Street food in hong kong 🇭🇰

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 625

  • @Ikraanomardhibane
    @Ikraanomardhibane Рік тому +157

    Bast traveled UA-camr qays qayser keep going Brather ❤❤🎉

  • @Dhakhtarrr
    @Dhakhtarrr Рік тому +40

    Calooshii ma take away baad u qaadatay 😂

  • @bashirmursalissabotan1475
    @bashirmursalissabotan1475 Рік тому +23

    To travel is to learn and this young man is learning all the time. He is an inspiration to our youth.

  • @thefearlesskibaarka9642
    @thefearlesskibaarka9642 Рік тому +68

    Qaysoow indr you are the best lkn markaad meel here sare ah aad booqato ka sheekee sida loo nool yahay sida wadankaas yahay xaga dhaqalaha cilmiga jawiga, juqarafi ahaan meeshu ku yaal ,I knew all that lkn dad aan aduunka kala aqoon ayaa ku daawada marka street foods macno wayn uma samayso ee in la yidhaa wadankan waa wadan sidaa iyo sidaa ah oo sidaa ah ayay wax ku fahmayaan
    Greetings from all the way Seattle WA

    • @kamalkeit7074
      @kamalkeit7074 Рік тому +5

      Wlhi zxp coment kaa udhow ayaan uqorey vediogi kan ka horeeyey isku fikir ayeynu nahy..
      Waxn rajenlaha inu akhriyo comment iyada noocan ah

    • @naimaahmed9848
      @naimaahmed9848 Рік тому +3

      laga yabaa inuu hadhow kaso hadlayo somali dagdaga lagu cadabyaa marka suga

    • @geedichannel7342
      @geedichannel7342 Рік тому +2

      Taladaaasi inuu qaadano filayaa

    • @vidasi7735
      @vidasi7735 Рік тому

      Waxaad siisay fikrad wanaagsan ✔️ inuu qaato ayaynu ka sugeynaa , insha allah.

    • @abuakhlaaqahmed5939
      @abuakhlaaqahmed5939 Рік тому +1

      Hadalkaa waan kugu raacsanahay zhp anigaygaa ayaanba. Waxba k aqoon wadankan uu iminka joogo

  • @xikmadoTube
    @xikmadoTube Рік тому +34

    Marka aad taariikhda dib u raacdo waxa aad ogaanaysaa in runtu mar walba tahay mid aan la faafin.
    Best somali travel youtuber ..❣️👌
    Never give up.🙏🥰

  • @abdirahman292
    @abdirahman292 Рік тому +18

    Great video thanks for sharing your experiences with us.

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 Рік тому +18

    I love these delicious asian food too 🥘🍣🥟🍤🍱🍜

  • @omarmoha666
    @omarmoha666 Рік тому +17

    Best somali youtuber😍😍

  • @user-qv1gb7mb2z
    @user-qv1gb7mb2z Рік тому +27

    The one and only Somali UA-camrs qays qaysar legend❤
    waa ninka kaliya ee cadow lahayn ee wax buuq ah siraadan ee sida dadyowga caalamka u dhaqma
    halka kuwii kale ee somalida ahaa sidii habro laysla qabo iska laaladan😏
    Madaxaga kor lpx❤

    • @amuuncismaan4305
      @amuuncismaan4305 Рік тому +1

      asc wallo qaysow ina aan wax ku
      dirtan rabay hada jooto wadanka hada argto waraqadaa wllo hi soo jawab

  • @updirahmanck7405
    @updirahmanck7405 Рік тому +32

    500K COOM SOON INSHA AALAH ❤️

  • @najahburhaan2819
    @najahburhaan2819 Рік тому +11

    Hey qays you are my number one fov youtuber i really like you keep it thaat way my boy❤️❤️

  • @lanfurelias2244
    @lanfurelias2244 Рік тому +4

    Masha Allah walaal laakin hilib oo dhan iska ilaali. Waa wadan gaal ah oo hilibkooda bisinka u qaban

  • @iidahmetiidahmet4571
    @iidahmetiidahmet4571 Рік тому +2

    The Best You Tuber Qays Qaysar Lengend❤️🥇

  • @hibomaxamuud9665
    @hibomaxamuud9665 Рік тому +13

    The legend wanu ku sugaynay☺

  • @abdiwelinour855
    @abdiwelinour855 Рік тому +35

    Well done qays. Your lenses are really motivational, keep grinding brother.

