XALAQADII 3AAD, BARNAAMIJKII "BAADI GOOB QARAN" DERBIGA MIDNIMADA IYO JIRITAANKA SOOMAALIYA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 84

  • @abdiweliabdi3822
    @abdiweliabdi3822 18 годин тому +15

    Hadaan nahay dhalinta Somaliyed ee wax garadka ah waxan nahay garabkaga waana guulaysan doonaa insha allh

    • @abdiriskh6740
      @abdiriskh6740 15 годин тому

      Yep❤🇸🇴

    • @Qoyro
      @Qoyro 6 годин тому

      Somalia 🇸🇴 hanoolato 🇸🇴 ♥️

    • @Dacadjr
      @Dacadjr 3 години тому

      Ogowse Somalia 🇸🇴 ina lookala qeybiyaaa 6 Calan waxaa ka danbeeyo waa Shisheeyaha ugu horeeysa kuwa dariska nala ah iyo dowladaha kalle aan dawa carareyno aan moodno in aay Dan inoogu jirto lkn hadafkoodu waa in Somali lawaayo waligeedna Dagaal iyo burbur ku jirta War dhalinyarooooy aan u kacno Dalkeena oo aan qabyaalada meel iska dhigno dalkeena u kacno pls 😢 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤

  • @suldaantyga9084
    @suldaantyga9084 19 годин тому +6

    Masha Allah mahadsanid Runtii waa qeyb 3 aad oo aad u qiimo badan. Waa fahan wanagsan iyo maqql aad uqiimo badan halkaas ka sii wad waan ku garabtaganahay. Camuu

  • @Zakaria-Moha
    @Zakaria-Moha 19 годин тому +11

    Wlhi Ano 19 jir ah aya la yaaban madaxda somalida

    • @Dacadjr
      @Dacadjr 3 години тому

      😢😢😢😢😢😢😢

  • @qaalixuseen2883
    @qaalixuseen2883 15 годин тому +3

    Waxaan noolah bahan yahay in aan raadino soomaali weyn walaalyaal mida kaleh aan u duceeyno dalkeenah maanta waah jimco waaye in Ilaahey in uu noohagaajiyo dalkeenah😢😢 pzl aan u duceeyno dalkeenah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdiweliheibeh
    @abdiweliheibeh 9 годин тому

    Masha Allah Chief ma ogayn in aad fanka isku fiican tihiin. Waan hubaa in aad Daljir daacad tahay saaxiib. Excellent

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 13 годин тому +2

    Walaalkeyoow cabdisalaanoow umadaan meel xun ayeey u socdaan ilaahey ayaa u carooday haku daalin diintii ayeey qabiil ka dhigteen gacantoodaay isku dhameeynaayaan horay ayaa loo sheegay shiiqooda iyo shariifkooda waa ahulu naar🎉🎉🎉🎉

  • @hamsemaxamed-f9p
    @hamsemaxamed-f9p 20 годин тому +6

    Waxan ula socdaa si maalin leh ah clsalaan mar uun waan arki doonaa dhulkeena oo xora dhamaantii😢😢 I’m gobolada woqooyi Somaliland

  • @Zakaria-Moha
    @Zakaria-Moha 19 годин тому +4

    Mahadsanid adeer

  • @zakyflaq
    @zakyflaq 26 хвилин тому

    Keep going agaasime inshallah mar uun hadad wadanka madaxwayne kanoqoto inad qiiradan joojiso ban kayaabi

  • @coldoon1112
    @coldoon1112 20 годин тому +4

    Walal wan ku tagersanahay run ahanti waxan rajayana inad garto guulo latabankaro Insha Allah.

