QAMAR SUUGAANI | BEST SONG | KU WIIRSO KUWAAN OGAA | FANSAN 2022 | OFFICIAL MUSIC VIDEO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024
  • KU TUUR NACABKEENNA WARAN
    KU BADI WEEDHAHA KUL KULUL
    KU QOSOL HA GO'EE WADNUHU
    KU WAD JEES JEESIDDOO
    KU WIIRSO KUWAAN OGAA
    ------------------------
    EREYADA: ABWAAN TALASAME
    LAXANKA & CODKA: QAMAR SUUGAANI
    MUSIC: MAFTUUX CADCEED
    PRODUCED BY : ABDIASKARITUBE
    -------------------------------
    FANSAN WAXAY KAMID TAHAY KOOXAHA
    SIDA MAAMUL OO KALE U SAMAYSAN OO
    AAY XEERAR & SHURUUC U DAGSANYIHIIN
    ----------------
    GUDOOMIYAMA KOOXDA: ABWAAN: TALASAME
    MUSICIAN-KA: MAFTUUX CADCEED
    AFHAYEENKA KOOXDA: NAJMA NASHAAD
    MADAXA HAWLGELINTA: QAMAR SUUGAANI
    ------------
    XIDDIGAHA KOOXDA :
    NAJMA NASHAAD
    DEEQASAN
    AYAAN DHAWRSAN
    QAMAR SUUGAANI
    CALI ZAKI
    CABDI YARE NAGIIB WADNE KAABE
    ABDIKARIIM YARE
    CAWAALE DAYR
    *MARTIDA
    MOWLIID JAGAX
    SADIIQ KARAAM
    CABDI CIISE CAJUUN
    -------------------------
    ABDIASKARITUBE HARGEISA
    PRODUCED BY: ABDI AKSARI
    EDITED: CJ AMIIN & MO WARDI
    CAMERA CREW:
    MO WARDI
    A.RAMZY
    R.CEERO
    WILSOM
    A.DHAYE
    -------------------------
    Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
    It would be wonderful to follow us on our social media platforms. / abdiaskaritube
    Twitter @ / abdiaskaritube​
    Instagram @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    ''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.

КОМЕНТАРІ • 465

  • @zilloverhapep1163
    @zilloverhapep1163 2 роки тому +77

    QOFKII UGU FIICNA UGUNA KHAYRKA BADANA UGUNA AQOONTA BADNA UGUNA NAXARISTA BADANA UGUNA AKHLAQDA WANAGSANA UGUNA UDGONKA BADANA INATA UU ALLE SAREEYE ABUURAY " NABI MAXAMED " NNKH aYNu KuSaLiNo MaR WaLiBa WaLaLaHaYoW " أللهم صل على سيدنا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم "❣🌸❣

  • @DayaxFilms
    @DayaxFilms 2 роки тому +60

    Suxuladii Ayaa Mudhxay Siday Kolba Sekedda Uu Ka Laabo Qamar Kaasi Uga Daba Laabayeen lkn waa lagu ambanaya

  • @khaalidcheesto7483
    @khaalidcheesto7483 2 роки тому +45

    Hees wax la dhagaysto ma ah alle hanaga daweyo 😢

  • @sharmarkey.5165
    @sharmarkey.5165 2 роки тому +59

    Somaliyeey Laxanka ninkan kaga dayda heesehenu ha qarxaane

  • @saadaqxadaari7513
    @saadaqxadaari7513 2 роки тому +40

    Waxa aad ku ogaanaysa inu Yahay haldoor luuqdiisu macaantahay oraahyo cajiib ahna ku tibaaxa Sida dhami dadka meesha jooga uwada mashxaradaan
    Qamarki Hirgalay❤🥀👏👏

  • @mohamedmaarey9638
    @mohamedmaarey9638 2 роки тому +26

    Rock star qamar suugaani
    Mucjisada fanka
    2 hees inoo hartay
    Mid asi deeqsan wada qadaayan
    Mid kaligiis qadaayo
    Cabdow naga soo dadeji

  • @quluupmideeye6370
    @quluupmideeye6370 2 роки тому +37

    QAMAR SUUGANI WAA FANAANKA KALIYA EE HALKUU SHALEY KA HEESEY AAN MAANTA KA HEESIN
    NINKAN HALAGU DAYDO BAHDA FANKAN LA HADLAYA

