Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Sidee loo dilay Fannaankii Axmed Inshaar Olol?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 165

  • @nimcoomar5976
    @nimcoomar5976 3 роки тому +7

    ILAHAY Ha U Naxriiisto Adeerkey🤲

    • @hdh2450
      @hdh2450 2 роки тому

      Amiin Abyo ❤️‍🔥

    • @afrahalsomali6954
      @afrahalsomali6954 2 роки тому

      anigana waa adeerkey laakin waligey ma arkin waayo waxoo dhentay,hooyadey ba lamagoorsan,, awoowahey inshaar cadi cali daahir, ilaahay haonaxreesto,aad ayoo eejeclaay,,adeer cumar inshaar cadi cali ilaahay cumre dheer haseeyo,iyo raxmo inshaar cadi cali,iyo rasheed inshaar cadi cali,iyo aadan dhamaan ,,adeer rasheed iyo axmad iyo cumar ma arkin,, awoowahey axmad cabdi cali,ku magac dheer axmad seerjito ilaahay ha onaxareeto iyo aabahay isaaq axmad cadi

    • @qadarsaeed
      @qadarsaeed Рік тому

      Amiin yaa alah

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 3 роки тому +19

    Qofba Maalintiisa Madhaafaayo Ee Khaatumadda illaaheey haynoo Hagaajiyo, Ahmed inshaar Aun..

  • @fahmoomar1728
    @fahmoomar1728 3 роки тому +6

    Ilaahey Ha U Naxariisto Adeerke Ahmed Nasiib Uma YeeLaan Inaan Nolosha Ku Kulano Lkn Waax Walbo Wanaagiisa Sheeka Ahan Ayaan U Heesta 🥺🙏🏻

    • @ismailalihasan9519
      @ismailalihasan9519 3 роки тому

      Aun ma adeerka laxmi baa

    • @JiheeyeYT
      @JiheeyeYT 2 роки тому

      Allaha unaxariisto Abaayo adeer 😰

    • @hdh2450
      @hdh2450 2 роки тому

      Gabadhan fahmo omar la dhaho sawirkeeda aqoonsade iyo magaca waa adeerkeed laxmi ah ahmed inshaar abdi iyo omar inshaar abdi la kala dhaahaa dagmada waberi wada dagneen 2004 Fahmo hampalyo abyo arooskadi last week dhacay waa maqle.

    • @afrahalsomali6954
      @afrahalsomali6954 2 роки тому

      Anigba waa adeerkey lamaad ayadana waa adeerked oo aabaheed kawaan ayaan omaleeynayaa waayo adeer comar woo kawada yaryahay axad iyo rashaad ayaa weryn,,angna waxaa idhalay esaaq axmad cabdi,,inshaar cadi cali waa awoowahey ilaahay haodhaxareesto,,waligey ma arkin adeeradey,,bahda kaley waan arkay anigo yar qurbaha ayaan kudhay, edadey raxmo inshaar cadi,waan arkay awoowahey inshaar waan arkay anigo yar

    • @afrahalsomali6954
      @afrahalsomali6954 2 роки тому

      Xageey joogtaan

  • @abdifatahmohamed64
    @abdifatahmohamed64 3 роки тому +9

    Allah'a U Rahmado Qabrigiisa Allah'a U Wasiciyo Janadii Fardoosa Allaha Ka Waraabiyo Aameen Yaa Rabi

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 3 роки тому +13

    Taariikhda muuse ismaaciil qalinle waankaasugaynaa mahadsanid siweynbaan kuuguxidhanhy

  • @bulshadacusub
    @bulshadacusub 3 роки тому +11

    AXMED INSHAAR Cabdi (olol) sxbkey qaaliga ah Wuxuu ku caanbaxay Sheekadii OLOL IYO HOOYADII....waa halka uu magaca ka qaatay...cabduqaadir Mazamed Mursal ayaa lahaa sheekadaa...Axmed Fanka Ka hor ayuu caan ahaa oo dadku yaqiineen...

