MA SUUFIYO AYA SOOMALIYA DIINTA SOO GAADHSIYEY || SH.C/QAADIR CUKAASHE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 102

  • @sh.gooro2020
    @sh.gooro2020 2 місяці тому +3

    Jawaab macquul ah oo mid waliba ciddii keentay loo aaneeyay
    Mashaa Allah
    جزاكم الله خيرا 😊

  • @cusseinmuxamad8243
    @cusseinmuxamad8243 8 місяців тому +2

    جزاك الله خيرا فضيلة الشيخ عبد القادر عكاشة على هذا التوضيح ونفع الله بكم .

  • @abdurahmangeele708
    @abdurahmangeele708 2 місяці тому +1

    با رك الله يا شيخنا
    SI FIICAN AYAAD NOOGU CADEYSAY JAWAABTA, ILLAAHEY HAKU XIFDIYO, CILMIGANA ALLAHA KU BARAKEEYO.

  • @nuuradiincabdikariin-cj5ij
    @nuuradiincabdikariin-cj5ij 10 місяців тому +1

    Sheekh Allaah ha barakeeyo waxaan rajaynayaa in mar laga duubo tafsiir muuqaal ah

  • @Alakhbaardiin
    @Alakhbaardiin 2 місяці тому +1

    افضل الصلاة والسلام وأتم التسليم 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚

    • @abdultifow2297
      @abdultifow2297 2 місяці тому

      جزاك الله خيرا الشيخ عبد القادر عكاشه اللهم احفظه وجزى الله خيرا

    • @FartuunAadan-f1r
      @FartuunAadan-f1r Місяць тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @FartuunAadan-f1r
      @FartuunAadan-f1r Місяць тому

      Kkkk

    • @abdultifow2297
      @abdultifow2297 Місяць тому

      @@Alakhbaardiin 💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚

  • @abdowmohamed2066
    @abdowmohamed2066 2 місяці тому +3

    Asc, dadkii diinta somalia hogaanka u ahaa waxay ahaayeen sunni loona yaqaanay qaadiriya math habtii imamu shaafici.

  • @abbdiwahabawcusmane1782
    @abbdiwahabawcusmane1782 2 місяці тому +4

    Sheekh yuusuf al kawnayn iyo sheekh isaxaaq qaadiriyo ayay ahaayeene maxa usheegiwayday

  • @محمودشكري-ق1ظ
    @محمودشكري-ق1ظ 2 місяці тому

    جزاكم الله خيرا فضيلة الشيخ عكاشة

  • @SeynabAbdirahman-lr7xk
    @SeynabAbdirahman-lr7xk 2 місяці тому

    Scw

  • @mataanbudhyar7468
    @mataanbudhyar7468 2 місяці тому +2

    Shekh mujaahid sayid maxamed Maxaad jabhad ugu sheegtay

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 2 місяці тому +1

    Xaga tacliinta iyo barida quraanka.iyagaa wax baray dadka.sheekh yuusuf al kowneen iyo culimadii la midka aheyd.

  • @mohamedmooto-kl2du
    @mohamedmooto-kl2du 2 місяці тому +3

    اترحم بعلماء عباد القبور

  • @Bashiir-t4d
    @Bashiir-t4d 2 місяці тому +5

    Haa haa ahlusunah waljsmeca ama sufiyo wey jiri karan kuwo qaldan haa shaqsi ahaan
    Waxan aamin sanahay
    45 sano ayaan jiraa inta aniga
    Aan jiro ayey jiran wahabiyo iyo lahal maala

  • @suhaipabdi4481
    @suhaipabdi4481 4 місяці тому +1

    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup 8 місяців тому +5

    aniga xirta sheekh cukaashe baan kamid ahay kumana raacsani jawaabta uu bixiyey, dariiqada suufiyada ayaa somalia diinta soo gaarsiiyey,suasha shekha wuu hareer marey.