    • @jamajokar
      @jamajokar 2 роки тому +3

      Is bedel miya sxp ka wadaaa

  • @abdirizackhussein4466
    @abdirizackhussein4466 2 роки тому +70

    Qamar suugani haduusan fanan noqon laheyn heesba manan dhageysten❤️🎶
    Wadadii farxadaan maraay❤️🎶

  • @yonezcrown
    @yonezcrown 2 роки тому +57

    Super Star ⭐️ Qamar Sugaani 2022 Layaab Layaab Abdi Askari Tube 🔥🙌 From Hayga Fanka

  • @zyadiofficial5857
    @zyadiofficial5857 2 роки тому +57

    Haal Hees , Doowr Laxan ❣️ Mucjizada fankaa... Qamar Suugani

  • @nicimaibrahim5459
    @nicimaibrahim5459 2 роки тому +43

    Ku tuur nacabkeena waran
    Ku badi weedhaa kulkulul
    Ku qosol ha go ee wadnuhu
    Ku wad jees jeesido
    Ku wiirso kuwaan ogaa😍🏃‍♂️🤙

  • @nasiimsoraan9030
    @nasiimsoraan9030 2 роки тому +41

    Qamarka Faanka 👑

  • @sharmalegend9695
    @sharmalegend9695 2 роки тому +5

    fanku haduu hadli lahaaa
    maxamed wardi qamarka hirgaluu ku hadaaaq baran lahaaa

  • @Sahalofficial2825
    @Sahalofficial2825 2 роки тому +7

    Fanaan wixii sheegta ninkan haku daydo halkii shalay ka heesay maanta kama heesayo ninkan laxankiisu waa another level🔥🔥🔥

  • @Rakio618
    @Rakio618 2 роки тому +19

    Yaa ila sugayay qamarka hirgalay 🔥🎵

  • @isaxaqmuuse4812
    @isaxaqmuuse4812 2 роки тому +7

    Fankaba talasame iyo cadceed and qamar marky ishelaan faruhuu ka baxayaa
    Erayada 100%
    Laxanka100%
    Cadka 100%
    Music 100%

    • @aminahmed7376
      @aminahmed7376 2 роки тому

      Cabdiraxiim sidiq heelo haha reebin
      Best abwan in the 2021/ 2022

  • @iphone-kz2ws
    @iphone-kz2ws 2 роки тому +8

    Jinbaa wax u laxameeya wuxu laxan mcnaaa💉

    • @abbassalah3867
      @abbassalah3867 2 роки тому

      Waaa ka ybay Ani xita hes ksta lxn cusub waye

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 2 роки тому +27

    Rugcadagii Soo rogal celi wll keep going 🇮🇹❤️❤️💚

  • @cabdiqaniAddison
    @cabdiqaniAddison 2 роки тому +4

    qamarka rooxaanta fanka

  • @CabdirisaaqIbrahim
    @CabdirisaaqIbrahim 9 місяців тому +3

    Ninkaasay ina cali shaah iyo ciyaal garab dhigayaan qamarka talaabsaday❤

  • @nimcoahmed7658
    @nimcoahmed7658 2 роки тому +17

    Watan heestan sugayey """maftuux cadceed fara dahable

  • @kingmohasuubane308
    @kingmohasuubane308 2 роки тому +7

    The best song alfanaan qamar sugaani eesh calaaa cod
    Ereyada 100%
    Laxanka 100%
    Music 100%
    Codka macaan 100%
    Ciyaaarta 100%
    Style 100%
    Fanaaniinta 100%
    Goobta qurux waaye 100%

  • @bashirabdulkadir1263
    @bashirabdulkadir1263 2 роки тому +2

    Qamar laxanku Beer buuu uga baxaaa Legend-kaan Nacabku wa ku dabo lumayaaan.

