Cabdishugri Oo Ka Hadlay Dhalma Doon U....

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Cabdishugri Oo Ka Hadlay Dhalma Doon U....

КОМЕНТАРІ • 152

  • @nimaaliwarsama6245
    @nimaaliwarsama6245 Місяць тому +2

    Djibouti iyan kadawana, bravo.

  • @user-vl3vy6nk8l
    @user-vl3vy6nk8l Місяць тому +7

    Abowe Shaqo ficn ayaad wadaa Guriceel ayaan kaa Dawan jiray hadana Neyroobi ayaan ka dawanayaa Malaga yaabaa inan ku arko cabdishugri ❤❤❤❤

  • @HanaXadi-ub5lk
    @HanaXadi-ub5lk Місяць тому +10

    Filmka ka daaya jarjarida toos u wada insh'allah

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 Місяць тому +4

    Walalo waan jecelnahay filimka lakiin nosoo hagaajiya bes

  • @user-bb1rt6ul7j
    @user-bb1rt6ul7j Місяць тому +2

    Cabdi shugri isdaji filimka waa shidanyahay waligayna hadal xukumaso qorin 🎉🎉🎉🎉❤

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 Місяць тому

    Cabdishugri horan uu fahansana muhumadu inay tahay in filimka lasi waado oo ay ku xidhnay dad cusub iyo kuwa ka Baxay filimka inan loo joojin balse ad si wadaan filimka inta fahansanayna ad ayad Ugu sharaxday mahadsanid walal waxan sugnaba wa filimki oo laso daayo inchallah. Team qasal horey uu socda From djabuti ❤

  • @samirahassan2023
    @samirahassan2023 Місяць тому

    Aamiin aamiin Yaa Rabbi 🤲🤲🤲

  • @muhudinyakub376
    @muhudinyakub376 Місяць тому +5

    Customer satisfaction always matters cool down bro we are your customers it's because of us that you get views or paid

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 Місяць тому +2

    Aad baad U qancisey dadka daawonaayey cabdi Shukri is very good aamiin aamiin

  • @fardowsoaweys923
    @fardowsoaweys923 Місяць тому +2

    Waan nii taageeraa wll mcn waan idin xasay wll❤❤❤❤

  • @AmiinDaacadAd
    @AmiinDaacadAd Місяць тому

    Cabdi Shukriyow aaway Umul kheyr fadlan Horay noogu sii wada Mahadsanid Cabdi Shukriyow 👏👍

  • @fartunwarsame5888
    @fartunwarsame5888 Місяць тому

    That's true, brother. I'm asking yo to keep it. The girl who comes from America. She is very funny I like her❤❤❤

  • @SeyidMaxamed
    @SeyidMaxamed Місяць тому +1

    2:35 - 3:09
    Woow Waa Faraxsanay Walaalkay Cabdi Shukri Inaad Commintigayga Sooqadatey Aniga Musaladaadkaga Waa Dawadaa Waa Dhacdooyin Lafahmi Karo Oo Meelo Badan Taabanaya Waana Idinkala Shaqeyn Doonaa Inshilaah

  • @IqroAxmed-dk2jm
    @IqroAxmed-dk2jm Місяць тому

    Aamiin aamiin aamiin

  • @fartunwarsame5888
    @fartunwarsame5888 Місяць тому

    I love ❤❤❤❤❤❤❤❤❤this movie 😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @user-mc2ek6ig6d
    @user-mc2ek6ig6d Місяць тому

