DEG DEG Taliyaal Sarakiil & Askar Qaraxa soo daayay oo Xabsiga la dhigay, & GurigaLagu haayay kooxda

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 40

  • @malaboa591
    @malaboa591 2 місяці тому +16

    Saraakiil maahan kuwaas ee waa argagixiso Qawaariijta la shaqeeyo ee hala dilo faa’iido malahan SubxaanAllaah

  • @SahraMuktar
    @SahraMuktar 2 місяці тому +2

    Allah u naxariisto intii ku dhimatay intiin ku dhaawa matay Allah Caafiyo Yaa Rabi

  • @SahraMuktar
    @SahraMuktar 2 місяці тому +1

    Maansha Alkah Halaqato Hadii lagu helo Haladilo In sha Allah

  • @GulleitHashi
    @GulleitHashi 2 місяці тому +2

    Wall waxan dawlada somalia ayaawada waana laheshiis

  • @malaboa591
    @malaboa591 2 місяці тому +7

    74 dhimasho iyo 250 dhaawac ah SubxaanAllaah

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 місяці тому +1

    Beeeeenle

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 2 місяці тому +7

    Qurumaha madobay iya xalane ayaa ka dabeya siday fallerande u sii joogan

  • @malaboa591
    @malaboa591 2 місяці тому +7

    Shacabka masaakiinta ee Gobalka Banaadir ilaahoow ka qabo Qawaariijta argagixisada arxanka daran xasuuqa ay ku haayaan SubxaanAllaah

  • @Axmedismacil-p9o
    @Axmedismacil-p9o 2 місяці тому

    Bishu waa 5

  • @NasraNasra-b8r
    @NasraNasra-b8r 2 місяці тому +1

    Ilaaahy how boogo dhayo walaaalaha sooomaliyeed ilaaahy howga dhigo nabar xaqdaro

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 2 місяці тому +2

    Masaakiin un baa loo soo xiri Muqtaar Rooboow ha la xiro isagaa Shabaab aasaasay isagaa iclaamiyay in qaraxa iyo dhiiga shacabka janada lagu galo.

  • @Ismaciil-s3t
    @Ismaciil-s3t 2 місяці тому +1

    WAA SIDA XAQIQADA AH EE MUUQATA SI AAN BAQASHO LAHAYN OO CADAALADA HALOO BAADHO CIDA LUGU HELO DIL IYO XABSI DAA,IN

  • @hibohorfadhi1746
    @hibohorfadhi1746 2 місяці тому

    hello

  • @Man19699
    @Man19699 2 місяці тому +1

    ABII AHMED = ILMADA YAXAASKA !!

  • @Cabdik.maxamedFarax
    @Cabdik.maxamedFarax 2 місяці тому

    4

  • @mohamedqoobfaras2758
    @mohamedqoobfaras2758 2 місяці тому

    Un Ayaa Soo Diyaariyey
    Wayba Sii Sheegen In Ay Ogaayen.

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 2 місяці тому +2

    Horayba loyiri cudurka kaagalay fardaha hadilaga gubo dameer dawada lamagari karo.
    Marki waxacan waxa hoslogulaabta askari yar .
    Sarkaalki amray io madaxda kore lama.aado.
    Allow umiciin umadada inshallah.

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h 2 місяці тому +2

    Waa shimbirayohow🦆🦤 heesa heesa 🐓🐤waxba kamajiraan weeyaan dad qalatooyinka damuldugaag waxay marin habaabinayaan shacab waynaha somaliyed laakiin shacab waynaha sifiican ayay u garanayaan jawaasiista damuldugaag sidaas darteed waa huuhaa huuhaa lama arki doono dadkaas lamarinayo waajibaadkooga OKI dad qalatooyinka damuldugaag waxa kale ay yaqaanaan dembiilayaasha oo ayka leexdaan oo ay soo qabtaan dad aan waxba geysanin OKI

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 2 місяці тому +1

    BAABUUR WAX LSGUMA QARXIN EE RAG SOCDA OO JAKADO QABEEY AHAAYEEN BILAASH BAA DADKA LOOGU SEEXINAAYAA WAXAAN JIRIN

    • @SahroOmarqabobe
      @SahroOmarqabobe 2 місяці тому

      maaya madalo shaqo Kuma laaha degmo kasto gudaamiyaha iyo taliyo yasha degmaada AA shaqo kuleh oo xilka loga qada madalo maaya

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin 2 місяці тому +1

    Kuwa dhamaaday iyo kuwa ayadoon lahubin laqabsanooyo Waa isku mid ee dadka yaan la nabsan .