  • @ahmeddone0186
    @ahmeddone0186 2 роки тому +10

    Nikaa wuxuu so wad iyo webiga yaa weyn weyan
    The legend maclin fanka❤❤

  • @calaawitube447
    @calaawitube447 2 роки тому +24

    Legend qamar suugani hees uu soo qaaday an qarxin ma jirto heestan waan wataah ani idinkana👍

  • @FuzzaBaby
    @FuzzaBaby 2 роки тому +2

    Maxamed Wardi Fanku Micna Ma Lahaynee Adigaa Xiisaha U Yeelay. Somaliyeey Qamar Suugaani ha cawryina ishinu way dhacdayee. Mashallah Dhaxa!

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 2 роки тому +11

    Shuf hada laciib waa qamar fanka iyo wacdaro kaleh kuuwirso keep going al ustad maftuux cadceed kooxda fansan

  • @akemonelmi7686
    @akemonelmi7686 2 роки тому +11

    Wooooooow boqorkan wada sugaynay qamarka duula

  • @HamzeBodhari
    @HamzeBodhari 2 роки тому +20

    Ku qosol Ha go'ee wadnuhu 😅
    Ku wad jeesjeesido 😛
    Ku wiirso kuwaan ogaa ☺
    Qamarka fanka shida 🥰😍

  • @farxaanxuseen8241
    @farxaanxuseen8241 2 роки тому +8

    Qamar hirgalay mucjizada fanka
    hal hees dhowr laxan cabsi cabsi waaye wllahi

  • @khalifahmad8492
    @khalifahmad8492 2 роки тому +7

    Nintagay rabi mooyee cidkale umabaahna go forward bro

  • @sayidtinhoqani8901
    @sayidtinhoqani8901 2 роки тому +19

    Qamarka fanka shida 🔥🔥🔥🔥🦁

  • @quluupmideeye6370
    @quluupmideeye6370 2 роки тому +8

    Super star qamar suugani
    Rock star qamar suugani
    Maftuux cadceed on the beat
    Apdi azkari
    Layaap layaab

  • @asmaabdulaahi9990
    @asmaabdulaahi9990 2 роки тому +12

    Warshadii farxada🥰Naziin Sooran👏🤗

  • @Mohamed-abdalla24.
    @Mohamed-abdalla24. 2 роки тому +42

    First view liketa asxaapeey💗
    Igu sharfa👍 thanks alot
    My Somali people💯love you so much💔dadkeyga💎

  • @ninobrown4999
    @ninobrown4999 2 роки тому +47

    Best song right about now big man ting qamar suugaani💪💪

  • @bulbulboy400
    @bulbulboy400 2 роки тому +14

    Nacabki inta laga yabay baa waran lagu dili rabaa😂😂

  • @hanadshaqallyrics4014
    @hanadshaqallyrics4014 2 роки тому +5

    Anigu qamar uun daawadaa waayo waa abtigay

  • @bashirabdulkadir1263
    @bashirabdulkadir1263 2 роки тому +5

    Rug cadaagii.. Roori waaYo soo rogaaL Celi.. qamarka Fanka shita💞

  • @ragadhexe.5743
    @ragadhexe.5743 2 роки тому +6

    Goat mucjiso well done. 🐐

  • @cabdiraxmaanmuller3796
    @cabdiraxmaanmuller3796 2 роки тому +49

    Inta heesta ka fahantay inuu aabbo nqoqon rappi dhawaan 👍🖐🤣

  • @abdishakurfuad6748
    @abdishakurfuad6748 2 роки тому +8

    Qamar iYo Hargeysa Hadhwanaag Diamond 💎 ka Duriyadda💯🤍

  • @Samriye14
    @Samriye14 2 роки тому +61

    Ishcalaa Qamar in the building!
    The best singer in this time ❤👏👏

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 2 роки тому +5

    Ku wiirso kuwaan ogaa eesh calaa hees Al fanaan qamar suugaani the legend

  • @codkashacabkagarisa0077
    @codkashacabkagarisa0077 2 роки тому +6

    Kuwirso kuwan ogeeee🔥best fanan🔥🤴

  • @caamirustaad1532
    @caamirustaad1532 2 роки тому +2

    hal hees io dhawr laxan wax la gaari karo ma tihid legend qamarkii hirgalay✅

  • @gahayrvlog1085
    @gahayrvlog1085 2 роки тому +19

    waxan hees lama odhan karo qamar another level 🤩😘👌

  • @qayzofficial
    @qayzofficial 2 роки тому +42

    The one and only Qamarka
    Another level Talasame dhaman isagaa samayeey heesaha ay qaadeen Abwan cabqari ah keep going legendary

