Daraasad iyo xog cusub oo ku saabsan Damac Itoobiya ee Badda

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

КОМЕНТАРІ • 65

  • @idahorefugeecommunityassoc6613
    @idahorefugeecommunityassoc6613 10 місяців тому +6

    Nin kasta oo Soomaaliyeed, ha noqdo madax, siyaasi ama Aqoonyahan way ka leexleexanayaan inay Itoobiya runta u sheegaan. Itoobiya dal iyo dad Soomaaliyeed ayaa ku maqan. Markaas ayuu hadana doonayaa inu xeeb, bad iyo dekad xoog ku qaato.
    Abii Axmad markii uu hadlaayey waa u hanjabaayey sidii nin awood u leh inu wax xuquuq laga haysto xoog ku qabsanaayo.

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 9 місяців тому

      Si fudud ayay Itoobiya u qabsan kartaa Soomaaliya, si la mid ah 2009kii

    • @ummulbaniinal7029
      @ummulbaniinal7029 9 місяців тому

      @@LexlutherVIIamxaar uraaye car an ka ogolaano xitaa muse bixi itoobiya tii muqdisho lagu wasay manay ahayn oo sodonka kun ee askari looga laayay iyado ay shacab kaliya ahayen

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 10 місяців тому +2

    Guul qaranka somaaliland

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 10 місяців тому

    Aqoon hadlaysa Mansha alaah thanks professeur

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 10 місяців тому +1

    ❤mansha allaah aqoon yahan tayo sare lleh ❤alle haku dhawro ❤

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234 10 місяців тому +6

    Ethiopia waxay far iyo suul ugu joogta in ay hesho bad, aduunkuna hadda waa xoog , waana suurtagal in ethiopia soo weerarto badda somaaliya oo hada aan iska dhicin karin

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 9 місяців тому

      Si fudud ayay Itoobiya u qabsan kartaa Soomaaliya, si la mid ah 2009kii

    • @abuhachimi
      @abuhachimi 9 місяців тому

      ​@@LexlutherVII la arki dooone

  • @mohamedesse1370
    @mohamedesse1370 10 місяців тому +1

    Maansha Allaah aad buu u mahadsanyahay Dr. Ku. Daraasadaas halkee laga heli karaa?!!

  • @mohammedroble9437
    @mohammedroble9437 10 місяців тому +1

    Maraqa dhandhamiisoy emarataku isaga ka dambeeya sheekada oo dabada ka riixaya. Isago ku xumaynayaa jabuuti

  • @HindaCabdiqadir-oj6pw
    @HindaCabdiqadir-oj6pw 10 місяців тому

    M.a ❤❤

  • @cabdiraxmaan-ef4mq
    @cabdiraxmaan-ef4mq 10 місяців тому +2

    wilh Ethiopia 🇪🇹 riyo ayay ku jirat 2023 😅😂🤣

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 9 місяців тому

      Si fudud ayay Itoobiya u qabsan kartaa Soomaaliya, si la mid ah 2009kii

    • @ummulbaniinal7029
      @ummulbaniinal7029 9 місяців тому

      @@LexlutherVIIamu oromayahay itoobiya waxay qabsan kari wayday muqdisho oo lagu wasay

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 9 місяців тому +1

    Ma ogolin in Ethiopia saamigay lumisay loo celiyo. Dadka wax Ka yar 150 million awoodi waayey , waxba horumarin ah kama faa,iidayno. Weliba ruuxa waalan ee abiye ayaa kasii ciideeyey. Wax Ethiopia la dhaho oo aanu aqoonsanahay ma jirtee maamulka Oromia baanu kala hadlayna wixii business ah. Ethiopian kan kale xagay haysteen. Ganacsatada oromada , hogaamiyasha bulshada Oromada kuwaaas weeyaan ciday tahay inaynu la macaamilno. Abiy wax heshiis ah oo aanu la gelayna ma jirto.

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 10 місяців тому +3

    Somaliland badeheeda ma bixinayso Berbera and saylac maydh intuba gacantan ku hayna

