ITAAL waad ku mahadsantahay Waa mihiim in qofka somali ahi helo wariye taarikhda aduunka afkaga kugu sheego tariikhda ha la barto wa barmamuj qiimo leh
Gabar aad u Qurux badan oo aanan ku arkin gayiga soomaalida ayaan ismara ku arkay 2015 dukaan dharka dumarka lagu iibiyo ayey joogtay lambar in aan ka qorto ayaan damcay lkn waxaan is iri biri usoolaabo maantay waad isku cusub tihiine waayo safar kayga labo maalin ayaa ka dhimaneed Suxibii dambe ayaan imid lkn ma aysan joogin maalinkii oo dhan waan kusoo laalaaba naayey ilaa habeenkii laga gaaray subixiina waanka ka dhoofay af carabiga ayey sifiican u taqaanay
Eritrea waxaa ay dal noqotay 1993 halka soomaaiya ay gumeysi gashay markaas ayaa kuwa fashilmay ku oranayaan waa kaligii taliye nin dalkisi qiima u yeelay.
Warbixino qiimo leh ayaa soogalisaa marwalbo walalkey horay usoco bro 💯✌️🙏🏻
Ustaad habkaa udiyaarisay ayaaba cajiib ah Thanks
Ustaad Alle ha ku Sharfo mar walba mahadsanid
Tariqda Ertrea an ku baranaya masha allah
ITAAL waad ku mahadsantahay
Waa mihiim in qofka somali ahi helo wariye taarikhda aduunka afkaga kugu sheego tariikhda ha la barto wa barmamuj qiimo leh
Welcome back legend
Best UA-camr✈️
MASHA ALLAH AFRICA 2 WADAN AYAN UGU JECELAHY SUDAN IYO ERETARIA
Anigu somaliland baan jeclahay
@@sssdddf8508 m.a🥰🥰
Welcome back 🔙
Asc mahadsanid
شكرا يا اخي
wa idin salaamay
M.a zxp sii degan banaa u dhagaystaa warbixintada cod ahaaan cod degan oo la fahmi karoo banaa wax noogu so gudbisaa zxp noosoo badi zxp
Thanks bro
Walaal waxaan kaa codsanaaya in aad muqalada
Madaxwene zadaam xuseen aad soo galiso
Oo ku saabsan markii maxkabada lasaraayay ama isaga iyo qadiga wadahadalka dhex marayaah oo afsoomali ah
Mahadsanid wll qalli
Mansha Allah wad ku Mahaadsantahay
Eritrea waa dad fiican lamana mid ahaan dadkan itoobiyaanka wadankan aanjoogo wadadaganahoo kawada shaqeynaa oo eey kabuuxan
Xaqiiq
Asmara iyo msawa ❤❤ wadankayga labad
Eritrea 🇪🇷 Musliminta Boqolkiba meqo bey kaa yihin dalkas ii sheeg walal ?
Masha alah
Gabar aad u Qurux badan oo aanan ku arkin gayiga soomaalida ayaan ismara ku arkay 2015 dukaan dharka dumarka lagu iibiyo ayey joogtay lambar in aan ka qorto ayaan damcay lkn waxaan is iri biri usoolaabo maantay waad isku cusub tihiine waayo safar kayga labo maalin ayaa ka dhimaneed
Suxibii dambe ayaan imid lkn ma aysan joogin maalinkii oo dhan waan kusoo laalaaba naayey ilaa habeenkii laga gaaray subixiina waanka ka dhoofay af carabiga ayey sifiican u taqaanay
Eritrea 🇪🇷 😊
waxd sheegtay waa sax wadankan wxn ku noo laa wakhti dheer
Masha Allah
ELF leader Idris Mahamed Adem
EPLF ISAIAS AFOWEKI
Cashir qiima badan waaye ustaad
erataria muslim ku nool manshalah
Aweys aar sxb malmahan wagabisay barnamijyada
Eritrea waxaa ay dal noqotay 1993 halka soomaaiya ay gumeysi gashay markaas ayaa kuwa fashilmay ku oranayaan waa kaligii taliye nin dalkisi qiima u yeelay.
Kaligii taliye qiiimo ma leh soco booqo xabsiyada Eritrea 🇪🇷 russia 🇷🇺 north korea dad xoriyadooda la qaaday ayaa dareemi kara dhibaatada
@@zakiyamcabdulahi516 xaqiiiiq
Luuqada yuhuuda ku dar waa looga hadlaa sxb
Mr aways aar dalka rwanda ayaan kaa sugayna hadaan nahay taageerayaashaada kugu xiran
ua-cam.com/video/AIECCA-L2Z4/v-deo.html
Ana hada radinaye inu ka hadlay iyo inkle Rwanda
@@sophiaabdalla7278 barnaamij ayuu inooga soo samayn insha allah
Luqada uguwayn ee Eritrea lagaga hadlo wa luqada Tigrenya ee ma aha carabi.
waa wadan faqri ah askartiisuna ay u badan tahay dumar
FADLAN XAQIIQOOYIN KU SAABSAN DALKA MADAGASCAR
ereterya waxet leyihn dhul dahab ah waxu madaxweynha ku siyay kontarad north america 100 40 so sad laga qota gurta no doorasho digteytar weye
Italy
Hadand garaanyen in somali xoresay
Caratariy waxan xoreyay cumar samara wuxu ahaa halgama somaliyed
Sxb wadanka India 🇮🇳
Su.aal hadii ay islamku kayihin aqlabiyada ugu badan ereteria hadaba maxay tahay sabbta uu madaxwayne ugu yahay nin gaal ah 🤔🤔
Waa 50/50 Eritrea waana wada noolyihiin bilaa qabyaalad iyo naceyb.
Silka hoyada
80% haday muslimin yihin maxay hogaanka uqabsanwaayeen , afawerki ma muslim baa
Maxay doorasho sheegaysaa waa waddan isku filan loona dawarin sida soomaaliya ,war xaarkaaga fiiri ,dadkan muwaadin haduu jiro waa kuwaa weligeedna somali ma gaaraysaan waxba hais xiijin
Waryaahe soomaali miyaa wax ka sheegeysaa
Waar af carabi kuma hadlaan waxay ku hadlaan tigreenyo
Wey Ku hadlaan qaar badani. Daawo "Bros on the Go" channel waa nin sucuudiya oo marba wadan aada. Eritrea ayuu aaday magaalada Asmara, Keren iyo Massawa Af carabina wuu kula hadlayyey. Lahjadda Sudaanta ayeey ku hadlaan.
Somaliland iyo somalia wax uga taariikh eeg eriteria iyo ethiopia ma arag waa tusaale dhow!!!
Nafta been ha u sheegin somaliland wax la dhaho ma jiraan sidiina iska ahaada
@@xareedproduction.7740 waaxay kan hada soo toosay😂
Walaal it's not Ethiopian kingdom but Abassinaian kingdom
Amharada propagandaheega iskadhaf
Abasiiniya iyo itoobiya miyaa laba kala ah?
@@ITAALMEDIA Haa Abyssinia wa qaran ( nation) Ethiopia waa Austrian empire. Menelik ba samaystey