    • @umuzakariye1250
      @umuzakariye1250 3 роки тому

      Olol ma badaan ayaan kugu sii deyn karaaa
      Cajiib waqtigii hore qurux the old is best

  • @mohamedhassen733
    @mohamedhassen733 3 роки тому +6

    Farsamyaqaankii Radio muqdisho axmed inshaa macalin hore fanaan... ale hau naxariisto ..

  • @QueenQaali-pn6md
    @QueenQaali-pn6md Рік тому +2

    Allaha unaxariisto axmed iinshaar old edayda faadumo ayaa dhashay wan isla soo koenay janatul fardowsa allaha kawarabiyo

    • @afrahalsomali6954
      @afrahalsomali6954 5 місяців тому

      Anigana awoowehey inshaar cabdi cali ayaa dhalay, waxey dagnaay xariyaale

    • @afrahalsomali6954
      @afrahalsomali6954 5 місяців тому

      Aniga SaaS waa maqlay oo carabta ayaa kudhasay,MA arkin, ilahay ha owada naxareesto

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 3 роки тому +12

    Heesta laabdooxantay ee isaga iyo saafi ducaale wada qaadijireen, asalkeedii waxaa wada qaaday hanuuniye iyo nadiifo kulane. Sidaan filayo.
    Allaha u naxariisto axmed ishaar cabdi.

    • @xuseendhangub9704
      @xuseendhangub9704 3 роки тому +2

      Sxb sidan filayo ma Aha Anigu waxaan ku dawadey Riwayada tiyetaarka hargeysa waxa wada Qadayey AHUN Axmed inshar olool
      iyo shanka ron
      iyo xasan diiriye
      AHUN safi ducale
      majajiiladan Odey Cabdulle
      Riwayadu waxey Ahey Riwayad Qaliya Anigu Dhowr haben wan galey magaceeduna wuxuu Ahaa KAJOG ADIGA MAHEE

    • @abdullahiahmed5903
      @abdullahiahmed5903 3 роки тому

      maya asalkeeeda waa axmed iinshaar iyo saafi ducaale

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 3 роки тому

      Ruwaayadii ka jooga adiga maahee ayay ku jirtay waxaana originalkii wada qaaday isaga iyo saari dualeh hanuuniyay iyo fanaanad nadiifo oonan u maqal hore waligood may qaadin heesta mar labaad Xabiiba tooxow ayaa la qaaday

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal 3 роки тому +1

      Horta Hanuuniye meesha wuukujiray lkn qaabku ugu jirey waxay eheeyd heesta laxankeeda ayuu lahaa erayadana waxaa lahaa walaalkiis Xaashi Yusuf ruwaayada inteeda kale waxaa lahaa Barre Fiidoow halkaas hees oo kaliya ayaa dulsaar ku eheeyd

  • @alibiye1068
    @alibiye1068 3 роки тому +2

    Allha u naxariisto fanaanka ma noo soo saartan sheekadii olol iyo hooyadiis aan ku xasuusanee

  • @mustafa-bo2dh
    @mustafa-bo2dh 3 роки тому +2

    Alle ha unaxariisto Alfanaan Ahmed inshaar Aamiin Aamiin yaa Allah

  • @user-mh5gz1lh3q
    @user-mh5gz1lh3q 3 роки тому +2

    Axamad iishaar cabdi baasuuke laguma dilin ameerikan iyo ugaandhes waqtigay wadanka imaneyena maba nooleyn e bilowgi dagaalada somaliya ayuuna ku dhintay anigo qaxaayo aniga arkay ilen reer waaberi ayaan isla aheyn ilahey ha u naxariisto

  • @xuseendhangub9704
    @xuseendhangub9704 3 роки тому +7

    AHUN AXMED Inshar Olool waxan ku dawadey Riwayidii Kajoo Adiga mahee oo lagudhigey tiyetaarka hargeysa waxan galey dhowr habeen waxey Aheyd Riwayad laga xiso gon wayeey

