QAMAR SUUGAANI ADAA DUMAR UGU SITOO NEW VIDEO 2018 HD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024
  • QAMAR SUUGAANI
    HEES : ADAA DUMAR UGU SITA
    EREYADA : ABWAAN CRIXIIN SIDIIQ HEELO
    SAGAL MUSTAFE IYO EGLAN SHOW CAWEYSKA CIIDA HARGEISA

КОМЕНТАРІ • 4,1 тис.

  • @abdihafiiid...............2008
    @abdihafiiid...............2008 7 місяців тому +133

    2024 Hada so radisay legendry na tahay🤗 like ha nala dhafin👍😮

  • @sir__cmc
    @sir__cmc 2 роки тому +486

    Waa Heestii Uu Qamar Suugaani kusoo shaacbaxay hadaad dib usoo raadisay Legend ayaa tahay 😍😀
    2022 kollay weeyee like ta saar😂🥰

  • @abdishakurfuad6748
    @abdishakurfuad6748 Рік тому +146

    Waa Heestii Fanku ugu kala kacay Qamarka Hadaad Daawanyso ama soo raadisay 2023 legend ayaad tahay Farax and Xaliimo like ta saara🤣😂

    • @user-op6cp2tq9f
      @user-op6cp2tq9f 7 місяців тому +4

      Lkn qamar wa wiilc cod mcn waliba anan jirin ruux ka cod mcn❤❤❤😂😂

    • @Daimond506
      @Daimond506 6 місяців тому +3

      2024 daawanyaa

    • @abdishakurfuad6748
      @abdishakurfuad6748 6 місяців тому +2

      @@Daimond506 Waad ka soo raagtay😂😂😂

    • @Daimond506
      @Daimond506 6 місяців тому

      @@abdishakurfuad6748 SAS miyaa

    • @SacidMohamud
      @SacidMohamud 5 місяців тому +2

      2024 Ayan danwayaa😂❤

  • @zakisamehofficial7372
    @zakisamehofficial7372 3 роки тому +521

    Waa maalinti 2 aad ee sanadka cusub 2021 🙄 wixi iGa dambeeyow iso mara hadad commentigan aragtaaN like da ka muuqda 🙄😃👍

  • @msshajji6868
    @msshajji6868 6 років тому +1114

    Sida ay heestan iigu socoto oo kale in quraanka ilaah iigu socodsiiyo iisoo duceeya waaban la qiirooday heesta

    • @susuibrahim5990
      @susuibrahim5990 5 років тому +4

      Aamiin aamiin

    • @ahmedassad4406
      @ahmedassad4406 5 років тому +19

      Insho allah quran kuna wukugu socon balse marka hore naftada xakamee abyo waxay naftu jeceshahayna forget dbeh adiga aya arki dona natijada hadad naftu waxay jeceshay iska dayso
      Insho Allh khayr kuso rajaynayaa wllo

    • @muhtavo0027
      @muhtavo0027 5 років тому +3

      alle ha kugu zhupo zhp

    • @ahmedeid701
      @ahmedeid701 5 років тому +2

      Hhh aamiin gobtaay duqii hargaysaa kuu duceeyey

    • @nasriali6733
      @nasriali6733 4 роки тому +3

      Allaha kugu zocod ziiyo abaayo

  • @abdikarinsaleban7507
    @abdikarinsaleban7507 3 роки тому +338

    HEESTAN QAMAR SUGANI KU BARTAY LKN HADAD 2021 DAWANYSO LEGEND TAHAY OO DIB USOO RAADISAY MARKUU QAMAR SHAC BAXAY😂

  • @muparakarachid634
    @muparakarachid634 3 роки тому +60

    2021 cida daawanaysaa haylq dhaafin liketa isku team nahee🔥🔥

  • @MOHA-ry4sd
    @MOHA-ry4sd 3 роки тому +574

    2024 majogtaan wali legend❤

  • @Tk-nr7nm
    @Tk-nr7nm 2 роки тому +128

    Heestan inta 2022 daawanaysa legends waa idin salamey 😍😍😍

  • @ciraxiinshaafici9976
    @ciraxiinshaafici9976 Рік тому +35

    QAMAR HADAAD KU SOO LAAPATAY 2023 LIKE III SAAR SAAN UGU SALAAPTO SANADO KADIP INSHALAHHH😭😭♥️🙌🏽

  • @abdiwelijaffaal
    @abdiwelijaffaal 3 роки тому +64

    2021 yaaa dib usoo xasuustay waqtigan qaliga ahaa 😯

  • @taageeraharaysalwasaarexam117
    @taageeraharaysalwasaarexam117 4 роки тому +822