  • @itszeno8083
    @itszeno8083 Рік тому +2

    Qoysow wll Adigoo Magaladii Barkysnayd joogan sugyaa Maka io Madina inChaAllh Alle hano kaso Dhamantena 🕋🕋🕋❤️❤️❤️🖤🖤🤲🏼

  • @shayma-yarofficial3571
    @shayma-yarofficial3571 Рік тому +7

    Waaw pro keep going 💪 qofka qoraalkaygan akhriyay ilaahay khayr badan haku siiyo waxaan kaa codsanaa youtubkayga soo bookho insha allh

  • @cawilsudaysi
    @cawilsudaysi Рік тому +13

    How many times you say “Bal nala socda” maanagaa kaa hadhnayba baraadar. 😁🥰
    War saaxib qaabka lagu iman karo iyo qarashaadkana muuqaal nooga soo samee. 🤍🥀

  • @amein_hazan4
    @amein_hazan4 Рік тому +7

    Definitely You deserve it 1 million Broo❤🎉

  • @amiinmahad5591
    @amiinmahad5591 Рік тому +6

    QaYs qaysar mY favourite UA-camr 🦁❤️

  • @abdalleassad4950
    @abdalleassad4950 Рік тому +4

    F.v UA-camr qays qayser keep going my brother ❤

  • @roodaxassan1504
    @roodaxassan1504 Рік тому +3

    Best youtuber and vloger qays qayser👏

  • @cabdulfataxofficial2937
    @cabdulfataxofficial2937 Рік тому +1

    Waa khalda maahmaahdaa aad soo qaadatay(waxaan ku cunin waa la cunaa) imisa wax oo aan na cunin ayay diintu inaga reebtay

  • @NEREZD
    @NEREZD Рік тому +3

    Hadii Ad u pahanta dal xiis Hong Kong soo Dhawoow wll

  • @abdifatahali8972
    @abdifatahali8972 Рік тому

    Best UA-camr Qays Qeyser

  • @rahmaabdi7868
    @rahmaabdi7868 Рік тому +3

    Wow waa muuqaal aad u qurux badan mashallah hong kong Waan ka helay ❤️❤️

  • @nimcoabdimohammed536
    @nimcoabdimohammed536 Рік тому +3

    Best youtuber qays qaysar keep going🥰 wllky mcn iska ilaali wllo yayku qarine hilibka doofarka iyo bahalaha

    • @Khaleif7
      @Khaleif7 Рік тому +2

      Bahalaha Ha iska ilaali baad leedahay mia😂😂

  • @MohamedHassan-hl3pp
    @MohamedHassan-hl3pp Рік тому +2

    Waaaw hongkong dalxiis wanaagsan oo soojiidasho leh lkn xagga qiimaha noo sharxa fadln

  • @laylaali8812
    @laylaali8812 Рік тому +4

    Masha Allah wll qeys waan bogaadinaya dadaalkaaga quruxda badan
    Lkn iska fiiri cunnooyinka iney xalaal yihiin iyo inkale.

  • @hafsaahmed2189
    @hafsaahmed2189 Рік тому +4

    Canada waxanu ku cabnaa brown sugar bubble tea amba Taro bubble tea😋😋😋 try it

  • @aziimhussein2701
    @aziimhussein2701 Рік тому +19

    Qays qaysar the Legend aLways Legend🤴❤️

  • @dazuotv
    @dazuotv Рік тому +1

    Thanks for a very nice video about Hong Kong street food 👍

  • @caishaosman3035
    @caishaosman3035 Рік тому +12

    Mashalah wll qays geesi aan ku faano guulyso

  • @kasmo-dhise9870
    @kasmo-dhise9870 Рік тому +1

    Caadi maahan muuqaalkani.
    Best video of the decade🥰🥰🥰🥰
    Hore usocod waara walaal

