Waraysi Wasiirkii Hore Kheyraadka Badda Sababtii Xil Kaqaadistiisa & Xog Badan | Dhulmar

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 351

  • @adandhgey
    @adandhgey 5 років тому +13

    Subhana-Allah... Mudane Waseer aad bad umahad santahay sidaad DADKADA ugu hiilisay inta aad WADANKA shaqada QARAN uheesay, jizaka'Allah; Alla maxaa lagusofagay HADINOOYIN badan oo nolo'asay DHULMAR, Thanks a million to HorufadhiMedia.

  • @abdiazizaweys7340
    @abdiazizaweys7340 5 років тому +2

    Masha Allah nikaan Xog badan buu hayaa sababta xilka looga qaaday waa daaacad nimadiisa. Yaan aaminnaa hadii Nabad iyo Nolol xogtaan qarsooneed banaan ka lakeenay. Allow cadowga naga ilaali.

  • @maxamedcali2075
    @maxamedcali2075 5 років тому +23

    Woow saleban haashi taageero buuxa inta ila taGeerta like ta iiku qabo

  • @siradaden5830
    @siradaden5830 5 років тому +5

    Asc xashi Alle cimridheer iyo cafimaad dher hakusiiyo aaqiro jano aduunkana sharaf iyo cisi kunoolow guuuuuuul somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️ insha Alaah

  • @abdirizakdhoodhe9136
    @abdirizakdhoodhe9136 5 років тому +53

    Suleiman Hashi Horufadhi Media Alle Ha Idin Barakeeyo Dadaalka Aad Noogu Jirtaan Runtii Wadankeena Aad Baad Ugu Dadaalaysan..

  • @abdulnasibofficial368
    @abdulnasibofficial368 5 років тому +21

    Legends keep going sxb qali xanshi weriyaha somalida ugu wanag san ayaa thy

  • @halacbay4442
    @halacbay4442 5 років тому +26

    masha allaah sxip xaashi maanta ku arkay runtii waan ku farax sanahay war baahin aad u wanaagsan baatihin

  • @abdullahabaw5725
    @abdullahabaw5725 3 роки тому +1

    Wadanka haloo dhiibo qof qibrad leh
    From USA

  • @marwaanmohamed5119
    @marwaanmohamed5119 5 років тому +18

    Horfadhi media waa shabakada kaliya ee sida xalaasha ah u shaqeysa warar sugana u soo gudbisa umada somaliyeed go forward keep going ayaan idin leenahay taariikhda ayaa idin xusi doonto

  • @abdiahmed3419
    @abdiahmed3419 5 років тому +4

    Masha allah wali ma dhamaan dad u damqada wadankan. Waraysiga qaybihiisa kale goorma ayaa idiin qorshaysan horu fadhi

  • @teachergardheere
    @teachergardheere 5 років тому +4

    Allaw amuuraha noo sahal dalkeena shisheeyaha naga qabo ,🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @omarshabley7713
      @omarshabley7713 5 років тому

      Alle dadaal ayu ku jiri ee gacmaha is saaro laguma dhihin ficil waa Ina sameynaa dadkan loo so dirsaday iney dalkena xarashtan waa Ina iska qabanaa siyaasi waa ii siyasi dhamantoda rabitan shacab ma eysan ku imanin ee shisheye aya kensady

  • @imkingsalman5385
    @imkingsalman5385 5 років тому +11

    masha allah Barnaamijka Waxtar leh faaido badan mhdsndiiin #Horufadhi media

  • @nidolzack7052
    @nidolzack7052 5 років тому +113

    Inta somalinimada ku dhaarato 🇸🇴 dalkeena u ducee wlal

    • @abdyrisakk8314
      @abdyrisakk8314 5 років тому +2

      Nidol Zack dalka xoog iyo waxqabad boo ubaahanyahay iyo in dhiig loo daadsho

    • @nidolzack7052
      @nidolzack7052 5 років тому

      @@abdyrisakk8314 hadabo dhalinta dhiig isku yeelo ina dhaqaajiya aynu difaacane

    • @abdyrisakk8314
      @abdyrisakk8314 5 років тому

      Nidol Zack in aan laga caajisin oo aan cabsi lamuujinin beey rabtaa kii naga xumaada aan iska fogeeno.