  • @warsameahmed4633
    @warsameahmed4633 3 місяці тому +1

    Mr cukaashe wuxuu qarinayaa inuu yiraahdo nabigu wahaabuu ahaa ka dib markuu ku celcelyey dad ku suufiya ma ahayn ee waxey ahaayeen muslimiin.

  • @faisalsalad8358
    @faisalsalad8358 2 місяці тому +2

    ASC wall jazakalaah kheyr

  • @AbuNaciim
    @AbuNaciim 2 місяці тому

    Kasheeke Suufiyo Kahor Yaakenay

  • @RashiidAbdirahman
    @RashiidAbdirahman 2 місяці тому

    Baarakalaahu fiikum

  • @AbdullahiMohamedHuurshow
    @AbdullahiMohamedHuurshow 2 місяці тому

    Ehlu Sunah Waxey Dalkeena Uga Soo Horeeyeen Wahaabiyo Taas Ayaa Sax Ah Balse Somalia Waxey Diinta Islaamku Soo Gaartay Xiligii Rasuulku Dhulka Xabashida Soo Gaaray Waa Mid FacWeyn

  • @AbdiRihman-w1z
    @AbdiRihman-w1z 2 місяці тому +1

    Saxiix qaadiriyo waasoojireer

  • @realityreality8301
    @realityreality8301 2 місяці тому +1

    Wadaadku meel fiican ayuu ka keenay bahasha! Su’aal fiican ayuu keenay.

  • @CISMAANCG
    @CISMAANCG Місяць тому

    Shekh malaha 2 boqol oo sano ka yar sheekh aways dheere hada dhow buu ahaa qarnigii 20 aad ayuu dhintay shekha saylici ma garanayo

  • @AbdullahiAdan-c3n
    @AbdullahiAdan-c3n Місяць тому

    حيا ك الله وبيا ك

  • @aiderusahmed4394
    @aiderusahmed4394 2 місяці тому

    Diintiina wasa waa na wareeriseen e anagu illaahay kaliya ayaan cabuudna sheikh dhana ma dhagaysano

  • @Axmedmaxamedawcabdi
    @Axmedmaxamedawcabdi 7 місяців тому

    Asc duruustiisa nosoo faafiya telegram usameeya tafsiirkiisa iyo duruustiisa

  • @MaxamedJaamac-s5b
    @MaxamedJaamac-s5b 2 місяці тому

    70 jirka maanta jooga ma aqoon,yaraantiisii,wax salafiya la yiraahdo

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 2 місяці тому

    Waa run culumadii suufiya ilaa macalin ana shiiq ay haayeen cukaashe xataa waxaa Baray diinta suufiya ali tixaadow siyaadaiska daaya😂

  • @realityreality8301
    @realityreality8301 2 місяці тому +1

    Allaha ku sharfo!

  • @sheekhcabdiraxmaanaxmadami5632
    @sheekhcabdiraxmaanaxmadami5632 2 місяці тому

    Dheekow taariikhda ha ku ciyaarin
    Say wax kaa noqdeen

  • @nurowehliye23
    @nurowehliye23 10 місяців тому +1

    Oo mamuslin anwelsuno waljameco ahaan bajirey afka malax ilahay kagali iskudugsi ban ahaanjirnay sufiyal baa qurenka barey

