Qisada guusha ( 3 ) Rag salka hoose kasoo bilaabay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 бер 2019
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 458

  • @naxwa123
    @naxwa123 5 років тому +17

    Walaal waad mahadsan tahay waxaan jeclaan lahaa xaga barashada diinta dadkii guusha wayn ka gaaray ee ama saxaabadii nabiga (scw) ama taabicintii (r a ) ama kuwii ka sii dambeeyay ilaa culimadii casrigeenan wa dhaweyd dhimatay inaad soo diyaariso si iyagana logaga daydo xaga ka guul gaarista barashada diinta iyo culuumta kale mar labaad iyo mar sadexaadba wad mahadsan tahay

  • @durdurmediagroup6805
    @durdurmediagroup6805 5 років тому +103

    Commenti aqris ayaad u soo gashay, marka wax fiican oo aad ajer ka helayso ayaan kuu soo dhigaye bal hal mar afka kaga salli rasuulka adigoo sidaan dhahaaya, 👇
    اللهم صلّ وسلم وبارك على سيدنا محمد 💖

  • @suleman6303
    @suleman6303 5 років тому +353

    hadaaa qoraalkan akhrinayso waxaa kuu rajanayaaa inaaa Qani iyo maalqabeen ba noqoto malin uuN
    .
    Follow your Dreams

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 5 років тому +3

      Walal waa mahadsan thy Marka hore waa kugu hambaleynaa fikratada wanagsan adhiga iyo anaga iyo dhamaan inta muslinbo waxaan Allah nogu rajeynaa in qaluubdeen iyo guriyaheenabo u furo camal wanagsan oo cibaado leh walal.

    • @addoonalle5141
      @addoonalle5141 5 років тому +1

      ZER ABDILLAHI insha Allah

    • @naajicabdarshiidjaamacwana6823
      @naajicabdarshiidjaamacwana6823 5 років тому +1

      I. Aboowe

    • @mahadmohamedelmi7738
      @mahadmohamedelmi7738 5 років тому +5

      Weliba xolo xalal o barakysan adiga aniga qofwalba oo video-ga dawanaya iyo weliba dhaman musliminta

    • @zerashlibashiir446
      @zerashlibashiir446 5 років тому +1

      Thanks sxp qli

  • @durdurmediagroup6805
    @durdurmediagroup6805 5 років тому +108

    Filimkq wa 120 daqiiqo
    Kubada cagta wa 90 daqiiqo
    Gameku wa 10 daqiiqo
    Saliga nabiga scw wa 1sakin so qortaa scw

  • @maxamedcarab9204
    @maxamedcarab9204 5 років тому +14

    (FORD iyo TOYODA isku mid ayey ahayeen xaga fikirka) qofkii maskaxda maala ayaa guul xaqiijiya
    Shukran wllky Omar inshar(OGAANSHO)

  • @bellaali8724
    @bellaali8724 5 років тому +4

    Allow Amuuraha Sahal
    Anigane GUUSHA waan gaari doonaaa Allow ila garab gal
    Aaamin yaa rabbi

  • @umuanas634
    @umuanas634 5 років тому +5

    Bro jazakallah dad bdn oo riyooyin leh ayaa ubaahn dhiirigalin aad baad usoojiidatay dadka oo dhan marlabaad shukran👏👏👏👏👏

  • @somaliathlet1906
    @somaliathlet1906 5 років тому +4

    cumar inshaar sxb wallahi dhiiri gelin ayey inoo tahy barnaamijkaan waana kaaga mahad celinyaa wakhtigaaga muhiim ka ah oo aad inoo hurtay

  • @sakiafpmedia3401
    @sakiafpmedia3401 5 років тому +2

    Asc islamka oo dhan waxan urajaynaa inay guul ka gadhay shaqooyinkina saladaa iyo xidhiidh aleh adkee guusha waad gaadhi good luck

