1: Waxaa tahay weel wax walbo lagu shubto 2: Isdifaac joogto ah 3: Wax aad soo kordhineyso ma lahan 4: Waxaa tahay baari 5: Isku dhacaa oo Bata 6: Caajis ayaad ku jirtaa 7: Qabyo badan ayaa ku yaalo 8: Wax cusub ma samayn karto 9: Ilowshaha dhinaca Ruuxiyada 10: Intan badan cabsi iyo wel wel aa dareemeysid
Wlhi tilmaamahaa aaad sheegtayoo dhan anaa leh aan ka ahayn midii ahayd qof buuq badan ama dagaal badan ilaahay waxaa ka baryaa wax walba aan aakhiradayda iyo aduunkayga i anfacayn inuu iga fogeeyo بين المشرق والمغرب na kala geeyo aamiin yaa allaah🤲🤲🤲
Markasto waxan dareema in aan waxbo eheen taasina waa dhab 5sano oo nolosheyda ka mid ah wax is badal ma sameynin inshallah hada waxan raba in isbadalo waxan mooday in aan aniga iga hadleysid thanks wll cumar
Waa run xaaladan wey haysataa dad badn Lakin waxaad sameysa subixii soo kac 1) 4.30 tuko 2ragco oosuno ah salaada subax ka hor 2) kitaabka soo qado ka akhriso intaad awoodo kabacdi tuko salaada subax 3)Akari adkaaru sabaax 4)biyo badan cab ilaa laba galaas 30 daqiqo kadib quraaco Intaas ka bacdi maalinta wey kuu toosey intaas rooting ka dhigo
"Habad" , inta badan waxa loo isticmalaa xoolaha gaar ahaan "Ariga", waana neefka aan waxba diidin ama aan kala garan karin ilmihiisa iyo ilmaha kale Habad marka wa qof aan waxba diidi karin , yacni " dhameeri dhaan raacday ah".
Alhmdulilah waxa jira wax badan oo au Ramadan iga nadiifisay sida dawashada filmada pranks ka dhagysiga heesaha hadlka maalayacniga ah ilaahay waxan ka baryaya inu igu hayo wadada toosan
Khabiir arimaha nolosha ka faalooda oo aan aad uugu xiranahay tuntii mar walba wxn umaleyanaya inaad anigaba iga hadleysid koley ayaa muhu way kooban yihiine Allaha amuuraha sahlo.
M.a Runtii Waa Wax Lagu Farxo in Todobo Saac isagoo Yaala Todobo Kun Oo Qof Ay Daawato Waa Cadeyn Buuxdoo Ah in Wacyigii Bulshadeena Uu Kor Ukacay 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
Dhibaatooyinkaas aad sheegeyso waxey isoo mareen xilligii aan faqiirka ahaa, Waxaana iigu wacnaa dadkii aan la noolaa oo aan is weydiin jirey waxa ka jira waxey iga aaminsan yihiin ee ay isu sheegsheegi jireen,
1: Waxaa tahay weel wax walbo lagu shubto
2: Isdifaac joogto ah
3: Wax aad soo kordhineyso ma lahan
4: Waxaa tahay baari
5: Isku dhacaa oo Bata
6: Caajis ayaad ku jirtaa
7: Qabyo badan ayaa ku yaalo
8: Wax cusub ma samayn karto
9: Ilowshaha dhinaca Ruuxiyada
10: Intan badan cabsi iyo wel wel aa dareemeysid
Waqti bdn iga dhumi laha madma noso kobty thnk
@@cabdikariingstylecabdikari9117 Lkn pro videogan camal waqtigii kaga baxa ma uusan lumin saan filaayo😍✊️
@@cabdikariingstylecabdikari9117 caajiska laga hadlayoba tan ayaa kow ka ah
Isku day inaad video ga dhameysatid
Yo!