  • @qadanabdillahi6744
    @qadanabdillahi6744 Рік тому +6

    Amazing ❤❤❤❤❤keep going brother

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +14

    Legendary always legendary keeps goings qays qeyser another's levels street's food's ♥️💯👍👍💪😄

  • @Mohamedsamakaab
    @Mohamedsamakaab Рік тому +2

    Best travel 👌 keep going brother

  • @Qaramichannel
    @Qaramichannel Рік тому +6

    Adeer iska ilaali cuntadaas inta badan waa xaaran waliba waxaa ku jira hilib doofar. Chinese aad bay u jecel yihin khansiirka. Makhayadaha halal ku taal kaliya wax ka cun. Xitaa waxaa dawqiqda laga sameeyey waxay ku shiilaan xaydha khansiirka oo jaban. Oo la yaqaan lard. Careful.

  • @Somali_Geologist
    @Somali_Geologist Рік тому

    i really enjoyed your videos and how you presented walahi masha allah keep ahead
    I am your new friend from Arimaheena

  • @khayrhesho4463
    @khayrhesho4463 Рік тому +2

    Qays qaysar walaal Maa shaa Allah waa tagtay ood talaabsatay English subtitle ku soo dar si aad heer caalami u sii noqoto.

  • @beertanolosha8727
    @beertanolosha8727 Рік тому

    Qays qaysar waanu kaa faaidna alle haku sharfo zxp codsi noosoo gudbi fursada yaala meesha iyo qaabka lo tago iyo qarashka thnkz pro

  • @maryanmohamedwadoor93
    @maryanmohamedwadoor93 Рік тому +8

    نبغا جزء ثالث ❤❤❤

  • @munirtayga9325
    @munirtayga9325 Рік тому +2

    Mi fav youtuber qays qayser keep going brother 🙏

  • @naaajadsead3187
    @naaajadsead3187 Рік тому +7

    WLL cuntada Aan diinteenu banayn is ka iLaali🥰

  • @aidarusasad2220
    @aidarusasad2220 Рік тому +3

    sxb ka soo waran dhaqaalaha waxbarashada iyo horenarka wadanka si aynu wax uga barano
    cunno iyo sheeko macno ma laha❤❤

  • @ameinstevenofficial232k9
    @ameinstevenofficial232k9 Рік тому

    Best UA-camr Qayz Qayser Hore Usoco Walal Wan Jeclahay Hormurkaga🎉❤

  • @KAADSO
    @KAADSO Рік тому +6

    The legend qays qayser ,keep going

  • @inafarhaanlogoss1275
    @inafarhaanlogoss1275 Рік тому +1

    Qeys qeysar gacama dahble waa youtheber aad u akhlaaq wanaagsan iyo dadnimoba masha allh hor u soco bro

  • @abdifatahebrahim3973
    @abdifatahebrahim3973 Рік тому +2

    First comment walalay street food soo wada anee subscribe dhaha 😂

  • @shuceybmj477
    @shuceybmj477 Рік тому +1

    Best travel 👌 youtuber 👌 the king 🤴 qeys qeysar

  • @edinsoncavani4428
    @edinsoncavani4428 Рік тому +1

    You are my favourite you tuber wish you the best

  • @rihaamali6221
    @rihaamali6221 Рік тому +2

    Masha allah indho yarta oo dhan aya ku wanagsan hadiyadaha io Soo dhaweynta dadka

  • @sacdiyojamac8309
    @sacdiyojamac8309 Рік тому +2

    Qaysoow maantana Chine baad naga tuurtay 🤣 m.a horey u soco waan kula soconaa adu hana caajisin walalo 🥰🥰

  • @cadnanibrahimkalef7010
    @cadnanibrahimkalef7010 Рік тому +1

    Best UA-camr qays qayser keep going brother🥰🖐

  • @fadsacada5136
    @fadsacada5136 Рік тому +1

    Ragna cayda dumar ka ayey ku mashquulay wilkan yarana international travel documentary ku hawlan yahay hore u soco habo