  • @husseinkaskeeyofficial4316
    @husseinkaskeeyofficial4316 5 років тому +10

    Msha allah walal qali ah waan kaga mahad nqeynaa sida quruxda badan ee Aad nogu so bandhigty prnamijkaan quruxda badan kep going🖒🖒🖒❤🎹

  • @abdirashid3541
    @abdirashid3541 5 років тому +10

    Asc Sxb Omar barnaamijyada Guusha ad wadid ada kaga mahad Celina lkn aniga mida kugu darsana Wx ka hadleysa Nin Gaal ah Guul wu garay iyo waxasi mrka wax jclhya ina u badasho waxasi Asxaapada iyo Nebiyada tarikhyada ay so mareyn ina ku dhirigaliso in ay sameyna Sida ay Alle ugu Cabsi jireyn iyo Sida ay u Heleyn Dhadhanka Cibaadada iyo Nolashi Nebi Muhammad ( N.N.K.H.) sbbto ah qof lagu deydo asiga ugu kher badan Nebi Muhammad scw scw

  • @shuceybyare128
    @shuceybyare128 5 років тому +4

    chanal an ad ugu jeclahey
    waxan ka codsaana ogaansho inad muwdiiic ka sameeso waqtiga iyo time table wadna mahadsan tahey waxana filaa inad ka so dirineeso insh allah

  • @hamzethomas1686
    @hamzethomas1686 5 років тому +5

    Haba odhan omarow dadkaa jecel qisooyinka noocan oo kale ah wllhi waaa wax lagu dhiirado
    Runtii aad ayaan xooga u saaraa inan si fiican ula socdo qisooyinkan anigoo eegaya inay wax fiican ka dhaxlo
    😍🙏🙏

  • @mohamedmohamud2193
    @mohamedmohamud2193 5 років тому +10

    Ogaansho aad ayaada ugu mahadsantihiin dhari kalintiina quruxda badan. Horaye u socda

  • @gabadhamadaxweynahaah8103
    @gabadhamadaxweynahaah8103 5 років тому +4

    Omar inshar jamacadaha ugu wanagsan sanadlaha goorme soo gudbineysaa waan ku sugeynaaye
    Inta ubahan farta taag

  • @muzapmohamett7977
    @muzapmohamett7977 5 років тому +27

    Guul walba waxay imadaa markii aad naftaada ku kalsoonaatid
    Guul walba alle ayaa qadaro

  • @axmedyaazin5153
    @axmedyaazin5153 2 роки тому +1

    Aqoonyahada way dadaleen
    Waxa ayna sameeyen
    Midho dhal
    Markan soco ama marayo goobaha ganacsiga waxan Arka
    Tukaano meherada jira dhawr sano
    Hadana aan lahayn is badal muuqda
    Caawa ayan ogaday sirta ka dhiman
    Waa in aanay isku dayayn wax cusub
    jasa kala Allah omar inshaar

  • @xikmado2801
    @xikmado2801 5 років тому +7

    Mahadsanid Ustaad qaali
    Jazakallaahu qeyr cilmiga aad noo faaideysid iyo baraarujintaadaba

  • @abdirahmanfaisal1592
    @abdirahmanfaisal1592 5 років тому +28

    Cumar Enshar😎✅ Shukren🙋🏻‍♂️

  • @mahadmohamud5436
    @mahadmohamud5436 2 роки тому +14

    ۚ وَمَا كَانَ عَطَآءُ رَبِّكَ مَحْظُورًاعربى - نصوص الآيات : كلا نمد هؤلاء وهؤلاء من عطاء ربك ۚ وما كان عطاء ربك محظوراعربى - التفسير الميسر : كل فريق من العاملين للدنيا الفانية، والعاملين للآخرة الباقية نزيده مِن رزقنا، فنرزق المؤمنين والكافرين في الدنيا؛ فإن الرزق مِن عطاء ربك تفضلا منه، وما كان عطاء ربك ممنوعا من أحد مؤمنًا كان أم كافرًا

