Cabdulfataax Usuuli wuxuu qiray in uu Cabudo Awliyada!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Jawaab ku socuto Abdifatax Usuuli ( cibaadada)

КОМЕНТАРІ • 108

  • @AdoonkiiAllaah
    @AdoonkiiAllaah 28 днів тому +1

    Very beneficial my brother
    Ilaahay ha kaa raali noqdo.
    Shaqo wanaagsan ayaad heeysaa.
    Jazaka'Allahu Khayr

  • @bulshalekunowabikar6818
    @bulshalekunowabikar6818 8 днів тому +1

    Difaac weyn ayad sameysy ustaaad jazakallah shaqo wngsn inshallah ❤

  • @ahmedanshur4705
    @ahmedanshur4705 6 днів тому

    Shiikh جزاك الله خير usuuli hadalkiisa waa na dhibay الحمد لله dadaalkaagana misaanka allaha kuu saaro

  • @sharmarkeahmed2864
    @sharmarkeahmed2864 2 місяці тому +5

    Sh omar wax cad ayuu geenay wadadkan suufiga ah beentiisii waa laga taba tagy Jazakallahu qayran sh omar

  • @user-ob6yo5cg7q
    @user-ob6yo5cg7q Місяць тому

    جزاك الله خيرا

  • @user-lq1tb7kc5v
    @user-lq1tb7kc5v 2 місяці тому +2

    الله هو الذي له العبادة وحده

  • @user-tj6wh7ud6j
    @user-tj6wh7ud6j 2 місяці тому +6

    الله يحفظك يا شيخ عمر وجعل هذا العمل في ميزان حسناتك

  • @SomaaliyaStar
    @SomaaliyaStar 2 місяці тому +2

    بارك الله فيك يا شيخ

  • @user-ob6yo5cg7q
    @user-ob6yo5cg7q Місяць тому +2

    هو الإسلام هوالاستسلام لله بالتوحيد والأنبياء له با الطاعه والبراءة من الشرك واهله

    • @QqeesQropp
      @QqeesQropp 23 дні тому

      *والانقياد له بالطاعة*

  • @sacaadaat3178
    @sacaadaat3178 2 місяці тому +2

    Jzakalh kheyr sh cumar

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 Місяць тому +1

    Dariiqa uu rasuuku noo jiheeyay wadada aan alaah ku caadayno

  • @XuseenAlasta
    @XuseenAlasta 2 місяці тому

    Ilaahay hakaa abaal mariyo wll diinta ilaahay isagaa difaacanaayo ciduu usoo diraba adigana inta ilaahay uu fursadaas siiyay ayaad kamid tahay shukran

  • @mohamedyusufali7518
    @mohamedyusufali7518 2 місяці тому +3

    Sufiyada badankod xaqa ma rabaan.

  • @DariiqulHidaaya
    @DariiqulHidaaya 2 місяці тому

    جزاك الله خير الجزاء أخي المسلم صدقت وأصبت هذا الرجل لا يعرف معنى العبادة

  • @faaiidodiineed6924
    @faaiidodiineed6924 2 місяці тому +1

    Maa shaa Allah, tabaarakallaah, Allaah ha ku barakeeyo sh Cumar, si wacan baad u raddisay, waad kaafisay waanad oofisay.