    2020tanka cidii dawanaysa like ha iisaarto

  • @ashabotan1532
    @ashabotan1532 6 років тому +442

    2020 cidi dawata Like hayla dhafina🤣😋

  • @timaya77
    @timaya77 6 років тому +2224

    sidii sharaabkii bey iigu socoto allow sidaa soo kale quraankaga iigu maceey oo iga madoobey heesaha hadaa igu raacsan tahay like saar waraa

  • @muridiahmed8412
    @muridiahmed8412 4 роки тому +152

    2020 yaa soo radiyaya hestaan zida ani cml 😂

  • @rajadanoloshachannel7068
    @rajadanoloshachannel7068 2 роки тому +6

    Heeskan waxan ku bartay qofka uu yahay maxamed cabdi cabdillahi
    Qamar suugani
    Hadad ku baraty like ta

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 6 років тому +141

    Kuwiii Horeba Kanaaa Fadhiisiyay........Reer #Haragysa Meeye Awalba Fanka Idinkaaa Iska Lahaaa 👏👏👏👏 Kolba Fanaan Cajiiiba Ayaaa Kasoo Baxaya

    • @inacaaqilwiilkakufaanasoma682
      @inacaaqilwiilkakufaanasoma682 6 років тому

      Huda 1234
      kana la qabso xidigihii geeska laga baxye 😂😂

    • @hamsirr6551
      @hamsirr6551 6 років тому

      Huda 1234 laakin way yaryihin inta reer hargeisa ahi waa la noo heesa looolz

    • @bintiahxmedsaleban9682
      @bintiahxmedsaleban9682 6 років тому +3

      hamse ibrahim 😂 Intaasina Waa In Iyaga Ku Dayatay Uun Xaga Murtidana Waxba Islama Haysan Badankkoodu ...Abti Indhaha Layskama Rideee Reer Hargaysa Fan Udaaaa ...👏👏👏👏👏

    • @bintiahxmedsaleban9682
      @bintiahxmedsaleban9682 6 років тому +3

      mawal mohamed MM 😂😂 Wallo Bal Tariikhda Kor Uraac ..Shanta Somaliyed #Hargaysa Ayaa Hogaanka Uhaysa ..Booramana Waa Tacliinta ..fanaanku Xita Haduu Borama Kaso Jeedo Halkuu Ka Bilaabo Fankiisa Waa #Hargaysa Uun 👍🏻 Sidaa Dhulka Ukala Baro ...

    • @bintiahxmedsaleban9682
      @bintiahxmedsaleban9682 6 років тому +1

      mawal mohamed MM Mida Kale Mawaxaad Aragtay Meel Somali Dagto Oo Aan Lasoo Hadal Qaadin xitaaa Tuuulo Yarna Ka Dhigooo 😂😂😂😂 Inabtiyo Dee Hargaysa Nacayb Baaa Kuhaya Adiga ...Hhhhhhh.hargaysa Maaha Meel Afka Qofka Ku Baa,Ba,Ayda Waxay Tahayna Abwaaaninta Ayaaa Ka Markgaati Kacay Oo Sheegay Inay Meel Hibo Le Ay Tahay ...Xitaaa Reer Muqdisho Fanaaniinta Ay Ku Faanan Haday Tahay ..Xasan Aadan Samatar ....Makhaayad Hargaysa Kutaalla Ayuu Shaaaha Dhigdhigi Jiray Markuu Dooonayay Inuu Fanka Bilaabo ...Magoolna Sidooo Kale Hargaysa Ayay Ka Bilawday ...Dhamaan Heesaha Ay Qaadaana..Waxa 7%isa Le Xasan Ganay Iyo Maxamed Aadan Dacar Iyo Axmed Saleebaan Bidde ...Ragaasina Waa Rag Reer Hargaysa Ah Booramana Kama Soo Jeedaan Xamarna Kama Doo Jeedaan 👍🏻

  • @khaalidjamaal705
    @khaalidjamaal705 5 років тому +280

    Hargeisa hoygi murtida hooyadii abwaankaa wllhi wali ma arag fanaan reer hargeisa oo cod xun
    Xitaa hobolada waabari raga ugu coodka shidan iyagay haayeen waana dadka sooomalid ugu abwaaniinta iyo fanaaniinta ugubadan
    Reer hargeisa idin jeclay like igu qabta