  • @kingfmotivation3048
    @kingfmotivation3048 5 років тому +8

    masha allah I love you my brother omar inshar I hope Everyday successful all people muslim everytime I watch motivation yourself and watch this man and woman succed I believe you omar it these allah inquire all chanah❤✔❤✔❤✔

  • @nimcoalidolal6096
    @nimcoalidolal6096 5 років тому +2

    Alleh ha ii rumeyo riyadayda blz amiin ii dhaha wllo dayda musliminta ah

  • @faysalxusen3799
    @faysalxusen3799 3 роки тому +3

    manclhhh_keep going wlky😇😍💯✌

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction6046 5 років тому +3

    mahadsanid macalin cumar inshaar waxay sameeyeen hormar lataaban karo

  • @maryanaadan4675
    @maryanaadan4675 5 років тому +14

    ASC jumco kariim asxabey barnaamijka nuucan ah inta jacel Like😘

  • @KhalidKhalid-rv9ro
    @KhalidKhalid-rv9ro 5 років тому +3

    Omer wllahi aad ayan kuu jeclahay.waxaan rabaa qofkii ugu horeeye oo soomaali ah oo ku guulaysta nobel prize insha allah waan ku casuumi doona insha allah😘😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 from Hargeysa.

  • @everything7108
    @everything7108 5 років тому +2

    Maşallah waa qiso guul oo ku tusaysa in qofwalba uu waxqabsankaro

  • @sarmoDesign
    @sarmoDesign 5 років тому +4

    M.a sxb aad iyo aad ayaan ugu faaiday qisada guusha alle caafimaad hanasiiyo
    Jimco wanaagsan asxaabta

  • @NASIRJIIM2807
    @NASIRJIIM2807 5 років тому +5

    Masha Allah Wllo Cumar mukhtaar bashiir ,magacaygu Waa nasirgym from hargeisa City Aad ayaan oga helaa dhamaanba mashruucyadaada, Masha Allah horay usoco janalka Kaliya Een daawado kaada weeye wllo

  • @abdikaniabdullahigure3379
    @abdikaniabdullahigure3379 5 років тому +2

    Masha allaah mawduuc yadaan oo kale si aad ayaa ugu heela sababto ah xigmado ayaa ka qaadana wayna idhiiragalinayaan Channel kaan mid lamid waligey somali kuma arag wax badan ayaa kaa barte sidaa waqtikaada ugu bixineesid in aa hormariso dadkaada iyo wllhaga muslimiinta wax ufaa ide usoo gudbineesid waa ku farxe aad ayaa umahadsan thy ustaad

  • @mohammedaamin9857
    @mohammedaamin9857 5 років тому +3

    Cabdi samad qureeshi waah qiso wanagsen ma aqoonin caderkan lkn mansha Allah xoruntoda ugu wayn eeh Europe jogaah i will buy soon insha Allah

  • @fardowsamohamedamiin9229
    @fardowsamohamedamiin9229 5 років тому +4

    Masha Allah
    Channelka aan ugu jclhy you tube ka
    Maskax iyo aqoonba aanka faaiiido
    Jazakallaah wll cumar

  • @iqraabdirahman6083
    @iqraabdirahman6083 5 років тому +7

    Maaasha Allaah wllkeen.
    Illaah hakaa abaal mariyo sida aad wax walba noola wadaageyso.
    Zaadakallaahu cilmak

  • @warsameapdulallahi1527
    @warsameapdulallahi1527 5 років тому +1

    Mahadsanid walalka omar inshar dheeri galiye wayn ayaad nootahay noolow qoraxda way su iftiimaysa🌅 ☀

