Qayz qayzer pest video 📸 weeye legend lknse tala ku darsamaya. Inay ku so gadhana wan jecelahay taso ah marka wadan qabato maaha inaad meelo qurux badan so duubto lknse wa ina wadanka dadka wax Ka bartan sida 1: inta wadan xuduud la wadago 2: dadka ku nool intay yihiiin 3:luqadaha lagaga hadlo 4: goobaha dalxiiska lo tago 5:lacagaha laga isticmaalo Thanks 👍 👍👍🙏👍🙏
Hadaad aragto magaca nabigeena suubaan scw like saar ❤❤❤
Magaca Allah haddii aad maqashana maxaan ku saarna?
Scw❤
@@Call_God_Alone ALLAHU AKBAR MANSHALLAH ALXAMDULILAH SUBXANALLAH ❤❤❤❤
#halal medrid
Ku raaxayso nolashada zxip xaramkii ayuunba kuu hadhay Kaasna Aad Insha allah ❤
Wa runta wll gurigii ilaahay ee xurmaysna unba ku hadhay ee isagana tag insha ALLAH
Qayz qayzer pest video 📸 weeye legend lknse tala ku darsamaya. Inay ku so gadhana wan jecelahay taso ah marka wadan qabato maaha inaad meelo qurux badan so duubto lknse wa ina wadanka dadka wax Ka bartan sida
1: inta wadan xuduud la wadago
2: dadka ku nool intay yihiiin
3:luqadaha lagaga hadlo
4: goobaha dalxiiska lo tago
5:lacagaha laga isticmaalo
Thanks 👍 👍👍🙏👍🙏
nadkad ka hadasghay
juquraafi muu sharxooya😂
Maqalka Magaca Allah oo keliya haddii uu kugu filan yahay, "Like" saar!!
Waa cajiiib muqaaladaadu sxb hore u soco insha allah,lkn inyar aan kugu biiriyo, meesha aad joogto quruxdeeda intaanan daawan horta waa inaaaan kaa helanaa xogteeda oo dhamystiran,hongkong imika dad badan ma garanayaan china ayay ka tirsantahay lkn waa ismaamul goboleed gaar ah, dhaqalaheeda, markaanu xog dhamystiran helno ayaan muqaalka raaxo ku daawan karnaa sxb aad baan kuu slaaamayaa
Haaa sax waaye wllo inti ka fikiraya tidhi
Jeo hattab ka soomaalida 😅 keep Going and show us anywhere in the world 🙏❤️
Ishaad ka riday🐐
haku matalin qof kale cause laba qof bay kale yihin
😂😂 k
Oo kaasna malasocotaa
JEO HATTAP KAAD SHEEGAYSO WA CARAB | AMA LASOCO AMA HALA SOCON SUBS UUN SII ISKANA DWO PRO
MashaAlah waa mubdic wiilkaan siduu wax uduubayo soda ragga cadaanka he's best film maker😍
Ninkaan muqaal qurxoon iyo meel cusub ugu imaaw marwalba. Absolute a very different content Creator.
Qeys qeyser legend legend dhalay thy hbn iyo maalin kastaa dream keygu waxoow yhy in sidaa dookali noqdo the best UA-camr
Our UA-camr ✨♥️🥀
Woow BEAUTIFUL Journey Keep it Huno🥰
Legendary always legendary keeps goings qays qeyser go forward nice beautiful high 👍💯💪⚽️😋
The music being played in the background attract me its really amazing always this music my fav traveller 💌
Really So emotional
Chinahana tagdee Qays Qeyser maanshallah waa vlog aad iyo aad u qurux badan
10 Minutes still Not enough 😢😂 Keep It uP Bro 😎
Fadlan hadad aragto farintayda itix Gali fadlan please india ku xigsii please please please please please please please please please please please please please please please please please please please please please
@@SHARUKHKHAN-oo7dw ok
Masha alllh ❤❤
Dad aad ka dheertahay bad heshay qaysow😁 Chinese wa dad gaagaban wa iga kaftan💯🔥
Hadal Afkaga ka soo baxa waxaa ugu qeyr badan saliga nabiga ﷺ
I enjoy your videos because I rest when I'm watching him thank you brother.
Masha allh
Qays qaysar the best youtuber 👍
Best UA-camr Abdirahman Abdi Wali Qayz Qayzer
The best you tuber of the world
Saxiib guuleyso meel walbad joogtid burcan ka so salaamaya saxiib👐
MashaAllah keep going brother qays Qayser Hong Kong beautiful ❤️❤️
You deserved more than 1M subscribers , keep going bru
qaysoow sxp waxan jeclahay ina yutuubar adokale ah inan noqdo marwalbana qalbigan kala dalxiisa lpx
Aad iyo aad wiilkan wuxu ka fiican yahay kuwa youtube iyo tiktok qabyalad iyo qurun la fadhiya wiilkan oo kale aya wax laga faa, idayaa
Insha allh Safarkan safarka xiga Xaramka Ka sugaYnaa saxib❤
Qays qaser best UA-camr
Legend masha allah
Masha allah enjoy beautiful trip
Thanks bro your vlogs means alot for us I hope u good life always
Mash allah huno intay is caayayn UA-camr somalida walhi adi wax badan ayaa na bartay 👍Insh allah 5 million
Wow I liked enough you're time bro amizing place I will come one day in hong Kong
IT'S A BEAUTIFUL PLACE❤️
Qeys qeyser my fv you tuber.