    • @abdyrisakk8314
      @abdyrisakk8314 5 років тому

      Nidol Zack teeda kale marka hore waa inaa dhulkii laga hormariyaa

    • @barkhadleabdirashid4621
      @barkhadleabdirashid4621 5 років тому

      AMIIN ailow nabd iyo nolalka dig somaliya

  • @abdinasirxersi5097
    @abdinasirxersi5097 5 років тому +1

    waa in laga hortagaa qorshaha dowlada ee ay 12 blog ee aydooneyso shirkada baritaanka spectrum waa arin qalad ah in 12 blog ugufiican in ay qaadato shirkada baritaanka shidaalka ee spectrum horufadhi arintaan dadka sifiican uga wecyigali waa maseerka umada somaliyeeed thank you horufadhi media

  • @sadiyaali1607
    @sadiyaali1607 5 років тому +15

    Masha Allah guul guul guul soomaaliya. Waxa kadhashay rag iyo dumar wanagsan. Inshallah WAAN guulesan doonah soomaalidu. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪❤️❤️❤️

  • @hawraarsannews2001
    @hawraarsannews2001 5 років тому +1

    Mansha Allah wasiirkii ugu wax qabad ka badnaa ee badda ka shaqeeyay alle ku daayay

  • @hassanhashi6213
    @hassanhashi6213 5 років тому +1

    mansha allh Ex wasiir Dr abdirahman mohamed abdi haashi
    dhaqàale yahan heer caalimaya

  • @abdullahabaw5725
    @abdullahabaw5725 3 роки тому +1

    Somali maxay ugu mashquulaayan qabiil
    Somali haku mashquulaan waxsooraarka bada iyo beeraha iyo xoolaha
    From USA

  • @monayousuf402
    @monayousuf402 5 років тому +10

    Dadka aqonta leeh ma ficana in xilka ciyar loga qado wa dadka u wadanku u bahanyahay aniga rayigayga alle haydiin dhawro 😍🤲❤😍

  • @balanismail1667
    @balanismail1667 5 років тому +7

    Xanshi
    Good job
    Ilahy haku xifdiyo
    Wanbahinta kaliya an kuxidhanahy
    Waa horufadhi media
    Waxa tahy innan ay Somali nimadu kuwayntahy
    Lehna Damir nol
    Ilhy hakugu xifdiyo adunka
    Akhira guul

  • @abdurizakmunye3181
    @abdurizakmunye3181 5 років тому

    Masha Allah waa nin aqoonyahan weyn dowlada soomaaliya iyo dadkeena soomaaliya aad bey ugu baahan tahey Allaha xifdiyo

  • @ahmedmusse6075
    @ahmedmusse6075 5 років тому +8

    Wlhi waxaad tahay wariiye aqoon yahan ah oo dalkiisa jcl aad ayaad qali nogu tahay wllo insha Allah horeey usooco

  • @nordaudibrahimndi1277
    @nordaudibrahimndi1277 5 років тому +6

    Good horufadhi media keep continue to your struggle

  • @avocadosavage1903
    @avocadosavage1903 5 років тому +4

    Cadowga shisheeye ee noo heshiiteyey illaah ayaa shacab ka somaliyeed ilaalinaayo yaarabi ilaahow madax hami dheer hana siiyo

  • @zalmanzalman3555
    @zalmanzalman3555 5 років тому +1

    Horufadhimedia Guuleysta aad baan ugu xirnahay muwaadiniin dalkiina jecel tihiin maaansha allaah

  • @Glydh
    @Glydh 5 років тому +2

    Somalia time it's value ka faa iidaysto khayraadka long live Somalia i love Somalia Allah bless Somalia