  • @suweydomohamedali7804
    @suweydomohamedali7804 5 років тому +3

    Jazakallah kheyr wll chenalka ogansho waa dhirigaliya nafteyda

  • @abdiwelimohamedali4598
    @abdiwelimohamedali4598 5 років тому +1

    Msha allah omar inshar zxp aad iyo aad ayaa u mhadsan thay waa wan ku tashadaa bramijyada guulaha halkaa kasii wad zxp waa thnk mr labad wana ku slamay

  • @kaamilfiqi6201
    @kaamilfiqi6201 5 років тому +5

    Horo-marka ummadda waxaa ka mid eh in qof walba uu ku fikiro inuu wax cusub soo kordhiyo.
    Insha allaah waan jeclahay inaan wax cusub ku soo kordhiyo dalkeega iyo caalamka insha allaah.

  • @damalproduction7864
    @damalproduction7864 5 років тому +4

    M. Allah waan sugayay barnaamijkan oo kale waad mahadsantahY
    Omar inshar

  • @haliimashiekhhussein6682
    @haliimashiekhhussein6682 5 років тому +6

    M.a mhdsnid wll 👌👏👍 Allah haku xafido wllo😘😘💯%✔

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 Рік тому +1

    Maasha Allaah jzklh kheyran ustaad cumar walaal walaalahaa ummada soomaaliyeed waa usoo bandhigtey wax badan oo horumar lagu gaaro laakiin ummada soomaaliyeed umasoo jeedaan iney horumar iyo barwaaqo gaaraan maanta ummada soomaaliyeed rag iyo dumar wiil iyo gabar waxaa mashquul lagu yahey siyaasad qabyaalad iyo social media waxaas ayeyna horumar uyaqaanaan

  • @craxmaanaxmed3249
    @craxmaanaxmed3249 5 років тому +3

    Wll inoo soo badi barnaamijyadaan mahadsanid ..👍👍👏

  • @mahamedbashir404
    @mahamedbashir404 5 років тому +1

    Mahadsanid wll cumar inshar dadkena somalida silsilad ayakuxidhan odhanaysa waxba lama karikaro wad gajabisay ayanfilayaa jazakalah khayr

  • @hanaahmed1115
    @hanaahmed1115 5 років тому +3

    Thnaks ustaad omar aad ayaan kuu taageraa
    waxan jeclaanlaha inaad xooga noogasoo hadasho hadii ay jiraaan haween maaalqabena oo ganacsiga meel hoose kasoo bilaabay hadana malqabeno ah

  • @abdulkadirhaji6088
    @abdulkadirhaji6088 4 роки тому +1

    Asc.w.w. walaal aqoon kuuma lihi aan ka ahayn inta asxaabta ay kaa yaqaanaan waxaadse sabab u noqotay arin aad ugu weynaatay qalbigeyga aduunyadeyda iyo aaqiradeydana wax weyn ka bedeshay waxaan allah ka baryayaa inuu na kulansiiyo maalin uun .

  • @nuurteacher3058
    @nuurteacher3058 5 років тому +2

    Masha Allah macalin oinshar allaha ku xafido ustaad

  • @mohamedahmedhalane4761
    @mohamedahmedhalane4761 5 років тому +1

    Cabdisamad al qureyshi beytul cuud wal cambariyah walaahi waqti dheer aan maqli jiray xayaysiis MBC arabic sanadkii 2000

  • @dr.abdirahmanmoalimhassan5324
    @dr.abdirahmanmoalimhassan5324 5 років тому +2

    Thanks walal in badan bugag badan oo waqti badan noga bahnaa ayaad noo soo koobta
    Motivation fcn ayad no sameysa

  • @burakobte146
    @burakobte146 5 років тому +6

    Nin fcn tahay sxb omar ilahay cimri dheer haku siyo😍😍😍

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 5 років тому +1

    Shukran omer....soo badi barnaamijyada sideeno kale

  • @MrHanad
    @MrHanad 4 роки тому +4

    Omar somali ayaa ahey yurub ku noolahey waligey shirkado waa weyn kama shaqeen xitaa shahaado school sare ma wato da'deeda 21 sano jir lkn 1,000,000M€ heystaa....🙏 Alhamdulilaah🤲