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed8315 10 місяців тому +4

    سئل فضيلة الشيخ عبد القادر عكاشة:
    فضيلة الشيخ عبد القادر عكاشة بارك الله فيك هل الذين أدخلوا الإسلام إلى الصومال كانوا من طرق الصوفية؟
    الجواب:
    قال الشيخ عبد القادر بن الشيخ محمد آدم المعروف بالشيخ عبد القادر عكاشة الصومالي حفظه الله:
    بسم الله الرحمن الرحيم الحمد لله رب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وأصحابه أجمعين
    أبما بعد
    اشتهر عند كثير من الناس أنّ من أدخل الإسلام في بلد الصومال هم طرق الصوفية والحقيقة أن عندنا بينة واضحة أن الإسلام دخل إلى بلاد الصومال قبل مجيء الطرق الصوفية بزمن بعيد جدا، وأن الصوماليين كانوا مسلمين قبل الصوفية حتى إن كثيرين يعتقدون أن الإسلام دخل إلى الصومال عن طريق الصحابة الذين هاجروا إلى الحبشة، وإن لم يكن عندنا دليل واضح على ذلك.
    لكن التاريخ منذ هجرة الرسول صلى الله عليه وسلم إلى الآن ١٤٤٥سنة، والصوماليون أجدادهم إلى ما يصل إلى الجد العشرين فهي أسماء إسلامية، وهذا مما يؤكد أن الصوماليين كانوا مسلمين منذ زمن بعيد قبل مجيء طرق الصوفية في الصومال.
    (ثم أرسل إلي الشيخ عبد القادر رسالة صوتية مفادها : أنه وجد في كتاب بغية الآمال في تا ريخ الصومال لشريف عيدروس أن الإسلام دخل في الصومال في القرن الأول سنة ٦٥هجرية على يد الأمير موسى بن بني خثعم الذي أرسله الخليفة عبد الملك بن مروان رحمه الله بصحبة جيش عظيم).
    إذا نظرنا إلى تاريخ الطرق الصوفية في الصومال نجد أنهم فرقتان هما:
    ١. القادرية: التي تنتسب إلى الشيخ عبد القادر الجيلاني رحمه الله؛ وكان الصوماليون مسلمين قبل أن يولد الشيخ عبد القادر نفسه ودخلت القادرية إلى الصومال عن طريق شيخين:
    أحدهما: الشيخ أويس بن أحمد البراوي المتوفى سنة: ١٢٢٣هجرية كما يقال (ثم وجد الشيخ أن وفاته كانت في عام ١٣٢٧هجرية أي قبل قرن من الزمن). واتباعه القادرية الأويسية، ونشر طريقته في منطقة مدغ الشيخ علي سمتر (مؤسس الطريقة السمترية) ( شيخ الشيخ يوسف دريد والشيخ علي علمي يرى) رحمهم الله في الأقاليم الوسطى.
    والثاني : الشيخ عبد الرحمن الزيلعي المتوفى : ١٢٢٩هجرية واتباعه القادرية الزيلعية ( ثم وجد الشيخ أن وفاته كانت في عام ١٢٩٩هجرية أي قبل ١٤٤ سنة فقط).
    والطريقة الثانية: طريقة الأحمدية التي تفرعت إلى فرعين:
    ا. الأحمدية الرحمانية: نسبة إلى شيخ اسمه مولانا عبد الرحمن شيخ الشيخ حسن معلم المدفون في قرية البصرة بين أفجوية وبلعد، أخذ عنه الطريقة الشيخ علي ميِي وأحفاده (أبناء بنيه )مازالوا على قيد الحياة، وهو الذي نشر هذه الطريقة في المناطق الجنوبية (مقديشو وما حولها)، ثم أخذها عنه الحاج يوسف
    ٢. والأحمدية الرشيدية ( الصالحية) نسبة إلى شيخ سوداني اسمه إبراهيم رشيد ، أخدها عنه شيخ سوداني آخر اسمه محمد صالح،ثم أخذها عنه شيخ محمد قوليد، ثم ابنه شيخ عبد الواحد شيخ محمد قوليد: ويقال: نشر الصالحية في الأقاليم الشمالية والشرقية الشيخ محمد عبد الله حسن.
    إذا هل يمكن أن يقال: أن هؤلاء الذين عاشوا قبل مائتي سنة بقليل هم من أدخل الإسلام في الصومال؟ ألم يكن الصوماليون مسلمين قبل هؤلاء؟!
    الجواب: لا يمكن أن يكون هؤلاء من أدخل الإسلام إلى الصومال، بل كان الصوماليون قبل ذلك مسلمين وكانوا يصلون، ويصومون، ويحجون، ولم يكونوا يعرفون ما يسمى بالطرق الصوفية، ولا ينبغي قلب الحقائق التاريخية.
    ومشايخ الفقه الذين نشروا فقه الإمام الشافعي كالشيخ محي الدين معلم مكرم الذي سكن في مقديشو، والشيخ أبوبكر محضار الذي سكن في وَرْ شيخ لم يكوا صوفية ولم يكن لهم أي علاقة بالمتصوفة.
    وإنما جاء أصحاب الطرق الصوفية بهذه القصائد ودعاء الأموات والغلو في الصالحين.
    ترجمها من اللغة الصومالية إلى العربية: علي معلم نور محمد
    ليلة الأحد الرابعة من جمادى الآخر سنة ١٤٤٥ه.

