Jasiirada Jacaylka | The island 🏝️ Of Love ❤️

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 429

  • @iam_farhaan3
    @iam_farhaan3 Рік тому +194

    Dhamaan kuwa jecel dalxiiska meelaha dabiiciga ah sida jasiiradaha, baddaha iyo keymaha kor baan idinka salaamay ✋☺.

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Рік тому +130

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤️❤️

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +10

    macaan gooyaha aan xasuusanoHeesaha iyo fuxshiga iska daaya walalayaal oo badiya digriga alleKU SALI XABIIBKEENA SCW❤

    • @aamina864
      @aamina864 Рік тому

      Salalahu caleyhi wasalam jazakalahu kheer wll

  • @maxamedxassan875
    @maxamedxassan875 Рік тому +29

    Wadaankeda sidan iyo ka qurux bdn Allah noga dhigo I.a 🤲☝

  • @daahirali736
    @daahirali736 Рік тому +13

    UA-camrka kaliya een meelaha ka naac dhihin ee talentgisa ku joogo legend qays❤️

  • @mahamedbaashe6233
    @mahamedbaashe6233 Рік тому +13

    Another Beautiful place Thankz For Seeing Qays 😊✌

  • @Cabdirisaaq1o
    @Cabdirisaaq1o Рік тому +30

    Masha allah

  • @somalian4663
    @somalian4663 Рік тому +29

    qays qaysar thanks walaal aadbad u mahadsantahay sida fiican ee aad noo dalxiisisay
    hal talo ayuunbaa kula wadaagi haday macquul tahay *"inta badan marka aad wadamada marayso waxan jeclaan lahayn inaad barnaamijyo kala duwan kaso samaysid oon dalxiis qudha ahayn sida dhanka waxbrashada, ganacsiga, beeraha iyo waxyaaba uu ku caanyahay wadankaasi ama waxyaabaha gaarka u ah sidoo kale dadka soomalida ah ee wax ka qabsaday wadanka si aynu waxbadan uga faaidno adna uga heshid barnaamijyo kala duwan iyo khibrad"*
    mahadsanid!

  • @retwanneman3536
    @retwanneman3536 Рік тому +15

    Nin raaxaysty Keep going bro qof youtuber somali ah Oo adi ka Creative sn Ma jiro💯

  • @maxamedaliulaawa72
    @maxamedaliulaawa72 Рік тому +13

    Soomaali indho adeeg Dadki wadanka iska lahaa baa face mask xidhan iyaganE wajiga waaba u furan yahy 🤣🤣Qeys qeysar lipah aan tageer0 horey uso sxp 🙌🖤

  • @muwahipbintumuktar5194
    @muwahipbintumuktar5194 Рік тому +12

    The one and only UA-camr Wllky qay qaysar
    Horumar wacan akhiro iyo aduunkaba ❤️ 😍 💖 ❣️

  • @ShatterTheSilence11
    @ShatterTheSilence11 Рік тому +30

    Spread the love king🦁, "The number one thing a person needs in life is the confidence to do what he likes and you got that bro, keep going forward👍🏻✈

  • @4figurefx
    @4figurefx Рік тому +14

    Absolutely amazing video 📹

  • @zamzamhassan6933
    @zamzamhassan6933 Рік тому +10

    You inspired me each time I watched your videos may Allah protect you 🙏

  • @abiibdj1368
    @abiibdj1368 Рік тому +13

    Legend of the year 🙌 qays qayser

  • @Mohamedsamakaab
    @Mohamedsamakaab Рік тому +23

    New year ✨ New trip wow keep going brother 🙏 😍

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +17

    Legend always legend keep going qays qeyser beautiful love's 💯⚽️👍⚽️💪⚽️💪

  • @cabdirashiidfarid
    @cabdirashiidfarid Рік тому +8

    Kusoli xabiibkeena muxamed scw scw

  • @africanman171
    @africanman171 Рік тому +13

    Goat of Somali UA-camrs
    Qays qaysar 🐐♥️🙏.