  • @abdinuraligulled3416
    @abdinuraligulled3416 5 років тому +4

    Mash Allllh wd mahadasan tihiin dhulamar ilallahaya hanoodhiso dawalad wanagasan Amiiin

  • @abdikhadijo7498
    @abdikhadijo7498 5 років тому +6

    Xaashi walal Allah ku xifadiyo
    Manashallah horfadhi guul

    • @Anas-ti7kq
      @Anas-ti7kq 5 років тому

      Subscribe iisaar wll Fadlan Soomanimo igu Caawi waan Cusbahaye igu Caawi
      Hay xaasidin Fadlan mahadsanid

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 5 років тому +1

    Masha Allah qofka daacada ah hadalkiisa si waafi ah ayuu kaaga dagayaa. Wasiir Abdirahman waxaa ka muuqata daacadnimo wadanimimo iyo aqoon duruqsan. Insha Allah mar waad uun hogaamin doontaa wadankaada. Horufadhi Media iyo wariye Hashi Mahadsanidiin

  • @samiyayusuf3981
    @samiyayusuf3981 5 років тому +7

    maashaalaah xaashi iyo wasiirka waan idin salaamay ilaahay ha idin xafido aad baan uga xirnahay war baahintaada qafka kaliya ee xaqiiqadaka hada ayaa tahay soomaaliya ilaahey baa u maqan

  • @rashidmahmud8986
    @rashidmahmud8986 5 років тому +4

    Aad ban uga xumahay in nin aqoonyahan ah oo waday shaqooyinkan muhiimka ah ee uu sharraxayo si fudud xilka looga qaado.
    Mhdsanidiin Horufadhi team

  • @ADEM-zy7xk
    @ADEM-zy7xk 5 років тому +18

    Wllhi waa arin macquul ah gabi ahanba wuxuu ka hadlayaa waxaan jeclaan lahaa inladoorto mudanahan from Hargeisa

  • @khalidahmed576
    @khalidahmed576 3 роки тому

    Best report ever👍🏿

  • @aaroowali3346
    @aaroowali3346 5 років тому +3

    Wasiir isasosharax wakutagersanhy 2021 idam alle

  • @m4ysv1be33
    @m4ysv1be33 5 років тому +4

    Soomaaliya illaahow guulay dadkeeduna illaahow ayisraacaan aamiiii🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘😘😍😍😍😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 5 років тому

    Mashallah horufadhimedai aad baad u mahdsantihiin Xaashi qayr Allah ku siiyo, sida aad warbixinta xiisaha leh noogu soo gudbisay, wadankeena Somaliyeey cidna oma maqana ceelna oma qodna ogaada hadaad caqli leedihiin,hadii kale baraha bulshada ka soo caytama malinkasta idinku isku jeeda caqli yeeshe oo madixiina kor u qaada oo badina iyo barigiina ilaashada oo lasocda waxyaalaha dhacaya

  • @adenabdikarin4131
    @adenabdikarin4131 5 років тому +9

    Maaansha allaah Aqoonyahan c/raxman mohamed A. Xaashi
    Horey usoco wll

  • @Glydh
    @Glydh 5 років тому +1

    War dalkan Ilaahey baan idiku dhaariyay waxa uu u baahan raga sidan oo kale ah caqliyan iyo cilmiyan ka kac soomaaliyeey inshallah guuleysta

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 5 років тому +7

    asc masha'Allaah suxufi xaashi good to see you

  • @abdirahmanhaji7972
    @abdirahmanhaji7972 5 років тому +2

    Dhulmar Waa Barnaamij Qiimo Badan aad baad u mahadzan tahay suleeman Haashi

  • @مدرسةدارالحفاظلتحفيظالقرءانالك

    الله يحفظك سليمان حاشى اخي

  • @axmedfareey91
    @axmedfareey91 5 років тому +20

    Waa ninkii iiguhoreeyay oo aan array dhowr iyo 30sano joogay mareykan afkiisii hooyo kuhadlaayo waxaandhihikaraa waamawaadin dhaba waxaan aragnaa 5sano kuwajoogay hadana iskalaweyn afkoodi hooyo