  • @abdihakiimyuussuf3598
    @abdihakiimyuussuf3598 2 місяці тому

    Taariikhda iyo cimiguba waxay ubaahanyihin masuuliyad gaar ah qof bidcaynimo laguduray ama asagiiba banaanka lataagan waxba lagaqaadanmaayo

  • @MukhtarMohamed-w6w
    @MukhtarMohamed-w6w 2 місяці тому

    Suaasha lagu weeydiy kajawaab swoon umalihid illahy kabaq

  • @samadoon313channel6
    @samadoon313channel6 2 місяці тому

    Waad ka been sheegtey wadaadoow
    Yuu ahaa sheekh yuusuf alkoowneen sheekhii alif wax maa leh Soomaalida barey marka ninka iska careeysanoo
    Alah ka cabso beentu na waa xaaraam
    Suufiyo weligeed baay joogeen soomaaliya cid inkiri karto na malaha

  • @Daud101
    @Daud101 10 місяців тому +1

    Allah ku barakeeyo sheekh.
    Wax ma garatada aan kutub iyo cilmi midna baran ayaa iskaga dhax yaacday islaamnimada iyo qasiidooyinka markaasey sidi takfiirka u gaaleysiiyeen awoowayasheyni hore ee muslimiinta تباٌلهم

  • @mohameddhagjar4592
    @mohameddhagjar4592 2 місяці тому

    600 SANO KA BADAN MARKAN XABASHIDA JIHAADKA KULA JIRAY TARIIQO MIYAA JIRTAY?

  • @ahmedmohamedduale8386
    @ahmedmohamedduale8386 2 місяці тому

    Sh waxaad ku darsataa masaajidka saylac ku yaal ee qiblataynka soomaalidu xilligaas ayey muslin ahayd

  • @mohameddhagjar4592
    @mohameddhagjar4592 2 місяці тому

    SUFIYADA TALYAANIGII AYAA KEENAY

  • @CabdisalanMacalin-yn8cc
    @CabdisalanMacalin-yn8cc 2 місяці тому

    Carabtii yaman ahead ayaa Somalia kenay diinta waxayna

  • @warsameahmed4633
    @warsameahmed4633 3 місяці тому +5

    Mr cukaashe wuxuu is hilmaansiinayaa in wahaabiyada uu asagu faafinoyo ay timd wax aan ka badneyn 40 sano ee ninkii ugu horeeyey uu asaguba arkay. Marka soomaaliya islaambay ahayd call itibaacil madaahib wacalaa caqiidatil ehlusunna waljamaaca wacalaa silkies juneydi sida muslimiinta 95% yihiin. Waxa laga hadlayaa waa middaa asaguna wuu ogyahay.
    وجحدو بها واستيقنها أنفسهم.