  • @user-ui4wl2fs7g
    @user-ui4wl2fs7g 2 місяці тому

    العبادة لله وحده أما الرسول له اتباع هديه وألا تطاع لله إلا بهدي الرسول

  • @PoppieRooi
    @PoppieRooi 2 місяці тому

    Sobhanall Allah AK bar

  • @MohametHAbdiToniH
    @MohametHAbdiToniH Місяць тому

    Shekh jzklahKHyr❤❤❤😊😊😊

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 2 місяці тому +1

    SUUFIDU WAA MUSHRIKIIN SHIRKI FRA BADAN AYEEY KUJIRAAN UMADANA GAALNIMO AYEEY KU HOGAAMIYAAN
    HADII EEYSAN KA TOOWBAD KEENIN GEERIDA KA HOR
    WALAAHI FIRCOON WAXBA MADHAAMAAN
    SHIRKI ILAAHEEY AGTIISA CAFIS MALANAN WALAAHI
    DALIILKEEDANA WAAKAN AAYADAAN QURAANKA AH
    لَقَدْ كَفَرَ الَّذِينَ قَالُوا إِنَّ اللَّهَ هُوَ الْمَسِيحُ ابْنُ مَرْيَمَ ۖ وَقَالَ الْمَسِيحُ يَا بَنِي إِسْرَائِيلَ اعْبُدُوا اللَّهَ رَبِّي وَرَبَّكُمْ ۖ إِنَّهُ مَن يُشْرِكْ بِاللَّهِ فَقَدْ حَرَّمَ اللَّهُ عَلَيْهِ الْجَنَّةَ وَمَأْوَاهُ النَّارُ ۖ وَمَا لِلظَّالِمِينَ مِنْ أَنصَارٍ

  • @deeqfarah-vm3vi
    @deeqfarah-vm3vi 2 місяці тому

    Sh cumar ninkaan tawiil khaldan ayuu fahmay cibaadada adeecid ayuu ku sheegay waa in lafahansiiyo ee lagaalaysiin maayo wa allahu aclam

  • @user-ww2yh6oo9f
    @user-ww2yh6oo9f Місяць тому

    تعريف العبادة هي اسم جامع لكل ما يحبه الله من الأفعال والأقوال

  • @IbrahimmaxamuudXasan
    @IbrahimmaxamuudXasan 13 днів тому

    معنى عباد كما أياك نخشع ونذل ونستكين

  • @RUWAAYADOVIDEOS-b82
    @RUWAAYADOVIDEOS-b82 2 місяці тому +2

    Ustaad omar bin mardoof Gaalo iyo ahlul baadil meel xun baa ugasoo hartay
    Karbaashka ku wad ustaadi

  • @success96954
    @success96954 Місяць тому

    الله هو الولي وهو يحي الموتي

  • @falsamehabsame3268
    @falsamehabsame3268 2 місяці тому

    WaLLee Sheekh Cumar, baarakaLLaahu fiih, suufigan meel fog ayuu kaga soo haray.
    Gabadhii qaladka gashay iyo gabadhii kale ee ugu cudur daartey inay si kama' ah u gaftey ayaa suufigan uga fahan badan xagga cibaadada iyo tawxiidka

  • @success96954
    @success96954 Місяць тому

    Wow wow wow

  • @Xareeed
    @Xareeed 2 місяці тому +3

    Wadaadkani مدّدْلنصرك midkii oran jirey sow maaha horta?

    • @user-tz4hc5hd4v
      @user-tz4hc5hd4v 2 місяці тому

      Haa oo waliba ku qafiifay

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Місяць тому

      WAHAABIYO ARDAYDOODII IYO CULIMADOODII HAL MAR AYEY SIDII FIINTII UQEYLIYEEN. DALKAAN SUUFIYO AYAA CULIMO U AH

  • @user-dv4wt5yb7o
    @user-dv4wt5yb7o 21 день тому

    Wa buubaa,wa buubaa, wa laysku qabsaday ,iska jog habuubin

  • @awooweabdullah522
    @awooweabdullah522 Місяць тому

    sheekha hadakiisii wuuqariyay inta uu karabay syuu kasoo goostay waa munaafaqiin .khaa iniinah allah umada sharkooda ha kakaafiyo.

    • @sakiabdul
      @sakiabdul Місяць тому

      War adigu. Masuufiyadii dadka dhintay caabudi jiray baatahay

    • @sakiabdul
      @sakiabdul Місяць тому

      War adiguma suufiyadii dadka dhinta caabudi jiray baatahay

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Місяць тому

      WAHAABIYO ARDAYDOODII IYO CULIMADOODII HAL MAR AYEY SIDII FIINTII UQEYLIYEEN. DALKAAN SUUFIYO AYAA CULIMO U AH

  • @ilyaasmaal742
    @ilyaasmaal742 Місяць тому

    CIBAADADA IYO CAABUDKA WAXAA MUDAN ALLAAH OO KALIYA WALAA RASUUL WALAA MALAAIG IYO CID ALLAAH KASOO HADHAY OO KALE MALA CAABUDI KARO

