Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Ganacsi Lacag La'aan Bilow Episode 1

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2023
  • Ganacsi ma la bilaabi karaa lacag la'aan?
    Waxaynu kaga jawaabi doona barnaamijka ama challenge ka #Ganacsi_Bilow inshaallah.
    Waxaan bilaabi doonaa 30 ganacsi 30 ka cisho ee soo socda, maalin kasta waxaan idin tusi doonaa anigoo bilaabaya ganacsi cusub, adigana waxaan kugu challenge garyn doonaa inaad hal fikrad la timaado.
    Jaalanjkani ama barnaamijkani waa mid aan horey uga dhicin dalka iyo caalamkaba waa barnaamij xiiso badan oo aanh ugu talogalnay inuu cariyo maskaxahiina sidoo kalena ibo furo hab fikir ka duwan ka hada aynu leenahay.
    Waa barnaamij aanu ugu talo galnay inuu noqdo mid hoga tusaaleeya qaabka ugu fudud ee ganacsi aad u bilaabi karto, waana challenge aanu ugu talo galnay inuu soo afjaro muranka ka taagan in ganacsi la bilaabi karo lacag la'aan.
    Barnaamijku wuxuu ka koobanyahay sadex qaybood:
    Qaybtab 1aad: Tababar ka online ka ah iyo 30 fikir ganacsi oo aanu maalin walba mid bilaabi doono inshaallah.
    Qaybta 2aad: shaqo abuur, inta uu barnaamijkani socdo waxaanu shaqo carbin u qaadan doonaa in kabadan 130 qof oo lagu tababaro doono sidii ay ganacsiyadan u wadi lahaayeen.
    Qaybta 3aad: Maalgalin; dhamaadka 30ka cisho waxaanu ardayda dhamaysatay tababarka u qaban doonaa tartan, tartankaas oo aanu qaadan doonaa 100 qof oo ka mida tartamayaasha buuxiyey dhamaan shuruudaha laga rabo.
    Maanta waa maalintii koobaad iyo ganacsigii koobaad oo aynu bilaabi doono inshallah.
    Wixii talo, fariin, ama aragti ah fadlan nala soo wadaag. Mahadsanid
    Wixii faahfaahin fadlan booqo gurmadconsulti...
    Guul iyo caafimaad ayaanu idiin rajaynaynaa
    #gurmadconsulting
    Hoyga horumarinta iyo kobcinta ganacsatada iyo ganacsiyada.
    #Marketing #Sales #Marketresearch #Customerservice #Training #ConsultingAgency #Somaliland #Somalia #Innovation #Business_Training #Business_coaching #Business_success #Business_planning #Marketing #Digital_Marketing #Entrepreneurship #Ideas #Market_research #Business_events #Business_systems #investment #sales

КОМЕНТАРІ • 46

  • @rocky4066
    @rocky4066 9 місяців тому +10

    fiiro gaar:- kalmadaha qaarkii ee aad ku qoreysaan "english" ka waa inaad erey bixin kusameeysaan micnaha ereyada af soomaali ah

  • @Cbdilahi
    @Cbdilahi 7 місяців тому +1

    Kaliya waa inaad aqoon ledahay ma'saxnahy macalin

  • @aarqaadijama-hl3ti
    @aarqaadijama-hl3ti 5 місяців тому

    How

  • @Rana_barbi
    @Rana_barbi 6 місяців тому +1

    Wll talo yar an kusiyo inad qadatan rajaynaya i.a qabka wx uso tabinayso xamasad uyel tabcaanba hadalkaga kujira qofka kudawnyanayana wu kacajisaya hana iga xuman wllo🙏