    • @ALLAYAQAN
      @ALLAYAQAN 10 місяців тому

      RUNTU WAXAY TAHAY IN NINKAN DARAASADEEYAHA SHEEGANAYAA UU KA MIDYAHAY DADKA HORGALLADA U AH ABII AXMED KAN SIDII NAAGO DHEDDIGA UGU DHAARTA MAALMULLADA SOMALILAN UGU HORRAYSO! HADDAAD ARAGTO NIMAN ISAAQA OO DIR IYO OROMO SHEEGANAYA AMA SOOMALIA CAAYAYA MACNEHEEDU WAA IN ITOOBIYA KA DHEX HADLAYSO! HADDAAD TAQAANIIN DHUL-BEEREDKA SUUDAAN EE AL-FASHAQA LA YIDHAAHDO WAXAA DEGGAN DAD ITOOBIYAANA OO XOOG KU DEGGAN ! MAR KASTA OO AY KA WADA HADLAAN DHULKAASNA WAXAY ITOOBIYAANKU KU DOODAAN, "WAANNU OGNAHAY IN DHULKANI DHUL SOODAAN YAHAY LAAKIIN WAXAANAN UGA BAXAY WAA IN BEERO NOOGU YAALLAAN"! MARKAA RUNTU WAXAY TAHAY IN REER SHEEKH ISXAAQ AY KU DAMBAYN DOONAAN SIDA DADKA REER FALASTIIN OO KALE! HA SUGI WAAYINA! WE ARE NOT FAR FROM THERE!

  • @ducaysane1133
    @ducaysane1133 10 місяців тому

    Cajiib

  • @cismaanxasan7900
    @cismaanxasan7900 10 місяців тому

    Abi hooya miyaa iskaleh bada kaaley bal aan aragnee

  • @cismaanxasan7900
    @cismaanxasan7900 10 місяців тому +1

    Sida yahuuda loogalay waad u jeeda somali aqoon umalaha

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 10 місяців тому +2

    Bada waabad soolimaliyeed waryaa.❤

    • @qwertyaserty8404
      @qwertyaserty8404 10 місяців тому +1

      somali meeday ??? makuwii cuqdada lagu dhalay ??????????

  • @ahmedhashi7209
    @ahmedhashi7209 10 місяців тому +3

    Waad jeclaan lahaydeen Ethiopia inaa siisaan bada xabashi Jacayl iyo Somali nacayb

    • @ahmad6967
      @ahmad6967 10 місяців тому +1

      Nacas Nacas dalay badaa somaliland baa isgale somalina adigaa wax hakuu tarto awaalbaa anagaa wax ka digi jirnay somali

    • @abudarda00
      @abudarda00 10 місяців тому +2

      @@ahmad6967walaalo baanu nahay, meelna makala aadeyno. Cayda iyo naceybka naga daaya.

    • @ahmad6967
      @ahmad6967 10 місяців тому

      Walaal qof wanagsan baa tahay جزاك الله خير وجعل والديك في جنة​@@abudarda00

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 9 місяців тому

      Si fudud ayay Itoobiya u qabsan kartaa Soomaaliya, si la mid ah 2009kii

    • @ahmad6967
      @ahmad6967 9 місяців тому

      Itthopiya waxaano lanahay balaayo kaa Sii jedaa haysku so jidiin​@@LexlutherVII

  • @khalidsomali3482
    @khalidsomali3482 9 місяців тому

    Ka warn hadday xoog ku doonto aany ku baryinba

    • @HawrarLyrics
      @HawrarLyrics 9 місяців тому

      Faraha baruuro kuma sidano.

  • @mohammedroble9437
    @mohammedroble9437 10 місяців тому

    Somalilandtu waa maraqa dhadhamiis intayar ayay la dawaqsanyihiin

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 9 місяців тому

      Ummaduhu sidoodaba waa akhlaaqda haday akhlaaqdu ka lunto way lumaan somaliyi markay akhlaaqdii ka luntay way luntay

  • @adoursouldan5757
    @adoursouldan5757 10 місяців тому

    Saylac Awdal State baa maamusha.
    Iska daaya khiyaaliga ka been uun baad ku jiraysaan.
    Malaha aqliba iniima kordho.

    • @farxaanfuaad4055
      @farxaanfuaad4055 10 місяців тому

      Huuno
      Awadal
      Isted xagay
      Kutala😂 waba
      Yaabe huuno
      Hanaga qosalin😂

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 9 місяців тому

    KAN PHD Uqatay wa ku khasare aqoon iyo cilmi badhi waxba kama ogo..xolahan Ethiopia iyo share u ka sheekayna iyo qawaninta dunida e manta shaqaysa xagay ka shaqaysa hadi qawanin jirto carurta reer falastin cir iyo dhul lama garacen US & EU sowkan manta reer yuhuded ku racsan e xabada iyo madaficda carurta lagu layna bixinaya sowkuwi shalay Ethiopia dhulkena siyay sowkuwi shalay dagalki 1977 Ethiopia la saftay,war riyada ka tosa wad riyonaysan o waxa laydinka racay wax la irah ictiraf odan waxuyahayna aydan garan iyo jidka lo maro..badayaduna ibmaha Somalia odhan way isracsantahay inay taako Ethiopia ka so gali karin..riyadina si wata iyo been isu sheeg dhulkan gal iman mayo kanisad na laga dhisi mayo cara somali

  • @ahmedibrahim2650
    @ahmedibrahim2650 10 місяців тому +1

    Welcome Ethiopia ayanu lenahy

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 10 місяців тому +1

    Daraasada ciyaaarta ka daaya kkkkkk
    Hinaase mise daraasad.
    Waa hinaase ay Isaaqu ka hjnaaseen Zeylac kkkkk
    Waa xaasidnimo.
    Waxay maqleen in Ethoopiya maalgashi u hayso Zeylac kkk
    Isaaq iyo baagtiisii Ciise waraabe oo waashay.

