Sheekh umal oo Wax ka tilmaamaya Sheekh Cusmaan xidig

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 57

  • @user-wx2sm5vs9m
    @user-wx2sm5vs9m Місяць тому +3

    Bismilah culumadeena allaha idinwada barakeeyo anagu caamo nahay sheekhana allaha unaxariisto wuu dhintay wanaagsan hooseeya suaashaash intuu noola ku habooneed inlaweydiiyo guuleystanculumadeena❤😊dhamaantiin😊❤

  • @user-ps2dw1pb7c
    @user-ps2dw1pb7c Місяць тому +4

    Umul adi qalalkaaga sax adigaaba nabiga caayeee adigaaa qaldan ee is sax

  • @ershadodakat1273
    @ershadodakat1273 Місяць тому +2

    Asc masha allah tabaraka laahu allaha kuxafido ❤❤❤

  • @user-ps2dw1pb7c
    @user-ps2dw1pb7c Місяць тому

    Allaah haunaxariirsto sheikh cismaan xidig

  • @halimaahmed2179
    @halimaahmed2179 Місяць тому

    سورة الروم اية32
    مِنَ الذين فرَّقوا دينهم وكانوا شيعاً كُلُّ حسبٍ بِِما لديهم فَرِحون
    Of those who divided their religion and became factions -each party rejoicing in what they have

  • @PoppieRooi
    @PoppieRooi Місяць тому +1

    Good my brother ❤

  • @user-mj9kh8vi6b
    @user-mj9kh8vi6b Місяць тому +2

    Sheekha dadka unaxaayo dadka kutubidiisa wax kusheegey weeye silooga saaro qaldkaas sheekhana danbigiisa ubadinin

  • @Xasandeeqyusuf-334
    @Xasandeeqyusuf-334 Місяць тому +3

    Shekh umal allah xafido wuxuu la dagaalama shirkiga sidii nebigu qureeshta kala dagaalamay shirki , scw scw scw

  • @husseinmahad5576
    @husseinmahad5576 Місяць тому +2

    Suufiyada diinta kadifaac Allah hakubarkeeyee.

  • @PoppieRooi
    @PoppieRooi Місяць тому

    Allah Allah AK bar ❤

  • @Abdiyusuf490
    @Abdiyusuf490 Місяць тому

    Sheekh umal hadalkaaga WAXAA kubilowday pod sheegtay in aadan akhrin arkina kutubtisa uu qoray sheekha hadana WAXAA leedahay waa suuragal OO wan xoojinaa in uu xadgudbay WAA Arin fudeyd kamuqdo Arin qof caalim ah ku haboona maaha waa layiri iyo waa lasheegaayay

  • @AbokorYare-fp4mb
    @AbokorYare-fp4mb Місяць тому +5

    Suufiyow jawaab keena

    • @MukhtarMohamud-w3v
      @MukhtarMohamud-w3v 20 днів тому

      Jawaabta waa in umal cilmiga aad ka dhagaysanayso ay suufiyo soo bareen😂

  • @shariifmaxamuud-fd8hc
    @shariifmaxamuud-fd8hc Місяць тому

    Umal ahal ma u yahay waxa aw sheegaayo

  • @maxamedaashaguur
    @maxamedaashaguur Місяць тому +3

    Suufiyow jawaab keen

  • @ShukriCilmi-i9b
    @ShukriCilmi-i9b Місяць тому

    Walaahi waa. Yaab, markuu noolaa maxaad uga hadli weyday wixii khalad ahaa. Ee , aad ogayd, m

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 Місяць тому

    Walaalyaal isuduceeya oo isu naxriista, si idinkana berrito la idinduceeyo oo la idinaxriiso, ileen dadku waa muslimiin ah oo Shahaada qaadeen……..qofkii dhintey in lagadabahadlo, waa laga fiicanyahay.
    Mahadsanidiin

  • @HRU20
    @HRU20 Місяць тому +1

    ALLE HA U GARGAARO UMMADDA SOOMAALIYEED CULIMO IYO CAAMO MADAXAA LA ISKULA JIRAA....