  • @khadarmohamed9670
    @khadarmohamed9670 5 місяців тому +5

    Waa heesti qamar isku baray bulshada somalida hadad so radisey ama ad dhegaysanayso 28/2/2024 waxad tahay lengend xalimo and farax like isar😂😂😂

  • @abdikaniqaloon3440
    @abdikaniqaloon3440 4 роки тому +22

    Ninkaa aad aragtaan 2020 waxa lagu tilmaamaa fanaanka kowaad ee magalka Hargeisa

    • @mahmoudabdullah903
      @mahmoudabdullah903 3 роки тому +1

      waxay ila tahay somali oo dhan isagaa usita sanadkan

  • @hodaniitaqalbilula7960
    @hodaniitaqalbilula7960 6 років тому +80

    😭Intaan duray xididadii u duway xinjiraha qalbiga adaan kugu dabacoo waxan dagal kaga dhigay halkii ugu door wacnayd esh cala hees iyo cod ❤👏

  • @naasirmuniir6103
    @naasirmuniir6103 5 років тому +93

    waar aniga laima arko miyaa like saara hadii aad iaragtaan

  • @qadarqaraami3447
    @qadarqaraami3447 4 роки тому +228

    2020 1 6 yaa ila dhagees naayo ✌️❤️

  • @husseinabdirahmaan8017
    @husseinabdirahmaan8017 4 роки тому +122

    qofkii ugu horeeyey ee soo booqda 2020 Like dhac ku sii 😁

    • @user-to1ke2qx6k
      @user-to1ke2qx6k 4 роки тому +1

      😁😁😁😁😁😁😁😊😊😊😊😊❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣💗💗💗💗👏👏👏👏👏👏👏

  • @cabdiraxmaanyare4665
    @cabdiraxmaanyare4665 6 років тому +46

    Siddii fanaan lagu yaqaanay bu ku xaragooday heesta rabbi codka kuu barakee bro codkaagu waa noocii kamanka ee heestan mar uun kaman macaan ku duub 😍😍😍😍🙏🙏🙏

  • @moitobio5080
    @moitobio5080 6 років тому +54

    hargeyza hoyada fanka somaliyed
    one love wllhyn somaliland from muqdisho😍

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh 3 місяці тому +15

    ❤❤❤❤❤habibi ❤❤❤❤❤❤

  • @user-st3vm2nx9n
    @user-st3vm2nx9n 4 місяці тому +4

    2018 2024 ilaa hadda waan jeclahay sababta magaranayo dhagaysigeedana makama daalayo ❤❤❤🎉🎉

    • @SaynababdiNuur
      @SaynababdiNuur 4 місяці тому

      Niyadaad ku dhisattaa ilayn single baad tahaye 😂😂

  • @janaat3903
    @janaat3903 6 років тому +470

    Wllhi wiilkan cod baa ku dhan fanaan mustaqal leh bk labaad
    Wixii qalbi fayoon like isii huunayaa

    • @hibobuuuuro2351
      @hibobuuuuro2351 6 років тому +2

      Gob Iyo duriyad wiilka ha caayin bk codkaan malahane

    • @aim1695
      @aim1695 6 років тому +1

      bk isagaa kashida cod iyo muuqaalba

    • @janaat3903
      @janaat3903 6 років тому

      Hibo Dahir ma caayine codkiisa u bogay huuno

    • @janaat3903
      @janaat3903 6 років тому +1

      Abdirezak Ibrahin usheeg wll qof nool

    • @abdisamadjama619
      @abdisamadjama619 6 років тому +1

      Gob Iyo duriyad 🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️wn ku estagay magaca kugu qoran darti sln alto 🙋🏻‍♂️🙋🏻‍♂️🙋🏻‍♂️🙋🏻‍♂️🙋🏻‍♂️🙋🏻‍♂️🙋🏻‍♂️🙋🏻‍♂️🙋🏻‍♂️🙋🏻‍♂️🙋🏻‍♂️🙋🏻‍♂️🙋🏻‍♂️🙋🏻‍♂️🙋🏻‍♂️🙋🏻‍♂️🙋🏻‍♂️🙋🏻‍♂️🙋🏻‍♂️😍

  • @user-qg5lw7in4c
    @user-qg5lw7in4c 6 років тому +546

    I am from Amara region I love Somalia songs 💔

  • @calimohamed4377
    @calimohamed4377 3 роки тому +31

    2021 Hadaa daawanaysid liketa kudhufo 😂😂😂😂😂

  • @cabdaledeqsi5065
    @cabdaledeqsi5065 3 роки тому +35

    Kusoli nebigeena muxamad scw hana ilawin malinta qiyamaha fadlan ana SUBSCRIBERS ii SAR UA-cam kena cabdale deqsi mahad sanid