Proud to be Somalian Youtouber Qays Qayser
It’s Somali (Somalis) not Somalian tho
Mansha allh samaliyey wiilkani 1m iyo ka badan ayuu uqalma wllky qaysow keep going guulayso🥰🥰🥰
The best in Hong kong
❤❤❤❤❤
Qaya qeysar wllo lagend baad thy ee safarkaaga ama dalxiis ee kan kuxiga qabo dhulka barakeysan mecca vlog qruxbadn hajka soo samee🤗
Enjoy your time bro 🥰keep the prayer
Iam first person in this video amzing futures and beuatifull placeses take your time🇭🇰🇭🇰🇭🇰🇭🇰🇭🇰🇭🇰
Legend Qays Qayser
صاحب عش مثل العالم استمروو الي الامام ان شاء الله اذا كنا صوماليين يمكن يوم من الايام يصير بلدنا كذا او افضل من كذا ونعيش افضل من العالم
One day Inshlah
Thanks bro keep up enjoy you time
QEYS QAYSAR WE PROUD OF YOU PRO | VIVA FOR HIM🔥✌️ , FAN FROM HARGEISA
Best Somaliland UA-cam good job Qeys 👏🔥
Is not only Somaliland is all Somalilis oky boy
Qabyaalad udhimo ey Ey dhalow
@@iqrahassan1 how qaban wll ninkan somali uma kala soocna
Lengend always lengend
Qays qaysar keep going
💚💚🧡🧡💜💜
Bast somali UA-camr Qays qayser❤
Nio adiga waawa lagu xirayee malagu soo daayay
Afsomali kuqoor
Like 👍
maasha Allah qaysl
Qays Best UA-camr😍
The best youtuber qays qaysar
Qeys legend🥺😭 best youtuber
Ninka kaliya ee na dalxiis geeya anaga oo xaafadahayaga iska joogna guuleyso wll
QAYs Qaysar my Favourite UA-camr
Sxb qays qaysar aadban ku salamaa runtii wxd tahay mid ka duwan dhamaan youtuberada, wxd soo gudbisaa wax faaiido leh hore uu soco sxb. Bro wxd vedio nooga soo samaysaa dalxiisyada aad baxdo kharashaadka nagaga baxaya sii aanu kaga faa'iidaysano iskuna diyarino dalxiisyo bdn . Sxb wliba kan imika aad tagtay
Thenk you🥰 iam enjoy the volg
It is so beautiful place💯😍🙌🤴
Mashallah horumar aad u balaadhan ayaad gaadhay qays qayser
guul baan kuu rajaynayaa
Www mahalah bro
Beautiful MashaAllah
Big legend 👍 qays
best youtuber of somali
Machallah another level to honk kong qays qaysar horey uu soco brother 🇩🇯
I like the background music 🎶
Qays qaysar waa international level wixiisu.
Woooow qays
My dream place
Thnk u qaysow se waxba kaama dhowa soo badi vlogska honkog Thailand waan kaa sugayna indr
Hongkong waaba wadan qurux badan transit ban ku aha 2021 malaysia to hargeisa 🥰🥰
Magaaloyinka dunida ugu qanisan bey kujirtaa
You're inspirational man
Keep going
Best Somali vloger Qays Qayser 💪💪💪
Mansha Allaha sxb 👍💯💯💯💯keep going Wa Magaalo Quruxbadan
Best youtuber qay qayser 🙏🙏🙏
My best you tuber
Alle haku rumeeyo riyadaada oo bila macsiya wll fadlan 2k igaarsiiya
Horumar intaaa ka balaran baan ku rajaynaa shpkyooow♥️🖐
Qays Qayser Go Forward Brother👋💫💔
Baro soo cimreyso qarash waa heysaaye
Mashallah wllo qays ilaahay danbigii waalid kaa hadhaafo hore usoco bro
Apti nolosha wad ku raXeyzaTey🔥🔥🔥
Best somali youtuber
Quuruuxoow iska ii laali covid19 allaha ku xafido ameen inshallah
Horumar wacan walaal masha Allah
Keep going pro Qays Qaysar👏👍🙌👌
Way icajab galisay Hong kong
Sxbkay gees baan arkaa isku dugsi ayaanu kawada baxnay sheekh bashiir burco salaan sare legend
The best you tuber qays qeyzer
Mansha allaah wllo qali good vlog Wan sugayey allah ha ku dhawro qays Qeyser
Mansh allah
Big legend 🙌
Qays qaysar youtuberkayaga keep going
Masha Allah waad na dalxiis gaysay saaxiib Alle haku sharfo.
Guulayso walaal abdi raxmaan abdi wali insha'allah Guulo badan baan ku rajaynayaa jigjigana mar imo iyo deganka soomalida.
Waa gudubtay niyow
*Waaw Caadi Maaha runtii*
It's Beautiful place
Keep going pro qays qayser❤
Soo. beautiful. Walaala. Keep. going⭐⭐⭐⭐⭐⭐⭐⭐
Best somali UA-camr sow keep going bro
Keep going my lovely brother 🖐✅💥
Best somli valGer QaYS Qeser❤🖐
Qays qayser big Vlog Off The legendary
Intan muqalka dawanyyy Wxaad mooda inaan zalad ku jiry Xitta ma Nuuxzan🖤🥰 Thankz QayzkaH