  • @ShukriCilmi-i9b
    @ShukriCilmi-i9b Місяць тому

    Maantuu dhintay. Waa kugu ceeb , inaad. Eedayso allihiisa udaa. Adba waadigii lahaa nebigaa s,c,wasalam injir baa gashay

  • @faliidhtamaan731
    @faliidhtamaan731 Місяць тому

    Subxaanalaah

  • @MukhtarMohamud-w3v
    @MukhtarMohamud-w3v 20 днів тому

    Umal cilmigan uu umada lahor fadhiyo soo suufiyo kama soo baranin? Mise diin khaldan ayay soo bareen? Mise cilmi cusub ayu soo bartay oo kii suufiyadu soo bareen wu iska xooray?

  • @aliibrahim5611
    @aliibrahim5611 Місяць тому

    Adiga nabiga amantiisa maxa ku Daba dhigay ficilka ma meesha kagali

  • @abdullahiisse9952
    @abdullahiisse9952 Місяць тому

    Walee umda waaad jahwareerisay lkn alha kaa dambeeyo

  • @axmedmowlid8786
    @axmedmowlid8786 Місяць тому

    Hadii aanay Suufiya Jiri Lahayn, Wahaabiyada Ka Hor.
    Sooomalaia Oo Dhan waa La Gaalaysiin Lahaaa.
    Lkn Fadliga Allah ka Sokow Sababta Iyagaa Lahaa.

  • @bashiirsugulle
    @bashiirsugulle Місяць тому

    2:03

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Місяць тому +2

    Markaa Qof Muslim Oo Caalim Ah Dhintay Aadka Hadleyso U Tacsiyee M,arka Hore Sida Diinta Islaamka Qabto Laakiin Inaa Iska Dacaato Adigoo Cuqdadeysan Waa Ceeb

    • @ahmedmusa8929
      @ahmedmusa8929 Місяць тому

      Adiga dhimac laguu raacoba lama yaqaan,wax baro oo edeb yeelo marka hore

  • @faliidhtamaan731
    @faliidhtamaan731 Місяць тому

    Gabadh googaradeed iyo kkulafaad haku mashwuuline dagaalka qasa kahadal

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 Місяць тому

    Walaalyaal isuduceeya oo isu naxriista, si idinkana berrito la idinduceeyo oo la idinaxriiso, ileen dadku waa muslimiin ah oo Shahaada qaadeen…qofkii dhintey (RAXIIMULLAAH) in lagadabahadlo, waa laga fiicanyahay.
    Mahadsanidiin

  • @aliyabeh1722
    @aliyabeh1722 Місяць тому +1

    Sh somow waxad kuhaysata mrki nabika lagadifacaya ragi xamar kaxarimay kamd ah sh somow inti yad lagobanaysa waligaba lagubo

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Місяць тому +3

    Wahaabi Ilaah Ka Furtay Aa Tahay Sheekha Ma U Tacsiyeen Inaa Ka Hadasho Maba Aha

    • @user-rf6vs6wh5x
      @user-rf6vs6wh5x Місяць тому +1

      Wahaabi madiidanin ee cayduna tabar daridaada ayaay tusaysaa
      Ee kasoo jawaBa su aasha la idin ssydiiyay

    • @user-hd4gp1ft3z
      @user-hd4gp1ft3z Місяць тому

      Mushrik looma tacsiyeeyo

  • @maadeychannel8038
    @maadeychannel8038 Місяць тому

    يا من تفشي باقوال العلماء بعد موتهم
    فكن مستحي الا تظني انك تموت

    • @cabdimalikshafi3636
      @cabdimalikshafi3636 Місяць тому

      asaga wax ba laga ma sheegayo diintiisaa labad baadinayaa

  • @bashiirsugulle
    @bashiirsugulle Місяць тому +2

    Wuxu jiri khawarijkan waxan kahad layaa arikii munafaqii Aflagadeyay Calimkii somaliyeed Allah maxrite balayo oo dhan asgay katimada waa xaasid kaxun cilimgisa shaydana umah weye ee shiikh umal mah

    • @cadiraxmandaahir1756
      @cadiraxmandaahir1756 Місяць тому +1

      Yaa jaahil adiga iyo kuwa mushrikiinta ahba sheekh umal waxabo kama sheegi karaan ee afkaaga edeb uyeel jaahilyahoow

    • @user-hd4gp1ft3z
      @user-hd4gp1ft3z Місяць тому

      Mushrikiinta dadka caamada ah khaldaya waa in laga qabta

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 Місяць тому

    diin cusubuu aas aasay

  • @Mustafe-mc5ls
    @Mustafe-mc5ls Місяць тому

    Ilahay ayaa kaa yaqaana adoomihiisa adiga aqoondaada adbay ugoobantay asmacaashin