  • @asaldhaladfaraxsan2993
    @asaldhaladfaraxsan2993 6 років тому +482

    Sanadkan fananinta cusub aya hargaysa iska hesta xigaha geska tacsi ban u diraya amin yare alleha unaxaristo😭😭😭

    • @FaraskaCad
      @FaraskaCad 6 років тому +1

      asal dhalad faraxsan hhhhh habeenadda soo socda ka dhex baadh xidiguhu way soo sacdaan ilaa habeenka arbacadda waa diyaaar

    • @sayidbalayax2233
      @sayidbalayax2233 6 років тому

      Asal dhalad faraxsan hno fananiintaN ma cusba waxana layidha dayax band lasoco

    • @FaraskaCad
      @FaraskaCad 6 років тому +1

      sayid balayax waxaan hubaa in Qamar sugaani, Wadne kaabbe iyo Deeqsan'ba ka tirsanyiin kooxda Fansan....

    • @jablibaax
      @jablibaax 6 років тому +1

      asal dhalad faraxsan ciida carafo wax ka horeya is arki mysan xidigaha geeska

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 6 років тому +3

      Dhalin Ileeye Boy, waa runtaa, geeri naxdin leh baa ku dhacdey walaalkood Ahmedwali bey la qeybsanayaan murugada, waa xeer gobeed si fiican bey yeeleen.

  • @Who_are_you900
    @Who_are_you900 6 років тому +33

    Tiro maleh intan heestan dawady fanankn kmaba xiiso dhigaYo mncha allah alle codka ha ku barakeeyo
    Yaa ku so celceshady sidayda 😍😍😍😍

    • @mukharcabdi7282
      @mukharcabdi7282 6 років тому +1

      azli Mira ana kula mida

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 6 років тому +1

      Mukhar Cabdi
      Wax buu ina wada tusay e mncha allah still watching
      😍😍😍😍

    • @mukharcabdi7282
      @mukharcabdi7282 6 років тому +1

      azli Mira still watching ana 🤣🤣

    • @zaxarlazz6777
      @zaxarlazz6777 6 років тому +2

      azli Mira inta jeereen daawaday tiro maleh

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 6 років тому

      SUUBAN ZAXARLA
      Wllshey Thnkx *suuban*
      aynu dawaNo iLa intn awodno

  • @faysayusuf3427
    @faysayusuf3427 4 роки тому +162

    Codka💯
    laxaanka💯
    Sytleka💯
    music💯
    cimaamad kuu tuur👈

    • @ahmedhillaac8017
      @ahmedhillaac8017 4 роки тому

      Baryahan kuma arage😁

    • @nimc_8
      @nimc_8 3 роки тому

      @@ahmedhillaac8017 😂😂😂 xgd ku arki jirty 😁

  • @maryanaadan8632
    @maryanaadan8632 4 роки тому +75

    2019 yaa ila dhageysto ilke isar 😊🙌

  • @mohamedshagax2524
    @mohamedshagax2524 5 років тому +117

    Alfaan qamar nin cidaglaa viva garxjis like iizaara😂

    • @mohamedtigerhaajiahmed8707
      @mohamedtigerhaajiahmed8707 4 роки тому

      Hayaay dooliga 😂😂😂

    • @abdirihimrodol5629
      @abdirihimrodol5629 4 роки тому

      Waar been badana cidagale mahee

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 4 роки тому +4

      @@abdirihimrodol5629 yaaa ku yidhi ninkan waxa ader legend muse ismcil qalinle nin ciidagala ah weye

    • @xayaatlakiofficial9808
      @xayaatlakiofficial9808 4 роки тому

      Hayay dooliga 😂😂😂 nin habar awal waliba sacad muse rer Liban. 💖💯

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 4 роки тому +1

      @@xayaatlakiofficial9808 ma qamar baaa sacad muse ahaa qosolka ma udhintaaa

  • @mazatoshi7501
    @mazatoshi7501 6 років тому +482

    Anoo reer xamara wallee reer Waqooyi fan laguma gaaro, ii baashaala

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 роки тому +116

    HADAD DAWANAYSID HEESTAN 2020
    IS MUUJI OO LIKE ISAR ❤✋🙏
    29 FEBRUARY 2020

  • @abdirisakismail801
    @abdirisakismail801 2 роки тому +13

    the one only Qamr suugaani Hadaa wali heestan dawaneyso legend pa tahay wlhei (mon.jan.31.2022)✌️😁🖤

