isaaq lagama yaabo dhalinyaro isaaqa inta la siro lo geliyo dhar bolis iyo bilado beena iney dilaan qof biniadmiya waa dadka somali ugu aqli badan rejenkoda wey dhiisteen dadka la dega nabad ayey ku jiraan hawiye waa dadka somali ugu aqliga yar dhaxdoda 50dolar ayaa lagu gata dhalinyaradodii intey dameraha wadan lahayeen ayaa la kala gatey kuwa harey somaliland u gura

  • @ima6291
    @ima6291 3 роки тому

    Beenlow muqdisho dhan ma bananbixin

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 роки тому

    Somalia hadey hadey ahaan lahayeen muslin runa ama kiristaan runa ama yahud runa ma ku jiri leheyn qabiil dagaal al shabaab carur la gadanayo o hoyo dhashey somalia waa u dhamatey

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 роки тому

    Waa gabar gesiyada ha iska jirto yaan la dilin u badi wiilashaan askarta waa qasab in fohad u siiyey darogo o bistolad madaxa laga qabtey waxa ka danbeya dowlada mafiyada mingiste u adega

  • @maryanmahamed4147
    @maryanmahamed4147 3 роки тому

    Ceyr waa arsada wana is naqaan ilko yarta guul lagaga danbeyo guul maha

  • @xabadkeysed9998
    @xabadkeysed9998 3 роки тому

    Dameer calaseey hawargidir qiima iyo magaca ee leedahay ceer ayaa u yeelay hadii eey ceer ahaan laheen caydiidka aad ku faantaan sacad ma jiri laheen somalia oo dhan ayaa og in eey ceer dhiigooda igu maqanyahay ljn waxaan rabaa in aan ku weydiiyo hadii oo u dilay aarsi ninka xawaadle kan muradana muxuu u dilay naga jaahil bixi been iyo barabagaado ayaad mesha ku heysaa ninkaan waxaa noo heytaa dhiigiisa farmaajo not xawaadle raga la afduuway aan sheegeysana waxaa loo heysaa ninkeey gariga kala dageen eey dileen ceer oo adiga hada afkaga ka qirtay

  • @abdiazizkuli8755
    @abdiazizkuli8755 3 роки тому

    Arinti wazir cabaas siraaj awey ya diley ogow ka hooyo aya dhashey

  • @xabadkeysed9998
    @xabadkeysed9998 3 роки тому

    Damiiroow waxaad kaloo ogaataa dadka is hesto in eeysan ahaan xawaadle iyo ceer waa jilib meelana islama istagi karaan ceer iyo xawaadle xawaadle waa qaiik ceer iska dhaafa hawargidir oo dhan la isku geeyay waxaa ka badan cali madax weene af samiiso hadii kale mesha joogto waan naqanaa carabkaan ween ayaa lagaa jaraa

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 3 роки тому

    Walee somali wali jaahiligii qabaliyada iyo dhiig layska daadiyo ayay wali marayaan. Dhulka intaa leeg shisheeyaa inoo ga shaqayn lahaaa wuu inaga badan yahay shame on you somalis

  • @sabrinaomar9800
    @sabrinaomar9800 3 роки тому +1

    ebow cer oo mid eh waxa ka fican habar gidir oo mid eh ee tas ka shaqey in Sha alah

  • @monahashi8068
    @monahashi8068 3 роки тому

    Wiilkaan xumaa war heedhe dadku waa walao wa somai ha isku dirn wariye qabile

  • @nastehadahir4411
    @nastehadahir4411 3 роки тому

    Ale kabaq dadka ha iskudirin dabna hashidin alekabaq qabiil faa ido maleh

  • @cabdallayare4554
    @cabdallayare4554 3 роки тому

    Isku soo wada duub dhamaan qofka dhintay iyo kuwa dilay waa Hawiye ee idinka isku taga oo dalka dhibaatada ka dhaafa

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 3 роки тому

    Alaah ka baq dadka ha isku dirin marbaa alaah hortiisa lagu soo istaaji waxa aad sheegayso run iyo been acuudu bilaahi minashay daani rajiim