  • @muneirch0ma268
    @muneirch0ma268 Рік тому

    Best yt for watching ever Qays qeysar legendary

  • @ismotube8895
    @ismotube8895 Рік тому +1

    nice bro igive u advice make second cheenel in english or subtitle u get more subsucribes uge t milliones insh allah

  • @fardawsayusuf6527
    @fardawsayusuf6527 Рік тому

    bast traveled you tuber Qays qayser keep going br0💛🤴

  • @apaasmohamed8988
    @apaasmohamed8988 Рік тому

    Best yuotuber

  • @najruumchennal5557
    @najruumchennal5557 Рік тому +1

    Fav UA-camr 🥰

  • @shadiabashir7666
    @shadiabashir7666 Рік тому +1

    Best UA-camr for me waa Adiga wll hore u soco

  • @kingamiid.1
    @kingamiid.1 Рік тому +1

    Welcome back to the new The only way we can help me out with

  • @Dr.HusseinEid
    @Dr.HusseinEid Рік тому +2

    Mansha allah waa muuqaal cajiib ah

  • @abdifitahibrahimyarow1564
    @abdifitahibrahimyarow1564 Рік тому

    Mi favourite youtuber

  • @yasiin-guray
    @yasiin-guray 4 місяці тому

    Mnsha Allah mahadsanid qays waa muqaal wanagsan cunadoodu waa high sido kale waa dad yar oo af gaaban wana meel xasiloon.

  • @hothanezxaaq133
    @hothanezxaaq133 Рік тому +4

    Mnzha Allah sidiba wanu kusugayna🤤❤️

  • @Abdiqanisaleban8154
    @Abdiqanisaleban8154 Рік тому +1

    Qays qayser keep going brother MashaAllah 🤙🥰💚❤️🙏

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +1

    aan ku salino xabibkena muxamad ﷺ scw😘🤲
    Maxaa ka wanaagsan hadaan ku xusuusiyo salliga nabi muxamed
    صلى الله عليه وسلم.❤

  • @inacumar4021
    @inacumar4021 Рік тому +2

    UA-camr dhab ah qays qayser👍👍

  • @ahmeddalmar6096
    @ahmeddalmar6096 Рік тому +7

    Jeo Hattabka sonmalida hore u soco bro 😁

  • @Mooyan186
    @Mooyan186 Рік тому +7

    Masha allah

  • @AbdiXarir2222
    @AbdiXarir2222 Рік тому +4

    Qeys qeysar wlla key keep going wllo

  • @iqrahassan1
    @iqrahassan1 Рік тому +1

    my favourite UA-cam keep going brother 🥰❤️💪

  • @CabdisamadRashid
    @CabdisamadRashid Рік тому +1

    best youteber qays qayser

  • @sakariyeshaafi4934
    @sakariyeshaafi4934 Рік тому +1

    Best youtuber qays qayser

  • @ishowspeed308
    @ishowspeed308 Рік тому +1

    Allow swedan ikeey mar un ishaa allaah😢😢😢

  • @nadra_Gaariya
    @nadra_Gaariya Рік тому +5

    Zxp wxan rapna inta inleeg ayey kugu qadtey lacag ahaan iyo time ahyn
    Insha allh warcelin ka sugeyna wllky☺️

  • @morsal_fanpio
    @morsal_fanpio Рік тому +1

    Favourite UA-camr QaYs QaYser❤🔥

  • @zahranaser2129
    @zahranaser2129 Рік тому

    Masha Allah wad fiicantahay lkn farqiyada waawayn ama waxyaabaha odd ka ah ee an loo fiirsan ama aan wadamada laga ogayn soo gali huno like jo hattab

