Sidee Taakeeye ula baxay Wariyeyaasha Qubanaha Dahir Alasow siyaasadda

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 484

  • @mohawadanioffical8092
    @mohawadanioffical8092 3 роки тому +23

    Intaa nabi MOHAMED(SCW) jaceel SUBSCRIBE iku cawiyaa wll allha dardiis

  • @caydaruuscalimuuse4984
    @caydaruuscalimuuse4984 3 роки тому +14

    Qof kasta waxan rajaynayaa in muraadkiisa oon macsi lahayn Allah siiyo all Muslim Aamin

  • @mkaqyar8868
    @mkaqyar8868 3 роки тому +19

    All you think is tribe while you are enjoying life in a peaceful country you want Somalia to remain unstable. Too bad.

  • @maryamjama5179
    @maryamjama5179 3 роки тому +4

    AUN Genaral Caydiid Amiin.
    Waa KU Raacsanahay in dhegta dhiiga Loo daro Ninkii Dila Ogaadeen . Waayo ninka dila sacad wuxuu lamid yahay nin dilay ogadeen.
    Ninka dila ogaadeen waa nin dilay Sacad.
    Taakeeye halasoo qabto.

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 3 роки тому +12

    Balayadan indhaha yaayuurta leh masiybo haku dhacdo wa gacan kudhiygle qof kiyh uhiliyo qabiiyl ninkan waxba ismadhaman aqiro iyo aduun takeyo alahiy ku soqabtay ayah mahad leh

    • @somalimaantatv1522
      @somalimaantatv1522 3 роки тому +1

      Asxtaiicimaada UA-cam filim ayaa soodhigaa halii cimaa mada subscribe ua-cam.com/channels/Bf71NHj6g3GS7A5MkLJZ5A.html

  • @ubaxmohamed4223
    @ubaxmohamed4223 3 роки тому +21

    Afar naagloow
    Amaraa kuheesto
    Ilaahey taakeeyo
    Xaqa wiilashaa dishay
    Kuqabay

    • @MohamedAhmed-mu3cw
      @MohamedAhmed-mu3cw 3 роки тому +2

      Ubax Adigu
      Dagaal Qabow oo maseer ku Haya miyaa
      4 xaasle Amar ma haystee wey u dhacatay lol 😆

    • @hamdiyassin6349
      @hamdiyassin6349 3 роки тому +2

      Mohamed Adigu ma ciidamadiisa baad kamid tahay waa adiga difaacaya

    • @ubaxmohamed4223
      @ubaxmohamed4223 3 роки тому +3

      @@MohamedAhmed-mu3cw
      Kkkk
      Nin yahoow 10
      Haduu ilaguursan
      Lahaa abaal baankuqabi
      Lahaa xaajiga 18 sano
      Ayuu xanuun sanaa
      Xanaano daawo niyad
      Dhis inta aniga igu koobneed
      Haduu qabilahaa dumar soo
      dhibaatada la ilamaqeebsaden?

    • @haniismail3317
      @haniismail3317 3 роки тому

      @@MohamedAhmed-mu3cw maseer nama hayo Mohamedaw huuno ee daalinkan dadka soo laayey baanu layaabanahay siduu u dhaqo 4 haweena ee uu qabo

    • @MohamedAhmed-mu3cw
      @MohamedAhmed-mu3cw 3 роки тому

      @@haniismail3317
      Ninkaan
      Cadkiisa Somaliweyn ku Badiyey
      Hambalyo Leeyahay
      Wixii uu diley hadey jirto waa xisab Kale
      Africa iyo 4 xaas mega Nice lol

  • @zaymolabdullahi4775
    @zaymolabdullahi4775 3 роки тому +1

    Muqdisho waa casumada somaliya waxana cadi ahan ayka dhexeysay somali oo dhan lkin marki reeer ay isasiyeen muqdisho oo misana umda somliyed ku dulmiyen kuna dileeen way dagi weyday muqdisho mana dagi donto hadan xqa lgu dadalin lana dudusiyin dadka naga hoseya kuwa hada kunolna lagu ixtiramo waxay noqondonta mel cadiya o dagan

  • @mohamednur137
    @mohamednur137 3 роки тому +14

    Allow dhiig beni adam ayaan ka magan galay.