  • @cabdixakinrashid3626
    @cabdixakinrashid3626 5 років тому +26

    intaan duray xididadii u dugay xinjiraha qalbiga adaan kugu daabacoo waxaan dagal kaaga dhigay halkii ugu doorka wacnayd ax 13-4-2019
    cabdi raxmaan rashiid aw cali 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @gulleddhuule4758
    @gulleddhuule4758 6 років тому +20

    Ereyada codka style music waa 100% hore u soco mustaqbal ayaaf leedahay qof igu raacsan like ha saarto lytics hanala soo gaaro 😂😂

  • @shukrihaaji
    @shukrihaaji 4 роки тому +72

    Views: 6.6m
    Likes: 19k
    Comments: 3.3k
    Year: 2020
    Month: September
    Today 3 sep

    • @rowdaabdulkadir7604
      @rowdaabdulkadir7604 3 роки тому

      shukri haaji is month sis not mouth 😂

    • @shukrihaaji
      @shukrihaaji 3 роки тому

      @@rowdaabdulkadir7604Thanks error type ayuu ahaa

    • @tazliimdaahir9982
      @tazliimdaahir9982 3 роки тому

      ᵛⁱᵉʷˢ 6.8
      ˡⁱᵏᵉˢ:20ᵏ
      ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗˢ:3.3ᵏ
      ʸᵉᵃʳ 2020
      ᵐᵒⁿᵗʰ"ᵒᶜᵗᵒᵇᵉʳ
      10:36ᵖᵐ

    • @Abdirahiim
      @Abdirahiim 3 роки тому

      7.2M views

    • @cawildiiriye6826
      @cawildiiriye6826 3 роки тому

      views 7·4m
      like.24k
      coment.3·3k
      2021/1/1

  • @sakariyeabdi9046
    @sakariyeabdi9046 2 роки тому +8

    Yaa ila daawanaya 2021 dhaadkiisa iyo 2022 oo soo raadiyay markuu qamar suugaani caan noqday varta taag bal🤣😂💯🙈☝☝

  • @haniabdullahi7785
    @haniabdullahi7785 6 років тому +149

    Hargeisa❤💞 hoyga funka ❤ big love Somaliland from Mogadishu 💕💞

  • @CadnaanSomali
    @CadnaanSomali 6 років тому +33

    Heestan yaa manta ila daawanaya 🤘🤘 xiisaheda wuuba iga dhamaan la'yahay 😍😍😍

  • @qamarabwaan1160
    @qamarabwaan1160 3 роки тому +6

    Heestii Uu Qamar Qamarkan Ku Noqday Anna Aan Magaca Kaga Koopiyeeyey ...waar Likta Hayla Dhaafin...👏👏👏

  • @hamseart5789
    @hamseart5789 4 роки тому +41

    intii izaaq alle ha xafido fanka anagaa leh 2020

  • @alnaimi4035
    @alnaimi4035 5 років тому +302

    احلي تحيا لشعب الصومالي اخوكم من اليمن😅😅

  • @ismailbashka4284
    @ismailbashka4284 6 років тому +32

    "Adha Dumar ugu sitoo
    Taswirtadan dayaxaa
    Jecleste iin aan dulsuro
    Waxan kacab sadhe darta
    Iin aay xidiguhu damaan....""""
    Eeesh cala Amaaan ....
    👏🤗
    #besteidsong

  • @kamalabdi7436
    @kamalabdi7436 3 роки тому +33

    2021 ayaa soo dhow only 30days is left
    1DECEMBER 2020 TUESDAY ♥️

  • @walgoyarehasan6337
    @walgoyarehasan6337 3 роки тому +11

    7.1 million 2 years waxkale
    Laydinku dhufaye quranka dawada
    Xata ana ku jira yaa👇
    Jognio xage usota wecelow 🤪😜

  • @khadarmaxamud397
    @khadarmaxamud397 6 років тому +310

    Kani fanaan wuu dhaafay axsan fanaan yaa ila qaba fikirkaa 👍👍

  • @aminqalbisafi3363
    @aminqalbisafi3363 6 років тому +410

    Heestan iney *1M views* kor udhaafeyso aya hubaa, hadad igu raacsan tahay liketa igu qabo....👌✌️

