@@farxiyoaxmed5954 you needing to get the house ready and I'll send to get it it was hooya I ßslander burco you needing you needing you needing to be there for you needing a new phone yet but I ßslander burco I lov I can get the house you needing to get the results to be there for her and she just wants it to get the house you can come to the house and I lov I can come to your place now I can wait till tomorrow I can wait for her and she just said she
Mahadsanid ustaad adiga laftaadaa cajiiba oo mar walba noosoo gudbiya waxyaabo cajiiba oo lagu cibro qaato wadanka brunai wuxuu kabaa dhaqaalaha labada wadan ee ka waaweyn malaysia iyo nidunisia oo uu ka wanaaniyaa inay dayn ka qaataan bangiga sharta ee reer yurub samaysteen
Wall qeeb 2aad nooga soo same please 🥺 sxb somalida wadanka kaliya ee somalida aysan dagin ayaan urumaysanahay marka wall noo soo xaqiiji p:2 Ka soo same
Ma gaarayno inta aan walaalkeen Soomaaliyeed cadow u arkayno Ethiopia iyo Kenya aan u arkayno walaal. Ma gaarayno inta aynu inta madax daaquud ah oo dhuunigooda ka fakaraya noo talinayaan inaguna aynu raali ka nahay. Ma gaarayno inta ay dhallinyaradeenu eeganayaan waxa dalkooda ku socda. Ma gaarayno illaa qof walba oo Soomaali ah uu jeclaado walaalkiisa Soomaaliga ah iyo muslimkaba
Ma umalaynaayo Somalia hadii shidaal kastoo loo soo saaro inay ku heshiinaayaan sababtoo ah Qabiil ayuu dhiigooda ku shaqeeyaa oo aan aduunka laga aqoon dalkaan yar ee aad ka hadashay intaasoo diin iyo qawmiyado ayaa ku nool hadana heerkaasay marayaan
Qofkii ugu horeyay ayaa noqday
Maasha allaah ilaahay ha u siyaadiyo anagana ilaahay hanoo gargaaro
Kulahaa awdal somalia qofku muu walanyahay mise anaa mooday .... awdal somaliland
@@farxiyoaxmed5954 you needing to get the house ready and I'll send to get it it was hooya I ßslander burco you needing you needing you needing to be there for you needing a new phone yet but I ßslander burco I lov I can get the house you needing to get the results to be there for her and she just wants it to get the house you can come to the house and I lov I can come to your place now I can wait till tomorrow I can wait for her and she just said she
Wll sidee lagu aad karaa
Saxiib Habka ad wax U Tabineyso Ee dagan ayaan Jeclahay Ee nosoo badi 1M Comming soon Insha allah sanado yar kadib
Wadan haduu madaxdii iyo shacabkii dulmiga iska dayaan ilaahy ayaa guul sinayaa somali 2023 ayee qabil isku dilayaan 😢😢😢
Soomaaliya ma hagaageyso ilaa layska qabto kuwa gaalada u adeega ee 10 callal lulaya sida
Muse bixi
Dani
Axmad madobe
Xasan gurgurte
Qoor qoor
Lafta garden
Iyo guud laawe
Kuligood umada islaamka allaha kaqabto
Majiro mid sharecada ku dhaqa dalka
Lafta garden ugu dhow dhow
Haa Waan'Gaari doonaa iinsha Allah.
Weliba ka. WnGsn. ileyn.Aayaadka Alle Ee Qur'aanka Kariimka ah. Aayad ka mid ah.
Ayaa waxay Oranaysaa. Adoomadeydoow Haka Quusanina Raxmadeyda & Naxariisteyda.
Taasi ayaana Aaminsanahay. Haddii Aan Nahay. Adoonada Alle Ee Muslimiinta ah.
Iinsha Allah. Iinsha Allah. Iinsha Allah.
Mahadsanid ustaad adiga laftaadaa cajiiba oo mar walba noosoo gudbiya waxyaabo cajiiba oo lagu cibro qaato wadanka brunai wuxuu kabaa dhaqaalaha labada wadan ee ka waaweyn malaysia iyo nidunisia oo uu ka wanaaniyaa inay dayn ka qaataan bangiga sharta ee reer yurub samaysteen
Haa gadaan diinteena xoojino diinteena iyo iimaankeena oo qilaafk joojino oo lahelo dowlad daacaddiyo karti leh dalkana gacanta kuwada dhigta inshaa allaah waa gaari doonaa.
Haa inshaa Allah Ahmed Guray
Enshallah inaan ku noolaado ayaan rajeynaya 😊❤
Maasha'aa Allaha
Waa taariikh aad waxa ku oolah🎉
INSHA ALLAH WALIGEED WAY GUULEESAN DOONTAA BRUNEI INSHA ALLAH ALLE WAUGARGARIN HADAYBA SHAREECADA KUDHAQMAAN
اللهم اللف بين قلوبنا اللهم امين يارب العالمين.