  • @abdikahin1830
    @abdikahin1830 8 годин тому

    Waxaa tahay soomaali dhab ah
    Ta kale codkaadu ma sahlana fanaaniint sheegta ayaad ka cod wanaagsan tahay
    Riyadaada iyo doonistaadu way rumoobi inshaa alaah
    ee ha is dhiibin.guulayso

  • @blueline502
    @blueline502 12 годин тому

    Anigu sharka dhexdiisa ayaan kheyr badan kadhex arkaa. Waxa burburaya waa barnaamishkii gaalku meeriyay kiisii ugu danbeeyay. Insha’Allahu dhir qurux badan oocafimadd qabta anagu aan abuuranay ayaa so bixi bacda Allah. Halka wax ee laga cabsi qabay waa Eithopia eyadana waaku deysay. Ee dadkeeygoo aan Allah uxamdinoqno. “ALXM ALLAH” sodhaweeya kitaab ALLAH . AMA hasodhaweyn eelaq wuku imaan mardho Insha’Allahu.❤❤❤

  • @harun7450
    @harun7450 13 годин тому

    Mahadsenid walaal wad goobaabinta geesi baa tahay soomaalidan mideey insha'Allah

  • @guuleeddaahir3525
    @guuleeddaahir3525 15 годин тому +1

    Waad dareemi kartaan qof masuul ah oo qarankaan usoo shaqeeyay inuu maalin walba inta nasoo horfariisto waanada iyo wax u sheega uun nala daba joogo ay ka tahay waxa uu soo arkay iyo waxa u muuqda iyo waxa soo socda culayska ay leeyihiin.
    Agaasime abaalkaaga Eebba ku gudi kara.
    Mahadsanid. 🇸🇴🇸🇴✊️✊️

    • @JoojintaXadka
      @JoojintaXadka 14 годин тому

      Wax maogid ee aamus ninkaan wadan marabo

  • @historypublishers
    @historypublishers 12 годин тому +1

    Haddii anan dhulkaygoow
    Gobanimada soo dhicin
    Soomaali kama dhalan ……
    💪🏿🇸🇴💪🏿

  • @elminaahmed1070
    @elminaahmed1070 14 годин тому

    SAWTAL RAXMA COD MACAAN IYO GUUBAABO BAAD ISKUDARSATAY RABI HAKUXAFIDO AAMIIN.❤

  • @AhmedGurey-p3p
    @AhmedGurey-p3p 13 годин тому

    Asc walaalkeygo Ilaahey ha ku xafido Ilaahey ha nabaaddiyo arinteena ma fiicna.

  • @Daareyn1
    @Daareyn1 13 годин тому +1

    Xil yar hadaad jabaqdaada xitaa lama maqlaayo iskadaa inaad sidaanoo kale u hadashee.

  • @xusni116
    @xusni116 5 годин тому

    Guuleyso taliye 🎉😊

  • @ruqiyoahmed6582
    @ruqiyoahmed6582 15 годин тому

    Asc kheyr badan Alle ha ku siiyo, Alle hanaga qabto cidii wadanka jalaafo u dhigeysa, waa runtaa walaalkeyo marka la rabo in labaabiyo wadan reer galbeedku waxay ku abuuran urur ay iyagu magac ula baxaan dadkana baabi'iyaan kheyraadkiisana qaataan, Alle waxaan ka baryeynaa in talada Alle noogu dhiibo mid danta dalka iyo dadka u danqada aameen jzk laah

  • @AxmadMuuuseaxmad
    @AxmadMuuuseaxmad 14 годин тому +1

    Cabdi salam wall waaxad shegeyso hady dhab ka tahy garb kagan ahay somali nimo darted anigu waxan raba wiil hog an ilahy moye wax kale ka cabsan hankisuna somali nimo oo Kali ah yahy

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 12 годин тому

    I like so much for this song

  • @bootanmedia6360
    @bootanmedia6360 15 годин тому

    Wadaniyada ku duugan codkiisa ayaaba kasii daran muwaadinkaan aad baan kuu dhiirigalin guuleyso

  • @hanaddada74
    @hanaddada74 19 годин тому +1

    ALLAH YAHFADK ILAAHEY RIYADEENA HANOORUMEEYO XASAN WAA TELEAVANGELST BAADARI KANIISADAHA DADKA XOOLAHOODA INTUU DHACO KADIBNA PRIVEJET KUWAREEGA