  • @user-ob6yo5cg7q
    @user-ob6yo5cg7q Місяць тому

    العبادة هي كل اسم جا مع لما يحبه الله و ير ضاه

  • @Ismaacil-f4l
    @Ismaacil-f4l Місяць тому

    الدعاء مخ العبادة

  • @abassahmed183
    @abassahmed183 Місяць тому

    Sh.cumar suaal waaye hadaad kajawaabi karayso waa sidaan suaasha ninkaan suufiga ah magaalbaa mise waa Muslim mahadsanid

  • @MohametHAbdiToniH
    @MohametHAbdiToniH Місяць тому

    Shaydn ba uqurxiyAY mangbka waa jahl😢😢😢😢😢😢😢😢lkn culman hysanaa hdii lopahdo wax waa lafahansiini

  • @Riyanul-Jannah-nb1gz
    @Riyanul-Jannah-nb1gz 2 місяці тому

    Illahay mooye cidkale lama caabudaayo odaygu wuu khaldanyahay

  • @Yasin-s8i
    @Yasin-s8i Місяць тому

    Horta maxaa looga hadli waayey, suufiyada iyo saxirka ay aaminsan yihiin, in saxirku yahay karaamo iyo martab awliyadu gaarto.

  • @user-lq1tb7kc5v
    @user-lq1tb7kc5v 2 місяці тому +1

    ماهى العبادة

    • @abdiyaremoha
      @abdiyaremoha Місяць тому

      إسم جامع لكل ما يحبّه الله من الأقوال والأفعال الظاهره والباطنة

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 Місяць тому

    Waxa dhicikarta inay u jeeddada gabadhu ahayd waa addeecsanahsy,waayo waxa jira adhaah dhawaqeeda iyo siday u muuqato aan loola jeering,tusaale:marka lagu leeyahay:ilaahaw haku cadaabin,madaa laguu ducaynayaa mise ilaah:waxan culumada leeyahay intaan wax laga jawaabin waa in ujeeddada erayga la fahma iyo sida qofku u yaqaan;acmaaashu waa niyadda iyo sida qofku ula jeed0,mahadsanid

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 11 днів тому

      Waa runtaa, oo waa eray hal qabsi noqday, laakiin haddii ereygii laftiisa mecneeyo waa Qatar weyn, markaa culimadii ayaa la rabaa iney saxaan, balse kuwii culimada ahaa ee sixi lahaa haddii ay ku fiirsadaan oo wiliba qiil u sameeyaan oo difaacaan maxaa ka dhalan kara,
      Sanamyadii laata, cusaa, iyo kuwii la midka ahaa ee maka lagu caabudayay asalkoodii Niman culima ah oo wanaagsan bey ahaayeen balse wanaagoodii ayaa sidii loo buunbuuninay oo jiilba jiil ugu gudbinay wuxuu gaaray in sanamyo loo sameeyo oo la caabudo, markaa inta ay daba qabashada leedahay waa in la daba qabtaa, hadii lagu fiirsado waa halis,
      Waad aragtay sixiroolayaasha dadbaa culimo u yaqaan oo quraan iyo diin ka doonta haddii aan looga digin ee laga aamuso iyo dadkii oo aqoontoodii diimeed yartahay maxaa dhacaya?

  • @AbdirizakFarah-wg4tb
    @AbdirizakFarah-wg4tb Місяць тому

    Takfiiriyiin soomaali waa ku badatey
    Reer xamarkii masaakiinta ahaa xitaa bahal bey ka dhigeen wahaabiyo
    Yaab waaye laa xawla walaa wuwwata illaa billah

  • @PoppieRooi
    @PoppieRooi 2 місяці тому +1

    Good kkkkkkkkkkkk

  • @YudufAl
    @YudufAl 2 місяці тому

    Ilaahay ha laga cabsado oo yaan loo shariik yeelin. CID aan ilaahay ahayn oo wax tari karta, kaalmo iyo gargaar la waydiisan karaa ma jirto. Diinta yaan laga been sheegin dadkana khuraafaad iyo shirki loo horserdin.
    Ilaahay meelna kuma sheegin cid aan isaga ahayn in la baryo.