  • @elhajiumar2589
    @elhajiumar2589 Рік тому +47

    It's almost 2023 and I'm still listening it..... Unreal 🔥💯

  • @nimcomoha1233
    @nimcomoha1233 4 роки тому +7

    waba la dhacay qamar suugaani fanaan jiro intii ila dawaneyso igu qawo 👍sulka alle ha idin barakeye❤❤❤❤

  • @mukhtardayib5430
    @mukhtardayib5430 6 років тому +39

    Wuxu Cod macaaNa
    Nacalaaa aapaha
    Izka AaaamuZa😅❤😘😍
    Hargayza MagaaladaYdi
    U xiizaY wlhi 😥❤

  • @mohamedzayga3709
    @mohamedzayga3709 6 років тому +297

    Hargeysa waa hoyga fanka rnt fanaan rer hargeysaa oo cod xun wali maaan arag muqdishawi jecel fanka rer hargeysa hadad rer hargeysa thy liketa haila dhafin

    • @zacadahmed8589
      @zacadahmed8589 6 років тому

      Waa say tahay wllahi

    • @apdiahmed5899
      @apdiahmed5899 6 років тому

      hhh ana goorma Tay dii

    • @mbulaale2759
      @mbulaale2759 6 років тому +1

      Fanka Somalia dhan baa qaldan
      Adne hargeysa leeba ka hadloosaa

    • @guleed7150
      @guleed7150 6 років тому +3

      Hoyga shaydamada wayee ma iska dhahdido hargaysa

    • @khadaressa8735
      @khadaressa8735 6 років тому

      Like+subscrube ku saarey wll❤❤❤❤

  • @muusevivo9461
    @muusevivo9461 4 роки тому +101

    "Ma anigaaba dhalo ba" mrki uu yiri yaa imady meeshan 2019

  • @duqrerubaale7119
    @duqrerubaale7119 2 роки тому +4

    Hestaan waxa igu danbaysay 2018
    Hada 2022/05/21. Ban dib udhagaysan ❤Maxmed wardi

  • @nimcaanonkod
    @nimcaanonkod 6 років тому +11

    Wwwww my lajan Qamar suugaani Horey usoco pro heestani waa heestii sanadka
    Waan idin salaamayaa dhamaan soomaali maxamed meelkastoo dunida kajoogtaaan

  • @maanjama
    @maanjama 5 років тому +270

    Yaa DhagaYzanaYa 2k19 Like IzaaR😘

    • @nasiibabdi4784
      @nasiibabdi4784 5 років тому +1

      #ASALDHALADOFFICIALTUBE
      ME too sister heeskan kama daalo dhagaysigiisa

    • @farismohamed2660
      @farismohamed2660 5 років тому

      Hhhhhhh ...asal dhalad adha dadka kujeclahay

    • @kipirlowgahxaafadaxmaan5009
      @kipirlowgahxaafadaxmaan5009 5 років тому

      @ASAL DHALAD Meel Aan kugu Arkin Maleh 😉 Love You WlaahiyaH❤ Add My Facebook Koolkoliye WiiL Mexico Kolka💯

    • @farduusahmed3919
      @farduusahmed3919 5 років тому

      @@kipirlowgahxaafadaxmaan5009 j
      Daii

    • @muriidibaaroos2326
      @muriidibaaroos2326 5 років тому

      deeqo

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 4 роки тому +9

    2020 like miyaan idinka dawarsadaa? Hh
    Qamar waa malabeeyaha cusboonaysiiyay fankii Soomaalida. Habeenkan ismuu lahayn sidaas oo dhan baad usoo baxaysaa.

  • @cabdillahicali9332
    @cabdillahicali9332 3 роки тому +4

    2021 haddad daawanyso like ta ha ila dhaafin fadlan

  • @moburco9119
    @moburco9119 6 років тому +177

    ⚘Adaa dumar Ugusitoo
    ⚘Taswiirtaadan Dayaxa
    ⚘Jeclaysty Inaan Dulsudhoo
    ⚘Waxan kacabsady Dartaa
    ⚘Inay xidiguhu damaan Xbb😘

  • @osmanr3523
    @osmanr3523 5 років тому +51

    What a great singer! What a beautiful voice! Allow Hargeysay kudhawr allow Dadkeyga Somaliyed nabad ugu deeq😍💕🙏

  • @abdirsaksaid2903
    @abdirsaksaid2903 Рік тому +15

    Yaa ila mida oo heestan soo raadiyay😊

  • @Abdirahmaan-101
    @Abdirahmaan-101 2 місяці тому +2

    Yaa daawanaya heestan markiisi 700! taloow 2024?