  • @Bintumrayama
    @Bintumrayama Рік тому +14

    Aduunyada waku raxaystey akhirana janno❤

  • @nimconiahmed2012
    @nimconiahmed2012 Рік тому +8

    Hooyadey iyo aabahey ayan ku qori laha aniga wayo ayaga jaceylka aan u qabo ma dhamanayo allow ii daa🤲💯🫶👨‍👩‍👧❤🔐

  • @anwarsh.siciid4978
    @anwarsh.siciid4978 Рік тому +10

    Great all oftime goat qays qeysar❤🐐

  • @hanamahamed4291
    @hanamahamed4291 Рік тому +23

    Best vlogs man in somaliland 😍

  • @ahmed.h9771
    @ahmed.h9771 Рік тому +11

    Legend qays, horey usoco saaaxiiib🔥

  • @suusaancadey2924
    @suusaancadey2924 Рік тому +1

    Qeys qeysarow zxp hormar wacan baa Ku rajeenayaa ✌️👑

  • @wayoflifewayoflife1135
    @wayoflifewayoflife1135 Рік тому +16

    QAYS KEEP GOING GUDOOMIYE💯🤴🙌

  • @capdiraxmaan3957
    @capdiraxmaan3957 Рік тому +4

    From #Burco

  • @samsamsamsam3072
    @samsamsamsam3072 Рік тому +2

    Masha allh asxaabta aan comment ku walwnay isoo duceeya xooga culaysa yar Ayaan dareemayaa in Ilahi iga dull qaado🤲🤲🤲🤲🤲🤲💚

    • @vidasi7735
      @vidasi7735 Рік тому +1

      Allah haku caafiyo walaal caafimaad sariica , insha allah.

  • @mkhtrcali4386
    @mkhtrcali4386 Рік тому +5

    Saliga Nabi Maxammed "SCW"🌍♥️🙏Haa Dhafiin Walaal

  • @ayaan850
    @ayaan850 Рік тому +6

    Ninka kaliye meelo aanu waligay arag nagu dalxiisiyey my bro qays qayser wll hore usoco illahayna haku amaansado wll 🙏👏

  • @ahmedahmedcade6342
    @ahmedahmedcade6342 Рік тому +4

    Hesaha waxa kamacan quranka wall

  • @amataallh1312
    @amataallh1312 Рік тому +11

    Keep gowing brother ❤💜

  • @dirisleabdi6660
    @dirisleabdi6660 Рік тому +9

    Qays qaYser The Greatest of all time❤

  • @ayaanlemaxamad315
    @ayaanlemaxamad315 Рік тому +3

    Qaysoow Laylo soomaliyed baa kuu dambaysee naagahas ajanibta ka fogow plz wadno xnun hnagu ridinee hadaa dumarka Somaliyed nhy😩😋😂

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 Рік тому +1

    Wadanka aad tagtidba sxb full information nooga soo diyaari , sida dhanka 🙌
    1: waxbarashada
    2: dhaqanka wadanka 3: sida lagu tagi karo
    4: lacagta wadanka laga isticmaalo
    5 : goobaha ugu quruxda badan IWM

  • @CabdisamadRashid
    @CabdisamadRashid Рік тому +1

    Lagan horumar wacan qays qayser

  • @Abdiqanisaleban8154
    @Abdiqanisaleban8154 Рік тому +2

    Qays Qayser keep going sxp ishaAllah guulayso💙💙💙❤️❤️💚💚👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 Рік тому +2