  • @XassanCalimaxamed
    @XassanCalimaxamed Місяць тому

    تفسير فخرالدين الرازي الاشعري حجةعليك لانه يقوي مرادخصمك

  • @sulubyarecabdalla2562
    @sulubyarecabdalla2562 2 місяці тому

    War c/fataax ma sidanaa wallee waa aakhiru sabaan

  • @Ugaas65
    @Ugaas65 Місяць тому

    Warkow Dhahay Lee Aad Naga Tustay Tafsiirka Lkn Wax Kale Kaama Fahmin

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227 Місяць тому

    suufiya iyo wahaabiyada islaanka wey qaseen, xaqa allaha hatuso shiicada dhibka lamidyihiin

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey Місяць тому

    Who are you markaad dad u jawaabausid cilmiga ha ku ciyaarin

  • @MohamedHassan-ky3lu
    @MohamedHassan-ky3lu Місяць тому

    Doodaan waan ku daalnay. Danahiina qabsada waryaada

  • @maxamuudxuseen8436
    @maxamuudxuseen8436 2 місяці тому

    Wadaadkan layidhaa cabdi fataax waanin jaahila oon waxba fahan sanayn hadana iskuhaysta nin wax yaqaan waar dadka ka aamus dhaha oo soobaro diinta

  • @alinasrihared6414
    @alinasrihared6414 2 місяці тому

    Sheikh ha gaaleysiin muslimka

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 19 днів тому

    Wahaabiyo muran uun baad keenteene diin baydaan keenin cibaado waa kii allah wax kalle cibaadada allah uun baa leh wahaabiyo tashkiik uun baad wadataan ee idinku aamusa

  • @user-ry3fy8wh8l
    @user-ry3fy8wh8l Місяць тому

    Doqonoow wuu qaldamaa qofku taasna idin noqon mayso cudur daar aad ka dhugataan dadku inay cid kale la caabudaan

  • @cabdicolow8494
    @cabdicolow8494 2 місяці тому

    cumar marduuf waa sheydaan karaadiyo culimada dhaxdeeda vius karaadiyo waxawna soogalaa مشاء بنميم

    • @CrasaaqIid
      @CrasaaqIid 2 місяці тому

      Adi uun baa iska yidhi sxb qali

  • @user-salsabiil
    @user-salsabiil 2 місяці тому

    wuxuu ka soo qaatay
    الشيخ السلفي خالد باحميد الأنصاري

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 Місяць тому

    Adeecida iyo caabudid isku mid maaha rasuulkeena lacag lasoo ururshay oo xaaraan iyo xalaal mid ay tahay la ogayn ubaahna

  • @abdihafiidahmed8950
    @abdihafiidahmed8950 Місяць тому

    Isaga isradinayo wahaabiga.
    لاتعبد الشيطان ( أي لاتطيعوه)
    hady tahy mxakudiidy ayadu mxuu sheegayaa hdaba.

  • @shaafixaaji6999
    @shaafixaaji6999 2 місяці тому

    لقد تزببت قبل أن تتمر، يا متشيخ،
    وكم من عائب قولا صحيحا... وآفته من الفهم السقيم!!!

  • @user-ww2yh6oo9f
    @user-ww2yh6oo9f Місяць тому

    Axmaq suufiyada Markey qilaafeen remarks alle iyo amarke nabiga salalaahu caleyhi wasalama ayuu alle caqliga kaqaade يقول الله فلما

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 Місяць тому

    Yasin

  • @wmdghdgg1234
    @wmdghdgg1234 28 днів тому

    Ninyohow qof Allaah wax la caabudaayo ma jiro naga daay beenta shirki aad la orderyso naga jooji

  • @AbdiAbdiadam
    @AbdiAbdiadam Місяць тому

    Adheecid iyo caabuda waxey kalyihin labo

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 2 місяці тому

    GABADHAAS IYO KUWA TIRO BADAN NINKAAN IYO KUWO BADAN XUURTO JAAHINIMO KU HAYSTA OO GABDHAHA XOOLAHOODAA LAGU XALAASHADAA SIYAARO YAA LAGA QAADAA GABDHAHA MAR SOOMOOW SHAYDAAN SHAAKIR ODEY YAA SALMAAN OO MIIRAN BAA DAMBIGAAS DUSHA KA SAARAN YAHAY GABDHAHAASNA HALA BADBAADIYO BAAN DHIHI LAHAA..

