Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Sidee baad u abuuri kartaa ganacsi guuleysta

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2022
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

КОМЕНТАРІ • 10

  • @ridwaanmohamed9581
    @ridwaanmohamed9581 8 місяців тому +3

    Waa barnaamij wanaagsan In aan badino casharada ku saabsan ganacsiga si dhalinyaradu kor ugu qaadaan Hanti samayntooda

  • @HaadiHussein
    @HaadiHussein 3 місяці тому

    ❤mash Allaah jazaakakumu Allah

  • @ismacilxasan-wr9jk
    @ismacilxasan-wr9jk 6 місяців тому

    Waad mahadsantahay ustaadi ❤

  • @user-ed4ki3wy5n
    @user-ed4ki3wy5n 9 місяців тому +1

    Buuga magacii walaal adinka oo mahadsan

  • @fariihamohamed1446
    @fariihamohamed1446 Рік тому +1

    Buuga magaciii

  • @maxmedaxmed848
    @maxmedaxmed848 Рік тому

    Wll barmaajikii soo dhiga idin koo mahadsan

  • @hassanaden8703
    @hassanaden8703 Рік тому +1

    M.a

  • @Duqa-magaalada
    @Duqa-magaalada 3 місяці тому +1

    21:15 ilaa 21:17 Been ayaa ku shegtay hadaa tiri isaaq ayaa lacagta daadiyo oo dad saqi ah laakiin reer muqdisho ama reer koofureedka lacagta waa ku dhaganyihiin waa baqiiliin cml. Muqdisho ama koofurta somalia waabaragtaa sida ganacsiyada iyo hormarka ugu socdo oo maanta qofkii waxyar oo ganacsi ah sameeyo maalmo gudahood ku taajiraayo halka dadkii waqooyi ama isaaqa muqdisho ka soo buuxsamen xataa iyadoo amni aheen dilal iyo qaraxyo ka socdo maxaa keenay dabcan baahi ayaa keentay ileen hargeisa ganacsiyo kalama socdaan suuq fiican ama shaqo fiican malahan ee ninyahoow beenta umada kalatag sidaan kuu dhageesanayay ayaa aaday wadadii adeerkaa faysal cali waraabe isigaa koofur ku waashee marna kujiro waataa ololeeso muqdisho iyo waataa maanta dowladbaa big katiri muqdisho oo curatay

  • @maxameddaahir5942
    @maxameddaahir5942 Рік тому

    Book nosidir walal

  • @ceeymazatee9337
    @ceeymazatee9337 9 місяців тому

    Been ma ahaan aniga ayaa sas ah marka shaqo leso waco hada marke dhamato hadane waxa ka firi beeri mesha ka shaqen lahaa