  • @hailexx.8
    @hailexx.8 Рік тому

    Best UA-camr of the world

  • @hudaomer898
    @hudaomer898 Рік тому +3

    Cuntadoda waka ka shakiyey😂😭😭😂 masun ha isku cunin😭😂

  • @qubuulfuadmohamed941
    @qubuulfuadmohamed941 Рік тому +1

    My fav youtuber weeey

  • @hayatidirismaxamed9796
    @hayatidirismaxamed9796 Рік тому

    Keep going on ,and keep discovering

  • @hamdamed1241
    @hamdamed1241 Рік тому

    best traveled youtuber qays keep going wll

  • @Jamesbond45678
    @Jamesbond45678 Рік тому +1

    Keep going Zhp Qays ❤️

  • @shaaficicade2816
    @shaaficicade2816 Рік тому +1

    Ninkii Lug Hayaa #Jimacaha# Ladayee
    Annagu Laamidaanu laydh sanaynaa😹🙊🙈

  • @hibacooking4859
    @hibacooking4859 Рік тому +1

    Mashlh bro

  • @Ayanabdi7
    @Ayanabdi7 Рік тому +3

    Dhandhamad ku dharagtey mays tirii ❤

  • @khadrafaysal9243
    @khadrafaysal9243 Рік тому

    Best UA-camr qays

  • @muwahibwaliid555
    @muwahibwaliid555 Рік тому +4

    🥰🥰amazing

  • @zimzima193
    @zimzima193 Рік тому

    Watching this from canada 🇨🇦

  • @istaahilismail5117
    @istaahilismail5117 Рік тому +1

    ASalaamu caleykum Qaysow waad dedaaleysaa maashaa Allaah Illaahay ha ku xifdiyo. Laakiin waxaan kuu sheegayaa doofaarka waa sax in aad iska ilaalisaa Laakiin waxaan kuu sheegayaa in aanad cuni Karin hilib oo dhan sida digaaga iyo hilibkooda xoolaha waayo waa xaaraam waxay ku noqdeen xaaraam waa sidan laguma gowraco bisinka inta qiblada loo jeediyo hadii la doono maba gowracaan ee way tooktaan markaasay neefkii ama digaagadii oo bakhtiday iyadoo agteena bakhti ka ah ayey iyagu cunaan. Markaa dib haw cunin waxaad cuni kartaa kaluunka iyo xayawaanada bada oo dhan iyo qudaarta baradhadaa iyo cheese kaas aad hada cuneysey. Cuntooyinka kale sida baastada bariiska iyo waxyaabahaas dhulka ka soo baxa haday digiro ama qudaar yihiin oo dhan. Waxaan filayaa in aad fahamtey. Waad mahadsantahay guuleyso. Aamiin

  • @mahdieran1100
    @mahdieran1100 Рік тому +1

    I like the way you discover.

  • @inahmahdiofficial8891
    @inahmahdiofficial8891 Рік тому

    We drink it with lemon or lime or mango
    Keep going my friend, you are working hard

  • @Foosi_miino
    @Foosi_miino Рік тому

    Qays Qayser legend of legend wll talantiga iyo muQalada waan jeclhy soo noQo adoo nabada

  • @AliHassan-rx2pm
    @AliHassan-rx2pm Рік тому +2

    Nio waad iga calool fcntay masha allah intaas oo cuntoo kalo nooc ah miyaanad daacaa qudhmayn

    • @yaxyemustafe8138
      @yaxyemustafe8138 Рік тому

      mayy wll dad. waxay daaca. qudhmaan markeyy. calooshoodu. cuntada. qodha ku xidhantahyy. oo mali sikhaldan. waxa u cuno.

  • @XamseCraxmaan-yn3xy
    @XamseCraxmaan-yn3xy 9 місяців тому +1

    Qays qaysar❤❤🎉

  • @ladnaanrabiic9565
    @ladnaanrabiic9565 Рік тому

    my best youtuber qays 🖤🖤🖤

  • @cismancisman2908
    @cismancisman2908 Рік тому +1

    The somali best traveled man wazzup Abdirahman abdiweli qays qayser ❤

  • @hamzemohamedhussien
    @hamzemohamedhussien Рік тому +1

    Moving forward brother 👏⏩