    Wonderfull qays qaysar lengend
    Always lengend keep going
    💙💙💚💚💛💛🙏🙏🖖🖖

  • @abdijabaarsaid2039
    @abdijabaarsaid2039 Рік тому +3

    GacanTa allaha kuu barakeyo🐐🤍

  • @maajidmakeero7162
    @maajidmakeero7162 Рік тому +1

    Qays qaysar legend waxno raba badhkii kaga hadey dhulka somliyeed u dhn so duub

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali Рік тому +3

    ماشاء الله جميله 😍😍😍😍

  • @ahmedyasein29
    @ahmedyasein29 Рік тому +2

    Cabdirahman cabdiwali wllky🥰😇first

  • @mustafeismacilmustafeismac1774

    Soo badi qas qasar wllhi tagerahaga ahay waxan sogaa kilip kaaga marwaliba

  • @iqrahassan1
    @iqrahassan1 Рік тому +4

    my brother keep going ❤️🥰🥰💪

  • @abdirahimhaaji4940
    @abdirahimhaaji4940 Рік тому +7

    Keep going Pro 👐

  • @liipaanapdi8944
    @liipaanapdi8944 Рік тому +7

    Qays enjoy your life ✊❤️

  • @sabnaaapdilahi3204
    @sabnaaapdilahi3204 Рік тому +1

    Mid halkaa qufil iiga xiraa rbaa kumee hppi 😹🥲🥲

  • @laaskalaaska8857
    @laaskalaaska8857 Рік тому +5

    Nio keep going pro m.a zafrkaaga Allaha ku dhip yareeyo 👊😎

  • @esraaa2238
    @esraaa2238 Рік тому +3

    Muuqal aad u qurux badan mashallah geeb going qeys qeysr 🔥❤

  • @yasiin-guray
    @yasiin-guray 5 місяців тому

    M.a mahadsanid bro waa jasiirad Qurux badan.

  • @Cabdiqaninuur4980
    @Cabdiqaninuur4980 Рік тому +1

    qays qeyser hore u soco sxb

  • @najuuabdirahman2171
    @najuuabdirahman2171 Рік тому +2

    Qaysqeyser tagay hore usoco wll👏❤️💯

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 Рік тому +3

    The Legend Qeys Qeysar

  • @fartuunqasim9894
    @fartuunqasim9894 Рік тому +2

    Labada gabdhood dance ciyaarayo heesta ay ku dheelayan magaceeda waan aqan😂

  • @gacanwiish3777
    @gacanwiish3777 Рік тому +3

    Nabi Maxamed scw 🖤

  • @anababdishakur
    @anababdishakur Рік тому +2

    Best UA-camr of somali qeys qaysar🤴🤍

  • @gacanwiish3777
    @gacanwiish3777 Рік тому +1

    Big legend 👋

  • @ayanleahmed5128
    @ayanleahmed5128 Рік тому +1

    zxp mid jayniis ah Ku soo Quful qays qaysar legend

  • @hayitsme4050
    @hayitsme4050 Рік тому +1

    3:14 New Jeans Ditto 😍😍

  • @mohamedabdirahman7355
    @mohamedabdirahman7355 Рік тому +2

    Qays qeyser ninka kaliya ku xidhan ee calaamka oo dhan na baray iyo dalxiiska

  • @Hacker14640
    @Hacker14640 Рік тому +1

    Hello qeysar long day to wait first comment

  • @amiinabdirisaaq3963
    @amiinabdirisaaq3963 Рік тому +2

    Amazing qeyis qeysar

  • @L.i.B.a.a.X.o
    @L.i.B.a.a.X.o Рік тому +3

    Waaw wa meel qurux badan war aan ana qafil ku so xidhe 😁

  • @yaasiindaldhis606
    @yaasiindaldhis606 Рік тому +1

    War qaysow aduunka waa ku raxaysaty wllhi 😮😮😮😮 long life sbx

  • @xaliimacabdirishiid7740
    @xaliimacabdirishiid7740 Рік тому +2

    Anaa ugusoo horeeyay maanta🤩

  • @AarkaBihidareys
    @AarkaBihidareys Рік тому +1

    Best Vlogger UA-camr Qays Qaysay🙏🔥

  • @khaalidahmet9947
    @khaalidahmet9947 Рік тому +1

    Muuqaal qurux badan aad iyo aad baad umahad san tahy
    Keep going 💪 ✨️

  • @nimcaanfahmi2463
    @nimcaanfahmi2463 Рік тому +3

    Qays zxp qli codsi muhiima aad ayaan u jeclahay inan UA-camr noqdo zxp ogaan qabo plz waxan ahay wiil somaliyeed

  • @mirnaaaali6169
    @mirnaaaali6169 Рік тому +5

    Aduunka dhan inan dalxis kuso mro wan jeclhy insha allh wan tagi dhawan

    • @M73432
      @M73432 Рік тому

      Soo diyaar garow

  • @Mohamed16830
    @Mohamed16830 Рік тому +2

    Qaysaro tageero buxda❤ saxib

  • @halaphochannel7854
    @halaphochannel7854 Рік тому +2

    Keep going Qayzka 🫵👑♥️🫡🙋🏻‍♂️

  • @madaale5465
    @madaale5465 Рік тому +3

    Plz come to espoo Finland 🇫🇮

  • @nimcodagan586
    @nimcodagan586 Рік тому +2

    Asc mahasanid wll qali video qurux badan sxp dhakhtar mee video kama hayne 💥💥🖐

  • @maryuma____official2493
    @maryuma____official2493 Рік тому +6

    Qaysarow jasiiradaas inaa ku dalxiisnaa rabaa labadeena waana riyadeeyda qYsar help me 😭❤