  • @kingofvoice2442
    @kingofvoice2442 3 роки тому +8

    Sxb axmed mooge iyo qalinle inoo soo raacsii inshalh

  • @davidjohn1285
    @davidjohn1285 3 роки тому +5

    Ustaad Cumar, waxaan kaa codsanaynaa Taariikhda Muuse Ismaaciil Qalinle AUN e'.
    Allah ha u naxariisto Olol iyo intii inaga baxdayba

    • @ahmedkahin6569
      @ahmedkahin6569 3 роки тому

      Sidii loo dilay muse ismail qalinleh war ma haysaa noo faahfaahi

  • @mohaibra7601
    @mohaibra7601 3 роки тому +3

    Alla ya rxma amin sxb fadlan ino so gudbi cabdi nasir mclim sacid isagana alle ha u nxarste

  • @geedisheikhdon320
    @geedisheikhdon320 3 роки тому +4

    Ilaahay ha u naxariisto 🤲🤲

  • @ahmedabubakar4174
    @ahmedabubakar4174 2 роки тому +1

    Allow u naxariiso marxuumka janadaadiina ka waraabi

  • @musabmuaad3042
    @musabmuaad3042 3 роки тому +1

    Axaax axaax allaha u naxriisto Ahmed inshaar ruwaayadii olol. Ka joog adiga ma ahan xasuustaa,, heesaha kale yabaal baa la qaadey Sahra dawo,muqdisho fanaaniin,aqoon yahan qabtaa saado ali xasuustaa

  • @aw-geeddishaambow9792
    @aw-geeddishaambow9792 2 роки тому +1

    Waxa kale oo uu ku jirey riwaayad uu lahaa isla Barre Maxamed Fiidow oo la oran jirey “Beeney Raadkaa Raacdo Kugu Maqan” iyo riwaayad Banaadiri ah oo DurDur ay tumeysey oo la oran jirey “Raxmaddii Rabbigaa lagu raaxaystaa” Axmed Iinshaar waxa uu ka soo muuqday heeso dhawr ah oo waddani ah waxa lagu naanaysi jirey ‘fannaanka dhallinyarada’ waxa uu ahaa nin aad u cod macaan oo isla markii uu fanka bilaabayba laga daba dhacay. RIP Axmed Iinshaar Cabdi Olol.

  • @musabmuaad3042
    @musabmuaad3042 3 роки тому +1

    Muuse khaliile allaha u naxriisto kooxda Onkod ka tirsanaa,heesahiisa waa lagu dabaal degey,heeso gobonimo doon qaadey ,waqti hore fanka Ku Soo biirey,Saado cali heesta cunabi wada qaadeen,mar u dhexdey,nin edeb badan ayuu ahaa

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 3 роки тому +1

    Horintaan la noolahay hadal lama wadaagoo hindisahaaga uun baan soo hibanayaaye! Fannaanka heesaha jaceylka Allah how naxaristo.Inla xasuusto waad ku mahadsantihiin.

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 3 роки тому +2

    Allaha u naxriisto daaya hesihiisa

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Рік тому +1

    Alahayow unaxariisto yarabi

  • @luckyh4131
    @luckyh4131 3 роки тому +3

    Alaha u naxariisto qof degan oo dagan ayuu u ekaa

  • @sabaahahmed8887
    @sabaahahmed8887 3 роки тому +3

    Allaaha u naxaristo

  • @hararemedia
    @hararemedia Рік тому +1

    ninkaan Ahmed Ishaar taariikhdiisa si fiican uma hayo, Binti cumar gacal isku waqti ma ahaan. Farsamada radio muqdishu wuxuu bilaabay isagoo fanaan ah ee Farsamada ma horayn. aniguu wuxuu igu yiri farsamada waxaan u bartay fankii baan isku halays lahayn. fankana wuxuu ku bilaabay laanta kowda maajo ee xaafadda waaberi waana xaafada via Liberia loo yaqaan.