  • @shamsah2219
    @shamsah2219 3 роки тому +1

    Marka eed malha dilka dil baa ka horeyay Taakiye danbi malha oo dadkisa ayaa ladilay marka arsasho ayey ahayeen Doonyale ayuna u aray marka hawiye cakhli yeesha Taakiye danbi malha darood ku ayguba wa arsadeen ayaguba dadway layeen marka waa iska aarsasho sheekada hawiyba wax buu ka dilay Abgaal iyoSacadba dad buu kadilay marka Taakeye waxaa lagaa rabaa in dadka aad dakooda dishay waad garaneysaye cafis waydiiso si ilahay kugu naxariisto hadii kale dadka aad dadkoda laysay manta way soo jedaan oo waxaad nokhonaysaa in aad marwalba cabsibku noolato walaala kafiirso intay goorigoortahay ilahay ha ku badbadiyo amiin yaarabi

  • @AAAaaa-wl7jo
    @AAAaaa-wl7jo 3 роки тому +4

    Aniga heygu darlin.. Mafahmayo waxas oo dhan ee Taakeeye unba ii wuuqda ...Allahu Akbar

  • @cabdiquduusbinuaxmed8003
    @cabdiquduusbinuaxmed8003 3 роки тому +16

    Meeshan sacad baad kaga warantaa jiir haan ku waynaday somalia oo dhan nooga waran hadii kale weliga tuulooyinku wreeg

    • @hamdasahalvlogs7078
      @hamdasahalvlogs7078 3 роки тому

      😂😂😂😂

    • @sucaadmacalincilmi1304
      @sucaadmacalincilmi1304 3 роки тому +1

      Sacad waa dad taariiq dheer leh saas ayaay kudhacdaa in inta bdn laga hadlo

    • @cabdiquduusbinuaxmed8003
      @cabdiquduusbinuaxmed8003 3 роки тому

      @@sucaadmacalincilmi1304 aan ku saxo idinkuun baa iska hadla takale heer waliba waxa uu isu yaqaan kan ugu fiican 100 sano baynu taa isku wadnay waxna ka keeni waynay sxb from burco

  • @Abshir252
    @Abshir252 3 роки тому +2

    ina lilaahi wainaa ilaahi raajicuun. Yaah Allah waxaan kaa magalnay dhiig Islam qabiil kuu doono ha ahaatee... Rabbi ha u naxaristo dhamaan dhalinyarada meeshaa lagu xasuuqay. Isagana Ilaahay ha waydiisto toobad, magna ha iska baxsho haduu awoodo. famil kaas na ay ka dhasheen marxumada cafis ha waydiisto. Yaa rabb naga madoobee qabyaalada wadankana nabad nooga dhig. Daahir calisow please qabyaalada magac yadooda iska daa pls. shaqsiyada magacyadooda kaliya ka hadal waayo dadkeena ayey sii kala fogeyneysaa. 😨😨😨😨

  • @whome4851
    @whome4851 3 роки тому +12

    Ogaadeen Daarood ma aha aa??? Waryaa afkaaga ilaasho

    • @AAAaaa-wl7jo
      @AAAaaa-wl7jo 3 роки тому +1

      Kkkkkk...Buufistam
      Who's telling. That 😏 not me

    • @farxiyoabshir8580
      @farxiyoabshir8580 3 роки тому

      Yaaweye hadaa

    • @ebjirabdi592
      @ebjirabdi592 3 роки тому

      Maxad. Kalahadli. Qaniskan. Wacalka åh. Dahir wa alguliste

  • @amransuper431
    @amransuper431 3 роки тому +7

    Aniga waxan oranlahaa 4 xaasle suffyaan hala iska daayo waayo cadaabta akhiro ha ku gubato.

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 роки тому +5

    Daaroodnimo u dilay

  • @hannaha188
    @hannaha188 3 роки тому +2

    Dollo 💚💙❤️adeerkay guul guul

  • @dahabonoor4285
    @dahabonoor4285 3 роки тому +7

    Daahir calasow been baad sheegtay. Nimanka majeerteen ayagaa la laayey. Waxaa laayay. Jabhadii hawiye

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 3 роки тому +2

      Dahabo noor adaa been sheegtay Majeerteen faataxo ma akhrineyn ee jabhada hawiye iyo jabhadii majeerteen wey is laayeen waana la ogyahay iney is laayeen

    • @najmajama8059
      @najmajama8059 3 роки тому +4

      Dabaal nimada ku jirto ayee isku dileen oo wadankodi iska dumiyeen oo ila hada nabad la'aan ku noolyihin somali

    • @abdirahmanalimohamed1419
      @abdirahmanalimohamed1419 3 роки тому +2

      @@najmajama8059 . Waa runtaa.