  • @haliishqaali2594
    @haliishqaali2594 6 років тому +66

    Kama daalo dhageesigeeda ilaa maalintay soo baxdey ❤❤❤
    Alla inanku cod macana MshAllh Alle kuma celiyo wllo❤❤❤

  • @Murtimaaal
    @Murtimaaal 5 років тому +116

    Qof kastoo 01/01/2019 kadib daawanaya heestan waan salaamayaa.

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 3 роки тому +8

    2021 hadaa daawanayso like ii saar lagend baa tahee🤣🤣

  • @NaasirAbdirahmanHassan
    @NaasirAbdirahmanHassan 10 місяців тому +3

    5year Ago iLaa Hadana Waa Hitt Qamarka Cadaa noo taagtay❤💀

  • @mubarakgambo9692
    @mubarakgambo9692 6 років тому +361

    War Fanka Hargeisa haloo daba fadhiisto xamarna niiko haloo dabo fadhiisto jigjigana dhaanto haloo dabo fadhiisto hello Hargeisa Magaalo loo xiiso

  • @mariahassa
    @mariahassa 6 років тому +100

    Sxb iska hes loma heeso sida kuwa muqdisho nala jogo badankod full respect re waqooyi

  • @hajjikaraama9784
    @hajjikaraama9784 4 роки тому +6

    2018 ban dawday 2020 markle kuso labtay waa hees inaba an caadi ahyn cimamadeda lama haysan karo...... Qamrka fanka🖐️😍👌

  • @Unknown-ez3mo
    @Unknown-ez3mo 4 роки тому +4

    xasuus ya dawanaya 2050 ckollay wakhitas hestani garami ayay noqoneysa 2020 ayan qoray commentigan. 😂😂😂😍

  • @sweetyquruxsancali8394
    @sweetyquruxsancali8394 6 років тому +18

    Walee fanaan wuu dhaafey yaa ilaqabo ninkan huuno horu usoco 😍

  • @ayaanitasweetgirl7978
    @ayaanitasweetgirl7978 6 років тому +73

    Heestan gacaliyahyga ila jecladay love my king 💋💋💋❤❤❤

    • @samriyesahal6186
      @samriyesahal6186 6 років тому +1

      Ayaanita sweet girl halkana majoogtaa waa Ugaaskii oo youtopka kaa salamayo malmahan fbga kugu ma arkin xagan miyaad usoo wareegtay

    • @SAFWAN.0.499
      @SAFWAN.0.499 6 років тому

      Ayaanita sweet girl hhhhhhhhhhh😁😁😁😁😁

  • @abshirsheikahmed6485
    @abshirsheikahmed6485 4 роки тому +1

    Cajiib hees xikmad iyo Qiima leh Hooyga fanka Hargesa unbaa laga soo Qadaa Thanx.l'm from suuqa xolaaha . dagan Sweden'Stockholm .

  • @xamdifaarax1694
    @xamdifaarax1694 Рік тому +2

    Heestan wan dhagaysan jiray 2018 wakhtibay ahyd mobelka habr yartay iyo abtigay ka dhagaysan jiray like sar hadad IGA danbaysi 2022😂😂

  • @Osobalii
    @Osobalii 6 років тому +10

    Hargaysa hadhwanaag inay hoygii murtida tahay cidna isku diidi wayday qamar wllo hore usoco 👌👍

  • @fathiabdirisak6912
    @fathiabdirisak6912 6 років тому +53

    Fananka kaliya codkiisa u istagay intan hees dhagaysanayay hore usoco bro illahay ba dhuntada ku barakeeye inta igu racsan fananka inu cod macanayay farta sotaga🤙

  • @Kabtan.
    @Kabtan. 7 місяців тому +2

    Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay☺️hadaa iga danbayso Like isaar🤗😅

  • @armaanhajji8540
    @armaanhajji8540 4 роки тому +3

    Wlhi blhi tlhi quruxda ey leedahay sxbteyda.... heeskan darted ba u xifdiyay si an ugu heeso haben walba💃💖🕺🏻

  • @akzimba2366
    @akzimba2366 5 років тому +12

    Dawooy Magacaaga Bilan Dhulkan Damcay Inaan Ku Qoro Cirkiyo Samadan Kudayay Ku Daabac Markaan is idhi Daruur Qarisaan Kabaqay! Eesh Calaa Ereyo. Amazing 👌👌🙌😍😍