  • @mohamedabdikani1944
    @mohamedabdikani1944 3 роки тому +5

    Niyow UA-camr faaiido leh adaan ku hayaa waxloobaahnaa bad haysaa

  • @ismailalihasan9519
    @ismailalihasan9519 Рік тому

    Aun janatul fardowsa allaha ka waraabiyo aamin yaa allah 🤲🤲🤲

  • @aliabdullahi4165
    @aliabdullahi4165 3 роки тому +2

    Allah yaa raxma

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 3 роки тому +1

    Alle ha u naxariisto aamiin

  • @osmanabdinouromar8552
    @osmanabdinouromar8552 3 роки тому +1

    Allah haunaxariisto aamiin

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 2 роки тому +1

    Alle yrxm ragga klena taariikhdooda keen oo waawayn gacayte,m mooge iwm

  • @hoobaan8674
    @hoobaan8674 3 роки тому +2

    Allya Raxma

  • @luulahmed5767
    @luulahmed5767 3 роки тому +2

    Allaha u naxaristo amiin

  • @cirjiidhboy
    @cirjiidhboy 3 роки тому +2

    Alaha unaxaristo

  • @abdulahimohamed9183
    @abdulahimohamed9183 Рік тому

    Allaha u naxariisto Axmed inshaar, aabihiis Inshaar Cabdi bahda yareyd Ayaan xaafada schoolka Maxamuud Xarbi deris ku aheeyn.

  • @Haldhaa11
    @Haldhaa11 3 роки тому +4

    Maxaad u odhan waydeen siduu u dhintay.Waayo Madhfac aan isaga lagu wadin baa ku dhacay.Ilaahay ha u naxariisto

    • @yusufhassan8540
      @yusufhassan8540 3 роки тому +2

      Cidii madfaca soo riday hadaysan dilin yaadilay ? Cagliga somali 2021 waasas, subxaanallah. Hadaad madfac ridid qofkii kudhintay hadaa dilay oo aduun iyo aakhiroba laguu haystaa ee iskama dhiban

  • @aliabdigeedi1117
    @aliabdigeedi1117 3 роки тому +2

    saaxiib taariikhdii abwaankii waynaa xuseen owfaarax raadi oo noo soo gudbi adoo mahadsan

  • @abdulkadirahmed8121
    @abdulkadirahmed8121 3 роки тому +1

    Alle ha u naxariiato

  • @muumincumar7417
    @muumincumar7417 11 місяців тому

    Aun axmed maxamed cabdi inshaar olol waberi xaafada oktobar ayuu deganaa una dhaw via layberiya 3 boos aa u xigay waxaa la dilay xilli barqa duhur u dhaw waxaana lagu dhuftay baasuuke asagoo markaa ka soo laabtay aas nin subaxnimadii xabad ku dhintay markii aaska la dhameeyey axmed inshar wuxuu afkiisa ka yiri an sii diyaarino god kale waad u jeedaan xaaladu ma fiicnee waa la qoday god kale oo diyaar ah soo bixidii uu soo baxay muusan soo gaarin gurigooda oo u jiray wax ka yar 400m aun axmed inshar asaguu noqday qofkii lagu aaday godkii uu yiri an diyaarsano laba cad ayuu u kala goay ax ma sii wadi kari aun axmed yaan la been abuurin dilkiisa

  • @buuxciise2167
    @buuxciise2167 3 роки тому +11

    saxib cumarow muuse ismacil qalinle sida igu maqalo ah wa la dilay asne
    Waxan jeclahay inad noso diyariso mahad sanid wllo

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 3 роки тому +3

      Qacdaan muuqaalka arkay ayuu QalinLe igu soo dhacay alle ha u naxariisto dhammaantood aamiin.