    • @abdulkadirsheikh7671
      @abdulkadirsheikh7671 2 місяці тому +2

      Wahaabiyo wax la yiraa maba jiraan dadkaan wa ahlu xadiith ama Salaf mabda oodana wa sunnaha Iyo quranka waligood wey jiraan

    • @warsameahmed4633
      @warsameahmed4633 2 місяці тому

      @abdulkadirsheikh7671
      Waxaan kaa codsanayaa in aadan caqligaaga iyo caqliga dadka ku cayaarin
      haddan aqoon ama aaden ka mid ahayn nasiibkaa, laakiin anagu waxaan ka hadleynaa madarasada ibnu tiimiya munaadirka u yahay. Markii culumaddi ku savanna ahayd ka taqaluseena uu marlabaad soo nooleeyey ina cabdi wahaab oo tajsiikii iyo tashbiihii iyo nasbigii ku siyaadiyey dhaqankii qawaarijta noocii sawaariqada la oran jirey ee dadka leyn jirey, dabadeedna dhashay Juhaymaan wax yar ka Diana dhashay dagaalkii afqaan ee CIA hogaamineysay kadibna dhashay daacish, jabhatunusrs,shabaab bukaxaaraam i.w.m. marka waa ahlu xatiis iyo waa ehluqur'aan ma kaa saareyso meshaan ee nafta runta u sheeg.

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 10 місяців тому +2

    Xaasid xaasid

  • @Ahmed-ki3tb
    @Ahmed-ki3tb 2 місяці тому

    Suufiya 300 sano ayay somalia joogaan

  • @YoonissheeqnuurCabdiraxmaan
    @YoonissheeqnuurCabdiraxmaan 2 місяці тому

    Suufiya inee mushrikiin yihiin shaking igagama jiro

  • @عليحسين-ق2ج8ح
    @عليحسين-ق2ج8ح 2 місяці тому +8

    شيخ يوسف الكونين لم تذكره لانك مدلس

  • @osmanali2281
    @osmanali2281 2 місяці тому

    Sheekh Aways waxaa diley koox ka mid ah Daraawiishtii Sayidku madaxda u ahaa waxaana la diley 1909 kii 115 sano ka hor. Tuulada Biyooley ee Gobolka Bay...Marka sheekh Aways dhimashadiisii 200 sano ma aha e waa 115 sano

    • @sacaadaat3178
      @sacaadaat3178 2 місяці тому

      TUSBI UU DHAHAY SAYIDKA DHAHAY BERRI AF MUSLIM AMA AF GAAL AAN MID KUUGU IMAADO.TUSBI KU CELIYAY UWEYS KADIB SAYIDKA WUU DILAY

  • @Aaaaaaa-c7y
    @Aaaaaaa-c7y 2 місяці тому

    Sh taariiq daas sx waye lkn Sh meel kale ayaad ka baxday suufiyada kor ayee ka yihiin lkn 3 qayb waaye axkaam ley nacwooley .iyo dariiqo waaye

  • @abdrahmansheikh8777
    @abdrahmansheikh8777 10 місяців тому +6

    Khawaarijta marna kaarali noqon
    Maayan ilaa baadilkotha aad kuractho

  • @mustafeaxmed4552
    @mustafeaxmed4552 10 місяців тому +1

    هاتوا برهانكم

  • @DaauudIbraahim-p1t
    @DaauudIbraahim-p1t 2 місяці тому

    Whle suufi waye😢

  • @Cisman-k8k
    @Cisman-k8k 9 місяців тому

    Baraida diintakahadla

  • @Fays2010
    @Fays2010 2 місяці тому

    1900 ka dib buuba noolaa baa la dhahaa oo Sayid Moxamed Cabdille Xasan baa dilaa la yiraahdaaye, waa see sheekhoow?