Ha kayaabin somaliya horumar dhaqaale gaarto
Somaliya nimanka calamari kala sameystay iyo gobolada gaalo lashaqeeya guur guurte ugu horeeya
Hlkaa waxay ku gaadheen waa cadaalad alla cadaaladu quruxbadanaa
Haa waan geeri doonaa laakiinse waa inaysan maamulin dalka Somaliya Kuwa ka yimaadeen Tuulooyinka ee ah maxaan cunaa Dalka soo maamulaayeen 1960kii ilaa hadda oo ah 2024ta,Allow Dalka nooga qabo Tuulajoog😢😢😢
Mashallah Mashallah Mashallah Mashallah Mashallah Mashallah waan bogaadinayaa nolosha dafadka reer brunie
Tibintadajecliya❤
Keep going brother barnaamijyo aad u xiiso badan ayaad no so gudbisaa
Haa in shaa allah soomaaliya waa filaa iney saas oo kale noqodoonto❤❤❤❤
Allah ha barakeeyo
Wadankooda
Ramadan Karim wll Aad baad u mahad san tahay ♥️
Mansha Allah I love this country so beautiful I want to see insha Allah
Wa gaarayna insha Allah
Waa marki igu horeysy e an maqlaayo wlhi mahadsanid wllo
Waa Wada muslimin waxa mamula muslimiin waa Wadn Hodan a waxan maqaly 7 sano ka hoor
3sano ka hor ayaan maqlay sifooyin cajiib ah ayay leeyihiin dadkaan
May favorite channel
Mahadsanidin wll
MASHA ALLAH BRUNEI.
Mashaa allaah
ASC ASAXABTA JANALKAAN DHAMAAN RAMADAN MUBARAK🌙
Ilaahayow nagaadhsi saso kale I.n
Aad u mahadsantahy wll
Ee shaqoyinkiisa mala helaa dad ajanib ah mageli karaan shaqo ma laga helaa sxp video ka soo samey shaqoyinkiisa
Insha allah dalkan islaamka ah mar uun waa tagi doonaa
Wan qiirooday wllhy mazha allah
Haa insha allaah waxan noqon doontaa sidebar iyo ka fiican
❤❤❤lots the king voice ❤❤❤
Cajiiib thanks walaalo guulayso 💙💙💙💙🙏
Waan ku tageera hore usoco 🙏
Inshallh wall waan gaari doonaa
Waa dal uqalma in islaamku kudaydo inaty maamulka reer galbeedka dastuurkiisa,raacayaan maykudaydaan dalka islaamku.
Haa Inshallah
waxaan kuugu mahad naqo ma aqaan walal thanks❤
Inta ayhasytaan allehaubarakeeyo boqor xasan inuu carabta reer galbeedku inuu ubaaqaa fiican oo nidaamkan lagudhaqmo.
Zxp dalkani wxay sand waliba bixiyaan full scholership oo xitaa lacag lagu siinayo ee maa kasoo hadashid🎉adoo mahdsan
Walal sidee lagu helaa scholarship kaas
Zxb sidee lagu helaa scholarship kaasna
jiilka 500aad ee naga danbeeya waa suura gal inuu gaaro lkn innaga mayeeeeeeeeey
Ustaad waa gaareyna videogan madaxda halo shido
Waan mudanahay inan heerkan gaarno insha allah
Insha’allaah allhe❤
Mahadsanid walaal
Insha Allaha ❤❤❤❤
Hadii lahelo hogaan daacada
Waa lagaadhi karaa balse
Inta masuuli yiintu dantooda
Shakhsiga kashaqaynayaan
Maya lama gaadhayo Abdid keed
mahadsanid😊
Ma gaadhi doono ilaa aan qabiilka iska haajirno sxp
Tabintada wacani wa tacliin aweys wan ku wataa
Masha allah
Insha allaah
Insha allah wan gareyna
Wall qeeb 2aad nooga soo same please 🥺 sxb somalida wadanka kaliya ee somalida aysan dagin ayaan urumaysanahay marka wall noo soo xaqiiji p:2 Ka soo same
Wll waa laga hal somali dhalin yaro badan baa waxa ka dhigta
Aweys bro Paraguay 🇵🇾 igu sharaf bro
insha'allah
Barnaamijkaan sidaan U jeclahay ma malayn kartid 🎉
Masha allaah waa Dad dacada
Ramadan karem ugaas
Niyow mala ogol yahay iney ragooda guursadaan dumarka ajinabiga ah bal taas warbixin inooga soodiyaari ❤
Hami weynidaaaa walaaley
😂😂😂
Xaliimo aya Mar walba lacag iyo ajnabi saas ha u raadiyan😂
🤣😂Xaliimo iyo lacag maxaa kala heysto cajiib
@@abduwahabhajji5400 meeshii nafta uroon waa la.aadi 😅😅😅
Pro Kazakhstan Uzbekistan krygstan next video
Wadaankas qaabyalaad malaha miiya
Wadanka South Korea
Waxaan ahay wiil qaxootiga joogo mudo 12 years wadankaas jaamcada u aaday rabi
I don't think so
Haa
Gobolka awdal xog badan kama haysid runtii 😮
Ku noqo markaan hadalkaa maqlay, runtii waan yaabay 😮
Awadal gobolada ugu yar uu kamid yahy.