  • @elprofesorofficial6820
    @elprofesorofficial6820 2 роки тому +10

    FANKU HADU HADLI LAHA QAMAR BU KU DHAWAAQI LAHAA BEST FANAAN WLLHY 🙏🙏🙏🙏🙏❤

  • @hamsehoopal8256
    @hamsehoopal8256 2 роки тому +7

    Qamarka fanka mowjada laxamad heesa 💥

  • @MOHADJ-sk7xz
    @MOHADJ-sk7xz 2 роки тому +6

    Qamarkaa. Iyo apdi askar oo is helay wad na shidan

  • @BUUQ__SIRAATE
    @BUUQ__SIRAATE 2 роки тому +43

    Legend qamar suggaani another lefel🔥🔥🔥🔥🔥🙏keepgo zxp qali

  • @abdirahman_officail9638
    @abdirahman_officail9638 2 роки тому +10

    Another level qamar lagu daday Abdiaskari Tube keep foward waxan sugnaaba waa iskenay boqorkii fanka qamar 💯✅🙏

  • @somalidentist4131
    @somalidentist4131 2 роки тому +11

    Fankii oo qof ah, Qamarka if you aren't artist at this time never listening to any song. What a super artist. JUST WOW👌

  • @adnanhaji2147
    @adnanhaji2147 2 роки тому +4

    Qamarku siidiisaba waa iftiin
    Hoyga fanka👏

  • @caamirustaad1532
    @caamirustaad1532 2 роки тому +5

    qamarow meel aad noo wado garan mayno wlhy legend keep going mucjisaa tahaye😂🙈

  • @mahametfigoh.
    @mahametfigoh. 2 роки тому +4

    Bes naga dheh mahamed wardi🔥🔥🙌🏻

  • @mustafemahamed277
    @mustafemahamed277 2 роки тому +30

    Nice qamarka duula another level keep going ft abdi askari layaab layaab💪💪👌

  • @habiibaawale2097
    @habiibaawale2097 2 роки тому +5

    My singer Qamar duula ✌️ ❤️❤️

  • @zuhaipabdirahman8055
    @zuhaipabdirahman8055 2 роки тому +7

    Mi Favourite Singer ❤️ QAMARKII HIRGALAY

  • @user-hl6ce6zd3l
    @user-hl6ce6zd3l 2 роки тому +3

    QaMaR HiRgaly❤️🔥

  • @lacagleofficial
    @lacagleofficial 2 роки тому +5

    Wow this will be a hit. Shaqo wacan Abdi askari.

  • @idylmohamed2367
    @idylmohamed2367 2 роки тому +5

    WAW hees iyo badh from🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @jamajokar
    @jamajokar 2 роки тому +4

    Hoobal heesihii wax kale ah
    Wadadii rayskeen maraan
    Warshadi farxadiyo libtaay 💯❤

  • @Mahad655
    @Mahad655 2 роки тому +4

    Legen sarw qamar abaha fanka
    Abdi askari tube Wa idin Salamay✌

  • @ahmedanalyser2114
    @ahmedanalyser2114 2 роки тому +3

    Qamar xal.looma hayo always top

  • @zihaamrashiid9055
    @zihaamrashiid9055 2 роки тому +8

    Kuwiirso ugbaad aragsan 😘qamar sugani inan an takerno

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid7723 2 роки тому +3

    WoooooooooooooooooooooooooooooW
    Qamar sugaani isbag wlhi 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥💧💧💧💧