  • @NAL_IFTIINSHE
    @NAL_IFTIINSHE 5 років тому +9

    Masha Allah aqoon gudbiye. La xaqiijiyey Omar inshar

  • @naasirsiciid654
    @naasirsiciid654 5 років тому +2

    mnsha allah wan ku farxzanahay inaan ka mid noqdo taageerayasha wakhti fog kuzoo biiray kanaalka ogansho

  • @Adna_Ali44
    @Adna_Ali44 5 років тому +2

    Maashaa Allaah wll Omar Allaha ku sharfo

  • @ahmedhmohammed4515
    @ahmedhmohammed4515 5 років тому +4

    🤲 Allaha ku barakeyo wll

  • @mustafesaahid7615
    @mustafesaahid7615 5 років тому +1

    mahadsanid wll cumar inshar illahay haku sharfo

  • @kingzerka1668
    @kingzerka1668 5 років тому +1

    Barnaamijyadaada aad ayaan ujeclahay shqsi ahaan wlhi waad i dhiiri galisaa

  • @abdurazaksiciid1440
    @abdurazaksiciid1440 5 років тому +3

    Waa ku mahadsnthy zhp sida wcn ee aad wakhtigaaga noogu hurtay ilaahay ha kuu rumeeyo Riyadaada

  • @alixashi1952
    @alixashi1952 5 років тому +10

    Mahadsanid channelka ogaansho
    anaga hadan nahay somali waxan jecelnahay wax kasta in aan ka bilowno meshe ugu sareyso waana fikrad xun.
    hadii aad rabto in aad melsaro gaarto you have to start materials that are relatively small

    • @alixashi1952
      @alixashi1952 5 років тому

      @@xalaneshow6498 waan ku saray walal

    • @dr-sihaam1041
      @dr-sihaam1041 5 років тому +2

      Dr Ali Xashi
      Exactly

    • @alixashi1952
      @alixashi1952 5 років тому

      @@dr-sihaam1041 mahadsanid aby

  • @hassanabdirahman5380
    @hassanabdirahman5380 5 років тому +9

    جمعة مباركة أخي عمر محمد إنشار حفظك الله ويرضى عليك

  • @siciidyaasiin8500
    @siciidyaasiin8500 5 років тому +3

    Zhp wad mahdsantahy wllkey
    Omar inshar
    Lkn wll waxn ka codsan lahaa
    Inaad qisooyinkii saynisyahanada ku soo darto
    Inchallh

  • @ahmedabdirsak5846
    @ahmedabdirsak5846 5 років тому +9

    Saaxiib Waxaa tahay channalka ugu horeeya channalada soomaalida
    Xaga wax taxtarka bulshada
    Iyo dhiirigalinta
    Waana kugu faanaa
    Sidoo markaad wax cusub soo dhigto wax cusub yaan kaa fishaa waanaa kaa helaa
    Adoo mahadsan Walaal
    Manoo soo gudbin karta
    Qissada shaacirkii Antarata ibnu shadaad Al cabsi

  • @mohametharawaati4230
    @mohametharawaati4230 5 років тому +2

    Omar inshaar wlky qli alle haku dhowro qof aan aad u ciseeyo😍😍😍

  • @sacadaxmedhure3924
    @sacadaxmedhure3924 4 роки тому +1

    Waad mahad santahay wllo noosoowad barnaamijyada horumarka nolosha

  • @jawharomaxamuudmaxamed1946
    @jawharomaxamuudmaxamed1946 5 років тому +3

    ❤❤❤❤❤ omar guul.kuu rajeynayaa wll❤❤❤

  • @ismaaciilmaxamed8534
    @ismaaciilmaxamed8534 5 років тому +2

    M.a ilaahayow guul na sii weynu dadaalynaa

  • @abdikhaliqofficial6198
    @abdikhaliqofficial6198 5 років тому +7

    thank you brother omar keep going

  • @zargoz5293
    @zargoz5293 5 років тому

    Guushuwaa dadaal
    Somalidu way iska maqan tahay se marka hormar uu gari karta dad la iska hor keenay oo shiisheeyee isku dirayo
    Hormar ka dheer
    Allaw somalida nabad ku so celi