    Soo badiya❤❤

  • @divisnumber1
    @divisnumber1 Місяць тому +2

    Waa best films ❤❤❤

  • @user-ft4lv6sj1w
    @user-ft4lv6sj1w Місяць тому

    Cabdi shugri kusoco filmka❤❤❤❤❤❤❤

  • @fardowsahassan7059
    @fardowsahassan7059 Місяць тому

    Cabasho maalagu jiraa waxa noo soo daya ama naga daaya walaaloow

  • @user-xs4eh4pt1y
    @user-xs4eh4pt1y Місяць тому +1

    Wllayaal aniga iso duceeya in uu Alle faraj qeer qabo iifiro😢

    • @AyanAli-gh2kp
      @AyanAli-gh2kp 24 дні тому

      alle faraj kheyr qaba haku furo wll ssago kheyr ku jira❤

  • @hsam11samater45
    @hsam11samater45 Місяць тому +1

    Abdishiri comedown, flimkaa waa most amazing wan sugi waayaa ee please ha joojina ee toos u wada

    • @user-bh3ln7vy7x
      @user-bh3ln7vy7x Місяць тому

      👏👏👏👏👏👏👏👏👏💯💯

  • @HiboabdiBashiir
    @HiboabdiBashiir Місяць тому +2

    Abowe riwaydina bos Maka banayha noh❤🥺

  • @faisalosman4148
    @faisalosman4148 Місяць тому +3

    Aniga xataa waa fahmi waayi qeebaha ugu dambeeyo

  • @AHMEDAbdi-sl9mm
    @AHMEDAbdi-sl9mm Місяць тому

    Masha allah waa waxa fican saad uwadin filamk

  • @user-ft4lv6sj1w
    @user-ft4lv6sj1w Місяць тому

    Msha Allah umulkhayr keena

  • @Wacanali8448
    @Wacanali8448 Місяць тому +1

    Yes dadki lagu bartaybu ku qurxona umalkhayr we miss you

  • @fartunomar5748
    @fartunomar5748 Місяць тому

    Umul khayr kusoo dara yaqay

  • @iqraaxmedsalaad-cb7cf
    @iqraaxmedsalaad-cb7cf Місяць тому

    Ayaantaan wad nag mash quushay cabdi shikri

  • @Maxamedgoofley
    @Maxamedgoofley Місяць тому

    Asc waaa ok

  • @MAANOCABAAS
    @MAANOCABAAS Місяць тому

    Lkn wall umulkhyr kuficned abowe lkn ogow alha keno eyada umu ❤❤

  • @SahracismaamXirsi
    @SahracismaamXirsi Місяць тому

    Aamiin. Aamiin. Aamiin. Yaa rabi

  • @shukriismail2344
    @shukriismail2344 Місяць тому

    Asc cabdishugri wll waan ku salaanay maanshaa allaah filmku wuu shidan yahay waad dadaasheen hore u socda gabadha aad ku soo kordhiseena aad ayey igu soo baxday wll sweden ayaan kaa daawanaa maanshaa allaah hore u socda

  • @Mudane-
    @Mudane- Місяць тому

    ASC dhamaan sheekadu waa Cabdi Shukri gar leh bulshaduna gar leh

  • @FartunMaxamed-mk6zk
    @FartunMaxamed-mk6zk Місяць тому

    Mnsha alaah cbdi shukri hory usocda

  • @user-xi5nt1nm1l
    @user-xi5nt1nm1l Місяць тому

    Waar wallo filimka lasoo dhakhsada uun ❤❤❤

  • @user-mb7gq6vm5t
    @user-mb7gq6vm5t Місяць тому

    Walal cabdi shukri waad kumahadsanthy sidad naagu kaladhigtay balse umulqeyr ayaan rabnaa cidna hanogubedelina filinkana noodheereeya blz

  • @deeqomuumin5202
    @deeqomuumin5202 Місяць тому

    Walahi Ani ahanteda filimka wa ila saxan yahy horay no guwada Cabdi shuki waku salamy ❤

  • @anab9951
    @anab9951 Місяць тому

    Cabdi shugri caadi iska dhig dadka commentinga qorayo haw soo jawaabin filimkaaga keep going

  • @cayaarshealiomar877
    @cayaarshealiomar877 Місяць тому +1

    Laakiin qisadii dhalmo doon waa in ladhamaystiro

  • @AyaanBashir-yc4rb
    @AyaanBashir-yc4rb Місяць тому

    Umalkhayr’ soo celi plz

  • @IfraxBareBaali
    @IfraxBareBaali Місяць тому

    ASC Waan idin salaamay dhamaan team Qasaal TV qaybta cusubna magaceeda noosoo sheega