  • @gacalo6709
    @gacalo6709 3 роки тому

    Qof walba marka loogu talo galo dhimana laakiin muhiimada waxa tahay Wixii dilka galay tiirka loo taago hadii loo taagi waaye Waa in cad loo aarsado hadiiba aano loo dilay Waa in aanado soco ilaa heerka ka doono bal hadii nala goos goosan karaan

  • @rahmaosman7374
    @rahmaosman7374 3 роки тому +2

    Leyla juube codkaraa tahay allaha ku daysto xbtii

    • @fatuushppe3140
      @fatuushppe3140 3 роки тому +1

      Bentaa mha abyi ilaah haino daayo abwanadena

  • @akocha1048
    @akocha1048 3 роки тому +6

    awood ayaana lahayn maahee maanta cayr sidaa lama yeelen alla maanta mxaan ciishoonaya oon uurka ka ooyayaa 😭😭

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 3 роки тому +3

    Gabadha. Waa. MashaAllah Tabaraka.

  • @Qani911
    @Qani911 3 роки тому +2

    Fadlan isaar subscribe alle jannada hakugu casuumo ❤️🌹🎈

    • @garaadofficial8992
      @garaadofficial8992 3 роки тому

      Asc wll qaali SUBSCRIBE Nusaar adiga raali ah sxb sare cudsey waaye 98kn

  • @liixkaroonliixkaroon8041
    @liixkaroonliixkaroon8041 3 роки тому

    Istubut baa tahay wana laidin kufsanaaa weliba

  • @cabdicama7917
    @cabdicama7917 3 роки тому

    Jaa juusnimo ayaa lacag ka rade dahir calasow

  • @purespeedyt3676
    @purespeedyt3676 3 роки тому

    Dahir jppji qabiøka wa dhamadsy

  • @khadanmahmed1710
    @khadanmahmed1710 3 роки тому

    Mareexaan baa dilay ku daa hawiyaa dilay kadaa

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 3 роки тому +1

    Hawiyoow marexaan dhinac iska mariya gaar ahaan hg marexaan waan isdhalnayda ku haya cidaas waa yeey derisnimo iyo waxlawadaag maleh dowladnimana iskaba daa iyagoo duurjooga ayaa xiligii afweyne xaraan lagu naaxiyey ineey tasoo kale usoo noqoneyso oo eey markale xamar ku macaashi doonaan ayeey maskaxda uga fariisatay waa wada washeen dal iyo dibadba habrahooda boqol jirada ah xitaa waa cabaadayaan kooda ugu miir qaba waa dabcasar halaga xaaqo cidaas dhul hawiye

  • @maxaadhacay9529
    @maxaadhacay9529 3 роки тому

    Haa run waaye xaarmaajo halagasaaro tuuga

  • @mohamedabdi3353
    @mohamedabdi3353 3 роки тому +5

    Allha u naxariisto ayaan leenahy walalken cabdxakiin dhaga juun mida xigta anaga hadaan nhy beesha murusade haduu dambigaa ku cadaado wiilkaa xukunkiisa waa dil mana jirto sabab aan ugu hor imaan karno walalaheen hg aad Baana ugu xunahy geeridaa farmaajo iyo wixii ku fikir ah lamid baan idinkala nhy sry Mar 2aaad walaheen ceyr ❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @barlinmahamudsabriye6471
      @barlinmahamudsabriye6471 3 роки тому +1

      Maansha allah illah aboowe Daahiroow ha isku soo feen. Dadka Soomaliyeed. Isir naceeb kulahaa. Dadka ha isku soo feen.