  • @awowem9330
    @awowem9330 5 років тому +8

    Good job 👏

  • @khadarjohar4784
    @khadarjohar4784 5 років тому +34

    1:47 Sanadkan inshllhu ayaan diyaarinayaa CPA(certified public accountant)

    • @MohamedIbrahim-lo2gz
      @MohamedIbrahim-lo2gz 5 років тому

      CPA da waalaga baxay sxb iminka

    • @khadarjohar4784
      @khadarjohar4784 5 років тому

      @@MohamedIbrahim-lo2gz mxaaa lamarayaa markaa hadii CPA da lagabaxay

    • @cowkeyasin9967
      @cowkeyasin9967 5 років тому +1

      khadar jowhar inshaa allaah

    • @mahamedmawlid2272
      @mahamedmawlid2272 5 років тому +1

      Aqoon lagama baxo hmmm

    • @Ghost-dv7bp
      @Ghost-dv7bp 5 років тому +1

      khadar jowhar Ballanteenu waa shaaqo💪🇸🇴❤️🇹🇷

  • @aaroowali3346
    @aaroowali3346 5 років тому +2

    M.A dadka ubahanahy hada somali nahay wa ninkan o kale o qibrad io aqoon iskudarsaday alle haxifdiya wasiirkii hore kalumeysiga

  • @cabdiraxmaanaxmedibrahim8743
    @cabdiraxmaanaxmedibrahim8743 5 років тому

    maasha alaah Dr ku aad ayuu umahadsanyahay huruufadhi aad ayaan ugu mahadcelinayaa

  • @ilovemymomilovemymom9825
    @ilovemymomilovemymom9825 5 років тому +6

    Mansha Allah Horufadhi media ❤️❤️💚💜🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @rijaalsaid7176
    @rijaalsaid7176 5 років тому +13

    Horufadhi waa talaabsatay heerkan waxay ku gaartay dhexdhexadnimo & dadaalka ay ugu jirto dadkeeda soomaliyed iney ka haqabtirto warar xaqiiq ah
    Hashi & Eng Yaasin horay uscoda garabkiina nahay geesiyaal

  • @m4ysv1be33
    @m4ysv1be33 5 років тому +2

    Masha allaah wlhi waa runtiis beeraha waan ubaahanahay

  • @farmaajoanigagardadiyey
    @farmaajoanigagardadiyey 5 років тому +6

    Waziirku aad buu ugu mahadsanyahay warbixinta waafiga ah uu nasiiyey. Laakiin waxaan iswaydiiyaa somalidu maxay dhaliisha u sheegaan marka ay shaqada ka taqaan. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ahzaab553
    @ahzaab553 5 років тому +17

    Horfadhi media ❣❣

  • @somalilegends1137
    @somalilegends1137 5 років тому +6

    Harufadhi media horay usocda m.a

  • @halyaygii1265
    @halyaygii1265 5 років тому

    wasiirka illaahay ha xafido

  • @ismailhiired1224
    @ismailhiired1224 5 років тому +6

    جزاك الله خيرا
    Horufadhi media dadaalkaaga zxb aadbaad umahadsantahy

  • @abdullahiabshir9607
    @abdullahiabshir9607 5 років тому +2

    Aqoonyahanku dhabta ah mahelo shaqada saxda ah allow umadan ugargaar was umad xoolo ah oo aan waxba dhaamin danyeerka

  • @asmahussein7576
    @asmahussein7576 5 років тому

    Masha. Allh. Dinkaa. Nasiib. Uhelay. Inaa. Somalia. Xiligay. Ufiicnayd. Lakulantaane

  • @mohamedsheikhadan826
    @mohamedsheikhadan826 5 років тому +1

    Mashaa Allah

  • @m4ysv1be33
    @m4ysv1be33 5 років тому +4

    Masha allaah aqoonyahan guulayso

  • @khadrafaacul8987
    @khadrafaacul8987 5 років тому

    Masha allh hore usocda horefadhi media

  • @ahmedyusufmursalmursal3596
    @ahmedyusufmursalmursal3596 5 років тому

    Maasha'Allaah Waziir'Sare Economist Khabiir Prof'Abdurahman Allaah yacizak Sharafbadan ayaan kuu heynaa adiga iyo inta kula midka ah, mr xaashi aad baan kuu salaamayaa kusoco barnaamijada qiimaha weynbadan ee oo aad marwalbaa nooo sooo gudbisid mahadsanid boss.