  • @dal-xoreeye1030
    @dal-xoreeye1030 11 годин тому +1

    Cabdi salamoow wll hada Allah taqaano hdladaada foosha xun ee aa dalka iyo dadka soomaaliyeed ugu gafeeyso please jooji wan dhibsaday munafaq jano ma galo wa ogtahay munafaqnimada iskada wll allah ka Cabso twitter ka wax yaalaha aa kuso qorto ma ahan wax ee ka istaahilaan dadka soomaaliyeed cindigooda iyo sharaftooda ugafta waxa adeegsata hdlo foolxun o ee ajaanib somali naceeb ka buuxo faafiyaan siyaasiyiinta dalka xukumo wa eedeeyn karta wa qaaimiin waxa aa rabto aa ka sheegi karta I don’t care lkn waxaan dhibsaday in aa dalka iyo dadka ugafto wlhi qoraalada qaar aa so qorto wiliba af English aa kuso qorta it feels like in aa rabto dadka somalida in aa ceebeeyso o xumaantooda ajaaniibta kuwa aa na aqoon usheegto dal jaceelka iyo wadaninimada aa sheeganeeyso hadii ee run ka tahay walaloow ka wantoow o fadlan please na nabad gali o sharafta somalida haka amaan hesho waxa rabtid hada sheegtid lkn aa afsomali ku sheegeysid wlhi aana wax I arki laheeyn lkn bad image ka aa naga bixineeyso aa dhibsaday aniga indhaheeyga ku arkay article foolxun o ee dad soomaliyeed qoreen o anaga qurbaha joogo nalagu caayo no lagu arko dad liita in aa nahay dadka adigo kale aana waxaas qoro fadlaan wadanimadaan aa sheeganeeyso hade dhab katahay please jooji nagada wll wlhi sida aan udhibsaday wax yaalaha qaar aa qortid markaan arko hadaan agtaada joogi laha gacan aa iga ka gaari laheed mana ahi Qof violent ah ee noociina necbahay qabiil hadii la dhahana isku reer nahay aniga iyo adiga ila iyo jifo hoosa isla nahay o wlhi ah lkn nin dalkeeyga suurad xumeeynaayo xita hado ila qabiil yahay qiimo iiguma fadhiyo dib iskugu noqo wll o fadlan please dal jaceelka iyo wadaninimada aa jileeyso hadii inyar xita ee run ka tahay jooji dalka aa suurad xumeeyneeyso aqli xumo iyo siyaasi ku xumeeyn hade ka tahay wantoow hadii aa lacago uga qaadato shisheeyaha in wax yaalahaas foosha xun naga faafisana allah hanaga ka qabto

  • @sacdiamohamud398
    @sacdiamohamud398 17 годин тому

    Waan kula soconaa cabdisalam qadiyanimo somalinimo❤😢

  • @abdillahideheye2748
    @abdillahideheye2748 13 годин тому

    waan soo laaban doonnaa💪

  • @AhmadYare-l1p
    @AhmadYare-l1p 15 годин тому

    Ninkii kaxumaanayo haka humaado kii kufarxayana xaku farxo somalia waxa lawaregi doonna alshabab waxan rajaynaya inaan arki doona somalia o kadhaci doonta sidii afganistaan hassan sheg io kooxdisana diyaaradaha cagaheeda qabsandoonna insha allah guuuul shabaaab

  • @Dacadjr
    @Dacadjr 3 години тому

    Qabyaalad ayaa Soomaalinimada inooga weynaatay😢 In taasi laga gudbana oo Somalia 🇸🇴 nimo qofka qalbigiisa gasha waxaay qaadanehsaa waqti dheer, waayo hada qofka somaliga ah afka wuu ka yahay lkn waxakalle uu aaminsanyahay ayaa kaweyn ha ahaato qabyaalad, ha ahaato Dan gaar ah Iwm.

    • @Dacadjr
      @Dacadjr 3 години тому

      Ogowse Somalia 🇸🇴 ina lookala qeybiyaaa 6 Calan waxaa ka danbeeyo waa Shisheeyaha ugu horeeysa kuwa dariska nala ah iyo dowladaha kalle aan dawa carareyno aan moodno in aay Dan inoogu jirto lkn hadafkoodu waa in Somali lawaayo waligeedna Dagaal iyo burbur ku jirta War dhalinyarooooy aan u kacno Dalkeena oo aan qabyaalada meel iska dhigno dalkeena u kacno pls 😢 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤

  • @foziaibrahimosman9842
    @foziaibrahimosman9842 11 годин тому

    ALLAHYACIZZAK CABDISALAM WAXAD HADASHAY WAA RUNTAA LAKIN CALANKA BULUGA AH WAN WADA JECELNAHAY ADUNKA QARKIS WA GOBOLO GOBOLWALBANA CALAN AYUU U LEYAHAY. MIDA XASAN MA FAYOBA WAN KUGU RACSANAHAY WALIDU QOF DHARKISA QABA AYAA WALAN WANA BILLOW MUDDO DHEER AYAN U SHAQAYNAYAY DADKA WALAN MESHA LAGU HAYO XASAN MA FAYOBO RUNTI

  • @maxamed1264
    @maxamed1264 18 годин тому +3

    Waa idinku daalnee bal aan alshabaab tijaabino
    Uu baaneeya wadadaa

    • @sacdiamohamud398
      @sacdiamohamud398 17 годин тому

      2009 2000 heysee ilaa iyo hadda maxay qabteen inay dadka diinta uxumeeyaan kaliya doonaya

    • @Faisalartan
      @Faisalartan 16 годин тому

      Dee yaba fursat siyay wata cidamo shisheye wadanka imaday​@@sacdiamohamud398

    • @JoojintaXadka
      @JoojintaXadka 14 годин тому

      Xaqiiq hadaa laga hadlo intee alshabaab joogty amni Ayaan kuheysany

    • @JoojintaXadka
      @JoojintaXadka 14 годин тому

      ​@@sacdiamohamud398mafiyoowid ee meet fadhiiso aduunka war kama heysid

  • @Mateeka2024
    @Mateeka2024 13 годин тому

    Absolutely

  • @bashka47
    @bashka47 14 годин тому

    Isbahaysi aan samaysano dhalinyaro anoo ku hadlaya afka dhalinta soomali galbeeed ama ogaden region wadnihi gobonimada doonka somalida

  • @dalfactv9356
    @dalfactv9356 Годину тому

    Waan kuugu raacsanahay

  • @abdullahiahmedibrahim5106
    @abdullahiahmedibrahim5106 12 годин тому

  • @MahamedOmer-n9j
    @MahamedOmer-n9j 13 годин тому

    Republic of somaliland

  • @mukhtaraxmed-x8j
    @mukhtaraxmed-x8j 12 годин тому

    Danguud m.
    Waxaad tahay qaqiiqaddii numberka
    Ugu danbeeya ee fah maaya soo malinimada.
    Waa in lahelaa dad wadanka kasama tabixiya ceelka uu ku sii socdo.

  • @abdiahmedduale9773
    @abdiahmedduale9773 17 годин тому

    Waxaa kagaban karnaa hadii aan hadalno waa Dil ama Shabab ayaa tahe ayaa Lugo dhahaa

    • @sacdiamohamud398
      @sacdiamohamud398 16 годин тому

      Maya waa inan midownaa qabyaalad Mel iska dhignaa

  • @mustafemahamed5129
    @mustafemahamed5129 16 годин тому

    Cabdi walaal inagadaa sheekada markii hore isaaqi walwalan ay ay dhab ka ahayeen somali wayn tasina way dhimatay iguna way ku dawlad wayeene sxb danteena aan ka sheekayno wax somali wayn la yidhaha ma jirtee

  • @HaniShafeec
    @HaniShafeec 16 годин тому

    Mar walbo heestaan lee qaadaa 2004 ilaaa hadda wax isbadalna kaamaheyno adeer

  • @abdirahmanibrahim322
    @abdirahmanibrahim322 9 годин тому

    Soomaaliyeey hadad caqli leedihiin ninkaan hadalkiisa hala maqlo ilaahay Ka cabsadoo!

  • @abdiaziiz6097
    @abdiaziiz6097 11 годин тому

    Mahadsanid aqoonyahan lkn ineynu midnimadena kow kadhigno waa diinta hadeynu somalinimo ka dhigno aduun iyo akhiro ku khasareyna mabda ma ah somalinimo waa qomiyad uun.

  • @Daareyn1
    @Daareyn1 13 годин тому

    Markey baagamuudo noqoto weligeedey heesi jirtay halyeey qaranna iska dhigi jirtay.