  • @faliidhtamaan731
    @faliidhtamaan731 Місяць тому

    Adigu iscadee fikrado xagjiraad xambaarsantahy

  • @dimazizmailov2926
    @dimazizmailov2926 Місяць тому

    If that is what you say then on judgement day don’t look for prophet Muhammad peace be upon him for shafaca!
    Go straight to Allah as you claim
    The problem is salafi brothers don’t understand any context of anything
    Sef laboodh baa tihin
    No critical thinking at all
    Just because you read a lot of text books doesn’t necessarily mean you are learned or you know everything
    Musa AS thought he is the most knowledgeable person in the world but Allah proved him wrong when he met khidr (as)
    Is knowledge gotten through text only?
    What about spiritual knowledge just as Allah blessed prophet Muhammad peace be up on him and all his companions
    Baseerah!baseerah!
    We lack baseerah today,the reason we have this mess to begin with!
    Even today in the world to get a job you have to go through connection
    If what you salafis believe is true today we could have solved all our problems because we have to approach Allah direct!
    Man everyone cannot be an awliya!…
    May Allah guide us all through His mercy of prophet Muhammad peace be up on him

  • @AM-hi7ve
    @AM-hi7ve Місяць тому

    Hadaadan aqrin ha Ka hadlin

  • @aliyabeh1722
    @aliyabeh1722 Місяць тому

    Eya wa odaga kharjika ah islamku wuxu kuku haysta cayidi adcayday rasulkayaga salla laaho caleh wasallm ma ada dad wax usheegi kara khawarijo

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 Місяць тому +2

    Rasuulka fadligiisa ayuu sheekha wax weydiistay kamana wadin shiikha inuu Allah la meel dhigo!!Bidcada Abdiwahaab diinta ayeey qaloociyaan oo dadka been beey ka sheegaan! Shiikha Allah ma aqoon ayuu Umal halkaan lasoo fariistay....Wahabi naareed dheh ama Khawaarij qaraxoodana iska ilaali Allah hanaga qabtee.

    • @user-hd4gp1ft3z
      @user-hd4gp1ft3z Місяць тому

      Kaasi sheikh ma Ahayne mushkrik LA saxayo ayuu aha

  • @user-gf8on5bw9d
    @user-gf8on5bw9d Місяць тому

    Markoow noolaay maxaad u sheegi weyday meed xantaa maayo ma dhaqdo

  • @AbshirMoha-f1b
    @AbshirMoha-f1b Місяць тому

    sh waxa hada la arkay sh markuunoo laa maxaa loo arkiwayay taa been aad sameey sateen 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @faliidhtamaan731
    @faliidhtamaan731 Місяць тому

    Adigu maxaad aaminsantahay

  • @daganedaacad7828
    @daganedaacad7828 Місяць тому +1

    Umuloow ha is daalin,qof wax kaa maqleyso ma jirtee

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Місяць тому +3

    Wahaabi Cuqdadeysan Aa Tahay Oo Muqdsho Laga Soo Raacdeeye Saab Kuma Ciil Baxeysid

    • @curiousLiban
      @curiousLiban Місяць тому +1

      Shirki inaan qof ku difaacno nalooma dirsan wuxuu rabo qofkaas ha ahaadee. Diinta islaamka baro si aad naftaada uga badbaadiso naar.
      Sheekh hebel jaceylkiisa iyo koox hebel difaaceeda Janno laguma galaayo.

    • @ayaanaabdi2880
      @ayaanaabdi2880 Місяць тому +1

      ​@@curiousLiban
      runtaad usheegtey wllee , maalinka aqiro kaligaa baa lagu soo saarayaa ,kaliga Ayaana lagu xisaabin
      Ha isku daalin jameeco hebel iyo firqo hebel ,lafahaaga naar kala baxso un

  • @abdirahmabmahamad
    @abdirahmabmahamad Місяць тому

    wahaabiyada maxay ugu dhagan yihiin culimada

    • @user-hd4gp1ft3z
      @user-hd4gp1ft3z Місяць тому

      Mushrikiintay saxayan dadka caamada diintooda ka qaldaya