  • @israaabdi8789
    @israaabdi8789 5 років тому +4

    masha Allah waa wareysi qaymo badan

  • @hon-xalane8334
    @hon-xalane8334 5 років тому

    Runtii xaq uma lahyn wasiirkani xilkiisa waayo dadka noocan o kale ah dalku aad bu ugu bahanyhy insh alh wad soo laban donta mudane wasiir..........

  • @hmzgaming9185
    @hmzgaming9185 5 років тому +2

    masha alaah walahi waa qof fiican nikaan
    ilaahee xilka hakuusahlo kusowlaabo
    adigoo mahadsan

  • @hooyowaris7214
    @hooyowaris7214 5 років тому

    😭😭😭 Wlahy Waan Dhacanahy Wll Xaashi Wadku mahadsanthy Warbixinta aad Noo soo Gudbisay Insha allah Wax wanka qaban doonaa Dhibaatooyinka badeena Lagu Hayo

  • @safalove1427
    @safalove1427 5 років тому +2

    Mash allh studio ayd samesaten hampalyo

  • @alin488
    @alin488 4 роки тому +1

    Mashaallah saxib

  • @ar-j4993
    @ar-j4993 5 років тому +1

    Horufadhi wa wax nagu cusub oo cajiib ah, guul

  • @ahmedbusuri8236
    @ahmedbusuri8236 5 років тому +2

    Maashaa Allaah waa aqoon yahan dhab ah

  • @ciilowomarmohamed7493
    @ciilowomarmohamed7493 5 років тому +1

    Good job guys thanks so much

  • @mohamedmohamud3526
    @mohamedmohamud3526 5 років тому

    War farmajow xashi wa qabiir/noo soceli wa codkii shacabka somaliyed xashi waa qabiir mashalah mahadsanid waziir xashi

  • @zakidfarah5752
    @zakidfarah5752 5 років тому +4

    Wa aqoonyahan heer saraa

  • @farahjama6460
    @farahjama6460 5 років тому +2

    Waa nin is xayeediinayo ujeedadiisuna
    Waa ha lagu barto haduu qax bartayna
    Waxaan kula talin lahaa ha ugu adeego
    Dalkiisa wabilaahi tawfiiq

  • @mustafecabdulahi5728
    @mustafecabdulahi5728 5 років тому +6

    Sxb xaashi waxaan sad ujeclaystay sida aad uqaada dhigtid arimaha caalamka iyo sida aadan ugu mashquulin arimaha somaalida in too DA xun sxb SAA Ku soco

  • @xayaatulqalbi8758
    @xayaatulqalbi8758 5 років тому +6

    Mahadsanid horufadhi1❤❤❤❤

  • @mariama.k.4635
    @mariama.k.4635 5 років тому +1

    Mansha allah wa war cad waxu shegay masulku

  • @cabulaahiciisecabulaahicii8650
    @cabulaahiciisecabulaahicii8650 5 років тому +16

    O hda farmaajo iyo ninkaas markab shisheeye oo intaasoo malyan oo galuuna qaaty sharciga hala mariyo meey xilka ugu qaadeen

  • @hornafricanfarmingtv4
    @hornafricanfarmingtv4 5 років тому +1

    #Horfadhimedia wad mahadsantihiin walaal Allah haidin barakeyo

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 5 років тому +2

    Dad badahooda iyo barigoodaba qeeyraad Kabuuxo ayaan nahay misana kabaahan oo tuugsi iyo macaawino shisheeye Kaliyah naf mooday lkn ilaahay ayaa nagula xisaabtamaya dhibaatada iyo qabyaalada aan duulinayno