  • @tiinalucky8732
    @tiinalucky8732 6 років тому +121

    walle cod waa hyaa wilkaan angu waa codeyay inta igu racsn like ku qabo

  • @shiinecamaar8995
    @shiinecamaar8995 4 роки тому +39

    Yaa iskaga ceshaday sidayda 2020 like ismuuji

  • @jimcalekaafi5616
    @jimcalekaafi5616 3 роки тому +8

    2021 wali yaa halkan jooga mucjisada fanka

  • @stayblue759
    @stayblue759 6 років тому +29

    #Hawràaar_Murtiyo........ salaan sare wlhi Barnaamijkan aaad ayuu u xiiso badan yahay fanaano xula ayaa la iskugu keenay ....
    Aaar niyaw ninkani cod mcaaana mnzha allah ilahay hakuu barakeeyo codka qaar ba la eh
    Heestan imikan xabadaydii Yarayd u diraya jacayl kii ugu dambeeyey iga dheh 😭😭😭😭😭💘

  • @caqli_same8270
    @caqli_same8270 6 років тому +53

    Qamar suugaani ninka heestiisa gulled simba kasoo maqlay top weyaan
    Inta ila mida like 😂😂

    • @miskicadeey4367
      @miskicadeey4367 6 років тому +1

      caqli same ani xitaa KKK kaligeybaa u qabey 😂😂😂

    • @caqli_same8270
      @caqli_same8270 6 років тому

      Miski Cadeey 😂 hees cusub isgu soo wado moodayey

    • @miskicadeey4367
      @miskicadeey4367 6 років тому +1

      caqli same KKK istaqfullah cod kasba ma yelan karo 😂😂😂😂

    • @xanansomalilandersafiya451
      @xanansomalilandersafiya451 6 років тому +1

      caqli same hhhhhhhhh zafwan iyo gullled iso tilmamaY hestan

    • @caqli_same8270
      @caqli_same8270 6 років тому

      Miski Cadeey saw maaha wlhi cod fiicn leeyahy fanaankan🔥

  • @xiisoiyoxullasho
    @xiisoiyoxullasho Рік тому

    Maxamed wardi (qamar suugaani) waa fanaan la yaab leh oo hibo Alle u siiyey cod cajiiba oo marba nooca iyo laxan wanaagsan oo Uu sameysanaayo qamar suugaani waa fanaantii Hore mid la mida Hore u soco wll Qamar suugaani

  • @zhakiipcazkaofficial9985
    @zhakiipcazkaofficial9985 2 роки тому +8

    heestan waxn dhegeysan doona 2050 inshalah kolay wakhtiga qaraami noqonaysaa 2022 July 12 hben salaso sogaly 11: 13 hbenimo😥

  • @abdirahmancmm
    @abdirahmancmm 5 років тому +6

    *Adaa* *Dumar* *Ugu* *sitoo*
    *Taswiirtadaan* *Dayaxa*
    *jeclaystay* *inaan* *Dul* *sudho*
    *waxaan* *kacabsaday* *dartaa*
    *inay* *xidiguhu* *Damaan*
    😍🤗
    2019 wali waan dawanaya 😅

  • @vanismachannel2335
    @vanismachannel2335 6 років тому +178

    2.4M views
    8.8K likes
    2K comments
    Me:💖💝👊🙌

  • @mustafehindi7156
    @mustafehindi7156 Рік тому +1

    Qamarkii la taagay heesihiisa heesta aan ugu jecelahay waatan.

  • @wsuldaan8516
    @wsuldaan8516 Рік тому +2

    Waa heestii uu qamar caan ku noqdey hadad 2023 daawanayso like iisar😢

  • @misssusu
    @misssusu 6 років тому +7

    qamar suugani fanan + abwaan manshallah alla maxa hargeisa malin Walba fanan usoo baxa horey usoco brother

  • @maygaagguure2048
    @maygaagguure2048 6 років тому +25

    Hooyada fanka soomaalidu maalin ba maxay soo saareysaa fannaan.Inankani wuxuu isku darsadey cod iyo masrixiyad aad u heersareysa.Heestan uu hadda uu qaadayaana waxay Isla heshay midho iyo laxan. Madaxa ayaan kuu lulay inankow mustaqbal ifiya ayaan kuu rejeynayaa.

  • @QULAASOCHANNEL
    @QULAASOCHANNEL 3 роки тому +29

    😻😻😍❤
    I'm watching this song 2020 1 October🥺😇🥰

  • @zakirorato359
    @zakirorato359 4 роки тому +44

    Yaa dawanaya 2020 like 💓👌🙏🙏🙏🏆🇸🇴