  • @daahirurur6493
    @daahirurur6493 2 роки тому +6

    Another level 💯 👌
    Qamarkii hirgalay

  • @REALDBD1
    @REALDBD1 2 роки тому +6

    Qamar suugaani legend wan ku wataa

  • @cabdilaahiballacke6718
    @cabdilaahiballacke6718 2 роки тому +7

    Macha Allah waa hees cajiiba....
    Hajabo nacabka jacaylku

  • @GULEIDD
    @GULEIDD 2 роки тому +12

    Big man qamar sugani ❤

  • @ashamuse310
    @ashamuse310 2 роки тому +2

    Hestu wa another level

  • @abdulismail274
    @abdulismail274 2 роки тому +3

    Nasiin ayaa uur yeelatay mansha alaah

  • @kaldeeqa2363
    @kaldeeqa2363 2 роки тому +6

    Legend of the Legends Qamarka hirgalay❤ well done ban ku idhi

  • @mohamedmario4511
    @mohamedmario4511 9 місяців тому +9

    It’s 2023,let’s see how many legends are still listening this song 💞🎉❤️🔥

  • @qaliijiahmed2596
    @qaliijiahmed2596 2 роки тому +4

    Mucjisada fanka 👑👑❤

  • @abdirisaqdeeqsi5956
    @abdirisaqdeeqsi5956 2 роки тому +27

    My fav singer qamar sugaani 🥰❤

  • @nimcaanyare9800
    @nimcaanyare9800 2 роки тому +5

    Qamar cabdi cabdilaahi bulxan🙏

  • @happyomar6106
    @happyomar6106 2 роки тому +4

    Omg he come back agin my best

  • @suleymansori862
    @suleymansori862 2 роки тому +4

    my fvrt song qamar sugani🥰🥰🥰🥰💯💯❣❣

  • @sadiiqofficial8374
    @sadiiqofficial8374 2 роки тому +5

    Legend Abdi Askari✌️

  • @adanahmedadan9177
    @adanahmedadan9177 2 роки тому +3

    Qamarka hirgalay 100

  • @ahmedabdi3362
    @ahmedabdi3362 2 роки тому +3

    Fananka La Holin wYey 3 Tone Ka Heesa Qamarka Hirgalay waadna wadata weli iLaa Halkee Tolaw Ha ina Joojinba 💪😎✌

  • @ptiwahabhawbaad5091
    @ptiwahabhawbaad5091 2 роки тому +6

    Another LeveL QamarkaH HirgaLeyY 💔😇

  • @mukhtaar2391
    @mukhtaar2391 9 місяців тому

    Heesti Tolkay G36❤ Guulaysta Labada Daroodba🎉❤

  • @naimomohamed7332
    @naimomohamed7332 2 роки тому +4

    Heesta magaceeda well done 👍 ayee kuficneed❤️

  • @asmoqalbi3457
    @asmoqalbi3457 2 роки тому +2

    Qamarka duula

  • @feysalmohamedyusuf7
    @feysalmohamedyusuf7 2 роки тому +1

    Gaalada markano kale wexey dhahaan Another Level keep going legend Qamar Suugaani super 👏star 🌟🤩👌👏

  • @reallove2198
    @reallove2198 2 роки тому +2

    Qamar

  • @farxiyaabdala841
    @farxiyaabdala841 2 роки тому +5

    Wwww Qamar best 🎵 🎶

  • @reallove2198
    @reallove2198 2 роки тому +3

    Qamarka socoy

  • @guleedmaxamed9203
    @guleedmaxamed9203 Рік тому +1

    Hees iyo badh

  • @cabaashalac7652
    @cabaashalac7652 2 роки тому +7

    Layabye Layabye Hore usoc prn 🥰

  • @apdilaahimohamed3166
    @apdilaahimohamed3166 2 роки тому +3

    QaMarka Fanka ShiDa 🔥💯🎤🎤

  • @reallove2198
    @reallove2198 2 роки тому +2

    Qamar qamar

  • @folorenza8881
    @folorenza8881 2 роки тому +3

    Ku wiirso kuwaan oGaaaaaaaaaa ❤️🤴🏻🔥

  • @AliZakiMowliid2024
    @AliZakiMowliid2024 2 роки тому +1

    Ninkan laxanka haka daydaan fanaaniintu hday rabaan inay samada ku duulaan. ♥

    • @cabdulahidubad2018
      @cabdulahidubad2018 2 роки тому

      Maxay ka doonan samada ma se aragtay qof samada uduulay

  • @reallove2198
    @reallove2198 2 роки тому +20

    Another level qamar

  • @m.walimusic
    @m.walimusic 11 місяців тому +1

    Suugaani songs always the best 👌