    • @omarshabley7713
      @omarshabley7713 5 років тому +1

      Siiba dhalin yarada anago awodno ina ragan shisheyaha lacagta ka qadanayan si ey dalka usi burburo

    • @munaabdinaasir7588
      @munaabdinaasir7588 5 років тому

      omar shabley walaalo waa runtaa qabiilkaa ayaa nagaarsiiyay inaan ragaan tuugadaa aan taageerno lkn hadaan qabiilka iska tuurno wlh blh afrikoo dhan baan qabsan lahayn halkay keenya nasoo hujuumayso

  • @AbdulAziz-vl9pu
    @AbdulAziz-vl9pu 5 років тому

    Mahadsanidiin HoruFadhi Media, Howl Wacan ayaa heysaan

  • @abdirizakgaas8262
    @abdirizakgaas8262 5 років тому

    masha alah wasirka wuu dadaalay inta karaankiisa ah fadlan madaxda dowlada waxan kacodsaneynaa inay ragaan camal ka faaideystaan

  • @ayanlecabdi2689
    @ayanlecabdi2689 5 років тому +12

    Inta commentiga halkaaan kusooqorty
    Waxaan kacodsanayaa dhammaantiin inaad share gareysaaan warbixintaan
    Si ay ugaarto dhamman umada simaliyeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @luqmanbstudio6012
    @luqmanbstudio6012 5 років тому

    Suleyman hashi guuleyso waligaa walal warar aad u mihiim ah ayad noo Soo gudbisa ajar iyo axsaanad illaahey haka siiyo

    • @luqmanbstudio6012
      @luqmanbstudio6012 5 років тому

      Waa in somalida ey arinkas kahadlaan shaqsiyadga gaarka ah ee dalka qeeradkiisa ebsanayo in laga hortago

  • @rooblefx8423
    @rooblefx8423 5 років тому +4

    Suleiman Haashi
    Waa Mahadsantahay Wll Qaali

  • @siyaadmuhamed6166
    @siyaadmuhamed6166 5 років тому +8

    Asc waa nin Aad iyo Aad u Aqaan mudadii uu wasaaradda kaluumeysiga iyo kheyraadka badda joogay ayan la shaqeeya lkn waxan qirayaa aqoontiisa iyo kartida waana ka xumaaday inlaga qaado sgaqadii umada u haaye intuu jooganayna loo madax baney waaye wana ayan darada dowladda nimada soomaaliya heysata ninka madaxweynaha ama maseesha ugu sareeya aqoon shaqadiisa wana wax mudo dheer soo jiray lkn wanka bixi doona insha allaah

    • @cumardirshe2904
      @cumardirshe2904 5 років тому

      Dowladda Hadda jirta miyaa Xilka ka Qaaday?? Mise Mida kale Dalka iyo Dadkaba Aqoon yahan kaan ayay u baahan yihiin, Ee Qaa'Inul Wadan uma baahna. Allow Tubta Toosan.

  • @kowsarmohamedisse4209
    @kowsarmohamedisse4209 5 років тому +4

    yees yeees yees aad iyo aad aqoonta qaymaha leh waatii lagu daro wadaniyad

  • @abdirizackbuullale603
    @abdirizackbuullale603 4 роки тому +1

    Future President dr abdirahman mohamed abdi hashi

  • @fuaadismacl6651
    @fuaadismacl6651 5 років тому +1

    Somalia need you

    • @fuaadismacl6651
      @fuaadismacl6651 5 років тому

      Thanks for your preoccupation for yours all infos

  • @cumardirshe2904
    @cumardirshe2904 5 років тому

    Maasha Allaah Horufadhi media Aad baad u mahadsantihiin Horay usocda in sha Allaah.