    • @xuseendhangub9704
      @xuseendhangub9704 3 роки тому +1

      Sxb yaa diley muse ismaaciil Qalinle

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 3 роки тому

      @@xuseendhangub9704 saxib sida warku igu soo gadhay wa la dilay hed umu dhiman inkasto qof walba ilahay wuxu ku sababayo ay qoran tahay in gacan lagu dilay ayan maqlay
      saxib aniga shaki ayaba iga galay waxan is idhi wala qariyey sabab muuse ismacil qalinle oo umada ilahay jeclayd codkisa iyo heesihisa
      taariikhdiisa iyo geeridisi cid ka waramaysa iyo cid hadal haysa ma arkin wan la yabay ninkan imika u inoga waramayo cumar serbiye
      ee axmed inshaar kamu cansanayn
      saxib xaqiiq da ilahay ba og alle haynaga samaxo hadaynu been shegnay 🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏

    • @xuseendhangub9704
      @xuseendhangub9704 3 роки тому +1

      sxb muse AHUN Anigu waxaan ku dawadey Riwayad u dhigayey AHUN wuxuu Ahaa Nin heybad wanagsan oo kamida fananiita kuwii ugu Qalisan hadan wll wa Ruunta Geeridisii iyo halku ku dhinatey la sheegin sxb Bal Nikas ha kar Radiyo meshi ugu Raq danbeysay

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 3 роки тому +1

      @@xuseendhangub9704 insha alaah waynu heli xogtisa saxib alle haw naxariis to aamiin
      wad mahad santahay

  • @hanihassan1766
    @hanihassan1766 3 роки тому +1

    Olol ma bad baan kugu soo sii dayn karaaaa 😢😢😢😢 aduunyo somali maxay nabad soo ahayd

  • @axmedmaxamedcali2340
    @axmedmaxamedcali2340 2 роки тому

    Mahadsanid curasho

  • @ah5023
    @ah5023 3 роки тому +2

    Allah yarxamah raximiin

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 2 роки тому +2

    Madfac duulayaa ku dhacaan maqlay dagaaladii lagu hoobtay.Allaha u naxariisto, heesihiisa iska daaya, anaga ha na dambaajinina.

  • @badrinour6288
    @badrinour6288 3 роки тому +3

    Allaha unaxariisto

  • @looyaan323
    @looyaan323 Рік тому

    Axmad inshaar cabdi AUN🤲

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 3 роки тому +1

    Allaha u naxariisto isga iyo intii innaga baxday.

  • @cabdifitaaxmaxamed171
    @cabdifitaaxmaxamed171 3 роки тому +5

    Shiikadii ollol noosogudbi

    • @hanihassan1766
      @hanihassan1766 3 роки тому

      Sheekadaas wax yaqaano ma ba ku jiro ku waan wax soo qoraaayo olol ma bad baan kugu sii dayn karaaa

  • @qoslayekicheko4934
    @qoslayekicheko4934 3 роки тому +1

    Qoriga savanna yaa soo riday hee Allah unaxariisto axmed

  • @yussufjuba4931
    @yussufjuba4931 3 роки тому

    Ilahay. HAA. U. Naxariisto

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 2 роки тому

    Axmad inshaar cabdi raximahullaah amin

  • @mohamedosman5074
    @mohamedosman5074 3 роки тому +1

    Ahmed mohamed abdi (ahmed inshaar)
    Allaha u naxariisto

    • @mohamedosman5074
      @mohamedosman5074 6 місяців тому

      Inshaar waa naaneys magaca waa ahmed mohamed abdi

  • @xaawamaxamed3217
    @xaawamaxamed3217 Рік тому +1

    Weriyiyaal Badanbey Dileen Kuwii Nooga Yimi Baadiyahay

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 3 роки тому

    Allaha u naxariisto Aamiin

  • @sacdiyosirilanka4755
    @sacdiyosirilanka4755 3 роки тому +1

    Alaha u naxariisto blse basuke ma ahyn e wexey ahyd xabad yuusuf ah o dhanka abgaalka Ka timid abgaal Bana dilay fanaankaas

    • @muumincumar7417
      @muumincumar7417 11 місяців тому

      Been ha sheegin annaga deris ahayn hataa ninkii dilay ayaan garanayaa aniga aun axmed inshar cabdi olol maalintaan dhashay ilaa maalintii la dilay ayaan deris ahayn