  • @AhmedBashir-sp3iy
    @AhmedBashir-sp3iy 18 годин тому

    Asc wll masuul Cabdisalam Guuleed wll waxan raba inaan kula socodsiyo codka muuqaalada aad soo duubto aad ayuu uhoseyaa ee xooga kor uqaad mahadsanid wll

  • @SamkabIbrahim
    @SamkabIbrahim 12 годин тому

    Asc

  • @AbshirMohamed-r6u
    @AbshirMohamed-r6u 15 годин тому

    Heees na u ma baana 60 sano ayey yeesi meel ina geen waay day somalidu cadaalad iyo am ni baa ka maqan waxaana lagu heli kitaab ka alle. Us istaag kitaab ka alle u gar gaari diisa.

  • @IAMDoctor5585
    @IAMDoctor5585 16 годин тому

    Saaa u hadleyso io Dadka u shaqeeneyso Waa dhagarkale

  • @Mmahad19
    @Mmahad19 18 годин тому

    M.a

  • @shakurshire7252
    @shakurshire7252 11 годин тому

    Munafaqada iska yare hees laguma dhiso wadan ee nadiifi qalbigaaga somaliland ka quuso ma soo socoto

  • @FrontlineDiplomatsFD
    @FrontlineDiplomatsFD 2 години тому

    Adiga cabdisalaan Guuleed diyaar ma u tahay in aan garabkaaga noqono adna aad na hogaamiso
    Aniga waxaad igu soo jiidatay fikirkaaga wadaniga ah oo kaliya reernimo iyo wax kale kuguma taageersani

  • @Sna-ghyt
    @Sna-ghyt 3 години тому

    Wadaniyadaan boor qariska ah wallee naguma qaladid jawaasiista nooma dhuuman karaan

  • @JoojintaXadka
    @JoojintaXadka 14 годин тому

    Intaa leedahy alshabaab hornar ayee diidanthy waxaa qiiro jabaanta aa wada naarta ula jiheeso niyow ee runta ayaa ah wax daacad ah shosheeye diidan dalkaan inoo kajiro shareecana umadaan inuu iudhaqana rabo inuu shabaab yahay ee raali ahow

  • @lakicadde3593
    @lakicadde3593 11 годин тому

    Somaali maxaa ka dheexeya oo haray! War runta aan isku sheegno anaga Qabiila nahay ee qaran manoqon karna . Joojiya qiira jabaanka, waa isdilnay, waana lakala daneystay.

  • @shakurshire7252
    @shakurshire7252 12 годин тому

    xaashe nin libin kaa xistiyay xumihii waa yaab waxan layabay markad xustay somalida ethiopia iyo NFD iyo tii talyanigu ku midooben maxad ugu dari waydad somaliland inay qayb ka ahayd somalida walahi waxa reer koofur alle u siin wayay nabad waa munafaqada nocan ah hadalkaga waxa ka muqata qiiro badan lakin waa ilmada yaxaska

  • @AbshirMohamed-r6u
    @AbshirMohamed-r6u 15 годин тому

    CALAAL WAX MATA RAAYO SXB E NIN RAG AH INTAAD IS KA DHIG TID WADAN KU XU REEN BUU U BAAHAN YAHAY. CALMAANI WAX BA KAMA QABAN KARO NIN ISLAAMI AH OO DAACAD AH BAA LA RABAA. WADAN KA KA SI FEEYO BURCADAN DABA DHILIF YADA AH SIDII LOO XOREEYEY SUURIYA

  • @CandhufWeyne
    @CandhufWeyne 11 годин тому

    Shabab waa kanserka somali kaso baxay ilaa lajaro ama lagubo ma dhamadan wlhi

  • @Jabrawi4
    @Jabrawi4 15 годин тому

    Adeer dowlad xun wey dhaantaa dowlad la aan
    Qorsho la aan ayaa loo riday dowladi madaxweyne siyaad bare mana rabno sidii horey udhacdo kle adeer dowladaan ayaa ku heesaa