    • @cadar1499
      @cadar1499 3 роки тому

      Waaxaan rabi lahaa in AQIRO qabiil u saftaan yeey ka dhinteen? Wixii dhalay kaliya aqli daranaa

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 3 роки тому +1

      @@najmajama8059 waa runtaa Soomaali wey is laysay Alaha dhexdooda nabad ha dhigo Aamiin

  • @nihamqurux3267
    @nihamqurux3267 3 роки тому +2

    Dhiga ciyar maha qaar badan ba ugu hilinaya lakin ogow qofkasta denbigisa isaga leh akhirradina ilashada hoy ☝️

  • @aliawad9607
    @aliawad9607 3 роки тому

    Mooryaantii weriyayaasha naqday daahir calasow waa ka mid ogaada dadkii uu laayeyna waa la soo gudbin doonaa dhowaan insha allah

  • @umumasoodumumasood5900
    @umumasoodumumasood5900 3 роки тому +5

    Daahir alasaw dadkan dhan waa family gayga

    • @Somfox1
      @Somfox1 3 роки тому +1

      ADEER SOMALI OO DHAN FAMILYGAAGA HA NOQOTO DIID in xaqdaro somali lagu dilo .. SOMALI WAA HAL Qoys qabiilkeenu waa somali .. ogow in TAAKEEYE dilaaga iyo mid hore oo gabadh xaskiisa dilay aan aad uga naxay ku faan somali ader UMU.. MASOOD KOLEY HOOYAAD TAHEE DIID DHIIG SOMALI OO LA DAADIYO WALAAL .. QABIILKEENU WAA SOMALI ua-cam.com/video/b5jg83kfjdU/v-deo.html

  • @hamseahmedabdi5273
    @hamseahmedabdi5273 3 роки тому +3

    Taakeeye waa gacan kudhigle weyaan ninkaas taasi waa xaqiiq weyaana.

  • @khadarhassan2634
    @khadarhassan2634 3 роки тому +3

    Daahir Calasow Waa Sir Doon Iyo Falanqeeye Aan Caadi Aheyn .Guuleyso Inadeer.

  • @abdulahmad2368
    @abdulahmad2368 3 роки тому +1

    Taakeeye taakada asigeey ku taagantahay caawa

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 3 роки тому +20

    wuxuu rabo hakudilee soo kumacada inuu dilay?

    • @sheekadaDahab
      @sheekadaDahab 3 роки тому

      Maxaa cadeen u heysaa?

    • @nevergiveup4012
      @nevergiveup4012 3 роки тому +5

      Yaa isku haystaba taas intu dilay kamuuqataaye

    • @marianahmed3010
      @marianahmed3010 3 роки тому +2

      @@sheekadaDahab cadeen maa ku harte qalbi dhagaxoow miyadan muslim aheen dhiiga u banesane hawiyan ahay lkn warka we ku cataha ninka wadankena inu hagagan rabnaa

    • @zaymolabdullahi4775
      @zaymolabdullahi4775 3 роки тому

      Dilaaga dhagar qabaha dhiig yacabka misan qabiilka lugu hilinyo allh xaqa hasoosaro addun io akhira toona macafinano cidi dudusida dhiigyada marxumada naga hooseya

  • @mrarjun7298
    @mrarjun7298 3 роки тому +6

    TAAKEEYOW WIILASHA OGAADEEN MEEL KA GAL WAA ADIGA ISLII DHUUN DHUBANAYEE.😎🤣

    • @bakarnur1746
      @bakarnur1746 3 роки тому +2

      Adeer. Waxbo ha ugu booteyn. Hawiye Ayuu kadhashay.

    • @amatallahbintuabdallah9900
      @amatallahbintuabdallah9900 3 роки тому

      @@bakarnur1746 hawiye hadu kadhashay umada maa laduminaya ??wlhi waa yaab hawiyena dadka ma dulmiyo waxa dadka dulmiyo habargidir iyo abgaal

    • @mrarjun7298
      @mrarjun7298 3 роки тому

      @@bakarnur1746 adeer Hawiye wax ha u qabto daarod dadka waa ka yaqaanaa hada dibad iyo daaqil ba. Tin kale Nairobi waxa ku heesta maxaad ka og tahay xataa naagahii ayaa kacararay. Walaahi qol buu ku jiraa saa qof kasta waa og yahay in uu yahay Dan biile.