    • @Abdihamid2024
      @Abdihamid2024 10 місяців тому +3

      Cuqdad baa ku haysa Somaliland waye saylac ❤😊 ciday doonti hala haato

    • @fatxiyaosmanbarry3996
      @fatxiyaosmanbarry3996 10 місяців тому

      Uskag darbi jiif xanun bakuhaya dee isqawi yaa xarweyne xafajo

    • @ALLAYAQAN
      @ALLAYAQAN 10 місяців тому

      RUNTU WAXAY TAHAY IN NINKAN DARAASADEEYAHA SHEEGANAYAA UU KA MIDYAHAY DADKA HORGALLADA U AH ABII AXMED KAN SIDII NAAGO DHEDDIGA UGU DHAARTA MAALMULLADA SOMALILAN UGU HORRAYSO! HADDAAD ARAGTO NIMAN ISAAQA OO DIR IYO OROMO SHEEGANAYA AMA SOOMALIA CAAYAYA MACNEHEEDU WAA IN ITOOBIYA KA DHEX HADLAYSO! HADDAAD TAQAANIIN DHUL-BEEREDKA SUUDAAN EE AL-FASHAQA LA YIDHAAHDO WAXAA DEGGAN DAD ITOOBIYAANA OO XOOG KU DEGGAN ! MAR KASTA OO AY KA WADA HADLAAN DHULKAASNA WAXAY ITOOBIYAANKU KU DOODAAN, "WAANNU OGNAHAY IN DHULKANI DHUL SOODAAN YAHAY LAAKIIN WAXAANAN UGA BAXAY WAA IN BEERO NOOGU YAALLAAN"! MARKAA RUNTU WAXAY TAHAY IN REER SHEEKH ISXAAQ AY KU DAMBAYN DOONAAN SIDA DADKA REER FALASTIIN OO KALE! HA SUGI WAAYINA! WE ARE NOT FAR FROM THERE!

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 10 місяців тому

    Ethiopia waligeed dekad kama qaadan karto somali, somali iska dhaafo 3milyan ee Eritrean ah dekad kama qaadan karaan ee waliba ay isku Christian Orthodox yihiin,,

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 9 місяців тому +1

      kk,Si fudud ayay Itoobiya u qabsan kartaa Soomaaliya, si la mid ah 2009kii

  • @adoursouldan5757
    @adoursouldan5757 9 місяців тому

    Hooyo iskuul kuguma darin?
    Tariikda akhriso.
    Goojacade xasuuso.
    Talo xumo yayna jar kaa tuurin

  • @SudiKhalid-z5e
    @SudiKhalid-z5e 9 місяців тому

    HAEIYE WUXUU QILAAFEY .RASULKEENII MUXMED😅SCW😅WUXUU ASXBTISII U SOO DIREY XABASHO ITOPYA AH.KIRI BADBADIYA UMADEYDII.WAAN KABXNEY.HAWIYE WAA FIRCOONIIN

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 10 місяців тому

    Waar somaliland maa waxaa laguu ibiiyaa kiniinkaa hadaalka badiyaa waar ethiopiya haduu dagaal sookeyee kaa dheex qaarxo ayee imanayaan ciddankoduu sii deeg deeg ah xitaa jibuuti markaa amankeena somaliland iyoo jibuuti aan ilaashaanoo . Beryaan dambee xagiinaa guuxa ayaa badaan .

  • @Maxamedbarre11
    @Maxamedbarre11 9 місяців тому

    Kiro ciidan leh 😂

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q 10 місяців тому

    Ethiopian Zaylac imaanaza haddaa dayn waydaan TV ada isaaqow . Dhulka ciise ayaa Ethiopia raacinaynaa. Somaliland oo dhan; joojiya been.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 10 місяців тому

    waar kani waxaa dhaanta islaanti tidhi ninku malaha inantayda kama dhaliwayinee guskisu malaha diciif maaye wuu hagranayaa !!!!!!!!!!!!!!!!!! iassaqow idinkaa xukunka hayaa hadaad saylac dhisaysaan oo wadanka fadowsa/jahanaba meeshaad nagu jahaysaanba ee cabaadka qotida iyo oromada ka kora !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 10 місяців тому

    Somaliland buuga laa qooro maa waarshadii fuurunkaa ee hargessa .
    Qofkaa buuga qoora wuxuu kaa soo bilaabaa bugaan yaar yaar imikaa niikaan magacisaa hadaan ku qooro googalkaa maa soo sarayaa taariqdissa waa mayaa. Marka reer somaliland sheekadaan ethiopiyankaa abiyee oromo waxba iniigamaa qaadayoo .