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 3 роки тому +1

    Allow u naxariiso

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 2 роки тому

    Alle yrxm

  • @shaqallechannel629
    @shaqallechannel629 3 роки тому +2

    axmed inshaar lagend aht

  • @cuntomacaanchannel3606
    @cuntomacaanchannel3606 3 роки тому

    Allaah yaraxma

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 3 роки тому +1

    Ilahow kuuuu naxariso

  • @ibraahimhisbiyo7959
    @ibraahimhisbiyo7959 3 роки тому +1

    Have you been to the house for the first time since

  • @mohamedosmanmohamed4537
    @mohamedosmanmohamed4537 3 роки тому +4

    Sida loo dilay miyaa, mise qaabkii uu u dhintay
    Mahadsanidiin

    • @abdiazizibrahim9402
      @abdiazizibrahim9402 3 роки тому +1

      Kkkkk baasuuka waala yaqaanaa ninka riday laakiin kas uguma dhufan wuu kafa-fakaday allaha u naxariisto waxayna aheed xaafada buula xubeey.

    • @mohamedosmanmohamed4537
      @mohamedosmanmohamed4537 3 роки тому

      @@abdiazizibrahim9402 👋

  • @zihaambarwaaqo8660
    @zihaambarwaaqo8660 3 роки тому +5

    Allah how naxariisto lkn chanalka magaca maa laga badalay waaba garan waaye🤔

    • @mohammed-jama
      @mohammed-jama 3 роки тому

      *magac aanu lahayn buu ku qudhaaban jiray*

  • @AllQuraanSO
    @AllQuraanSO 3 роки тому +3

    Axmed wuxuu shaqada ka soo galey magaalada xudur oo qoyskiisa deganaa. Aabe inshaar oo u shaqeyn jirey minishiibiyo.

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 3 роки тому

    Aun

  • @shaqallechannel629
    @shaqallechannel629 3 роки тому +2

    heestii habaarqabe jacayl

  • @xaawamaxamed3217
    @xaawamaxamed3217 Рік тому

    Kuwii Baadiyaha Kayimidbaa Diley

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 3 роки тому

    Allaaaah u naxariisto

  • @ali09ify
    @ali09ify 3 роки тому +1

    Waan jeclaaa

  • @GareenMedia
    @GareenMedia 3 роки тому +2

    Sheekadii Olol iyo hooyadii maxaan u maqli weynay! "Ma bad baan kugu sii deyn karaa"

    • @luulbile3964
      @luulbile3964 3 роки тому

      Olol olol aboowe ma bada kugu sii deyn karaa olol. Waan xusuustaa xagey Ku dambeysay OLOL & HOOYADIIS

    • @iimaanbile4382
      @iimaanbile4382 3 роки тому

      OKOLOW MA BAD BAAN KUGU SII DEYN KARAA

  • @husseinabdille
    @husseinabdille 3 роки тому +1

    Kanalkan waxu na galiyay xasuus alaha u raxmado

  • @abukarabdi4220
    @abukarabdi4220 3 роки тому +2

    Ogaal xaafadaha Daah furka Dunida dacaladeeda kala Soo xariir kulmiye kheyre warsame medical education awerness east Africa Wacyigaliye bixi Dhiig oo badbaadi naf

  • @xaawamaxamed3217
    @xaawamaxamed3217 Рік тому +1

    Mooriyaanbaa Dishey Weyna Uquuriwaayeen Ahaqada Uu Kahaayey Raadiyo Muqdisho Muxuu Ismoodey Midgaanka Ayey Dheheen Kuwii Diley

    • @afrahalsomali6954
      @afrahalsomali6954 5 місяців тому

      Midgaan ma ahan waa sure power ❤الله يرحمه

  • @osmanadan4966
    @osmanadan4966 3 роки тому

    Wan xasuusta marxuunka 1987 Allah raxma

  • @xaawamaxamed3217
    @xaawamaxamed3217 Рік тому +1

    Waxaa Loo Diley. Asgoo Kashaqeya Raadiyo Muqdisho Oo Ah Farsamayaqaan Muxuu Ismoodey Midgaankan Ayey Dheheen Kuwii Diley Oo Ahaa Reer Migii Naridey Dowladeeni