  • @CabdiJaamac-f6t
    @CabdiJaamac-f6t 2 місяці тому

    War ninku inkaarana diinta sogarsinteeda laga hadlimaayee eaxa laga hadlayaa xiligii gumaystuhu ku soo qaaday weerarka wadama qarada Afrikaans oo wadama qaar magacyadii laga bedelay diintina laga bedelay xiligaas ayey dariiqa Sufiya ka hortageen in dadka soomaliyey lagu fidiyo diinta kirishtan waxayna ladagalameen gumaytihii waxa ad looyaqana saying maxamed cabdula xasan iyo shiikh xasan barsame waxa kamid ahaa shiikh Cali majeerten iyo kuwo kale oo badan marka ninkan wa xaqiir melkale ayuu la aday arinkii marka suufiyadu qab lixadleh ayeey ka soo qaaten ilalinta diintooda Dada soomaliyeed marka lama inkiri karo taas

  • @Mohamed-cv3sr
    @Mohamed-cv3sr 10 місяців тому

    Suufiyo iyo xanaabiladan midnight lagama aqoon soomaaliya,labadana Danone adduunyaa loo galay.

  • @CabdisalanMacalin-yn8cc
    @CabdisalanMacalin-yn8cc 2 місяці тому

    Shayne chico Somalis waa shiico

  • @SeynabAbdirahman-lr7xk
    @SeynabAbdirahman-lr7xk 2 місяці тому

    S e

  • @abdiwahidahmed5355
    @abdiwahidahmed5355 2 місяці тому

    axmed bin idiris ayay ku aftirsadaa axmadiya

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 2 місяці тому

    Inaad Aflagaadeyso Suufiyada Ceebay kugu tahay, Gimeysigii dadka hortaagnaa Faafinta Diinta Kirishtaanka waxay ahaayeen Suufiyada Sheekh Cukaasha fursad buu u arkay wareysigaan uu ku duqeeynaayo Suufiyada

  • @guledabdikadiral-qudubi3229
    @guledabdikadiral-qudubi3229 2 місяці тому

    أظن أن التيار الجامي المدخلي يحتاج الى مراجعات في دعاياته المنهجية الممولة من السلطات الخليجية فهو تيار مسكين ومرجئ مع الطواغيت ومتشدد خارجي على الدعاة المصلحين والجماعات الإسلامية .

    • @محمودشكري-ق1ظ
      @محمودشكري-ق1ظ 2 місяці тому

      الشيخ حاليا تكلم عن مسألة طرحت عليه فكان ينبغي لك ان تعلق علي ألموضوع الذي يدندن حوله سلبا او ايجا موافقة او مخالفة فالشيخ جزاه الله خيرا قد فند هذه المزاعم التي روج لها البعض من غير حجة او برهان وأما ما لصقت بهم من أسماء ك مداخلة .. جامية فهذه أسماء لايرتضون بها ولم يسموا بها أنفسهم وإنما هي همز ولمز ياتي من قبل الحاقدين عليهم صحيح هناك ملاحظات وتصرفات فردية تقع من بعضهم لكن الحقيقة التي لاينكرها الا جاهل ان أصولهم صحيحة لاغبار عليها كتاب وسنة علي فهم سلف الامة

  • @abdifatahsarhan7108
    @abdifatahsarhan7108 2 місяці тому

    Somalidu marka ay dintu soo gaadhay waa wakhti aad iyo aad u fog oo an dhaweyn eraygas u wadadkan u sheegay waa sax, lkn somalidu ma ahayn wahabi waxa aay ahayen ehlu dariiqa, xaramka waxa ka jirtay dariiqada ahmadiya baqdadna waxa ka jirtay qadiriya labadas culumo beey somalidu ka aflaxeen,dariiqadan wahabiyadu wakhti dhoow beey soo gashay somaliya oo ragi kenay waxa ka mid aha nuur cali coloow qiyasti 1955kii beey soo gashay,kaacaanki sharfana marki u ka baxay muqdishu beey sidi rabkii kusoo yaceen dalki somaliya oo dhan,waxa intas ka sii daran iyagii wahabiga aha baa 10 firqo ukala baxay,wana kuwa maanta u dalku ka dagi layahay waa billaahi toowfiiq asc wr wb