    • @bakarnur1746
      @bakarnur1746 3 роки тому +1

      @@amatallahbintuabdallah9900 kuwa magacc hawiye lagu dilayo maxay galabsadeen duluf yahay an waxbo ogeyn yariso iyo 8 dhaqaatir maxay galabsadeen atari sho naga daa qiiro jabanka

    • @bakarnur1746
      @bakarnur1746 3 роки тому +1

      @@mrarjun7298 a deer hawiye intuu wax u qabto ayuu madaxa saranaa ha ku cabsi gelin , wuu kaweyn yahay

  • @Abdikadir751
    @Abdikadir751 3 роки тому +4

    Daahir xolow nin wax walba og maxaa isaga dhigtay😂😂😂

  • @malyungandal8566
    @malyungandal8566 3 роки тому +1

    Alle taakeeyoow carabkaaga kugu nooqoya mar qaati intaa hooyo indhah tirtaya miyaad rabtaa inaa aduunka joogto intaa caruur ka dhiigtaya agoon miyaad rabtaa inaad afar naag kuu dhamaan walee dhiigu isma qariyee Alle baa ku kashifay waxaa la yiri isma ogo agoon iyo ninkii abeheed dilay laakiin Alle baa ba naanka ku keenay

  • @abdinasirksa9363
    @abdinasirksa9363 3 роки тому +3

    Afweynihii afrika ugu awooda badnaa malin cad bixinay farmajoy ciyaarta maad naga deysid

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 3 роки тому

      Farmaajo ma ciyarayo. Ee. Hawiye ayuu dhaxdoda dab dhax dhigaa.

    • @abdinasirksa9363
      @abdinasirksa9363 3 роки тому

      @@salmaahmed2263 farmaajo wuxuuka helo yusan wax iga sii

  • @togsan1833
    @togsan1833 3 роки тому +1

    Daahirow maxaa ka rabtaa taakeeye fadlan iskadaa
    Tarkhiiqda taakeeye asagaa camkisu raacayaa

  • @maryanhassan6932
    @maryanhassan6932 3 роки тому +7

    Subxanalah An bu udilay bu dhahaya Aan sharci loso marin ya baneyay ama qabil kudifac ama si kale ku difaac Qabriga kula gali maa ninkan muslinka layay 🥺Asaga iyo adiga isku mid tihin

  • @shukriali5380
    @shukriali5380 3 роки тому +7

    Alaha ku sharfo walal dahir calasow cadalada u hiili

  • @givemeabreakplease7415
    @givemeabreakplease7415 3 роки тому +1

    Waaaaaa cabsantahay! Aaalkuliiiste

  • @abukarahmed9108
    @abukarahmed9108 3 роки тому +1

    Masha Allah Dahir Calasow Qabiilka heer sare ayaad ka gaartay. Waqtigaada waa ka faa'ideysatay, keep going 👏

  • @farhiyamohamedhaji549
    @farhiyamohamedhaji549 3 роки тому +5

    Walahii taakeeye warba ka raacay afarti xaas kkkkkkk

  • @whome4851
    @whome4851 3 роки тому +4

    Qabyaalad ayaa wadaa.laakiin wallee waxbeeyna kuutarin

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 роки тому +1

    Takeeye waa mooryaan illaaheey ha ku cadaabo

  • @saciidyare3687
    @saciidyare3687 3 роки тому +3

    Golaha sacadna lagabilaabo caawa waalagaa casilay

    • @tariqabdulqadir8432
      @tariqabdulqadir8432 3 роки тому

      Never. Golaha sacaad iska dhaaf waa madaxa habargidiir dhahir . Maskax kaa weyn wee kuu dhisha wallal

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 3 роки тому

      Sax

  • @aminahussein5802
    @aminahussein5802 3 роки тому +1

    Xaaladda ma fiicna. Dadka dhahay Hawiye waxba ma aha waa Dadka Jarka ka tuurey. Farmaajo Dal iyo Dad u nixi maayo. Dagaal maxaa loogu ordaa Farmaajo Dalka ma laha.Cid rabto ma leh. 8 February Madaxwayne hii Dalka ha la soo doorto. Meeshaas Farmaajo waa ex Madaxwayne. (Inkasto Aniga Madaxwayne aan u aqoon). Maxkamadna ha la soo saaro ileen waa Gacankudhiigle.

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 3 роки тому

      Saas uma maleysayo. Hawiye ayuu isku diraa. Peso.

  • @user-rv3jk4il1y
    @user-rv3jk4il1y 3 роки тому +1

    Allah idinku diici dhuulka iyo ciirka dhiigi adgasheen

  • @ahmedhassan3401
    @ahmedhassan3401 3 роки тому +2

    Ninkan taakeeye sidee buu ku noqday wariye .Nin wariye ah oo radio muqdisho ka shaqaynayey ayaa noo sheegay in uu nimanka kas buu diley si uu wariye u noqdo oo uu meesha u qabsado.