    • @abdi6495
      @abdi6495 Рік тому

      SXB NINKAS WAXAA UU WAX KA SOO AASAY HABARYARTAY OO DHASHAY SXBKIIS QAALI KU AHAA
      MARKII LASOO AASAY AYEY KU DHIBTOODEEN QABRIGII QODISTIISA OO WALIBA DALKU DAGAAL SOKEEYE KASOCDO AADNA DADKA LOO LEYNAAYO WALIBA KANI WAA DAROOD KALIYA LOO LEYNAAYO ASAGAA LAHAA FIKIRKA WAR MAN SADAQEYSTO QABRIGA OO WAXA UU QODAY QABRI KU DHAW KII HABAYARTEEN OO UU XOOGIISA KU QODAY KADIBNA ISAGOO DADKII IYO ISAGII U SOO LABAN RABAAN XAFADII AYAA QORIGA HOOBIYAHA KU DHACAY NASIIIB DARO WAXAA U KU DHACAY AXMED II SHAAR OLOL ISAGII AYAA MARKALE DIB LOOGU CELSHAY QABRIGII ISAGOO LAGU AASAY GODKII UU ISAGU QOTAY WALALKII LA SOCDAY EE DHAWACMAY CABDIQADIR NUUR BEERLEEXO WAXA UU DAGANYAHAY WADANKA CANADA MAGALADA OTOWA ALAH YARXAM

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 роки тому +1

    Abwaan sacid harawo
    Fanaan sacid harawo
    Laxamiste sacid harawo
    Maad noo soo galisid
    Ama waresigiisi waa uu nol yahay
    Heeso caan ah sida 26 jun

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 3 роки тому +1

    axmed inshaar iyo sahra axmed...
    haduu beerku qaybsamo

    • @mohammed-jama
      @mohammed-jama 3 роки тому

      *axmed inshaar heestaas isagu sahra lama qaado*

    • @abdimohamed8851
      @abdimohamed8851 2 роки тому

      Haduu beerku qayb samo. Waa sahara aun iyo maxamed aadan dhabarlow aun

  • @alidhux1372
    @alidhux1372 3 роки тому +1

    Waxaan la kulmey Ruuxii la sacday xiligii uu fikirka madfacu ku dhacay, waxaa uu iishegey Inuu fikirkii hilibkiisii qabsadey darbiyada ruuxii la socdey Abdulkadir oo ka badbaadey hadana uu ku noolyahay debada

  • @mahmoudfarah5533
    @mahmoudfarah5533 3 роки тому +2

    Daris baan ahaan jirnay
    3 wiil walaalo ayay ahaayeen
    Aabihii booliis buu ahaa
    Hooyadiina waxay ahayd hooyooyin xaafada oktoobar ee waaberi
    Omar inshaar isna boliis

    • @abdibasirmohamed9650
      @abdibasirmohamed9650 3 роки тому

      Waa runtaa aabihiis wuxuu ahaa taraafiko, reer kale ayuu odey Inshaar ku lahaa Wardhiigley agagaarka iskuul Maxamuud Xarbi.

    • @afrahalsomali6954
      @afrahalsomali6954 2 роки тому +1

      Waa sax adeerdey iyo awoowayaashay boolees ayeey ahaayeen,, inashaar cabdi cali daahir,,iyo awoowahey axmad cabdi cali,,kumagac dheer axmad seerjito,, aabahey ilaahay haonaxareesto asegna woodhentay,raxmo inshaar cadi cali,waa walaadhees ,, aabahey esaaq axmad cabdi cali