  • @TheMohadam
    @TheMohadam Місяць тому

    فخر الدين الرازي؟ Ashcari WAYE ,GAAL WAYE dhahdeen MAXA HADA I Soo daliishaneeysa?

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 2 місяці тому

    Suufiyada soomaaliya ogaada qayb ayay shiicada ka soo qaateen laakiin shiicada kale asxaabta ayay u gafaan suufiyada soomaaliya iyaga waxay u gafaan magaca wahaab oo ka mid ah magacyada allaah ogaada,

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 2 місяці тому

      Sxb hawla kaa weyn baad faraha kula jirtaa, wahaabiyo koox la yiraahdo bey kasoo horjeedaan ee ma aha ilaahay swt, waad marin habaabsan tahay.😂😂😂

  • @user-ww2yh6oo9f
    @user-ww2yh6oo9f Місяць тому

    Waxaad tahay suufi axmed ah doqon ah

  • @shaafixaaji6999
    @shaafixaaji6999 2 місяці тому

    أرجوك ضع الطاقية ورح تعلم من فضلك

  • @user-md8mx8cc7o
    @user-md8mx8cc7o Місяць тому

    Cumar wahaabi cilmi waxba kama ogee waxaw dhex ordaa google uusan kawarhayn sax iyo qalad.

  • @salimmohamedali1903
    @salimmohamedali1903 2 місяці тому

    YAAHUU WAHAABI JAAHIL UUN WAAYE HADAAD ARAGTO UH UH UH

  • @awooweabdullah522
    @awooweabdullah522 Місяць тому

    Wahaabiyo gaalo ingiriis ayaa samayatay si muslimka ay ufidneeyaan,1.waa dad muran badan2.waa dad jaahiliin ah3.waa dad dood badan waa dadka Alshabaab ay kamidyihiin iyo damuljadiid..maanta cu
    Culimadoodii Xabsi ayuu kuguray Sacuudigu.Soomaalina Dagaal ayey kulajiraan.

  • @alinasrihared6414
    @alinasrihared6414 2 місяці тому

    Culimada ineey is gaaleysiiyaan maxaa haraya oo dhiman ilaahay towfiiqda hana waafajiyo

    • @XuseenAlasta
      @XuseenAlasta 2 місяці тому

      Wanaaga inaan is farno xumaantana iska reebno aan ku noqonay umadaha umadda ugu kheyrka badan qofkii qaldama qaladkiisa waa loo sheegaayaa inuu qaato & inuusan qaadan masuuliyadeeda anaga ma lihin

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 Місяць тому

    Qabuuri yuu ku daa Linin qabuuraha maana xamsata ayee caabudan oolada ayaa kaa rabnaa arzaaqd an kaa rabna cibaado ma ahin miyaa

  • @Doctorbadal2025
    @Doctorbadal2025 2 місяці тому

    Suufiyaasha diinta ku yar, ilmaha yar ayaa og

  • @axmedcali9128
    @axmedcali9128 2 місяці тому

    War qalinka midigta kuqabso inta adoon kale aad eedaynaso aduu isasoosax tafararaqa jooji

  • @Shaaficimaxamadmaxmuud
    @Shaaficimaxamadmaxmuud 2 місяці тому

    Radintaan ma mooda suufiga in daliikiisa ay garab usiitahy!!?
    Tusale ahaan mala dhihi kara
    وكل طاعة عبادة وليست كل عبادة طاعة

    • @abdirahmansiat6
      @abdirahmansiat6 2 місяці тому

      Maya
      كل عبادة طاعة ولكن ليس كل طاعة عبادة

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 2 місяці тому

    Gabadhas gaalnimo laguma sheegin ee jaahilnimo xaga diinta ay katahy

  • @abdihfitaahhusseini7788
    @abdihfitaahhusseini7788 2 місяці тому

    masakin waaye islaamahan ayaaba radiyeen ayaka ayaaba ka faham fiican rag iska celis ayaa kujiro