  • @IqroCawil-bu4xx
    @IqroCawil-bu4xx Місяць тому

    Asc team Qasaal fmly horta shaqo fiicanbaad heysaan inta xun inta wanagsan baa kabadan qisadana noo sii wada hormar wacan baan inii rajeyn hadaan waxayr kudaran jilitaanka aadbaan ugu fiicanhy malaga yaaba ina teamka kusoo biiro🎉

  • @amaalhasan2735
    @amaalhasan2735 Місяць тому

    Umulkhyr burco maka soo laabatay

  • @owliyo1218
    @owliyo1218 Місяць тому +1

    Muxuu isla waalin war waxana riwaayad ma ahan waad ku ciyaarteen follow kala noqda

  • @raxmamuusehussein
    @raxmamuusehussein Місяць тому

    Haa

  • @user-mb7gq6vm5t
    @user-mb7gq6vm5t Місяць тому +1

    Filinka dhalmadon waxan kunacay maqnaashihiisaa badan nagasoo gabagabeeya blz idinma camal li ine

  • @ubaxcabdullaahixuseen-wn8ps
    @ubaxcabdullaahixuseen-wn8ps Місяць тому

    Aamiin aamiin yaarabi wllky ❤

  • @samirahassan2023
    @samirahassan2023 Місяць тому

    Filimka sifican ayuu u socdaa lkin joogto u soo daaya Soo gaba gabeeya insha Allah walaal mahadsanid ❤

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 Місяць тому

    Aamiin yaa RABI 🤲🤲🤲🤲

  • @haboondeeqa-ln6xc
    @haboondeeqa-ln6xc Місяць тому

    Abdishukri bowe is daji filimku wa shidanyahaye

  • @CabdullahiAxmad-et1qg
    @CabdullahiAxmad-et1qg Місяць тому

    maya ee sxb umul qer wan jecelnahy mahano sas kudhaheynaye marka plz nosoceli plz umul qer walibo sida ugudhaqsiyaha badan

  • @user-ki7js7oq5h
    @user-ki7js7oq5h Місяць тому

    ❤❤❤❤❤

  • @mohacarab2740
    @mohacarab2740 20 днів тому

    Ma.a wllhi waxa ay ika dhimqinaysaa boogtaydaa sxb yal isoo duceeeya waxaan ahay Aabbe doon Rabow haika qafinin Aabbe nimadda waxaan dhalmo doon ahy mudo 6 sano ah ilaa hadertan waxaan ku daaganahay sidaan kuhelin karo inan ubad dhallo insha allah.😢😢😢😊😊😊