  • @abdihakiimyuussuf3598
    @abdihakiimyuussuf3598 2 місяці тому +1

    Sheekhow idinku xageedjirteen
    Markaas kkk

  • @Shyusufbaxar
    @Shyusufbaxar 2 місяці тому

    Jaahil yahaw Nikki Alice iyo ba yakubaray sh yusuf kWnayn ma Wasabi ayu aha mise abaha ayu aha ehlu naryahaw

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 2 місяці тому +1

    Wahaabiyo dhib ayay noo soo kordhiyeen dad wada socda isu caqiida shaafici ah ayanu aheyn

  • @SahalnuurMaxamuud
    @SahalnuurMaxamuud 2 місяці тому +1

    Kkkkkkkkkkkkk been badana

  • @MohamedSheq
    @MohamedSheq 10 місяців тому +1

    xasid xasid xasid xasid xasid

  • @CadiBarre
    @CadiBarre 2 місяці тому

    Cukaash waa Nin wax ubilaaban yihiin ilahay haka sohanuuniyo bidcinimada

  • @abdirahmanahmed3057
    @abdirahmanahmed3057 2 місяці тому

    binaale

  • @Aweysaxmedcali
    @Aweysaxmedcali 2 місяці тому

    Kkkkkkkk awoowgeygii 20 tanaad waagas Somalia dharmaxiran jirin

  • @abdulrazakahmed9203
    @abdulrazakahmed9203 2 місяці тому

    Diinta qodobada ugu waaweyn Waxaa ka mid ah Cadaalada xitaa qof ka Aad is heysaan in Aad u cadaalad fasho Lkn dad kaan wadaado isku sheega ah Run ku hadli maayaan, aniga waxaa ka mid ahay dad ka ka soo horjeddo in shiiq la kaalmo weydiisto ama la barakeesto sidaas darteed suufi ma raacsani balse Soomaalida sida Ee u badantahay waa suufi Soomaalida waxeey u badantahay dad aan wax baran maadaama aan sidaas nahay dad ka Waxaa gacanta ku haayo suufi Ilaaheey sokadiisa Ee yawn lees xaqirin Ee wadaadadu Runta ha sheegaan, iyaga xitaa waxeey ku soo bilaabeen suufinimo Marka in lees xaqiro waa xaaraan Ee wadaadu si beenta loo reebo iyaga beenta ha daayaan ileen beenta waa dembi weyne, teeda kale Soomaalida maantadan la joogo ayey diinta aqoon sidee u soo gaartay xilligii saxaabada.

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 2 місяці тому

    Taariiqda ma yaqaan been ayuu sheegayaa sh uways waxa dilay ciidamadii sayidka 114 ayaa laga joogaa goorta la dilay wahaabiyo waa beenaale yaal ay soo direen reergalbeed si ay umada ukala qaybiyaan

  • @AbdiFingo
    @AbdiFingo 2 місяці тому

    Wahaabiyo meeqay jiraan? War kuwanna yaa wax ka dhagaysanaaya waa la ba ey walaahi

  • @mohagurey2214
    @mohagurey2214 10 місяців тому

    Suufi nag Alle hakasiiya umada ayan wareeriyen

  • @cawaleyare3747
    @cawaleyare3747 2 місяці тому

    Waxa.laweydiiyay.iyo.meesha.uuaaday.fiimaa.fiih.waalagu.jiraa.mahaas.iskafiiri.waxaaba.kadaran.ninka.wahaabi.aminaayo.inow.runsheego.

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 2 місяці тому

    Somali in ay kala qaybiyaan ayaa wahaabiyo loo soo abuuray dhageysta sh cabdirahman bashiir oo asagu ahaa wahabiyo

  • @toosow8050
    @toosow8050 3 місяці тому

    Hhh qaabka su'aasha loo weydiiyay wadaadka iyo xagalka jawaabta uu ka soo galay ayaaba ku cad in iigu shub ay tahay

  • @jamacmire1911
    @jamacmire1911 10 місяців тому +1

    Cukaashe oo jadiidi u Raya ah baa diin wax lagawaydiin

    • @Romman114
      @Romman114 9 місяців тому +1

      Luqada carabig baro adeer wax jadiidiya la yiraahdo majiro

    • @jamacmire1911
      @jamacmire1911 9 місяців тому

      @@Romman114 madkhali baa khaliij looga yaqaan AL baanka jahanama ayeey dadka ugu yeeraan iskaga carar walaahi waa igatalo hadaad qaadanaysid.