Waad fecan Tahay Lakin qorarka Kala bixi markasta waan kaa su geynaa sidaan oo kale ee so koob
@@ugaasqablan3564 xiisada time management maso dhigan miyaa
Ustaad cumar mahadsanid xanuunkii waad sheegtay inshaallah waxaan rajaynaa inaad daawadiisana soo diyaariso
Dawadiisa waxaa umaleenaa goaan lè inaa qaadato mooye daawo kle malhn
Ustaad waxa maahad leh ilaahey oo i waafajiyey in aan ku xirnaado bajkaada walibanah aan dhamaysto muqaaladaaada Alxamdulilaah 🤲
Wlhi tilmaamahaa aaad sheegtayoo dhan anaa leh aan ka ahayn midii ahayd qof buuq badan ama dagaal badan ilaahay waxaa ka baryaa wax walba aan aakhiradayda iyo aduunkayga i anfacayn inuu iga fogeeyo بين المشرق والمغرب na kala geeyo aamiin yaa allaah🤲🤲🤲
Markasto waxan dareema in aan waxbo eheen taasina waa dhab 5sano oo nolosheyda ka mid ah wax is badal ma sameynin inshallah hada waxan raba in isbadalo waxan mooday in aan aniga iga hadleysid thanks wll cumar
Waxaan is iri omar aduu kaa hadlayaa runti Mahadsanid ustd. You really deserve to be our life couch 🎉
Ani muse adi
Qof walbaa offside-kan ku jiro sxp
Waa run xaaladan wey haysataa dad badn Lakin waxaad sameysa subixii soo kac
1) 4.30 tuko 2ragco oosuno ah salaada subax ka hor
2) kitaabka soo qado ka akhriso intaad awoodo kabacdi tuko salaada subax
3)Akari adkaaru sabaax
4)biyo badan cab ilaa laba galaas 30 daqiqo kadib quraaco
Intaas ka bacdi maalinta wey kuu toosey intaas rooting ka dhigo
Allah hayow naga badbaadi watada qaloocan aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲
ماشاء الله تبارك وتعالى اخي عمر
maanta shan saac wax kaban baan kakhda ku jiray waxna kama faa'idaysn vedio markaan daawady Aad baan uga morugody wlh jzk Wll toos aniga inuu ilahadlayo Ayaad moodo
ase maanta kadib inaan badalan Isku dayi inshaa Allah
Wan farxaa markaan arko mowduuc cusub oo uu so gud binayo umar ishaar khayr alleh xafido
Ok ustaadi waad mahadsantahay❤
"Habad" , inta badan waxa loo isticmalaa xoolaha gaar ahaan "Ariga", waana neefka aan waxba diidin ama aan kala garan karin ilmihiisa iyo ilmaha kale
Habad marka wa qof aan waxba diidi karin , yacni " dhameeri dhaan raacday ah".
Wll mahadsanid tusida wadada wngsan alle ha kaa abaal mariyo
فإذا عزم الأمر فتوكل على الله
Thanks ustaad inshaar, ilaa 2018 baan kula socdaa
Alxm wAN JOJIYAY WAXAAS BADAN KOODA ALLE AYAA MAHADLEH WAXAAAN IDIN LEYAHAY USTADKA KA FAIDAYSTA
Mash allh ustaat
Jazaakallaaah ustaad omar inshaar jazaakallaah 3 sano ayaan kugu xiranahay wax badan ayaan kaa faaiiday Masha allaah tabaarakallaah ❤❤❤❤❤
Mahadsanid wax badan ayan kafaaidney cimriga Allaha kubarakeyo
Macalinkaygii haddana ah macalinka wiilkayga curdeed. Alle hakaa raali moqdo ustaad Cumar Inshaar
Mhdsanid wll cumar inshaar❤❤❤
Ustaad wax barashada iyo akhriska tabihiisa video ka soo samee
Maasha Allah ,Allah kusharfo
shukran wll omer
Wax qaldan majiraan lkn ilahey wuxuu kuu qoraa kuugu dhacayo taasne wa aaminsanahay Allah swt mahadiisa alxamdulilaah yaa rabi
m.a ustaad waa mowduuc muhiim ah wax badan ayaan ka faa' iday.
Aan kusallino suubanaha sallallaahucalayhiwasallam sallallaahucalayhiwasallam sallallaahucalayhiwasallam sallallaahucalayhiwasallam
Kheyr allaha kusiiyo ustd omar inshar
The best UA-camr and the best teacher ❤Omar inshar
Aad iyo aad
Shey walba xaqiisa sii❤
Masha Allah qodobo ficn ka hadashay fandhalka kn xiga ee 52 wxn ka codsanyna ina kaso hadasho fadliga surah baqra ledahy iyo siday u badasho wxksto kugu adag kadib mrka aminto ku dhaqantid jogtaynta akhriskeda madama jiran dhalinyr bdn qustay dhib hysto
Masha allaah, aad baad u mahadsantahay ustaad
Mahadsanid ustaad❤❤
Ustaad umar inshaar ciid mubaarak
Alhmdulilah waxa jira wax badan oo au Ramadan iga nadiifisay sida dawashada filmada pranks ka dhagysiga heesaha hadlka maalayacniga ah ilaahay waxan ka baryaya inu igu hayo wadada toosan
Masha waa sax hadalada wan kugu racsanahay
Sxbw 6dii shawaalka ayaan soomannahaye shaaha Jimcaha noo ballami.
Mahadsanidna weriye inshaar
Videogaan wa itabtay wlhi thanks wll
caajiska waa cudur aana daawo lahayn goaan qaàdo ee ka dhawee waa kuulesanaysaa insha allah 😊
Mhdsnd wll
Umbaay isku day inaad afsomaliga si fiican u barato 😢😢😢
Inshallah 😊❤
Ahmiyada qofka bini-aadamka ahi wuxuu ku dhismi karaa isagoo wax daraaseeya(Baadha), Wax akhriya.
Shakhsi ahaan, ka dhalinyaranimo ahaan waxa cadeyn inoogu filan in aan Xog raadinayno.