Xog sidee ah walaal noo faa'idee
@@Ezy15311 ok waa imisa km gobol awdal?
Adigan ila hadlaya anoo ku arag maku quyaasi karaa, kali ahaata waa inaan ku arkaa siaan kuu quyaaso
Hadii Laga Tanaasulo Hanaanka hada wax lagu Wado waan Gaadhi karnaa heerkaas
In Sha Allah one day even us we will reach Somalia hanolato
waa mayaa
Wax namadheera kliya Madax daacad ah ayay heleen.
Please wadankan sida lagu tegi karo iyo hadii fursado shaqo laga helo cid war ka haysaa haday jirto fadlan iso qabo
Maheshay halkas ban dagayna😂
Somalia magaridoonto hormar
Soomaaliyo ma gaari garto dalkaas anaga ayaa cadaw isku ah oo qabiil ayaan kadambeynaa afartan sano ayaan is dagaalaynaa aduunkana kuma arag wadan afartan sano ishaysta
Illaahey naxariistiisa waasac waaye lkn Soomaaliya magaarryso weligeed
Haa i.a
Ma gaarayno inta aan walaalkeen Soomaaliyeed cadow u arkayno Ethiopia iyo Kenya aan u arkayno walaal.
Ma gaarayno inta aynu inta madax daaquud ah oo dhuunigooda ka fakaraya noo talinayaan inaguna aynu raali ka nahay.
Ma gaarayno inta ay dhallinyaradeenu eeganayaan waxa dalkooda ku socda.
Ma gaarayno illaa qof walba oo Soomaali ah uu jeclaado walaalkiisa Soomaaliga ah iyo muslimkaba
Itaal ayaad u mahad santahay waanan ku salaamayaa allaan kugu dhaariyee iisoo sheeg sida loo tago
🇧🇳✊🇧🇳✊🇧🇳✊🇧🇳✊🇧🇳
qaabka aad wax u tabinayso aya cajiib ah subxanallah videoyadada lagama cajiso
anagu manihin dad raaxo ee jihaad noosoo baadhaa
Hadii lahelo hogamiyayal daacad ahan karti lahan shacab taabacsan oowanaga rana hadiiskuhelo wandhafikarna
0:52 0:52
My ma gaareno waligeena waayo caqligaas maba lihin
Father of documentary
Waligaa magaadhaysid
Somalia hadey madax daacad ah hesha wan kahormari Karna Marekanka xitaa waa xaqiiq tas
Ma umalaynaayo Somalia hadii shidaal kastoo loo soo saaro inay ku heshiinaayaan sababtoo ah Qabiil ayuu dhiigooda ku shaqeeyaa oo aan aduunka laga aqoon dalkaan yar ee aad ka hadashay intaasoo diin iyo qawmiyado ayaa ku nool hadana heerkaasay marayaan
Maya
Diinta islaamka markii si saxa wadan loogu maamulo buu horomar garaa
Iskana daayo daynta rebida ah
Somaliya ilhy how naxariisto
Hana ka dhigo wadan dhan walba ka dhisan
Qabyaalada intaynu laaq-laaqayno ee aynaan qaan-gaadhin kama baxayno rafkan habaarka ah
Wadanka kuweit noo soo
Tii alle ma sheegin lkn hormadoowyaalkaan kheer haka filanin
Maxay soomaali kafaaidaysan
Kartaa dalkan brunei
In aan iska dhaafno is xasadka qabeelka oo laysku dagaalo beenta qayaanada in aan ku dhaqano Diinta
Sida ku adaahee
Side ku tegi kara zxp
Hort.inteena.nooli.maya
Anaguna 0.5 baan soo qaban la nahay iyaguna dabaqada sare ku wada jiraan 😢😂😂
Maya ilama aha inaan gaari doono heerkaas
War adeer naga xishood awdal ma hooyada ba ka dhigtay somalia maxa ku diiday somaliland ama aad iska dhaafto
Ma been baana waa rune awdal Somalia
Awdal somaaliya ❤
Maya somali ayadoo qabiil latagan aya qiyyamaha imadaay