    • @Romman114
      @Romman114 9 місяців тому

      @@jamacmire1911
      Wax baro adeer
      Madkhaliya waa qabiil kamid ah qabiiladda sacuudiga laakin waxaa jira wadaad la dhoho Rabiic al madhali oo u dhashay qabiilka oo ururadu islaamiga ah ay naceb yihiin siiba ikhawaanka iyo wixii lamid ah sababta ay ku naceen waxa waaye ka digida uu ka digo ururada sunnada nabiga khilaafay. Marka wax baro si aan wax laguugu shuban.

  • @maden7818
    @maden7818 4 місяці тому

    Inkaar kugu dhacday

  • @samadoon313channel6
    @samadoon313channel6 2 місяці тому

    Wahaabiyo maxaay Soomaliya keentey
    Dhiig islaam oo la daadiyo imaam misaajid ku jiro oo salaada lagu dhex toogto dad meel iskaga caweeynaayo oo la isku Qarxiyo muhaligiin ayaad tihiin
    Inta uu cimrigiina jiro Soomaali nabad ma aay arag colaad abaar qax iyo qoxooti ayeey ku jiraan halka wadaadadiina aad leedihiin xawaaladaha
    Iyo ila walba oo dhaqaala ah waan na ognahay waxa aad tihiin ee ka xishooda culmada idinka horeeysey oo edab yeesha

  • @fadhegutaale2300
    @fadhegutaale2300 9 місяців тому

    Bal dhegeysta kaadibbiintaan beenisey kitaabka ilaahey oo jaahiliinta ah kama warqabaan
    Taariikhda suufiyada in lagu xusay
    Quraanka oo rag reer geeska afrika
    Ah oo nabiga u tegey inay ku soo degtey ومنههم قصيصين والرهبان
    Taasoo loola jeedo rasuul allaw ragga kuu yimid waxaa ka mida
    Suufiyaal iyo caalimiin haystay
    Diintii nabi ciise arrikaas baa markhaati ugu filan muslimiinta in
    Xataa nabigeenna ka hor joogeen
    Geeska afrika suufiyaal iyo caalimiin iydoo weliba la raaciyey
    Waxaad arki dootaa markay raggaad kuu yimaadaan inay indhohoodu la shubmayaan illin
    Marka yaan waxba lala yaabin
    Wahaabiyo inay ka jaahil yihiin ilaahey iyo kitaabkiisa ayna u kireysan yihiin yuhuudda iyo kirishtaanka caalamigaa iyo
    Sirdoonka gaalada iygoo ku
    Raran caqiidadii fircown iyo
    Maxamad inbnu cabdiwahaan
    Amaba khawaarijta caalamigaa

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 10 місяців тому

    Waxeey noo keenen Awliya Allaay Adeeg iyo shirki iyo qaad iyo sigaar buufta lagu hayo iyo Sixr iyo bidco iyo ballayoo dhan beerka beelooyinka

  • @aliyabeh1722
    @aliyabeh1722 2 місяці тому

    Wahaby sogadhsisa aydledihin wh 40 sano jogta dhuga somalida wahabiyo iyo gesga afrika smaliduna 1000 sano kahor dintu sogadha suufiyana ketay wahbiyan 40 sano ayay yimaden

  • @AbshirMohamad
    @AbshirMohamad 6 місяців тому

    Jaahil kata marki wax layaydiyy ayala lumay

    • @suhaipabdi4481
      @suhaipabdi4481 4 місяці тому

      Caami ciil hadlaya un ba lgu arkaa