  • @Abdulkadirmd12
    @Abdulkadirmd12 3 роки тому +1

    Asc Daahir wan ku salaamay wll waxaan ku way diiyay hadaad wariye xaqa ka hadla tahay Ninka huduu wax dilay waa garanay
    lakiin dadkii dilay aderadey iyo dhamaan familkaygii ayaa wali jooga waana Barre hiiraale dhamaan tuladii aan daanaa iyo ceelashii ayuu sun noogu shubay dadkiisa ayaa wali faninayo marka inder runta soo dhig cadaymaan haynaaye

  • @sucaadmacalincilmi1304
    @sucaadmacalincilmi1304 3 роки тому +1

    Waanku wataa daahir calasow 😘

  • @momar3154
    @momar3154 3 роки тому +6

    Ilahayoow Daahir C.
    Hanadaba gilin... Kkkk
    Libaax

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 3 роки тому

    Ogaadeen waa jilib ka mid ah Daarood inuu Daarood yahay ma moogan tahay ogaadeen waa Daarood marka hadaadan Daarood ku qanacsaneyn ha sheegan Ogaadeen waa Darood awooweheen Daarood kama weynin ee ama diid ama hadiidin Daarood ayaa nahay ka dib Ogaadeen hadaa doonto hana sheegan anagu Daarood ayaa nahay ka dib Ogaadeen

  • @Random-uf6ky
    @Random-uf6ky 3 роки тому

    Wayaa ragii hawiye oo warii yaasha ahaa oo ugu dan beeyey cawil daa hirsalaad

  • @samaaraabdullahi2811
    @samaaraabdullahi2811 3 роки тому +3

    Somalia. ,marksto burbur kabilowdo waxa bilaabo siyaasiynta iyo hg o dhac iyo bililiqo u bartay😂

  • @calibashiirwarsame3335
    @calibashiirwarsame3335 3 роки тому +2

    War dadku waa wada gacal iyo xidid allah dhaxdooda islaax ha dhaxdhigo

  • @abdifatahosman6299
    @abdifatahosman6299 3 роки тому +2

    Xinbilo Sheekh Cali Cabdlile kooshin Sacad'saciid,We're inago'iDil'ex'hoby'

  • @aali8892
    @aali8892 3 роки тому +3

    Habargidir ilaaheey wuxuu isugu daray doqonimo jaahilnimo iyo damiir la’aan waa Daarood imisa Ayeey hawiye ka dileen? Ma aragtey Daarood wiilkooda been ka sheegayo oo leh Rag Hawiye ayuu dilay ? Sanadii 2007-2009 Cabdulahi Yusuf imisa Habargidir Buu xamar ku laayey yaa kahadlay?

    • @soomaaliya7851
      @soomaaliya7851 3 роки тому +1

      Ninkaan qaatilka maxaa loo sheegayaa MIYAAD leedahay 🤣🤣

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 3 роки тому +1

      Sax. Warunta. Ani. Waan kabaxey. Siyaad bare dadka guryaha kale baxayey dhalin yaradii yar yareyda oo ilaa iyo hadda meydkodi la lay yahey ma aragtey wax ka hadlayo.

    • @soomaaliya7851
      @soomaaliya7851 3 роки тому +1

      @@salmaahmed2263 maxaad ka wadaa siyaad bare haduu dad laayay micnaha afar xaasle maxaa laga rabaa miyaad ula jeedaa

    • @aali8892
      @aali8892 3 роки тому

      @@soomaaliya7851 waa dacaayad waxaan daawaday dhamaan dadkii lagu sheegay markhaatiga weeyna iska cadeyd ineey been cad tahay wexeey sheegayaan

    • @soomaaliya7851
      @soomaaliya7851 3 роки тому

      @@aali8892 maxaa dacaayad ka dhigay sedexda reer ma been AYAY sheegayaan naagata uu ninkeeda dilay waxay leedahay reerkiisa ayaa noo yimid oo waxay dheheen diyadii baan idin siinaynaa ka dibna dagaalkii 4 bilood ayaa bilowday

  • @hiboawil4346
    @hiboawil4346 3 роки тому

    Daahirow aniga waan kaa yabey xagee ka keentaa informehinka

  • @cudoonali865
    @cudoonali865 3 роки тому +3

    Maxaay tahay waadiicdaan tirada badan ee nagu dhaxsiidaysay , nooga sheeke dilaagii waaynaa afarxaasle

  • @whome4851
    @whome4851 3 роки тому +3

    Marka ma waxaad leedahay waa sax inuu dad u aaro niman waan ba kagalin

  • @cudoonali865
    @cudoonali865 3 роки тому +2

    OGAADEEN DAAROOD UMA TAQAANID.?? Sacad Saciid ayaa OGAADEEN kalumay marka kunoqo asalkaagii yaaa sheeq