  • @haseem7506
    @haseem7506 Рік тому +2

    Great

  • @qadanabdillahi6744
    @qadanabdillahi6744 Рік тому +2

    So amazing ❤❤❤❤ brother thank indhahaaad Naga dalxiisiisaye❤ keep going wllo

  • @ALLin-one1
    @ALLin-one1 Рік тому +2

    The best somali vlog

  • @zeidmohafagende4003
    @zeidmohafagende4003 Рік тому +3

    Enjoy and safe brother

  • @amoor2750
    @amoor2750 Рік тому +1

    Ani insha alaah waan takin magaladaa

  • @aamiinhasan4478
    @aamiinhasan4478 Рік тому +1

    Big pro he is professional Somali UA-camr legand man

  • @taaxoaxmed6262
    @taaxoaxmed6262 Рік тому +2

    Qays Qays GuuLeyZoH Pr0ther ❤👋

  • @hodanhasan5642
    @hodanhasan5642 Рік тому +2

    Qeys qeyser allha kuxifdiyo wll

  • @moztaphemaftoux14
    @moztaphemaftoux14 Рік тому +1

    Qays waan ku salaamay Saaxiib.

  • @abdirahmaanmaano4307
    @abdirahmaanmaano4307 Рік тому

    Qays qayser best of youtuber somali

  • @ibtasamahmed7321
    @ibtasamahmed7321 Рік тому +3

    Next vlog ha ahaado trip to Umrah

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 Рік тому +2

    Keep going my pro 👍

  • @Aqoon-guud
    @Aqoon-guud Рік тому +2

    Jasiirada jacylka 😅🟢⚪🔴

  • @khalidabdilahi4018
    @khalidabdilahi4018 Рік тому +1

    My Favourite UA-camr

  • @asmashow6429
    @asmashow6429 Рік тому +1

    Mashallah wll meelo badan waad nodalxiisgaysay shaqo ficana waad haysa horo usoco wll Thanks

  • @yahyemoalim0089
    @yahyemoalim0089 Рік тому +4

    Amazing the Island 🏝, thanks father of Vlogs Qays Qayser 🌍🦁🙏

  • @xasan7894
    @xasan7894 Рік тому +2

    Keep going zxp qays

  • @aysarazair3681
    @aysarazair3681 Рік тому +1

    The first one ✌🏻😁

  • @ilsanmohamedabdillahi1857
    @ilsanmohamedabdillahi1857 Рік тому

    I love asia meal😀😍🤩

  • @cabdiqani8536
    @cabdiqani8536 Рік тому +2

    Waankutaa geeraa pro

  • @omermahamud6162
    @omermahamud6162 Рік тому +1

    Qaysoow Gabdaha ka waaalaysaa inee kusii jeclaadan uun Noqon sidii hore si ka daran

  • @siciidsaleebaan-jy3og
    @siciidsaleebaan-jy3og Рік тому +1

    so beaurifull video

  • @fulaanilyrics4958
    @fulaanilyrics4958 Рік тому +1

    Legend🥶

  • @sundusmaxamed6498
    @sundusmaxamed6498 Рік тому +1

    Qaysow mxd ugu xiri waysay adna ❤😂

  • @naciimchannal
    @naciimchannal Рік тому

    Akha ilaahayow Chine ha igeyn waayo gaajo baan ugu dhiman lahaa waa dad wasakh ah oo wxa walba cuna xataa Shacabka Musqusha wxa ka xaran ah ma jiraan wlhy Wuswus soconya weeya duulkani

  • @axmedmuuse8141
    @axmedmuuse8141 Рік тому +2

    Qays The Best UA-camr❤ Nio Mrkd Wadanka Kuso Laabato Dalxiisyada Wadanka Aanku Raaco Pro