    • @user-xk5ez9ch3e
      @user-xk5ez9ch3e Рік тому +1

      Qaali Aad Baan Kuu Salamayaa Waa Gabar Reer Sheekh Muuse Direed Waqooyi Ah Tariikhda Ahmed Ayaan Rabay See Kula So Xidhidha

    • @afrahalsomali6954
      @afrahalsomali6954 5 місяців тому

      Walashey soo dhwaaw Ina adeertey ayaa tahay anigna surre Baan ahay,,taariikhda makaranaayo,,gabar khaleejka kudhlatay ayaan ahay ,Lakin sido odhintay magaranayo oo kumasogaren

    • @afrahalsomali6954
      @afrahalsomali6954 5 місяців тому

      Hooyadey Baan weydeenayaa

  • @ysndhere8518
    @ysndhere8518 3 роки тому

    Asc ani shekada waxan u haya sikale. Waxa dilay Maraykan
    Aun. Axmed wuxu farsama yaqan ka aha idacad FM ah (Codka Shacabka) o tagerta Gen. Caydiid

  • @abdibasirmohamed9650
    @abdibasirmohamed9650 3 роки тому +1

    AUN fanka iyo shaqada farsamo yaqaanka tee buu ku horeeyey?, soo xaqiiji, EEBBE ha u naxariistee fanka ayuu ku horeeyey, wuxuuna ku soo caan baxay hirgelinta heesaha kadibna Waaberi ayuu ku biirey.

    • @afrahalsomali6954
      @afrahalsomali6954 2 роки тому

      Waa ronta awoowahey ,reerkalay ayoo lahaay ,markeey dhematay xaaskeesa horay ee dhashay marxoonka iyo walaahees

  • @batulamahad449
    @batulamahad449 3 роки тому +1

    Please waxaan rabaa in no soo gudbisid beerdilacshe thariikhdiis waad mahad san tahay

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed Рік тому +1

    Miyaa ladilay fanaanka yax kuwii dilay naarta alow kufogee

  • @mahmoudfarah5533
    @mahmoudfarah5533 3 роки тому +1

    Basuukaha waxaa ku dhuftay dhagax u dhow wiil shiiqaal ah oo stupid ahaa

  • @cabdifitaaxmaxamed171
    @cabdifitaaxmaxamed171 3 роки тому +3

    Omar seerbiya nolow

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 2 роки тому +1

    Waxaan markasto maqalaa in loo dilay qabiil

    • @afrahalsomali6954
      @afrahalsomali6954 2 роки тому

      Qabeel lo madelin adeerkey ,oo waqteegey ayaa intaas ku ekaay,,waa dir surre dirney qabeel ku majiren waa laga amaan gaala

  • @bellakiin
    @bellakiin 2 роки тому +1

    Irsaaqadda meel xun kaa gashay Aamiin dheh ama cinwaanka bedel Waryaa meeqa qof madfac ku dhacay maxaa u dhahee Waa la dilay yaa xayawaan😎😎

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 3 роки тому +1

    Been bad ka sheegay sida loo dilay ahmed ishaar cabdi waana la yaqaana dadka dilay sxb dadka ha marin habaahin adiguna denbiga iska dhaaf. ok. One day he will get a justice

  • @moodomacalin6356
    @moodomacalin6356 Рік тому +1

    Sidaas ayaan umaqley waxuu dhintey dagaalkii ceydid iyo Cali
    Oosocda

  • @abukarabdi4220
    @abukarabdi4220 3 роки тому

    Ogaal xaafadaha Daah furka Dunida dacaladeeda kala Soo xariir Shanta somalia east Africa Wacyigaliye bixi Dhiig oo badbaadi naf iinsha allahu gaarsii fariintaan mooge

  • @kaafimohamout6302
    @kaafimohamout6302 3 роки тому

    WLLKY CURAZHO HOREY UZOCO WLL🙏

    • @xaajiapple8186
      @xaajiapple8186 3 роки тому +1

      Afsomaliga iska sax horta afsomaliga xarafka z kuma jiro xagee ka keentay adigu xarafka s malaga tuuray afsomaliga