  • @cunaayeliqaaye5559
    @cunaayeliqaaye5559 2 місяці тому +1

    WAA BEENAALE TV HOOYADAA WALIGEED RUN MAY SHEEGIN ADIGA DAAYOO HOOYADAA BEENTA KAWAS DOOFAAR DOOFAAR DHALAY

  • @AliGuelleh-t8g
    @AliGuelleh-t8g 2 місяці тому +2

    Si dacad ah uu hadaal beenta iska dhaf

  • @nasroahmad-kr5yl
    @nasroahmad-kr5yl 2 місяці тому

    𝐬𝐮𝐛𝐱𝐚𝐧𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐡 𝐚𝐥𝐥𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐨 𝐢𝐬𝐥𝐚𝐦𝐤𝐚😢

  • @AbdiwaliAbdulahi-p9q
    @AbdiwaliAbdulahi-p9q 2 місяці тому +1

    Xassn marna ma askarta iyo saraakiisha buu leeyahay siidaay qaraxa marna ma xirxirayaa xassn isgaa ka masuula dhibka waan hubaal inuu xassn ka warhayey ee maxaa laga rabaa askarta la amray xassn inuu wax ka ogaa baa cadaymo loo hayaa

  • @AliGuelleh-t8g
    @AliGuelleh-t8g 2 місяці тому +1

    Adi si fcn dowlada uu difacaysa

  • @mohamedqoobfaras2758
    @mohamedqoobfaras2758 2 місяці тому

    UN Maxaa Loo Su.aale Sida Ay Ogaayen???

  • @Hirsifarah-u3z
    @Hirsifarah-u3z 2 місяці тому +1

    Maxaa loo toogan waayey kuwa kadambeeya

  • @SkyBooqore
    @SkyBooqore 2 місяці тому

    Sarakiil Laguma sheegii karo kuwaas waa khawariij ee halatoogto hadii lo damqanayo shacabka siida arxandarada lo xasuuqay

  • @aweesahmadmohamad
    @aweesahmadmohamad 2 місяці тому

    Yaa la fir san Ben lowgan benta halagu firso miya u shege qarax qof lo xiray malaha jemis is wan haku dile😅😅😅😅😅

  • @kiinali409
    @kiinali409 2 місяці тому

    Abii tacsi kama rabbi waabeentiis waakufaraxsan tahay dhibka shacabka soomaaliyeed munafaqa kirishtaanka ah oojiritaanka umada soomaaliyeed diidan masiibo kugu dhacday

  • @Man19699
    @Man19699 2 місяці тому +1

    Argagixisada isku magcawda Somaliland waa maamul goboleed ee hanagu soo dhisin sxb.

  • @SahroOmarqabobe
    @SahroOmarqabobe 2 місяці тому

    haambalyo halaxiro taliyo cismaan gaab waa tug

  • @adenismacil6351
    @adenismacil6351 2 місяці тому +1

    Sanbalooshe inta aw haysto Nisa ama sirdoon dawlada federaalka qarax ka dhamaan mayo

  • @JsheEhehej
    @JsheEhehej 2 місяці тому +1

    Waxa.ilalah.ah.majogin.mashas
    Cilah.bey.ahad
    Manah.arkin.askarih.jogay.badah.
    Lidoh.iyo.hotalkabah.iyo.agarkah
    Markah.shey.ahed.magaladah.bartamahedah.ee.darjirkah.dah.son
    Agarkadah.makhayad.ku.talah
    Laguh.kharxiyey.dhalin.yaroh.firsaneysay.cayarah.laguh.kharxiyey
    Maxah.waxa.logah.khaban.waayey
    Kuwas.oo.lobarih.weyey.mashuh
    Kasogalay.kharaxas
    Markah.matah.ragan.kaxir.xiray
    Waxa.laguh.khan.cinayah.shacabkah.malin.amah.labah.malmud.kadib.waa.lasodan.shakadan.iyo.nimankan.lah.xiray.nah.shacabkah.latusayah.dowladuh.inay.xirtay.ragas
    Markah.walidintah.wilasvodih.waa
    Dhintan.umanah.sunokhonmayan
    Ee.rabigay.khalbigah.ha.u.khabojiyo.cidmatah.waxa.ukhabaneysah
    Majirtoh.walidintah.carurtodih
    Dhimatay.ee.rabigay.hasiyo.samir
    Jamiil.ah.amiin.yah.alaaaaaaaaaah
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 місяці тому

    Beeeeenle kadaab tuuuuug

  • @2009noor1
    @2009noor1 2 місяці тому

    Ha latoogto waa khiyaano qaran