Omarow kolkaad calaamadaha sheegayso raaci numbers sida Calaamada koowaad, mida lixaad saas oo kale. Aad baad umahadsan tahay❤
Habad maaha waa hebed waa sax ku soco kalmad loo isticmaalo hasha nirig kastaaba jaqdo ka ay dhashay iyo kuwa kalaba
Mahadsanid wll omar inshaar waxaan kaaga mahad celinayaa sida aad marwaliba noogu soo gudbisa waxa waaqica ah ee isla hada loobaahanyahay
Ano dhar kaawadynaya ayan dhagysanaya mhdsnid omar inshar❤
Wll imar ajar io xasanaad allah ku siiyo❤
Mahadsanid wllky Omar Inshar
Mahadsanid ustaad omar
Jazakallah kheyr walalkey qaaliya Wax badan ayaan kaafaaiday Allaha kaa abaal mariyo♥️♥️🙏🙏
Cajiibi maclin Cumar inashar ✅✅✅
Thanks wll 🎉
Wax badan ayaan ka bartay Ilaahay khayr badan ha ku siiyo
Wllky shukran wlhi mar wlpo an video kaga aan dawado wax ba iska key badalo 😢❤
Wcs Omar inshaar🥰🥰🥰🥰🥰
Thank u ustad Omar
Ciid wanagsan inshar
Bro Iku caawi subs oky
@@Juujuule1 okay wa ite cml
mahadsanid wll cumar
Alleh ha ina garansiiyo wadada toosan
Hazakallahu kheyr
Waad Mahad Santahay Walal Omar
Mahadsanid wll 2024
Ogaansho waan ku tageera zxb
Mahadsanid omar
Ciid mubarak
ME:YACNII WAAN KU SALAAMAY😁😍🥰✋️
Asc sxb omar masha Allah keep going ❤️🔥🙏
omar inshar ada iyo ada bada u mahasatahayi 🥰🥰🥰🥰
Chanelka omar inshar hamlyo waxaan gaari rabnaa mardhow 100k 🎉
Walal Cumar Wiil Walalkeyga Ayaa Sidani Ah Markasta Waan Usheega. Xitaa Aso Badar Cunaya Hadey Asxbtisa Soo Wacdo ayaga ayu aada isago kabaqaya iney kacarodan. May dhan inu dhaho weyku adagtahay. Wowkugu xeranyahy marku muqalkan daawadu wax walba fahmi doona
Mazha alah wll Aad ayad umahadsan tahay waxaad tahay qof igu wen alah kor ha kaa dhigo
Mahadsanid ustaad 🙏🙏
Aad baa umahdsantahy cumar inshar
shukran wll cumar❤
Shukran wallka sida runta nogu shegeso ❤️
Ustad labadaada chanal si kalaba kuma daawan karo samiicada dhagaha gashta howshanba ku qabsada m.a wax badanna waan kaa faaiday alx allha ku xafido caqligaada maskaxdaada allha kuu barakeeyo
M.a ustaadkeyga codkaaga waa nadif 100%
Wana ku taageera ad 1 video oo ad so dhigtid ima dhaafo ilaa 2022
mahadsanid wlo
Xaqiqda ayad kahadashey walal mahadsanid ❤❤
Mahadsanid omar 🙋♂️
Manta sidaan u qoslay kute cuntadad waxan u cunayaa 😂😂😂 I like sida dadka u dhiiri galiso mahadsanid
Masha Allah
cumar waxaan is dhahay qofka lala hadlayo ma adigaa waxaa tahay nin xigmaawi ah oo ilaahey ku maneystay aqoon iyo xigmad intaba Allaah ajar hakaa siiyo
Xaqiiqdii waa arin aad ugubadan dhalinyarada 😮
Mahasnida wallo Cumar in shaar💙💙💙💯💯🙏
23:00 😮
mahadsanid ustad
Mahad saniid wll
Jasaka Allah
2 Sanno ayn kugu xiranahay waxbadan ayaana kaa faaidey alle waxaan kabaryayaa inuu janadiis kugu bishaareeyo
Khabiir arimaha nolosha ka faalooda oo aan aad uugu xiranahay tuntii mar walba wxn umaleyanaya inaad anigaba iga hadleysid koley ayaa muhu way kooban yihiine Allaha amuuraha sahlo.
Mahadsanid
Video aan waxyar kahor fiirsanayay "titele:wax isbarida " codkiisa iyo kan iskuma dhawa waad dareemi kartaa farqiga microphone waa 100%
channel ka 100k gaarsiya somaliyeey🎉
M.a Runtii Waa Wax Lagu Farxo in Todobo Saac isagoo Yaala Todobo Kun Oo Qof Ay Daawato Waa Cadeyn Buuxdoo Ah in Wacyigii Bulshadeena Uu Kor Ukacay 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
Shaah ma haysto walaakay😂😂
the best techer 👋
شكرا جزيلا
❤❤❤❤keep going bro runti waxbadan ayad no faa ideysay
Cumar ogaansh❤
Ciid wngsan ustaad
Dhibaatooyinkaas aad sheegeyso waxey isoo mareen xilligii aan faqiirka ahaa,
Waxaana iigu wacnaa dadkii aan la noolaa oo aan is weydiin jirey waxa ka jira waxey iga aaminsan yihiin ee ay isu sheegsheegi jireen,
Shukran