  • @sagalsaidali148
    @sagalsaidali148 4 роки тому +1

    Asc aqii jizaakalaahu qeyran aqii waxan ahay gabar jogta konfur africa waxna marwalbo dhagestaa taxanahaga qosoyinka guusha ama waxa lamidka ahba wall waxan ku jeclahay ilahey dartisa hore u soco ilahey ha kuu barakeeyo aqligaaga iyo dadalaha ad umada uwadid aamin yaa Allah

    • @muscabIlmi985
      @muscabIlmi985 Рік тому

      Asc sagal ma ila soo xiriiri kartaa waxaan ahay iyo waxaa aan rabo baan kaaga warami lahaayee

  • @dheymnluula4545
    @dheymnluula4545 5 років тому +7

    Gusha ku ma xirno barashada cilmi goni ah iyo dhaqalo badn

  • @sunshine-wr5hq
    @sunshine-wr5hq 5 років тому +3

    m. a wallaal allaha ku xafidoh waayo waxaa tahay qof qiimo leh

  • @abumazlaxnk9211
    @abumazlaxnk9211 3 роки тому +2

    Waxma garatadaaa chenelada kale kuyaaaca
    Kanbaanu leenhy waananlahaan doonaaa
    Omer best man 🆗✔️🙏

  • @mohamedabdulrahmanismael9091
    @mohamedabdulrahmanismael9091 5 років тому +2

    masha allah walale saad noola wadagtey

  • @abdirashiid5530
    @abdirashiid5530 5 років тому +1

    Masha alah Omar inshar waxaaa tahay qof aan UA-cam ka u sameesan in uu caaañ noqdo ama uu lacag ka sameeeyo kaliya wax yaabaha aaaad soo galiso waaa wax aaad dooneyso in dadku ka faa'iideestaan taaasna waxaaa cadeyn u ah ruuxda hadalkaaga iyo fasaaxada hadalkaaaga waxaaan rajaynayaaa in channel kaaga uu noqodo Chanel ay somalida oo dhan Ku faaanto sidoo kale in aaad abaaalmarino sar sareeeyo ku guuleesato

  • @jamacmuuse4173
    @jamacmuuse4173 5 років тому +3

    Ogaansho media Allh h brkeyo sababt oo ah waa dhirigaliyay fican Allh h kaa abaal mariyo

  • @abdirizaktv3070
    @abdirizaktv3070 5 років тому +2

    Wlo Omar Mohamed inshar waxad nosoo gudbisa dadki islamka aha ee hormarka gadhay 👍👍

  • @apwanzame1159
    @apwanzame1159 4 роки тому +1

    Soomaliduna like ayey Ku meerasaynsaa dadka caapmkuna hormar ayey gAADHEN

  • @ahmedabdirahmanali6327
    @ahmedabdirahmanali6327 5 років тому +1

    mzha alh jazaka lahh omar inshar hore uzoco wll aad ban ujclhy video yadaada
    iyo dhiirigalintaadaba

  • @maxamud469
    @maxamud469 5 років тому +2

    Macluumadka uusoo gudbiyo chenelkaan waan kabuuxsanahay lkn waxaan usoobooqday inaan codka halaasiga leh👃🎧 inaan dhageysto
    Alle hakudeysto

  • @huseenabdirashiid8386
    @huseenabdirashiid8386 5 років тому +1

    aad baan u jecelahay barnaamijyadan. waanan bogaadinayaa .