  • @AxmadMuuuseaxmad
    @AxmadMuuuseaxmad 14 годин тому

    Waxn ku rajo wanahy han kaygu yahay somali oo mid ah hoyaday iyo abahy waxay isku gursaden tulo la dhaho Hardin oo xadka somali galbed u la wadago dhacda itobaya gar ahan anfarta iyo oromada magalada hawas na waxay u jirta 8kimo mitir ana waxan ana waxan ku dhashay deg ma.ayso oo oo ay hostagto hirdin ila malin gan dhashay ila hada somali mid ah oo awod leh iyan jeclahy inan arko mid nimada somaliweyn mid ah oo awod leh wlahi naftayda inan ku bixiyo xita diyar ban u ahay balse hada waxan ku nolahay xamar oo ah xarunta umada somaliyed 2019 ila hada balse dadka xududaha fog ee somali galbed ku nol iyo dadka jamurida xorta ah ku nol farqi ba u dhaxeya oo waxan nihi kara kuwa xududa ku nolba daren somali nimo leh 30 iyan jira waxan ku qanci karo wa somali oo mid ah itobiya waxba maha wa canbulo dab Saran oo maru qof ka dhinto 1 way oyon wa dad dhimashada nicib anigu waxan gela kuso raci jiray banka haladag oo lagu nanayso sadexda cadawe waxa isku dili jiray waligod somalida oo ah qoska an kaso jedo iyo oromo canfar ila hadana isku dila hani halka waxa daga gugundhabe waxana la dhahy will hawiye oo ay wecimo dhashy mida kalena adayg darti waxa lo bixiyay cida mesha dagta hawiye xadid wa niman biti u leh xabada ciday is henba iska rogo med ah bay daqiqado gudahod ku qadan dagalidi canka ahana wax kala ahayn dhinaca canfarta dagalki taha dhica oromada waxa lagu magac daray gadhi wa

  • @Abu.cubeyda
    @Abu.cubeyda 13 годин тому

    Qiira jabanta jooji Calnka daaqutka iyo wixi racaba walaso afjara insha allah ☝️

  • @Garas10
    @Garas10 9 годин тому

    Run sheeg dad badan baa kugu nici doona runta wall

  • @abditaallo4217
    @abditaallo4217 16 годин тому

    Ciidana dhab uma ladin

  • @abdifitahabdulkadir3419
    @abdifitahabdulkadir3419 18 годин тому +1

    Wlhi waligeyga arimo qabiil leygu ma dhax korin hada ne maanta qiimo agteyda Kama lahan oo gurigeyga waxaaa I yaalo calan keyga quruxda oo waalidkeyga Io walaalo kale dhiig usoo shubeen lkn dad maanta soomaaliya joogo Io kuwa banaanka joogo reero isku Kalo saareen cadow geena waa siduu rabe ilaaa hada ne waxaa fahmi la nahay divide and rule oo mudo dunida Ka jirte wadan keen aan wax u qabno hadaa nahay dhaliyaro

  • @haamidmohamud669
    @haamidmohamud669 19 годин тому

    Map kan xagee ka keentay dulliyoow

  • @keykey2594
    @keykey2594 9 годин тому

    Ninkanu saw kii laha ma'ahan farmaajo waa mariixaan iyo farmaajo ciidankii uu eritareya geeyay way wada dhinteen? Ninkan waa raggii shacabka daarood xamar ku xasuuqay 1991dii, hadana khiyaali bu wada iyo hees iyo huuhaa. Adeer somaliya waxay noqotay 3 dal oo deris ah oo kala ah Puntland, Somaliland iyo South Somalia.

  • @Najiib_Farhan
    @Najiib_Farhan 18 годин тому

    Horta dadka ma jaahiliin baad u haysataa abdisalaanow calankan u horeeya xagaad ka keentay?? Mida kale qariirada 7kaa aad tiri dad badan baa u dhintay xagay ugu dhinteen manay ahayn labadii somali ee 26-06-1960 iyo 01-07-1960 British iyo italy ka qaatay xoriyada.
    Nio hadalkaagu xaqiiq how dhawaado si laguugu arko inaad runsheeg tahay .

  • @abdullahiaxmedmoxed3165
    @abdullahiaxmedmoxed3165 13 годин тому

    Hadaan dhulkeygow dhiig kugu fool dhaqin soomali kaaman dhalan..

  • @iidsmart
    @iidsmart 17 годин тому

    Qadaadwayneey fanka ciyaarta nooga daaya