  • @MsAbdulaahi
    @MsAbdulaahi 3 роки тому +1

    Qof qaraar haya uma xumid malinba meel noo saar barina adeer dheh shalaa kheire cayneysan iyo hormuud matana saleeban birina no amaan

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 роки тому +1

    Akhiro xisaab taala ha la ogaado

  • @warsamesiratmadia
    @warsamesiratmadia 3 роки тому +3

    Sharaxaad kabixi, the upcoming up next mews

    • @jimcaalemmm6776
      @jimcaalemmm6776 3 роки тому

      Bastar ayaa tahay wayo habar gidir ayaa dofacee wana wada og nahay dibiga gashen wayo waxad di shen dhagtar maxamad warsame sos ayad ka so wadaten waxad na ku di shen jidka war shadaha waxadna u di shen in uu majer ten uu ahaa

  • @AAAaaa-wl7jo
    @AAAaaa-wl7jo 3 роки тому +3

    Daadir maxaa u qeelineysa oo aad u Mud Mudsaneysa "Mircood"

  • @amransuper431
    @amransuper431 3 роки тому +3

    Kkkkkkkkkk
    Ogaden hadey darood aheyn yey yihin
    Ma hawiye futomadoobaa

  • @omarabukar6193
    @omarabukar6193 3 роки тому +1

    Daahir Alasoow baryahan maqaayada weey kuu shidan thy 54000 ka dheeloosa qabyaalada lee naga yareey sida kale nin wax bdn og thy.

  • @hoyosamatar2354
    @hoyosamatar2354 3 роки тому +3

    Sida aad umaleyneysid ma aha ee qaran dumis oo dhan waa lasoo qabana viva farmajo. Guleyso

  • @fardawsahassan6958
    @fardawsahassan6958 3 роки тому +2

    wlloQaali qalbi furan ku sodhawwo channel kayga cusub fardawsa hasan

  • @kingxamudi
    @kingxamudi 3 роки тому +1

    Am waiting

  • @saxaneyare6701
    @saxaneyare6701 3 роки тому +2

    ok hadi mahad cade ogaadeen ahaan loo dillay 3dexda kale ogaadeen maysan ahaynne muxu udillay mahad cade kaliya hanagu mashquuline

  • @caarif6155
    @caarif6155 3 роки тому +3

    Wey mr Afar baryahan miska ad iskenty ma karona no badashay 😁

  • @samirakhalif4637
    @samirakhalif4637 3 роки тому

    Daahir calasow Radio International. Warar baban ayuu hayaa.

  • @afsantv3888
    @afsantv3888 3 роки тому +2

    Aduun iyo akhiro, aakhiro ayaan badan intuu inkiiraayo muu ayar iska qirtoo oo dhiga iska bixiyo ama madaxa dhiibto si aakhiradisu ubadbaado. Indho adayg ayuu laso tagan yahay yahuu.

  • @canshuurbixiyahadulman9799
    @canshuurbixiyahadulman9799 3 роки тому +3

    Daahirow takar maxaad kuheysata wa been waxa laga sheegayo tankale hada aya farmaajo dadki leynayo maad ka hadashid

  • @abdulkadirfarah6288
    @abdulkadirfarah6288 3 роки тому +2

    Caadi ma ahan runtii ee hadhaqleeyso saaxiib

  • @baariyareshow1170
    @baariyareshow1170 3 роки тому +1

    Safiirka hg waan kala noqonay runti ilaa cabdi xaafi aad qabyaaladisa ad ka so fagto

  • @aliadam4810
    @aliadam4810 3 роки тому +1

    Maxaad ka hadlaysaa ma riwaayad baa jilaysaa sidanaa loo dilay iyo sidan looma filin xishood oo hawiye ka xishood

  • @mariamaraabicloud5378
    @mariamaraabicloud5378 3 роки тому +1

    Yahuuu

  • @munomohmed1437
    @munomohmed1437 3 роки тому +2

    Wale dahir calasow qsbyalad inanu oqon ayaa manta icadatay

  • @jamalmo3121
    @jamalmo3121 3 роки тому +3

    Dahir dameer walee sacad intuu sheganaayo garac aruursi inee yihiin.

    • @SaidMElmi
      @SaidMElmi 3 роки тому

      Mmmmmmm no comments !!

  • @ashahirsi1838
    @ashahirsi1838 3 роки тому

    Illahey nabad ha ka dhigo. Farmaje illahey ha u hiliyo. Dadkas ad shekeysid way so maren madax nimo hadey wadanka wax u qaban jiren. Dagalna wax ma tare illahey wadankena nabad ha noga dhigo.