  • @IbraahimMohamud
    @IbraahimMohamud 8 місяців тому

    Masha allh pro fikrad aad uwabaag San Wayan iga cawi kamid noqdo ❤

  • @FARMADHIGE
    @FARMADHIGE 8 місяців тому +2

    Adoo comentiga soo gali ma bixi kartid miyaa sidaydo kle😂❤

  • @husienaadan401
    @husienaadan401 9 місяців тому +2

    Mahadsanid macalin
    Xabka ugu wanaagsan

  • @GuulwadeOfficial
    @GuulwadeOfficial 9 місяців тому

    Mshllh wll waan dhamaysatay mahadsanid

  • @hareed114
    @hareed114 10 місяців тому +1

    Mahadsoanid wall❤❤❤

  • @Saedabdi
    @Saedabdi 8 місяців тому

    Thanks

  • @khadarsabca774
    @khadarsabca774 7 місяців тому

    Ustaad c/raxmaan bal meel aan kaala soo xidhiidho isii

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 7 місяців тому

    Walal Halke layska diwan galinaa

  • @mohamedkhalifshimoy8304
    @mohamedkhalifshimoy8304 9 місяців тому +2

    ManshaAllah, shukran wll

  • @husienaadan401
    @husienaadan401 8 місяців тому

    Xagee lagu soo xiriira

    • @gurmadconsulting
      @gurmadconsulting  8 місяців тому

      0636676050 whatsapp numberkan nagala soo xidhiidh

  • @Amiin-dk6tu
    @Amiin-dk6tu 9 місяців тому +2

    Ustaad fikrad yar baa haya xagee kala so xariiraa

    • @gurmadconsulting
      @gurmadconsulting  9 місяців тому

      0636676050 ama info@gurmadconsulting.com wl

    • @cadnaancadnaan830
      @cadnaancadnaan830 8 місяців тому

      Anine

    • @Amiin-dk6tu
      @Amiin-dk6tu 8 місяців тому

      @@gurmadconsulting oky ana ina fuliyo rajeynaayo lkn rer hargeyso na ugu deeqi

  • @ConfusedCabezonFish-xz2mg
    @ConfusedCabezonFish-xz2mg 7 місяців тому

    ❤❤❤

  • @user-cf1dr1nu4d
    @user-cf1dr1nu4d 5 місяців тому

    Waar nio anoo xirfadbartey ayaan suuqayn uwaayey markaa meel aan kala soxiriiro ioshe please for you walal

  • @husienaadan401
    @husienaadan401 8 місяців тому

    Ustaadi gormee la bilawi doona tawbarka

  • @user-js1yu4mz1k
    @user-js1yu4mz1k 9 місяців тому

    Lachlan I would say no

  • @user-vs9qc3xj8s
    @user-vs9qc3xj8s 8 місяців тому

    Maya

    • @gurmadconsulting
      @gurmadconsulting  8 місяців тому

      Si fiican nala wadaag ganacsiga aad isleedahay lacag la'aan lama bilaabi karo

  • @user-ru9qd2cj3j
    @user-ru9qd2cj3j 9 місяців тому +1

    Waxn raba inada igu cawaso gancasi

    • @gurmadconsulting
      @gurmadconsulting  9 місяців тому

      Soo dhawoow wlal nagala soo xidhiidh whatsapp numberkan 0636676050

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 9 місяців тому +4

    7k ba dawaday bal may subscriber unoqdan dadka wayniyad jabinayan inay wax dawadan wayraban faido qofka sogalinaya sin mayam xata 2k garsin mayam dadna 1m bau geyen naago un qawan rection kabix9ya shit

    • @gurmadconsulting
      @gurmadconsulting  9 місяців тому +2

      Mahadsanid wl dhib maleh views ama subscribe la'aan kama werwersani hadii hal qof uu ka faaido ayaa guul noo ah

    • @sundusmaxamed7351
      @sundusmaxamed7351 2 місяці тому

      ​@@gurmadconsultingwaa Argti togan mansha Alllaaah

  • @mamiinsalaad2363
    @mamiinsalaad2363 9 місяців тому +1

    Xageeen kale soo xariiraaah

  • @user-bl1ll4jr7x
    @user-bl1ll4jr7x 9 місяців тому

    Shiikhaw maya

    • @gurmadconsulting
      @gurmadconsulting  9 місяців тому

      Soo dhawoow wlal nala wadaag ganacsiga aad isleedahay lacag la'aan lama bilaabi karo

  • @mohamedabdirahman515
    @mohamedabdirahman515 9 місяців тому +1

    We are need same tobic

  • @abdiazizhaji7960
    @abdiazizhaji7960 6 місяців тому

    lama bilabi garo

  • @user-ru9qd2cj3j
    @user-ru9qd2cj3j 9 місяців тому

    Asc

  • @Abdirahman10-te4mb
    @Abdirahman10-te4mb 9 місяців тому

    Halkee tobabarka layskaga diwaangalinayaa ustaad

    • @gurmadconsulting
      @gurmadconsulting  9 місяців тому

      Www.gurmadconsulting.com/ganacsi-bilow dooro qaybta tababarka Mahadsanid