  • @iiwarsame5962
    @iiwarsame5962 5 років тому +4

    horay aa u socono,somalia hanoo laato

  • @mohamedabdihakin2773
    @mohamedabdihakin2773 5 років тому

    Ilaahay ha idinka jasaai siiyo dadaalka aad ugu jirtaan dadka iyo dalka soomaaliyeed, ilaahay hanaga qabto inta dhacaysa xoolaha iyo kheyraadka umadda,.
    Ilaahay baan weydiisanay madax daacad u ah danta dadkooda iyo dalkoodaba.

  • @ahmedaxmed6768
    @ahmedaxmed6768 5 років тому +5

    Asc dhamatiin sidee uga hortagi karnaa in 12 xirmo oo shidaalka ah lasiin soma oil oo dowlada runta ugu shegnaa in ay ka fogaato wixii ay sameyen kuwii hore Thanks

  • @wadanisoojeeda9550
    @wadanisoojeeda9550 5 років тому

    Wasiir xisbi samayso 2021 waa ku taageereenaa waxaa lagaadhay wakhtigii la isku dooranlahaa karti iyo aqoon.

  • @freemanfilms4195
    @freemanfilms4195 5 років тому +1

    Warbixin muhiima ha waaye lakiin nasiib daro Soomaalida DAD DULI AH AYEY NOQDEED.

    • @omarshabley7713
      @omarshabley7713 5 років тому

      Dulinimada dhalin yarada aya ugu horeyso dhalin yaradii dalka xureeye aya nala ekee manta waxa nasiib daro ah in lawayo dhalin yaro badasho dhalin yaradas dhiigoda uso horeen iney dalkoda xureystan

  • @darwiishyaresomalidhaba5477
    @darwiishyaresomalidhaba5477 5 років тому

    Runtii Hm oo Haashi 1 ka yahay aad baan ugu mahad celinayaa alle mahad leh.
    Ex wasiir wuu ku mahadsan yahay war bixinta cajiibka ah iyo sida uu ugu adkaystay in wadanka khayraadkiisa la ilaaliyo.

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 5 років тому +2

    Mashallaah illlaahay hadin xafido bahda horufadhi médias

  • @asmahussein7576
    @asmahussein7576 5 років тому

    Masha. Allh. Aadban. Ujecelay. Qofka. Hanka. Sare. Leh. Ee. Isasoosara.
    Waxan. Rajaynayaa. Dhalinyarada. Somaliyeed. Inay. Hanyeeshan. Meelsarana. Hankoodunoqdo. Qabyaalad. Iyo. Waxan. Hoosena. Iskala. Hanwaynaadan

  • @salmaanhashi3943
    @salmaanhashi3943 5 років тому +5

    Shacabka Soomaaliyeed waa inay ninkan ka codsadaan inuu noqdo madaxweyne oo lagu cadaadiyaa weliba, ninkan aqoon baahsan xog ogaalnimo iyo wadaniyad is huwan ba ka muuqata, Waa yar yahay ruux intaas kulansaday walaalayaaloow ninkaas ha la doono waa hadii soomaalinimo jirto hadii qabiil iyo qudhun lagu wareegayo iyo maamul goboleedna aynu walaaqano waxeena shisheeyana ha ina walaaqeen.

    • @abdiramanaskar4785
      @abdiramanaskar4785 4 роки тому

      Waraysi uu maanta idaacada daljir la yeeshay inuu tartamayo ayuu sheegay xisbi bad-baado qaran la dhahana wuu aasaasay

  • @mohshakar3142
    @mohshakar3142 5 років тому

    Barnaamujka dhul mar aaad baan u dhegysataa hadaad doonay in aad wax badan ogaato la soco barnaamujka dhulmar

  • @fatumamed4744
    @fatumamed4744 5 років тому

    Mansha allha somaliya guul guul insha allha

  • @mohaabarreofficial8511
    @mohaabarreofficial8511 5 років тому

    Xaqiiqatan waxaan dhihi karaa Horufadhi Media waxeey u taagan tahay soo celintii Qarannimadi iyo Wadaniyadi Soomaaliya.
    Waxaan idiin leeyahay Horay usocda mar walba usoo gudbiya Bulshada Arimahaan oo kale aad ayaane u mahadsantihiin.