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 роки тому

    Daahir waa fariid warka si fiican u dhigaa

  • @asliokayr1453
    @asliokayr1453 3 роки тому

    Asalaam Alaiykum 🤝Mr Dahir alasow 👍👍👍👌👌🌹🌹🌹🌹💙💙💙💙💚💚💚💚❤❤❤❤

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 3 роки тому

    Daahir ma hubtaa wax aad sheegaayo ogaadeen iyo majeerteen ba sacadka dhigeh maxaa nagalay waxaan nahay soo soomaali ma ah wax aad kala wadaa

  • @Bashinur
    @Bashinur 3 роки тому

    XOG CUSUB DILKII WARIYAASHA LAGU EEDEEYEEY SUFYAAN SH AHMED "TAAKEEYE
    ua-cam.com/users/jawideganmedia

  • @maryamahirey7679
    @maryamahirey7679 3 роки тому +1

    Hada Allah Swt ayuun baa xisaabinayee???? Ani waxaan dhihilahaa in laskadaayo 👆👆👆👆👆👋 oo calanka iyo kooxaysiga laga celiyo👆👆👆👆👆

  • @losblancoz7513
    @losblancoz7513 3 роки тому +4

    Sababta loo dilay cidii dishay ayaa og oolawaydiinayaa calasow adiguumiyaad ogayd tankale marxumiintaas cidna may dilin ILAAHAY ha unaxariisto

    • @lulali6059
      @lulali6059 3 роки тому +1

      Los blancoz:other utuberyaasha kale xitaa ma iyaga ogaayeen marka ay kahadlayaan, hadii utuberyada kale ay u weerarayaan qabiil hebal waayey, lakin waxaa ogaatiin in soomaliyoo dhan qabiilkasto ha ka imaadeen. So adeerkaan wax kaliya oo dadka ku cunsurikaraan waa only calanka uu waxkasheegey. Taas ayaa ah hada dhacdada socota soooo peacccce ayaa idiin dhahaay🥰🥰🥰🥰😍😍😍👍👍👍

    • @losblancoz7513
      @losblancoz7513 3 роки тому

      @@lulali6059 aniga qabiil kamahadlayo ALE DARTIIS QOFNA XADARO HAKUTAGERIN XATAA NAFTADA ALE KACABSI U HORSEED

    • @lulali6059
      @lulali6059 3 роки тому

      @@losblancoz7513 I didn’t say qabiil, lakin waxaa ogaataa in Allah dambigiisa la hortagi doono oo quf bina aadam ah dambigiisa u cafinkarin allah ma ogiyee. Marka dadkeenaan waa iska hadleynaa ma ogiyee , allah ayaa dambigiisa marsiindoono.

    • @losblancoz7513
      @losblancoz7513 3 роки тому +1

      @@lulali6059 qofka dila qof AlAAH MACAFIYO ILAA EHELADII CAFIS KADALBO

    • @lulali6059
      @lulali6059 3 роки тому

      @@losblancoz7513 allah ayaa cafiskaas leh, ama qufkii uu diley hadii uu intii uu dhiman cafiyo, reerka qufka laga diley waa cafiney beey iska dhihi karaan lakin Allah tiisa meel ayey u taala haduu qufka bina aadamka uu dhiig galo. Wasalaam

  • @kk-uy7zk
    @kk-uy7zk 3 роки тому +1

    Adiguna Saado Cali adaa dilay ayaan umalayn

  • @odeyga_xafada8352
    @odeyga_xafada8352 3 роки тому +2

    Daahirow farmaajo waad kuwareertay waa halka nin ee Hawiye kagaqeylisiiyey

  • @amaaracadey3358
    @amaaracadey3358 3 роки тому

    saleebaan habar gitirna liido lagu laayey sax

  • @hananhassan1590
    @hananhassan1590 3 роки тому

    Mahad intuusan wariyaha noqon wuxuu ahaa macalin wuxuuna macalin ka ahaa dugsiga wadajir sare waana maqalay in 91 kii markuu dagaalku qarxay. USC dishay

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 3 роки тому

    DAAHIR DAAROOD AYAA NAHAY KA DIB OGAADEEN HADAADAN DAAROOD RABIN HADE OGAADEEN WAA DAAROOD HADAADAN DAAROOD RABIN OGAADEEN HA SHEEGAN MAXAA YEELAY OGAADEEN WAA DAAROOOD