  • @SacdaCabdi-h2z
    @SacdaCabdi-h2z 29 днів тому

    Asc waraa c/shugriyow duqii xaynoosh ahaa xageedgaysay

  • @user-xv2oq7jn7x
    @user-xv2oq7jn7x Місяць тому

    Aamiin Aamiin yarabi

  • @hagahanolosha5487
    @hagahanolosha5487 Місяць тому

    Waa caajiib weyi ruwayadu
    Lkn hada waa ladaahneen

  • @ShamsoXasan-i4f
    @ShamsoXasan-i4f Місяць тому

    Aamiin aamiin❤❤❤

  • @user-xq4ym3mz6g
    @user-xq4ym3mz6g Місяць тому

    Waaaw cadishukrin

  • @hodanhawsi575
    @hodanhawsi575 Місяць тому

    C shugriyoow, horta miyaan wax la isku sheegi karin iyadoon la xanaaqin? Film kan dawaada yaashu way ka heleen, masha allah waana qiso aad u fiican, oo la rabo in ay sii socoto. Laakiin joogto ma jirto, marna waad fasaxdiin marna waad baxsatiin.
    Dareen ka daawayaashada ka fakar, way niyad jabi karaan. Adiguna dhiiri galin 100% ah ayaad dalbanaysaa. Kolayba mar haduu wax caan noqdo, way jirtaa feedback/war celin negative & posative ah. Waad ka fiican tahay in aad dhinaca negative aad ku waalatid, oo aad ka xanaaqdid. Mana fiicna in hoos loo eego dadka af somali si fiican u aqoon amba qori karin, oo la af lagaadeeyo. Dadka qarkood ayaan ba ku dhalan dal somali ah, oo ku dadaalaya intaa m.a. Ka fakar iyagana dareen kooda. Ileen macalin baad tahee la soco insha allah. Hore u socda dhamaantiin, laakiin ixtiraamka daawadayaasha ha la ilaaliyo.

  • @SugroBashiir
    @SugroBashiir Місяць тому +2

    War nagaIa tag nacda waxa naga hagajiya🥵

  • @AnwarMaxamad-ms3zn
    @AnwarMaxamad-ms3zn Місяць тому +1

    Waad najaftay dee wll abdi shugri Naga aayar dadka qaar baa xanaaqsan??

  • @user-tv4eb8hs4k
    @user-tv4eb8hs4k Місяць тому

    cabdi 😂haye wallkey qaali

  • @user-xs4eh4pt1y
    @user-xs4eh4pt1y Місяць тому

    🎉🎉

  • @FarxiyoDahir-ph7pl
    @FarxiyoDahir-ph7pl Місяць тому

    Hay amaa wax lesku sheki karaa warun filinka wa qasanyahay ee ha xanaqin wllow

  • @AyaanSuudi-l7f
    @AyaanSuudi-l7f Місяць тому

    Cabdi Shakur walahi waa qiso dhab ah

  • @sahroabshir2224
    @sahroabshir2224 Місяць тому +1

    Filimaka nowada cabdi shugri

  • @nadarindhabalac3726
    @nadarindhabalac3726 Місяць тому +1

    Waaa nacay wallee ani 😂😂😂😂😂

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 Місяць тому

    Maya filmku aad ayuu cajib cabdi Shukri is not easy♥️♥️♥️

  • @RaliyaSalah
    @RaliyaSalah Місяць тому

    Mashallah

  • @yahyeanas
    @yahyeanas Місяць тому

    Thnks cskr

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 Місяць тому

    Soomaali dhaliil bas ayay taqaanaa hore usocda walaahi gabadha iyo ninka cusub waxad moodaa inay kusiijireen

  • @CaishaIbrahim-pn1rs
    @CaishaIbrahim-pn1rs Місяць тому

    noowad wllo

  • @FardowzahHussein
    @FardowzahHussein Місяць тому

    Customer always priority 😮

  • @buzhrocaddey
    @buzhrocaddey Місяць тому

    M.a mahadsanid wllo nowada anagana kama cajiseno dawashadisa i
    A

  • @layloabdulaahi492
    @layloabdulaahi492 Місяць тому

    Waa sax lkn filmka xalqadihi u dambeeyey wey isku dhex yaaacsana waana fahmi weynay dadka kuso biraya waa inay si la fahmi karo usocotaa

  • @rashiidcabdiqeex7387
    @rashiidcabdiqeex7387 Місяць тому

    Maya maya umalkhayr halasugo lama badali Karo hadaad badashaan filimku macno mayeelanayo waayo waaba gabadha aan jiliinkeeda ugu jeclahay filimka ayaaba iyada kusocda

  • @user-kz1qn8pe7v
    @user-kz1qn8pe7v Місяць тому

    Waan sugaay

  • @user-xq4ym3mz6g
    @user-xq4ym3mz6g Місяць тому

    Aamin

  • @cabdirizaqhiraabe2046
    @cabdirizaqhiraabe2046 Місяць тому

    Qisada riwaayadu waa heer sarre laakiin maalin walba ka dhiga, ee ha daahina

  • @sunari8818
    @sunari8818 Місяць тому

    Filimka ama toos u wada ama iska daaya

  • @XamdiDiinadaauus
    @XamdiDiinadaauus Місяць тому

    Umul qeer adis ababa ku arke❤

  • @MohmedAbdille
    @MohmedAbdille Місяць тому +1

    Fadlan ruwaayada joogta noogadhiga waayo malaha qaar bil baad dhaxda kabixisa taasina niyajab Bay keeni.