  • @dhagayare
    @dhagayare 5 років тому

    Xaqiiqdi Hadii ay dowlad somaliyed jiri lahayd walhi waxa lagudonsinlha Omer inshar Bilad dahabiya

  • @leekalif5626
    @leekalif5626 5 років тому +2

    Masha allah sxb waa dhiiri galin weyn mahadsanid

  • @raageabdihakin3808
    @raageabdihakin3808 5 років тому +1

    Guud cumar inshaar

  • @mohamedzuwo4237
    @mohamedzuwo4237 5 років тому +1

    Msha allh my teacher 👨‍🏫 Omar inshar

  • @zaciimkazaka9417
    @zaciimkazaka9417 5 років тому

    OGAANSHO waa machinka aan marwalbo kudhaqaaqo waku mhdaanthy dhiiri galintada sxp cumar

  • @saabiryaxye114
    @saabiryaxye114 5 років тому +1

    Somalida nolosha guul ka gaadhay ka soo hadal

  • @mohaabdalla2334
    @mohaabdalla2334 5 років тому

    Only chenalka kaliya e ugu jeclahy youtube ogaansho walal cumar ad io ad aya umahad santahy

  • @radwaanjammac7282
    @radwaanjammac7282 5 років тому

    Tnks inder omar marwalba inoo soo badi sheegoyonka mahadsan tahay

  • @macalincabdiraxman5060
    @macalincabdiraxman5060 4 роки тому +8

    Masha'Allah
    جزاك الله خير الجزاه.

  • @akaadirmohed8310
    @akaadirmohed8310 5 років тому +1

    Mid kamida channelada UA-cam somalida loogu jecel yahay haduuna ahaynba kan loogu jecel yahay

  • @Ikram252-u3u
    @Ikram252-u3u 5 років тому +1

    👍walal allah Ku xifdiyo

  • @mohaibrahim7210
    @mohaibrahim7210 5 років тому

    Intii Ku xiran barnaamijaadka cumar inshaaa farta taaga

  • @aflaamtacusub9745
    @aflaamtacusub9745 5 років тому +6

    Wll cumar waa adiga dadka aan wax baran eber nooga dhigay
    Waxbarashada ayaadba ina nacsiisay 😂😂
    Waa kaftan sxb
    Insha allah qaybta xigta kasoo hadal dadka wax bartay
    Allah ha kula garab galo waqtiga kaa baxayo iyo dhibaatada kaa soo gaaray soo edit garaynta videoyada

  • @farhanabdulrahman7482
    @farhanabdulrahman7482 5 років тому +1

    Aad iyo aad ayaad umahad santahy wll qali ah cumar fadlan waxaa kaa codsan lahaa barnaamijyadaan oo kale ee ka ee dhiiri galinta ah in aad inoo soo badiso mahad sanid wll guul iyo gobinimo ayaan kuu rajeynaa

  • @mohamedibrahim-mi1pt
    @mohamedibrahim-mi1pt 5 років тому +4

    Allow ku Nawad yeel Omar inshar

  • @asmaahussein7465
    @asmaahussein7465 5 років тому +1

    Masha alla caqliga allaha kuu barakeeyo wll

  • @ahmedhadi2335
    @ahmedhadi2335 5 років тому +4

    asc wll cumar Taarikhda les Brown dhirigilahaa weyn ayaan rabaa inaa noola wadaagto

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 5 років тому +1

    Omerinshaar illaahay haku barakeeyo walal, shaqo fiican aayad bulshadeenna u haysaa .

  • @drmohamed1968
    @drmohamed1968 5 років тому +1

    mahadsanid wllkay omar inshaar

  • @ahmedcalijibriil5520
    @ahmedcalijibriil5520 5 років тому +1

    Nin soomaali ah kusoo dar

  • @burkadiikoow8047
    @burkadiikoow8047 5 років тому +2

    Thanks again and again horomar wacan sxb