  • @sahroxassan6814
    @sahroxassan6814 3 роки тому

    Dahirow baan baad shegay aniga gob jon maan ahaa radiyaha waxa qabsadey besha saleban wiilashaas walalahey ahaa on qarkod guri iskula nooley waxaa loo dilay aano qabiil lakin qabiil wiilashas qabiil maaheyn waxey ahayen wariyayaal iyaga ayaane idaacada furey kuna furaxsanaa shaqadooda lakin masibo ayaa ku dhacdey janatu fardowsa alaha ugu bishareyo

  • @zamzammaxamud4418
    @zamzammaxamud4418 3 роки тому

    Kuwo badan oo umada baa bi iyeybaa carada ka buuxa kaligiis maaha ilaahay haka abaal mariyo wixii dhiig islaam daadiyey caruur yar yar agoon ka dhigay hooyo goblamiyey gabadh maskiina asay u saaray daalimiinta wey badan yihiine aduun iyo aakhiraba ilaahay haku cadaabo

  • @togsan1833
    @togsan1833 3 роки тому +2

    War adigu madulmiga habargidir baad Mantay usofarisatay bisinkow sacad iyo salesman waa walaalo

  • @abdifatahosman6299
    @abdifatahosman6299 3 роки тому +2

    Taakeeye Qatil Dilagii Danbiile Waye

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 роки тому +2

    Eeboow na bixi oo naga qabo waxaan caqli iyo aqoon midna lahayn xasbunallaahu waa nicmal wakiil

  • @BosteyaXuseen
    @BosteyaXuseen 9 місяців тому

    Cumar jeese jabhadiise USc ⚖️🥷🏿🥷🏿🥷🏿🥷🏿🗣️✍🏿 daahirow qalbi qarax iyo qalbi madoobe🎶🎶🎶🎶👌🏿 culamada Max ka qabtaa 4 nin diyo ma la siin kara🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇦 SNM iyo SSdf

  • @pakistanmedia6874
    @pakistanmedia6874 3 роки тому

    Dahirow waa runtaa wiil walaalo nahay ayaa ku dhintay ale haunaxaristo

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 3 роки тому

    Hawyyee caqli aan dil moye waxa kale ma taqaaniin

  • @sumadqaran
    @sumadqaran 3 роки тому +1

    Daahir calasoow umadeena ma ahan dadka hooyinkood xataa wuu u abtirin😂 taakeeye hadii aad dishay raga aan waxba kugu sameeyn rabi kusoo taakee.bal eeg canada ayuu tagay ka carar hadana maraykan ayaa soo tufay .

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 3 роки тому +1

    Dahir calasow 1991 buu ku riyoonayaa in ay soo soqoto🤣🤣

    • @baariyareshow1170
      @baariyareshow1170 3 роки тому +1

      Xaadiiday hadii aad wixi dhintay so faagteen

    • @tusmoaadil1825
      @tusmoaadil1825 3 роки тому

      @@baariyareshow1170
      Aboowe 1991 qax baa dhacay 2006 na qax baa dhacay labadaas qax isu tuur.ta in rag la iska dilay taas waa dhaqan soomaali waana la kala aarsanaa lkn weligaa ha ku riyoon in 1991 oo kale ay daarood soo marayso arintaas waa loo qayilay saaxib

  • @Mohamed-qt7ql
    @Mohamed-qt7ql 3 роки тому

    Daahir alasow
    Waxaadan cadayn doonin dhibaato ha iskugu keenin..
    Ninkaan dambiile haduu yahay maxkamad ha ku cadayso. Hadii dhib so gaaro. Waa lagula kaa xisaabtamayaa

  • @ifkanolosha944
    @ifkanolosha944 3 роки тому

    Daahir calasow hoyaday inaayaheda hala waydiiyo wuuu iga yaqaane.
    Kanaa somaliba waa dhameeyey

  • @BigBoss-cq8or
    @BigBoss-cq8or 3 роки тому +1

    Daahir waxa ka dhamaaday mshruucii uu lacagtii ugu badnyd ka qaatay Hurumood mafia runta ... Ninkan waxa uu ka hadlayaa arinka calanka ma runbaa mise waa been ? Suaasha haka wareegin ...
    Maxaa somalidda iyagga oo baarin ama hubsan ninkaan hadalkiisa lkn waxay ku mashquuleen 4naagood ayuu qabaa sidii in uu yahay qofkii taariikhda ugu horeeyay ee guursada.. caqliga ha ku shaqeeyo !

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 роки тому

    Waa abtiyaashiis sacad markaas

  • @qaalikind8668
    @qaalikind8668 3 роки тому

    2021 Idaacada kaliya qabiil ku saleysan markaad Rabto in aan ogaato qabiilka qof baraha bulshada lagu heysto imow halkan😂😂