    • @mohamedabdi3353
      @mohamedabdi3353 3 роки тому

      @@barlinmahamudsabriye6471 mahadsanid abaayo

    • @QotofUmmuSaad
      @QotofUmmuSaad 3 роки тому

      Masha Allah Mohamed and I Allah hakaa abaal mariyo hadalkaga wanagsan sad ayaa laga rabaa qof walbo o somaliyed

    • @QotofUmmuSaad
      @QotofUmmuSaad 3 роки тому

      Tanii daulada maaha e dadka wacyi galiyaa yaani lsiskudirin hawiye

    • @QotofUmmuSaad
      @QotofUmmuSaad 3 роки тому

      Waxa sasa losameyay in xawadle iyo murursade lagudiro habargidiir.waxasna waxa kadambsysa farmajo Allah hakuceliyo balayada ulawaregayo

  • @najiibcabduqadirmaxamuud8163
    @najiibcabduqadirmaxamuud8163 3 роки тому

    Duli ayaa tahay umada ha isku dirin allha kabaq

  • @muna3081
    @muna3081 3 роки тому +2

    Daahir cade noolow walal

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 3 роки тому +12

    FIDNO WAA HURDEYSA QOFKI KICIYA LACNAD ALLAHA KURID WAA XADIS SAXIX AH.

  • @salmaabdullahi4420
    @salmaabdullahi4420 3 роки тому

    Ala muxuu umad isku direey

  • @mohamedmahdi1373
    @mohamedmahdi1373 3 роки тому

    Qabilka unbaad ka shaqaysaa

  • @hoyosamatar2354
    @hoyosamatar2354 3 роки тому

    Umadda finada ka daa qaran dumis

  • @retajoffinal1750
    @retajoffinal1750 3 роки тому

    Xaq baa kasoo baxay ceyr

  • @beerdilaacshe658
    @beerdilaacshe658 3 роки тому +7

    ALLAHA U NAXARISITA MUSLIMIINTA aaway dilkii wasiir siraaji yaa ka hadlay

    • @qalanjoquruxsan8725
      @qalanjoquruxsan8725 3 роки тому +1

      Wllhi been ma ahan yaa loo tooktey wasiir siraaji HG dadkooda waa dad kle waa mijin miyaa daahir waa la dhiman siraaji nin ceeyr baa toogtay cadaalad ma helin markiina adkeysta Geerida cidkasto bay taaban

  • @sahromohamed9716
    @sahromohamed9716 3 роки тому +1

    Been ha sheegin dawladda faraha ka qaada

  • @salmaanalfaris1424
    @salmaanalfaris1424 3 роки тому +1

    War reer xaaji waa waalidkaa marke kaleexo cidka wax umadhibine edab yeelo adeer

  • @micraaj6621
    @micraaj6621 3 роки тому +1

    Mooryaan iyo naagahodii ba mesha ka qaylinaya aaway ragii may hadlaan Ala ha naxariisto marxuumka

  • @yaasiinciise9942
    @yaasiinciise9942 3 роки тому +3

    Habar-gidirey ama hadalka daahir alasow qaata oo markaas hadaan iyo haama foorara ha isinku dhacdee ama somali baa tihiine somalina wa lalaynayaye wax laqaba iyaga qofki qof dila aakhiray dhibku u danbeeyaa hadda wax fahmaysaan.

  • @halyeydhaladah5831
    @halyeydhaladah5831 3 роки тому +1

    $6 maad siisay tan🤣🤣🤣

  • @infaymousson7426
    @infaymousson7426 3 роки тому +1

    Doqonow saleebaan markaad dadka xasuuqayseen danahooday raacanayeen sidaas ayay ku badbaadayaan

    • @garaadofficial8992
      @garaadofficial8992 3 роки тому

      Asc wll qaali SUBSCRIBE Nusaar adiga raali ah sxb sare cudsey waaye Asxaabta 98kn

    • @asmahapyy3750
      @asmahapyy3750 3 роки тому

      Tukaamada iyo santi cisaabis ee haayeen

  • @kariyesoomaaliye9642
    @kariyesoomaaliye9642 3 роки тому

    Waa run

  • @mumtaznimco6027
    @mumtaznimco6027 3 роки тому +1

    Waryaa ugaas ogaaden maxaad masal oga dhigataa nagadaa awowgaa afka laga janeeye ee somaali sas intey waxudulmi