  • @habarkuuley
    @habarkuuley Місяць тому

    Fadlan waxan jeclaa fimka Inaan Qayb kydarsado Hadad ubahan tahay

  • @SahracismaamXirsi
    @SahracismaamXirsi Місяць тому

    Anigu. Waan. KaheLa. Maanash. Alah. Kusoco. Wllakaya. qaali. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊❤😊❤😊❤😊❤❤❤❤❤❤😊❤😊❤

  • @SeyidMaxamed
    @SeyidMaxamed Місяць тому

    Xalqadi 94 Meedey

  • @HassanAbdulleMohamud-h8s
    @HassanAbdulleMohamud-h8s Місяць тому

    Waan kahelay waana firsadaa

  • @user-sp1kw6tg5s
    @user-sp1kw6tg5s Місяць тому

    Filinikan waa fiicanyahay kalajarida kadaaya

  • @YaredNigussie-d9w
    @YaredNigussie-d9w Місяць тому

    Asc had ayu u macanyahay sxb❤

  • @BuraleOmar
    @BuraleOmar Місяць тому

    Abdi shukri wanijacelahaye Adiga ku garanee Abahankale xagukayimd

  • @ZamildaAhmed
    @ZamildaAhmed Місяць тому

    Qasaal tv ka socda Ina adeer

  • @sahroabdi
    @sahroabdi Місяць тому

    Filimka inuu bilow iyo dhmd leeyhy baa wanaagsan lkiin hdda waa qasan yhy wax ka bdala.

  • @ZacdiyaZiman-hw4zc
    @ZacdiyaZiman-hw4zc 26 днів тому

    Team umul hadan hadan nahay umal khayr kena

  • @MahamadXamole
    @MahamadXamole Місяць тому

    Aad iyo aad ayay rubaayada iyo jilayashaba uwadaan qisada jilida iyo murtida si sax ah ayay isku saaran tahay ugana hadlaysaa qiso dhab ah anigana way iqusaysa hhalka kasi wada dad an aqon ulahayn jilitanka yuna idiin moral jabin wixi lagu soo dari iyo cida inta kaga egtahay ka qayb qadashada rubayada abwaanka {darecterka} ayaa garann

  • @Degmodeqa
    @Degmodeqa Місяць тому

    Haa hadanaan anaka daawanayn filimba maadsamayseen😂 midakle simbir hadaad kusoodarto waa inaad nososhegtaa😂😂😂😂.

  • @CabdiCabdixaji
    @CabdiCabdixaji Місяць тому

    War waxan aad jarjaraysid ma rabne naga tag

  • @user-xq4ym3mz6g
    @user-xq4ym3mz6g Місяць тому

    Kkkkkk

  • @FarahhouseinHaredfarah
    @FarahhouseinHaredfarah Місяць тому

    anig waan kaa heel

  • @abdirisaaqalaale5361
    @abdirisaaqalaale5361 Місяць тому

    Sax weeyi laakiin joojinta ayaa nagu badan we waqtiga illaaliya si uu dhadhan uyeesho 1 ilaa 93 ayay iigu joogtaa so fiican ayuu usocdaye wada bedela umulkheyr

  • @farduusHamble
    @farduusHamble Місяць тому

    Hal mid dad qosol badan sida shaataa bidaar kusoo dara ruwaayada cusub

  • @zeinababi3579
    @zeinababi3579 Місяць тому

    ASC walaale waa ficanahay dhamàantayo dadka jilayaasha ah