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 9 місяців тому

      Si fudud ayay Itoobiya u qabsan kartaa Soomaaliya, si la mid ah 2009kii

    • @ummulbaniinal7029
      @ummulbaniinal7029 9 місяців тому

      @@LexlutherVIIabaaha xabashiga qadhmuun ka was itoobiyaan wax ka fulaysan aduunka lama arag waligiin somali baad idin wasi jirtay iyagoo afar xabo ah muuse biixi ta lagu dhigo waad arki hadanaan kuligaya alshabab isku bedelin oo meel walba idinku qarxin oo jabhadaha itoobiya ee musliminta ah sida oromada anan alshabaab ka dhigin somalia hubkii ayaa loo fasaxay iyada ayaan ku darsanayna waad arki doontaan intaan xabashi badayada siin lahayn

    • @Saajac2024
      @Saajac2024 9 місяців тому

      @@ummulbaniinal7029 Ereteriyaa waxaay tidhii waax isii jinaa isoo jinoo maa raaboo , Jibuutii sidaas oo kaaleh lakiin muse bixii ayaa aaq balaay

  • @ahmedhashi7209
    @ahmedhashi7209 10 місяців тому +2

    Been baad isu sheegaysaan
    Barbara taladeeda waxay ka go daa dowlada fadaralka ee wax somaliland la yiraahdo ma jiraan

    • @hibonour9657
      @hibonour9657 10 місяців тому

      Waa beentaa kama godo waxna lagama waydiiyo ok

    • @ahmad6967
      @ahmad6967 10 місяців тому

      abowe daulada fadaralka maxa ladahaa

    • @ALLAYAQAN
      @ALLAYAQAN 10 місяців тому

      RUNTU WAXAY TAHAY IN NINKAN DARAASADEEYAHA SHEEGANAYAA UU KA MIDYAHAY DADKA HORGALLADA U AH ABII AXMED KAN SIDII NAAGO DHEDDIGA UGU DHAARTA MAALMULLADA SOMALILAN UGU HORRAYSO! HADDAAD ARAGTO NIMAN ISAAQA OO DIR IYO OROMO SHEEGANAYA AMA SOOMALIA CAAYAYA MACNEHEEDU WAA IN ITOOBIYA KA DHEX HADLAYSO! HADDAAD TAQAANIIN DHUL-BEEREDKA SUUDAAN EE AL-FASHAQA LA YIDHAAHDO WAXAA DEGGAN DAD ITOOBIYAANA OO XOOG KU DEGGAN ! MAR KASTA OO AY KA WADA HADLAAN DHULKAASNA WAXAY ITOOBIYAANKU KU DOODAAN, "WAANNU OGNAHAY IN DHULKANI DHUL SOODAAN YAHAY LAAKIIN WAXAANAN UGA BAXAY WAA IN BEERO NOOGU YAALLAAN"! MARKAA RUNTU WAXAY TAHAY IN REER SHEEKH ISXAAQ AY KU DAMBAYN DOONAAN SIDA DADKA REER FALASTIIN OO KALE! HA SUGI WAAYINA! WE ARE NOT FAR FROM THERE!

    • @mohamedhassanhoussein8627
      @mohamedhassanhoussein8627 10 місяців тому

      Maxaad faaido ku qabtaa shagashadaadu dawlada federaalka ee aad sheegayso ganbo kama soo gashee maxaad iska hafraysaa liq ama ha liqiñ anaa kaliday dheefsada

  • @gulledabdi6571
    @gulledabdi6571 10 місяців тому

    Somali waa bakhti

  • @buraale134
    @buraale134 10 місяців тому +2

    Bada ethiopia lahan jirtay wa inay qaadata

    • @SuldanAwalw
      @SuldanAwalw 10 місяців тому +2

      siilki hoyadaa aya lahaan jiray

  • @yusufdalalabdi4694
    @yusufdalalabdi4694 10 місяців тому

    Mar kasta oo dalkeenu talaabo hore u qaado waa maxay sababta MMTV uu muranka u gelyaa bada Somaliland maxay marn xaaladi jirin uga hali waayeen? Ma iyagaa dagaal kula jira dalkan