  • @ibnulbaadiyah4111
    @ibnulbaadiyah4111 Місяць тому

    Nio wax barta taas waa runta

  • @hassanandroid2628
    @hassanandroid2628 2 місяці тому

    Asaga kaa saxan sheikh✋

  • @ibnulbaadiyah4111
    @ibnulbaadiyah4111 Місяць тому

    تفسير الفخر الدين الرازي
    Soo daaco Kuma fasirin. Illhow qalbiga hanaga madoobayn
    I'm sure wiil suufi ah oo 6 months xorow ahaa ayaa CA faham fiican dhamaan culimada wahabiyada
    Because of diinta shilmaad kama dhex raadiyo. Ee ikhlaas ayay
    Faham ka Allah baxsho wahaabiyay
    Google ma cajaladna. Cilmi raasiq ah laguma xambaaro
    📽️📽️⁉️⁉️📽️📽️

  • @maxamuudxuseen8436
    @maxamuudxuseen8436 2 місяці тому

    Waxaatidhaahdeen uunba lasoodhigay codna been idinkamay sheegin rasuulkaanu caabudna idinkaa yidhi katoobadkeena hadalkaa

  • @user-lq1tb7kc5v
    @user-lq1tb7kc5v 2 місяці тому

    وهذا كفر بواح

  • @shaafixaaji6999
    @shaafixaaji6999 2 місяці тому

    عحيب!! حتى كلام شيخك لم تفهمه!!

  • @mowliidmacaani3141
    @mowliidmacaani3141 Місяць тому

    War orod adiga maxamed cabdu wahaab ayaa caabudaa

  • @HASSANDheere-dt8gm
    @HASSANDheere-dt8gm 2 місяці тому

    Nin salafi ahaan jirey oo in xiraafay buu inta kasoo maqlay salafiyada agtooda maha daabid guud oo ay kumidaysan yihiin.
    Intiibu laso cararay lkn maxa karacay😂

  • @AbuukarcabdulqaadirMaxamuud
    @AbuukarcabdulqaadirMaxamuud 2 місяці тому

    Omar marduuf qacdi kaa yeertay ma kugu yaraatay

  • @user-ww2yh6oo9f
    @user-ww2yh6oo9f Місяць тому

    Axmaq

  • @MohamedbisharmohamedBORGAD
    @MohamedbisharmohamedBORGAD 2 місяці тому

    Farad kifaayayada naga qaada

  • @user-salsabiil
    @user-salsabiil 2 місяці тому

    @خالد باحميد الأنصاري

  • @user-ww2yh6oo9f
    @user-ww2yh6oo9f Місяць тому

    جزاك الله خيرا

  • @AbdirizakFarah-wg4tb
    @AbdirizakFarah-wg4tb Місяць тому

    Takfiiriyiin soomaali waa ku badatey
    Reer xamarkii masaakiinta ahaa xitaa bahal bey ka dhigeen wahaabiyo
    Yaab waaye laa xawla walaa wuwwata illaa billah

  • @YudufAl
    @YudufAl 2 місяці тому

    Ilaahay ha laga cabsado oo yaan loo shariik yeelin. CID aan ilaahay ahayn oo wax tari karta, kaalmo iyo gargaar la waydiisan karaa ma jirto. Diinta yaan laga been sheegin dadkana khuraafaad iyo shirki loo horserdin.
    Ilaahay meelna kuma sheegin cid aan isaga ahayn in la baryo.

  • @Ismaacil-f4l
    @Ismaacil-f4l Місяць тому

    الدعاء العبادة

    • @Ismaacil-f4l
      @Ismaacil-f4l Місяць тому

      الدعاء مخ العبادة

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Місяць тому

      WAHAABIYO ARDAYDOODII IYO CULIMADOODII HAL MAR AYEY SIDII FIINTII UQEYLIYEEN. DALKAAN SUUFIYO AYAA CULIMO U AH.